Walal waxn ku riyoday anigo bananka ku maqan roob iso qoyay guriga iga furtay Wlashey iga yar walalke iga weyna gadal ka tagan oo an salamayo oo isla hadleyno sidii inu xirir jaceyl naga dhaxeyo cml oo Idhahayo guri kala yeelatay miya horna kaso toosay ku adaneyd xiliga salada leylka aan u kici jiray mana ihi gawar la qawo iso jawb plz😢
Wll iso fasir riyada an ku riyooday jacaylkaygii hore oo raaligalinaya oo igu leh an isku so noqono lkn anigu wn jecelhy wanan rabay inan isku so noqono lkn anigu wan diiday oo wan iska caabinaayay mxy noqonaysa sheekh
Asc wall waxan ku waydinay anigo qurbah ku nol ayaan hooyo iyo abo riyo ugu taga weliba iyago farxa san anigo farxa san mexey timamesa riyada i sheeg adigo mahad san
Asc wll waxan ku riyoday will aan jaclahay oo qol labadena kaliya ah markas aniga wilkii inaa tabto isku dayay kadib wuxu igu yiri hadda ii tabto waa ku harayo wll pls ii so fasir😢
Marwalba waxan ku riyoda qof aan jeclaa oo uu xariir naga dhexeye oo nolosheyda dib ugu soo labanayo hda anan I rabin dumar kale oo aniga I dhow dawa ordayo marwalba wa saas
Sheikh waxad ifasirtaa riyada dayerka? Dayer io cunugeso is wadaan aya guuriga xoog ku so galeen ka dib Waan is dagalnay dayeerka io cunuge yaraay kaa Qofbaa ka saaray guuriga daanyerada Plz Ika so jwb جزاك الله خيرا
Sido kele wax ka badan sadex jeerna waxan ku riyoday lo'da iyana micnaheeda maxay ka dhigan tahay walaliyaal.ii fasira labadan riyo 1: shinida. 2: lo'da.
Aniga qof ayaan jeclahay xirirkeena wu go ey anigo ka dareemay caga jiid kadib riyo ku arkay anigo asiga gurigiisa kaso socdo aa hir iqaaday asaga iga bad baadiyay mar 2aad ku riyooday xalay ani asigo guri wada jogno markaasu ileeyahay fatxi waliga gabsaarka hayska dhigin nagana akteena jogto o is tustusee ana waa ka maseera
Alx thankz to AllaH after You thankz❤🎉😊
Wall qof aan aqoonin Ayaan riyo ku arkaya anigoo xiriir la samaynaaye oo aan is jecel nahay wall isoo jawaab khayra badan helee
Sheikh waxan ahay Xas wana ku riyoday anigo nin kle jecladay ninkeyga nacay weyna igu so noqnoqotay🥺 iso jwb qeyr ilahay haku siiyo
Jasaakalah kheer sh illaahay ha ku xifdiyo amin ❤❤❤❤
Xali waxaan ku riyooday ninkeyga oo igu dhahaya waan ku jeclahay ii Soo fasir rabbi swt ku janeeyo
Masha Allah ❤❤❤❤
Asc shikhow Allah idin ciseyo oo idin sharfo sidad umada ugu adegaysana Allah idinka abaal mariyo walal magacaygu waa Amiin cabdulaahi aadan waxan kamid ahay dadka ku xiran chenalkiina waxan in badan ku riyodaa shinida runtiina wan ku wareray riyadan fadlan intu ilaahay idinka garadsiiyay wax iiga sheega jazakumulaah kheyr🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Masha allah
Dhaqso iigu so jwb tan iyada iyo saaxibteed ii imaadeen iyo tankale iiyeereysa hadana qosleysa
anigo wajiga cilan laysaray shekh ilhy hakubarakeye ifasil
Waxaan ku riyoda anigoo wadnahega so bixinayo
Walal waxn ku riyoday anigo bananka ku maqan roob iso qoyay guriga iga furtay Wlashey iga yar walalke iga weyna gadal ka tagan oo an salamayo oo isla hadleyno sidii inu xirir jaceyl naga dhaxeyo cml oo Idhahayo guri kala yeelatay miya horna kaso toosay ku adaneyd xiliga salada leylka aan u kici jiray mana ihi gawar la qawo iso jawb plz😢
Wlle mcn waxan ku riyoday wil baraha bulshada can ka ah ano an isjecel nahay oo isku faraxsan marka ifaser
Asc wll iifasir waa leyqabaa oo xaas ayan ahay waxan ku riyoodey anigoo qofkale jecel la jilaayo qofkana waan aqaanaa
Wll iso fasir riyada an ku riyooday jacaylkaygii hore oo raaligalinaya oo igu leh an isku so noqono lkn anigu wn jecelhy wanan rabay inan isku so noqono lkn anigu wan diiday oo wan iska caabinaayay mxy noqonaysa sheekh
Sheekh waxaan Ku Riyooday wiil aanaan wax jacayl ah u qabi jirin oo aan calaf isku yeelanay Isla aroortii markaan soo kacayna Dareen waalan baan u qaaday sheekh maxay fasiraysaa riyadaasi
Sallallahu caleyhi wasallam
صلى الله عليه وسلم ❤️🤲
❤❤❤
Riyada sijaayada lagu tukado oo cusub oo qurux badan ii fasir wll
Waxaan kuriyooday gabar iqiyaantay iiyeereysa iina qosleysa riyadan riyadii kahoreysa ayada iyo saaxibteed ii imaaden
Wll iiga jawba maxy noqnaysaa riyada aan kuriyody anoo wiil jacyl iishegay o ana gacntiisa aan kusexdy wll iiga jawb bills
Adoo raliya waan kasugaya jawbta
السلام عليكم ورحمه وبركاه
Walal anga waxan ku riyoda wil aan jecelhy lkn xirir lama lihi
Marki laab ayan ku riyonaya isaga oo guursanayo angana an murugsanhy 😢
Illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah aa aamiin
Asc wall waxan ku waydinay anigo qurbah ku nol ayaan hooyo iyo abo riyo ugu taga weliba iyago farxa san anigo farxa san mexey timamesa riyada i sheeg adigo mahad san
Masha Allah aamiin walal waxan raba fasirka dhalmada ilmaha yar
Asc anigu waxaan ku riyooday wiil xidhiidh naga dhexeeyo o igu leh eraygan لك في قلبي مكان لا يعرفه أحد
Ascm wll marka hore wan ku zalamey anu waxn ku riyoodey anoo qof aan jecleyn guursadey marksa aan oynayo saaid 😥😥😥😥
Asc wll waxan ku riyoday will aan jaclahay oo qol labadena kaliya ah markas aniga wilkii inaa tabto isku dayay kadib wuxu igu yiri hadda ii tabto waa ku harayo wll pls ii so fasir😢
Nin Aan jeclahay riyada Ayaan Ku shekesena wajiyadena Aya aad iskugu dhawa jwb
Marwalba waxan ku riyoda qof aan jeclaa oo uu xariir naga dhexeye oo nolosheyda dib ugu soo labanayo hda anan I rabin dumar kale oo aniga I dhow dawa ordayo marwalba wa saas
Thanks
Shiqo iga jwb su asheyda maran kuriyode wiil xerir inaga dhexo ibursanayo aso rabo ino idilo marne anigo gurigoda leguriye lkin islamarki famalkisa idhibateynayo ?
صلى الله عليه وسلم
Qof aad necbanthy sidee ugu riyone wll please isheeg
Quf lagu riyooday asagoo lafuraayo riyadaas iisoo sheeg wll anigaa qufkale igu riyooday
Asc sheeq waxan ku riyoday abu bakar oo maxadaro sameynayo meel anan aqoon unable maxadarynayo haween hadana saxiibtey jaclaneysa asagana wuxu kahelaa gabar ana waxan u imaan asaga wana sowada waxana usheega iney saxiibtey iney jeceshahay asagana wuxu idhaha wan ogahay inad ijeceshahay ana markaa riyada garoob ayaan ahay lkn heysata 9 carur ah heysato wuuna igurssana waxan wali inoqonayo dumashigey iyo abu bakar wallki cumar lkn ani waa leyqabaa lkn nin keyga ayaa isku dhacsanahay abu bakarna isma naqano
Shugrn wll amin
Wxa ii fasirda sheqow qof ijecl oo idhunkanayo ku riyodeye
Sheikh waxad ifasirtaa riyada dayerka? Dayer io cunugeso is wadaan aya guuriga xoog ku so galeen ka dib Waan is dagalnay dayeerka io cunuge yaraay kaa Qofbaa ka saaray guuriga daanyerada Plz Ika so jwb جزاك الله خيرا
Wllky wxan ku riyooday wiilka ijecel oo shaqo isiinaya
Sido kele wax ka badan sadex jeerna waxan ku riyoday lo'da iyana micnaheeda maxay ka dhigan tahay walaliyaal.ii fasira labadan riyo
1: shinida.
2: lo'da.
Wllo ninkaygoo i leh waanku jecelahay ana leeyahay waanku jecelahay maxay noqonaysaa iyadu
Fasiirka riyadha Dumar masixiyad
Isaaq xassan
Scw scw scw scw scw scw🥰🥰🥰
sallaahu calayhi wasalam
Riyada qorax madoobaadka iifasir wll waxaan ku riyoodaa qoraxda oo madoobaanaysa goor barqo ah
Wll sald
iso fasil waxan ahay xas balse waxan arkay nin kale ano dhabti sa ku fadhiya
Dhowe haben aan riyada ku arkay nin I jecel o labta igu haayo xaas ayaan ahy qofka aan ku riyonayana ma aqaano
Aniga qof ayaan jeclahay xirirkeena wu go ey anigo ka dareemay caga jiid kadib riyo ku arkay anigo asiga gurigiisa kaso socdo aa hir iqaaday asaga iga bad baadiyay mar 2aad ku riyooday xalay ani asigo guri wada jogno markaasu ileeyahay fatxi waliga gabsaarka hayska dhigin nagana akteena jogto o is tustusee ana waa ka maseera
Walal waxan kuriyoday ninkii hore oo an isla shekaysanjirnay oo uu igu qabsaday ninkayga hada iqabo wayna iskukaydagalayan ana waxan uhiilinaya ninkayga oo ninkii kale ayaa kacararaya lknse wuuna cayrsanaya kadib aniyo ninkayga oo isla jiifna ayuu guriga korkiisa fuulayaa oo wuxu isku dayaya inuu vidio nagaduubo lknse uma suurobayso kadib ninkaygii ayaa ladagalayaa😂😂
Wana kala tagnayn wll wana ku riyoda
Masha AllaH 😍😍
Wxa ii fasirda ilaaha haku danbi dhafee anoo wali ma dhalin wxan ku riyodeye gabar anoo dhalayo
Tafsirka riyadhasaxibadha
CV
Asc
Muctaad aa u ahay wlhi sheikh
Mahad sanid
Nin aja nabi ka ah ado shumi neso mxu yahy noso dey ado rali ah codsi wye mahd sanid wll
ani wll haben walpa wanku riyoda
Intee kugu so gudbinaa wll riyoyin ka
Wxn ku riyoda inan isku so noqonay bal ee eeg
wll su'aasha kala dhik -- o
Wxn ku riyody qof aan aqaan on waxba naga dhxyn hadana si xad dhaaf ah ii jecel iina qiranaaya
Kkkkk
Asc