WALI WUXU NO SHEGA CARURTEYDA 15 AAKA BAXDAY JAMACADO KUWA AD ISKOLKODA GADANEYSOMAHAN MIYA OWLAD SOMALIYED AWAY 9 MALYAN O ANKARA 2 MALMOD KA HOR SO QADATAY ALLE KUMA CALFO😢
Hassan sheekh waa u ka quustay madaxtinimmada soomaaliya maadaama u noqday qa'inu waddan kuna dhacay dabintii Abiye Ahmed oo sidaa baddii soomaaliya lagu qaatay
Xasan gurguurte ummadda allaha dhaafiyo munaafaq waaye Xasan dhiiqo
Xasan dalxaraashe iimaanlaawe
.yaahuu.war.odaygaan.walaahi.waa.aqli.caruur.duf.kubax.alle.hanaga.kaa.qabto.insha.allah.cadaalada.ayaa.mardhaw.hor.tagi.doontaa.mid.kaa.khayr.badan.alle.hakugu.badalo
Ilahayow Xassan dalxaraashe kasoo saar uqubada somalida hadey xalaal yihiin malin kasto ma ooyi karno 🙏🇸🇴😭
Rabiyow umadada dhan udhafi yaa rabi
Jamac ku soco karbashka xalaasha ah Hassan mooryan ma xishoode runti
WALI WUXU NO SHEGA CARURTEYDA 15 AAKA BAXDAY JAMACADO KUWA AD ISKOLKODA GADANEYSOMAHAN MIYA OWLAD SOMALIYED AWAY 9 MALYAN O ANKARA 2 MALMOD KA HOR SO QADATAY ALLE KUMA CALFO😢
Allow naga qabo xasan waa fashilmay
Subxaana Laah haday dhalin yarada students ahi ogyihiin inuu qaburihii ka saaray maytidii,
Sorry brothers and sisters ma haysatan masuuliyiin daacad u ah dalka &shacabka somaliyeed
Hassan sheekh waa u ka quustay madaxtinimmada soomaaliya maadaama u noqday qa'inu waddan kuna dhacay dabintii Abiye Ahmed oo sidaa baddii soomaaliya lagu qaatay
Ilaahoow naga qabo Xasan shiiq
Walee Hassan Sheikh waa Mooriyaan ee Madax Wayne maaha waana.doqon
Muxuu meesha kasheegay wuu matagay.
Yaa ooynaya sidayda oo kle calool xumo idishey walahi 😭😭😭🙏
Soomaaliya shacabka ka dhimataye nin ayeey shaqalayesiyen Ayaa u faanaya duliyiin dhintaye
Ilahayaw horarkas xasan ladhaho kaqabo carurta
Xasan shiiqoow kaleexo ardayda hadii kuwaa gii kayaking jibiyeen wax barashada
Afkaba kolkuu kalaqaado xasan wax shacabka qalbijab ku ah uunbuu budhqadaa kani madaxweyne maahee alloow nadhaafi
Ceeb badana ee allow naga qabo xasan sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay
Subhanallah Somali waxay u bahantahy inay ilahay baryan inu keno nin dacad ah o lacagta xaranta cunin dadkana wax u qabta wadankana shitopian naga siin insha Allah.
Xasan shekh hadalkisa hadad ufirsato wanoc carurnimo ah
XASAN WAA BADAW NACAS AH. WAA DAMEER AAN CILMI LAHAYN. WAA ALSHABAAB ‼️
Aamiin
AWLADA XASAN WAA TUUG KALE‼️ DAD CILMI BARTAY HADAY YIHIIN XASAN WAY KA DIIDI LAHAAYEEN IN UU ARDAYDA HANTIDOODA DHACO.
Allaw adaan kuu ooynaa
Ilmahaa yaa la qarxin
Madaxwayne majiro ee waa moryaan manaxe ma xishoode alaku qabay Xasan gurguurte
Nin tubaka. Nin abuurtay timir waa kaxaran. Dhacan mabadalmo..
Xasan sheekh ceeb wax kama dhibto qabyadiisoow dhameeystiraa dalna dankama laha.
Scoolka ilays waa dhiig miirato halki cunug 130 doler iyo afartan doler bugag laga qadayo
Xasan Xaraash
uQubo kugu dhacday ma dumarbaa wuxi faanku muxuu yahay u Qubo kugu dhacday‼️😭😇⁉️
Kani ma ah madaxweyne umada karortag dib uraaca Tariq da xasan shiq wuxuu kusokoray nolol aad ulidata. You fray hangari
Jaamax Galadoow, Iskuulkaa markii Faramaajo waa rabey inuu Gado Juxe oo heeystey Pooliiska kabacdina dadka ayaa ka horyimid.
Reer aakharaad ayaa ka badbaadi weeyay Arday miyaa ka badbaadayso Gurguurte
😂😂😂😂😂 alow sahal umuuraha cajiib cajiib cajiib maxaa qaldan
asc jamac ninkaan ma ahan masuul iyo wandi,sababta waxey tahay waa dalkee oodhan ayaa becee ah iyo badee ,marka waa in jehad la gu qaada.asaga waxuu aamesayahay inoo yahay madaxweyne balse waa dal xaraash.jamac oo kar bash guurgurta
Xasan macalin school buba ahaye saboolnimana wakuso koraye maxa.qaladan
Xasan garguurte maxishodo
Dadka caadeystey in ay iibsadaan xarumaha sawladda magacyadooda ha la qoro iyo meel walba oo dawladi leedahay sifo sharci ahna aan loo marin.
xanuun xasan shiiq la dhaho ayaa kugu dhacay 😂
Waxaa kaaga daran waa carwadii Somaliya meesha uu gadanayo
Wale xasan shilinraadshe qabuuro ayaa kabaxsan waayay ee iskuul kama baxsanayo ilaahay umada haka qabto maxaad aragtay dawlad iyo ganacsato umadooda uso dhigtay akhira ayay xisaabi taalaa
Jaamacow odaygaa xun ee iimanku kahalaabay waad ku mahadsan tahay inaad warkiisa umada somaliyeed tusto
Ilaahay umada haka qabto iimaan laawahan wax kasta iibinaya😂😂
Afka qabso ama meel kale muqdisho maxaa kaa galay ma somali ayaad is mooday
Kawaran adeerkaa Axmed madoobe oo kismaayo dadkii guryahooda inta ugu tagay kulaayay Mariixaan Xamar usooqaxay ayaa jooga kuna nabadqaba maxaad taas uga hadliweyday Xasan dadka guryahooda kama tarxiilo ninkii dhulka dowlada degana hakaguuro Axmed madoobe hadii waxleyga sheego dadkaan dilaa isagoo gudoomiya kawaran Xamar dhexdeeda ayaa madaxweynaha waxkasto lagu dhahaa kamana hadlo adeer Xasan xumaan hauraadin ee kawaran Axmed geedanaar
Xaywaanow kadhamaaw madaxweynaha
Habartiis madaxweyne uyahay
Yuu madaxweyne uyahay
Madaxweyne tuug ah inte lagu arkay😊😮