Sheekh C/ Xayi oo ka hadlay Khilaafka Sh.Umal iyo Sh.Soomow “Siyaasiyiinta hade heshiiyeen,Culimadi”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

ความคิดเห็น • 478

  • @ubaxmohamedzaahid8842
    @ubaxmohamedzaahid8842 4 ปีที่แล้ว +16

    masha allh ustaadi shekh cabdi xayi shukran ilaahay haku xifdiyo
    اللهم اجعلنا من الذين يستمعون القول فيتبعون احسنه

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 ปีที่แล้ว +44

    Shiikh Cabdi xayi allaha nooxifdiyee wasiirka awqaafta iyo diinta allow ka dhig aamiin 😍🌷🌷🌷🌷❤🇸🇴

    • @abdirahmanahmedabdi4081
      @abdirahmanahmedabdi4081 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/-U-CNoXBLSU/w-d-xo.html
      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️☝️
      Caqliga Alle Haw barakeeyo

    • @nuurcaligurxang7238
      @nuurcaligurxang7238 4 ปีที่แล้ว

      Amin

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 4 ปีที่แล้ว

      @@nuurcaligurxang7238 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @lovecorridor6039
    @lovecorridor6039 4 ปีที่แล้ว +24

    These shiekh wallahi deserves a seat in the government as minister for justice. Look the way he describes what happened between sh umal n soomow without mentioning their names MashaAllah

  • @cokashmoha9152
    @cokashmoha9152 4 ปีที่แล้ว +207

    masha allah sheeq cbdi xayi allah haku barakeeyo wll intii islaam ah like ha iidhaafin kusali nabigeena nnkh baarakalaah

  • @mohamed_a.e.mohamoud6252
    @mohamed_a.e.mohamoud6252 4 ปีที่แล้ว +1

    Garaadka ana garashadu waa tii qofka mid waxtar ah ka dhigta, aqoontuna la mid.. Ilaahay waxaan ka baryayaa inungarashada iyo aqoontaba ku lu ilaaliyo kuuna barakeeyo sheekh CabdiXayi, AAMIIN..

  • @ahmedmohamed2028
    @ahmedmohamed2028 4 ปีที่แล้ว +29

    Waaa talo fiican inta igu raac san like

  • @guure7775
    @guure7775 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah jazaka llah sheikh cabdi xayi thanks for your time to spend us

  • @wlaldeco27___28
    @wlaldeco27___28 4 ปีที่แล้ว +18

    Ma sha alah sheikh Cabdi Xayi ALLAH ku xafido

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว +2

    Caqli badanaa ALLAW u siyaadi oo xafid Sheekha.Kolay soomaali looma ogola qof caqli badan oo ummada muslimka ah ee Soomaaliyeed wanaag dhexdhiga.ALLAW xafid Sheekha.Aaamiin

  • @hassanabubakarhaji9480
    @hassanabubakarhaji9480 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alllah alle haa ku xafido sh cabdi xayi muxaadarooyinka waan ku xiranahay inbadana waan daawada sherta alle haa ka xijaabo

  • @gaaranegardaro3600
    @gaaranegardaro3600 4 ปีที่แล้ว +15

    MaashaaAllah, Sheekh Cabdixayi Allaha kubarakeeyo

  • @followingthetruthonly3831
    @followingthetruthonly3831 4 ปีที่แล้ว +9

    This SHAIKH working hard for a good thing...and he's trying to unite all somalis in peace.
    may allah reward you a better place hereafter.
    Insha-allah
    Enjoyed of watching your video.
    Shukran for your energy and time.
    Good people will appreciate it.

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 ปีที่แล้ว +126

    Sheekhan waa in laga dhigaa Wasiirka Cadaalada iyo awqaafta diinta , si uu umada Iyo dowladaba wanaag ugu waaniyo , cadaaladna kala dhex dhigo umada Somaliyeed

    • @billcarson9515
      @billcarson9515 4 ปีที่แล้ว +16

      haduu dowlada xil u qabto shayaadiintii waalneyd baa dilaysee masjidkaan uun saan dadka ha uga waaniyo ilaahey ha inoo xafido walaalkeen

    • @zahraluul8854
      @zahraluul8854 4 ปีที่แล้ว +9

      Run waaye haduu xil qabto waa la beegsanayaa saan ha noogu wado ilaahay ha barakeeyo

    • @AhmedMohamed-xd9ii
      @AhmedMohamed-xd9ii 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi waruntaa hhhhh

    • @zahraluul8854
      @zahraluul8854 4 ปีที่แล้ว +4

      @SIMBA WA MOMBASA
      Kkkkkkk
      Labada kooxoodba u diri mayno meeshiisa ha noo joogo

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf 4 ปีที่แล้ว +2

      kadir josef Walaahi waa runtaa aan u doodno sheekhey👍

  • @farxaanxaraare9787
    @farxaanxaraare9787 4 ปีที่แล้ว

    Sh.cabdi xayi waan tageraa wayo xaqiqo ayuu kahadlaa 🙏 like igu qabta inta tagertah

  • @saadiasundus5748
    @saadiasundus5748 4 ปีที่แล้ว +6

    MASH ALLAH sheikh abdi xayi ilahay haku xifdiyo adeer mcn wanakujeclnahay mar walb😘

  • @Amiirka_101
    @Amiirka_101 4 ปีที่แล้ว +79

    Hanbalyo Waxan Noqdey Ruuxa Koobaad Ee Fiirzada Muxadaradan Manta

  • @maxamedcali3290
    @maxamedcali3290 4 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah baarakallaah sh. Cabdi xayi

  • @kingmajidofficial1071
    @kingmajidofficial1071 4 ปีที่แล้ว +9

    Taagerayaasha sheikh umal like

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 ปีที่แล้ว +6

    JIZAAKALLAAH kheer shiikh cabdi xayi allaha xifdiyo aamiin 😍🌷🌷🌷

  • @ibtisaamcumar9068
    @ibtisaamcumar9068 4 ปีที่แล้ว +9

    Alle haka qabojiyo sh jazakallh khyr

  • @bintmuhammad7428
    @bintmuhammad7428 4 ปีที่แล้ว +12

    بارك الله يا شيخ
    نقول لك استمر هكذا كن وسطيا دائما

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 4 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allaah sheekhaan ayaa allaah usoodiray weli allaah wuu unaxariisan ummaddaan soomaaliyeed ee tiihu kudhacay culimo iyo caamoba weyjiran yihiin ismana oga midkastaa wuxuuķu qarqoomay qabiil kiisa waxay illaabeen qarqoom kii qabriga ummadda soomaaliyeed waxay ubaahan tahay iney fahanto qabiil ku waamaxay qabiil waa ciwaan kaaga inaad joogto oo aad jirto meel ka mid ah adduunka maahan inaad waxku dhibto
    waxka yasto aad ismoodo inaad umudan tahay ummadda oodhan adigu jahli ayaadna xambaar satay sh,xayi alle ayaa idiin soo diray wuxuu kahadlaa meelkasta oo ay qodaxdu nooga mudan tahay allow ku xifdi ummadda soomaaliyeedna hanuuni oo midee dhinac walba oo wanaagu nuugu jiro

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah sheekha
    Allah barakeeyo wax badan
    Baa nawaaniyee.

  • @mustafaaadamisack2382
    @mustafaaadamisack2382 4 ปีที่แล้ว

    Kheyr allaha ku. Siiyo Sheekh c/bdlah xayi waa qof wax badan aan ka faa. Ideysano

  • @fahmoosman7255
    @fahmoosman7255 4 ปีที่แล้ว

    Jazakalah qer sheikh umada nabad ale hadhaxkeno insha allah

  • @mohammedmohad3173
    @mohammedmohad3173 4 ปีที่แล้ว +33

    Sh abdi xaye aad baan ku dhagaystaa naftayda saamayn ayay ku yeelatay qudbooyinkaaga

    • @abdirahmanahmedabdi4081
      @abdirahmanahmedabdi4081 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/-U-CNoXBLSU/w-d-xo.html
      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️☝️
      Caqliga Alle Haw barakeeyo

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 ปีที่แล้ว

    Jasakallaahu khayr sheekh
    Sheekh umal CID isma haystaan sheekha Umal isagaa lahaystaa Alle ha xiftiyo

  • @waayoarag454
    @waayoarag454 4 ปีที่แล้ว +16

    Shekh abdi xayi allaha cimrigaaga dheereyo

  • @shukriyuusufahmedahmed6399
    @shukriyuusufahmedahmed6399 4 ปีที่แล้ว +24

    Maasha Allah shiiqeeni allah ku xifdiyo

  • @arhezadde
    @arhezadde 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheakh cabdi xayi inta ila aragty inuu wajiga ama afka oga egyahy arimaheena like isaara😍

  • @ayanleabdi7452
    @ayanleabdi7452 4 ปีที่แล้ว +8

    Xurmadle shiiq cabdi xayi🙏

  • @Alphagentelman
    @Alphagentelman 4 ปีที่แล้ว +22

    Sh. Cabdi xayi sharafi korkaaga ha ahaato waxad thy nin wadani ah wax kastoo aan daah qaadnayn ayaad daah qaaday

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 ปีที่แล้ว

    sheekh abdi xayi waa sheekhacad ah wadani ah wlh, inta aan dhageysa naaye kuwa iksu sheega sheekh, oo maalin kasta isku dhegan, ma arag, sheekh abdi xayi oo kale sheekh daacad u ah wadanina u ah alaha Xafido ! Intii igu racsana like ku qabta

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ah.cabdi xayi ilahay dartiis ujacelahy. Wa sheikh sifican dadka uwaninayo Hadalkana wu kala dhigdhiga mansha allah Jazakallahu Kheyr ilahay ajar iyo xasanat haka siiyo

  • @abdifatahahmed4127
    @abdifatahahmed4127 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh sheekh Jazakalah

  • @AbdiqaniShaalecibaad
    @AbdiqaniShaalecibaad 15 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allah sheikh xayi allah barakeyo

  • @ahmednaajibaashir5950
    @ahmednaajibaashir5950 4 ปีที่แล้ว

    M.a sheikh alle ha ku barakayo

  • @abdirisakmoussa114
    @abdirisakmoussa114 4 ปีที่แล้ว +9

    masha allah rabii yaxfadak

  • @xalima5973
    @xalima5973 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sh.cabdi xayi Allah haku xafido

  • @faseexkhalaf4554
    @faseexkhalaf4554 4 ปีที่แล้ว +5

    masha Aallaaaah sheikh Abdi hayi

  • @ninoharir4743
    @ninoharir4743 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah sheekh dhalinyarada waxad utahay muhiiim indhahad ufurtay barakalah sheekhu waa inuuu wadaaadnimadisa kudara bararujin danta dalkiisa insha alah kuwiii qaaata wanadada iyo baraarujintada ilahay haka yeeelo dhalinyarada

  • @sariir39
    @sariir39 4 ปีที่แล้ว

    baynii wa bayna ikhwatii. markuu shaydaanku aniga iyo walaaladay isku diray. wixii la soo dhaafay ee xumaan ah shaydaan baa ka shaqeeyay.
    horaa loo soconayaa .
    maanshaa allaah.

  • @abdullahihaji4087
    @abdullahihaji4087 4 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah ilahay sheekha habarakeyo waa wadaad wax garad ah

  • @maxamedxasan7718
    @maxamedxasan7718 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah sheeq cabdi xayi

  • @mahamadahmedmahamadahmed1296
    @mahamadahmedmahamadahmed1296 4 ปีที่แล้ว

    M.a shiiq cabdi xayi iyo shiiq xuseen jabouti 2 daas qudbadooda waanka helaa wlhi m.a alaha ino xafidee

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 4 ปีที่แล้ว +2

    ASC walaal JIZAKA ALLAHU QEYR macluumaadkan qiimaha badan ee aad inla wadaagto mar waliba MIISAANKA XASANAADKA RABBIGEEN HA KUGU SIYAADIYO ALLAHUMA AAMIIN, ASC.

  • @aminmowlid4502
    @aminmowlid4502 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah Sheikh Abdi Xayi Raxmaan Kq Haku Xifdiyo

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 ปีที่แล้ว +10

    Sheekhani waa run sheeg somali wanaag la raba .. Jaza akalaah Kheyr ..

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 ปีที่แล้ว +12

    Maashaa Allaah, sheekh CabdiXayi, waad Ku mhdsantahey lkn maaha inaad tiraahdo culimadii ayaa is heysata, Sheeq Umal cidna ma heysto isagaa la xagxaganayaa oo xasad iyo weerar Lagu yahey cilmigiisa, Allaah barakeeyo, wanaaga iyo sida uu difaaca diinta iyo dalkaba ugu taagan yahey, been abuur ayaana Laga sameeyey sheeqa, oo ah ninka qoladan umada hortaagan sida uu uga soo horjeeda, ilaa xitaa ay u dhaarteen oo yiraahden waan Ku dileynaa

    • @libanali8528
      @libanali8528 4 ปีที่แล้ว

      Asaga bilaabay wxaan marka

    • @libanali8528
      @libanali8528 4 ปีที่แล้ว

      Wxaa ficn in culumada la heshiisiyo umal iyo xasaani mxe isku heestan

    • @libanali8528
      @libanali8528 4 ปีที่แล้ว

      Marka nin walbo wx aa u saxan Alle hanagu hagaajiyo jidka toosan

    • @marwaaliballahkuxirnow
      @marwaaliballahkuxirnow 4 ปีที่แล้ว

      Umul wa nin qaldan

  • @farxaandulmidiid6965
    @farxaandulmidiid6965 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah
    shiekh cabdi xayi
    jazaka allahu kher
    allaha ku xafido

  • @abdullahiahmed7728
    @abdullahiahmed7728 4 ปีที่แล้ว

    Masha shiq Cabdi xayi illaahay haku xifdiyo

  • @khadarqulle7334
    @khadarqulle7334 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sh eekh abdi xayi

  • @Xasan-qy8jt
    @Xasan-qy8jt 4 ปีที่แล้ว

    ManshAllah Allaha barakeeya shiikha

  • @MohamedArahmanAlaahi
    @MohamedArahmanAlaahi ปีที่แล้ว

    Allah ha kaa abaalmariyo sida aad ugu taagan thy hormarka umadda soomaaliyaad io culumadeena

  • @feysalchennal5864
    @feysalchennal5864 4 ปีที่แล้ว

    M.A sheikh allaha naga wada dhigo kuwa ku waana qaato

  • @ahmeddholal8780
    @ahmeddholal8780 4 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo sheekh cabdi xayi 🇸🇴🇸🇴

  • @manafrombeydhabo5817
    @manafrombeydhabo5817 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah waaye sheikhn Allah noo xifdiyo

  • @saafisafiyoss4380
    @saafisafiyoss4380 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illaha ku xifdiyo sheikh

  • @wacaysaawi830
    @wacaysaawi830 4 ปีที่แล้ว +7

    ما شاء الله

  • @alma123.4.
    @alma123.4. 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhamaan wallaha muslimiinta ciid wangsan alxmllah farxad kuu ida
    Wall like isaar subsrice

  • @hassanahmedmohamed3377
    @hassanahmedmohamed3377 4 ปีที่แล้ว +12

    Allow ku xafid shiiq cabdul xayi
    Masha allah

  • @BASHIRTUBE
    @BASHIRTUBE 4 ปีที่แล้ว +1

    ManshaaAllah sheikh Abdi Xayi.
    Alle dartii kujeclhy

  • @abdikadirmohan6273
    @abdikadirmohan6273 4 ปีที่แล้ว +7

    Sheeqa umada I iftiimiya xaqa Masha Alh 💯 🙏 alh kubrakeeyo sh. Abdilxaye sh. Adam .sh. xasan
    🤣 Habaladiloo hdana mey lingooriye

  • @raqiyadihad2010
    @raqiyadihad2010 4 ปีที่แล้ว +4

    Manshalah ilahay haku barakeyo aqaligag iyo diintada somalidana ilahay hakasaro nacayabka shayadanaku galiyay

  • @hodmanwarsame7086
    @hodmanwarsame7086 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah Shiekh si ad u qurux badan buu wax nogu sharaxay

  • @maariyaxasan1435
    @maariyaxasan1435 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xafidahullaha intaan o qf inta badan wan aqriyeye weey tageer san yihin waxan se huba hadi o xisbi ama ururu wax ka sheego si cad wayo sabebeb ayu ku dhameya arinkee an la aflagadeyn lahay o dadka qaar hada amanay dhahayan weligis ba kheeyr malehen

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 4 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh abdi xayi xafidahullah waxaan u aadi jire masaafo fog si qudbadisa jamacada aan usoo dhageesto mudo 4 sano moogahay ilaah cimri dheer haku siiyo

  • @darishore814
    @darishore814 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh cabdi xayi cilmi iyo xikmad ayu ilaahay kugu arsaaqay masha allah ilaahayow ino xifdi sheekha

  • @soomaalichiefofficial8021
    @soomaalichiefofficial8021 4 ปีที่แล้ว +6

    mashallah sh cabdi xayi barakallah illaah haku xafido

    • @shamisisse3774
      @shamisisse3774 4 ปีที่แล้ว

      Hadii madax weene laga dhigo ama wasiir koley soo rer kama dhalan beri baa la odhanayaa waa rer hebel

  • @xaliyahaqilaafka7555
    @xaliyahaqilaafka7555 2 ปีที่แล้ว

    Baaraka laahu shiikhanaa

  • @jijiidow2931
    @jijiidow2931 4 หลายเดือนก่อน

    ❤allah hakuxafido sheikh

  • @umiali1785
    @umiali1785 4 ปีที่แล้ว

    Asc Allah ha kubarakeeyo shiikh c/xayi cilmigagana ha kuu siyaadiyo aduun iyo akhiraba Mashallah.

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah Shiikh Cabdi Xayi waa caaqil ilbaxa oo fahmay nolosha aduun iyo tan aakhiro culimada Soomaaliyeed waa in eey kudaydaan

  • @mulkiabdi7465
    @mulkiabdi7465 4 ปีที่แล้ว

    Masxaallah sheikh

  • @mulkidool1289
    @mulkidool1289 4 ปีที่แล้ว

    Alaayaxfadka Sh Abdi xayi

  • @mohameddahirjigre5382
    @mohameddahirjigre5382 4 ปีที่แล้ว +18

    Mustaqbalka wxn rabaa inaan sida sh Abdi xayi oo kle dadka u dhexdhaxadiyo hatana wxn ahay Naib imam oo wali waxbarashadiisa wata marks wllyal wxn idinka codsanayaa inaad subscribe iisartaan chanelkeygan
    Mahadsanidiin

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 4 ปีที่แล้ว +2

      Waad gaari kartaa dedaal insha Allah waana kuu saarey subscribe kadib marki aan iska eegay channelkaaga👍

    • @abdixakiincumarmuseabdixak8351
      @abdixakiincumarmuseabdixak8351 4 ปีที่แล้ว +1

      ilaahay haku caawiyo sxb laakiin dadaal

    • @mohameddahirjigre5382
      @mohameddahirjigre5382 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdixakiincumarmuseabdixak8351 mahadsanod wll baraka Allah

  • @allahcaafiyoahmed6059
    @allahcaafiyoahmed6059 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah ku xifdiyo sheeq

  • @nehaabeauty1444
    @nehaabeauty1444 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa Allah sheikh xayi sheikh umull go forward ❤

  • @ubaxfaarax8030
    @ubaxfaarax8030 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh ii soo duceey Iinsha Allaah
    Mahadsanid

  • @nasteexonalka5219
    @nasteexonalka5219 4 ปีที่แล้ว

    Sh c/xayi cisi iyo sharaf ku noolow aakhiro iyo aduun

  • @AbwaanCiiseDhafe
    @AbwaanCiiseDhafe 4 ปีที่แล้ว

    maamulaheyga iskulka shiekh cabdi xayi shiekh aadan wan u xiisay wlh macalin kaftan badan u aha

  • @maryamayusuf5494
    @maryamayusuf5494 4 ปีที่แล้ว

    Màasha Allah sheekhoow Allah haku xafido maansha Allah waa sheekh daacad ah oo qalbi wanaagsan Wasiirka diinta iyo cadaalada ayuu ku fiicanyahay Allah ha ku bara keeyo

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 4 ปีที่แล้ว

    Wallaahi Shiikhaan inaanan maqal Shiikh ka xikmad iyo wanaag badan marka la barbar dhigo wadaadada faraha badan ee soomaalida. Waa Shiikh xaqa iyo wanaaga fahamsan.

  • @farfowsoahmad4820
    @farfowsoahmad4820 4 ปีที่แล้ว

    Jasakallaah shiikh

  • @hassanabc9190
    @hassanabc9190 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha.Allah sheeqa cimri dheer iyo caafimaad allaha siiyo anagana xaqa Allah nafahnsiiyo

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 4 ปีที่แล้ว

    Masha Alla

  • @hafzacadey4710
    @hafzacadey4710 4 ปีที่แล้ว +29

    Subcribe aan rabaa team shikh xayi💯💯❣❣

  • @xubbixaaji8728
    @xubbixaaji8728 4 ปีที่แล้ว

    Sh umul badil bey ku heystan allahayow umadan xaqa tus

  • @yussufbishar2133
    @yussufbishar2133 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheik xafidu llah

  • @anwarmaxamed2766
    @anwarmaxamed2766 4 ปีที่แล้ว

    ILaahay shiik cabdi Xayi haxafidyo hanakajazaid siyo...khudbada 20min-30m Noga dhiq

  • @hudaabdulahi8229
    @hudaabdulahi8229 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Allow kubarakee sheekhow sifiican baad usoodiyaarisay mowduuca.

  • @shirinhoofficial1268
    @shirinhoofficial1268 4 ปีที่แล้ว +1

    وَلَا تَقۡفُ مَا لَيۡسَ لَكَ بِهِۦ عِلۡمٌۚ إِنَّ ٱلسَّمۡعَ وَٱلۡبَصَرَ وَٱلۡفُؤَادَ كُلُّ أُوْلَٰٓئِكَ كَانَ عَنۡهُ مَسۡـُٔولٗا
    hana dhihin (Raacraacin) Waxaadan u Cilmi lahayn, Illeen Maqalka, Araga iyo Qalbigaba waa lays warsane.
    -Sura Al-Isra', Ayah 36

  • @maxamedcismaan7264
    @maxamedcismaan7264 4 ปีที่แล้ว

    ماشاالله

  • @fardusahmed3866
    @fardusahmed3866 4 ปีที่แล้ว

    jisaakalaa khayr sheekh

  • @abdiraxmanhasan2072
    @abdiraxmanhasan2072 4 ปีที่แล้ว +4

    Maanshaa alaaah

  • @abdifatahafey9299
    @abdifatahafey9299 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Sheik Cabdi xayi

  • @wellnessbymaryama699
    @wellnessbymaryama699 4 ปีที่แล้ว +1

    xafidullaah ilahay subxanahu watacalaa ajar & xasanaad ALLAAH ka siiyo aamiin

  • @cazaamali2196
    @cazaamali2196 4 ปีที่แล้ว +3

    Marshal sheeqena Allah ku barkeyo

  • @mohamedosman5392
    @mohamedosman5392 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah dr c xaye

  • @nasraabdi9171
    @nasraabdi9171 3 ปีที่แล้ว

    Manshalah ilhy han salaho