قال ﷺ من قال في مؤمن ما ليس فيه؛ أسكنه الله رَدْغَة الخبال، حتى يخرج مما قال". رواه الإمام أحمد / صححه الإمام الألباني رَدْغَة الخبال: عصارة أهل النار. Ilaahoow nabad baadi waar bal xadiiskaa udhug lahaada nimankiinaa suufiyada sheeganaya ee dadka gaalaysiinayoow
Miskiin baa tahay ee diinta baro. 1. Ninkani inta uu sheegay waa intii Sheekh Umal sheegay oo aheyd inuu xadiiskaasi been abuur yahay,isagoo cadeeyey siduu ku noqday oo ka caan-faahsan sidan. A. Ogow Soomow markii hore ma sheegin meesha xadiiska laga helo ee markii lagu yidhi haduu rabo halkaasuu ku alifay ayuu sheegay kitaabka uu ku qoran yahay oo weliba aan aheyn kutubta xadiiska loogu noqdo sida walaalkaniba cadeeyey. B.Hadalka haduu rabo isagaa aliftay ama halkaasuu ku aliftay waxaa la isticmaalaa marka qofka been cad lagu yaqaano weliba soo noq-noqota sida Soomow imisa jeer baa xadiis beena lagu radiyey oo hore. C. Sida walaalkaniba sheegay ee aad dhegahaaga ku maqashay xadiisku waa been abuur cad,markaa qofkii dadka u sheegaa waa been abuurtay oo hadana waa beenaale (kadaab) sida walaalkaniba xadiis saxiixa ku sheegay. Marka Soomow waa kadaab weliba u dheereeya ka been sheegida Allah iyo Nebi Maxamed (SCW). D. Sheekh Umal markii Soomow qayliyey ee sheegay meeshuu ka ka keenay Sheekh Umal inta walaalkani sheegay iyo ka badan oo cadeyn ah buu keenay ka hor clipkan brotherku kuugu sii cadeynayo been abuurka Soomow. E.Walaalkani wuxuu kuu cadeeyey oo kuugu celiyey intii Sheekh Umal sheegay oo weliba kooban inuu xadiiska Soomow keenay been abuur yahay ee ogow Soomow waa u cado inuu Nabiga (SCW) ku been abuurto iyo weliba Allah waana beenaale ay ka suurtowdo inuu halkaas ku alifo iwm. Geba-gebo :- Difaacida Soomow oo Allah iyo Rasuuliisa inbadan ku been abuurtay waxay kuu turto waad uun inaad ku halaagsanto keliya ee Allah u too af keen,ogow adiguna waa la mid tahay been abuurka Nebi Maxamed (SCW kwaad hadaad muslin tahay balse hadaad gaal isqarinaya tahay cilmi axaadiis meel aad ka mari karto majiro oo kuwa kaa aqoon badan baa ku daalay.
Adeer hadal kaaga ka saar doqonimada xaqa iyo baadilku waa kala cad yahay ee ama sheikh uma l حفظ الله ورعاه xaqa uu ka dhawaajiay ku raac ama shaydaan soomow raac, niicda ka saar meesha
@@halimaahmed2179hadii been lagugu yaqaan oo iska sii wadid xadiis beena oo aanad sheegin meeshuu ku yaalo waa lagu odhanayaa adigaa aliftay hadii kale sheeg meeshuu ku yaalo iwm. Hada wataa laguu sheegay inuu xadiisku been yahay oo Sheekh Umal na markii dambe intan iyo ka badanba sheegaye miyaanu Soomow xadiiska kale ee qofku inuu beenaale noqonayo sheegaya ku dhaceyn. Adiga ayaa baran kara cilmiga xadiiska.
Inta igu raacsan shiakh Umul like
Umul waa beenaale alle umada hakaqabto
@@IsmaaciilCqaadir-th5pm ❤️👑
sh umal iyo waa nin diin leh
soomaw waa diin laawe
lkn arinta xadiithka waxaa kusaxan diin laawe soomaw
@@FaadumodaahirafraxMomp
Labaduba waa siyaasad wllaly diin iskumahayaaan waa arin.qabiil somow.aya umul udiiday muqdusho waqtigii farmaajo sas iskuhayaan
Shekh umal Allah haxafid wa halka shekh kaliya eee xaqa cadeya cilmaniinta gaalada khaniisinta khaawarijta bidcada iyo suufiya xafidullah shekh umal aya kadifaaci mashallah
Sh umal maaxaqa cadeya 😂😂 sow asaga bilaa aadab wax hadow radaya xitaa uradiyo sida dhalinyaro bilacilmi buuqeysa uhadla sh dhaamo allaha kuu sahlo umal
@@deeqo1223 bal shekh umal mooye cidkale oo dinta difaaci car wa hebal dheh shirkiga sugiyama dhagarta khawaarijta cilmaniinta naag somali ah gaaaladu wadato umal kaliya ka hadla
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
قال ﷺ من قال في مؤمن ما ليس فيه؛ أسكنه الله رَدْغَة الخبال، حتى يخرج مما قال". رواه الإمام أحمد / صححه الإمام الألباني رَدْغَة الخبال: عصارة أهل النار.
Ilaahoow nabad baadi waar bal xadiiskaa udhug lahaada nimankiinaa suufiyada sheeganaya ee dadka gaalaysiinayoow
Salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam ❤
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis
Sheekh Umal ilaahay habarakeeyo Noocaas diinta beenta kasheegaya meel buu naga sàaray
Shiakh ummul ku kalsoonada. Shiakh Allah Cilmi siiyy wye m.a
Masha Allah shiekh wan kufamey si wanagsan Allah haguhafidho. Latali Solow walal.
Sheekh badbaado aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida wanaagsan oo aad noo bayaamisey shubahaadka ku jirey xadiiskii uu soo qaatey sh soomow
7:23 If you take a liar story and retold, that makes a liar or ignorant person. May ALLAH SWT protect sh umal
Sheekh Badbaado Maanta Xaq Ayaad Sheegtay Walaal
Asc. Jazaakalaah
Asc jazaka allahu kheir sheikh
MashaAllah, ALLOW fidnada naga foge diintena waasic noga dhig
Shukran balse midkale baa lagu haystaa oo isla gobraas uu ku shegay kaana ka soo hadal
Maanshaa allaah sheekh umal. Allaah. Haxifdiyo. Adi kan jaahilka ah eeyuutuubka kutuugsada eee intaa hadaad. Akhriro intaa saad. Helaysaa. Allaah kabaq oobeenta diinta kaadaa. Allaahna waad lakulmidoontaa
Sheekh Soomoow xafidullaah
badbaado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheekh soomow wuxuu noo sheegay in nabi maxamed cinda sitratul muntahaa oo uu raacay nabiga barkin uu sh cabduqaadir ku sawiran yahay
Zcw🤍🫶🏻🫶🏻🫶🏻💯💯💯💯💯
يا شيخ لم تعدل بين الشيخين في هذه القضية
Soomow baa cadaalad Rabaa . Miyaa caamoy YAA idin culima.
Qof kasta WAA sheekh miyaa cajiib
Xaqiiq Wllhi 🥰
Qof ku farxaya qof geeriyooday OO muslim ah majiro
Qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto sheekh Umal waa ina adeerka sidaa baa ku iibsatay diintii Subxaan Allh diinti dhan waxaa ku badalatay qabyaalad
Cajiib Maxaa diina ma Xadiis beena 😢😢😢
Adeer adigu quraanka iyo sunaha nabiga miyaa diin iyo kudayasho kuu ah misse wadad cilmigiisu liita lkn macangag ah oo kabensheega nabiga scw iyo diinta
Kana muxuu ahaa sheekh umal xafidahu laah siwanaagsan oo cilmiyaysan ubuu uga hadlee wuxuu sheegay in suyuudi looma tiiriye xadiista wuusoo guuriyaa
adigu ma soomoow baad utaqaanaa sheekh oo aad la simaysaa sh.umal masalada xaqeeda sii waryaa ama iska aamus .
4:13 umal ka waa nin aad udhaqan xun bal eega sidu ucaytamaya Qof Muslims waxkashegin bucayaya “horor ka ah” 😣 buuleeyahay so isagi cayey nabiga ee uskuga iyo injirta kusheegey saa unbuu ubcaytama kani waa sheydaan bilaa dhaqana ee qabiiliiste munaafaq weeye
Adi cayda iska daa labada sheekh maxad mid xagisa ugu badanthy mida kale sheikh somow Marku xadiis shegaa xadis saxiix ha keena
Sheikh Umal Allah Hahafid
Wuuu ku qaldan yahay inuuu caaayo hadduu wax u sheegayo muuu si fiican wax ugu sheegoh
Sheik umal alow shar oo dhan kaa xifdii
Asc Horta Allah barakeyo shekh umal iyo culimado dhan lkn Iskadaya faqiidada culimada
Akhiiyow
Umal wa fashilmay
Wana lagagar helay
Wana kuguuldarestay
Xiwarka
Wana difaaci kariwayay
Orahdii been abuur o kushegay
Waliba wadadku in ow barta ama goobta ow kudajiyay
Ama ku alifay
Kushegay
Dabadeedne lagu xariray
In ow isagu yahay ruux benta shegayo
Waliba lasugay
Aqonyaridisa iyo fudedka
Walida ah ow cada kadhegtay
Iyo huubsina la'anta
Jawab wali ow ula'yahay
Dabadedne
Isboojes ow iskudayay
Iyo boor isku qarin
Lakin kasariwayday
Waxa ufurna in ow yirah xadiskan
Masugno
Ama qabkale wadadka uweraro
Lkn dhiiqo ayow lugaha lagalay
Iyo rer aflagadayn
Iyo waxan meshaba kajirin
....
Marka taas difaac maleh akhiyow
Miskiin baa tahay ee diinta baro.
1. Ninkani inta uu sheegay waa intii Sheekh Umal sheegay oo aheyd inuu xadiiskaasi been abuur yahay,isagoo cadeeyey siduu ku noqday oo ka caan-faahsan sidan.
A. Ogow Soomow markii hore ma sheegin meesha xadiiska laga helo ee markii lagu yidhi haduu rabo halkaasuu ku alifay ayuu sheegay kitaabka uu ku qoran yahay oo weliba aan aheyn kutubta xadiiska loogu noqdo sida walaalkaniba cadeeyey.
B.Hadalka haduu rabo isagaa aliftay ama halkaasuu ku aliftay waxaa la isticmaalaa marka qofka been cad lagu yaqaano weliba soo noq-noqota sida Soomow imisa jeer baa xadiis beena lagu radiyey oo hore.
C. Sida walaalkaniba sheegay ee aad dhegahaaga ku maqashay xadiisku waa been abuur cad,markaa qofkii dadka u sheegaa waa been abuurtay oo hadana waa beenaale (kadaab) sida walaalkaniba xadiis saxiixa ku sheegay. Marka Soomow waa kadaab weliba u dheereeya ka been sheegida Allah iyo Nebi Maxamed (SCW).
D. Sheekh Umal markii Soomow qayliyey ee sheegay meeshuu ka ka keenay Sheekh Umal inta walaalkani sheegay iyo ka badan oo cadeyn ah buu keenay ka hor clipkan brotherku kuugu sii cadeynayo been abuurka Soomow.
E.Walaalkani wuxuu kuu cadeeyey oo kuugu celiyey intii Sheekh Umal sheegay oo weliba kooban inuu xadiiska Soomow keenay been abuur yahay ee ogow Soomow waa u cado inuu Nabiga (SCW) ku been abuurto iyo weliba Allah waana beenaale ay ka suurtowdo inuu halkaas ku alifo iwm.
Geba-gebo :- Difaacida Soomow oo Allah iyo Rasuuliisa inbadan ku been abuurtay waxay kuu turto waad uun inaad ku halaagsanto keliya ee Allah u too af keen,ogow adiguna waa la mid tahay been abuurka Nebi Maxamed (SCW kwaad hadaad muslin tahay balse hadaad gaal isqarinaya tahay cilmi axaadiis meel aad ka mari karto majiro oo kuwa kaa aqoon badan baa ku daalay.
Sxpow sheikh haa weerarin si fudud wax ku sheeg weerar umul ayaa u baahan hadii aad daacad tahay maad arag tid umul waxa cay kafakanaayo
Asc Idaga umal xirtiisa matahy Mase qrbatihiin Wadiga Afkiisa kuhdlaye
Sufiyaasha yaa Naga. Qabto
Hadithka beenta ah kan sameeye iyo kan dadka diin uga dhigaaya wa isku mid benalayaal nabiga scw ku been abuurtay waaye
Adeer hadal kaaga ka saar doqonimada xaqa iyo baadilku waa kala cad yahay ee ama sheikh uma l حفظ الله ورعاه xaqa uu ka dhawaajiay ku raac ama shaydaan soomow raac, niicda ka saar meesha
Adiga intii umal sheegay unbaad kucelisee oo kuraacdee sh umal baa kusaxsanaa maxaad afka ugala baqaysaa
Umal waxaa lagu heysta soomow baa alifay soomow waa beenaale dulmigaas umul uu ku kacay madigaa ka difaaca
@@halimaahmed2179hadii been lagugu yaqaan oo iska sii wadid xadiis beena oo aanad sheegin meeshuu ku yaalo waa lagu odhanayaa adigaa aliftay hadii kale sheeg meeshuu ku yaalo iwm.
Hada wataa laguu sheegay inuu xadiisku been yahay oo Sheekh Umal na markii dambe intan iyo ka badanba sheegaye miyaanu Soomow xadiiska kale ee qofku inuu beenaale noqonayo sheegaya ku dhaceyn.
Adiga ayaa baran kara cilmiga xadiiska.
Aad iyo aad xadiis aan jirin in lasoo qaato waa denbi weyn qofkaas khatar buu ku sugan yahay inuu naar galo
Sheytanka umusha soo isagi nabiga caayey
Duni sii dhamneynsa malinba hdey culimada isku jawaban sidii dhocilihi TikTok ga caamoow diinta barta si aadan uwarerin baaris badana sameeya
Cilmi ayaa lagahadlayaa ee shekadii tiktoka ma ahan
@@abdullahihussein3808 mxaa cilmi ah shekhyada isku jawabyo si cilmeysan malo hadlo wa mxey catifada
Aduunyoow xaalka ba madaaba culumadii aan u heesaney kuwa cilmi leh walee culumo kan hadiba uu kan u caqli celinaayo waa masiibo heesato culumdeena
Soomoow Cilmi maleh walaahi kanaa uga cilmi badan hhh
M.a
😘❤️
Rag waa Waynoo isku soo Fadhiya
Intahadalkaagaas taageertey oo dhan oo umul oo marhoraba babiga iyo diintaba meel iskadhigey raacsan adaa lagaa su aalaa intaad albaani tasxiixe kadhigateen ayaad asigaas uun raacdeen war hooy towbad keena ukul na diinta allaha kaqabto meeshii u dambeyse shiikhiisii muxamad bin cabdilwahaab ayaa udambeyhee insha allah oo aad ogtihiin iskudooduuduubow waxaa asal idiin ذوالخويصرة oo ah kiilahaa habiga cadaalad sameey waxa uunoosheegey nabigu in ninkaan dhabarkiisa ku yaableh waana idinka
Umu oo NABIGEENA Scw caayey ninka garab taagan ilaah baan kugu dhaarshee inuu ilaahay raali geliyo miyuu rabaa
Sh umal nebi buu caayay baad iska leedahaye, xagee buu ku caayay bal cadee. Wax lagu yiri unbad iska soo qaadani. Ilaahay kaga yaab waxa aad qoreyso, qofka nebiga caayay waa qof dil muteystay, waana erey halis ah in qof culumo ah aad u nisbeyso hadalkaas. Sheeqa nebiga muunan caayin ee xadiith buu sharaxayy
أخي آتق الله
Aloow noo xifti shee kheeena shekh umal cadowgiisana kaqabo
Sh umul soomow waa cayay horor ku tilmama arinta wa in ka raali galiyaa mesha caay ma taalo
Wa aakhara saban war adiga ma umalbaad cilmi kula doodi
Xadiisku kitaabka uukuyaalo waxaa shardi uu ugadhigey sheekhu waa suyuudiye inuusan kuqoreyn waxaan saxiix aheyn kafiiri kitaabka ogowne suyuudi waaxaafid imaamku difaaca umul joogi wahaabiyahow war vax
sh umul asaa sh iyo caabi daba socdo
Suufiyoow diinta baro oo cambuula cunka iyo xalwaysiga jooji
hadu yaqano sh umal shacabka ma yaqanan inuu sh soomow shacabka u fasiro ceeb miya subxanalaah
sh soomow umaduu usharxayey mahuu ka keenay anaga ma alifin kaliya haduu ku eekado shacabka jahilinta ah meyxey oganaya haduu sharxin
Asaaba jaahila Muxuu sharaxay wuu kasii daraye ceeb buu isasii galiyey
Umal ma sheikh baa mise shaydan dadka xoolhoda dhacay taas waxaa udheer waa qabiiliiste
Cilmi ayaa iyo mas a'la diini ah ayaa laysku haystaa
ee cilmi la imaad meesha ama xaafadaada lska joog
caytan ka iyo aflagaado culimada faasiq nimo
'Hilibka culumada waa sun' ayaad leedihin markii culumadiina wax laga sheego, lkn marka dhanka kle ay timaado waa xalaal sooma aha. Hadalkaas aad qortay maalin aan maanta ahayn ayad mirihiisa guran doontaa
Saaxibow adiga laftada warkaga ma cawada bal Adiga waxaad aaminsan tahay nala wadaaag suufi suufi ayaa igaga kaa muuqatee
Umal miyaa hadal ufuran waaba munaafaq isaga aha nabiga caayey kusheegayey inay injiru galijirtey wasaqkusheegey
Allah ka baq
Alle kabaq culumada hilib kooda waasune sheikh umul nabiga s.c.w macaayine
Culimada cayda kadaa mise suufiyo urtay oocaloosha malax ugabuuxdo baadtahay allaha kusoo hadeeyo sh umal ilaahay baa sharfay cilmi iyo caqlina siiyay cayda xaasid bukaa wax mayeesho
War hada ka hor adaa mawliid ka radiyay hadana waad difacaysaa
Sheikh Umul waa Wahabi . Wahabi diinta ayey bedelen. Qof nool ayey dhahaan isqarxi . Wahabi waa wada gaalo
Ustaad wado saxan ayaad marisay
Wadaadkii xidig mushrik Buu ahaa oo illaahay ku kufriyey.
Ilaahay baa umada dhaafiyey
Wasida aydinla tahay
Walal
Lkn shekh cusman
Xidig adiga iyo
Inta kulafikar ah
Aqoon kuma gadhan
Waliba ardadisa ayaynan
Udhawakarin
Marka afcaytamo
Ninkiso kuyala
لماذا لم ترد قول الشيخ أمل أن الشيخ صوم اختلقه في ذلك المكان
In halkaa lagu alifto iyo in kale farqi Uma dhaxeeyo hadii xadiisku mawduuc yahay Nabiguna ka ilaftay iyo kasheegaya waa iskumid buu yiri
Uf dheh somali jahiliil. Wada waaye sheekh umal beey wada amaanaayan nin yiri anbiyada dhan aa cijir lahaayeen masjidka nabiga xataa cinjiraa ka buuxday xataa naag ajnabi ah weysa kama jabiso galmo mooyee sheekh maaha kaas...
MA MAANNTA DIFAACIISA DULI UMUL
ALLOW UMUL HADI AY CIRIBTIISA DANBE TAHAY gaaalmino ALLOW NAARTA LA DIRISYEEL FIRCOON ABU JAHAL IYO ABU LAHAB
Habaarkaga rabi hakugu celiyo adi
maxa ka rabtaa sheikh umul ?
shib iska dheh shekh basal🧅🧄🧅dabada galshe sh,seego kkkkkk
badbaado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
4:13 umal ka waa nin aad udhaqan xun bal eega sidu ucaytamaya Qof Muslims waxkashegin bucayaya “horor ka ah” 😣 buuleeyahay so isagi cayey nabiga ee uskuga iyo injirta kusheegey saa unbuu ubcaytama kani waa sheydaan bilaa dhaqana ee qabiiliiste munaafaq weeye
Ninka Soomoow oo tubaakada cuna oo nebiga ku been abuuranaaya see looga aamusaa waa beeenaaaaale Naarta meeshuu kageli lahaa haraadsado ama toobad dheh
Zcw🫶🏻💯🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️📿📿📿
badbaado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🔥🧄🧅🧅🧅🧄🔥