Iran O Goodineysa Caawa & Israil O ergo Masaari ah u dirsatay Isgaarsiinta Aliboorkana waa la damiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 139

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  หลายเดือนก่อน +18

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @AshaMuse-ng7xt
      @AshaMuse-ng7xt หลายเดือนก่อน +1

      Couraska ma English buu ku qoran yahay mise Soomaali

    • @TOL_AKRAM
      @TOL_AKRAM หลายเดือนก่อน +1

      Labada ba

    • @dubaidxb6888
      @dubaidxb6888 หลายเดือนก่อน

      🎉

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q หลายเดือนก่อน +3

    Mareykanka Ilaahey hakufashilo maraakiibtaas bada uu soo buuxiyey awood kaxoog dadan oo jabiso America ilaahow usoo adeeji Rabiyow

  • @user-pj1mj2ms9x
    @user-pj1mj2ms9x หลายเดือนก่อน +6

    Ilahey cabsi argagax iyo mucjiso Allaha wayn haa ku rido sahyoniiyada🤲🤲🤲🇵🇸

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 หลายเดือนก่อน +7

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم أنصر أهلنا في غزة وأحفظ أبنائهم وأرواحهم وردهم إلى ديارهم ردا كريما 🇵🇸
    اللهم أنصر فصائل المقاومة الفلسطينية المباركة وسدد رميهم وثبت ألأرض تحت أقدامهم 🇵🇸
    رحم الله الشهداء الأبرار 🇵🇸
    اللهم آآآمين يااا رب العااالمين

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน +2

    insha allaahu waa ku jabaa mareykan yahuud dulmiga lugu haayo islaamka

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 หลายเดือนก่อน +1

    Falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 xiisbuulaah gull gobonimo

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 หลายเดือนก่อน +2

    Allow🤲🏿qashin qub ka dhig hubkooda. Adimaha ka curyaami.

  • @Ezzy-3z
    @Ezzy-3z หลายเดือนก่อน

    Jaskumallhu qeyra sheikha maxamed dulmi diid❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi หลายเดือนก่อน

    Mashallah wll wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤❤❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 หลายเดือนก่อน +1

    SHIIQA WAA LA SOODAAYEY
    DULMI DIIDOOW WAAD DAMBEEYSAA SXB

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze หลายเดือนก่อน

    WAXAS WAA BOOTO CABSI GALIS MACAANA ALLAAH☝️ LEYSA MARAKIIB

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 หลายเดือนก่อน

    Haa dabcan waan laxanuunsan ahay waxa ka socda reer falasdiin allow ugar gaar wa anta khayr naasiriin allahuma aamiin

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Dulmi did war kagu war fadhiya ma aha e Dhis like Horay u qado

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t หลายเดือนก่อน

    Dulmi diidow sheekha waa lasoo daayay ee kajoog

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 หลายเดือนก่อน

    jazakl llaha wararka mihim✅

  • @user-Dejean
    @user-Dejean หลายเดือนก่อน +1

    ASC 👋 sheikh 🎉

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow markuu guriga madfac ku soo dhaco gudaha uugudaha kajajabaa saß aa u malaynaa banaanka wax badan Ma gaaraayo Allaha naga qabto shartooda anaga oo dhan oo isku Ma da a ah aamiin aamiin

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 หลายเดือนก่อน +1

    SOMAALIYA. ALASHABAAB. AYAA GUMAADEYSA. MUSLIMIINTA. AYAA LABAABINAYAS

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂😂😮😮❤❤😂❤❤
    Asc Allaha guuleeyo muqaawamada siiba kuwa
    Ree Falastiin ❤❤😮😢❤😅😮❤❤

  • @AbwaanC.casiis-x4l
    @AbwaanC.casiis-x4l หลายเดือนก่อน +1

    somalidu Quraanka inay Bartaan Waay ka jecelyihiin inay Bartaan Cayda Qabiilka Madhibaan Runtiina Way Eedeen Nabad kuma Joogaan Somaliya iyo Debedaba Qaybna Gaajaa Dhamaysan Sida Somaliland iyo Buntland Qaybna Qarax Sida Koonfurta somaliya❤

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf หลายเดือนก่อน

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @Munasar_xoreyzte
    @Munasar_xoreyzte หลายเดือนก่อน

    Mshllh war kaaga waa aminsanahay 🎉

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Masar ninka xukuma wa Galo rac wana Munafaq xun sisi e illahay umada si dag dag ah ha oga qabto insha Allah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw sheikh wcs yamane gull gobonimo

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk หลายเดือนก่อน +1

    War masarey Maxaa israaiil kudaba dhigay
    Waa dead xoortii
    Nabiga noo sheegay scw

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

    illahow ugar gaar Ahlu Falastiin imamka masjidul Al Aqsa Allaha bad baadiyo

  • @salmanAiAhmed-qt9vf
    @salmanAiAhmed-qt9vf หลายเดือนก่อน +2

    Iran Ben iyo fan iyo baraaq madhaafan Iran

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ nice

  • @arafatfaisal4527
    @arafatfaisal4527 หลายเดือนก่อน

    Allah wakiill

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉iiraan waxa u fiican inay muqaawamada adeegsato si ayasan israaiil u degen weligeed iirana u nabad gasho sidaas aya ku talin lahaa!!!!!?

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน

    Sheikh dalka kena dowlad ladihii hore iyo tan manta joogta ama bulshada somaaliyed Masar ciridka aan la leenahey Dhibaato intee dhan bana so gaartey sideen
    U aaminey iyo mowifka aan katagan hay Israel iyo sida ay masar ay iskugu maran yihiin isma lahan

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤qiyanada mareykanka + carabta + .+ +++++

  • @abdiqanikaire-d4r
    @abdiqanikaire-d4r หลายเดือนก่อน

    Illahey ha naga qabto yuhuuda

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 หลายเดือนก่อน

    10:06 Nimankaas wakooda horaad u qaadataa iska fiiri. Yaa kuu xaqiijiyey in uusan haking jirin. Oo ey madaxa ciida ka ceshanaayaan 10:53

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad หลายเดือนก่อน +1

    😢masar shacabka phalstin la layna ma ka hadasho

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 หลายเดือนก่อน +1

    Dagaalka shiicada iiraan waaba igu sawir war naga taga dheh

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 หลายเดือนก่อน

    Asc wrx wbr

  • @cabdiazizosmanmudanesanka777mu
    @cabdiazizosmanmudanesanka777mu หลายเดือนก่อน

    Wararka waan jecelnahy

  • @sick586
    @sick586 หลายเดือนก่อน

    Thanks for the update!

    • @megzworld1
      @megzworld1 หลายเดือนก่อน

      Despite the economic recession, I no longer depend on Government Grants since I acquire $86,400 weekly profits?

    • @mayk06
      @mayk06 หลายเดือนก่อน

      Great news! how did you get that?

    • @Nikomanco
      @Nikomanco หลายเดือนก่อน

      It's all thanks to Abigail Johnson

    • @stanleygikara
      @stanleygikara หลายเดือนก่อน

      trading under proper guidance remains the best way to succeed in today's crypto market

    • @acoxambramos
      @acoxambramos หลายเดือนก่อน

      Wow I know Olimm Abigail Johnson Her platform maintains a unique perspective and is very transparent with their investors. Regardless of whether or not she outperforms. I will forever stay invested!

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d หลายเดือนก่อน +1

    Iran maraykanku ma weeraari doona waayo khaliijka ayu dhaqaale kaga cuuno halista iran 🇮🇷 ayaan naaga eegaya

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad หลายเดือนก่อน +1

    Hadda wa lagaraacaya isreal

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL หลายเดือนก่อน

    Adigab shabaab ah

  • @AbdihakimAdow-lr4yx
    @AbdihakimAdow-lr4yx หลายเดือนก่อน

    🎉🎉

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 หลายเดือนก่อน

    Plidelphia joog dheh Cabitaano qabow baa la iidinku keenayaa iyaa Aadaale Aadaa

  • @ashawooo
    @ashawooo หลายเดือนก่อน

    Allaha rabiya adiga awooda leha Amirka waa cadawaga isalanka illaya idan jabiya Masar waa Rufiyan uu Shaqeya reer yuruba allaha jabiya daba dhilfaka kuwa gulsanaya waa walaalah reer Hamas,Yeman,Xisabullahi iyo iraq inshallaha

  • @user-hu7wm1sv5m
    @user-hu7wm1sv5m หลายเดือนก่อน

    Alla burburin kara mahe cadawga isbaheystay waxba ma burburin karan carab iyo reer galbeed ayageey ooyin ku dambeyn donta wale xoogan masakiinta lagu leynayo masii jiri dono oo Alla weyna nasri u furi dona Muslamiinta la dulmay ee xaqdarada lagu leynayo

  • @AbdirashidHassan-dm7rt
    @AbdirashidHassan-dm7rt หลายเดือนก่อน

    Sheekh hadii waxa qarxay eey daaqada kasoogaleen gudahane eeykuqarxeen sowlama dhihikaro gudaha ayaa burburaa?

  • @haa8793
    @haa8793 หลายเดือนก่อน +1

    Walle wa goodi ben ah gorme lososhegay markey ismaciil haniyah eydilaayen.
    Sidokale turki benley siden ku aamini karnaa ayadoo safaaradeda Israel 🇮🇱 kutaalla raali ahow dheh anaga carur manihine caqligena haku ciyaarin dheh.

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 หลายเดือนก่อน

    Meeqa maalmood ay goodinayan,Baxa dheh,War leey wadaan.Carab wax ka fuleysan ma arkin yaahuu.Falastiin Ilaahey ha u gargaaro.

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 หลายเดือนก่อน

    Iiraan Sahyuuniyada ma burburin karaan xilligaan waxaana caddeyn kuugu filan cabsida Sahyuuniyada soo food saartay

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 หลายเดือนก่อน

    Markaan maqlo goodinta Iran waa iska qoslaaa

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n หลายเดือนก่อน

    Falastiin Allah ugargaaro

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน +1

    Sisi wa Khainu wadan munafaq ah

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz หลายเดือนก่อน

    must know the problem of this world.

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Yawaydiyay natanyahu inukabaxo filadelfiya? Owuxuraba inuqaza intedakale kabaxu mise waiibilow ah tijabin inxamas sidhaba ugabaxday wadahadaladi?

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n หลายเดือนก่อน

    Israel Allah qabto

  • @LiyowAbdi
    @LiyowAbdi หลายเดือนก่อน +1

    Shekh mahad sanid side ad nogusogudbisan wararka

  • @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
    @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g หลายเดือนก่อน

    Asc Waar iiraan inay aargutato ayay rabtaa wayna ka go antahay si dag dag ah shirkii ay qabteen ayay ku goaansadeen mukhaabaradka ayaana israel u soo tabinayaa

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 หลายเดือนก่อน +1

    Masar waa daba dhilif yuhuud

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 หลายเดือนก่อน

    Waxaas oo dhan Allaah ayaa ka weyn oo falastiin shacabkeeda ka xifdinaayo inshaaAllaah

  • @AbwaanC.casiis-x4l
    @AbwaanC.casiis-x4l หลายเดือนก่อน

    الهم احفظ قبيلة مدبان من ويل في الصومال ❤

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 หลายเดือนก่อน

    WARKA HUUFTIYO HAAFTA MADIA YAALA

  • @DekaDabar
    @DekaDabar หลายเดือนก่อน

    Dakalka...m..Salah..utusa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂🎉

  • @RamloNur-zu7ft
    @RamloNur-zu7ft หลายเดือนก่อน

    Sheekh wxaad bah dishaa islaamka marka ma aqaano

  • @user-rk9hc8yd2n
    @user-rk9hc8yd2n หลายเดือนก่อน

    Aniga kusii xiga

  • @SuraynKr
    @SuraynKr หลายเดือนก่อน

    SH. UK maxa kasocda?!!

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 หลายเดือนก่อน

    Dagaalki labaad ee aduunka ayeey diyaarinayaan😂😂😂😂

  • @saraa470
    @saraa470 หลายเดือนก่อน

    Shiikh iimamkii masjid alaqsa shalay markii laxidhay waraysi dheer ka dib shan saac ba lagu hayey xabsiga wana laso dayey video gii miya la dhaliday aljazeera xata way waraysatay wuxu dhahay hal isbuuc masjid ka ma tagikartid

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 หลายเดือนก่อน

    Anigaa ugu horeeyo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    Iraan ma goodinayso ee talaabo cad oo xanuun badan ayey samaynaysaa oo Israel ay in badan la baroorato.

  • @cabdirisaq4858
    @cabdirisaq4858 หลายเดือนก่อน

    Iiraan igu soo orod maaha iiraan lama burburikaro dal daciif ah maaha waxaa burburi doonaa sahyuunida iyo reer galbeedka

  • @siciidsayidcali-ly3nv
    @siciidsayidcali-ly3nv หลายเดือนก่อน

    Iiraan waxa ay sugaysaa nukniyerku intuu imanayo markaa kadib ayeynu arki doonaa bal sheekh noo soo sheeg imisa maalmood ayaa hadhay

  • @abdijabir4333
    @abdijabir4333 หลายเดือนก่อน

    Free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤ Masar waa daba dhilifka yahuuda ma aha wax lala yaabo

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 หลายเดือนก่อน

    Sax ma aarsan doonto waayo aduunka in laga soo gebagebeeya ayay ka baqaysaa

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 หลายเดือนก่อน

    Iiraana booto badanaa
    Waa bug bootada

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 หลายเดือนก่อน

    Sax ma aha inay weerartamaan
    Wax ka jira

  • @user-mo1gr6wy7h
    @user-mo1gr6wy7h หลายเดือนก่อน

    Sheikh.runta.dhab.dheh.iran.ayaa.ka.dambeeya.totaly.if.you.want.truthbecause.dawlada.iran.hadaladooda.is.dhaaf.dhaafaya.darteed.waxaa.ka.dambeeya.mukhaabaraadka.iran.goodluck

  • @user-bz7ed8hf2n
    @user-bz7ed8hf2n หลายเดือนก่อน

    Nasriga alle wuu dhowyahay reer palestine

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 หลายเดือนก่อน

    Lubnaan Turki baa baalaha ku haaya xilligaan

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 หลายเดือนก่อน

    Wax baaa masameyn garo usa

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL หลายเดือนก่อน

    Dadkada somaliyed caruurtan maskinta elalayet ma ka hadashid falistin waxey ku hestabn danyer xun o madow waliga carb ma arg warwadan kadi hooyo awey dadkada liido lagu xasuqa ma ka hadashid

  • @AliciaNeal-r3b
    @AliciaNeal-r3b 23 วันที่ผ่านมา

    Garcia Kenneth Harris Matthew Jackson Lisa

  • @abdiali1324
    @abdiali1324 หลายเดือนก่อน

    10:38 cvhhj

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน

    Waxaas oo dhan Ilahey baa ka weyn markab iyo nuglier wax ma tareyso yuhuudi wey jabi

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h หลายเดือนก่อน

    marakibta mareykan waxa kufilan in markabka dushisa ladhawaco

  • @yassinegal1050
    @yassinegal1050 หลายเดือนก่อน

    Fuleey wax la qalab badan 😅😅😅😅

  • @mowliidmohamedigalle4219
    @mowliidmohamedigalle4219 หลายเดือนก่อน

    12 markab ku dar 3 markab waa 11 markab hhhhhhh kkkk waa 15

  • @Nina55870
    @Nina55870 หลายเดือนก่อน

    Iran kaliya maxaa loogu dhagan yahay aaway suniyiintii ileen ninka dhintay waa sunniye

  • @suheebsuu2821
    @suheebsuu2821 หลายเดือนก่อน

    First view😅

  • @AbdeksIbreks
    @AbdeksIbreks หลายเดือนก่อน

    Shekhow benta iska daa Xamas waxey shegtay in gantaal daqada kasoo galay. Qaraxa gudaha waxaa shegtay wargeyska niwyork time

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน

    Masar waa dilaal yuhuud

  • @YoungAlhadj-yl6yw
    @YoungAlhadj-yl6yw หลายเดือนก่อน

    Carab way kudeysay meshay jooogtaba

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 หลายเดือนก่อน

    Yaaa uhiilinayo haduu dagaal qaado

  • @maxamadnuur6599
    @maxamadnuur6599 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow macnahaa maraykan iyo yehuda ,ayaad taageeraysaa ,oo iiran iyo xusbula ,dhulkaad ladhacysaa ma,shiico nacaybaa

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 หลายเดือนก่อน

    Sisi 🤣Dhibaatadu waa ku-tiirsanaanta &-kalsooni la'aanta. awoodiisa ayaa maqan

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x หลายเดือนก่อน

    Iraan mareykan masar israail wa aiswada ogyihiin gaalo gaalo kuma duuleyso

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    carab waa naago

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t หลายเดือนก่อน

    Iiraan waxay isku hayso malahan izbulaha may hub siiso iyo drons iyagaaba ugu dhow isreal duqynkareee