Xasan Geney Iyo Gorgorkii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @abdulrahman.m.hassan5755
    @abdulrahman.m.hassan5755 6 ปีที่แล้ว +8

    abwaan xasan xaaji cabdilaahi xasan ganey illaahay cimiriga iyo caafimaadka ha barakeeyo was abwaan reer hargaysa ah.
    isaaq, habar awal, sacad muuse, makaahiil.

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 5 ปีที่แล้ว +13

    Dad Waa Waqooyi Faylasuufyada Afka Somaliga

    • @yehudaerik3595
      @yehudaerik3595 3 ปีที่แล้ว

      a tip: watch movies at flixzone. Been using them for watching lots of of movies recently.

    • @remycanaan3168
      @remycanaan3168 3 ปีที่แล้ว

      @Yehuda Erik Definitely, been using Flixzone for months myself =)

    • @Abucubayda24
      @Abucubayda24 ปีที่แล้ว +1

      Runtaa

  • @asli2769
    @asli2769 10 ปีที่แล้ว +7

    Abwaan xasan ganey alle cimriga iyo caafimaad ha u dheereya waa dhaqan yahan suuganta ku xeel dheer aftahan ah oon warqad is hor dhigin

  • @salansacad
    @salansacad 2 ปีที่แล้ว

    Maansha alla abti caqliga iyo cimrigaba alle hakuu barakeeyo caafimaad iyo cibaado suuban ku noolow aakhirana janatal fardawsa ayaan ilaahay kaaga baryey

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 7 ปีที่แล้ว +4

    I respect Hassan Ganey. Galbeed waa la xoreeyee waarso gaagixisay

  • @maxamedaxmed3715
    @maxamedaxmed3715 6 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay caqliga iyo caafimaadka ha u barakeeyo waa abwan dhaqan yaqaan ah adero waan kugu faanaa somaliland oo dhan baa kugu faanta noolow ....

  • @Carrabey
    @Carrabey 13 ปีที่แล้ว +2

    Allaylehe waa laysku arkay!!!. Xasan Geney-na wax buu ka geystey meesha.

    • @MM-rz1gu
      @MM-rz1gu 7 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 วันที่ผ่านมา

    Xasan ganey ❤

  • @rifaiahmedali3807
    @rifaiahmedali3807 2 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam, xarakaadka abwaanku waa cajiib, alle cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo.
    Is galluubintaadaa,
    Gibil ku u xanuunoo.

  • @suldaancraxmaan3584
    @suldaancraxmaan3584 6 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan nagu qaaliya weeye xasan ganay

  • @shooqicartan7191
    @shooqicartan7191 11 ปีที่แล้ว +3

    guuxoodana waan ogoo barey gees kale urogi ganboolbay daaqyaan garaadkay la col yihiin walaahi waa abwaan weyn noolow

  • @nimanmowlid6309
    @nimanmowlid6309 ปีที่แล้ว

    Waa gole macsuune
    Gaajadii ku haysaan
    U gaad gaaday hadalkee

  • @Garad7
    @Garad7 11 ปีที่แล้ว +8

    abwaan Hasan Abdilahi Gannay
    riwayadaha uu curiyay/alifay ama sameeyay:
    1. Dab Jacayl Kariwaa: heesihii 'faraskaagii laga badi';
    2. Dumistii Aqalkayga iyo Aroskii Wiilkayga: heesihii 'ma ogtahay curyankaba, cago looma waayin ee caynka wax loo yidhi';
    3. Galbeed Waa La Xoreeryay iyo Gaafkeenii oo Hagaagay: heesihii - saxan-saxo udgoon badan, sanka kuula raacee; heesihii - gadhba-gadh ayaa la tusaa ee gacalkood muu nacay
    4. Masimada Adunyadu ayadaa Macalim/Masuul u ah 1984

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan ปีที่แล้ว +1

    Cajiib.

  • @gulv1238
    @gulv1238 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnchllha abwaankayga Ali seenyo

  • @abdirahmanali6329
    @abdirahmanali6329 5 ปีที่แล้ว

    Wll Manso Xasan ganey uu tiriyo oo layedhee fiidmeer soo gali

  • @fardosaawil137
    @fardosaawil137 9 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah adr hassan ganey

  • @khalidmouztapha8738
    @khalidmouztapha8738 5 ปีที่แล้ว

    Mcha allah abwaan xasan geney Allah cimriga hakuu barakeeyo

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 7 ปีที่แล้ว +19

    Maxaa geesi abwaan yahana reer shixisixaaq ka dhashay
    Cadogu ha noxo

    • @mohamedabdirahman6939
      @mohamedabdirahman6939 6 ปีที่แล้ว

      Samsam Mohamud. Cali geney wa warsangali inadeer.

    • @أمسارة-س9ح
      @أمسارة-س9ح 6 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Abdirahman cali ganay waa kuma walal?

    • @mohamedabdirahman6939
      @mohamedabdirahman6939 6 ปีที่แล้ว

      @@أمسارة-س9ح waa abwaanka gabayga akhrinaya walaal.

    • @أمسارة-س9ح
      @أمسارة-س9ح 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Abdirahman waad mahadsantahy wall,lkn aan ku saxee waa xasan xaaji cabdilaahi xasan ganay, waa abwaan reer hargaysa ah🙂

    • @mohamedabdirahman6939
      @mohamedabdirahman6939 6 ปีที่แล้ว +2

      @@أمسارة-س9ح mahadsanid walaal.
      Arinkaasi waa jiraa.

  • @zuhaibtio
    @zuhaibtio 9 ปีที่แล้ว +7

    wlhi waa geesi hadl kara oo aan al hulayn karin geesi al yacisak cirigaa hawaaro

  • @farahaadan4821
    @farahaadan4821 6 ปีที่แล้ว +1

    may sxb ee maxaa geesi soomaali ka dhashay hadana ay kala geeyeen sida hadba reer loo lahaä maanta halkaa nadhigay

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 7 ปีที่แล้ว +5

    Xasan ganay waa Abwaan Somaliyeed, ma aha Abwan iidoor

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 ปีที่แล้ว +7

      Abdi Hassan soomaali waxba isuguma jiraan ilaahay baa iidoor ka dhigay bal abyirsiin kale u samee

    • @mohamedabdirahman6939
      @mohamedabdirahman6939 6 ปีที่แล้ว

      asal hargeisa war xasan geney waa warsangeli mise meeshi ku korey un baad ugu abtirisay.

    • @amiinmaxamed6361
      @amiinmaxamed6361 6 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedabdirahman6939 Ma wax laguu sheego uun baad la soo shirtagey ,Iska hubso ciduu yahay waa layaqaaneye.

    • @أمسارة-س9ح
      @أمسارة-س9ح 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Hassan rabi baa ka dhigay reer uu uqalmo inuu noqdo waliba alxm reer Sh isxaaq ban qof qolo kalaha tabin walee
      Abwan sheekh wariye fanan noocealba waa laga helaa

    • @mohamedabdirahman6939
      @mohamedabdirahman6939 6 ปีที่แล้ว

      @@amiinmaxamed6361 haa waa laygu yidhi oo goob-jooge uma ahayn goobtii iyo goortii uu dhashay , adiga goob-jooge u ahaa malaha?
      Laf-laf baan abwaanka isku garanaynaa xaqiiqdii abwaanka ,asalkiisana waad warsan kartaa , waayeel hadaa tahay.
      Mise makaahiil baa tahoo ,adigaaba dhalan-rogan? Hhhh

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 7 ปีที่แล้ว +1

    Xasan Suugaan badan ayaan Ku ixtiraama. Sida Galbeed waa la xoreeyee,Waarsaa gaagixisay.

    • @omerelmi592
      @omerelmi592 7 ปีที่แล้ว

      waxaa hadalba lahay xassan ganay inuu yahay halyeyada somaliyed kuwa ugu dhorson dhan walbo laga egaba markay somalida isku fasaqatay

    • @omerelmi592
      @omerelmi592 7 ปีที่แล้ว

      fasaqantay

  • @yimyam06
    @yimyam06 12 ปีที่แล้ว +3

    is he the one who use to make the best somali songs in the back of the day i mean is he abwaan oo heesaha qorijiray, and i thought he lives in hargeisa.

  • @abdinazirahmed9104
    @abdinazirahmed9104 11 ปีที่แล้ว +2

    kan modoobi muxu ka eegayaa xasan geney ma wuxu fahmayn wuxu ka hadlayo tolow waakan ku goo, aye lool

  • @bulcad444
    @bulcad444 13 ปีที่แล้ว +3

    may walalo laakin isaaqa +daarood weeyaan suugaantu wallao ma agartey ,, ilaa sayid maxamed cabdule xasan, salaan carabay, cali dhuux ,qamaan bulxan, cabdllaahi suldaan timacade.

  • @warsamemaxamad1857
    @warsamemaxamad1857 ปีที่แล้ว

    Ll

  • @abdikarimmohamed4523
    @abdikarimmohamed4523 11 ปีที่แล้ว +1

    llol