DOOD HAMDA HUSSEIN IYO SHEEKH ABDI HERSI DOORKA CULIMADA SOMALIYEED EE KA HADALKA KUFSIGA HAWEENKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 4 ปีที่แล้ว +13

    Hamda hussein xidig somaliyeed xbbti waxad noo tahay tusale wanagsan iyo iftiin marwalba anu ku dayano waxan LA dhacay dagagan tada rabi caqliga iyo cafimadkaba hakuu siyadiyo alle Haku sharfo kama dalo dawashadada

  • @isseelmi
    @isseelmi 5 หลายเดือนก่อน +2

    Baarakalaah Dr xamda somalidu way duntay sharcigiina wuu la dumay. Markaa ha laga doodo sharci sidii loo heli lahaa. Dadka aqoonta leh la dood sida sh Mustafa ,shibble , abdiraxman Bashir, Dr Ahmed nuur. Sh janan. Si umadu kaaga faaidaysato

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hamda hassan shukran ❤️👏

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 3 ปีที่แล้ว +6

    Very nice ,she is Educated.

  • @khalidfarah5757
    @khalidfarah5757 4 ปีที่แล้ว +16

    Dumarka Xaq ilaahi baa siiyay nin xun kama baryayaan xaqooda ee please diinta barta si aad iskaga dhicisaan kuwa idin liidaya.

    • @feelfree4067
      @feelfree4067 2 ปีที่แล้ว +3

      Right, qof xaqiisa yaqaana lama dulmiyo dirin ne looguma been abuurto, Allah baa ikaraameeyey cidne kama ogolaanaayo inuu karaamadeyda gorgortan iigula galo

  • @Amounbile
    @Amounbile 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤allah yahfidakum

  • @hdA7573
    @hdA7573 ปีที่แล้ว +2

    Culimadu naag ito naar wxn ahyn kama hadlaan wlhi 💯.

  • @yasminmohames1922
    @yasminmohames1922 2 ปีที่แล้ว +1

    aamiin ya Allah xamda sharaf alle haku barakeyo
    habo ❤️ 🌹🌹🥰

  • @isseelmi
    @isseelmi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dr xamda waad mahadsantahay. Baarakalaah. Ninkan aad aqoonbiday. Waa qof aan daacad ahayn samahana kama taliyo. Waa ninkii sh. Mustafa sumcadiisa ku beenabuurtay. Waa ninkii siciid dani duminrabay. Waa nin qabiil ka caabuda. Wa nin jecel inuu isaamana. Wejiyo badan. Diinta wuu ku gabada. Waxaan kugu waaninaya la dood qof nabada jecel.

    • @AbdirisaqMahamudmahir
      @AbdirisaqMahamudmahir หลายเดือนก่อน

      Sacid dani ayuu dumim rabay iyo waa qabyaladeste kala.saar
      Waayo isaga iyo saciid dani waa ilma.adeer
      Adiga ayey qabyaalad ku haysaa
      Shekha waa nin akhayaar ah

  • @khalidfarah5757
    @khalidfarah5757 4 ปีที่แล้ว +5

    Hooyada somaliyeed wax la mid ah ma jirto ilaaliya bahdilida ka daaya heer waxa la garay xiita inaay ajanibka sharci yada ku qaatan oo lugu meel gaaro iyo masjid ka waxa ugu wacan abaha somaliyeed oo dayacay ceebta Kaliya aay leyahiin some somali girls waxa weeye wadani maaha walaal ka hadii uu xun yahay macneheedu maa go for ajaanibta walaal ka raac oo toosi boodh kana ka jaf dhalin yarooy waa sida xaal ku we have to make somalia great again we are all one from South to North.

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 ปีที่แล้ว +3

    XAMDA ALLE HA KU XIFDIYO QEEYBTA DUCO IYO QEEYBTA KABASHO AYAAN BADANA SI JOOGTA U DAAWADA.

  • @dhamaysinajamac8192
    @dhamaysinajamac8192 2 ปีที่แล้ว

    M’y favorite Sheikh… Allahuma barikuma Guys 😊

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 9 หลายเดือนก่อน

    Manshaa allaah shiikh Abdi Hirsi

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 11 หลายเดือนก่อน

    Gabadha sheekha waan kujeclahy wanadmahadsantahy ee waxan idin kudarsan hayaa inaad siiwadaan dacwadan

  • @abdirizakahmed3447
    @abdirizakahmed3447 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah miyey diinta bartan may lumene.

  • @HamsAbdulahi
    @HamsAbdulahi 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah si fcn ayu uga hadlay shekhu

  • @ahmedmohamedisse78
    @ahmedmohamedisse78 2 ปีที่แล้ว +4

    aad bay uga hadleen xamda iyo sheikh cabdi xirsi arimaha qoska si cilmiyeysan wax badan baan ka bartay oo cilmi ah waana loo baahanyahay in arimaas si daah furan looga hadlo Aad baad u mahadsantihiin

  • @سميرة-ط6ذ
    @سميرة-ط6ذ 3 หลายเดือนก่อน

    Hamda the one and the only one ❤

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 3 ปีที่แล้ว +7

    Masiibada ah in gabadha loo guuriyo ninka dulmiyay ee kufsaday waxay qayb ka tahay kufsiga dumarka, waayo si loogu guuriyo buu u kufsanayaa.

  • @xukunxayi6682
    @xukunxayi6682 ปีที่แล้ว

    Asc qaali❤❤❤

  • @khalidfarah5757
    @khalidfarah5757 4 ปีที่แล้ว +8

    Somalida badana waxa dambiga uu geesta dumarka waa abwaanada maah maah edeb daran sameeyan oo aay ka mid tahay inan taasi waa cambe bislaaday oo cunis un ubaahan iyo dumarka iyo dameeradu uul unbaay yaqaanan xitaa xayawan baay ku tilmaameen dumarka somaliyeed waxad kale oo aad maqasheen edab darada ah ragi waa shaah dumarna waa sheeko xitaa waxa la isku dayay in dumarkeena shaaha ceeb uu yahay.

    • @nimomahamoud3129
      @nimomahamoud3129 3 ปีที่แล้ว

      waxaan xasuusta anagoo shaah cabayna oo xili casar ah ay tahay gurigayaga aanu joogno bey habaryartey noso gashey deeto waa na maagtey
      waata tidhi waxay hablaha shaaha cabaya tidhina dib idinkuma arki karo
      illahay waxuu ogyhy in aanan sanado badan aanan ka hor wareegin shaaha lol
      muhiimadu maaha shaaha ee waa sidaa laysku baabsano

    • @omaari155
      @omaari155 ปีที่แล้ว

      ​@@nimomahamoud3129 habayartey baa imaagtay oo shaah ha cabin bey tiri miyaad bulsho la hor timid haba yartaa waa hoyadaa shaah moye waxkley iska daa ku oran maxaase shaah ku dhex jiro aanan aheen inaad calool kuusato ragu hadeyba cabaan waxey ubadan tahay shaqo adago xoogan iney qabtaan

    • @SadiaGarma
      @SadiaGarma 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@omaari155 oo idinku maxaa ka qaadan aan aheyn lagu dhuudhuuban

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maryamo keliya nebiyad ma ahayn ee umu muusa iyo hooyadeen Xaawo waxay ahaayeen nebiyo

    • @abdulmaalikali-gf3ce
      @abdulmaalikali-gf3ce 10 หลายเดือนก่อน +1

      Nebiyo may ahayn wlloh dumar nebiyo ahi ma jiraan?
      E waxyi ilhaam ahbaa jira lkn dumarka waxyi toos kuma uu soo dagijirin sidii nebiyadii ragga ahaa oo kale

  • @ahmedelmoge1150
    @ahmedelmoge1150 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allahaa allahadinbarakeeyo

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 11 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @adnaanmohammed3807
    @adnaanmohammed3807 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalim HamDa Husein💟💟👑

    • @dhamaysinajamac8192
      @dhamaysinajamac8192 2 ปีที่แล้ว

      Walaal cashiro nuceeya ayaay dhigta walaashani???

    • @ifk02
      @ifk02 2 ปีที่แล้ว

      Abayo abayadaan yutuub ey ledahay cashirada nafta kaga hadashaa ciwaankeda hamda hussien ayeey kusoo gashaa

  • @bahjosiciid377
    @bahjosiciid377 17 วันที่ผ่านมา

    Nin wadaad ah hadana sidaa u maskax furan waa tiro aad u yar inta laga helo ilaahow adeerkasoo kale nin ah

  • @CabdilaahiDhuxul-zk3mb
    @CabdilaahiDhuxul-zk3mb 11 หลายเดือนก่อน

    DHAMAAYS

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hamda wall culumada iska shaandhee taariikhdooda iyo ficiladooda iska hubi intaadan wax la wadaagin kanoo kale waa ku sumcad dilayaa

  • @dagandagan3095
    @dagandagan3095 2 ปีที่แล้ว

    Mashllh

  • @khalidfarah5757
    @khalidfarah5757 4 ปีที่แล้ว +3

    Inaan tii cawo ee hargeisa lugu kufsaday weli wadaad ka hadlaya ma jiira waa maaya nimankan wadada ilaahi baa aqiro la xisaabtami doona iyaga oo diinta yaqaana baay ka dhumanaayan inaay uu hiliyaan hablaha masakiinta ah ee somaliyeed they rather talk about kabo hooda ciribta leh iyo huruuda aay wajiga marsadaan.

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow noo badi dadka sidan wax u yaqanan ninka wax kufsaday in LA dilo waa sax gabdhuhu sida xamda oo kale u hadlan oo wax ha u bartaan

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 ปีที่แล้ว +1

    kan sheikh mahan isgaba ku eedaysan inuu kufsade yahay waan ka xumahay Hamda inaa kan waraysatay ama u taqaan sheikh ninkan

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      Wuxuu ka hadlayo waa run wllo

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 9 หลายเดือนก่อน

      Walhi waa ku qaldantay kan

    • @sharafxaaji1047
      @sharafxaaji1047 9 หลายเดือนก่อน

      @@Naagnool124 waa run arin fiican buu ka hadlayaa balse isgaa kufsade ah oo waliba caalami ah

    • @sharafxaaji1047
      @sharafxaaji1047 9 หลายเดือนก่อน

      @@cirjiidh77 adigu qalad iska daayee aqoon ma u lee dahay walal isgaa caruur kufsaday

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 11 หลายเดือนก่อน

    Waanakugarabtagnahy

  • @rukiaqoobey2060
    @rukiaqoobey2060 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dood wax ku ooL ah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 9 หลายเดือนก่อน

    Hadmi xabiibatii mashruuc baa nagu socda oo eey nagu sooqaateen rag shaati diimeed wata ,, burburkii kadib buuna soobiliwday ilaa iyo hadana wuu nagu socdaa.

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan ปีที่แล้ว

    Kik box hala barto kulahaa waar hablaa hanagu dirin Sheikhow.😂

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      Maxaad isku ogtahay adigu?

    • @Qaraamiyahan
      @Qaraamiyahan 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Naagnool124Waxba😂

  • @abebicount4581
    @abebicount4581 11 หลายเดือนก่อน

    My god, I am so disappointed. I am one of your staunch followers who listen to you all the time. Because I thought you were not political, not tribalistic and frankly you post educational material.
    However, you’ve disappointed me today and I am done.
    Ninkan dadnimada iyo Somalinimada iyo Somaliland iyo walaaltinimada dadyawga dhulka wada daga ee Somaliyeed wuxu ka aaminsanyahay ma ogtahay? In umadahan burburaan, in Somalia burburto oo SL burburto oo reer reer isku disho ayuu uga yimid Canada to Kenya. Ragii Sool kiciyay ayuu ka mid ahaa ee dadka walaalada ah isku jabinayay we siyaasad ka dhex waday. Waa ninkii mar lahaa Habarjeclo ha loo badiyo xabada weeye. Hadana in Awdal la kiciyo ka shaqeya. Sheekh Maaha ee umadd dagan sidii loo kicin lahaa ayuu ka shaqeeyaaa. Waxaase aad wax looga murugoodo ah sida dhalinta reer Somaliland specially ay naive ka u yihiin iyo khabar maadaaanimada. Alla maxaa dhagwayn ka wada dhigay.
    Anyway Horta anigu aad baan kaga niyadjabay. Subscribe kaygina wan la noqday. Dibna video aad leedahay u daawan maayo. Anigu cid qabiil kuma necbi lakin nink 4.5 million muslimiin Somali ah barakicintoda ka shaqeeya soo dhawaysan maayo.
    One more hopeful youth disappointment
    Goodbye