Musuqmaasuqa & Aqoon la aanta wasiiradda qaar ee dowladda+Fadeexo Culus!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 6

  • @AhmedAli-qs2go
    @AhmedAli-qs2go 21 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 walahi wa runtii ..een ..iisheeg...een iisheeg..

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 22 วันที่ผ่านมา +1

    Dawlada dhex gal ee sas ugu sheeg fahansi

  • @BileBariise
    @BileBariise 22 วันที่ผ่านมา

    Waaya arag wax badan fahamsan waa run dhamaan waxa uu shegayo suaashu se waxay tahay hadii madaxda dalka ugu sareeysa ay sidaas ku yimaadeen oo dhaqale aan caqli gal ahayen ku bixiyeen kursiga ay raadinayeen dhaqaalihi ay ku bixiyeen iyo macaashba raba in ay raadiyaan maxaa u hagaagaya qofka nuucaas ku yimid qaran ma hogaamin karaa Allow adaa dadka iyo dalka u maqan

  • @aadanxadiisXuseen
    @aadanxadiisXuseen 22 วันที่ผ่านมา

    Cabdi salaam sxb nin waxgaradabaad tahay lkn xasan gurguurte haku caqliseegin waynu fahanay e

  • @mahamedgooni9139
    @mahamedgooni9139 22 วันที่ผ่านมา

    Anigu Xassan Sheikh ma taageer sani siyaasad ahaan laakiin kan iyo AAW waxay ii sheegaan Xassan Sheikh colaad ooguma qaadaayo iyo maamulkiisa soo kiidhihi jiray ma ahan ciidamadii Eritrea jiray dagaalkii Tigreey ayay ka qab galeen Jaajuus fowqal Jaajuus.