Ogaden Media
Ogaden Media
  • 397
  • 797 182

วีดีโอ

Somalia oo looga digay halis diblumaasi ah & khatar ku gadaaman madax-bannaani..!!#somalia
มุมมอง 1.1K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Somalia oo looga digay halis diblumaasi ah & khatar ku gadaaman madax-bannaani..!!#somalia
Erdogan oo Muqdisho kusoo wajahan & Somalia oo laba jid kala dooraneysa!!#somalia
มุมมอง 3562 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Erdogan oo Muqdisho kusoo wajahan & Somalia oo laba jid kala dooraneysa!!#somalia
Somalia oo hal qodob uga adkaatay Itoobiya & Fiqi oo tallaabo culus qaaday!!#somalia
มุมมอง 3492 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Somalia oo hal qodob uga adkaatay Itoobiya & Fiqi oo tallaabo culus qaaday!!#somalia
WAAR DEG DEG AH!!#somalia
มุมมอง 2732 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH!!#somalia
XASAN SHEEKH WAA CIILQABE QABYAALADA UGA WEYN TAHAY QARANKA WAANA SABABTA!!#somalia
มุมมอง 1614 ชั่วโมงที่ผ่านมา
XASAN SHEEKH WAA CIILQABE QABYAALADA UGA WEYN TAHAY QARANKA WAANA SABABTA!!#somalia
WAAR DEG DEG AH: DONALD TRUMP Oo Jimcaha LaXukumayo,lyo Sababta Ninkii CadaankaAhaa!!#somalia
มุมมอง 914 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH: DONALD TRUMP Oo Jimcaha LaXukumayo,lyo Sababta Ninkii CadaankaAhaa!!#somalia
Masar oo 10 kun oo askari keeneysa iyo guul laga gaaray damaca Itoobiya!!#somalia
มุมมอง 6794 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Masar oo 10 kun oo askari keeneysa iyo guul laga gaaray damaca Itoobiya!!#somalia
WAAR DEG DEG AH 4 January 2025
มุมมอง 1K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH 4 January 2025
Heshiiska Somalia & Ethiopia, Tuhinka la muujinayo & fasiraadda laga rabo dowladda Somalia!!#somalia
มุมมอง 2717 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Heshiiska Somalia & Ethiopia, Tuhinka la muujinayo & fasiraadda laga rabo dowladda Somalia!!#somalia
War Deg Deg Ah:Waala Xaliyay, Somalia Waxay Rabtoo Dhan Waala Ogolaaday?!!#somalia
มุมมอง 3339 ชั่วโมงที่ผ่านมา
War Deg Deg Ah:Waala Xaliyay, Somalia Waxay Rabtoo Dhan Waala Ogolaaday?!!#somalia
MAXAA_LAGU_XASUUSTAA_DOWLADDA_MADAXWEYNE_ #HSM _ 2024...!!#somalia
มุมมอง 749 ชั่วโมงที่ผ่านมา
MAXAA_LAGU_XASUUSTAA_DOWLADDA_MADAXWEYNE_ #HSM _ 2024...!!#somalia
Itoobiya oo isku dhilbeysa Somalia,si loogu fuliyo 2 qodob oo xasaasi ah &waftiga Muqdisho!!#somalia
มุมมอง 7349 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Itoobiya oo isku dhilbeysa Somalia,si loogu fuliyo 2 qodob oo xasaasi ah &waftiga Muqdisho!!#somalia
WAAR DAG DAG AH!!#somalia
มุมมอง 75012 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DAG DAG AH!!#somalia
Masar oo dagal diblumaasi ah ku qaadday Itoobiya & culeyska ay qeybta ka kartaSomalia!!#somalia
มุมมอง 7912 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Masar oo dagal diblumaasi ah ku qaadday Itoobiya & culeyska ay qeybta ka kartaSomalia!!#somalia
Sanbaluulshe iyo dhaqanka Mudullood oo biyo qabow ku shubay Xiisada Ceelba!!#somalia
มุมมอง 17312 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sanbaluulshe iyo dhaqanka Mudullood oo biyo qabow ku shubay Xiisada Ceelba!!#somalia
WAAR DAG DAG AH 31 December 2024
มุมมอง 28214 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DAG DAG AH 31 December 2024
Somalia & Turkiga oo guul cusub o dabaal degi doona iyo war culis oo kasoo baxay baarista!!#somalia
มุมมอง 35314 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Somalia & Turkiga oo guul cusub o dabaal degi doona iyo war culis oo kasoo baxay baarista!!#somalia
WAAR DEG DEG AH Madaxweyne JOE BIDEN OoShaaciyay Xiliga La Aasi Doono!!#somalia
มุมมอง 11416 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH Madaxweyne JOE BIDEN OoShaaciyay Xiliga La Aasi Doono!!#somalia
WAAR DEG DEG AH!!#somalia
มุมมอง 2K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH!!#somalia
Jabuuti oo Somalia & Itoobiya go'aanno adag hor dhigtay & Faransiiska oo Turkiga ka!!#somalia
มุมมอง 65416 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Jabuuti oo Somalia & Itoobiya go'aanno adag hor dhigtay & Faransiiska oo Turkiga ka!!#somalia
WAAR DEG DEG AH Inta badan Gedo oo Jubbaland lagala wareegay & DF oo shaacisay!!#somalia
มุมมอง 1.6K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH Inta badan Gedo oo Jubbaland lagala wareegay & DF oo shaacisay!!#somalia
WAAR DEG DEG AH Maxkamadda oo go'aan soo saartay & Muqdisho oo ku fideysa degaano!!#somalia
มุมมอง 55319 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH Maxkamadda oo go'aan soo saartay & Muqdisho oo ku fideysa degaano!!#somalia
WAAR DEG DEG AH!!#somalia
มุมมอง 2K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH!!#somalia
WAAR GEG DEG AH falkii ka dhacay Ceelbaraf oo waji kale yeehsay, halis cusub oo taagan!!#somalia
มุมมอง 2.3K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR GEG DEG AH falkii ka dhacay Ceelbaraf oo waji kale yeehsay, halis cusub oo taagan!!#somalia
WAAR DEG DEG AH Nabada isaaq waa khiyaano ee hala diyaar garoobo,Ceebta Boorama ka dhacday!!#somalia
มุมมอง 24821 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH Nabada isaaq waa khiyaano ee hala diyaar garoobo,Ceebta Boorama ka dhacday!!#somalia
WAAR DEG DEG AH Madaxweyne Farmajo oo hal qodob ku taliyay si loo xaliyo dagal beeleedyada!!#somalia
มุมมอง 1.3K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG AH Madaxweyne Farmajo oo hal qodob ku taliyay si loo xaliyo dagal beeleedyada!!#somalia
Villa Somalia oo soo saartay war Itoobiya waa loo ogolaaday in ay Somalia ciidankeeda!!#somalia
มุมมอง 1.4K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Villa Somalia oo soo saartay war Itoobiya waa loo ogolaaday in ay Somalia ciidankeeda!!#somalia
Samaroon Arrintan laga yeeli maayo wiilkaDhulbahante Boorama lagu dilay, Ciidanka DDS!!#somalia
มุมมอง 565วันที่ผ่านมา
Samaroon Arrintan laga yeeli maayo wiilkaDhulbahante Boorama lagu dilay, Ciidanka DDS!!#somalia
WAAR DEG DEG Ah:-Itoobiya oo ka yaaban go'aan culus oo uu saaray Madaxweyne Xasan Sheekh!!#somalia
มุมมอง 26Kวันที่ผ่านมา
WAAR DEG DEG Ah:-Itoobiya oo ka yaaban go'aan culus oo uu saaray Madaxweyne Xasan Sheekh!!#somalia

ความคิดเห็น

  • @YahyaAhmed-yl6ul
    @YahyaAhmed-yl6ul 40 วินาทีที่ผ่านมา

    Somalia please wake up, Ethiopia have bad plans don't give them what they whant

  • @zxop6273
    @zxop6273 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha waa sax itopiya waa aqabada ugu weyn somaliya waxaba yaan laga kiren dekadaha somaliya xata turkiga dacad ma aha ee madaxdenow ka forsade deg deg gedki lagu kora deg deg ba loga sodagta allow towfiqda nawafaji🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Love 🌟💙🇸🇴🇸🇴💙🌟💯🧕🏻👌👍🏽

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉❤🎉❤

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍👍

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qabiil kkkkk no other job sick somlis people qabiil qaabiil qabiil

  • @cabdiaxmedcalasow7604
    @cabdiaxmedcalasow7604 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xabasho carbeedow camiro tik tok foolxumo 34 ka dhigtay 😂😂😂

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Murursade allaha ka qabo haduu naceb yahay 😂😂 Xawaadle ku dar ma jeclee 😂

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naga qabo balwaan adaa darood tageeree brother ❤

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha naga qabto haduu nanacebyahay Cadawga darood allaha jabiyo 😂

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan cali gaaf maaha bug waaye shuubo ayaa dhashay paltalk ayuu ka tuugsan jiray cadeeyn adaa lagaa haayaa hooyadaa u sheeg shuubadii ku dhashay lacag waa laguu diiday

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caade qaate shuubo ayaa ku dhashay

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sax

  • @MaxamudCabdullahi-y7t
    @MaxamudCabdullahi-y7t วันที่ผ่านมา

    Yahu wan kufahanay

  • @saiidmohamud386
    @saiidmohamud386 วันที่ผ่านมา

    Xasan ma isku garaneeysiin si shansi eh sxb masa mesha ayaad ku kala kacsaneeysaa??????? Sxb

  • @SoudeyssiMahdi
    @SoudeyssiMahdi วันที่ผ่านมา

    Itoobiya bariis ayaa kuugalay nasiib wacan

  • @HiboAli-n7w
    @HiboAli-n7w วันที่ผ่านมา

    Beeenaaalw tuuugo

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw วันที่ผ่านมา

    Owraage riin wanaagsan ninka la dhahay caligaaf maheyn e umada heysku dirin

  • @sharmashek2720
    @sharmashek2720 วันที่ผ่านมา

    Waa sax

  • @maxamedyusuf9653
    @maxamedyusuf9653 2 วันที่ผ่านมา

    Ma dagaalbuu qaaday xasan ciidamadii soomaaliya buu farmaajo ahaan udilayay

  • @AAYASSIN81969
    @AAYASSIN81969 2 วันที่ผ่านมา

    Fekerkeygu waa. Somaliya waxayku socotaa wadadii proxy warka.

  • @AAYASSIN81969
    @AAYASSIN81969 2 วันที่ผ่านมา

    Taariikhdu waa muhiim inaad waxka 'ogtahay. Hadii aad taariikhda waxka 'ogtahay waxaad fahmaysaa waxa hada socda waxaadna qiyaasi kartaa mustaqbalka. Adoo caqligaaga kudarsanayo. Dhagayso aqoonyahanka.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 วันที่ผ่านมา

    No Caption needed macnaheeda waa khalaas dhaxalkii waa ku daaye

  • @abdilkadirmussaosmanosman4007
    @abdilkadirmussaosmanosman4007 3 วันที่ผ่านมา

    Keen bee ta.

  • @barliincadeey9237
    @barliincadeey9237 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤🫶🫶🫶🫶💯💯💯💯👑👑👑🦅🦅🦅✍️✍️✍️👍👍🫡🫡✅️✅️✅️✅️✅️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹💪💪masha allaha dal xureey

  • @ahmedelmi9961
    @ahmedelmi9961 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ka baq intaad dadiku dirayso Calaama kaa iftaye Ummada ilaahay abuurtay iska daa Ilaahay cadaabta ku geeyo Risaaqadaadii waxay noqotay Dad isku dir Dadisku dirdir Ilaahayna waa ku arkaa ilaahay umada Ha kaa qabto Umada ilaahay iska nabad geli Ilaahay umada ha kaa qabto

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 4 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya ma khajilaan ma xishoodaan dawladnimo ayay Sheeganayaan hadana dawladii ay Aduunka ugu nebcaayeen ayaa Caasimadii iyo meelkasta qasab ku Joogta

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 วันที่ผ่านมา

    ETHIOPIA IYO SOMALILAND WAXAA KA DHEXEEYA HESHIIS GANACSI MID NABAD GELYO IYO ISTICMAALKA DEKEDA UGU WEYN GEESKA AFRICA EE BERBERA BAL OGAADEEN XAWAYAAN MUXUU U HAYAA UMADA REER ETHIOPIA 🇪🇹 OGAADEEN IS HUBSO JOOJI DOQONIIMO ONE MILLION YEARS AH MA JIRTO WAX STRATEGIC AH OO OGAADEEN U HAYO QARANKA ETHIOPIA

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 วันที่ผ่านมา

    OGAADEEN WAA DOQON LIITA OO NECEB JIRITAANKA QARANKA SOMALILAND WALAAHI WAA BEEN WAXAA UU DAMEER FIQI SHEEGAYO XIRIIRKA QARANKA SOMALILAND IYO DAWLADA FEDERALKA ETHIOPIA MA JIRTO CID WAXBA KA BEDELI KARTA MARKA ILAAHEY LAGA REEBO MUHIIMADA ETHIOPIA AY U LEEDAHAY SOMALILAND MA JIRTO CID KALE OO U BUUXIN KARTA OGAADEEN MUXUU U HAYAA ETHIOPIA OO AAN JAAJUUS NIMO KA AHAYN

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 5 วันที่ผ่านมา

    Www Masha Allah tabaraka Allah guul umada somaliyeed

  • @KANIMCHANEL
    @KANIMCHANEL 5 วันที่ผ่านมา

    sxb aa ku saxee cidamada imanshiyahoda malmo kama. harsana nin update ah aya ku moodey see ka thy cidamadas ilaa bisha 6aad ayey shaqo bilabayan kuwa hada jogana ilaa june ayey si sheqeynaysn

  • @AxmedYusuf-z1c
    @AxmedYusuf-z1c 6 วันที่ผ่านมา

    Somalia & hoyadeedba was dalka ugu sumada xun uguna liita looguna necebyahay aduunkoo dhan dad jiran baa ka buuxa oo 24 saac 356 malmood cabanaayaa oo wadamo shisheeye iyo umado kale dusha ka saaran duli tamar xun oo tashan waayey

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 6 วันที่ผ่านมา

    Beentii xasan garguurte waan baranay xitaa wax sana masocdo ee waa marin habaabin

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 5 วันที่ผ่านมา

      Adhiga koley shidalka waxne kuma lihiid ee maxad ka rabta qaraar maku haayo duqa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 6 วันที่ผ่านมา

    Somaaliya.meelkaste.waa.iskumid..dadka.shicibka.ah..waa.dad.shoog.kudhagay.iyo.qataar.qabiil.jaholiin.baa.utaliya..xayawaana.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 6 วันที่ผ่านมา

    Galyay.qaaliyaad.tahay.ee..kaquuso.soomaaliya..dad.waalwaalan.oo.cilaaja.ayaa.kataliya.oo.kunool.inta.saxda.ah.waa.dad..dulman.oo.bilaa.awooda.

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 6 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia ayaa hoosta ka qaseeso African ta kale

  • @Cabdirashiiddahirrashka
    @Cabdirashiiddahirrashka 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 วันที่ผ่านมา

    N adka inte laga xukuma yase xukuma aba sosara efisida iskana leh dowlad wax xukunta ahow aba iskaxir lugoyada hub falar sosaro gedaha korkoda kor cowshada dilo dadi hubka car mucarad hubsita

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 7 วันที่ผ่านมา

    Waxaad aad sheegeyso oo dhan waa dulinimo adigana kamid baad aheyd,adeer ha isdaalinin soomaaliya waa hore ayaa laga shaqeystay xiligii SSDF,USC iyo SPM marka adiga caqligaaga ma waxaad rabtay intaay itoobiya dawladii maxamad s bare dumiso ay dawlad kale oo xoogle kuu dhisto waad riyooneysaa,dhamaan jabhadaas oo dhan itoobiya ayay wagaa balan la galeen oo ah inaay itoobiya ka amar qaadan doonaan hana sugin in soomaaliya ay dib dawlad u hesho,midakale adiga waxaad ku jirtaa dadka aaminsan in itoobiya iyo kenya ay soomaaliya dawlad xoog leh u dhisayaan oo ay argagixiso ka celinayaan,hadaad run sheegeyso arintan kahadal oo analysiska kudar oo ciwaan kadhig wadamada dariska dhibaatada ay ku hayaan soomaaliya hadii kale shaqo doon baa tahaye hana wareerinin adeerow

  • @BareHalanmude
    @BareHalanmude 7 วันที่ผ่านมา

    Ninkas nisa haysta waa rufiyaan Ethiopa u shaqeya oo jaajus ah wana kii waqtigi madaxweyne farmajo 😂sanboleshe waa kii qalbi dhagax u dhibey Ethiopa meshad ku aragtan hor galka xawatle hana la dilo dofarka 😂

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 7 วันที่ผ่านมา

    war cidanka somlia maa labadiyo

  • @AminaMohamed-x3z
    @AminaMohamed-x3z 7 วันที่ผ่านมา

    Siyaasi wax kama oga wa nin masaakiinta bara kiciye

  • @AbadirIbrahim-s8z
    @AbadirIbrahim-s8z 7 วันที่ผ่านมา

    Waryaa shame on you xabsgii mise qabeylaad baa ku wada kkkkk

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 7 วันที่ผ่านมา

    Rufan benta lanoqo waxas waa wax kama jiran umana qalantid wariye inta aad wado ben lagu so dhibay ee ad 5ta dolar ku qadatay shegi

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 7 วันที่ผ่านมา

    waa baxayan ma warer ama ha warerin

  • @beautiful7152
    @beautiful7152 7 วันที่ผ่านมา

    We don’t know what the government think let’s hope and support our government. They will do the right thing by the people.

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 8 วันที่ผ่านมา

    Waar beenta iska daa xishood oo illahay ka cabso

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 8 วันที่ผ่านมา

    Ha iska baxaan Eritrea masar iyo somalia ayaa ku filan

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 8 วันที่ผ่านมา

    Hawshani waxaa dabada kariixaya Wajiye Badan Sida Mucaaradka Labada beel ee aan is ogoleyn maamul Ahaan taasi waa qodobka koowaad Mucaaradka sida sheeq shriif oo Awood aanlainkirikarin Meeshaakuleh Ithiopia oo ayadana Danada kariixeyso Hiiraan state Dowladu Ayadaa lagarabaa in ay Itaa iskusi uwajahdo Qaswadayaasha Cadowga ushaqeeya ee labadakaarwatana Laiskaqabto Tusaale (CCSH iyo Sheeq shariif waakansarka Hawiye

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 8 วันที่ผ่านมา

    Aniga Rayigeyga,,cidamadan,,kabaxay,,furumaha,,waxakulugleh,,siyasiyin,,,Raba,,cidankena qaran ka,,inay,ceb,iyofashil,,Lugaha,ugelshen