Axmed Budul | SOOL | Dhaanto Cusub 2020 | Laascaanood iyo Buuhoodle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Ahmed Budul iyo dhaanto Cusub Hoygii Daraawiishta Laascaanod ,
    Adigoon wax hu bin Been laguma hadlee
    Waan hubaayoo Lascano gob bay Hoy u tahay.
    Hablo Qurux, Hubqaad iyo Howlkarnimo,
    Loo hibeeyaybaa Laascaanod laga helaa.
    Halyeeyadii Darwiish ee lagu Hirtiyo
    Hooyadii Geesiyadda Haybada leh dhashaay
    Halgamayaal caan ah iyo Heedhe Sool'eey
    Hal Abuur , Gabyaa waa lagaaga Hadhay

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @user-sl4fg1md7h
    @user-sl4fg1md7h 2 ปีที่แล้ว +42

    Dhulbahantuhu waa dad gob ah oo soomaalinimadu ay micno laleedahay
    Waa wiil xawaadle ah oo idinka soo salaamaya Magaalada Baladweyne Hiiraan Soomaaliya.

    • @Garaaado
      @Garaaado 2 ปีที่แล้ว

      Waa kaa qadnay huno❤️🥰

    • @carfoon3454
      @carfoon3454 ปีที่แล้ว

      Mhadsnid walalo

    • @YFC-lo9nj
      @YFC-lo9nj 5 หลายเดือนก่อน +1

      Garaadka Xawaadle, waad salaaman tahay inaadeer 👋🏽

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 4 หลายเดือนก่อน +1

      Salamullah walal

    • @hodanhassan8868
      @hodanhassan8868 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wan kaa qaadny Wllo❤

  • @mohamedhassanmohamed5108
    @mohamedhassanmohamed5108 4 ปีที่แล้ว +206

    Love from baydhabo jinay.i also dhulbahante guleysta.

  • @abdirahmansankus3464
    @abdirahmansankus3464 4 ปีที่แล้ว +258

    Anigo joogo gaarisa ad ayaan ujclhy lascanoood ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @halimoali8211
      @halimoali8211 4 ปีที่แล้ว +3

      Maash allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍💋💋💋💋💋🤝

    • @drkawir5195
      @drkawir5195 4 ปีที่แล้ว +7

      My hometown gaarisa salaan gobeed iga gaadhsiii. I missed it.

    • @ifrahkusow762
      @ifrahkusow762 4 ปีที่แล้ว +6

      Ali bonow igu salam

    • @ahamedabdiwahab3761
      @ahamedabdiwahab3761 4 ปีที่แล้ว

      @@ifrahkusow762 ali bunoow waa khaa in iska shaaf

    • @billeaddeh7684
      @billeaddeh7684 4 ปีที่แล้ว

      @

  • @soumeyasalah5789
    @soumeyasalah5789 4 ปีที่แล้ว +378

    Dhulbahante dhigaygi 😭😘
    Lascaanod dhulkaygi labad Allow idin daa darwishtaydi sool dadkynu sowada halganay 😢❤️
    Love from jigjiga dhagaxbur hunoyal🇱🇾❤️

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +12

      Waan idin jecelnhy reer jigjiga reer dhagax buur tolkeen 👏👏👏👏🙏🙏🙏❤❤❤

    • @lionheart6678
      @lionheart6678 3 ปีที่แล้ว +7

      Salaan sare Ilkacasta. Kkk

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 3 ปีที่แล้ว +5

      Love u Sis💉

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 3 ปีที่แล้ว +3

      @@fardushurre1668 we love u too💉

    • @sahrocali8957
      @sahrocali8957 3 ปีที่แล้ว +5

      Mansha allah daraawiishta

  • @maizaquruxxox9145
    @maizaquruxxox9145 4 ปีที่แล้ว +183

    Daarood dhan dhulbahanta ugu jeclahay ano jidwaq absame ah❤💕💕

  • @hassandakanedakane2341
    @hassandakanedakane2341 4 ปีที่แล้ว +51

    Aaaaax Daal Darawiiish maaihii blse waan qirodhaay runtii markaan dagestaay Ahmed Budul wlh dhantoo qiroo xambaarsan weyee ViVa Lascanood ❤️❤️❤️am from Dagaax Buur ogadenia

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +3

      Ogaadeeniya guul walalaheen hooyadeen curadkeenii from darwiish

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 3 ปีที่แล้ว +1

      Hasssan dakane wa sideee walaheeen Dhulbanhantee ogaden inaaay iskuhoyayihiiin soma ogiiid dhigaaa iskugu keeen yaaal darenkaaa wa miiidka dhiiigaaa Mansha allah allow dharawish shariat karamaaa siiii quruuux iyo qimo walagaaaa haraaay 💕💕💕💕💕💕💋

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 ปีที่แล้ว +196

    from muqdisho
    love laascaanood

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว +1

      abdirizack jr ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @idilmed1647
      @idilmed1647 4 ปีที่แล้ว

      bzmon
      dfhd

    • @asmaxirsi2956
      @asmaxirsi2956 4 ปีที่แล้ว +1

      Aad baan kuu soo dhawaynaynaa
      Laascaanood waa guri gobeed

    • @abdirizackjr5714
      @abdirizackjr5714 4 ปีที่แล้ว

      Susu Bar😘😘😘

    • @abdirizackjr5714
      @abdirizackjr5714 4 ปีที่แล้ว

      Asma mahadsanid hun

  • @fadxiyasalah9916
    @fadxiyasalah9916 4 ปีที่แล้ว +145

    Gudoma salaan qaliya
    ilmaderaday dhlbahante
    From garis jubaland ogadeniya
    ♥️♥️♥️♥️😘😘😘😘🤲🤲🤲

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +3

      Salaan lamida Sharafey from sool lascanod

    • @asmaxirsi2956
      @asmaxirsi2956 4 ปีที่แล้ว +6

      Fadxiya inaadeer tay qaaliya waan ku salaamay noolow cadaw kuma helo absame waa dadkaygii

    • @dhashiijigjiga5097
      @dhashiijigjiga5097 4 ปีที่แล้ว +3

      @@asmaxirsi2956 idinkana noolada indr mcn.. ano jidwaaq wallahi jecliya dhubahante #halyeysomali😍😍

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +2

      Sharafey ogaadeen tolkay waan idin jecelnhy ❤❤❤❤❤❤

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah garabkeeni nolaada from ceeeigaabo Sanaag khaatumo kasoo slaamaya💯😍🐎

  • @shukrimohaa5314
    @shukrimohaa5314 4 ปีที่แล้ว +135

    From wardher waa gabar reer bicidyahan I love lascanod and my tolkay dhulbahante waa inijecelahay nolada

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +5

      Shukri mohaa thank you inaader ❤️❤️❤️

    • @craxmaanrooney6752
      @craxmaanrooney6752 4 ปีที่แล้ว +3

      Sdkle wlshz 🌹❤️

    • @dabaugaleyanyur6043
      @dabaugaleyanyur6043 4 ปีที่แล้ว +2

      Dahatoikwkwli

    • @lionheart6678
      @lionheart6678 4 ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid dhashii Caado iyo wardheer.

    • @MBOsman
      @MBOsman 4 ปีที่แล้ว +5

      Mahadsanid inaadeer Shukri Qaaliyey

  • @queenahmed5161
    @queenahmed5161 4 ปีที่แล้ว +169

    Dhulbahante abtiyady dadkiii♥️ sharfta lahaaaa ♥️♥️💋♥️♥️

  • @hamdihassan8341
    @hamdihassan8341 4 ปีที่แล้ว +252

    Vive laascanood geesiyadii darawiisha from muqdisho

    • @siciidsalebaan1181
      @siciidsalebaan1181 4 ปีที่แล้ว +6

      Inadeertay waan jecelnahy walibah inaad noo timaado guryah darawishi insha allh

    • @hamdihassan8341
      @hamdihassan8341 4 ปีที่แล้ว +3

      @@siciidsalebaan1181 inshallaha wllo laascaanod waa hoygii dalxiiska waana guri darawiisha

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +3

      Muqdisho dadkaygii ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

    • @xasancabdijaamac8052
      @xasancabdijaamac8052 3 ปีที่แล้ว +1

      Whats apka iga soowacaa nolaada lascanood waani jaceyl nahay hadaa nahay reer xamar whats apka iga soowaca +252613992336

    • @hodanmaxamed9229
      @hodanmaxamed9229 3 ปีที่แล้ว +2

      Mansh allh

  • @hamdihassan8678
    @hamdihassan8678 4 ปีที่แล้ว +153

    Viv darwiishta dhigeyga❤😘
    A.am from bardhere❤❤

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +1

      We love u too walalo mcn. Hamdi

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +1

      Mareexaan sade niman nagu culus idin jecliyaaa

    • @ikraamnuur4079
      @ikraamnuur4079 4 ปีที่แล้ว +1

      @@fardushurre1668 sido kale qalbigad ku talan dhal darwiisho my dhiiga ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @hanisharaf9503
      @hanisharaf9503 3 ปีที่แล้ว

      Mhadsanid wll

    • @najmacali4993
      @najmacali4993 3 ปีที่แล้ว +1

      Darwiishnimadu Naga badan 🇸🇴🇸🇴💯💯❤️👍 Thanks Pro 💖💖💖💝💝💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💋👍👍👏💯💯❤️👍 Thanks Pro 💋💋💋💋💋

  • @edebsandumarofficial5283
    @edebsandumarofficial5283 3 ปีที่แล้ว +137

    Laas caanod waligey matagin wlhi hadne waan jeclahy in aan mar uum imaado dhul baahante taariikh bee inoo Reeben hadaa nahy Somali wana dadka darood ujeclhy wlhi anigoo ah hawiye waliba abgaal abahaybaa igashegeyay darawishta wlhi🥰 mar un idiin imaan

    • @mohaismail5808
      @mohaismail5808 3 ปีที่แล้ว +5

      sharafi korkaaga ha ahaato❣️👑

    • @maan917
      @maan917 3 ปีที่แล้ว +4

      Habo sodhawow hambalyo 💛💛💛🤲🏻🌹 WELCOME to sool

    • @jaamaccadaani433
      @jaamaccadaani433 3 ปีที่แล้ว +3

      Soo dhawoow will qli dhulku waa dhulkaagii

    • @naima5387
      @naima5387 3 ปีที่แล้ว +7

      Aniga xitaa dadkaas aad ayan u jeclahy darwishta laascanod nalin un waan tagi insha alh from mugdishu cdey😍❤🤗

    • @Ina_mohamet
      @Ina_mohamet 3 ปีที่แล้ว +2

      welcome Boqoradey

  • @somalifamilli9904
    @somalifamilli9904 4 ปีที่แล้ว +238

    From Godey gacal
    Dhulbahante rabbi idin sharaf

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +7

      Yunnis Mohamed Thanks inaader ❤️❤️❤️🌹

    • @Rooraa01
      @Rooraa01 4 ปีที่แล้ว +5

      Thanks inaadeer

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +8

      Thanks walal from darwiish godey gacalo dadkaygiiii idin jeclhy

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 3 ปีที่แล้ว +4

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @lionheart6678
      @lionheart6678 3 ปีที่แล้ว +2

      Godey Gacalo salaan sare.

  • @fartuunfilsanoficial3290
    @fartuunfilsanoficial3290 4 ปีที่แล้ว +132

    Walaalaha Sool #Dhulbahante ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️we love you so much from #Ogadenia #Garissa #Jubbaland

  • @abdulatifomar6646
    @abdulatifomar6646 3 ปีที่แล้ว +40

    I’m ogaden and dhulbahante are my blood kablalx daarood nimo ❤️❤️

  • @bakeerimediaofficial2769
    @bakeerimediaofficial2769 3 ปีที่แล้ว +131

    Dhulbahantow sharaf ku nolaada from Goldogob walalo sharaf leh tihiin oo dad iyo dhul alle siiyay ❤️❤️🙏🙏🙏

    • @muniiradhalgabed8344
      @muniiradhalgabed8344 3 ปีที่แล้ว +3

      Thanks ziz

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 3 ปีที่แล้ว +3

      Mhdsnid wllo we love you nasab baad tihiin❤😍

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว

      Aad baa umahadsantiin

    • @carfoon3454
      @carfoon3454 ปีที่แล้ว

      Walalky iga weyn sidokle noolow mj

  • @axmedmaxamuudxassan4446
    @axmedmaxamuudxassan4446 4 ปีที่แล้ว +144

    Hooyadii darawiished sool wan idin jeclahay hore usocdaaa from togdheer \Burco

  • @barkowahmed2582
    @barkowahmed2582 4 ปีที่แล้ว +209

    Asc waa anigooo jogoo magaladaa Garisssa cadaey wlhi wan qirowdaay mashalah lasacaanood iyo dhaamaam reer Sol iyo sanaag xamplyoo darawishtaaa inowladaa daadkaa an kufanoo ayaa tiixiin dhantoo macan manshalaah Ahmed budul wlhi guul iyo gobnimoo

    • @Princessprincess-pb8oe
      @Princessprincess-pb8oe 4 ปีที่แล้ว +10

      Kula jogaa huno garissa cadey

    • @shukriabeutystyle3148
      @shukriabeutystyle3148 4 ปีที่แล้ว +7

      sido kale huuno wankula jooga gsa
      viva laaska hoygi daraawishta

    • @hodanjama140
      @hodanjama140 4 ปีที่แล้ว

      Pl

    • @xamdabintumuxammad3067
      @xamdabintumuxammad3067 4 ปีที่แล้ว +8

      Thanks wlll qali qofkastooo najecel iyo qofkastooo somaliyaba waan jeclahy viva ogadenia dad aad uqalbi fiiican una dad jecel ilaaa sayidkiiii madaxaad noosaarantihiiiin

    • @rahmahussein8032
      @rahmahussein8032 4 ปีที่แล้ว +1

      garisa xage wll

  • @dowsa1252
    @dowsa1252 4 ปีที่แล้ว +171

    Idinku faana reer laascaanood from qabribayax( Jidwaaq )😚😚

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +9

      dhashii daarood!!! Tolkeen Boqortooyada Jidwaaq absame 🌹❤️

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +4

      Jidwaaq tolkeen idin jeclnhy ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏

    • @lionheart6678
      @lionheart6678 3 ปีที่แล้ว +3

      Jidwaaq Absame soomaali dhalad ah❤

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 3 ปีที่แล้ว +4

      Jidwaaq Absame gob gobi dhashay, noolaada.

    • @faadumofilsanchannel4155
      @faadumofilsanchannel4155 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allaah tolkay jidwaaaq bartire

  • @zakisomali6920
    @zakisomali6920 3 ปีที่แล้ว +492

    Viva Dhulbahante Waa Reerka aan ugu Jeclahy Reer Tolkeey From Dishiishe (Ahmed Harti)

    • @xasanmaxamed6074
      @xasanmaxamed6074 3 ปีที่แล้ว +17

      Tolkay dhulbahante ale Haxifdiyo Dadka waanka jeclahay wllhi from ogaadeniya

    • @hodancabdirashiid1413
      @hodancabdirashiid1413 3 ปีที่แล้ว +14

      We love dashishi ❤from lascanod

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 3 ปีที่แล้ว +15

      Dishiishe naas baaan wada nuugnay waaa wllky nala dhashay we love you too wllo mcn from ceerigaabo dhulbahnte ❤

    • @nuuhabdi7935
      @nuuhabdi7935 2 ปีที่แล้ว

      👎👎

    • @user-qf1br3cn5y
      @user-qf1br3cn5y 2 ปีที่แล้ว +3

      @@nuuhabdi7935 💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👎👍👎👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏

  • @DR_Hanuniye
    @DR_Hanuniye 3 ปีที่แล้ว +32

    Sool xaruntii halganka iyo Gumaysi diidkii qawanaa Love from Garbaharey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @tufaaxabdikhatumo8715
    @tufaaxabdikhatumo8715 4 ปีที่แล้ว +107

    Mashlhlh dadkeygi allow dhulka Cadow noga qabo viva dhulbahate nimo❤️💯🙏🏽❤️❤️❤️❤️💯🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎

  • @abdiqadarxaadsan3278
    @abdiqadarxaadsan3278 4 ปีที่แล้ว +48

    I am from clan of wagardhac i love them reer lascanod halgamayash somali wayne

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +3

      Abdiqadar Xaadsan Gobti Wagardhac Amanreer 👏👏👏Waan idin jecelnahay Dhaman Marexaan Sade ❤️🌹❤️

    • @abdiqadarxaadsan3278
      @abdiqadarxaadsan3278 4 ปีที่แล้ว +1

      @@MohamedB614 👍

    • @Dulqusley
      @Dulqusley ปีที่แล้ว

      Wagardhac niman Abdi Garaad ah❤️

  • @ikraammohamudomar9376
    @ikraammohamudomar9376 4 ปีที่แล้ว +202

    Mar un wan iman Laascanod hoygii gobta from xamr cady

    • @siciidsalebaan1181
      @siciidsalebaan1181 4 ปีที่แล้ว +5

      Waanu ku sugaanaa walibah kusoodhaweeynyanah💟

    • @galaxjaama70
      @galaxjaama70 4 ปีที่แล้ว +3

      Wlhy magalo go beedeey

    • @apdullahicarab2461
      @apdullahicarab2461 4 ปีที่แล้ว +3

      Kusoo dhawow wllo waa gobolkaagii

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Waanu kugu soo dhaweynaynaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Ikraan waanu kugu soo dhaweynaynaa

  • @kadirbashir3363
    @kadirbashir3363 4 ปีที่แล้ว +91

    Hadaan jidwaaq nahay waxaan lenahy dhubahante ilmadeeroyaal garabkiina nahy😍😍😘😘from jigjiga!!!!

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +3

      shankaroon dhalada Toolkeen Boqortooyada Jidwaaq Absame ❤️🌹

    • @hurremohamed5477
      @hurremohamed5477 4 ปีที่แล้ว +3

      Haaa inaaderday waa masha allh

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +3

      Jidwaaq absame dadkaygii idin jecelnhy ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏👏👏👏

  • @nimozagal4231
    @nimozagal4231 3 ปีที่แล้ว +24

    From Hargysa jecliya dhaantda wan qiiroda wlhi ree sool halyeeyo weyi taarikhdooda wla wda ogyhy ❣️❣️❤️🥰

  • @nimcoaskar8474
    @nimcoaskar8474 4 ปีที่แล้ว +44

    Hooyadii geesiyada dhashaay sooley❤❤❤
    Ahmed budul thanks 🙏🙏

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว

      Nimco Askar ❤️❤️

  • @mohamuda.xamaraawi5553
    @mohamuda.xamaraawi5553 2 ปีที่แล้ว +77

    Darawiish the greatest warriors in our history big love brothers from hawiye.

  • @engrismaelyusuf5683
    @engrismaelyusuf5683 4 ปีที่แล้ว +283

    Dishiishe waa jecelyihiin Dhulbahante ❤️

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +13

      Dashiishe walalkeen nala dhashay idin jecelnahay ❤❤❤❤❤

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 3 ปีที่แล้ว +8

      ❤♥️❤♥️❤♥️😍Dashishe😍❤♥️❤♥️❤

    • @jamiilahmed9265
      @jamiilahmed9265 3 ปีที่แล้ว +7

    • @fatumali4500
      @fatumali4500 3 ปีที่แล้ว +8

      Anana waa jecelnahay dashiishe dadkaygii

    • @ciqaadiryaaziinmaxamed9226
      @ciqaadiryaaziinmaxamed9226 3 ปีที่แล้ว +7

      Gobolka darwiishta marban iman dona

  • @khdraahabdulkadir1306
    @khdraahabdulkadir1306 4 ปีที่แล้ว +110

    Wow reer abtigay Aduunka ugu jacelahy wllhi form puntalnd qiimaha ay leyehiin waxaaa garan kara qofka reer abti U yihin darwiish wllhi waaa qof NASIB LEH I Love you darwiish 😍 😍❤️😍 😍💖💖 💖💖 💖💋 💋 abtiyaal cajib ah ban KU leyahay ilahow ikin daaa ❤️💋💋😭😭😭😭😭

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +5

      khdraah abdulkadir abti welcome ❤️❤️

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +5

      We love u too Abti gacalo. Karaamo korkaga ha ahaato.

    • @craxmaanrooney6752
      @craxmaanrooney6752 4 ปีที่แล้ว +2

      Khdraah welcome abti 🌹

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +4

      Abti mahadsanid

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +5

      Putland dadkaygiii layga beeray ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ibracosmetics
    @ibracosmetics ปีที่แล้ว +24

    Jah casimada baraawe idinka so salama dhulbahantow 🐎from jiliple 🇦🇿💪

    • @apdullahicarab2461
      @apdullahicarab2461 ปีที่แล้ว +3

      Laascaanood baan joogaa waan kaa qaaday Libaax❤

    • @fihiimaqurux1439
      @fihiimaqurux1439 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid abowe

    • @ibracosmetics
      @ibracosmetics ปีที่แล้ว

      @@fihiimaqurux1439 sdkle dear sis ❤️🙏

    • @Dulqusley
      @Dulqusley ปีที่แล้ว

      Welcome 🙏 ibra

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 ปีที่แล้ว

      Laascaanood,Baraawe iyo kismaayo iyo daalo iyo borame, waa meelaha aan mustaqbalka rabo inaan ku soo dalxiiso bilaa cabsi insha allah from somaliland🖐🇸🇴❤️

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 4 ปีที่แล้ว +296

    I don't listen to any songs but this is my favorite because it speaks of nothing but the truth. I love dhulbahante people.

    • @siciidsalebaan1181
      @siciidsalebaan1181 4 ปีที่แล้ว +3

      Thank you poqor waad na xushmayse

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +3

      I Warsame ❤️❤️❤️ we love you too

    • @hawomohamed7653
      @hawomohamed7653 4 ปีที่แล้ว

      하지만 .그리고 내가 하는

    • @lionheart6678
      @lionheart6678 4 ปีที่แล้ว +1

      We love you tooo❤

    • @abdirahmanally2278
      @abdirahmanally2278 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku sharfo sidaa..noo sharafteey warsame❤🥰💋

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 4 ปีที่แล้ว +37

    Ogaadenya aad baan idin jecelnahey dhamn rer lascanod hadanu nahey waxaanu leenahey Somali aan ugaaadeenya wadan waa Gaadhi taayaro aan laheyn taayaro la ana lama socon karo ugaadenya hanolato guuleysta : Somali Boy from Canada Ontario

    • @maalinle8678
      @maalinle8678 4 ปีที่แล้ว +2

      Im from lascanod we love all somalians and ogaden people dad gob ah nasab dhalada idinka dartiin baa gobolka sool isaaaq amxaradu gacanta ugu galisay lasoco midaaas . Sababtoo ah reer puntland iyo reer somaliland labaduba jabhadu onlf wxay u dhiibi jiren xabashida lkn reer soil marnaba nin ogaden ah may dhibin balse wayba kuso dhuman jiraaan markaas baa mallas sanawi u dhiibay somaliland lascano si aan qof sambe ugu dhuman.

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid dhal Darwiish 💞🙏🙏🙏

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 3 ปีที่แล้ว +2

      Shafi wa ilmaaa aderadeeen so hoyadeeen ma dhaliiin Dhulbanhantee markaaa amaan nagumahaaan wadnaaa inaaan ubixiiin laheeen halgaaamaan caaan qimo Qurux sharaf karamaaa Dhulbanhantee oguu imaaaw adunyaaa qimaaa maleeeh jano alle haidiiin geyo adunkaaa karamaaa intaaa inagaaa lexataaan alle haso hanuniyo

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 4 ปีที่แล้ว +18

    Walaalahy ilma adeeraday daaraawiishtii dhulbahnte ahaa wada jira waligiin hayna kala fogaynina cadow baa raba inuu inakala jaro oo isku keen diro daaroodnimadu ha shaqayso
    From sanaag walaalihiinii warsangali baan ahay💖💖💖💖

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +2

      Bilada Quruxda Tolkeen Warsangeli ❤️

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 4 ปีที่แล้ว +1

      @@MohamedB614 ina adeer soo dhowoow

    • @fihiimaqurux1439
      @fihiimaqurux1439 ปีที่แล้ว

      Indeer mcn cidi inamakaladirikarto alle hakusharfo from dhulbanahte❤🙏

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 ปีที่แล้ว

      @@fihiimaqurux1439 sharfanid ina adeer mcn

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 4 ปีที่แล้ว +31

    From muqdisha we love laascaanood iyo Buudhoolldle

    • @qasimabdi5560
      @qasimabdi5560 4 ปีที่แล้ว +2

      Anaguna wlhi muqdisho cadey aad ban u jclnhy
      Inshallah mar un wan imaan

    • @naima5387
      @naima5387 2 ปีที่แล้ว

      @@qasimabdi5560 anigna laascanod baan jeclhy from xmr Casdey 🥺💕❤️

  • @ifrahhhqalbii8255
    @ifrahhhqalbii8255 4 ปีที่แล้ว +32

    Jidwaaq girl oo leh dhubahante waan indinku faana❤❤💪💪from Jigjiga

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว

      Ifrahhh qalbii Boqortooyada Jidwaaq Absame toolkeen ❤️🌹

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +2

      Ifrah we re proud of u huuno mcn

    • @xigmadnagadhaxal4134
      @xigmadnagadhaxal4134 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂jidwaaq lagama yaqaan wllo laascaanood

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +1

      Jamac kuutiye siilka hooyadaa ba laga yaqaan hada soomaha hadan lascanod laga aqoon

    • @maizaquruxxox9145
      @maizaquruxxox9145 4 ปีที่แล้ว

      @@xigmadnagadhaxal4134 jidwaaq ma hooyada buu kusaday 😂😂

  • @haniye3693
    @haniye3693 4 ปีที่แล้ว +371

    Dhulbahante waa dadkaan darood & domaaliba ogu jeclnahay walee inuu dhiig naga dhaxeyaa darawiishta hadan marexaan nahay dhulbahante walaal aan ku faano cadowgiina ha jabo allahna idin mideyo one❤️🐎

    • @MrQararo
      @MrQararo 4 ปีที่แล้ว +9

      Anana waan kugu jacalnahay jihaanay soo dhawoow cidna kama xigto gobolka walaal

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 4 ปีที่แล้ว +12

      Love u too mareexaan waa reerkAn Daaroodka Ujecelahay

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +9

      We love ❤️ you too inaader Madaxdii Marexaan Sade 👏🌹❤️

    • @Barnibilan
      @Barnibilan 4 ปีที่แล้ว +7

      Anaguna waanu ku jecelnahay walalo shareey❤🇸🇴

    • @municadiomondofficial3581
      @municadiomondofficial3581 4 ปีที่แล้ว +14

      Hani Cush sido kale wllo mcney waan ugu jeclnahay qabiilada darood mareexan my future💍👑💔❤

  • @suweytacali6468
    @suweytacali6468 4 ปีที่แล้ว +22

    #hdaan daarood nahay somalia wax weyn ayaan u qabanay aysan qabiila kale QABAN SIDA...inaan gumaystihii ka hortagnay inan halgamayashii ugu caansana ee xurnimada u dgaalamay sidaa calanka somalia🇸🇴❣ inanu sameyneyn sida inaanu farta somaliga qornay hdaan nahay daarod wxaa nahay dad somalinimada🇸🇴❤ ku dhaarta💪✌❣taasna cid xaqiri kadha ayaan jirin

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 ปีที่แล้ว +49

    Guul dhulbahante from dhagaxbuur magaalkii axmed budul 🇬🇲🙏2023

  • @amalmoha6519
    @amalmoha6519 4 ปีที่แล้ว +26

    Mashallh meeshallh sool dhulkaygii hooyo meeshan kasoo farcamay wan jeclhy sool inan mar imada jirta ilahay ha ku sharfo sooley ❤️❤️❤️💕💕💕I love dhulbahante dhiigaygii

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว

      Saara Duale ❤️ you Abti

  • @abdiyounis2389
    @abdiyounis2389 4 ปีที่แล้ว +248

    Kismaayo kasoo salaamay Las Anod, hooyadii gobonimada Soomaliyeed❤❤

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +6

      Wan ka qadnay sxb

    • @asmaxirsi2956
      @asmaxirsi2956 4 ปีที่แล้ว +4

      Waad mahadsantahay walaalkay

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +4

      Thanks walal jecelnhy kismaayo

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 4 ปีที่แล้ว +2

      Kismaayo Zalaan zarw

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +5

      Sidoo kale waan idin salaamayaa jira oo jooga insha allaah ❤❤❤🙏🙏❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahiarfa9043
    @abdullahiarfa9043 4 ปีที่แล้ว +79

    sool Gurigii lagu soo barbaariyay ilmahayga Hooyadood❤ salaama Dadkaygii😘

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +1

      Thanks walal seedi ilmahaga abtiyaashood

  • @user-on8he8gs7z
    @user-on8he8gs7z 4 ปีที่แล้ว +63

    Xarunta daraawiishta 💓
    From hargeysa 👋

  • @bmw3909
    @bmw3909 4 ปีที่แล้ว +248

    Khaatumo ❤️ Ogadenia

    • @ayaanqalanjo6916
      @ayaanqalanjo6916 4 ปีที่แล้ว +4

      inareerkaya axmed 👍

    • @safiyacali7460
      @safiyacali7460 4 ปีที่แล้ว +10

      Ogaaden reer abiyaaladay
      Khaatumo dhiigyga

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +6

      Ogaadeen nasab ila dhashay ❤❤❤

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 3 ปีที่แล้ว +6

      My blood ugaden from dhulbhnte ♥️♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲👈

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 3 ปีที่แล้ว +4

      Adeer mise awowe ayan ugu beeganahay ogaadeen🤣🤣😂❤❤❤ogaden❤❤dhulbhnte

  • @milkylakes957
    @milkylakes957 4 ปีที่แล้ว +45

    Born In buuhoodle but laascanod is where hooyo is from.....love that city

    • @maalinle8678
      @maalinle8678 4 ปีที่แล้ว +6

      Ani lascano u dhashay waxaan isku aqaaan inaaan reer buhodle ahay sababto ah waxba makala aha welcone wll

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว

      Waa isku mid ❤️

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +2

      Oo lascanod iyo buhoodle maxay kala yihiin walale. Waa isku mide

    • @Abdulhakim-qw6we
      @Abdulhakim-qw6we 4 ปีที่แล้ว +2

      me too❤ but for me they are the same

    • @heersare3662
      @heersare3662 3 ปีที่แล้ว

      all are same #dhulbahante

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +42

    Jeceel iyo wanaag eey Soomalidu isku hayso baan kadhex arkaa commentiyada,
    Ma sha Allah 🤍 Somali oo dhan Dal iyo Dadba waa hal oo mideysan,
    *Ilaahy Ummada islaamka oo idil hanamideeyo, diinta hanafahamsiiyo, Xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen* 🌹🤍🖤🏳📚

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว

      I love you 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖

  • @adminhasthagenskolan3843
    @adminhasthagenskolan3843 4 ปีที่แล้ว +132

    lascanod my home lland form sweden

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +6

      Admin Hästhagenskolan ❤️

    • @MBOsman
      @MBOsman 4 ปีที่แล้ว +5

      Sool, Sanaag iyo Cayn, xaruntii gobannimada soomaaliya. From Sweden

    • @kurtinkurtin6329
      @kurtinkurtin6329 3 ปีที่แล้ว +1

      Axmed

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb Dadka darawisheede debeda jooga ka karo weynay war ganacsiyo iyo dabaqyoba magalada ka dhista.
      Idinka debed jire bal dadkaas Kula soo taliya magaladooda sxb🤚

    • @naajiahmed3198
      @naajiahmed3198 3 ปีที่แล้ว

      @@kurtinkurtin6329 ddxdxdxdxdďsssssonm

  • @ahmeyabdikolon5413
    @ahmeyabdikolon5413 4 ปีที่แล้ว +17

    Meqaa qoof ayaa jaceel. Ahmed. Buduul. Like

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 9 หลายเดือนก่อน +4

    Eeer sool waa dad aan jeclahay from dhagbuur ogadenia❤❤❤❤❤
    12/11/2023

    • @ChristopherAdams123
      @ChristopherAdams123 9 หลายเดือนก่อน

      Waan idin jeclahay sidoo kale . Dhagaxbuur waan tagay maxaan biriijka dul maray iyo masjidka sida turkiga u dhisan . I love dhagaxbuur

  • @niciimafaaraxmaxamed2888
    @niciimafaaraxmaxamed2888 4 ปีที่แล้ว +63

    Asc waaa anigu joga kisamyo reer sool wlhi waan u qirya hanplyo dhulkygii

    • @roodajamac2521
      @roodajamac2521 4 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wall

    • @cabdikhaalaq139
      @cabdikhaalaq139 4 ปีที่แล้ว +2

      Reer sool wlhi waa dhulkaygii hoogo.mcn waxa joga hablo dhaqanka ilaaliya waxa jooga dhalinyaro qlpi furan mansh allh allow nodaaa sool waxa cadiw ku ah allow nooga qabo adaa caadilo wax walpa oge aaaamiin❤💋❤💋

  • @shaficiyasin9625
    @shaficiyasin9625 4 ปีที่แล้ว +32

    Walahi been maha awoowgey wu sameeyay waran bu kula dagaalamay egiriis qori wata allow ku naxariiso awoowe ❤️
    Gobanimadii aad u dhimaten maanta somali wa ku nooshahay

    • @maymuunabdurahmaan1356
      @maymuunabdurahmaan1356 4 ปีที่แล้ว

      Amiin walal

    • @idilabdi8039
      @idilabdi8039 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll qaliii ismacil miree miyaa awoow kuah plz anigabaa awoow buiyahaay ilasohadal alayaraxmaaa isojawab

  • @abdalleraul2861
    @abdalleraul2861 ปีที่แล้ว +7

    Halganka iyo guusha kadib yaa dhagaysanaya 🥰🥰🥰

  • @mudahikosman4145
    @mudahikosman4145 3 ปีที่แล้ว +58

    FROM BAADI CADE DHAL BUULO BARDE LOVE YOU DHULBAHANTE DARWIISHTA ♥️😘🌹

    • @xwnchanel504
      @xwnchanel504 3 ปีที่แล้ว

      Abtiyaa shay baadicace allaah ha indin daayo from dhulbahabto

    • @nimohirad1699
      @nimohirad1699 2 ปีที่แล้ว

      Aka dariskeeynii xalaaleed baadicade waa jaceylahay thanks

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed6636 3 ปีที่แล้ว +38

    Soomaali Aan Dhulbahante ku jirin lama Arkeen waa horaa adduunka laga waayi lahaa.❤❤

    • @carfoon3454
      @carfoon3454 ปีที่แล้ว

      Yeees thnks walalo

  • @fatumahirsi3927
    @fatumahirsi3927 4 ปีที่แล้ว +38

    I’m so proud to be aunt alle u naxariisteed siyad abdulle Hassan

  • @abdiato21
    @abdiato21 2 ปีที่แล้ว +12

    Guul Halyeeyadii Daraawiishta🐎⚔
    From Galmudug💚💙🤍 i love dhamaan ummada Sooomaaaliyeeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @wadania932
    @wadania932 4 ปีที่แล้ว +231

    Fii ogadeniya iyo Dhulbahante guul 💪💪🇸🇴

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +5

      ABDI ABDI Guul ❤️❤️❤️

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +9

      Ogaadeeniya guul from darwiish

    • @abdihakimfarah7732
      @abdihakimfarah7732 4 ปีที่แล้ว +6

      Wow my digaaa 💚💙❤ ogaden nima iyo rer awowgey dhulbahante ❤❤

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 3 ปีที่แล้ว +6

      Ugaden dhigaygi from dhulbhnte 🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

    • @fihiimaqurux1439
      @fihiimaqurux1439 ปีที่แล้ว +1

      Walaalaheen ogadeen wn idinjecelnahay from darwiish

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 4 ปีที่แล้ว +101

    SSC iyo Soomaali Galbeed waa ul Iyo diirkeed.💙❤💚

  • @abdif9987
    @abdif9987 2 ปีที่แล้ว +24

    Dhulbahante iyo geesiyada reer Sool horay u socda. Marka caday Ayan idinka so salamay from Biyamal 💪🏾❤️

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 4 ปีที่แล้ว +233

    Reer sool cid kasta way ogtahay kaalinta ay soomalinimada kaga jiraan waa dadki ugu horeyay ee africa diyarad lagu duqeyay inta loo taag waye waxayna tariiqdas uso hoyeen dhaman somaalida dadka waa ina loo qira wax qabadkooda iyo dadnimadooda horay usocda dhaman somali weyn from Buula barde Hiiraan

    • @ubahabdirashiid4588
      @ubahabdirashiid4588 4 ปีที่แล้ว +6

      Thankz wllo viiva hiraan dad
      sharaf naga mudan we love

    • @Hodan7812
      @Hodan7812 4 ปีที่แล้ว +3

      Salaan sare wllky from laascanod

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +3

      Thanks walal hiiraan dad aan jecelnahy noolada waligiin

    • @Norwey000
      @Norwey000 3 ปีที่แล้ว +1

      Sayidka maxamed abdule xasaan ba hor kacayay

    • @maxamedaxmed4703
      @maxamedaxmed4703 3 ปีที่แล้ว +1

      Gobalki xadarada iyo tarkhita

  • @abwaankaarsheade3379
    @abwaankaarsheade3379 3 ปีที่แล้ว +59

    I Am From Puntland gaar ahan Mudug Ilove Reer SooL io SanaaG Viva Reer Awowgay Dhulbahante Guulaysta❤👏

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 ปีที่แล้ว +4

      Tnx abti rer abti baad iitihiin waa hadad thy qolyaha aan halkaas kutumyo kk

  • @rahmaapdirahman6844
    @rahmaapdirahman6844 4 ปีที่แล้ว +29

    Laasacaanood magaladeydii masha allah budul abti nolow inbadan guuuuul👏👏💟✅🌸

  • @fatmaabdulkadirmohamedabdu887
    @fatmaabdulkadirmohamedabdu887 2 ปีที่แล้ว +59

    Love you dulbahante from Yusuf darood awrtable 🥰🥰

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 ปีที่แล้ว +9

    Dhagaysiga Dhaantadan Kama Daalo Anagu Hadan Nahay OG Dhulbahante Dadkaan ugu Jecelnahay Abwaan Ahmed Budul Mahadsanid Huuno Tolkeen Waxay ahaayeen ayaad Sheegtay Guulaysta Tolkeen Daraawish 🥰🥰🥰

  • @xiisosman1328
    @xiisosman1328 4 ปีที่แล้ว +132

    One love darawish wan idin jeclanahay dhulbahante waxa tihiin geesiyal walashiis marexan idin leh gulaystah

    • @ubahabdirashiid4588
      @ubahabdirashiid4588 4 ปีที่แล้ว +4

      Viiva mareexan sido
      kle ini jecelnahy wll ❤

    • @xiisosman1328
      @xiisosman1328 4 ปีที่แล้ว +4

      @@ubahabdirashiid4588 sido kle wll quruxeey

    • @xayaatsiciid3273
      @xayaatsiciid3273 4 ปีที่แล้ว +4

      Waanu kujecelnhy wll ql

    • @xamdabintumuxammad3067
      @xamdabintumuxammad3067 4 ปีที่แล้ว +7

      Qaali aaadbaan ujeclnhy dhammaan ummadda soomaliyeeed iyo weliba gobta mareexaan sade

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +2

      Walal mahadsnid sharfey

  • @behumblealways2510
    @behumblealways2510 4 ปีที่แล้ว +102

    Honestly this was to activate the Darwish to fight injustice in Laascanood . The Darwish are Brave men and No one can stop them .

  • @Mo.Cade01
    @Mo.Cade01 4 ปีที่แล้ว +54

    MashAllh daraawiish tolkey garabkiinaa nahay aniga ah beesha Jidwaaq ❤️💪🏿

  • @thugforlife8959
    @thugforlife8959 3 ปีที่แล้ว +35

    Halgama caan iyo heedhe sooley hal abuur Gabyaayaba walagaga haray From Garacad 🇸🇱🤟🏽 #Sool Sanaag iyo Cayn Khatuumo brotherhood💙

  • @naimaabdi2001
    @naimaabdi2001 2 ปีที่แล้ว +121

    Still listening 2022❤️my dadkayga darawiish from mj ❤️

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว +60

    Masha allah al fanaan axmed budul sool iyo geesiyaasha sayidka iyo daraawiish waan idiin jecelahy from xamar cadeey yaaqshiid sanca

    • @abdallajama1377
      @abdallajama1377 4 ปีที่แล้ว

      @Halaal Media waa lagaa qaaday walaale.

    • @halaalmedia3416
      @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว

      @@abdallajama1377 wll subscribe igu sharaf pleases

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว

      Xamar magaalo madaxdeena yaacshiid waan idin jeclhy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🙏🙏

  • @osmanabdi3596
    @osmanabdi3596 4 ปีที่แล้ว +169

    Dhulbahante haa israacdo, buhoodle, lasanod, meel kastey aad joogtaan. Darwiish ayaad tiihiin. 🐎🐎🐎. Beesha jidwaaq ayaan ahay waan ku salamaya

    • @siciidsalebaan1181
      @siciidsalebaan1181 4 ปีที่แล้ว +5

      Waa maqli doonta asgoo is raacay dhawan dalkisan xorystay waanauna kaa qaaday salanta poqoqrtooyo

    • @osmanabdi3596
      @osmanabdi3596 4 ปีที่แล้ว +2

      @@siciidsalebaan1181 mashallah saas ayaa fiican.

    • @siciidsalebaan1181
      @siciidsalebaan1181 4 ปีที่แล้ว +2

      @Ali Ali Alu niow malah afkaadan lahayan idooRbaa baaleh markaad leedahay mise dadaka murnka jecelaad that zxb

    • @asmaxirsi2956
      @asmaxirsi2956 4 ปีที่แล้ว +5

      Axmed waad salaamantahay inaadeer wiil jidwaaq absame laascaanood waa gurugaagii

    • @osmanabdi3596
      @osmanabdi3596 4 ปีที่แล้ว +3

      @@asmaxirsi2956 inshallah waan arki Lasanood mahadsaniid, sido kale jigjiga waa guuriga walashay.

  • @Jibriil4
    @Jibriil4 4 ปีที่แล้ว +244

    Dhulbahante abtiyaal❤️🙏🏽

    • @xayaatsiciid3273
      @xayaatsiciid3273 4 ปีที่แล้ว +3

      Hbo soodhawoow

    • @Jibriil4
      @Jibriil4 4 ปีที่แล้ว +3

      Xayaat Siciid: waa dhawahay habo mcn Mahad sanid❤️❤️🙏🏽

    • @mamkhayr5279
      @mamkhayr5279 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdiwali Abdule Asc waa no farxad in aan reer abti ku nahay sodhowow habaryar macaan

    • @xidigtadalmardalmar345
      @xidigtadalmardalmar345 4 ปีที่แล้ว +1

      Ha habo sodhawoow

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdiwali Abdule Soo dhawoow abti ❤️❤️❤️

  • @thegeniusmedia5907
    @thegeniusmedia5907 4 ปีที่แล้ว +5

    Dadka somalida ah gobonimo iyo wax isu quudhid inay leeyihiin halkan ayay ka muuqataa sida ay dhamaantood isugu raaceen inay walaalahood u qiraan inay dalkan iyo dadkan uso halgameen dhiigna iyo maalbana kuso bixiyeen inkastoo aanay u abaal gudin dawladihii dalka soo maray hadana taariikhdooda oo la xuso lana sheego waxan aminsanahy inay dhamaan gayiga somali waajib Ku tahay maadaama ay tahay taariikh naadir ah ama aan laga helayn Africa oo dhan i love Somali oo dhan🙏🏼❤️

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว

      The Genius Thank you walaal ❤️👏

  • @mohamedapdilahi2625
    @mohamedapdilahi2625 3 ปีที่แล้ว +50

    Whenever I Miss My Homei I Always Watch This Beautiful music ❤💯🐎🔥

  • @ahmedfaarah7250
    @ahmedfaarah7250 4 ปีที่แล้ว +141

    1997 ilaa 2003 baan nolashayda kusoo qatay Laascano
    Hadad ciyaal madareemin ama imaamu shafici School tahay like isaar

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkk sxb ma ihi lkn aad ban u aqaan wana kula socdaa kkkkkkk wagaas ma imamu shafici ba dhiganaysay

    • @abdiladiifmohamed6913
      @abdiladiifmohamed6913 3 ปีที่แล้ว

      Curka kaagal fardaa

    • @kdervishkhalil2992
      @kdervishkhalil2992 3 ปีที่แล้ว

      Iimaamu shaafici
      2002_2005 bn ahaa

    • @niciimoshanle156
      @niciimoshanle156 3 ปีที่แล้ว

      Madareemin halkaan ku soo bar baaray ilaa marka indhaha kala qaaday ilaa qaan gaadhkaygi ceelka tima jecel ma xasuusata 😍😢

    • @fahadabdi5584
      @fahadabdi5584 3 ปีที่แล้ว +1

      Waqtiga ayaa ana imady 2003
      Waan kasoo tagy iskuulkana waana dhiganaaye waxa dagany madareemin waliba koleejka agoonta gabdhaha

  • @sakariyeabdi7586
    @sakariyeabdi7586 4 ปีที่แล้ว +22

    Viva heer darwiish iyo Tolkay Axmed buduL nin heer ssc ah Thnkz you inader ❤😍

  • @maguidmuhiyadin1969
    @maguidmuhiyadin1969 4 ปีที่แล้ว +100

    Wlhi waa jeclahay nasabkii lascanood hablo gob ah baa gala ilahay Ha idinbarakee wllayaal from boorama

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว

      Maguid Muhiyadin Borama ❤️ Laascaanood

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +2

      Boorama hoygii tacliinta idin jeclnhy from darwiish

    • @darwiish9301
      @darwiish9301 3 ปีที่แล้ว

      Aduu magabdhahaad nagujeclaatay

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂🤣sxb ma gabdh baa gobolka ka jecelatay aan kusiinee 🤣🤣🤣

    • @fihiimaqurux1439
      @fihiimaqurux1439 ปีที่แล้ว

      Ragna waanu leenahay gabdho layne

  • @hakiimprankster1039
    @hakiimprankster1039 4 ปีที่แล้ว +115

    From galdogob salaan qaali ah to daraawiishta

    • @_.waryaa4078
      @_.waryaa4078 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal ma galdogob baa hada kusuganthy

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +1

      Mid lamida mazuul sare

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว +4

      Darbi daarood goldogob idin jecelnhy ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @halimaisse5359
      @halimaisse5359 4 ปีที่แล้ว +2

      Maasha allh from canad salan dhulbahante

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 3 ปีที่แล้ว +5

      Darbi darood geesiyadi darood Ismail guulaysta ban idin lenahay

  • @najiibdajiye7828
    @najiibdajiye7828 2 ปีที่แล้ว +40

    Anigo ah wiil reer Muqdisho waxa aad u jeeclahay Walalahen darawiish insha allah mar un ina idin so booqdo wa jeclahay❤
    Halyeeyadii Darawiishe lagu hertiyo iga gudoma salaan laabta kaso go'day❤

  • @caatoyare7917
    @caatoyare7917 4 ปีที่แล้ว +69

    Laascaanood indho urooneey
    Magaaladaydii waa uxiisay
    Viva buurta sayidka 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💚💚🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💯
    DARVISH LAND

  • @kikiidoyoulove484
    @kikiidoyoulove484 2 ปีที่แล้ว +6

    Ahmed Budul mahadsanid ina adeer
    Ku celceli Sooley Hada Sooley 💪💪💪

  • @aayanaayan6338
    @aayanaayan6338 2 ปีที่แล้ว +8

    Darawiish Abtiyaashay 😍😍❤❤🐎🐎 from Ogadenia

  • @Hamseshakawi
    @Hamseshakawi 2 ปีที่แล้ว +37

    still listening 2022 from muqdisho dhulbahante walahay malintaas waan taagnaa cabdi bile cabdi stadium Book fair ka 2019 i love Darawishta 💥💪👮‍♂👮‍♂

  • @husseinabdille420
    @husseinabdille420 2 ปีที่แล้ว +23

    The best Dhanta I ever listen like Sool and the Dulbahante People.its true surely.greeting from Kismayo.

  • @faysalali8095
    @faysalali8095 4 ปีที่แล้ว +9

    Dhulbahanti iyo habargiidir waa dad wada dashay🥰👏🤎

    • @musabomar9928
      @musabomar9928 3 ปีที่แล้ว +2

      Wayne wada dhalanay walaal; Waa walaal kaa oo dhulbahante ah ceerigaabona kasoo salaamaya💙🇸🇴

  • @halabuurhadalsame4738
    @halabuurhadalsame4738 4 ปีที่แล้ว +15

    Walee waa fanaan msha allh reer las anod quluubta ayaan idin jeclhy wlhiye sln gacaltyo from abwaan bogeeye hargaysa wxan aad ugu rajo waynahay dhawaan insha allh in aan idiin imaan doono anigoo sida barnaamij culus oo aan gobolka ugu talo galay saabsan insha allh

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว

      Insha allaah hal abuur hadalsame❤❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @suweydaquruuxqarankasomali8200
    @suweydaquruuxqarankasomali8200 4 ปีที่แล้ว +35

    Masha alllh gesiyadii darawiish guleysa from hirshabele

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว

      suweyda quruux qaranka somaliya 👏👏👏

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Suwayda mahadsanid

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว

      Hirshabeele ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @QamanHasan
    @QamanHasan 4 ปีที่แล้ว +156

    Anigo jooga gaarisa wan jeclahay lascanood

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 4 ปีที่แล้ว +2

      Qaman2989 Hasan Thanks We love ❤️ Reer Garissa Tolkeen ❤️

  • @sawdaabdihassan4762
    @sawdaabdihassan4762 4 ปีที่แล้ว +56

    Sool gull mashallah 🥰🥰 love you guys from Kenya 😍😍😍😘

  • @abdifatahjooye5439
    @abdifatahjooye5439 3 ปีที่แล้ว +11

    Ilahey amarkii dhulbahante wa iska jeclahay waxan darema ina dadka iga dhawayihiin aniga oo ah nin marexana viv darwishta

  • @ibrahimhassan5411
    @ibrahimhassan5411 4 ปีที่แล้ว +29

    Sool waa dhul taariikh weyn leh. Mar waa tagi insha Allah. From Mogadishu

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa kusoo dhoweyneynaah Walal

  • @tiktokvstiktok7457
    @tiktokvstiktok7457 4 ปีที่แล้ว +63

    maanshaAllah ❤️❤️ waan idin salaamay walaalayaal.gabadh re galdogob wye🖐🏼

    • @iswaaraahmed7324
      @iswaaraahmed7324 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan ka qaadanay wll

    • @rox7427
      @rox7427 3 ปีที่แล้ว

      My lasanod ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanmaxamedcabdi6608
    @xasanmaxamedcabdi6608 2 ปีที่แล้ว +9

    masha Allah dhulbahante Aloow Cadwgiina Jabi from jigjiga Cagdheer Tolkiin

  • @ubahabdirashiid4588
    @ubahabdirashiid4588 4 ปีที่แล้ว +29

    Mnsha allah abwan budul sharafa Naga mudntahy qiimo leh we love laascaanood howga garadada
    💔☔❤👑

  • @ibrahimmahamed5204
    @ibrahimmahamed5204 2 ปีที่แล้ว +13

    Iam from Baydhabo I Love Daraawish 💚❤

  • @dhashiijigjiga5097
    @dhashiijigjiga5097 4 ปีที่แล้ว +326

    Reer laascaanood idinku faana hadaan nahay asalkii reer jigjiga!😍😍😍😍😍

    • @biite4913
      @biite4913 4 ปีที่แล้ว +7

      Waaaaa rutaa

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +6

      Sidoo kale wlal wan kugu fanaa

    • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
      @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 4 ปีที่แล้ว +8

      Masha Allh reer jigjiga hadaa nahay waan soo dhawaynaynaa

    • @asmaxirsi2956
      @asmaxirsi2956 4 ปีที่แล้ว +9

      Jigjiga iyo laascaanood iskusi ayaan u arkaa waa iidinku xisaabtana

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +5

      We proud of u shrfey

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 2 ปีที่แล้ว +5

    Salamaad sool iyo sanaag
    Iyo Las caanood
    Waxa dagan. Dad jecl gobannimada
    Darawiishta Hal yyyedi gobyama
    Walagaga hary @from muqdisho we love you dadkega 🇸🇴

  • @omarmedo5403
    @omarmedo5403 2 ปีที่แล้ว +8

    Daraawish ❣ reerka ujeclahy kaarmo iyo ixtiraam iga mudan👑
    Biga love form Awdal baki 🥰❣

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane ปีที่แล้ว +4

    Heedhe Sooley ❤ heestan 2023 baan ku xasuusan doona inshaAllah I love you my dhiiga Daraawish from poqortooyada🇸🇱