Khadra Daahir Ahun & Cabdiqadir Jubba | Heesta Caano iyo Nabad InshaAllah | Extended Version

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @IbraahimEgaal
    @IbraahimEgaal 2 หลายเดือนก่อน +4

    Eebe Hawnaxariistee
    Waa Ereyadii Abwaan
    Maxamed Jaamac Keyd
    Heetaasi Waxay Kujirtey
    Ruwaayadii La Odhanjirey
    Nin ilaahay Wakiishey
    Nasiibkiisa Ma Waayo
    Waxaan Markale
    Eebe Naxaristiisa
    Uweydiinayaa Fanaanadii
    Qaaliga Ahayd Ee
    Codkeeda Lawada Jeclaa
    Khadra Daahir Cige
    Iyo Musician Kii
    Ee Daadud Cali Masxaf
    Oo Ruwaayadaa Heesaheeda
    Qaar Laxameeyey
    Aamiin Aamiin

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hee hee ubax caynba caynihi caleemaha waah waah waar waxaasaa jacayl layidhaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Axsan Caano iyo nabad ❤
    Erayada AUN Mahamed Jaama Warsame Kayd Raxmaanku Haw Naxariisto
    Laxanka King Of Waaberi Legend
    Abdiqaadir Cumar Moallim Juba
    Codadka AUN Khadra iyo Juba

  • @hassanelmi3308
    @hassanelmi3308 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyada Alluhu haw naxariiste Dr maxamed jaamac ( kayd )

  • @noorali7936
    @noorali7936 3 ปีที่แล้ว

    Aamino waad laweeyday ma eheen rubayadaas

  • @abdikadarabdihussein2681
    @abdikadarabdihussein2681 2 ปีที่แล้ว

    Ruux ilaahay wakiishay abwaan kayd alayaa raxma..

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shimbiruhu Cod Faraxliyo
    Luuqda Isu Celinayaan

  • @xuseenaadancabdullekk5193
    @xuseenaadancabdullekk5193 3 ปีที่แล้ว

    Ruux illaah wakiishay nasiibkiisa mawaayo abwaan xasan gainey

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 ปีที่แล้ว

    Yeh yeh yeh

  • @noorali7936
    @noorali7936 3 ปีที่แล้ว

    Ruux illahay wakiishay

  • @xidig3833
    @xidig3833 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hesaha ujeclahay

  • @Ibanathi-d3o
    @Ibanathi-d3o 20 วันที่ผ่านมา

  • @AminaSounds
    @AminaSounds 3 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayaddii: YAA U WANQALAY WAQTIGA, ee Abwaan Yuusuf Maxamed Muumin, kooxda WAABERI, 1980’s

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว

      Abwaanku erayada heesta aad bay u sareeyaan. Waad ku mahadsan tahay info

    • @AminaSounds
      @AminaSounds 3 ปีที่แล้ว +1

      @@caweyskadalmar adaa mudan, waxaad noo tihiin Maktabad ee halkaa innooga wada keydinta heesaheena iyo suugaanteena.

    • @AminaSounds
      @AminaSounds 3 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar Magaca ay heestu keydka cajaladaha ee Radiyow Muqdisho ugu jirtay waa INSHA ALLAAH

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว

      Walaal waad mahadsan tahay

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว

      waa tahay mahasanid

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 หลายเดือนก่อน +1

    As, Ya, YYYYY YaawaayE hadaNa bismilaah waa itanayE QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy brincseseseses Rasmi RiyaaqEEY rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii Qaas ah aan dumaar tada soocanahay I Runrun Ya