Interview gayga sidu u dhacay su aalaha la I weydiiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 374

  • @abdiahmed653
    @abdiahmed653 2 ปีที่แล้ว +75

    After that what happened ✌️😅 marka aad kadagatay USA 🇺🇸 marxaladaha aad lakulantay iyo sida aad oogu gudubtay noodha dhig next video
    One love ❤️ and peace ✌️ ❤️ all Somali 🇸🇴 weyn and thanks 😊 wlshy 🙏

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel 2 ปีที่แล้ว +20

    Haaa noooga soo samee qof Ethiopia 🇪🇹 interview Ha ku galay sister 🙌

    • @devidfarah5253
      @devidfarah5253 2 ปีที่แล้ว

      Haa pls ka soo same Ethiopia 🇪🇹 qof interview ku galayo hita su'aalax la waydinayo insha Allah

  • @Shaaka752
    @Shaaka752 2 ปีที่แล้ว +10

    Sister tell me please how many documents are they need ?

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahadzanid wlashei sida quruxda badan oo aad nola wadagtay xogta quruxda badan waliba adigo xanusan alaha ku cafiyo 🤲💚

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib วันที่ผ่านมา

    Meeshee ugu fiican in interview lagu galo

  • @devidfarah5253
    @devidfarah5253 2 ปีที่แล้ว +7

    asc abayo please 🙏 hadey macquul ay thy qof Ethiopia 🇪🇹 interview ku marayo noo soo qabo adigo ma aragtay hal hal su'aal u waydinayo insha Allah i hop in aad ii soo jawabi doonto

  • @ziciidxasan961
    @ziciidxasan961 2 ปีที่แล้ว +33

    Haa noogasooqaad waliba ku ETHIOPIA kamaray intrviyuuga

  • @lipanfaysal5505
    @lipanfaysal5505 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll marku soo baxo natijada sen ku oganaya ama confirmation numberka halken galinya bisha may

  • @cabdicasiismataan5828
    @cabdicasiismataan5828 2 ปีที่แล้ว +2

    Haa Abyo Su aalala LA idinkla waydiiyey way kala duwan yihiin marka noosoo Bandhig Dadkii kle ee guulaystay

  • @cabdirashiidmaxamed4234
    @cabdirashiidmaxamed4234 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa imisa jeer interviewgu

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo.aniga.hadaa.xareesta.iyo.ilmahayga.laakiin.xaajigayga.safar.buw.jiraa.haday.iisoo.baxdo.makudarsan.karaa?????

  • @hassanmuhidinmohamud225
    @hassanmuhidinmohamud225 ปีที่แล้ว +2

    Een abaayo ani waxaan helay 19/20 gi seleceting ds260 gana waan form gareeyay mana arag wax interview appointment ah marka maxee tahay cilada intaa iga caawi waxaan inaad fahantay su'aasheeda please jwbtaada waa ii muhiim ileen adaa iiga aqoon roon markale mahadsanid

  • @Innaalillaah
    @Innaalillaah 5 หลายเดือนก่อน

    Abaayo warqada caafimaadka qasab miyaana midakale hadii ay da'deyda passport ka iyo shahaada iyo tan lottery GA eykaladuwanyihiin maxaa dhicikara bal qofyaqaana xitaa haiisoojawaabo mahadsanidin wll

  • @yrl3609
    @yrl3609 2 ปีที่แล้ว

    Dadka jabuti ama ithopia ka interview ka soo Mary wareesi inooga soo qaad

  • @maahircollege3571
    @maahircollege3571 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaas soo qabataa laba qof Oo mid Ethiopia interview ka galay iyo mid Djibouti

  • @hibakabdi5555
    @hibakabdi5555 2 ปีที่แล้ว +2

    Haaa noga so qaad Abayo shukran 🙏

  • @ciisexuseen1295
    @ciisexuseen1295 ปีที่แล้ว +1

    Ma igu darti group ka aa hada u samaysay dadaka cusub waxan raba mac lumad fara badan sister

  • @farhanmuhumed5433
    @farhanmuhumed5433 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc, wll waad ku mahadsan tahay sida aad asxapta ula wadagyso information-ka lkn waxa ii muuqata inaadan complete uso gudbinynin waayo jawaabaha ayaa aad nogu muhiim ah wixii kaa khaldamy iyo wixii aad saxdy plse jawabaha noso gudbi..
    Aad bad u mahadsan thy wll🙏

  • @walalganey3450
    @walalganey3450 2 ปีที่แล้ว +1

    ha ka so qaad eena waydi su'aalo macquul ah ha wydiin goorma xareesate io ya ku xareeyy wxas sa u arkeene dhibsane ee waydi qiimaha ku baxey sda interviewka uu ahaa io wx yaalo kle aan challenska kale aan ku arkin tnx

  • @24cimraan2
    @24cimraan2 2 ปีที่แล้ว +40

    Sister su'aalaha qaar oo lagu wediyey badankod waxaa ku jawaabte ma aadan shegin next time dadka interview kaso qadesoo su'aal walba jawaabteeda soo raaci si aan maclumaad bdn ugu ogaano adoo mahadsan❤

    • @aminaa8098
      @aminaa8098 2 ปีที่แล้ว +1

      Mid ayaa faahmine gabadhan iyada iterfiyuga bas malaga qade mise wala qaday oomarekan ayee jogta

    • @hamdahassan5142
      @hamdahassan5142 2 ปีที่แล้ว

      Maraykan joogtaa wll

  • @qaaliali96
    @qaaliali96 ปีที่แล้ว

    Markey magacaga ku weeydiyaan ma sida aad u xaresay oo family name maa soo hormarine mise magacaga caadi u sheege ans for me plz

  • @adowibrahim
    @adowibrahim ปีที่แล้ว

    Can muslim ladies wear cijab when taking photo or can they take photo while covering their head and ear.

  • @yt_center_0
    @yt_center_0 ปีที่แล้ว

    Walaashay waxaan kuwaydiiyay shahaado school sare ee somalia ayaan haystaa waxaan maqlay dhawaana hakan in arday badan loo diiday visa sababo jira owgeed oo layiri ma aqoon sani shahaadada somalia marka maxaa xala

  • @muqtaarmustaf506
    @muqtaarmustaf506 ปีที่แล้ว +1

    Asc hawar yar wxn rawaa inaa iga caawiso Lottery ga markan xareynaaye Ayan Gmail ku xareestay Gmail kana inu shaqeynaayo ilama eke marka mxan sameya isheeg plz iga soo jawaab 🙏🙏🥺🥺

  • @rashkaruushka1384
    @rashkaruushka1384 2 ปีที่แล้ว

    Sister waxaad noo faahfaahisaa decoment waxey karabaan waxan uugu jawaabaayo please next video

  • @abshirhassan6392
    @abshirhassan6392 ปีที่แล้ว

    Meqaa decuments baa lagarawaa ??

  • @dhamacfilms725
    @dhamacfilms725 ปีที่แล้ว +1

    Haa wll qaali waraysi nogasooqaad kuba kamaray Ethiopia 🇪🇹

  • @Cawoq
    @Cawoq ปีที่แล้ว

    Wll waxan ku waydiiyey basabor ban leeyahay magaca igu yaala iyo kan aan ku xaraystay lotaryga xarfaha ayaa kala yar duwan ma caadiba haduba iso baxo wll

  • @kazimizmail9739
    @kazimizmail9739 2 ปีที่แล้ว +1

    haa wll kasoo qaad walipa ethiopia djibouti iyo safaradaha somal ka gshy oo dhan

  • @abdulkadir7745
    @abdulkadir7745 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaarabnaa qarashaadka in aad warbixin naga siisid. Wax lacag ah miyee kaawaadeen?

  • @sakariyehassen6354
    @sakariyehassen6354 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Wllashy Waxan qaba Hal Sual Waxa Waaye Hadi anan Haysan Qof I Jooga Mesha Maxa Xal Ah Oo Lasamyn Kara Pls iga soo jawab

    • @drslaylacali6177
      @drslaylacali6177 2 ปีที่แล้ว

      Wll wax lagu samynkaro maleh

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 2 ปีที่แล้ว

      Siibaadho wllo hadii kale lagu green maayo

  • @drhusseinmaalimabukar3928
    @drhusseinmaalimabukar3928 ปีที่แล้ว

    Lovely Sister sawirka aad gashay dv lottryga warbixn iga siiye ,
    1; telehphone mad iskaga qaday mise camero
    Editing malagu sameyn kraaa background photo , imean sawir toosan lkn darbiga gadl aan white ahyn hadii an kugalo after that editing an kusameyo backgroundka aan white kadhigo wax dhib ah may i keenaysaa . Iso jawab fadln tnks

  • @alimaxamedcabduqaadir2803
    @alimaxamedcabduqaadir2803 ปีที่แล้ว

    Beela waxaa kuweydinaa magaca hadii an uqoro Ali cali ama mohamed ama maxamed maxee sameen ay leedahay

  • @Neverlie876
    @Neverlie876 2 ปีที่แล้ว +18

    Haa wll kasoo qaad wareysiga dadkas guuleyste mida kale kasoo hadal america 🇺🇸 marka la tago mesha wax laga bilaawayo iyo sida greencard loo xareysto iyo sida shaqda loo helo america 🇺🇸 marka lugta la dhigo mesha wax laga bilawyo kasoo hadal please wll wana mahadsanthy

    • @devidfarah5253
      @devidfarah5253 2 ปีที่แล้ว +1

      zxp Greencard iyo dv lottery waa isku mid yacnii dv lottery ayaa la dhaxaa Greencard

    • @Neverlie876
      @Neverlie876 2 ปีที่แล้ว +1

      @@devidfarah5253 sxb isku mid ma ahan greencard waxaa la dhaha sharciga america 🇺🇸 lagu joogo dv lottery neh waa visha baqtiyaa nasiibka diversity visa saas u fahan wll wa mahadsanthy

    • @Neverlie876
      @Neverlie876 2 ปีที่แล้ว

      @moha hashi mxaa isku mid ah somali dv lottery iyo greencard kala barta dv lottery waa visada lagu magaacabo diversity visa lottery micinehada neh waa visaha baqtiyaa nasiibka greencard waaba sharciga lagu joogo america magc kale dv lottery waa greencard lottery oo micnehda yahy greencardka baqtiya nasiibka ah marka greencard waa sharci ee ma la mid ah lottery kala barta mida kale greencard sida loo xareysto aa weydiye iyo lacgta lagu xareeyo iyo qaabka loo xareysto adiga ilaa hada waxa leedahy greencard iyo diversity visa ayaa isku mid ah war soo kala barta bal wllyal intaadan reply iskaga soo cararin wxaadan aqoon lagu ma murmee

    • @tashamoh2459
      @tashamoh2459 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Neverlie876 sx waye aniba wa ubahanahe qabka green card lo xareynayo

    • @Neverlie876
      @Neverlie876 ปีที่แล้ว

      @moha hashi hye sxb kkkk

  • @waadiganolosha9480
    @waadiganolosha9480 2 ปีที่แล้ว +5

    Wll waxaan jecelahay in waraysiyadu u Bataan dadka dalka gudihiisa ka soo guulaystay iyo caqabadii ka hor yimi thanks

    • @Bellaquruxbeautyandvlogs
      @Bellaquruxbeautyandvlogs  2 ปีที่แล้ว

      Wll aniga kamida dadki wadanka joogay somalia lkn wa qasab wxad tagaysa safaaradaha sida kenya ethopia ama jaboti

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 2 ปีที่แล้ว

      @@Bellaquruxbeautyandvlogs sadexda wada ka fudu noosoosheeg wllo qalih

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 2 ปีที่แล้ว

      @@Bellaquruxbeautyandvlogs wllo dad reer Somaliland ah sooqado huno si aanu UGA faaidno

    • @sawdobarre264
      @sawdobarre264 2 ปีที่แล้ว

      ​@@Bellaquruxbeautyandvlogs abayo saddexda wadan kee ufudud in interview laga maro ado mahadsan

  • @Fandaam_maxamud
    @Fandaam_maxamud 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa kasoo qaad iyagana wllo trick baan ka helaynaa loo bahan yahaye

  • @asiyaahmed9027
    @asiyaahmed9027 2 ปีที่แล้ว

    Haa waanu dooneynaa midakale wllo Ethiopia iyo jabuuti teeba labada interview jilicsan noo soobaar wllo

  • @abdulkadirjama5629
    @abdulkadirjama5629 ปีที่แล้ว

    Wixii lagu waydiiyay waa noo sheegtay, wixii Aad kaga jawaabty qaarkood nooma sheegin

  • @maxamedcalas3457
    @maxamedcalas3457 ปีที่แล้ว

    Abaayo anaa doonaayo icaawi waxaana Rabaa Hindiya inaa kadhigto

  • @abdikheirabdullahi3378
    @abdikheirabdullahi3378 ปีที่แล้ว

    Allh kubarakeyo adun i akhiraba

  • @yusufcabdi1731
    @yusufcabdi1731 2 ปีที่แล้ว

    (1) Waxbarashadaadu ma somalia ayay ahayd, mise kenya, (2) waxa jira dad iyagoo aan gelin imtixaanka-form four-ka oo aan shahaadadii dugsiga sare qaadan helay lottary-gii muxuu xalkoodu noqon karaa?

  • @nassirhassanvlogs9062
    @nassirhassanvlogs9062 ปีที่แล้ว

    Su'aalaha lagu waydiiyey qaar nogamad jawaabin next jawaabaha soo raaci

  • @iskacali3658
    @iskacali3658 2 ปีที่แล้ว

    Abayo Qof somali ah miya I wareynayo mise ajanawi Qofki English fahsanen mxa Samey he

  • @AhmedTaajir-n2v
    @AhmedTaajir-n2v 6 วันที่ผ่านมา

    Turjumaad malehelaa wll mise waa english to english

  • @fardosmobarak2755
    @fardosmobarak2755 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc abaayo anigu waxaan ku weydiinayaa suaalaha umbaad nala wadaagtay laakiin qaabkii aad uga jawaabtay noomaad sheegin wll waxaan jeclaanlahaa qaabkii aad uga jawaabtay suaalaha inaad noo soo duubto aad baad u mahadsantahay🙏

  • @jabsheofficials
    @jabsheofficials 2 ปีที่แล้ว

    Shahaadada dugsiga sare iyo jamacada ma Somalia ahaayen yacni dugsiyada Mogadishu ma ka qalin badalate

  • @ayaancumarabokor637
    @ayaancumarabokor637 ปีที่แล้ว

    Ma somaliyad bay ahayd misa cadan qofta interviews ka qadaysay

  • @samkeeknation
    @samkeeknation 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back queen wad so hadadey Lakin welcome

  • @zakibowy8228
    @zakibowy8228 2 ปีที่แล้ว

    Haa kasoo qaad wareysi interview ga oo faahfaahsan thanks

  • @rahmaahmed125
    @rahmaahmed125 2 ปีที่แล้ว

    Wllo zuaalo waxbarasho lagu ma weydinayo miyaa sida high school ka soo baxdey iyo wax ka mida casharad

  • @craxmaancaska88
    @craxmaancaska88 2 ปีที่แล้ว

    Ok mahadanaanid lkn hal sual turjumaad maleyahy waraysigu mise engilish kaliyaa lagugu waraysanayaa

  • @sabriacademy
    @sabriacademy 11 หลายเดือนก่อน

    Qoftaasi inaad hadho ayay rabtay😮

  • @xafuuzmohamed9268
    @xafuuzmohamed9268 2 ปีที่แล้ว

    asc apayo Sawrkii aad lotrega ku gulaysatay o ku xaraysatay mana tusi kartaa si aan tusaale uga dhigano

  • @abdallazupeir2986
    @abdallazupeir2986 ปีที่แล้ว

    wlle waad mahadsantahay lkn waxaan rabaa inan kuwaydiiyo nB kwrn hadaan illaaway lotteryga bishii aan dhashay wax dhib ah miyay leedahay hadhaw markaan sixtiga xaraysanayo

  • @fartaxaajifarta1216
    @fartaxaajifarta1216 ปีที่แล้ว

    Wll marka aad xareesaya soo 7 bil ka ma maqneen mise tan kale marka xareeneesaya magaca awoowe soo ka ma bilaa bin mise

  • @haala552
    @haala552 2 ปีที่แล้ว

    Markii lagu ongalaado kadib miyaa sualahaas abaayo ani hada sanadkaan ayaan xareystay

  • @farxiya7825
    @farxiya7825 2 ปีที่แล้ว

    Wll meel aan kalaso xidhiidhi karaa majirtaa,wax baan ubaahnaa in aan kuwaydiiyo

  • @teesteeye1232
    @teesteeye1232 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc queen bella qurux haa noo keen dadkaas dear sis

  • @zalmanjimale7282
    @zalmanjimale7282 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa abaayo waan doonayna ee interview la soo yeelo asxaabtaas

  • @abdikarimmohamed8818
    @abdikarimmohamed8818 ปีที่แล้ว

    Sidoo kale waan ka jwabay unbaan guraysaaye maxaad noo sheegtay marka waqtiga unbaad lumisee

  • @hamdiibrahim8940
    @hamdiibrahim8940 8 หลายเดือนก่อน

    2017 wava imatay walahi way ku dhacatay 😢😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว

    Next interviewga dadka ku mrey ethopia io djbouti i.a❤🙏

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 ปีที่แล้ว

    Abayo hda luqada english hda kasenin mxa sameyna

  • @somaliboy9754
    @somaliboy9754 2 ปีที่แล้ว

    @shaaciye one show

  • @kadarsuleiman619
    @kadarsuleiman619 2 ปีที่แล้ว

    Wll Aad baad u mahadzan thYna ïntaa aad nala wadaagtaY waxan doonaYnaa in aad soo badiso kuwo kale inTervew laga qaadaY inzha allah

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo 800 boqol ee qof dhamaantooda Soomaali miyaana jwb Insha Allah

  • @NurQuran114
    @NurQuran114 ปีที่แล้ว

    Haa waa donaynaa walashay

  • @ibrahimmusse7423
    @ibrahimmusse7423 ปีที่แล้ว

    Ethiopia noga soo qad.wll

  • @faadumoyaska3924
    @faadumoyaska3924 ปีที่แล้ว

    Qof aan aqoon luuqada ma tarjuman baa loo keenin wll

  • @mohaofficial352
    @mohaofficial352 ปีที่แล้ว

    Haa abaayo

  • @heyfamohamed4172
    @heyfamohamed4172 2 ปีที่แล้ว +1

    Queen laso yeelo Thx❤

  • @khayremaxamed7282
    @khayremaxamed7282 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo adigo mahadsan waxad noo soo samaysa qof Ethiopia kamaray interview si aan u ogaano in ad isku mid tihin madama ad kenya ka martay adigu mahadsanid

  • @Wllzhuke7
    @Wllzhuke7 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wlshy interview Ethiopia soo sameey

  • @samiiroedebsan1565
    @samiiroedebsan1565 2 ปีที่แล้ว

    Haah payo nooga soo qaad I need more experience

  • @teesteeye1232
    @teesteeye1232 2 ปีที่แล้ว +1

    Tnkz sis

  • @mohaabdalla137
    @mohaabdalla137 2 ปีที่แล้ว

    Haa noo soo galin wali Somalia dadka jooga

  • @KamaalAkram
    @KamaalAkram 5 หลายเดือนก่อน

    Haa wll noso gudbi mis jarmalka ah

  • @SumayoDahir-re2wy
    @SumayoDahir-re2wy ปีที่แล้ว

    Please sanadkan ii xaree

  • @short______vedios
    @short______vedios 2 ปีที่แล้ว

    Dadka nooo keeen wareysina ka qaaad

  • @hafsaabdullahiduale2686
    @hafsaabdullahiduale2686 2 ปีที่แล้ว

    Haa nogasoo qad intrvioga

  • @macruufnepolion9011
    @macruufnepolion9011 2 ปีที่แล้ว

    Bella qurux wll hadii aan su, aal ku weydiiyo kwrn qofka uu nasiibku saacido balse aan ku hadli karin english ka miyaa loo turjomaa maxaad kala socotaa i.a waxa aan sugaa waa jwb tda

  • @mohamedwarsame1766
    @mohamedwarsame1766 2 ปีที่แล้ว

    Jawaabaha aad bixisay oo faah faahsan noosoo sheeg walal

  • @abdiraxinciltire361
    @abdiraxinciltire361 ปีที่แล้ว

    Haa noga so qaad Kenya

  • @daryeeldaacad9851
    @daryeeldaacad9851 2 ปีที่แล้ว

    Walal qaali group ka linkigiisa noo soo dir plz 🙏

  • @abdirhmanali8039
    @abdirhmanali8039 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa laga shakiyay luqada English ka ee hada somali turjiman doran laheed lagama shakiyeen walal.

  • @waadax.Sports
    @waadax.Sports ปีที่แล้ว

    Kasooo qaad sster

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 ปีที่แล้ว

    Naa heedhe mesha lagugu imtixaamqy mq kenyaa mase qofku marku amerika tago meelo wqx lagu weydiya jira qofku ma hal interview bu mara mase ilaa dhowr meelod ba lagu waraystaa

  • @salmanabdirahmanabdullahi7582
    @salmanabdirahmanabdullahi7582 ปีที่แล้ว

    WAREYSIYADA SOO BADI ABAYO DADKII DV KU GULEYSAYSTAY PART PART INU SOSAMEEY TNX

  • @samiiroedebsan1565
    @samiiroedebsan1565 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxa rabay inaa ku waydiiyo ani shahaada 18 iigu qoran Ana 21 jir lottery ku xaraystay dhib miyaa some university ayaan ahy jmcd wadaa

    • @drslaylacali6177
      @drslaylacali6177 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa waqalad

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 2 ปีที่แล้ว

      Shahadada da'ada maa lagu qoraa wllo

    • @Hodanisha
      @Hodanisha 2 ปีที่แล้ว

      Shahado mlo bahno So lma dhihin

    • @samiiroedebsan1565
      @samiiroedebsan1565 2 ปีที่แล้ว

      @@Hodanisha ani jmcd baan dhigtaa lkn mype in lo bahdo somaha byo

    • @samiiroedebsan1565
      @samiiroedebsan1565 2 ปีที่แล้ว

      @@asiyaahmed9027 hah

  • @AyzarMohamed
    @AyzarMohamed 2 ปีที่แล้ว +1

    malaga yaabaa in la kaxaysto qof english ka kaa ga horeeyo oo kuu turjuma please iiga soo jawaab abayoh

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 2 ปีที่แล้ว +1

      May iyga ku orenaya turjumaan ma ubaahentahey wllo

    • @AyzarMohamed
      @AyzarMohamed 2 ปีที่แล้ว

      @@asiyaahmed9027 haa marka ugu horeysa miyey ku dhahayaan mise adaa soo kaxaysanaya marki lagu yedho

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AyzarMohamed may aygaa kugu yeereya turjumnka safarda ayuu jooga wllo

  • @shamsocabdullahimaxameds-qg1is
    @shamsocabdullahimaxameds-qg1is 17 วันที่ผ่านมา

    Shahaado miyaa leyga baahan yhy wll😢

  • @hormarkatechnologyka7595
    @hormarkatechnologyka7595 2 ปีที่แล้ว

    Haa interview ka soo qaad

  • @sawdobarre264
    @sawdobarre264 2 ปีที่แล้ว +2

    haaa nogasoqad weliba qof Ethiopia kamaray abayo

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 ปีที่แล้ว +3

    4:32 intaba aniga waa lay waydiyay waliba aniga waxa i dherayd mataqana qof aad family tihiin oo kujira Arsenal hahahah May Ayan ku idhi Lkn aniga process kaygu waa canada Adban idinso salamay somali people 😍

  • @abdirahmanmohamedhassan9671
    @abdirahmanmohamedhassan9671 2 ปีที่แล้ว

    mhdsnd wlshey wixi interview ah aad heleyso inoosoo qaad

  • @abshiraarshe
    @abshiraarshe 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wll responserka maxad ka wadaa?

    • @maxamed19ib
      @maxamed19ib วันที่ผ่านมา

      Wadanka aad aadeyso ee America qof maku joogaa macanaha cid family ah oo aad ku dagayso

  • @Taaboqaad
    @Taaboqaad 2 ปีที่แล้ว

    Haa sooqaadmidka Ethiopia 🇪🇹 ka maray

  • @MursiHaibe
    @MursiHaibe ปีที่แล้ว

    Sida loo xaraynayo video kaso samee wll❤

  • @mustafamohamed8035
    @mustafamohamed8035 2 ปีที่แล้ว

    Wll suaal ayaan ku waydiinayaa ah
    Document-ga dhanka waxbarashada war naga sii

  • @farxiyoabdi7182
    @farxiyoabdi7182 ปีที่แล้ว

    Haaa nooga soomaad baayo