ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

USTAD MUXIYADIIN CASHAR CUSUB JIGJIGA BOOK FAIRE 2024.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มิ.ย. 2024
  • USTAAD MUXIYADIIN CASHAR CUSUB JIGJIGA BOOK FAIRE 2024.

ความคิดเห็น • 62

  • @Abdihamid1
    @Abdihamid1  หลายเดือนก่อน +16

    FADLAN SUBISCRABE INOOSAAR CHANELKA LIKE SHARE COMENT INAGU DHIIRIGALI MAHADSANID🙏

  • @RidwanSulaymaan
    @RidwanSulaymaan หลายเดือนก่อน +8

    Dadka lagu tilmaamo waaye hantida bulshada ama hanti qaran ninkaas waa indheer garadka bulshada soomaalida hada nool masha allah ilaahay ha ku dhawro ustaad muxyadiin ❤❤

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم الف بين قلوبنا واصلح حالنا برحمتك يا ارحم الراحمين 😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🫂🫂

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallaah ninkani caadi maaha caqli iyo cilmi ayaa illaahay siiyey waxaan aad uga xumahay inuu soomaali la dhashay

    • @Mohamed-uv4tq
      @Mohamed-uv4tq หลายเดือนก่อน

      Oo maxaa dhacay wll kusii darsoo waa wasiir ku xigeenka deegaanka soomaalida

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 หลายเดือนก่อน

      @@Mohamed-uv4tq waxba may dhicin ma wax qaladaan qoray

    • @Mohamed-uv4tq
      @Mohamed-uv4tq หลายเดือนก่อน

      Haa waxaad tiri waxaan aad uga xumahay in uu soomaali la dhashay hadalkaas waa qaldanyahay

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 หลายเดือนก่อน +1

      @@Mohamed-uv4tq soomaali waxba ka qaadan mayso ninkaa umana diyaarsan inay wax qaataan inta xun bay ka shaqeeyaan 80% sidaad derteed baan hadalka u idhi

    • @Mohamed-uv4tq
      @Mohamed-uv4tq หลายเดือนก่อน

      @@zamzamabdi295 waa run dadka badankood uma suubana in ay wax qaataan hadana yaynaan iska indha tirin tobanaanka qof ee madasha uu wax kasoo jeediyo buux dhaafiya laga yaabee kuwaasi noloshooda in uu badalo

  • @HousseinYare
    @HousseinYare หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah saxib somali aad kaa dhashey waa guul iyo haal qabiil inshallah muudo dhow🎉🎉🎉🎉😇😇😇😇💫💯

  • @ustadshuayb12
    @ustadshuayb12 หลายเดือนก่อน +1

    mansha allah ustaad waxaad nasiisaa duruus qiima badan alle haku barakeeyo.
    thank you intaad ka wahsatay wali ma qortay thanks mar baaban qori jiray anigu 10ks allaa kariim

  • @user-dq8jz4nv7q
    @user-dq8jz4nv7q หลายเดือนก่อน +3

    somalaay dhagala eey
    dhagaxa tii ka adagey
    taan meel dheer dhawrineey
    walaalkeed dhigiisa iyo dhexdeeda
    u dhiiraneey
    abwaan cadhays ``

  • @abdirashidmohamud6550
    @abdirashidmohamud6550 หลายเดือนก่อน

    Maa Shaa Allah. Kheyr badan Alle ha siiyo Ustaadka, war sax ah ayuu ka dhawaajiyay.

  • @abdurahmanismail4481
    @abdurahmanismail4481 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم بارك فيه

  • @AHMEDYILMA
    @AHMEDYILMA หลายเดือนก่อน +2

    Waziirkeena muxdiin kgs maad imadid

  • @mahadali6697
    @mahadali6697 29 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ustadi

  • @maxmoudabdi5308
    @maxmoudabdi5308 11 วันที่ผ่านมา

    Horay usoco zhp qliya

  • @bashirabsher5011
    @bashirabsher5011 หลายเดือนก่อน

    Maasha’allah this guy is amazing may Allah bless him

  • @abdullahimohamednur4472
    @abdullahimohamednur4472 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah, Allah kaku barakeeyo

  • @bandhigadaljir8172
    @bandhigadaljir8172 27 วันที่ผ่านมา

    dowlad deegaanka soomaaliyeed ee itoobiya xoogga ku haysato walee dad murti iyo soomaalinimo qabkeed leh baa naga xigga . koldhow soomaaliweyn i.a

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam หลายเดือนก่อน

    Somaali waa Aan kuu taliyo Ii talin maysid ii tali kuu talin maayo Aan wada tashano wada tashan mayo AAn kala tagno kala tagi mayno Abw/ Singub raxima allah thanks

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso Ustaad arrin fiican ayaad ka hadashay

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 28 วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar illaahoow adaa weeyn 🌺🌸💙🌺🌺💙🌺💙🌸🌺🌸🌼🫶💪✌️🎊

    • @naimaabdi3876
      @naimaabdi3876 28 วันที่ผ่านมา

      Magan alle magan rasuul yaahuu kadheh 🤭🧐😡

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac4111 หลายเดือนก่อน

    Good point Masha Allah Somali ilaahay xaqa ha toso

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye หลายเดือนก่อน +1

    3:32-3:46s "Suuradin" ayaa la yiraahdaa. Waayadan danbe se, 1 ku dar 1 haddii qofkeen la waydiiyo "Calculator " inuu adeegsado mooyaane korka inuu iskaga dari karo aad bay ugu adagtahay!

  • @user-jr4rh8wr9g
    @user-jr4rh8wr9g หลายเดือนก่อน +4

    Asc.
    Wxn ka codsan lahaa qofka iska leh youtube channelka inuu labi codsi ii sameeyo oo kala ah inuu wasirka noogu yeedho oo oo noo keeno hargeisa ama anaa iman jigjiga ee malin uu qabanyo podcast ama show oi kanoo kle ah aad isoo sheegto adoo mahad sna walibana 🙏👍♥️

  • @yusufahmed2455
    @yusufahmed2455 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro. Xikmad ayaan kaa faaideystay

  • @arababdi1294
    @arababdi1294 หลายเดือนก่อน

    m.,a ustad muhyadin nin aragti dher

  • @bisharbeledi2986
    @bisharbeledi2986 หลายเดือนก่อน

    Ustaad wax garad ah weeye, ilaah ha ku xafido maskaxda aad leedahay dadka ku caawi hadday wax maqlayaan

  • @cshaqalle8258
    @cshaqalle8258 หลายเดือนก่อน

    mansha allah waa aqon yahan

  • @JoharaMisan-i4w
    @JoharaMisan-i4w หลายเดือนก่อน

    Mash Allah

  • @user-xb8lm8vl2t
    @user-xb8lm8vl2t 24 วันที่ผ่านมา

    حياك الله

  • @Khadaryare7-b9e
    @Khadaryare7-b9e หลายเดือนก่อน

    Gulay zoo uztaad muxydiin❤

  • @Cismaan112
    @Cismaan112 หลายเดือนก่อน

    Allaahu cadiim❤

  • @abdisaidahmed573
    @abdisaidahmed573 หลายเดือนก่อน

    Jazaka laah

  • @adnaanmohammed3807
    @adnaanmohammed3807 หลายเดือนก่อน +1

    🦁

  • @ilhanrabileh6190
    @ilhanrabileh6190 หลายเดือนก่อน

    Mashaaa alllh

  • @ducaysane3872
    @ducaysane3872 หลายเดือนก่อน

    Thank you pro

  • @AbdirizaqAhmed-px5lr
    @AbdirizaqAhmed-px5lr 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤indheer garad aqoonyahan ah

  • @abdiazizyussufkhalif8576
    @abdiazizyussufkhalif8576 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani fadlan siyasada yaan lagusideyn weynaga haleynayan waa dahab somaliyed

  • @user-wo8vi9ip1f
    @user-wo8vi9ip1f 29 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @mubaraksiciid6501
    @mubaraksiciid6501 หลายเดือนก่อน

    Excellent we proud for you

  • @abdulahiqurbo4
    @abdulahiqurbo4 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad xikmad weeye hadalkaaga oo dhan

  • @lugenhabenkurzbeine7484
    @lugenhabenkurzbeine7484 หลายเดือนก่อน

    Ninkan magaci waa maskaxdi oo socota

  • @mohamudceleye2193
    @mohamudceleye2193 หลายเดือนก่อน

    Diin gudgal gorey gudgal

  • @Arabduur
    @Arabduur หลายเดือนก่อน

    War Horta Ethioipia iyo kenya Deegaano badan ayaanu ka daganaaye maynu ka noqono Mdaxwayne😁

  • @mouhyadinabdi7052
    @mouhyadinabdi7052 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @calibaashicilmi532
    @calibaashicilmi532 หลายเดือนก่อน

    Qudbadaan oo ficila baaan ubaahanahay.

  • @qadrowadini2486
    @qadrowadini2486 หลายเดือนก่อน

    Adc scw scw. Away dadki. Jacalay. Nabiga scw scw

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid5727 หลายเดือนก่อน

    Muxadin abdi farah salan bro

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 หลายเดือนก่อน

    Dhagax taabad iyo tuujin,
    Waa kii tabtii ka ahe.
    * soomaalidu dib u dadayn,
    Dhaqan celin ayay u badan tahay,

  • @maxamedamiinmaxamedamiin7345
    @maxamedamiinmaxamedamiin7345 หลายเดือนก่อน

    He is prefect speaker 🫡😯

  • @maxamedyasiinmaxamed6491
    @maxamedyasiinmaxamed6491 หลายเดือนก่อน

    Caqligii dabolani dheguhu uma daloon

  • @maxamuudmaxamed10
    @maxamuudmaxamed10 หลายเดือนก่อน

    Shuurada maxee tahay

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t หลายเดือนก่อน +1

    Sida wax loo barto mar kuqora sxbkay

  • @teachme7293
    @teachme7293 หลายเดือนก่อน

    Gobanimo

  • @maxdar11
    @maxdar11 หลายเดือนก่อน

    Waar horta godka yaa leh kkk
    Wallee ninkani waa aqoonyahan

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 caaqil🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Khadaryare7-b9e
    @Khadaryare7-b9e หลายเดือนก่อน

    Gulay zoo uztaad muxydiin❤