Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 31aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 105

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 2 หลายเดือนก่อน +1

    Boqorkii codka fanka soomaaliyeed Abdi Tahliil Warsame AUN ❤🙏🏽

  • @sheikhulbalad6236
    @sheikhulbalad6236 4 ปีที่แล้ว +10

    Wanka xumahay cabditahliilow adoo dhintay inaan heestadii mantay dhageysanayo markaan xanaaqo ayaan isu dajin jirey adeer allow ku naxariiso ilahow ka abaal mari codkaas macaan

  • @fardowsasheikh9397
    @fardowsasheikh9397 9 ปีที่แล้ว +11

    hada fanan majiro runti this is what a call fanaan. may God give him fast recovery

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayooy caafi Abwaankeena. Cod gooni u ah baa ilaahay siiyay. Mida kale Abdi tahaliil waa Abwaan Somaaliya u soo halgamay qaadayna heesa gumaysi ladirira

  • @awilabdi3427
    @awilabdi3427 4 ปีที่แล้ว +5

    Fadlan yaa midhaha qoraal
    Inoogu qori kara
    Wah wah
    Hees iyo hees kale iyo heesihii oo dhan ka mudan.
    Allah.ha u naxariisto janadiisa allah ha geeyo
    Saacadda aan daawanayo hesatan ama commentkan aan qorayo waa goor uu geeriyoodah cabdi 12 saacadood ka hor..

  • @abdirahmanx2750
    @abdirahmanx2750 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlh waa hees hees dhaaaftay cabditahliil warsame allaha caafiyo fanankena cfmd taam ah insha allah

  • @muusexasanxuuse7285
    @muusexasanxuuse7285 10 ปีที่แล้ว +3

    Alaa yacisak waa tahliil one of the best hoboladii soomaliyeed somaliya ha noolaato hays raacdo ha jirto salaam salaam salaam hobolka iyo shacabka soomaliyeed waa gaashaan from burco togdheer

  • @mahdiubaxside7340
    @mahdiubaxside7340 8 ปีที่แล้ว +4

    i never see best fanaaaan aaan ahayn
    abdi tahliiiil
    no 1
    inta kale
    maya maya
    maya maya
    fanaaan wa cabdi tahliiil

  • @yonishassan4131
    @yonishassan4131 7 ปีที่แล้ว +5

    waxan dhihi karaa Raga somaliyed waxa ugu cod wanaagsan Abditahlil

  • @bilebulsho
    @bilebulsho 8 ปีที่แล้ว +8

    Beeneey noosheegeen xasidka fanka ilahow dhaaf cabdi tahliil oo janada gali aamiin yaa rabi

  • @musehussein7833
    @musehussein7833 7 ปีที่แล้ว +1

    Alla yacizak cabdi tahliil warsame waa fannaan fannaan dhaafay ee ilaahoow caafimaadkiisa usoo celi (aamiin)

  • @Cabdalllah
    @Cabdalllah ปีที่แล้ว +1

    Naxariis waarta rabi hasiiyo
    Cabdi tahliil warsame

  • @mahdiubaxside8710
    @mahdiubaxside8710 8 ปีที่แล้ว +4

    cabdi tahliil
    codkiisa oo kale hadaan lahaa lahaaa
    soomali caan ka noqon lahaa fanaaniinta hada jiro meeel saaari lahaa
    allow ku caaafi.
    wlhi nolshayd fanaan kaa cod mcn ma maqlin

    • @shariifka1000
      @shariifka1000 7 ปีที่แล้ว +1

      Mahdi Ubax Side Masha Allah dheh sxb . wixi aad jeclaato Masha Allah ba la dhaha.

  • @wajeerkenya
    @wajeerkenya 9 ปีที่แล้ว +5

    1989 and no one can still beat this ..... damn!

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha caafiyo cabdi tahliil
    Waxaa weeyi hanti soomaaliyeed

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 8 ปีที่แล้ว +2

    waah waah fanaan iga dheh cod faseexsanaa oo cod daganaa alow caafi c.tahliil

  • @deeqo11
    @deeqo11 16 ปีที่แล้ว +9

    if abdi tahlil was my age,i would be his best friend so he can sing for me anytime, anyplace.but i still love him

  • @AhmedOmar-tx5nk
    @AhmedOmar-tx5nk 6 ปีที่แล้ว +3

    Abdi tahlil my best singer ilahay ha cafiyo

  • @deeqo11
    @deeqo11 16 ปีที่แล้ว +2

    this guy aint no choke man. i love him. he has great voice. i dont know what it meants but i cant stop listening to it. god bless him

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad mooday xaajadu
    Meel gaaban inay tahay
    Miyirkiyo aqoontiyo
    Maankaaga galiyoo
    Masanuunay hawlaha
    Mirta dhexe habeenkii
    Ale ha unaxariisto
    Dhmn umada islaamka ah wxiii inaga hooseeya maanta
    Hadaanay heesuhu ahayn danbi fanaan waan noqon lahaa lkn aakhiro Waa ogsoonahay xaalkoda

  • @libanmahamuudahmed3797
    @libanmahamuudahmed3797 8 ปีที่แล้ว +4

    allaha Ha Caafiyo wlHi Kani cidna Gaadhi Mayso Waa Fanaan kan ugu jeclahay

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 14 ปีที่แล้ว +2

    ANA MOWDKA HA I DILO
    ADNA MEEL SII JOOG.
    TOP SONG.
    XASANBURHAAN-TY BRO FOR SHARING.

  • @mootummaaali5817
    @mootummaaali5817 10 ปีที่แล้ว +4

    You are the dualist !! Allah bless you!!

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 5 ปีที่แล้ว +1

    Allh cfimad taaam sii myou legend fanaan wa fananiti hore
    2005 ilaa 2019 just kama daalo codkaaka mcn

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow ku caafi cabdi cod macaanaya gacan dabacsana xgga kabanka

  • @naasir2008
    @naasir2008 16 ปีที่แล้ว +4

    caleeeeeeeeeeeeeeek Somali waa somalidii hore Fannan waa kuwii hore.

  • @mrodeyodee8013
    @mrodeyodee8013 12 ปีที่แล้ว +2

    AMAZING ........ Cabdi Tahliiil Noooolooooow !!!

  • @Tiimbare
    @Tiimbare 6 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees jacayl ah oo aan caadi ahayn

  • @soomaaltv9659
    @soomaaltv9659 9 ปีที่แล้ว +4

    war ceeb ayaa kadhacde meesha ninkii nuur cade ahaa mxaa kudhacay heestani waa heestan ugu jeclahay lkn wxaan ogaade fanaaniinta cusub ineey meesha waxba kuhaaynin oo hees dad leeyahay eey nala hortaagan yihiin. ceeb caleeyka nuur cade waan ku taagyeer sanaa lkn ciidama ayaan kaala baxay

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 9 ปีที่แล้ว +2

    Runtii waa boqorka kaban ka Cabdi tahliil. Wax siidaan oo kale u tumaya kaban ama cuudka wali ma´arag.

  • @IdleMollimEidlereports
    @IdleMollimEidlereports 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u Naxariisto Tahliil

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 5 ปีที่แล้ว

      Wuunoolyahay wll wali wuu xanuusanaya

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow janadii kuge ameen

  • @suleymanaadan8486
    @suleymanaadan8486 5 ปีที่แล้ว

    Legen abdi tahliil warsame allah ha cafiyo

  • @fartuunmaxamud7508
    @fartuunmaxamud7508 5 ปีที่แล้ว +1

    ilahay cafimaad ku siiyo

  • @hassanallaalechannel155
    @hassanallaalechannel155 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow ku caafi wllhi fanaan aan aad u jecelahay thanks

  • @awilabdi3427
    @awilabdi3427 4 ปีที่แล้ว

    Taarikhda uu geeriyooday jun 7 2020 muqdisho

  • @garaad-om7yl
    @garaad-om7yl 6 ปีที่แล้ว +1

    Mrlt myHeart & Ilove ur Vioce mr Abditahliil
    🙋

  • @aamiiking3278
    @aamiiking3278 5 ปีที่แล้ว +3

    Dood furan asxaabey boqorka codka yaale 1tahliil
    2tubeec
    3dhuule
    Cabdi naasir macalin

    • @filimaanta
      @filimaanta 5 ปีที่แล้ว

      1. Samatar
      2. Xuseen Shire
      3. Ilkacase
      Codka bass leh ayaa rag lagu yaqaan. Not supranos.

    • @kolyeedh1
      @kolyeedh1 4 หลายเดือนก่อน +1

      Cabdi tahliil waa boqorka codka shaki kuma jiro Ani xagayga no.1 buu ka yahay Rabi hau naxariisto

    • @Jaalle_Moha_F
      @Jaalle_Moha_F 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waan kula qabaa ​Allaah janneeyo boqorkayna codka Abdi Tahliil Warsame AUN❤🙏🏽@@kolyeedh1

  • @shumeeey
    @shumeeey 15 ปีที่แล้ว +6

    Unique voice (very beautiful), he is sexy and handsome and above all, lovely and quality lyrics. As u can see can also play his own Cuud!
    Viva Taliil, love u loads

  • @fardowsasheikh9397
    @fardowsasheikh9397 9 ปีที่แล้ว +3

    he got voice wallhi Masha'Allah

  • @amiinchannel251
    @amiinchannel251 12 ปีที่แล้ว +1

    waa hees aad u macaan fananka waa fanan cajiib ah

  • @mohamedhaile599
    @mohamedhaile599 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha Caafiyo

  • @faraxmaxamad6603
    @faraxmaxamad6603 9 ปีที่แล้ว +4

    alla muxuu fanan iyo bar yahay

  • @mustafawazeri377
    @mustafawazeri377 10 ปีที่แล้ว +1

    woooww soo nice

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 4 ปีที่แล้ว

    Yaa salam

  • @mootummaaali5817
    @mootummaaali5817 10 ปีที่แล้ว +1

    Fantastic!!

  • @safeexmedia2571
    @safeexmedia2571 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa sameeyey heestan?

  • @abdiwaliyusufomaromar5746
    @abdiwaliyusufomaromar5746 7 ปีที่แล้ว +2

    Allaha caafiyo

  • @Shekeye-u2c
    @Shekeye-u2c หลายเดือนก่อน

    Hestayda muxiboy adunyada maalmihi isomaray
    meshi an jogana
    ada imuqanayo
    mankay deqdo
    lamada imudano kala marmi mayne
    Hestan malin dhagesta wam iska galabeysanaya glab islin 5:11 18.11.2024 wan solaban dona i.a👋🤳

  • @maxamedmusa681
    @maxamedmusa681 7 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanintii wax bedelay dad sida idaha u ciyaya oo qajilaadii ka tagtay bal waatase ya gaadhaya tahliil,tubeec iyo dhuule

  • @mohamedabdikadir804
    @mohamedabdikadir804 9 ปีที่แล้ว +5

    fanaan waa fanaaniintii hore ingale been been eey hayaan

  • @dileytahabib7
    @dileytahabib7 4 หลายเดือนก่อน

    ALLAH IRHAMO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 5 ปีที่แล้ว

    Walal nimcan ilahow kuu naxariiso sanadkii 2013 ayaa iigu dambaysay aragiisa waan kasoo tahriibay isagoo nool caawa oo ay taariikhdu tahay 17.09. 19 ayaan arkay heestii uu iiqaadi jiray aduunyo

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@somalipure8835 madadaalo iyo jacayl intaba walalkay ila dhashay bu aha

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@somalipure8835 jacayl maxad utaqana tolow

  • @fartuunmaxamud7508
    @fartuunmaxamud7508 5 ปีที่แล้ว

    haa haa fantasig

  • @fartuunmaxamud7508
    @fartuunmaxamud7508 5 ปีที่แล้ว

    amiin amin amin

  • @abdinurgf2106
    @abdinurgf2106 12 ปีที่แล้ว +2

    abdi tahliil caadi ma bahan

  • @koofilab
    @koofilab 12 ปีที่แล้ว +1

    alahayow maxaa fanaan meesha yaala

  • @maxamedyusufcabdalla8534
    @maxamedyusufcabdalla8534 6 ปีที่แล้ว

    Ala yacisag cabdi dahliil

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 5 ปีที่แล้ว +1

    IlaHow caAfimaad zii

  • @MahadCnuur
    @MahadCnuur 7 ปีที่แล้ว

    ilaaahay haku cafiyo Aduunka Akhirana jana barwaaqa ku waar fanaan Qaran Ayaad tahay

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 8 ปีที่แล้ว +10

    Boqorka codka weeye xataa Maxamed Saleebaan isagaa ka codmacaan.

    • @awaarechannel1758
      @awaarechannel1758 6 ปีที่แล้ว +2

      Hajji Warsamah xaqiiq weeye isagaa ka cod macaan maxamed saleebaan tubeec ayaa la waydiiyay boqorka codka balsaad ku heshay markaasuu ku jawaabay cabdi tahliil oo jooga isma lahayn boqor cod aya laguu dooran

    • @sadiiqmohamed5378
      @sadiiqmohamed5378 6 ปีที่แล้ว

      Sxb magaro Tubeec

    • @mahamuudmahamed
      @mahamuudmahamed 5 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi bilaahay cabdi tahaliil ayaaa ka cod macaan 100/100 isku fiiri heesahooda

  • @somaliqueen10
    @somaliqueen10 15 ปีที่แล้ว +1

    wale waaa yaab oo hadeer nin kan meeshuu ka folxunyahy bal ii shega

  • @mohamedsaacid3932
    @mohamedsaacid3932 9 ปีที่แล้ว +1

    dad waa dadkii hore

  • @CabeyYare
    @CabeyYare 14 ปีที่แล้ว

    waaw

  • @psIronman
    @psIronman 16 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkkk realy, dee taloow ana ma heesaa lol

  • @mustafaabdsh
    @mustafaabdsh 12 ปีที่แล้ว +2

    0:50
    thank me latter :)

  • @AbdulkadirAbdi1
    @AbdulkadirAbdi1 6 ปีที่แล้ว

    cabdisalan shiiq cabdi

  • @fartuunmaxamud7508
    @fartuunmaxamud7508 5 ปีที่แล้ว

    kusoo noqo siidadi isha alaha

  • @ibrahimhaji5466
    @ibrahimhaji5466 9 ปีที่แล้ว +1

    kuwa hada fanka bartoow, kabarta fanka dadkaan baldaya waah waah, walee hebel ayaan kadaba qarabanaayaa wax matartee kabarta fanka dadkii hore, isqabqabsigiina waabatay fankana waad ku dheesheen

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 4 ปีที่แล้ว

    Waa kaxumahay dadkadii ku daycay

  • @lulayasmin2605
    @lulayasmin2605 11 ปีที่แล้ว +1

    Is abdi sick ?

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa ugaaday dadku markay caafinad qabaam lajecelyahay

  • @haashibootaan2002
    @haashibootaan2002 9 ปีที่แล้ว

    said

  • @sultanabdura
    @sultanabdura 13 ปีที่แล้ว

    dit is myn unkel

  • @warsaniyoweedhsan9417
    @warsaniyoweedhsan9417 7 ปีที่แล้ว +4

    koonfur hadan cabdi tahlil ku jirin maba dhagaysteen wa ninka kliye aan dhagaysto anagana waxay naga dhagaystan ilaaa 2000 oo fanan kkkk

    • @anascabdirisaaq1217
      @anascabdirisaaq1217 6 ปีที่แล้ว +2

      Sxp Cabdi tahliil waa nin ree wardheer aha asalkiisu koonfur isagoo nin wayna ayuu yimid

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว

      reer miyiyahow. xidigii waabari soo koonfur uma badneyn. hibalada waa bari dadka ugu cidka qurxoonaa waxey ahaayeen koonfur. yaase kala jeclaa .maantey oo kale miyaa moodey hada waqooyi iyo koonfur wax la qaati waa ku yaryihiin

    • @timocadecade9781
      @timocadecade9781 6 ปีที่แล้ว

      axmed cali cigaal miyedan dhageysan kk

    • @maxamedkoofi6432
      @maxamedkoofi6432 6 ปีที่แล้ว

      cunsurinimo ha uhadlin ee fanka dhageyso

    • @kolyeedh1
      @kolyeedh1 4 หลายเดือนก่อน +1

      Cabdi tahliil warsame waa reer Somali galbeed Aun koonfur ma aha isaga cigaal,bacalwaan,didfeer,Baxsan, shankaroon,hibo nuura,Ilma baadil,iyo qaar kaloo badanba waxay ku dhasheen kunasoo Kareen Somali galbeed

  • @deeqo11
    @deeqo11 16 ปีที่แล้ว +1

    lool waxba kama qabo ee saan ku helaa.

  • @mohamedsaacid3932
    @mohamedsaacid3932 9 ปีที่แล้ว

    dad waa dadkii hore