FILIM BER CASADA MUSTAFE QAWDHAN IYO YUUSUF AQAAYAD IYO CABDI KARIIM SAYDHIYE 2018 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • ♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
    • Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
    • Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

ความคิดเห็น • 50

  • @isranuuraawed3331
    @isranuuraawed3331 6 ปีที่แล้ว +15

    Intii ka heshay ama qososhey Like isara

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud9470 6 ปีที่แล้ว +7

    sheekadan nin weynuun baa fahmaaya walee abwaan caqaayada Halkaa kasii wad

  • @isaaqbiyuurcommunityibc7517
    @isaaqbiyuurcommunityibc7517 6 ปีที่แล้ว +51

    Reer somaliland kaliya like isara cidkale uma baahni

    • @muhandnasri3303
      @muhandnasri3303 6 ปีที่แล้ว

      Cuqdada iska saar wllo

    • @salmaomar6074
      @salmaomar6074 6 ปีที่แล้ว

      isaaq biyuur community I B C wllo su kuma sarin mana ihi kwrn heeee cuqdada iska saar
      Qofki ugu horeyay oo kusaraa noqday mana ihi somalilland

    • @naasirmacruuf1224
      @naasirmacruuf1224 6 ปีที่แล้ว

      Way marqansan yihiine bal haku saarano waakaase

    • @papaqanjeeychannel3062
      @papaqanjeeychannel3062 6 ปีที่แล้ว

      Reer somaliland qaarna ictiraaf raadis bey ku jiraan qarka kalena murqan bey ku jiraan allaah kuu maciino dadkuma hysidee meesha ka,seexo

    • @Maxchama
      @Maxchama 6 ปีที่แล้ว

      Wd iga haysaa sxb like cidna uma baahnid

  • @axmedsaxane3333
    @axmedsaxane3333 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk dharkuunbuu iga qooyaa wallhi Riwaayadan sarbeeb ayaa ku duugan intii illa fahantay like isaara

  • @fardoushassan7807
    @fardoushassan7807 6 ปีที่แล้ว +3

    guurkiiba sidii wax uun looga shegayay kaba baqaaana 😦aniguna furiinkana waba necbahay Alle ha sahalo

  • @kaafiyaaragsanxaaji2179
    @kaafiyaaragsanxaaji2179 6 ปีที่แล้ว +3

    Mustafe Qawdhan walee waaa nin qosola👏👏👏👏💯👌

  • @rabiicmohamed1211
    @rabiicmohamed1211 6 ปีที่แล้ว +2

    Anaa isskala silcaaya

  • @dunidamaantachanel4026
    @dunidamaantachanel4026 6 ปีที่แล้ว +6

    plze waxaan ahay qof fikir iyo hal abuur leh waxaan jeclahay baraha bulshada social media inaan caan ka noqdo si.aan magac uyeesho waxaan jeclahay fikirkeyga iyo hal abuuradeyda inaan idiin soo bandhigo hadaba waxaa codsi iga ah idinkoon ixasdeynin inaad subscribe igu sharaftaan tnks mahadsanidiin

    • @kaydgilingil6330
      @kaydgilingil6330 6 ปีที่แล้ว

      xidigaha shanta gees somalia
      wn ku sascribe gareeyay wllo

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 6 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saaray

    • @nuuriyamaxamed8508
      @nuuriyamaxamed8508 6 ปีที่แล้ว

      Muna dheeman berbera

    • @guryasamogeedikiciye6745
      @guryasamogeedikiciye6745 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk danba way ufurmi kulahaaaa walee ogaygaan wa good actor

    • @AliAli-yx5sv
      @AliAli-yx5sv 4 ปีที่แล้ว

      @@guryasamogeedikiciye6745 👉👉👉👉👉👉

  • @dunidamaantachanel4026
    @dunidamaantachanel4026 6 ปีที่แล้ว +2

    nice

    • @mog6802
      @mog6802 6 ปีที่แล้ว

      Waxaan kulatalinlahaa soosaaraha film ka inuu actors sooxafidsiiyo waxaay samaynayaan inta shooting gu dhicin

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 6 ปีที่แล้ว +4

    Kaalay hablaha reer burco furiinkay ku dag dagaan miyaa ilayn sidaa yar uun la iskuma furo e k.k.k.k.k.k.k.k. bal halkaa i fahamsiiya!!!!

  • @ahmedmuxumed8088
    @ahmedmuxumed8088 6 ปีที่แล้ว +3

    Guurka iyo dhalinta manta

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 5 ปีที่แล้ว

    midkoodna ma saxna. Arraweelo waxa qabay Oday Biiqay, loogamana dambayn loogamana horrayn. Haamaanku dunideena iyo umadeenaba ma isagaa ahaa, maxaa isu keenay Araweelo oo boqorad Soomaaliyada ahayd iyo Haamaan iyo Fircoon.

  • @kayaadrashiid4445
    @kayaadrashiid4445 5 ปีที่แล้ว

    Waa ruwaayad wacyi galin sarbeeb wadata ah......wey adagtay inaad si fudud u fahamto......

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 6 ปีที่แล้ว

    Dharka uunbu iga qooyaa . Almacnaw waa bashle meel fiican waxba ma gaadhsiiyo

  • @abdixasan8205
    @abdixasan8205 6 ปีที่แล้ว

    waaw eesh calaa ruwaayad waa ruwaayad aan aad uga helay

  • @aamirmohamed8432
    @aamirmohamed8432 6 ปีที่แล้ว

    rer burco fany aya tahiin wlhi

    • @hamsecrahman3574
      @hamsecrahman3574 6 ปีที่แล้ว

      Waa riwaayad macno xambaarsan lkn u baahan in loo turjumo dhalinyarada maanta joogta

  • @عبدالوهاب-ب4و
    @عبدالوهاب-ب4و 6 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko qosol badan fadlan subscrib ii saar chanal kayga
    Mahad sabidiin

  • @faysalhamdi2027
    @faysalhamdi2027 6 ปีที่แล้ว +2

    Garanaya ayuunbaa garanaya Waa riwaayad hhhhh fahmayuunbaa fahmaya 😆😆😆😆😆

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว

    Qowdhan iyo caqaayad caadi maha wlhi 🤣🤣🤣

  • @huudacdulhi7381
    @huudacdulhi7381 6 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan maxn tageeera hahhahahahaahahaa

  • @bedrafarah9830
    @bedrafarah9830 6 ปีที่แล้ว

    😘😘😘❤❤❤❤💋💋💋

  • @jinka234
    @jinka234 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa maxay shekadaan giraanta ah, ma garan

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 7 หลายเดือนก่อน

    Kkk

  • @seeagain2203
    @seeagain2203 6 ปีที่แล้ว

    hadey walato sasa layela ayada dagee deee 😀

  • @hodanxuseen8840
    @hodanxuseen8840 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh xaasid walo meel soo yuraraba sh. Weyn sya lgu odhanya kulaha

  • @sheikhabdulahimohamed9218
    @sheikhabdulahimohamed9218 6 ปีที่แล้ว +1

    Naaaac

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac12 6 ปีที่แล้ว

    Lol.

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 6 ปีที่แล้ว

    kani kii xamar joogay soow maahayn

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว

    Araweelo hamaan baa qabay 🤣🤣🤣