6 Document oo xiliga interview ga la iska rabo DV lottery 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @shaaciyeoneshow
    #Dvlottery #group5 #Somalia #somalivlog #vlog
    Join this channel to get access to perks:
    / @shaaciyeoneshow
    #shaaciyeoneshow
    #dvlottery2021
    #dvlottery2023
    #dvlottery
    #ilhaanomar #maraykanka
    #SerbiaiyoSomali

ความคิดเห็น • 319

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 ปีที่แล้ว +81

    Lixda Documents waa sidan :
    1. Warqada dhalashada
    2. Warqada shahadada Waxbarashada
    3. Warqada dambi la'aanta
    4. Warqada ciidanka hada ka tirsantahay
    Tusaale: shahaadado
    5. Passport Somali/ Ethiopian/ Djabutian
    6. Warqada Confirmation numberka
    7. Warqada caafimaadka
    Dhamaan waraaqaha waa in Luqada English ka loo turjuma.

    • @shafie_Asad
      @shafie_Asad ปีที่แล้ว +1

      Labo passport ma geyn kartaa sxb?

    • @simranmxmd
      @simranmxmd ปีที่แล้ว +1

      Biznkoo🙄

    • @abdinasirhussein1324
      @abdinasirhussein1324 ปีที่แล้ว

      Hadaan jaamacada dhameeyey mashahaadada jaamacada bas baa leyga rabaa mise tan iskuulka xitaa waaleyga rabaa. Tan kale shahaada soomaliya mala aqoonsanyahay

    • @SanjuRose1
      @SanjuRose1 ปีที่แล้ว +2

      Confirmation number ka maxey tahy ifahamsiiya

    • @yusra11_
      @yusra11_ ปีที่แล้ว +3

      @@abdinasirhussein1324 waxad doratay ayy ku jran thy
      hadad high school degree dhahday waa in aad shahadada High school geysaa shahadada dowlada
      Hdd university degree dhahday waa in sdoo kle shahadada jmcda laga rpaaa
      Sas u fahn

  • @asadvlog9127
    @asadvlog9127 ปีที่แล้ว +13

    Guuleyso broh sidaad ino garab taganthy hilmaami maayo wax walpo jaceshahy alaah ku siyo nolow brother shaaciye💯✊🏽

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 ปีที่แล้ว

      @@Abdinurdayax amiin zxp isooducey muraadkeega in aan helo🙏🥺🤲🥰

  • @mowliidhassan9736
    @mowliidhassan9736 ปีที่แล้ว +18

    Ustadow wixii dhan waa isku dhax qastay
    Waxaa larabay wixii cidan ah inaa goni ugu sohadashid
    Wixii shacab ah wixii laga rabo ayaagana aad gooni uguso hadashid saas beey ku qurux badneed somaaha mahadsanid

  • @abdallaali1746
    @abdallaali1746 ปีที่แล้ว +29

    Work experience 😃 Ka soo hadal qafkii school 🏫 aan dhameynin shaqo nooce ayaa laga rabo

    • @caaishaabdullahi8951
      @caaishaabdullahi8951 ปีที่แล้ว +2

      Haa wll kaso hdl waa ino muhiim

    • @MAHIR__24.
      @MAHIR__24. ปีที่แล้ว +1

      Shaaciyw wali school ayaan dhigta marka 12 yan ahy marka zee maxa la iga rabaa

  • @saciidomacalin9059
    @saciidomacalin9059 ปีที่แล้ว +4

    Allow i sahal inaa ku gukesto dv lott i.a rabbiyow i rumey riyadeyda

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 ปีที่แล้ว +2

    Illahay haku sharfo zxb sidaa noo garab taagan tahy illahy hakuuu garab istaago

  • @mohamoudsaedfaarah1843
    @mohamoudsaedfaarah1843 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid zxb sidaa u heelan tahay bulshada somaliyeed

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @mohameddheeg2558
    @mohameddheeg2558 ปีที่แล้ว +3

    Shaaciyoow meel aan kaala soo xidhiidho iish3eg wll.
    Aadbaan muhiim kuugu ahay.

  • @Udugsan
    @Udugsan ปีที่แล้ว +4

    Warqadahaan ma federal mase maamul Goboleed.
    Puntland kwrn zxp

  • @shafkazbinuxasan12
    @shafkazbinuxasan12 ปีที่แล้ว +3

    Zxp wllo qali maxuu yahay waraaqda Conformation ka zxp

  • @asadhagio2781
    @asadhagio2781 ปีที่แล้ว +2

    Shaciye waxad nooshegta safarada ugu fican kuwa Africa ah

  • @mahadhuseeinhassan5772
    @mahadhuseeinhassan5772 ปีที่แล้ว +4

    Asc shaaciyeone waxaan ku weydiyaa sxp shahaada dugsiga sare waan heestaa waxaana ku turjuman soomali English iyo carabi marka maqaadankaraa ee soo jawab insha allaah

  • @nimcomaxamed9114
    @nimcomaxamed9114 ปีที่แล้ว +2

    Shaaciyeone see warqada caafimaaada loo sameeyaa

  • @osmaan254
    @osmaan254 ปีที่แล้ว +3

    Inbadan ayan ku weydiiyaa mana isoo jawabtid

  • @bossjama2308
    @bossjama2308 ปีที่แล้ว +1

    First viem isoo hampalyee nio shaciye

  • @mushtaqaxmed1871
    @mushtaqaxmed1871 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahad san tahay horay usoco isha alsah

  • @abdiwalimohamed9962
    @abdiwalimohamed9962 ปีที่แล้ว +1

    Warqadda cafimaadka ma ayagaa idiraayo mise aniga is xilqaamo??
    Waa in iyaga kudhahaan soma ahn cafimaad soo mar??

  • @iftiinkawarka3558
    @iftiinkawarka3558 ปีที่แล้ว +3

    Su'aal Passporka somaliland haddan qaato ka wrn D.Jabouti,Ethiopia iyo Kenya waa aqoonsanyihin xita Emirates

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 ปีที่แล้ว +3

    Wll hadii an heysan hay iskuul ma maxan sameyna

  • @engmaxamedcalicabdulaahi9784
    @engmaxamedcalicabdulaahi9784 ปีที่แล้ว +14

    Safaarada ugu fiican zxb daraasad ku samee oo video ka soo duub

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

    • @morashiid
      @morashiid ปีที่แล้ว +1

      NO1:Djibouti 🇩🇯
      NO2:Ethiopia 🇪🇹
      Hadii laga fursan kari waayo uun
      Kenya 🇰🇪 somalidoo dhana iyadaa lagu qoraa ee halaga badasho oo jabuti ama addis ka dhigta

    • @SIIMANMAXAMUDKK
      @SIIMANMAXAMUDKK 10 หลายเดือนก่อน

      Wll safarada ugu vican

    • @SIIMANMAXAMUDKK
      @SIIMANMAXAMUDKK 10 หลายเดือนก่อน

      Wlll safarada ugu vican adis Ababa kawaran

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wllo

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @nimcaanBaxanan
    @nimcaanBaxanan 10 หลายเดือนก่อน

    isoo qabo saxib

  • @saidahmed9366
    @saidahmed9366 ปีที่แล้ว +2

    Zxp warqada poliska faah faah
    Warqada CID hadaan heysto kawaran mahadsanid

  • @yaxaycalimaxamed7678
    @yaxaycalimaxamed7678 ปีที่แล้ว +2

    Shaaciye waxan u xareeyay qoos dhan 6 aabe iyo hooyo iyo 4caruur oo yaryar waacodsi in an ku ceeboowo marawi iskuul maysoo dhameenin lakis aabaha injinees waaye plz video iigu soosameey waxa loogu baahanyahy waa codsi ama inteekaahelaa

  • @houdamohamed5423
    @houdamohamed5423 ปีที่แล้ว +1

    Ascw wllo hadey warqadaheygu yihin French jabuti ayan joga ma english ayan u wala badala wayo warqada wax barashadeyda iyo dalashadu iyo cafimadgeygu wa wala french plz iso jawab wllo mahadsanid

  • @ramadanmohamedeali4800
    @ramadanmohamedeali4800 ปีที่แล้ว

    Shabo on

  • @Dhama_dhayda
    @Dhama_dhayda ปีที่แล้ว +12

    Work experience kaso hadal qof aan waligi school so dhigan🙏

  • @Cawoq
    @Cawoq 11 วันที่ผ่านมา

    Warqada maxakamada maxay ahayd maba tagin maxakamade talabad melitary hadanan noqon kawaran iso jawab shaciye wll

  • @cabdikarinmohamed1960
    @cabdikarinmohamed1960 ปีที่แล้ว

    What experts kasohadal alle hakubarakeye

  • @ahmedyaasiin7808
    @ahmedyaasiin7808 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll shaaciye wn kuslmy warqadaha wll sida shahaada waxbashada ma iyada oo caadoya aya aloo baahan yahay mise warqad caadiya ayaa lagu qorayaa waxbrashada

  • @maovlogs1
    @maovlogs1 ปีที่แล้ว +5

    Saxiiboo waxaan ka codsana nolasha cadiga ee biilka guriga america kasoo hadal qofka ugu badana meqa ku baxda iyo arimaha nocaas ah ku sabsan

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว +1

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

    • @ikraanyasiin5747
      @ikraanyasiin5747 ปีที่แล้ว

      cafimadka somliyo Malagasy marayaaa

  • @shukriawil678
    @shukriawil678 ปีที่แล้ว +1

    Wll interview meesha lagu marayo Ds260 miyaa lagu qorayaa iga soo jawaaab plz

  • @XayaatXaaji
    @XayaatXaaji ปีที่แล้ว

    Asxaabey hdi Ani wxwalbo aan diyrsado ninkeyga iyo ilmaha shahaado iyo wxyabo kle Malaga rabaa

  • @abdiwalibocor666
    @abdiwalibocor666 ปีที่แล้ว

    Caafimaadka kaso samee bro thnkz

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 ปีที่แล้ว +1

    Thanks alot

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

    • @Wariyerayaan882
      @Wariyerayaan882 ปีที่แล้ว

      @@Abdinurdayax ok

  • @maftuuxalifaarax468
    @maftuuxalifaarax468 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanaid wlal qaaliya🥰

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj ปีที่แล้ว +3

    Bro markaan xareynaaye ayaan iska ilaaway ilaaway inaan screenshot ka qaato maxaa xal noqon karo hadii la gaaro waqtiga la fiirsan lahaay

    • @abdikaafiahmed9003
      @abdikaafiahmed9003 ปีที่แล้ว

      Gmailka hdad heesto waso ceshn krta oo ad ku xareesay

    • @abdijibarAj
      @abdijibarAj ปีที่แล้ว +1

      @@abdikaafiahmed9003 sidee usoo celin karaa marka

  • @cabdiraxmaan1100
    @cabdiraxmaan1100 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal shaciye
    Hadaan guulaysano
    Waan kula soo xidhiidhaynaa
    Insha alaah

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @yasmiinYusta-yi2oe
    @yasmiinYusta-yi2oe ปีที่แล้ว +1

    Waxano warqado ah ma wadanka ku dhasha ka samaysanaya tusale muqdisho ku dhasha ma muqdisha ka samaysanaya mise magalada interview ku galaya ka samaysta

  • @mouradomar2554
    @mouradomar2554 ปีที่แล้ว +2

    Sxb écoute moi jai sais te pas faire DV lottery comment en fais 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว

    Thanks zxb shaaciye

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @ubahmuhumed42
    @ubahmuhumed42 ปีที่แล้ว

    Asc wllo aniga wxaan joogaaa Ethiopia haday luuqadu kuqorty ahmaari miyaa loo badalyaa english

  • @abdiwadud7830
    @abdiwadud7830 ปีที่แล้ว

    Please make video about medical examination letter
    And Dv lottery interviews meqee waye

  • @haliimomahamud2360
    @haliimomahamud2360 ปีที่แล้ว

    Hadana shahado heysan maxaa sameyaa shaqo nocee lo bahanayahay inaaa works expereance ka hesto wll ijawab

  • @roblehabdourahman7448
    @roblehabdourahman7448 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll shaaciye waa mxay waaraqd dhalashadaa tuusalee ahaan Djibouti waxa jiro dhalashoo uuqato qofkaa ka waayn 18 markaa oon laadhaho kaar taa miyaa

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @hibaaqmohamed7299
    @hibaaqmohamed7299 ปีที่แล้ว +3

    Sxibow kwrn hadan foamkii 1aad an high school degree an dortey blse anan heysan lkin an hospital ka shaqeyo foamka ds260 maka dhigan kara 2year experience ❤

    • @mohamudabdijabar2965
      @mohamudabdijabar2965 ปีที่แล้ว +1

      Maad dhamysy Schoolka mise wali waaad wada

    • @Luckii3y21j
      @Luckii3y21j ปีที่แล้ว

      ​@@mohamudabdijabar2965sxb aniga isoo jawb secondary school aya dhameyay high school ma doorana misa high school degree

  • @asiamohamed307
    @asiamohamed307 ปีที่แล้ว

    Wllo shaaciye waxaad kas hadashaa qofka ilmo wata caruurta mawxbaa looga baahanyey ilmo 2jira ma Documents noceya loga bahanyey

  • @osmaan254
    @osmaan254 ปีที่แล้ว +2

    Wll shaaciyow een waxan karabaa work expreincia kasoo hadal

  • @Aliyah_jano
    @Aliyah_jano ปีที่แล้ว

    Asc wll hadan anahay reer jabuuti badankaa af French aya tahay marka ma English bn ka dhiga warqad kaste oo ah af French

  • @MohamedHassan-of1gr
    @MohamedHassan-of1gr ปีที่แล้ว +3

    Asc wll shaaciye warqada dhalashada iyo Shahaadadeyda waxaa iigu qoran magacayga oo "Afaran". Dv lottery markaan xareenayey waxan ku xareeyey mgaceyga oo Sedexan. Marka wax dhibaato miyey ii keeneysaa. Mahadsanid

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

    • @aishaahmed1084
      @aishaahmed1084 ปีที่แล้ว

      Maya waa caadi

  • @asmamohamed1252
    @asmamohamed1252 ปีที่แล้ว

    Huno shaaciye suaal ban rabaa inan ku waydiiyo inte kaala so xidhiidhaa

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 ปีที่แล้ว

    Qofka mareykanka joogo waxa aad uga baahan tahay oo warqado ah noo soo sheeg please

  • @NurFarahAli
    @NurFarahAli ปีที่แล้ว

    Walal waan dagay intervew warqada caafimaadka iga dhiman geenso ay idhaheen see gu helelaa

  • @nouredinabdulahimohamed7512
    @nouredinabdulahimohamed7512 ปีที่แล้ว

    Zxb Shaaciye wxd jawaab iga siisa qofkii Aan haysan warqada dhalashada iyo passport oo qaxooti ah mxa la gudboon mrka inuu sameeyo
    Thanks

  • @mohamedhassan8683
    @mohamedhassan8683 ปีที่แล้ว +1

    Warqada school ka shahada miya mise wa warqada Ina dhameysey xaqiijineysa way

  • @naturechanal5904
    @naturechanal5904 ปีที่แล้ว

    Ma. Lkn ani waxa fahmi way war waqada cafimadka mxa laga wada qofka inuu xanun kasta ka fcnyahay miya please ii sojawab

  • @asmamohamed1534
    @asmamohamed1534 ปีที่แล้ว +1

    Warqada police certificate inte kasameysanaa somalia majoogiye uganda joogaa Mogadishu maa ulaabana kadib maa sameysana warqada police ka

  • @Salman36510
    @Salman36510 ปีที่แล้ว +2

    Wllkay 5group in iteeleg lagugu aqbala profarka

  • @abdirisaqcarab1386
    @abdirisaqcarab1386 ปีที่แล้ว +1

    Interview xgee ugu fiican Ethiopian ka warn mid kale Dv 260 ka so hdal oo sax ah bro

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 ปีที่แล้ว

      No1:Djibouti🇩🇯
      No2:Ethiopi 🇪🇹 adis Ababa
      Labadaas safaaro mid kamid ah ka dhigo ku dhihi lahaa wll aygaa ugu fudud visahooda cayoob ay bixiyaan ✌🥰🙏🥺🤲❤

    • @bilanqurux2695
      @bilanqurux2695 ปีที่แล้ว

      @@cabapoi9170 wll Uganda kwrn

  • @abdirahmanmohamed3285
    @abdirahmanmohamed3285 ปีที่แล้ว

    Kawaran wllo hadii aya tariikhda. DhalaShada. Iyo tan passporttigu

  • @musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
    @musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 ปีที่แล้ว +2

    Shaaciye haddan school dhameenin oo class from 3 ahy 1 sano I dhiman

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲🤲

  • @naciimobashiir8734
    @naciimobashiir8734 26 วันที่ผ่านมา

    Sobadi wll

  • @AbdiwahabCali-h2r
    @AbdiwahabCali-h2r 3 หลายเดือนก่อน

    UGas wn wkuwaDanaa uGas. ❤

  • @ismahanbishar2747
    @ismahanbishar2747 ปีที่แล้ว

    Walal kwrn hadaan somaalia jogaa balse Kenya aan kudashay oo wax kabartay oo dhalasho Kenya aan heysto

  • @runyahye2965
    @runyahye2965 ปีที่แล้ว

    Walal wan Ku guleystay EE ila so xariir mahadsanid

  • @Zaam_poy
    @Zaam_poy ปีที่แล้ว

    Wall shaaciye suashan iga soo jawaab ninka qoxoti kujira dhibmay kukeeni kartaa Dv haduu kusoo boxo dhib miyay keeni kartaa

  • @khayremaxamed7282
    @khayremaxamed7282 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll shaaciye 🙏🙏

  • @aminaabdilahiabdi838
    @aminaabdilahiabdi838 ปีที่แล้ว +1

    Dhaman ma muhimba inuu hysto wll tan labad ma dalkga laga rba waxn o dhan mise mesha interviewga ku galeyso

  • @abdiwalicumar8098
    @abdiwalicumar8098 ปีที่แล้ว +2

    Shaciye

  • @cashoxanaficaishaxanafi2352
    @cashoxanaficaishaxanafi2352 ปีที่แล้ว

    Wllo qyer allha kusiiyo ee
    Ds2 maxa lga wada vedio inoga so geli ajar allha ka siyo🥰😒

  • @aasiyamukhtaarcali2752
    @aasiyamukhtaarcali2752 ปีที่แล้ว +1

    Asc shaaciye wll mahadsanid ale ajarhakasiiyo saad marwalba noo dhiiri galiso noona grabtagantahay su aal wll warqada dhalashada xoogaa noo soo yara faahfaahi kaadh dhalasho oo somaliland ah baan heysta kwrn isaga mise mid soomaaliyaa loobahanyhy jawaab wll

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว +1

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲🤲

  • @mohamedabdulkadir1526
    @mohamedabdulkadir1526 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @ifrahidiris7925
    @ifrahidiris7925 ปีที่แล้ว +2

    Asc wlle shaciyow anig ugadan ayaan jogaa marka intaan sheegataynah oodhan kambalo ayaan kasamenaskaraa wlle adigoo mahadasan insha alaah mid kale wlle whatsappkaag maad no so dirtid

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 ปีที่แล้ว +1

    Warqada caafimaadka ma warqad caafimaad guudbaa ustaad Mahadsanid

  • @SIIMANMAXAMUDKK
    @SIIMANMAXAMUDKK 10 หลายเดือนก่อน

    Wll savarada adis Ababa warbixin nagasi pls aniga wn heley 2023 lkn shahado 12 aah mahasti Marka miyan hayikara Marka intaraviyuga oo Mey ididayan wll isojawabey

  • @mohamedbashiradam2479
    @mohamedbashiradam2479 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow wad mahadsan lkn sharaxada waa ay adagatahay
    6 qodob ayaa shektay
    Police warqada ah
    Military warqad ah macnaha dad ka askarta miyaa wax u sharaxoysaa sxb
    Mise aniga oo shacab ayaa warqadahaas leyga rabaa?
    Xogaa no bisley warkas sxb adigoo mahadsan

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲🤲

  • @sabirinahmed8782
    @sabirinahmed8782 ปีที่แล้ว +5

    Family kaso hadal hoyo ama kugulesty waxa laga rabo iyo carurtoda waxa lagarabo thanks wlll shaaciye

  • @saedismail9685
    @saedismail9685 ปีที่แล้ว

    Hayaatadda guul ka gaadh wll

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 ปีที่แล้ว

    Bro hortu waad mahdsntahy lkn ma dadkaa ciidankaa uu bad wax usheegyzA
    QOFKA caadiga kwarn isaga
    Hdaanan ciidanba ku jirin kwarn

  • @khaalidyuusuf4081
    @khaalidyuusuf4081 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid in badan Masuul🙌

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

    • @khaalidyuusuf4081
      @khaalidyuusuf4081 ปีที่แล้ว

      @@Abdinurdayax Aamiin wll oky👍
      Lkn isku day inaad la timaado "skill talent"

  • @اميراحمذالنحوم
    @اميراحمذالنحوم ปีที่แล้ว

    Wll telfoonka wuu iigu shaqaynwaayy dv lottery mxaa qaldan meesha labka iyo dhidig lagu kala doorto wuu ii shaqaynwaayy

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 ปีที่แล้ว

    Suaal ustaad
    Waraaqaha dhalashooyinka iyo dambi la'aanta waxay ku qoran yihiin afsomaali balse marka aad turjuntid eed eglish ka dhigto shaambad ma yeelanayso oo tii dawlada ayaa lahayd shaambd sidaas maad ugu qaadeysaa

  • @sheimacabdi8633
    @sheimacabdi8633 ปีที่แล้ว

    Wllo waxan raba inankula hadlo oo aad iga caawiso armour ihaysta oo lottery ga

  • @Falis-nz4ww
    @Falis-nz4ww ปีที่แล้ว

    Wll shàciye mahadsanid Su aa ahaydu waxaytahay hadii lagu door to oo entirifiyuu laguubalamiyo oo aysan kuu suuro galin inaad marto waqtiga laguu asteeyey fur sad danbe maleedahay wll ii soojawaab si naxariis leh
    Insha alah

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh ปีที่แล้ว +1

    Warqada caafimaadka maanuu safaarada u dirayn hospitalka ay kuu diraan iyagu marka hore

  • @ruqiyadaahir7207
    @ruqiyadaahir7207 ปีที่แล้ว

    Warqada maxkamadu iyo tapoliska maxaa udhexeeya wllo?

  • @cabdikariinyaxye3383
    @cabdikariinyaxye3383 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsan tahay

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @sameymaonlineeducation4343
    @sameymaonlineeducation4343 ปีที่แล้ว

    Police iyo warqadda CID maxey kula duwanyihiin shaaciye

  • @ustaadka_photography233
    @ustaadka_photography233 ปีที่แล้ว

    Asc sxp shaciye Kenya iyo Uganda keebaa Roon in inter veiw lagu galo

  • @gottallent884
    @gottallent884 ปีที่แล้ว

    Shacaciye asc wll suall sxb hdaan eheen military and police malayga rabaaa jwb insha allh

    • @Abdinurdayax
      @Abdinurdayax ปีที่แล้ว

      hami walba ood leedahay allaha kuu dhib yareeeyo ee walaal subscribe isaar🤲

  • @aweysismacil6168
    @aweysismacil6168 ปีที่แล้ว

    Bro hal sano heesta selected iga caawi pls qeybta labaad

  • @caarifkhan594
    @caarifkhan594 ปีที่แล้ว

    Kwrn hadey yihin family (nin iyo xaaskis kaliya) soo warqad loogama baahna

  • @ruqiyadaahir7207
    @ruqiyadaahir7207 ปีที่แล้ว

    Kasoosamee wllo waadmahadsantahay

  • @dunidalyrics804
    @dunidalyrics804 ปีที่แล้ว +2

    Confirmation codka iga lumay mxaan sameeeya

  • @MustafeAbdirizaak
    @MustafeAbdirizaak 6 หลายเดือนก่อน

    Hdan malitiry aheeyn kawrn miyaa la iga Raba tliye❤

  • @axmedsaacidaxmed4347
    @axmedsaacidaxmed4347 ปีที่แล้ว

    Zxp shahaado ma haysto marka masamaysan kara mid feg ah plz iso jawaab 🥰🥰

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 ปีที่แล้ว

    Broa anoo Shaqo subaxdii aadayo DVD 📀 iskumid ma'aha saxip

  • @moohaamaanka7799
    @moohaamaanka7799 ปีที่แล้ว

    Shaaciye way iga lunty conformison wana xareysaty mxn sameeyaa brother

    • @moohaamaanka7799
      @moohaamaanka7799 ปีที่แล้ว

      Shaaciye bro jawaab ayn ka sugayaa waa imuhii jbta

  • @IssahassanAbdi-pp1bh
    @IssahassanAbdi-pp1bh ปีที่แล้ว

    Shaciya nio iga jahi bxi
    Police sartivecet ma Dalka marks ku nolhy ba layga Raba mise mida udhashy ee somaliga

  • @salmaabdirisak
    @salmaabdirisak ปีที่แล้ว

    Ma heesto shahaado mana shaqeyo lkn hdan melaha shaqada kuwo kasameysto kwrn 😊😊 aanon baka shaqeen meshashas qalad meya wlllo