Daawo; Sh. Soomow Oo Weerar Ku Qaaday Sh. Umal. War Ma Adaa I dhihi Kara Nebiga Injir Ayaa Ku Jirta?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @Cabdiqafaar-hp9cg
    @Cabdiqafaar-hp9cg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caalim ❤❤❤❤❤❤

  • @omaryare6347
    @omaryare6347 2 หลายเดือนก่อน +1

    بين لنا سند الحديث النبوي الشريف الصحيح

  • @Alberta-q4e
    @Alberta-q4e 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somow masajidka ciyaarta ka daa xadiiska sanadkiisa sheeg buqaari am muslim kala cadey bahasha Hana wareerinin suyuudi waligey ma maqlin😂

    • @cabdimalikshafi3636
      @cabdimalikshafi3636 2 หลายเดือนก่อน

      Caadi matihid❤

    • @MSharifTrading
      @MSharifTrading 2 หลายเดือนก่อน

      Suyooti waa caalim culimadii hore ka mid ah, laakin soomoow wuu wareersanyahay

    • @aydarussharifali8976
      @aydarussharifali8976 2 หลายเดือนก่อน +1

      Walahi waa fashilmay xadiiska ya weriyey meel maku sheegi karo xadiska Meel uu ku xusan yahay ma sheegi karo bukhari ma dhihi karo muslim ma dhihi karo , waxad moodaa balaaleey nal loo daray marba derbi u bodaysa gebgebta jooji somoow quburaha cabuudista ayuu qiil u radinaya 😂😂

    • @MSharifTrading
      @MSharifTrading 2 หลายเดือนก่อน

      @@aydarussharifali8976 😂😂😂

  • @saladmoalinibrahim3117
    @saladmoalinibrahim3117 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeeer Xafiitj sax ah keeen Waali lamarabeee

  • @Muktarkalafuremaalim
    @Muktarkalafuremaalim 2 หลายเดือนก่อน +2

    وإذا كان الكذب حرام على عموم الناس، فإن الكذب على رسول الله صلى الله عليه وسلم أشد وأعظم، فإنه من أقبح المنكرات، ومن أكبر الكبائر، فمن خصائصه صلوات الله وسلامه عليه أن الكذب عليه ليس كالكذب على غيره، لقوله صلى الله عليه وسلم: (إن كذبا علي ليس ككذب على أحد، من كذب علي متعمدا فليتبوأ مقعده من النار) رواه البخاري. قال القاضي عياض: "وإذا كان الكذب ممنوعا فى الشرع جملة فهو على النبى عليه السلام أشد، لأن حقه أعظم، وحق الشريعة آكد، وإباحة الكذب عليه ذريعة إلى إبطال شرعه، وتحريف دينه

  • @Muktarkalafuremaalim
    @Muktarkalafuremaalim 2 หลายเดือนก่อน +1

    فعن عبد الله بن مسعود رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: (عليكم بالصدق، فإن الصدق يهدي إلى البر، وإن البر يهدي إلى الجنة، وما يزال الرجل يصدق ويتحرى الصدق حتى يكتب عند الله صديقا، وإياكم والكذب، فإن الكذب يهدي إلى الفجور، وإن الفجور يهدي إلى النار، وما يزال العبد يكذب ويتحرى الكذب حتى يكتب عند الله كذابا) رواه البخاري.

  • @Muktarkalafuremaalim
    @Muktarkalafuremaalim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomoow xadiithkan jid uyeel bukhaari iyo Muslim meelkaga soorid suyuudhibaa wariyay iyo rasuulkaa dhahay kalasaar

  • @abdiabdullahi3501
    @abdiabdullahi3501 2 หลายเดือนก่อน

    Sh Soomow waa culimadii la arki jiray, Laakiin Umal waa qoladii Sucuudiga inagaga timid, ee dalkeenii iyo diintiiba naga qalqaliyey!

  • @osamamohamednoor
    @osamamohamednoor 2 หลายเดือนก่อน

    Hay oo adi ma isku ogthy jaahilnimada😂😂

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 2 หลายเดือนก่อน

    Ar umal waa ceeboobay see u kasi waayey xadiiskaa

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 2 หลายเดือนก่อน

    Horta soomoow umal ka adag 😆 🤣 😂 😹

  • @abdiqafarkula6453
    @abdiqafarkula6453 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somoow oo kitab kala furaya arag. Qof wax yaqana laiska dhigaa 😂. Xita qabka oo uhadlayo ayaad kafahmi karta jahilnimadisa iyo xamasadisa

  • @Muktarkalafuremaalim
    @Muktarkalafuremaalim 2 หลายเดือนก่อน

    وقال عليه الصلاة والسلام: {مَنْ لَمْ يَحْزَنْ لِمَوْتِ العَالِمِ، فَهُوَ مُنَافِقٌ مُنَافِقٌ مُنَافِقٌ} قالها ثلاث مرات. وقال عليه الصلاة والسلام: {مَا مِنْ عَبْدٍ يَمُرَّ بِقَبْرِ رَجُلٍ كَانَ يَعْرِفُهُ في الدُّنْيَا فَيُسَلِّمُ عَلَيْهِ إلا عرفَهُ وردَّ عَلَيْه السَّلامَ} .

    • @abdinasirgaraad4132
      @abdinasirgaraad4132 2 หลายเดือนก่อน

      walaal imamku saxaabi maahee zanad u yeel bal keen cidii laga wariyay.

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 2 หลายเดือนก่อน

    Sh umal ma ogayn xadiiska ,

  • @sadikmohamednur1981
    @sadikmohamednur1981 2 หลายเดือนก่อน

    muxuu la soo kala baxay waa maxay war xadhiithka meel ku sheeg sheekh umal waa muxadithe

  • @hidayodhicisow110
    @hidayodhicisow110 2 หลายเดือนก่อน

    Waxmataqaanide waxbaro sayuudi meeshaan majooge

  • @Qalaska
    @Qalaska 2 หลายเดือนก่อน

    Bal qofkaaa saaa diin sheeganaya waleee soomaali meel xun bay maraaysaaa madaxwayne xasan sh waa inuu ninkan jeel dhigaaa oo kaqabtaaa umada

  • @KhalidOmar-s1y
    @KhalidOmar-s1y 2 หลายเดือนก่อน

    Wadaad ma ihi laakiin sheikha waa xoogaa waali ah aan ka dareemooyaaa

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 2 หลายเดือนก่อน

    Masaailka uukahadlay sh umal qofka carabigabyaqaanaa waa fahmayay
    Waxyaalo diini ah ayaa laydinkuhaystaa ee kahadal hadal loomabaahnee

  • @sheikhalibukhari2115
    @sheikhalibukhari2115 2 หลายเดือนก่อน

    Sh.wuxuu ku celceliyay inuu culimo yahay

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 2 หลายเดือนก่อน

    Quraafad meeshan looma baahna daliil la imow

  • @Qalaska
    @Qalaska 2 หลายเดือนก่อน

    Waleee kani waa jaahil

  • @mohamedOmar-k6g
    @mohamedOmar-k6g 2 หลายเดือนก่อน

    Sufiyatha moye maislamkaleayajira wahabiyatha hatowbakenan

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 หลายเดือนก่อน

    bee naa laad tahay kumadhaqantid sunadiisa maxaad gar ka uxiirtaa

  • @sadikmohamednur1981
    @sadikmohamednur1981 2 หลายเดือนก่อน

    suyuudhi dhalashadiisa iska daayw sanadka xadiithka sheek

  • @abuafnaanmusa5859
    @abuafnaanmusa5859 2 หลายเดือนก่อน

    شيخ على كرسيه معمما يحسب الجاهل عالما

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    hayuuhu been badana war caay iyo aflaagaado mooye suufiyadu wax kale mayaqaanin soomayey arka bal

  • @Abuusaadaqxasan
    @Abuusaadaqxasan 2 หลายเดือนก่อน

    Iska aamus adeer meesha waxba kuma heeysiine

  • @mohamedOmar-k6g
    @mohamedOmar-k6g 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walalow wahan halahadlini iskada wahabi iyo Baraka waykalafugyihi