ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

wasiir muxiyediin oo hadalo qiimo badan kajeediyay shirkii dhalin yarada somaliyeed ee jigjiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2023
  • waa shirkii dhalinyarada soomaaliyeed ee ka dhacay magaalada jigjiga 25/11/2023

ความคิดเห็น • 61

  • @Mahamed284
    @Mahamed284 2 หลายเดือนก่อน +8

    Cimriga Allaha ubarakeyo wasiir muxiyadiin ❤❤

  • @zhaamzhirezhaamgujir9484
    @zhaamzhirezhaamgujir9484 4 หลายเดือนก่อน +12

    Wasiirka aad ayaan ugumahadcelinayaaa umalaynmaayo wasiir ama xukuumad sidan uguheelan dhisaaha dadka muhiimkuna waa dadka dad dhisan hadii lahelo daldhisan waalaheli codsi wasiirka waxaankacodsanayaa inuudhiirigalintan iyo dhismaha dhalinyara sidaan ujoogteeyo

  • @hamzaibrahim3869
    @hamzaibrahim3869 4 หลายเดือนก่อน +13

    Ilaahy cilmiga Aqliga iyo caafimdkaba hau barkeeyo wllo wasiir muhyadiin

  • @ZahraUmuyahya
    @ZahraUmuyahya 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ماشاء الله اللهم احفظه من كل سوء

  • @shijo2055
    @shijo2055 3 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم ألف بين قلوبنا 🤲🫂🫂🫂🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalah
    Waa hadal qiimo leh never listened recently.
    ALLE ha ku xifdiyo

  • @user-px7lq4yr7z
    @user-px7lq4yr7z หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah haku barakeyo wasiir sida nomuqata somali tosii mayso

  • @fahadcraxmaanismaaciil7939
    @fahadcraxmaanismaaciil7939 หลายเดือนก่อน

    Wlhy waxbdan ayaan ka faaida Aalle cfimaad cibaada suuban iyo cimri dheera wasiir

  • @Ilwadstyle
    @Ilwadstyle 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah, cilmi Somali anfaca waad sheegtay❤. Kheyr Allaha ku siiyo oo ilaahey cimrigaaga ha dheereyo. Madax adigoo kle hdey dadka hogaamin laheyd maanta heedh baan gaadhi laheyn lkn insha allah mar un madax daacad ahi weey ina soo mari❤.

  • @abdiazizcabeeye2597
    @abdiazizcabeeye2597 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alllah qofku doono xikmad siiya wa kalmado dhaxal gal ah cimriga iyo caafimaad ka allaha ku barakeeyo

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah wasiir muhdin aad baan kugu hanbalyaynayaa 100/100 heerkaaga aqooneed iyo balaaqadaada muhdin alaha adoo kale dadka ubadiyo waxaan ku faraxsanahay in aan aqoon badan ku leehay halkaa iyo meel ka saraysana waan hubaa in aad gaadhaysid horay usoco masuul❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxahmed6136
    @ubaxahmed6136 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan haduba wasir nooyahay alxm wlhi waxbadan ayuu badali karaa haduuu madaxweyne noqon lahaa😊

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb หลายเดือนก่อน +1

    Alah barskeeyowasiirka

  • @IsseAbdirahmanAli2673
    @IsseAbdirahmanAli2673 2 หลายเดือนก่อน

    allaha ku xifdiyo ustaad muxuyediin

  • @mohamedsahal5306
    @mohamedsahal5306 3 หลายเดือนก่อน +3

    M.a runtee ustaada ka ilaahay cimrigeysa ha raajiyo wax badan waa inoo faaideysay

  • @SahalIsmacil-nl8rk
    @SahalIsmacil-nl8rk 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alle cilmiga aqoonta iyo caafimadka haku barakeeyo

  • @muaadmukter8896
    @muaadmukter8896 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah alle wyne sw Hana waafajiyo khyr dhmntii

  • @user-yn6vk7wk9l
    @user-yn6vk7wk9l 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alah ustaadka aqoon iyo af tahan nimo🙏

  • @Kawsar-eo6mk
    @Kawsar-eo6mk 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ilhayowo mustaqbal wanaagsan Baan kaa baryaya😢

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ninkaan haduu wasiiryahay nasiib baan leenahay

  • @abdizhakuursikaawe1971
    @abdizhakuursikaawe1971 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mazhaalh ninkani wa nin qiima badan somaliyey

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x หลายเดือนก่อน

    masha allah ilaahow xikmadaada kuudaa

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk 23 วันที่ผ่านมา

    Waxaan filayaa inaad tahay shaqsi wanaagsan laakiin meel ayaan daro ku habsatay ayaad joogta hadakaaga hadaaan ku raacana that is not your choice❤

  • @user-Nemao
    @user-Nemao 2 หลายเดือนก่อน

    Jasakallh Xbbtih

  • @user-kw4xy5ki3q
    @user-kw4xy5ki3q 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah he's my role model big respect Mr Muhyadin 🙏

  • @mohamedabdi-sk2lo
    @mohamedabdi-sk2lo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay dacaayada kadaaya

  • @farhiaadam2777
    @farhiaadam2777 4 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @axmadkadhe4633
    @axmadkadhe4633 5 หลายเดือนก่อน

    Mnshlh aqoontu wa qurux

  • @cabdimusse404
    @cabdimusse404 6 หลายเดือนก่อน

    Wll Allah kuu barakeyo aqoontaada

  • @farhanwabar5654
    @farhanwabar5654 3 หลายเดือนก่อน

    MAsha Allah Waa aqoonyahan Oo aan hadalada uu ku hadlaya Iyo si uu kuu fahansiinaya cajiib

  • @Dhawrsan170
    @Dhawrsan170 2 หลายเดือนก่อน

    Ma.ninkan waa aqonyaha aqonyahan dhafay slle ha u barakeyo

  • @zuldaanofficial3617
    @zuldaanofficial3617 2 หลายเดือนก่อน

  • @farhiaadam2777
    @farhiaadam2777 4 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله

  • @AyuubCabdi-pu6hh
    @AyuubCabdi-pu6hh 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad muhiyadin ❤

  • @SahalIsmacil-nl8rk
    @SahalIsmacil-nl8rk 5 หลายเดือนก่อน

    Alle cimriga haku barakeeyo

  • @user-xl3ll1um2y
    @user-xl3ll1um2y 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 3 หลายเดือนก่อน

    💯👌💯Absoutly 👍👍

  • @cawil0111
    @cawil0111 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah allah cilmiga iyo xigmadaba ha u barakeeyo

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 หลายเดือนก่อน

    Yuusuf shaacir ❤

  • @abdishakurkalif
    @abdishakurkalif 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @kulmiyeabdi88
    @kulmiyeabdi88 3 หลายเดือนก่อน

    Saaxubul aqli

  • @Mohamet2010
    @Mohamet2010 6 หลายเดือนก่อน

    M.a Mazuul

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 4 หลายเดือนก่อน

    Well done!

  • @aliadanwarsame9211
    @aliadanwarsame9211 6 หลายเดือนก่อน +2

    Runtii muxyadiin waxaa uu ka mid yahay dadka Anfacaya dadka wanagsan ee soomliyeed runtii waxaa uu daaha ka qaaday facts sax ah ee ka jira umadda somaliyed dhexdeeda.

  • @farhiaadam2777
    @farhiaadam2777 4 หลายเดือนก่อน +1

    ilahow nahanuni

  • @abdifatahamin3220
    @abdifatahamin3220 3 หลายเดือนก่อน

    Mundane Muhiyadin
    Waa Asset Muslimeed gaar ahaan Somaaliyeed

  • @Axmad-op4oi
    @Axmad-op4oi 2 หลายเดือนก่อน

    Lajand nin wax bartay walahi

  • @ShafeecCabdi-px5xh
    @ShafeecCabdi-px5xh 2 หลายเดือนก่อน

    𝒔ℴℴ𝓂𝒶𝒶𝓁𝒾𝓎𝒶 𝒽𝒶 𝒾𝓈𝓇𝒶𝒶𝒸𝒹ℴ

  • @mawliidabdi1046
    @mawliidabdi1046 8 หลายเดือนก่อน

    jawabaha so Gali zhp

  • @abdiahmed9708
    @abdiahmed9708 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan madax wayne uqalma

  • @albashiir1432
    @albashiir1432 2 หลายเดือนก่อน

    Somalidu inay wax ka siyihiin
    Dhibka haysat ayaa laga waaninayaa iyaguna way ku qoslayaa

  • @cumarsugeTV
    @cumarsugeTV 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadal dhaxal gal ah weeye

  • @xafidcashuur1643
    @xafidcashuur1643 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaad aragti dube ama burus qabto waxasta waxad moodi musbaar ilayn dubuhu wuxu timo ama garaaco un bu yaqana hadalka wan u guuxay

  • @user-jh8of8zf4t
    @user-jh8of8zf4t 2 หลายเดือนก่อน

    War ninkaan hala waresto in badan

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 2 หลายเดือนก่อน

    ninkan waa ciidgalee la yiri ma run miyaa

    • @ahmedaar7424
      @ahmedaar7424 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa!!. Oo xagee kaa mareen waxa uu leeyahay?

  • @guuleeddiini4589
    @guuleeddiini4589 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxbadan ayuu badalikaraa

  • @learnorteach6341
    @learnorteach6341 2 หลายเดือนก่อน

    War ninkan ha ladhowro

  • @MOHAMEDADAN-o8c
    @MOHAMEDADAN-o8c หลายเดือนก่อน

  • @user-xf3qr2mz9z
    @user-xf3qr2mz9z หลายเดือนก่อน