Saado Ali Heestii Darawiish - Saado Ali Darawiish Song

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • SSC TIMES presents DARAWIISH the new song by Saado Ali, beautiful song for the Darawiish people (SSC people), the lyrics, voice and music is by Saado Ali. For more information visit www.SSCTIMES.com

ความคิดเห็น • 286

  • @mohamuda.xamaraawi5553
    @mohamuda.xamaraawi5553 ปีที่แล้ว +171

    Heestan kacdoonka dhulbahante 2023 baan ku bartay. Guul baan idiin rajayn dhashii darwiishtow. From hawiye.❤

  • @yuumanwiilplaayo161
    @yuumanwiilplaayo161 ปีที่แล้ว +285

    Hestaan dagalka laascanod kadib intaa soo Radisay like saraa Allow somali nimo nagu dil 2023 intaa so Radisay Hestaan legend wayee walhi dhiiga biiyo ma aahan 🦓🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamzehaji968
    @hamzehaji968 ปีที่แล้ว +99

    Jilkii darwiishkoow ismuujiya Hadad so booqtay insha'allah ssc guul ♥️🙋🏾‍♂️

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 ปีที่แล้ว +49

    Waxaan dhagaysanayaa caawa heestan waxaaan joogaa jigjiga international hotel waxaan shalay sooo galay laascaanood garaad axamad waxaan jecalahay inay noqoto khaatumo deegaan madax banaan gulaysta from ogadenia dhagaxbuur

  • @maliboy7467
    @maliboy7467 ปีที่แล้ว +38

    ILAHOOW u Naxariiso Mama Saado Cali Warsame😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿 from Wiil OG😫😫🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @moali6299
    @moali6299 ปีที่แล้ว +111

    15 sano kadib dhulbahante Oo xor ah iyo laascanood Oo calanki somali kataaganyahay
    #DARWIISHNIMO❤

  • @abshirohassan8374
    @abshirohassan8374 ปีที่แล้ว +31

    Darwiish hadaan maqlo dhiiga ikaca jah from Mj❤❤
    Allah hauanxristo Saado Cali❤️😍

  • @sadiqarte1318
    @sadiqarte1318 ปีที่แล้ว +25

    Ala manta yaa sado cali tusa halkey tagan yihin darawishta waa meshey la rabty fifa darawish 💙💙🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @maandeeqchanel7424
    @maandeeqchanel7424 ปีที่แล้ว +19

    Maanta fiicnaan lahaydaa in ay nolaan lahayd ALSW ha unaxariisto Harti waa midòobey guul🐎🇸🇱🇧🇸

  • @fardowsaabdullahi8946
    @fardowsaabdullahi8946 ปีที่แล้ว +28

    Dhulbahante guleysto dadkeygow from marexan garabkina nahey ❤

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p ปีที่แล้ว +35

    الله يرحمها ويغفرلها ياربsaado Cali viva darwiish from mj🇸🇱

  • @randomeology2063
    @randomeology2063 ปีที่แล้ว +31

    I wish Edo Saado were alive today to share the joy and victory with reer lascanod and what they have achieved today. Ilahey ku naxaristo eid we love you. Freon mareexan

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 ปีที่แล้ว +34

    Listening After 12 Years, Eedo Saado Cali Alle Naxariisti Janno hakaa waraabiyo. Dhaxal Ayaad Nooga tagtay! 🤍💙🐎

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 14 ปีที่แล้ว +264

    Jaahuurkay wadatiyo,
    Jeedala Amxaarada,
    Jidka kheyrka qaadoo ,
    Jiilkii darwiishkoow
    Jibsin qaatayaashiyo,
    Jaajuuska ha u tudhina,
    Jiilkii Darwiishkoow, jiilkii darwiishkoow} jiilkii darwiishkoow}.
    Tacabkiinii Jeer hore,
    Libta aad ku jeebteen,
    Jira oo ilaashada,
    Jira oo ilaashada
    Jiilkii Dariishkooy.
    Soomaali jamaceed,
    Yaa dhankiina- joogtee,
    Gobonimadu yay jabin,
    Dalka jaan -lakal jarin,
    Jiilkii Darwiishkoow,jiilkii darwishkoow.

  • @zamanaali7266
    @zamanaali7266 ปีที่แล้ว +60

    Janadi ilhay haka warabiyo, your legacy will live through us😭❤️❤️❤️

  • @RaaqiyaSayidAli_
    @RaaqiyaSayidAli_ ปีที่แล้ว +21

    12 sano kadib Hestaan Maamo Sahro AUN qaaday, Darwiish Maanta kaceen oo Magaalooyin badan SNM heysatay laga saaray Laascaanood ugu horeyso Maanta uu ka taagan yahay Calankii Khaatumo 🇸🇴🐎 Waxaa rajeynaa sanooyin yar kadib Gobbolada SSC Inee Maamul Gaar ah yeeshaan oo Wiilashooda iyo Gabdhahooda Madax ka noqdaan Insha allah. Guuleysta Dhulbahantoow oo isku duubnaada waligiin 🥺🇸🇴🐎❤️

  • @zakariyefaysal7424
    @zakariyefaysal7424 ปีที่แล้ว +14

    Illhy ha u naxariisto maamo saado cali

  • @yusuf123somali
    @yusuf123somali ปีที่แล้ว +19

    Dadka 2023 daawanaayO Love ilmaderayal ii saar 😂😂

  • @sabnaagaas578
    @sabnaagaas578 ปีที่แล้ว +231

    You are still alive by our side, may God have mercy on you🤲😥 02/02/2023

  • @suhaybibrahim9919
    @suhaybibrahim9919 ปีที่แล้ว +94

    9;00 Fiidnimo 10/03/2023 still listening this Heart touching Song..............🧡 VIVA DARWIIIIIIIIISH FROM OGADEEN🇬🇲🐎💪

  • @mariobintuhusein598
    @mariobintuhusein598 ปีที่แล้ว +18

    Alha kunxriisto saado cali qyb wynbay Kathy guulaha daraawiiish aydoo qabri kujrta alha haku nuuriyo qabrigaa mamo😰🤲

  • @abdikarimjabril9264
    @abdikarimjabril9264 ปีที่แล้ว +47

    This song today it’s must to listen because independent day for SSC

  • @mohayoung9579
    @mohayoung9579 ปีที่แล้ว +3

    Saado wadaniyad meel fog wax ka aragta bey aheyd derwish iyo umadii somaliyeed ee uu England xasuuqday alle ha u naxariisto.

  • @osmancuuke6901
    @osmancuuke6901 ปีที่แล้ว +21

    waa Malin Talado ah Ayy tarikhdu 14 March 2023 Hooyo Mcn ILahay Qabriga haku nuuriyo 😭😓😥😥

  • @teamkaazow5480
    @teamkaazow5480 ปีที่แล้ว +11

    Noolaada weligiina SSC ❤ dad jira 💯🇸🇴✅

  • @cannavaroatletiko409
    @cannavaroatletiko409 ปีที่แล้ว +6

    Soo joogso diideen
    Faro galiyo oo bara
    Cashar ay ku jiifsan
    Jawab lama ilaawin
    Ha jabeen jiido
    Jilibkii darwiishoo
    Jilibkii darwiishooww💪

  • @Ali-diiriye
    @Ali-diiriye ปีที่แล้ว +10

    Guubabadii aad bilawday maamo saado ali warsame maanta ayaa lagu dhaqaaqay incha allh guul adna illahay haku naxariisto 4/1/2023

  • @mowlidmohamed40
    @mowlidmohamed40 ปีที่แล้ว +11

    Dhaxalkii hooyo saado cali
    Baanu maanta guranaynaa❤😭🐎

  • @WHO2024
    @WHO2024 ปีที่แล้ว +5

    Saado Cali, Allaha u naxriisto. Qof qaali ah bay aheyd. Janat Alfirdows Alacla Allaha haka waraabiyo. Allahuma aghfir laha warxamha wa'anta kheyru Alraaximiin. Allahuma aamiin. Gacan ka xaq darran baa dishey. Kuwii ka danbeeyey dilkeeda, calaamad Allow ka soo saar.
    Heestan waa dardaaran dhaxal gal ah. Waxaan jaclaan laha inay nala joogi laheyd sidey u aragto Sool, Sanaag iyo Cayn oo calankii Somaliya ka babinaayo.😢

  • @mizzlaascanod
    @mizzlaascanod 14 ปีที่แล้ว +37

    woooooooooow axxyaa wadanii wale taalo lagu xuuso baa lagu dhiisayaa Saado taqiikhda somalia qayp weyn baad ka tahay i long life

  • @somalidentist4131
    @somalidentist4131 ปีที่แล้ว +15

    Int soo raadisay intii Dagaalku dhacay😀

  • @guuledakon9040
    @guuledakon9040 ปีที่แล้ว +8

    Gulufku waa halkiisi gayiga soomali baa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭

  • @safiyamohamed9651
    @safiyamohamed9651 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah it seemed like inay hada qaaday Illahay ha udenbi dhaafo Sado Ali- awladedane allaha ha u hanuniyo Amiin Amiin Amiin

  • @soumeyasalah5789
    @soumeyasalah5789 4 ปีที่แล้ว +11

    Love from jigjiga ♥️♥️ darwishta dadka kalya aynu dhiga wadagno

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah tabarakAllah my dhigay Xafido Allah InshaAllah Ameen Ameen 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️Keep going inadeer qaali and success InshaAllah

  • @suleimanhussein2216
    @suleimanhussein2216 ปีที่แล้ว +84

    2023 still listened.... Rip eedo mcn from og cowshaqani 😭❤️💯🙏🙏

  • @suheib9714
    @suheib9714 ปีที่แล้ว +3

    Eedadyad saado Ali warsame guushii wadada ayaan ahynaa waxaad u dhimaty xornimada somali Iyo weliba reer khaatumo eedo qaali kama tegayno dhaxalka aad noo reebty ❤️❤️🥲🥲

  • @Samiira87
    @Samiira87 14 ปีที่แล้ว +85

    jannaa dagataye ee kaca jiilkii darwiishtoow jiic weeye ee jara jiilkii darwiishtoow waydinkii u jilib dhigayee ingiriiskii jebiyee talyaanigii jidh-jidhaye qarankii jaheeyee jiriqaayadeediyo jeegada amxaarada jaahuurkay wadatiyo jeegada amxaarada jidka khayrka qaadoow jiilkii darwiishtoow jiilkii darwiishtoow jibshi qaatayaashiyo jaajuuska haw tudhina jiilkii darwiishtoow jiilkii darwiishtoow tacabkiini jiil hore dhibta aad ku jabiseen jira oo ilaashada jiilkii darwiishtoow jiilkii darwiishtow.

  • @Marianmoha
    @Marianmoha ปีที่แล้ว +9

    Wadaniyiinta soomaaliyeed 🇸🇴 darwiish guul 💪

  • @Ina-Rooble
    @Ina-Rooble ปีที่แล้ว +3

    Gobanimadu yay jabin dalka yaan la kala jarin eedo saado alle haku naxariiso waan jeclaa maanta inaad halganka Nala joogto🥺💖

  • @bandhigadaljir8172
    @bandhigadaljir8172 ปีที่แล้ว +5

    Darwiish waan jeclahay anoo Ashraaf ah

  • @nastehomahdi5199
    @nastehomahdi5199 ปีที่แล้ว +6

    Inta dawanaysaa 2023 is muujiya 👍

  • @shaaxmcn
    @shaaxmcn ปีที่แล้ว +28

    proud to be somalia 🇸🇴

  • @abshirshariif9498
    @abshirshariif9498 ปีที่แล้ว +2

    Kacdoonka laas caano 2023 ka dib ciddii daawaneysa Waan ku salaamay SSC ha noolaato

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 14 ปีที่แล้ว +68

    Janaa dagatayee kaca .
    Jiilkii darwiishkoow,
    Jiic weeye ee jara jiilkii darwiishkoow.
    Waa- idinkii u jilib dhigaye,
    Ingriiskii jabiyee,
    Talyaanigii jidh- jidhayee,
    Faran siis jageeyee.
    Jiriqaayadeediyo,
    Jeedala am xaarada,

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 ปีที่แล้ว +4

    Geesiyada kaliya Ee soomaali dib uu xoreyn kara una mideeyn kara .
    #Darawiishiyiinta Casriga ah Allow Quwee 🤲🏾🌎🇸🇴❤️

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 14 ปีที่แล้ว +132

    tol'ay oo tol'ay, Long Live Darawiish...

  • @ainmashasfamily5951
    @ainmashasfamily5951 ปีที่แล้ว +20

    I'm so proud of you, God bless you.

  • @maanrosh4392
    @maanrosh4392 ปีที่แล้ว +2

    12sano kadib ayaan daawanayaa Darwiish oo Dagaal ku jira iidoor iyo Engiriisna laysey 🫡🔥

  • @amiish4991
    @amiish4991 ปีที่แล้ว +5

    Darawizh🐎🐎 gul dhiiga from djibouti 🇩🇯 ❤

  • @anisa2028
    @anisa2028 14 ปีที่แล้ว +44

    alaah ruun badaanaa,, halkaas kaa waad, this makes me cry,,

  • @Samiira87
    @Samiira87 14 ปีที่แล้ว +16

    jannaa dagataye ee kaca jiilkii darwiishtoooow jiic weeye ee kaca jiilkii darwiishtoow nolooooooow saado qurux

  • @abdullaahiquluxiye3569
    @abdullaahiquluxiye3569 ปีที่แล้ว +3

    Halgankii saado cali AUN waa rumoobay 26/feb/2023

  • @ifraaah
    @ifraaah 14 ปีที่แล้ว +17

    janad dhalataye kacaaaaaaaa....viiivaa heestan
    edaday ilahay ka ku daaaayo ..long live ssc

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 ปีที่แล้ว +3

    Saado Cali Allow Kuu Naxariso Oo Godka Kuu Nuuri Heesahagi Maanta Ayay Shiidalki Halganka Gobolada #SSC Noqdeen

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +3

    Meelkasta ku Qora Magaca Saada May Dhiman weliba Gabdhaha Ssc U Dhisa Majit I Hope I Seen Masaajit Saada Cali

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 ปีที่แล้ว +2

    eedo hadalkaagii wan qaadanaey dalkiina in lakala jaro waan diidney snm waan ka saarney riyadoodiina waan soo afjarney wa 23/03/2023

  • @engabdirashiddiriejama6591
    @engabdirashiddiriejama6591 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu naxariisto mujaahidad maad naga dhiman waa naga dhuumatey wali dhiirigalintaada ayaa nagarab taagan

  • @ifraaah
    @ifraaah 14 ปีที่แล้ว +26

    janad dhalataye kaca .........viivaa
    edaday ilahay ha daayo......long live

  • @rayanabdi8499
    @rayanabdi8499 4 ปีที่แล้ว +3

    Mamo sado cali warsame alle janatul fardowsa kawarabi miwadin dhaba ahaYde 2020 dawanaYa form laz.anod ❤❤

  • @normanjinniboqor7063
    @normanjinniboqor7063 ปีที่แล้ว +2

    Eebbe haku raxmado qabriga haku nuuriyo eedo Saado.

  • @habalayo
    @habalayo 14 ปีที่แล้ว +44

    best song ya saado cali i love't
    darwiishland haanalooto iyo somalia

  • @ismaciil7444
    @ismaciil7444 ปีที่แล้ว +4

    Yaa daawanaayo kadib kacdoonka dhulbahante 🏇 🏇

  • @hamzamohamednoor7532
    @hamzamohamednoor7532 ปีที่แล้ว +62

    Day by day , we will let go of this loss, but we will never let go of our Love. R.I.P

  • @FatimaHodan-bq5qu
    @FatimaHodan-bq5qu ปีที่แล้ว +4

    2/4/2023 wale isaaq melba lagaga soharay eedo saado waxbdan bay wax inoshegty lkn alxm imnka mirahedi waxay noqoty shidalka jmahirta “gardarey jidaystene jidinkoda hosiyo runta jeda ugu dhiga “🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴

  • @nastaegal4533
    @nastaegal4533 ปีที่แล้ว +2

    2023 ayan daawanaya ilhyow ku naxariso saado cali warsame
    Viiva ssc kacdoonka lagu xoraynayo dhulkii darawiishta hasocdo from xiriirland galdogob 🥰🥰🥰🥰

  • @Mubarik_Mustophe
    @Mubarik_Mustophe ปีที่แล้ว +2

    Alle haku naxariisto sadi cali waxad aheyd darwiishad

  • @runingherros5627
    @runingherros5627 ปีที่แล้ว +3

    Eedo hestada manta tolky u ayey ilahow ku naxriiso eddo😢😢😢😢😢😢

  • @amelELummah
    @amelELummah 13 ปีที่แล้ว +33

    somalia haa nolaato... Viva Eedo Saado!!

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 ปีที่แล้ว +1

    12sano.kadib baan dhegysana mrkay heestan qady Aun eedo saado cali .
    Goor ay laascaanood xor noqoty .dadkuna gobonimu ku noolyihiin

  • @Somali.Pirate1
    @Somali.Pirate1 ปีที่แล้ว +11

    Somaliland haa dacdo, laascaanood SSC guul 🇸🇴

  • @ifraaah
    @ifraaah 14 ปีที่แล้ว +15

    janad dhalataye kaca jilki darwiishtow.....vivaaaa
    edaday macan ,,,,,,,,,i love her

  • @adennahar7835
    @adennahar7835 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto Sado Ali

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay danbigaaga hadhaafo kahuu na naxariisto Aamiin .❤

  • @Yacquub21
    @Yacquub21 ปีที่แล้ว +3

    2023 waxaan soo boqday snm oo laasnaacod laga saaray❤🇸🇴🐎

  • @raxmafarhan3304
    @raxmafarhan3304 ปีที่แล้ว +17

    الله يرحمك ويغفر لك ويسكنك فسيح جناته اللهم آمين

  • @mohmedali4948
    @mohmedali4948 5 ปีที่แล้ว +1

    Sado ali warsame naxariisti janno.alle hawgu deeqo bi'idinillah 😟😟😟

  • @abdullahabdi9505
    @abdullahabdi9505 ปีที่แล้ว +3

    Somalia 🇸🇴🇸🇴 hanolato 💪💪

  • @ayanmoha1430
    @ayanmoha1430 ปีที่แล้ว +5

    Long live darwiish 😢❤

  • @BigMan-dx7yl
    @BigMan-dx7yl ปีที่แล้ว +2

    Qurxon badnan lehed in add manta nolato hoyo 😭😭😭

  • @haajiyo1
    @haajiyo1 14 ปีที่แล้ว +36

    HEESTAAN INABA CAADI MAAHAN LOVE U SADO AND MY SSC.

  • @ahmed_darwish2866
    @ahmed_darwish2866 ปีที่แล้ว +4

    Still I’m watching jilibkii darawishkow prou to be ssc 😢😢 1:26am 13/may/2023

  • @ayannaqurx3072
    @ayannaqurx3072 ปีที่แล้ว +1

    2023 ayey no noqtay hiil iyo gobadin Heston sado cali warmer ilahy ku unaxristo hanolaato ssc hanolato

  • @Hareedo
    @Hareedo ปีที่แล้ว

    Allah u naxariisto janadiisana ha geeyo waxey eheed wadaniyad asal ah ayey eheed 2023 ayan dhageensanoya Allah u hiiliyo shacabka reer SSC

  • @ahmeddhagadhere9416
    @ahmeddhagadhere9416 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo mcney naxariistii janno Allaha ku siiyo 😢😢😢😥😥😥

  • @hamzmo774
    @hamzmo774 ปีที่แล้ว +6

    Allah bless you my cousin ❤

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 ปีที่แล้ว +2

    Darawish guul iyo gobanimo💪💙💙🇸🇴

  • @jamshiabdo7942
    @jamshiabdo7942 ปีที่แล้ว +1

    Hadaa halgankii dadkaagii gaaray allh haku naxariisto eedo

  • @mankainacawlle3767
    @mankainacawlle3767 ปีที่แล้ว +4

    Daraawishnimo❤

  • @farhamohamud4933
    @farhamohamud4933 ปีที่แล้ว +10

    Best song ever❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @gulletzimpa
    @gulletzimpa ปีที่แล้ว +2

    Illahay ha ku naxriist0 saado ali warsame 😭🥲

  • @Ololsson
    @Ololsson ปีที่แล้ว +2

    Yaa iladha geysana 2023

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto saado cali warsame😓😓

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 4 ปีที่แล้ว +2

    Jiilkii darwiishkoow😭😭😭

  • @XasanMaxamed-zd1bg
    @XasanMaxamed-zd1bg ปีที่แล้ว +3

    😢😢lascanood allow no daa amiin

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว +3

    Guul guul guul iyo gobanimo ssc qaatumo soomaaliya

  • @ahmedd2
    @ahmedd2 14 ปีที่แล้ว +52

    gobanimada yey jabin, dalka yaan lakala jarin.
    waa hadal xikmadi ku dhan tahay.

  • @bintadani8257
    @bintadani8257 ปีที่แล้ว +1

    Hoyo sado Ali Warsame (Allah yarahma) halkad larabty mantey taganthy ssc wlle xoroow dalkagii iyo dadkagibaa🐎❤️hestii ad inogaa tagtaynaa dhaxal bey ino noqotay🥺❤️ 27/1/2023

  • @shucayb271
    @shucayb271 ปีที่แล้ว +3

    Darwiish guul iyo gobonimo 🙏🏻💔

  • @marwaancabdi
    @marwaancabdi ปีที่แล้ว +3

    Ciidi hadaa dawanaysa like isaara