Ducada 10aad |Duco iyo Dareen|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 เม.ย. 2021
  • للَّهُمَّ أْجُرْنِي فِي مُصِيبَتِي وَأَخْلِفْ لِي خَيْرًا مِنْهَا ‏.
    -Allahumma Ajurnii fii musiibitii wakhlufnii khayran minhaa

ความคิดเห็น • 110

  • @zaidzabeite7750
    @zaidzabeite7750 3 ปีที่แล้ว +70

    Shakespesr baa yidhi: "ma ihi ruux faraxsan haddii aan awoodayo in aan sifeeyo heerka ay farxaddaydu gaadhsiisan tahay". Runtii wan kugu farxaa wllshayeey oon u riyaaqaa sida aad usoo xusho ducooyinka iyo sida aad usoo gudbisaba, kaliya intaas uun ma aha ee waliba sida qotoda dheer ee aad u faahfaahiso si garaad kayaga gaaban uu si fcn ugu fahmo. Allaha jacaylka iyo gacaltooyada badan waxaan kaaga baryay inuu sawj saalixa kugu arsaaqo, cilmi iyo camal wanaagsanna isugu kaa daro, awlaad sidaada u caqli badanna kugu indho doojiyo.
    Inbadan mahadsanid.

    • @studywithbii
      @studywithbii 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilahay hakaa aqbalo oo hau aqbalo walaal

    • @safaahmed7642
      @safaahmed7642 2 ปีที่แล้ว +1

      اللهم اميين

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 7 หลายเดือนก่อน

      Aaaaamiiiiin Aaaamiiiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nacnacadam8198
    @nacnacadam8198 4 วันที่ผ่านมา

    Allah qayr haku siiyo Abaayo. Mahadsanid kun jeer ❤❤❤❤❤

  • @marwahabdalla4710
    @marwahabdalla4710 3 ปีที่แล้ว +30

    اللهم أجرني في مصيبتي واخلف لي خيرا منها

  • @najmoahmed9720
    @najmoahmed9720 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabbiyoow qalbiyadeena qabooji🤲 اللهم اجبرني جبرا يليق بعظمتك

  • @XamseIbraahim-iy1xm
    @XamseIbraahim-iy1xm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waxa tahey gabadh toosan adokale alle ha ikasiyo ❤❤❤❤

  • @kanganajii4796
    @kanganajii4796 3 ปีที่แล้ว +3

    Mar kasto o an Ku arko waan Ku duceeyaa abaayo how pure u are, ilaahey waxaa jeceshahay ha kusiiyo.... Amen

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 3 ปีที่แล้ว +2

    جزيت الله خيرا جزءا
    Hooyo macaan xamda xuseen

  • @user-ju3wy5ol9i
    @user-ju3wy5ol9i 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويثبتك
    اللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك
    اللهم اجعلنا ممن دعاك فأجبته

  • @nimcomohamed776
    @nimcomohamed776 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaarak Raxmaan wllo Allow kudhor Aduun iyo Aakhiraba

  • @deexeeyenature
    @deexeeyenature ปีที่แล้ว

    Mashallah Wllo Alleh Haku Barakeeyo Wll. You built Your Life Any side ❤

  • @MsAngel434
    @MsAngel434 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal jazak Allah khayr, Raxmadda ilaahay ayaad nala wadaagaysid ayaa iga oohisay..You are amazing sister, i hope you know the huge positive impact your videos have👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @abdullahimaxamed3445
    @abdullahimaxamed3445 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo cilmiga iyo Aragtida wanaagsan Allaah kuu barakeeyo 🙏

  • @safaahmed7642
    @safaahmed7642 2 ปีที่แล้ว +6

    اللهم احرني في مسيبتي وقلفلي خيرا منها🤲

    • @asmaasli7332
      @asmaasli7332 7 หลายเดือนก่อน

      اللهم اجرني في مصيبتي وقلفلي جيرا منها 😢

  • @isbadalkanolosha6019
    @isbadalkanolosha6019 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahaw ku xafid hamday wllo you are my role ♥model huno hooyadi ku dhasha sharaf lee

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 ปีที่แล้ว +2

    Shukran wlal ❤❤❤👏👏 Allah ku xiftiyo AMIIN

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah jasaakumullah qeer scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @TAWAKALChannel
    @TAWAKALChannel 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ku barakeeyo abaayo
    Labo sano kadib ayaan kafa iideyestey waad mahadsantahey

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 3 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah hamda aragagu waa amshir 😘😘😘😘

  • @Minamohamoud
    @Minamohamoud 3 ปีที่แล้ว

    نورتي hamdaay, و جزاكي الله خيرا 🤍❤

  • @XamseIbraahim-iy1xm
    @XamseIbraahim-iy1xm 3 หลายเดือนก่อน

    Lkn qofka muminka samirka lagu yaqanaa wllo❤❤

  • @user-ii7ot6ol5d
    @user-ii7ot6ol5d 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wllo allah ha ku xifdiyo

  • @jaamachussein4626
    @jaamachussein4626 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid walashay da muslimada aheey

  • @bashirfarah6376
    @bashirfarah6376 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah Allah haku xafido baarakalaahu fiik

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 ปีที่แล้ว

    mashaAllah tabarakallah shukran my sister may Allah bless you all the way through Allahumaa Amiin ya Allah, very true message i know how it feels,i lost,seven of my siblings and both my parents may Allah bless their souls in jannatul firdaus Amiin ya Allah.

  • @sahraabdisaid998
    @sahraabdisaid998 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaaah kheyr Abayo ❤️

  • @cabdishakuurcasse4901
    @cabdishakuurcasse4901 3 ปีที่แล้ว

    Rabbi ha inoo aqbalo ducadaas amiin

  • @Madar43
    @Madar43 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allh wll qali

  • @dagannouh3541
    @dagannouh3541 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallah khayr ukhtii qaali

  • @abdifatahfarhan611
    @abdifatahfarhan611 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll xamda xage lgaala so xiriiraa

  • @feysaljaamac1122
    @feysaljaamac1122 2 ปีที่แล้ว

    Abayo mhdsnid wlhi niyada i istaagtay wll mcn noloshayda ka sheekaysay oo dhan❤💯

  • @cawaaleafrax
    @cawaaleafrax ปีที่แล้ว

    jazzaakallah hamda allah haku dhowro aamiin yaa rabbi aamiin

  • @sahala.moktar9308
    @sahala.moktar9308 3 ปีที่แล้ว +4

    MashAllah Congratulation 1K Subs, Hope you 100K these weeks inshAllah.
    Ducada Allaha na waafajiyo

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ilaahayow inantani wanaagsanaa oo caqli iyo cilmi badanaa

  • @abdinuuradan2037
    @abdinuuradan2037 ปีที่แล้ว

    Asc wll maashaa allaah tabaarakallaah ilaahey haku xifdiyo

  • @user-mp1yo6jf1m
    @user-mp1yo6jf1m 19 วันที่ผ่านมา

    Jizakallh kheyr ❤

  • @user-og4ue2ep7o
    @user-og4ue2ep7o 8 หลายเดือนก่อน

    Msha allah gabadhan waa ikow janalkeda walahi adbaan ula dhacay allah hagu xiftiyo abaayo

  • @xamdamaxamed39
    @xamdamaxamed39 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh wlshey qli alle samirka hangu suugo

  • @mohamedmohamuf6765
    @mohamedmohamuf6765 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل علی سیدنا محمد صلی اللە علیە وسلم

  • @MedmoussaDemhamed
    @MedmoussaDemhamed 6 หลายเดือนก่อน

    Allah Haa koubarakeyoo diinta

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll wayfiicnaanlaheed gabdhaha soomaaliyeed in ay ahaan lahaanyeen adiga camal

  • @xukunxayi6682
    @xukunxayi6682 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wll qaali wadanked joogtaa Gabadh qaali AH ayaadtahaye❤❤❤😢😢😢

  • @salmashekhmuse
    @salmashekhmuse 7 หลายเดือนก่อน

    Ma zhaa aalh allh haku anfaco

  • @XamseIbraahim-iy1xm
    @XamseIbraahim-iy1xm 3 หลายเดือนก่อน

    Alle haku xafido ❤❤❤

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ilahay ha ka abaal mariyo

  • @fariihasaiid3522
    @fariihasaiid3522 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير اختي حمده

  • @abokorali1265
    @abokorali1265 2 ปีที่แล้ว

    M.allah jaz kumalah yaa ukhti

  • @Maria-up5qe
    @Maria-up5qe 2 ปีที่แล้ว

    kheer iyo ajar badan allaha kaa siiyo wll wlhi ma malyn kartid hadalkada sidoo qalbigayga u taabtay

  • @safaahmed7642
    @safaahmed7642 2 ปีที่แล้ว

    اللهم صلي علي محمد

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว

    Jazaa kullah scw scw🤲🏻🌹🌹🌹🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 3 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว

    Wad Mahadsanthy wll

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As.Rabaw Na astur Aaaaaaakhiro iyo duniba.

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth1091 3 ปีที่แล้ว

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @Nihaal_Queen
    @Nihaal_Queen 2 ปีที่แล้ว

    Shugran ustaad hamda

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 5 หลายเดือนก่อน

    Sideen kuxidhiidhnaa

  • @amuunmohamed8476
    @amuunmohamed8476 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allaah Masha'Allaah Masha'Allaah Masha'Allaah Masha'Allaah Masha'Allaah Masha'Allaah Masha'Allaah Masha'Allaah

  • @adnaseid7182
    @adnaseid7182 ปีที่แล้ว

    Jasaka allah abaayo 🥰

  • @raxmatah3399
    @raxmatah3399 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك

  • @Qararo
    @Qararo 2 ปีที่แล้ว

    Msha Allah well done!

  • @user-db8kh8xp4p
    @user-db8kh8xp4p 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ Barack oufki outhi Al qaliya

  • @ahmedabdulaahi4266
    @ahmedabdulaahi4266 3 ปีที่แล้ว

    Thanks walal

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    hadee layga hor imaan lahaa ama iskuwadan imaan lahay seen ahaanlahaa.iyaaah

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll hamdi

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah habo barnaamijyadaada oo dhan muuqaal nooga dhig please

  • @sucaadmaxamuud6720
    @sucaadmaxamuud6720 ปีที่แล้ว

    jazakallaahu khayr

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 5 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahy

  • @yasinislaaw
    @yasinislaaw 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka ALLAAH

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaalahay qofkii arka qoraalkan ii duceeyaa ilaahay dartiiii

    • @ayanali4617
      @ayanali4617 3 ปีที่แล้ว

      Ilaah ha kaa dulqaado waxaad tabeyso oodhan. faraxadna hakugu badalo
      Arimahaagana hakuu hagaajiyo bidnilaah kariim aamiin

    • @najmoahmed9720
      @najmoahmed9720 3 ปีที่แล้ว

      Rabbi hakuu fududeeyo arin kasta aad tabayso🤲

    • @user-sr1wv2jc3f
      @user-sr1wv2jc3f 4 หลายเดือนก่อน

      Ilaahow waan soomanee qofkaas dhibka uu tabanayo ka dulqaad😢😢 yaa rabi

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Wadayareey.Nabaadiinu.yarta

  • @salamabdallah779
    @salamabdallah779 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah

  • @hafsahuubay
    @hafsahuubay 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamda❤

  • @mohamedmohamuf6765
    @mohamedmohamuf6765 2 ปีที่แล้ว

    اللە اکبر

  • @sahro9203
    @sahro9203 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @sumayahasan6533
    @sumayahasan6533 2 ปีที่แล้ว +1

    اختي في الله بارك الله فيكي 🥰

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamdaay ilaahay haku jeclaado❤

  • @umashaymahodan797
    @umashaymahodan797 2 ปีที่แล้ว

    masha'Allaah

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan rabi lahaa in aan kaa faa iidaysto

  • @moktarmoustapha1239
    @moktarmoustapha1239 5 หลายเดือนก่อน

    Thank yuo.

  • @abdiwelisuleiman921
    @abdiwelisuleiman921 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal ad aya ku salamaya ilaso xirir si qaas ah aya sual ku wedin laha

  • @ugaaz_ahmed_john
    @ugaaz_ahmed_john 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @mohamedmohamuf6765
    @mohamedmohamuf6765 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء اللە

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 5 หลายเดือนก่อน

    Qaali

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Sooooooo qatar.

  • @mohamedawil1946
    @mohamedawil1946 2 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍😍😍

  • @moktarmoustapha1239
    @moktarmoustapha1239 5 หลายเดือนก่อน

    Hadii âdweydo pò âdjeclyd mãadhaca

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Age is a number age waxkuma ihi anyway haweendumaar khayryaashay ah waan uwataayo ugu qiimobadanshoo qaayo daganyareey waxtaqaan maamusho joogtojirto nololw wadayareeeykhatreeeyqaran yartayartaaan.princseseseseseee iyoiyo

  • @sumayamohamed9781
    @sumayamohamed9781 2 ปีที่แล้ว

    manshaa Allah jazaka Allah wllo🥰🥰❤❤❤💯💯💯💯💯💯

  • @idilelham7161
    @idilelham7161 3 ปีที่แล้ว +2

    asc anigabay igu dhacaday wlo sidaas 2 sano ka hor hooyaday dhimatay in aan deddegaan qaaday xataa shaqosaydi ku fasaxo anoon ka fikirin wax walba ku waayo xataa asxaabtaydi oo duruufta igu dhacday iiga faaidaystay inaan qof cadi ah noqdo lkn maan noqon karayn sababto ah wax igu culus baa igu dhacay baylah aanan habeen ku seexan baa igu furantay kadib ehel iyo saaxibaa agtaydaan ka waayay lkn samirkan qaatay iyo in ilaahay iimankaayga sugay oon xaga ilaahay uu noqday alx samir buuxan ilahay waydiistay alx

    • @dekakhalif1504
      @dekakhalif1504 3 ปีที่แล้ว

      Maasha alaah xamdaay ilaahay adigoo kale ha inoobadiyo aad bay ducooyinka aad noozo tabiso ay qalbigayga utaabaan ilaahay haku barakeeyo aamiin

  • @m.n.3306
    @m.n.3306 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal inta aan kugu duceysanin ka hora, sual..miyad guursatay? illahey haino ka xifdiyo akhira iyo aduuba. Ameen

    • @user-ch1pj5yd3r
      @user-ch1pj5yd3r 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa suaale adigu mau qalantaa

    • @m.n.3306
      @m.n.3306 2 ปีที่แล้ว

      @@user-ch1pj5yd3r walal maxa diiday?

    • @m.n.3306
      @m.n.3306 2 ปีที่แล้ว

      @@user-ch1pj5yd3r I asked that question sometimes back, when I liked this knowledgeable and intelligent lady,God protect her for us, and later on- I got engaged to another beautiful soul Alhamdullilah. Illahey haino xifdhiyo hablaheena samirka iyo dulqadka badan 😘

    • @user-ch1pj5yd3r
      @user-ch1pj5yd3r 2 ปีที่แล้ว

      @@m.n.3306 ما شاءالله تبارك الله alle hkuu brakeeyo guurkaaga walalo🤲🏻🤍

    • @user-ch1pj5yd3r
      @user-ch1pj5yd3r 2 ปีที่แล้ว

      @@m.n.3306 aaamiin alle ha brakeyo hamda raxmatkisana ha geliyo🤲🏻annaga hnoo danbi dhaafo hna na sugo

  • @hiboali4174
    @hiboali4174 3 ปีที่แล้ว

    Ducooyinka somali no so qor wll

  • @ahmedabukar6151
    @ahmedabukar6151 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah