QOF & COD "Yaa raali ka ah doorasho dadban,wax kasto ayaan mareynaa doorasho Qof iyo Cod ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @HassanAbdulkadir-wm2fw
    @HassanAbdulkadir-wm2fw 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne Hay Hay Wiligaa Hay Hay Hay Hay waanu ku dooranaynaa markale inshaallah

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u 2 หลายเดือนก่อน

    Shabab Musuqa baa ka-khatar badan.
    Bisiq Sarmaan

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u 2 หลายเดือนก่อน

    AMMA fad amma Hafadin waa lagufadsiin. Dastuurka adigaa iskaleh. Soo adiga hada farta u gilgila sidee xor kuyihiin.
    Bisiq Sarmaan

  • @abdullahi6874
    @abdullahi6874 2 หลายเดือนก่อน

    Mudane adaa diidi jiray hada maxaa ku jeclaatay

  • @ابويحيىعمر-ذ8ط
    @ابويحيىعمر-ذ8ط 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 2 หลายเดือนก่อน

    Sowtàad diiday markii foormaajo

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo wuxuu aha laangaab. Xasana waa nin Hawiye Abgaal ah oo dalka madaxweyne ka ah cid maya dhihi kartaana ma jirto. Dadka ha isku khaldin sxb.

  • @JamaBuwe
    @JamaBuwe 2 หลายเดือนก่อน

    waryaa kursiga noo banee qof iyo cod meesha ma yaalo ee xoolihii dalka oo aad reer hebel ku dhacday keen 2026 banee kkkkkkkmmm

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 หลายเดือนก่อน

      Neef ri ah caano ma diidi karo. Doorashana ma diidi kartid. Dowladnimadana wey soconeysaa. Xasana meel uma socdo. Cimrigiisa inta ka dhiman waan doonareynaa. Ku bishaareyso taas.

  • @ابويحيىعمر-ذ8ط
    @ابويحيىعمر-ذ8ط 2 หลายเดือนก่อน

    Been badana😂😂😂😂

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan gorgurde tuug tuug dhalay batahay kala tag umada beenta waradka was

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 หลายเดือนก่อน

      Uffeey. Akhas.