DEG DEG Mw Cagjar O Amar Kusiiyey Ciidankan Liyuuga Hubkadhis inay Ku Sameeyaan Cidkaso Hubwadata iy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 82

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 18 วันที่ผ่านมา +9

    Mr hagjar shall meet the shock of his life ❤ you from Kenya 🎉

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 18 วันที่ผ่านมา +7

    Guul.Cidanka DDS e Niyu boliska guul

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waxad shegayso wa ben e Alshabki so dulay ayu la shaqeya Anfac kan la baxay e Dhis like Horay u qado

    • @HajarDahir-m6f
      @HajarDahir-m6f 18 วันที่ผ่านมา

      CAGDHEER FHIMATOO DHULKII NABADEEY DAAROOD HAJABO HALAWAAYO

  • @subeeda12
    @subeeda12 18 วันที่ผ่านมา +2

    ilaahayoow quluubtayada midee soomaali meel ay joogataba yaa rabi

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 18 วันที่ผ่านมา +1

    That is very good idea.Waayo Shabaab baa shacabka ku soo dhex dhuunta.Shabaabna waa balaayo cadaw ah.

  • @HAYAAN-m1h
    @HAYAAN-m1h 18 วันที่ผ่านมา +2

    Super power of subeer awal dhaman

  • @guuleedabdilahi
    @guuleedabdilahi 18 วันที่ผ่านมา +2

    Halyeyadi dds guuul🇬🇶🔥👏

  • @aliabdullahihassan3320
    @aliabdullahihassan3320 18 วันที่ผ่านมา +2

    isaq Dowlada somalia By ka so horjeeda

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 18 วันที่ผ่านมา +2

    GUUL DDS GOBONIMO ❤

  • @HussienMohamedosman
    @HussienMohamedosman 18 วันที่ผ่านมา +1

    To md. cagjar
    Hadii isaaq doonayo in dds xaquuq ku yeesho waa in ogadeena somalilaan xaquuq ku yeeshaan.
    Muxuu isaaq kaligii wax u doonayaa

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 18 วันที่ผ่านมา +1

    To MD mustafa
    Hadii isaaq doonayo in dds xuquuq ku yeeshaan waa in ogadeena s.lawn xaquuq ku yeeshaan.
    100 sano is hor hargaysa ogaadeen ayaa deganaa isaaqna barbara ayay deganaayeen.

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 18 วันที่ผ่านมา +1

    Guul DDS

  • @abdiahmed2022
    @abdiahmed2022 18 วันที่ผ่านมา

    Cirro weli baarlamaankii miyuu joogaa waa maxay gacanta taaga😂

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 18 วันที่ผ่านมา

    Cirro haddaanu tallaabooyin adag oo deg deg ah qaadin xagga nabadgelyada,waxa xaqiiqo ah in uu fashilmayo si dhakhso ah

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 18 วันที่ผ่านมา

    guuuuuul iuo gobnimo ogaaden guuuuul daarrrrrod guuuuulesty ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 18 วันที่ผ่านมา

    Gaariyaashii qanaxyada ahaa tacsi ma udiray shaqa la aan badana reerku oo qaylo badanaa

  • @IsmahanMaqatal
    @IsmahanMaqatal 18 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuul❤❤❤❤❤

  • @caydaruusibraahim4395
    @caydaruusibraahim4395 17 วันที่ผ่านมา

    Hawd and ResevArea noqon mayo dal Ogadeeniya Leedahay

  • @BishaaroCali-o2q
    @BishaaroCali-o2q 17 วันที่ผ่านมา +1

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 18 วันที่ผ่านมา +1

    Qoladan garxejis ee xukunka la wareegtay in kastoo dhib badan lagu hayo haddana xagga borotokoolka aad bay ugaga fcnyihiin kuwii hore

  • @qaliali3070
    @qaliali3070 15 วันที่ผ่านมา

    Namaqa shiiy halk cag jer banaale

  • @YasminAhmed-b4p
    @YasminAhmed-b4p 18 วันที่ผ่านมา

    Ma xishoonaysid weriyoow liyuu boliskii degaanka dadka maatada xasuuqay baadku sheegey waxkale takale liyuu bolis waxa la rabaa inay dadka inta hadhay dhameeyaan maatada isla yaaba itoobiyaankaa dhex joogtaan

  • @MaxamedAmo-z5q
    @MaxamedAmo-z5q 18 วันที่ผ่านมา +1

    Kkķkkk jaamac in kastood nin wayntahay oon kaa xishoonayo hadana futadaada iyo afkaaga WZXAA XISHOOD BADAN FUTADAADA WAAYO WAY KA AAMUSSNTSHY DADKII REERKA OGAADEEN U DAWLADEEYEEN EE AY XASUUQEEN REER REER HUBKA DHIGIS KU SAMAYNKARAA MA JIRO WAXAN WAXANA WAA QABIIL DIRAYS XIDHAN DIB NOO XUKUMI MAAYASN CAGDHEER TAA KU BIYO CABD ADEER

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 18 วันที่ผ่านมา +1

      War adoo Qaxooti cararaya ayaad Howdka Ogaadeen soo gashay 1988dii ama Qaxooti edeb leh baad noqon ama waad noqoneysaa..

  • @MuuqLibaax
    @MuuqLibaax 18 วันที่ผ่านมา

    1Adigu waa ku khaldan tahay maleeshid kasoo talabay xaga s/land 2 dalku waa Ethiopia degaankeedi dadku ku degan degaanka ee ha heshiiso s/land wx jira wanu oganahay lkn wxn ka qaban karo ma jiran sbb waa dhulka ethopia dhexdiisi cidka danbaysa waa ku xukunka laga gulaystay oo jaanis ka raadinya dds ha xaqiijiso u dhex ahaan sha dadkeed😊

  • @AhmedMohamuud-ll7mo
    @AhmedMohamuud-ll7mo 17 วันที่ผ่านมา +1

    😂❤

  • @MounaChekh
    @MounaChekh 17 วันที่ผ่านมา

    Yes

  • @AmiinBashiir-ql6dp
    @AmiinBashiir-ql6dp 16 วันที่ผ่านมา

    AMIIN Bashir

  • @caydaruusibraahim4395
    @caydaruusibraahim4395 17 วันที่ผ่านมา

    Waar Wanjalada naga daaya Ogadeenoow Wasakh yahay Cirro Hooyadeen Wasye Ogadden mar danbe u suurtogeli mayso in ay u dawlaadeeyaan Isaaq

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 18 วันที่ผ่านมา

    ha aaminin argagixiso dhagartiyo shirqolada waliga ha aaminin geediyada liyuugow fejignada waligin fashiliya cadawga fardo awliyo furihii guusha folkano cadawguba furintiyo dagalada fulayada fashilise farxad wayn kuwaroo feesteya waligiin guuuul insha allah libaxyada liyuu guuul🤲🤲🤲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇶💪💪💪🇬🇶💪🇬🇶💪💪💪🇬🇶🇬🇶💪💪🔥🔥🔥✌️🙏💚💙🤍🇬🇶🇬🇶💪💪🔥🔥🇬🇶💪💪🔥💙🤍💙💪🔥🔥🦁🦁🇬🇲✌️🙏

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n 17 วันที่ผ่านมา

    Masulintoda farta logu yeray argagaxisada mamulka Hargeysa kataliso ayago hoosfirinyo ayey imaden Jigjiga calacalka raali ahada kadhaman wayen lkn waa munafiqin lama aminkikaro shaqada hasocoto

  • @Yousuf-q3v
    @Yousuf-q3v 18 วันที่ผ่านมา

    Waar waxaasi waa huu-haa,Ogadeen haddeed ka talinmaayo DDS,Dir haddeed wuu toosay.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 18 วันที่ผ่านมา +1

      Dir hakusoo gabanin. Oromo iyo jinigii kaleed isku qaadeysay iska wada. Dir maxaad karabtaa. Isaaq adoo ah soo bax. Adoo Isaaq Qaxooti ah oo cararaya ayaad soo gashay Reserve area 1988dii. Hadaad nabad kujoogto Ogaadeen waa Qaran Gob ah oo jecel Umadda Soomaaliyeed waa kuu dane waa khayr, hadii kale waad kabixi.

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 17 วันที่ผ่านมา

    Anaga Nabada waanu jecel nahay dad somali ah iskudhamaado waxba nooma tarayan ee nabada hala ilaaliyo nimankan dadka iskudirayoow qabiil qabiil aad nookala saartan deeganka kukala furfurmi maayo ee isasoo saxa niman yahaw.

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 18 วันที่ผ่านมา

    Somalidu waxay tidha dagaal ha ku dagdagin sokeyana haba ku dayin. War hubka iyo rasaasta ma bilash ba linigu siiyay ? Liyu

  • @CabdifataaxBashiir-c4i
    @CabdifataaxBashiir-c4i 18 วันที่ผ่านมา

    Dacawalay ma hoyadabaleh

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 18 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk ogadeen oyaaya caar maa inika aya kuu dhaca in isaaq waaxa dhaca walahi waa laka sheekayndona

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL 18 วันที่ผ่านมา

    Muxuu hub ka dhigi iyagii baa laga dhigay oo la wadhaye, shaadhkii libaax ee ay gashadeen waxaa lagaga saaray tuulada dacawaley
    Waa waraabihii kutmada tagay ee isagii la soo kuday
    Fadhato ilaa fadhato

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 18 วันที่ผ่านมา

    Ma iyagaa. Isaaq. Oo. Wasaya. Hubka. Dhigaya. Idhilo

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 18 วันที่ผ่านมา

      Idoor hooyadood wasooyin hub ka dhigis kusamee idoorka cabtooyda ah argagaxisada 😂😂🎉🎉🎉😂😂😂😂😂

  • @HussienMohamedosman
    @HussienMohamedosman 18 วันที่ผ่านมา

    Waa in ogaden xaquuq ku yeeshaan somalilaan hadii isaaqu doonayo in ssd xaquuq ku yeeshaan.
    Aan wax isku bedelano waa cadaalad.

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 18 วันที่ผ่านมา

    Guul liyuu police

  • @CabdifataaxBashiir-c4i
    @CabdifataaxBashiir-c4i 18 วันที่ผ่านมา

    Dir ma ninba mise wa naag

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 18 วันที่ผ่านมา

    Fardo Awliyo cid ay qabten way qaylin

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 18 วันที่ผ่านมา

    Kaddhig

  • @FoosiWarsame
    @FoosiWarsame 18 วันที่ผ่านมา

    Siilka hooyadaadii waynaa wase masidaasaad werye noogu ahayd ogaadeen ogaadeen dhalay qabyaalad iyo been baad isku akhiyaysaa arab waa itoobiyaan ogaadeena dabarkoodaa go aya

  • @dhafoorqiiqahmed9529
    @dhafoorqiiqahmed9529 18 วันที่ผ่านมา

    Kuwii isaaq manta ceebtii karacdey jigjiga waxey rabeen iney lakulman itobiyanka lkn taas waxaa diiday Mustafe oo yiri dalkaan ogadeen xukuma hadad amxaaro rabtaan Adis ugu taga kk

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 18 วันที่ผ่านมา

      Ma mustafihi gerida silanyo jogay o dabdamiska ula ordayay ba sas dhihi kara

    • @AminaHussein-u8u
      @AminaHussein-u8u 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@hodanc6255teasing waa xaq la isku leetahay umadaan xaqa allaha tuso

  • @HussienMohamedosman
    @HussienMohamedosman 18 วันที่ผ่านมา

    To md ciro
    Hadii isaaq doonayo in dds xaquuq ku yeesho waa in ogadeena s/laan xaquuq ku yeesho si niyad sami iyo isu dhelitrnaan loo helo.
    Kaligay aan wax doono waa ceeb madaxweyne

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n 17 วันที่ผ่านมา

    Wawada Alshabab tuugada halamariyo

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 18 วันที่ผ่านมา

    Daarood beentu ma uxalaal baa??😂

  • @hooyoAmino-r6j
    @hooyoAmino-r6j 17 วันที่ผ่านมา

    😊😊😊

  • @SadaamMaxmed-i4w
    @SadaamMaxmed-i4w 18 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 18 วันที่ผ่านมา

    Wadanka ka saara argagixisada

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 18 วันที่ผ่านมา

    Warkaaga ma sii dhegaysan Karo waayo been baad ku waramaysaa ma aqaan waxay kaa tahay weriye nimo kama ahee waxay kaa tahay caadifad iyo qabyaalad uun uraaye

  • @Abdirashidmohamed-c5w
    @Abdirashidmohamed-c5w 18 วันที่ผ่านมา

    Isaaq ayaa ka dhaw darood sababto ah somaliland ayaa soo gashay gudaha dalka itoobiya halka ay darood itoobiya u hiilinayaan halka ay somaliland aqoosni rabto lkn ayka go an tahay in somalida xorta ahi koofur iyo waqooyi ka gaadho dire dhaba somali meelkasto ood joogtan beesha darood hala waydiiyo xaqiiq ahaan dalka ayihiin ama ay dacada uyihiin somalia afka ayay ka sheegtaan lkn itoobiya ayay dacad uyihiin somaliland wxy dacad u tahay in dawlad noqotto lkn dhulka somali galbeed laga kexeeyo xabashida

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 18 วันที่ผ่านมา

      Bentada xata run uma dhawa isaq ba raba ithopiya inay ka baxdo dhulka somali snm hubka yay kaso qadatay markay jamhad ahayd ya o n l f o Ethiopia la dagalaysay hargaysa ka dhibi jiray

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 18 วันที่ผ่านมา

    Sax iska gabta waa calaan caassti ciil qhaba yaa shii weyan

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 18 วันที่ผ่านมา

    Hadaad run ku waramayso wixii meesha ka dhacay ka waran maxaabiista laga hayo ka waran warkani hub ka dhigistana waa kii dagaalka ka hor uu bixiyey ee uu is lahaa waad qabsan kartaa dacawaley laakiin labadii goorba wuu ku jabay maydkoodiina wuu yaal kii maalintii hore waa loo guray oo is afgarad ayey ku
    Qasteen laakiin kuwii shalay ilaa lixdan ay qaadan Kari waayeen halkii buu daadsanyey oo uu ku uray kaygiise waan aastay markaa maxaad ka waramaysaa sow qabyaalad iyo been maaha ina dhilo hooyadaa qabyaalada ka was ey ey dhalay

  • @OsmanAbdi-s2y
    @OsmanAbdi-s2y 18 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @HussienMohamedosman
    @HussienMohamedosman 18 วันที่ผ่านมา

    Hadii isaaq doonayo in dds xaquuq ku yeeshaan waa in ogadeen iyana somalilan xuquuq ku yeeshaan.
    Aynu wax isku bedelano waa cadaalad.
    isaaq kaligii wax hadoono waa khalad

    • @zeinabmohamed6983
      @zeinabmohamed6983 18 วันที่ผ่านมา

      Issaq iyagu dhulka waligoodba way kula lahaayeen ee itoopia ayaa kaaga qaadey lakiin adigu helkeed ka soo gashaa soomaliland waad riyooneysaa Waaney heli bi idin Allah degaankooga waliba baryo maaha

  • @Abdiwaliaxmedidlejibaax
    @Abdiwaliaxmedidlejibaax 17 วันที่ผ่านมา

    Asc anfac media

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 18 วันที่ผ่านมา

    war ayda ayuu dhashay ha la iska dhiciyo dayus bolis wa dhul bob cid ay dawlad nimo ugu botayn ma jirto maleshiyada mustafe futo hala iska dhiciyo ayda ayda dhashay

  • @Tamad-v9d
    @Tamad-v9d 18 วันที่ผ่านมา

    GUULDDS GOBONIMO

  • @HussienMohamedosman
    @HussienMohamedosman 18 วันที่ผ่านมา

    Hadii somalilan aan lawada lahayn maxaa dds loo wada yeelanayaa

    • @zeinabmohamed6983
      @zeinabmohamed6983 18 วันที่ผ่านมา

      Somaaliland Meelna kama soo gadhid ee ha riyoon lakiin iyaga issaq waa deegaankoodii ethiopia

  • @NafisoCabdi-t8o
    @NafisoCabdi-t8o 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤🎉😮😢🎉😂😂😅😊

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 18 วันที่ผ่านมา

    snm hadleyso hadba meel kuduulka dulmiyeysan

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 17 วันที่ผ่านมา

    Kudaafad Issac sorry cadow somaliland ayaad tahay sorry

  • @IlkaCase-v7q
    @IlkaCase-v7q 16 วันที่ผ่านมา

    WaAn ka xunahay dagalki ka dhacay waxa khalad waxan ku arka

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 18 วันที่ผ่านมา

    Kuwan federaalkay kaga dhegtay

  • @Bushranimcaan
    @Bushranimcaan 18 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 18 วันที่ผ่านมา

    Allah inta.hanaga kubo dagalka