Maashaa allaah galadoow anigana markhaatiyaan ka ahay oo anigan kula hadlaaya fasalka koowaaad ee dugsiga hoose oon ka bilaabay dugsigii hoose dhexe ee hodan oon ilaa fasalka sideedaad ka dhigtay kana baxay sanad dugsiyeedkii 1979 ilaa 1980 ka dibna aan u sii gudbay dugsigii sare oo aan ka soo dhigtay dugsigii sare ee banaadir kana baxay sanad dugsiyeedkii 1983 ilaa 1984 ka dibna aan soo maray difaacii qaranka anoo ahaa dufcadii ugu horeeysay ee ardadii difaaca qaranka ciidamada lagu bilaabay ahaa oo muddo 2 sano ah aan ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed soo ahaa waliba aan ka mid ahaa guutadii koowaad ee madaafiicda goobta ee dayniille ku tiilay , markaan labadii sano ee difaaca qaranka ciidamada soo dhameeystayna aan u fadhiistay imtixaankii jaamacadda umadda soomaaliyeed nasiib wanaagna aan ka mid noqday ardaydii ku guuleeysatay ineey hellaan jaamacada oon kana mid noqday ardaydii kulliyadii laamaha cillmiga ee ka soo hor jeeday kuliyadii gaheeyr , waxbarashadii jaamacaddana soo dhameeystay kana soo qallin jabiyey sanadkii 1989 kii , galadoow intaas oo dhan waxaan wax ku soo bartay lacag la'aan uu sababteeda lahaa Au madaxweeyne Jaalle Maxamed Siyaad Barre , maantana aniga ilmaheeyga nasiib uma yeelanin ineey waxbarasho lacag la'aan ah helaan sideeyda oo kale , wallaahi anigaa markhaati ka ah in Au madaxweeyne jaalle maxamed siyaad barre uu ahaa muwaadin dhab ah oo dantiisa ka hormarin jiray danta dalka iyo dadka soomaaliyeed , anigoo aan ku difaaceeyn qabiil oo aan isku qabiil ka soo jeedin oo deegaankaan ka soo jeedo uu yahay banaadir , dadka qabiilka uu la weeyn yahay baan taas u sheegayaaye , Au Jaalle maxamed siyaad barre xitaa magaalada muqdisho guri uu leeyhay kuma oolin , kama uusan dhisanina waligiina dabaqyo hadaan dhisto anigeey gaar ii tahay fagaare iyo qarsoodiba kumuu dhihin , sida xasan shiikh uu fagaare la soo is taagay isagoo waliba sii raaciyey hooyooyinka ilmahooda la raba ineey iskuulo waxbarasho lacag la'aan ah u hellaan shaqo kuma laha hadaan guri jiingad ah ama dabaq laba biyano ama afar biyano ah anigeyna ii gaar tahay !! waxaase la yaab igu noqotay in xasan shiikh oo ka mid ahaa dadkii waxbarashada lacag la"aanta ah wax ku soo bartay inuu maanta ku daac dacsado Kuna dharag dhacsado waliba si jees jees ahna uu hooyooyin soomaaliyeed oo ubadkooda wax barasho la raadinaya una doonaya uu isagoo madaxweeynihii qaranka ah loona dhaariyey inuu dantiisa qaaska ah uu ka hor mariyo danta dalka iyo dadka soomaaliyeed uu hadalkaas afkiisa ka soo baxo , taasoo aan aniga gaar ahaan runtii aan hadalkiisa gefka iyo jees jeeska huwanaa aan runtii ka xumaaday oo aan la ooyey siduu u hadlay , anigoo ka uur xumaaday waxa uu kula kacayo madaxweeynaha dadkii loo soo doortay ee uu madaxweeynaha ama masuulkooda ahaa oo xitaa dhibaatadooda inta uu xukanka hayo aakhiro alle uu weeydiin doono / Aad baana kuugu mahad celinayaa runtii wariye / galladoow / Mahadsanid / wscww
SIYAAD BARE TAARIIKH DIISU BUGAAGTA CAALAMKA IYO AFRIKA BAY KU QORANTAHAY❤. QOF LALA SIMAA MA JIRO MARKA LA EEGO WAX TARKA UU QABTAY UMADA SOOMALIYEED❤.
Walahay maxamed siyad wa loo gafey mar hadii la bar bar dhigay dad aanu is tahilin in lala meel dhigo janatu aclaa adeer maxamed siyad bare qabriga alaah ha kuu nuuriyo aamiin yarabi
Allaha kaa cafiyo jaamacow ninmankii jaajuusinta ahaa ee soomaalaya lagu burburinayey dabigii ay galern m siyaad Dusha haka saarin tan kale xassan shiiq cidna ma doorane dadka ha qaldin aleylehe waa laguu darsaday dawldnimo kaama danbeyn soomaalina nabsigii ay kaa gashay baa halkaas dhigay maanta
WAXAA NASIIB DARO AH IN AY JIRIN BAARLAMAAN IYO MASUULIYIIN LA XISAABTAMA XASAN AYAX😡. GANG TUUG AH BAA DHAC, BOOB, DIL IYO BARAKAC DALKII SOOMALIYEED KU HAYA😂.WAR SOOMAIYEEY KACA OO MARBAA LA DHINTAAYE, ISKA QABTA XASAN IYO XUKUUMADIISA
Jamac school ka qasabka waa ololahii markii laga soo noqdey ardeydii afdomaliga lagu qasbey saas hooyo leedahay dhaqan celinta ayaa la dhihi jirey kuwa aqlaaqda xun
Anigu a waan qirayaa in shaqaalaha baburta loo qayb in jiray bilaash taclinta cafimad ka waxad ilowday guryaha askarta iyo shaqaalaha kale oo qayb in jiray
Waxaan ka baxay jamacadii. siyaad Barre iyadoo aanan LA iga Rabin lacag.markaan dhamaystay xilbaa la ii dhiibay alx. Maanta madax. Somalia sidaas oo kale ayuu ahaan jiray maantan a Isagu wuxuu bilaabay tuugo iyo hanti boobaya ayuu noqday siyaad ilaahay janadii ha geeyo xasan tuugna ifka ha ku cadaabo aammiinn
Siyaad barre caruurta somaliyed muxuu ulaayey haduu run sheegayo nafta bini aadamka wax ka xushma badan من قتل نفسا بغير نفس او فساد في الارض فكأنماقتل الناس جميعا dad waa xasuuqay wadaadkas dambigisa alaha dhafo
Maashaa allaah galadoow anigana markhaatiyaan ka ahay oo anigan kula hadlaaya fasalka koowaaad ee dugsiga hoose oon ka bilaabay dugsigii hoose dhexe ee hodan oon ilaa fasalka sideedaad ka dhigtay kana baxay sanad dugsiyeedkii 1979
ilaa 1980 ka dibna aan u sii gudbay dugsigii sare oo aan ka soo dhigtay dugsigii sare ee banaadir kana baxay sanad dugsiyeedkii 1983 ilaa 1984 ka dibna aan soo maray difaacii qaranka anoo ahaa dufcadii ugu horeeysay ee ardadii difaaca qaranka ciidamada lagu bilaabay ahaa oo muddo 2 sano ah aan ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed soo ahaa waliba aan ka mid ahaa guutadii koowaad ee madaafiicda goobta ee dayniille ku tiilay , markaan labadii sano ee difaaca qaranka ciidamada soo dhameeystayna aan u fadhiistay imtixaankii jaamacadda umadda soomaaliyeed nasiib wanaagna aan ka mid noqday ardaydii ku guuleeysatay ineey hellaan jaamacada oon kana mid noqday ardaydii kulliyadii laamaha cillmiga ee ka soo hor jeeday kuliyadii gaheeyr , waxbarashadii jaamacaddana soo dhameeystay kana soo qallin jabiyey sanadkii 1989 kii , galadoow intaas oo dhan waxaan wax ku soo bartay lacag la'aan uu sababteeda lahaa Au madaxweeyne Jaalle Maxamed Siyaad Barre , maantana aniga ilmaheeyga nasiib uma yeelanin ineey waxbarasho lacag la'aan ah helaan sideeyda oo kale , wallaahi anigaa markhaati ka ah in Au madaxweeyne jaalle maxamed siyaad barre uu ahaa muwaadin dhab ah oo dantiisa ka hormarin jiray danta dalka iyo dadka soomaaliyeed , anigoo aan ku difaaceeyn qabiil oo aan isku qabiil ka soo jeedin oo deegaankaan ka soo jeedo uu yahay banaadir , dadka qabiilka uu la weeyn yahay baan taas u sheegayaaye , Au Jaalle maxamed siyaad barre xitaa magaalada muqdisho guri uu leeyhay kuma oolin , kama uusan dhisanina waligiina dabaqyo hadaan dhisto anigeey gaar ii tahay fagaare iyo qarsoodiba kumuu dhihin , sida xasan shiikh uu fagaare la soo is taagay isagoo waliba sii raaciyey hooyooyinka ilmahooda la raba ineey iskuulo waxbarasho lacag la'aan ah u hellaan shaqo kuma laha hadaan guri jiingad ah ama dabaq laba biyano ama afar biyano ah anigeyna ii gaar tahay !! waxaase la yaab igu noqotay in xasan shiikh oo ka mid ahaa dadkii waxbarashada lacag la"aanta ah wax ku soo bartay inuu maanta ku daac dacsado Kuna dharag dhacsado waliba si jees jees ahna uu hooyooyin soomaaliyeed oo ubadkooda wax barasho la raadinaya una doonaya uu isagoo madaxweeynihii qaranka ah loona dhaariyey inuu dantiisa qaaska ah uu ka hor mariyo danta dalka iyo dadka soomaaliyeed uu hadalkaas afkiisa ka soo baxo , taasoo aan aniga gaar ahaan runtii aan hadalkiisa gefka iyo jees jeeska huwanaa aan runtii ka xumaaday oo aan la ooyey siduu u hadlay , anigoo ka uur xumaaday waxa uu kula kacayo madaxweeynaha dadkii loo soo doortay ee uu madaxweeynaha ama masuulkooda ahaa oo xitaa dhibaatadooda inta uu xukanka hayo aakhiro alle uu weeydiin doono / Aad baana kuugu mahad celinayaa runtii wariye / galladoow / Mahadsanid / wscww
Masha'ALlah
@SuadMohammad-e2u Mahadsanid Wallaal .
SIYAAD BARE TAARIIKH DIISU BUGAAGTA CAALAMKA IYO AFRIKA BAY KU QORANTAHAY❤. QOF LALA SIMAA MA JIRO MARKA LA EEGO WAX TARKA UU QABTAY UMADA SOOMALIYEED❤.
Ilaahay mohamed siyaad bare ha u naxariisto aamiin
Jamac galadow jaale siyaad dadkuu leynayey waa kuwa hada wadanku ka dagi layahay oo waxuu dhisey dumiyey wanaag ka fiican iney sameyaan daaye yey buu hayey jaale siyaad alayaraxma
Run bad shegtay
Afweyne waa habaar qabihii wadankaan baa'biiyey isagaana qirtay markii uu bakhtiyaayey Rabbi ha ka jazeeyo dulmigii uu falay isaga iyo inta caaeisay iyo inta niyada ka jecel sida jaamac jeego.
Waa runta ee allow ugargar dadkega aaamin aaamin yaarabi
ALLAH U NAXARISTO QABRIGA ALLAH U WASICIYO Aamiin Aamiin Ya Rabbi
Anigana waa uqiraa Wiilkaas waxa uu kasheegay Jaale Siyaad Allaah hawnaxariistee iyo dhamaan intii lashaqeysay Allaahummaa Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin
Xasan Shiisk shsc
Xassn sheikh afsomali ayuu bartay ee soomaaliya ma aha
Xasan waa fashilmay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Allow unxriso aaamin aaamin yaarabi
Walahay maxamed siyad wa loo gafey mar hadii la bar bar dhigay dad aanu is tahilin in lala meel dhigo janatu aclaa adeer maxamed siyad bare qabriga alaah ha kuu nuuriyo aamiin yarabi
Naxariistii jano Allaha kawaraabiyo maxamed siyaad bare janatul fardows Allaha kawaraabiyo Aamiin Aamiin yaa rabbi
Allahumma Ameen ❤🤲🤲🤲
Allahumma Ameen ❤🤲🤲🤲
Allah unaxaristo geesi buaha maxmed siyada bare❤❤
Rabi masimin garguurte
Iyo m siyad
daarrod w gob allhi unxaresto jaale siyaad barre❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
anagaaba kamida inta bilaashkas waxkubartay illaahay jana fardawsa hageeyo aamiin🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔
Ilahay ha unaxariisto jano fardoowsana haka waraabiyo waxuu ahaa geesi hanle mana filaayo dib uma somarayo umada somaliyeed nin hankiisii leh
Allaha kaa cafiyo jaamacow ninmankii jaajuusinta ahaa ee soomaalaya lagu burburinayey dabigii ay galern m siyaad Dusha haka saarin tan kale xassan shiiq cidna ma doorane dadka ha qaldin aleylehe waa laguu darsaday dawldnimo kaama danbeyn soomaalina nabsigii ay kaa gashay baa halkaas dhigay maanta
Alaahu akbar..walahi waa wadani ilaahey haunaxariisto... laakin waa nala burburiye
Asc.Jamac Galad.walaal ku dar soo Dadkii ku tabaalobay Abaartii Dabadheer 1973/74.
Ee loo sameeyay Dib udajinta,
Sablaal,kurtun waa-Reey,Dajuuma.
Iyo kuwii xeebaha ladajiyay sırda Cadale,iyo Baraawe.
Mashruucaas waxuu Ahaa fikirki AUN.
Jaalle Siyaad.❤❤❤
Jaalle Maxamed Siyaad Barre allaha unaxariisto xasan gurguurte munaafaq waaye dabadhilif ah
Allah qabrigiisa ha uwaasiciyo kuwo dalka rabey iney booban ayaa naga dumiyey dalka
Waakuwaa dameeralay wax loo dhibay. Abgaal dameero waaye dameerayna hogaaminyaqaaniin kuwaas baa madax laga dhigay 😂😂😅😅
WAXAA NASIIB DARO AH IN AY JIRIN BAARLAMAAN IYO MASUULIYIIN LA XISAABTAMA XASAN AYAX😡. GANG TUUG AH BAA DHAC, BOOB, DIL IYO BARAKAC DALKII SOOMALIYEED KU HAYA😂.WAR SOOMAIYEEY KACA OO MARBAA LA DHINTAAYE, ISKA QABTA XASAN IYO XUKUUMADIISA
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo aamiin
Alla ya raxma aabe siyaad ❤
Mansha alah ale ha unaxaristo
Madaxweyne Maxamed siyad bare Alle ha Unaxariisto janatul fardoowso Alle hakawarabiyo dal aya kadambeeyo Balse dowlanimo kamadambeynin
Allow kunaxariiso Allahu akbar
WAA LA OGYAHAY IN NIN AAN AHAYN SIYAAD BARE UUSAN DALKAAN WAX UDHISIN, HORAYMAR NA GAARSIIN😊
ADEER ANNAGABA SIDAAN IYO SI' KA XUN AYAA NALOO SOO BARA KICIYAY' MARKA' XAALKU WAA NINBA WAA MARKIISEE MUS' MAKULA KORAY' NIN WALBA GEED KUU BEERTUU GURTAAYEEY' AABE MAX'ED SIYAAD BARRE' dawladdiisii ayaa ugu dambaysay xukuumad shacabka somaliyeed daryeesha💯'
Mudane Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare cidna ma"xasuuqin wuuna kusaxsanaa inuu ladagaalamo Jabhadaha Itoobiya soo hubaysay. Cidkasta oo Xadka Soomaaliya kasoo gudubta iyagoo hubaysan Waxaa masuul ka'ah Dowlada. Waliba waxaan kasoo jeedaa Jabhadii ugu horaysay ee wadanka kusoo duusha, waxaana leeyahay Ilaahoow Janatul Fardosa ugu bishaare Mudan Wadani Maxamed Siyaad Bare.
Aaaaaammmmmiiiiiin.
SAXJAMAC WAA RUNTAA 👌👍🏻💯❤❤❤❤
Aamin Aamin
Ilaahow unxariisto maxamed s bare
Xasan magan alaay iyo. Tuugsi ayuu kusokoray halayabiina
Soomaali cuqubadii siyaad bare yaa ku dhacday dhibka uu geysteyna in badani gar bey ahayd ladagaalankii jabhadaha iyo difaaca dalka kala goyntiisa diinta ladagaalkeedu khalad yey ahayd iyo waxyaalo kale oo lagu kalifey iyo khalad dawladahoo dhami galaan laakiin dadka maanta xassan barakicinayo dhulka uu ka xoogayo siyaad yaa dhisay haday guryo yihiin iyo xarumo dawladood iyo schoolo lakiin dadkaasi 34 yey siyaad bari iyo sinjigiisaba lacanadayeen markii farmaajo oo waxbadan ka fiicnaa xasan na wey ku kaceen ooloosoo adeegsaday ilaa ay yiraahdeen siyaadbare yaa soo noqday farmaajo waa mariixaan hooyooyinka xassan barakiciyey viilada kasoo bax farmaajow hadii kale 500 po wiil yaan daaqadaha kaaga soo daadineynaa weeye marka soow ma istaahilaan xassan iyo kooxdiisa arxanlaawayaasha ah in ilahay madax uga dhigo oo ku ciqaabo qalbiyadooda xun een qabiilka mooyee waxkale aan aqoon
XASAN MA XISHOONAYO😡 OO HOOYOOYINKA DANYARTA AH BUU U HANJABAYAA. MEEYE XAQOODII UU BOBAY❓️
Aduunka waa in lagu dacweeyo gurguute hantida uu wadamada shisheeye geystayna ama guryaha iyo hantida gashtayna lagula xisaabtamo
الله يرحمه ويغفر ويسكنه فسيح جناته انشاء الله
Jamac school ka qasabka waa ololahii markii laga soo noqdey ardeydii afdomaliga lagu qasbey saas hooyo leedahay dhaqan celinta ayaa la dhihi jirey kuwa aqlaaqda xun
Alaha unaxariisto siyaad bare wuxuu ahaa muwaadin dadkiisa iyo dalkiisaba jecel wuxuuna ahaa aarka afrika ilaahey qabriga haunuuro gadaashiis dowlad ma dhalan soomaali nabsigii laga galay siyaad baraa heysa caana ka dhama
Jaamac warka aad sheegeyso oo dhan waa run. Anaa soo taagnaa.
thanks you
Xasan siyad bare ma gaaro xasan baahane
Walaahi xasan ayaa kamid ahaa jamacow
Aamiin yaa rabbi
Amiìn amiin amiin amiin
Waa moriyaan dawlad nimada garanayn hawiye
Cajaa'ib ceebta ilaahay ha asturo haddaad maqasho ceebi ma dhina
Aun aabe siyaad waxa uu labdagaalami jiray waa kuwa maanta dulinimada dalka galiyey ha joogaan gobolada ama caasimada ama jigjiga. Aabe siyaad waa ninkii qabiilka ogaadeen oo dalka ajnabi ka ahaa u istaagay, dib ugu noqo taariikhda dalka iyo sida aabe siyaad waxa uu u sameeyey beeshaas, halka xamsa iyo xasan ay ku dareen ethiopian.
Walaaloow ma waxaad is ag dhigtaad wayday maxamed bariguu joogay xataa hadaadan koob shaah aadan cabin maskax ahaan iyo jir ahaan waan fiyooban hadan hadaan wax pasta hadaan cuno maskax ahaan iyo jir ahaan waan u dhimanay
Xasan culusow iyo somali badan 100/70 waxay rabaan kuumade in ay kasaaraan somalia xuduudaha lageeyo sababtoo ah waa awood daarood oo soo kordhaysa
masha Allah
one love somali
Walaahay hadalkiisa siyaad bare waan ilmeeyay galadoow ha is garab dhigin nin iyo ninlamood
Xaaladu aad iyo aad u xuntahay
Waxa ba qalad ah inaa is barbar dhigto Xassan shiiq iyo Jaale Siyaad jaale siyaad oo Aabihi qaranka Somalia 🇸🇴 ahaa
WAX ALA WIXII HANTI IYO DHISMO UU SIYAAD BARE DALKA UGA TEGEY WAA LA BILILIQAYSTEY😢. TUUG IYAA QAADATAY😡 INKAARNA SHACABKA KA GALABSADAY. XASAN BOOB IYO DEMBI BUU DALKA IYO DADKA U GEYSTEY..
jaamac galad inaad isla meel dhigto xasan shekh siyaad bare
raja Lagama qabo wax siyaad bare la mid ah in la helaayo
NABSI LAGA GALAY M SIYAD BA ABALKISA LOGA BADAL XASAN SHEKH DAALIM
Dalku warshaduu lahaa kuwa caayo madaxweyne siyaad waa kuwii dalka laga illaalin jiray oo xabsiyada lagu heyn jiray dalkana ayagaa qabsaday alloow u naxariiso janadaada ka waraabi madaxweyne maxamed siyaad bare
Allah akbar
Khaniis aan damiir lahayn iyo aabo geesi ah maxa laysu gu ag dhigaya agah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Siyaad bare waa madax weeyne wax garad laakin kan shaydan xassan waa faqash la shaqeeyo alshabab.
Siyaad bare wuxuu ahaa orginal madax weeyne oo Somalia 100 ba 100 dooratay.
Shaydan xassan waa madax sheegato 4 xabo abgaal doortay oo muqdisho joogo
Aamiin Aamiin
Anigu a waan qirayaa in shaqaalaha baburta loo qayb in jiray bilaash taclinta cafimad ka waxad ilowday guryaha askarta iyo shaqaalaha kale oo qayb in jiray
Waa gartaa ! Waayo Xassan waa Abgaal Majeerteen rabeeyeen oo daanyeereeya oo papagoy u ah ! Abaalkiisa ayuu ka helay Daruudka uu iska dhigdhigay ! Godka ku rida waxba kagamaydin tegine !!!
Waxaan ka baxay jamacadii. siyaad Barre iyadoo aanan LA iga Rabin lacag.markaan dhamaystay xilbaa la ii dhiibay alx.
Maanta madax. Somalia sidaas oo kale ayuu ahaan jiray maantan a
Isagu wuxuu bilaabay tuugo iyo hanti boobaya ayuu noqday siyaad ilaahay janadii ha geeyo xasan tuugna ifka ha ku cadaabo aammiinn
💯
😂😂😂😂😂
Maxaa ugeeyay hooyooyinka miyaan hooyo dhalin xasan sheekh afqabaluus ayuu ku hadlay hooyo raali ahoow
Jaamacow makan waad khaldantay waxayna Gaf kutahay inaad isbarbar dhigto Mudane Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare iyo Munaafaq Mooryaan Ciyaalweero Xasan Xaabsade .
Jaamac siyaad bare waxaa abti loo ahaa siyaad bare hooyadii waxay ahayd ogaadeen
Schitterend Samen met L'Oréal
Asc jama
Aqashey waxan uma qalmo madaxwene
CIRAAQ BAA IYANA SIDAAS AHAA IYANA.
MAXAA LA ISU BARBARDHIGAYAA? TAAS AYAABA KHALAD WEYN AH.
Qabyaaladii ku qaatey kuma dhigto gaalba ayaa nool miyaa
Dawlada yuhuuda oo masaakiinta inta guryahooda dumisa iyadu dhisata maxaa xasan shiikh ugaduwanyahay illaahay kaaqabay umadda
Dadlays barbardhigi karo maaha
Qofkii isbarbardhiga wuuqaldan yahay
siyaad bare waa aabihii somaaliya
Xasana waa tuugii iyo boobihii soomaaliya
Dambi yaad ka ga sheen marxuud siyaad markaad barbar dhigteen joqoraagaan baahan oo nuubiga ah xaabqaadka dabadhilfka ah - aabihii taariikhdii umada somaliyeet - waayo joqorahaan wuxuu xaraasho oo dhan aaba siyaad baa ka tagay - war qofkaan wuxuu aamin sanyahay in siyaad bare dhulkii u danta guud u dhiasy abgaal wacaysle lahaa sharci nin daarood ah uu san ku lahayn xamar
Soomaaliyeey calaacal waxamatarayee Axmed Madoobe Garab haloo noqdo oo ninkan xukunka halaga tuuro , Bad iyo beriba waa beeylihiyay , wuxuu soo wadaana kadaran.Ninkan dan soomaali kama shaqeeyni haayo, siduu xikunka usii joogi lahaa oo qeeyraadka dhulka iyo badeena usii guran lahaa baa hadhafkiisa guud Yahay.Ninkan halaga hor imaado intaay goori goor tahay
Anaa ka mid ahaa dadkii lacag la-la Anya wax kusoo bartay
Mooryankan MS maxaa loo dhinac dhigayaa😢
Libaax vs dameed
Siyaad barre caruurta somaliyed muxuu ulaayey haduu run sheegayo nafta bini aadamka wax ka xushma badan من قتل نفسا بغير نفس او فساد في الارض فكأنماقتل الناس جميعا dad waa xasuuqay wadaadkas dambigisa alaha dhafo
WARUNTA BENMADAN SHEGIN
Eebe qabriga ha qaboojiyo
HASAN NIN NOLOSHA KI DINTAY
Ka sheekee jabki faqash ku dhacay ee ceerigaabo.
Dhiiqo waxa sharaf u ah in la bar bat dhigo libaaxii Afrika
Siyaa
Jaamacaw illaahay miyaanad kabaqayn adiga iyo kuwa amaanaya dhibtuu gaystay miyaad mailing qudha ka sheekaysid kii ilaahii abuuray canjilayey miyaanu ahayn,culimadii ka hadashay ee akhriday aayaadkii illaahay markuu laayay maydkooda gubay miyaanu ahayn makaasaad cidgarab dhigi kartaa
DULMI MASO DAHIRO LAKIN USO DAHA DADKAS WALI XASAN SHKH DADBA QABIL KU DIFACAYA TOOBA KENA SOMALIYEY
WAXBUU HAYAY LOOGU CUDADAARI KARAA DHIBAATOOYINKUU GEEYSTEY
Taariikhda ma hubtid
Qorax markaay dhacdo ayaa lagartaa waxaay haaysay
Jalesiyad.wasomali.kanawashabab.
Jaamacow dhal gobed iyo dhal cadaqate ha is bar bardhigin illaah Baan kugu dharshaye