DEG DEG Xassan Sh Oo Fariin Loodiray Iyo Shacabkii Oo Afka Furtay Qoor Qoor Haraaco Dani Iyo Madoobe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ninkan waa Somali xalaal ah wa talo aan talo ka danbeyn alaha ku xafido

  • @mohamedyousuf6132
    @mohamedyousuf6132 2 วันที่ผ่านมา +2

    Inta ninkaasi somaliyeed uu sheegay buu hadalku ku dhan yahay somaaliyey illaahayow caqligaaga iyo caafimaadkaaba hakuu xafido

  • @SalmanAbdirahman-wk7xq
    @SalmanAbdirahman-wk7xq 2 วันที่ผ่านมา +2

    Walhi wa sax❤❤❤

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 2 วันที่ผ่านมา +1

    Saxiix💯

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wali waxaa jira dad soomaaliyeed oo damiir leh oo garanayo dhibka uu xasan dalka galiyey.

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan waa jajuus loosodiray somalia

  • @shukriali5117
    @shukriali5117 2 วันที่ผ่านมา +1

    War ninkaan ha la inqilaabo

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa nabsigii farmaajo iyo maxamed siyaad bare ilaahay xasan dalka iyo dadka ha ka qabto aamin aamin aamin

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 วันที่ผ่านมา

      Maxaa-been-isku-sheegtay

  • @safiadirie3781
    @safiadirie3781 2 วันที่ผ่านมา +1

    Idinkaa meesha kensaday is ka qaada

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 2 วันที่ผ่านมา

    At Somaliga soo arta

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hassan sheikh fiyoobi ayaad ku ogaydeen laakiin wajigiisa si fiican u fiiriya wuu waalan yahay, xataa timaha iskama shaleyo😂😂😂

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 วันที่ผ่านมา

    Xassan Shekh Waa Nin Xanuunsan Waa Mental Ma Fiyooba,Xaqiiqdii..Scww.

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 2 วันที่ผ่านมา

    Hassan DHoqo WUXU Ethiopia 🇪🇹 BADA ugu saxixay inu DAROOD kula diriro

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 วันที่ผ่านมา

    Anigu waxaan ka yaabanahay dadka u doortey Xasan Sheikh inuu madaxweyne ka noqdo Soomaaliya, waayo wax lagu doorto oo credit ah ma lahan.

  • @HersiDhagane
    @HersiDhagane 2 วันที่ผ่านมา

    Dadka sidaan u hadlaayo marabaan inuu wadanka haray u marro oo gaaro qof iyo cod oo aan ka baxno UN iyo ciidamadaan ajnabiga ah oo dadka somalida madaxweynaha ay rabaan daartaan. Dadka somalida ha iska dhafaano qabiilka iyo war xumo tashkiilka macno badan lahayn aanan loogafin madaxweynaha somaliyeed.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 วันที่ผ่านมา

    Xassan Wuxuu Iska dhigayaa Arimo Kale Ayuu Ku Mashquulsan yahay ee Hala Iska dhiciyo

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 วันที่ผ่านมา

    Habargidir Galmudug ha dhisato xamar wa fedaral somali o dhanbeyka dhexesa abgaaldanbe yeysan difacin period

  • @Dahir-x5e
    @Dahir-x5e 2 วันที่ผ่านมา

    Warkaan waa sax xasan waa masaad sirdoonka yahuuda ayuu katirsanyahay dhulka danta guud waxa loo gadahayo waa yahuud sheekadi falastiin lagu qabsaday

  • @aweysali
    @aweysali 2 วันที่ผ่านมา

    Dadka aan ka hadlenin ahamed madobe oo ka hadlayo hassan sheikh

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 วันที่ผ่านมา

      Madaxweynaha axmad madobe dal badbadshe wa hero 🙌

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 2 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka Aqbalaya Amarka xasan waa Adoomo Andamiirlahayn dalka xasan malaha ee dadka soomaaliye😅 9:49 d ha iska qabtaan wad Aragtaan inu dhulkii & dadkiiba xaraashay maxadka sugeysaan soomaaliyey oo idinharay dhac & dhimashaba wuu idiingeystaye isweydiiya waxad sugeysaan manta

  • @SuleimanOmar-v4p
    @SuleimanOmar-v4p 2 วันที่ผ่านมา

    Sarkaal waddani ah oo dalkiisa iyo dadkiisa jecel oo Somali saxa ah waaye. Noolaada adiga iyo Kuwa kulak midka ahba.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 วันที่ผ่านมา

    ,casimadan caririga meelka wanagsan aya loo dhisaya xasana xildbibanda doortay lahadal daarood habargidir iska dhigayo ayan layabay

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 วันที่ผ่านมา

    Waa lawada ogyahay wuxuu wadanka burburiyo una iibsanayaa waa qabiil ayaan ku haystaa

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 วันที่ผ่านมา

    habargidir iyada doowlada dhisatay waxan ku arka maareexaan xanaqsan hawiyee wadifacana doowldisa xasan imisad cadeen sabar yaridina xasan waxa uu shaqeesto mad kuhesatan ciyalkada jamacad geeso xasan adiga doortay

  • @HaYahk-z5v
    @HaYahk-z5v 2 วันที่ผ่านมา

    Duqaan ma dhergo

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 วันที่ผ่านมา

    anigu ma qabo xsh inuu yahay soomaali hadda wuxuu jaanis siiyey itobiya waxay ahayd in ciidamada qarankii inta nool iyo ciidamada dawlad goboleedada loo diyaariyo difaaca qaranka wuxuu isku baa bi inayaa dhaliyaraddii soomaaliyeed oo dalka difaaci lahayd soomaali maaha nin kani

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 วันที่ผ่านมา

    adeer imisa dhuul doowlded oo lagaday sidii xeeryaha ciidanka oo dakado lugudhistay kaken adeer xamar wax oo canshurtisa lacunayo kuwina aduhesatan

  • @MohamedMahmoud-c6i
    @MohamedMahmoud-c6i 2 วันที่ผ่านมา

    waa dalxoreeye reerkiina ah oo aad ogeydeen horayna ugusoo fashilmay masuuliyadan. idinkaa odhan kara waad qaldantahay ee xilka dhig. soomaalida kalana idinkay idin fiirsanayaan.

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 2 วันที่ผ่านมา

    WARKAAGU WAA SAX LAAKIIN OGOOW HAWIYE UMA SACBIN XASAN DHIIQO EE WAXAA U SACBIYEY QANIISKII ROOBLE BAAHANE WAA NINKII GUSKA KA NUUGAYEY URAAYE KENYAATE !!!
    NACALLAA KUYAAL ROOBLE BAAHANE IYO XASAN DHIIQO !!!

  • @HaYahk-z5v
    @HaYahk-z5v 2 วันที่ผ่านมา

    Abgaal weligood hargir in ay ka dakaadaan rabeen walkable ma heey saa

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 วันที่ผ่านมา

      Habargidir lagama adkan karo ilah moyane

  • @YusufAbdullahi-m5t
    @YusufAbdullahi-m5t 2 วันที่ผ่านมา

    Show daaroodku waa wada dumarba

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 2 วันที่ผ่านมา

    Dadkaan magaaliiyinkodi ma joogi karaan nin dhul kiisa madax ka eh ey maalin walbo la ooynaayaan, war ordo oo jigjiga Amxaarada ka Difaaca

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 วันที่ผ่านมา

      Baddena somalia yaa Inoo Difaacayo?

  • @MuseAbdi-dg3yp
    @MuseAbdi-dg3yp 2 วันที่ผ่านมา

    Habargiday. Adugu makensano. Xasan. Shiikh

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 วันที่ผ่านมา

    Odoyaashii abgaal ee shalay hoteel jaziira ka qaylin jireen xagee aadeen maxay u aamusan yihiin oo dhuumanayaan ma soo hadlaan oo dhibka iyo dulinimada uu dalku galay iyo fool xumada siyaasada dibada iyo dhibka shacabka gudaha haysta.

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 วันที่ผ่านมา

      Dameer wa dameern abgaal bahahin isma qabtan wana caloshoda iyo caarkoda un lakin dibdanbe aya xil lo dhiban donin wa doqomo xilgaran cadowna u arka sokeyohoda

  • @aliawad7367
    @aliawad7367 2 วันที่ผ่านมา

    Why are you all crying? Just get rid of him. However, Hasan is the best man from the South Coast, he is your man and he should remain when he belongs to.

    • @osmanmohamed4760
      @osmanmohamed4760 2 วันที่ผ่านมา +1

      He is not fit enough for the office!!!
      Perhaps, mental illness!