Waraysi Abdifataax Guutaale oo maraykanka ku yimid Dv lottery isla sanadkaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Join this channel to get access to perks:
    / @shaaciyeoneshow
    #Dvlottery #group5 #Somalia #somalivlog #vlog
    Join this channel to get access to perks:
    / @shaaciyeoneshow
    #shaaciyeoneshow
    #dvlottery2021
    #dvlottery2023
    #dvlottery
    #ilhaanomar #maraykanka
    #SerbiaiyoSomali

ความคิดเห็น • 800

  • @actorman8473
    @actorman8473 2 ปีที่แล้ว +336

    Ilahay haynagu guleyo qof kasto raba inuu xaraysto sanadkan amiin so dhahah🤲🤲

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 2 ปีที่แล้ว +29

    Allow noo wada fududey inta qof xaresaty sanadkan 100/100:somalia guul aa u rajeynaa I.n Allow muradkeena noo wada sahal Amiin amiin amiiin amiin 🥺🥺🤲🤲🤲

    • @mohajabartiali8535
      @mohajabartiali8535 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @MoHapzeyw
      @MoHapzeyw ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @Casaan-p2n
      @Casaan-p2n 2 หลายเดือนก่อน +1

      2026
      Isha allah win

    • @HabonElmi-i5t
      @HabonElmi-i5t 19 วันที่ผ่านมา

      Inshaallah biidni allah wanu ku guuleysaneyna team 2026

    • @HabonElmi-i5t
      @HabonElmi-i5t 19 วันที่ผ่านมา

      Wallo mad ku guleysatey ?

  • @ADC2025
    @ADC2025 2 ปีที่แล้ว +24

    Aad baan ugu faraxsanahay in aan arko ardaygii aan BTJ iyo ABC da u bilaabay C.fatah Geelle Aadan Guutaale oo Master ah, haddana ku guulaystay Dv lottery. Horey u soco Abdifatah.

    • @AbdiMoh797
      @AbdiMoh797 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah

    • @dalhasaid4513
      @dalhasaid4513 4 หลายเดือนก่อน

      Sharaf iyo karaamo macalin

  • @bashiirgacaliye6145
    @bashiirgacaliye6145 2 ปีที่แล้ว +45

    Ilaahay haynagu guuleeyo haddii ay khayr inoo leedahay Aamin.

  • @sheekooyin784
    @sheekooyin784 2 ปีที่แล้ว +142

    Intii dv loterry xiisaynaysa like saara

  • @mohanrazak9357
    @mohanrazak9357 2 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allah shaaciye bro aad ayaa umahadsanthy runti waqti walbo siwanaagsan ayaa nooga haqabtirtaa allah haku xafido insha allah waxaan rajeyneynaa guul somalia oo idil

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว +84

    Illohow nagu guulee sanadkaan Insha alh 🥺 thanks zxb Shaaciye best interview 🥰✊

  • @mindsetmaters01234
    @mindsetmaters01234 2 ปีที่แล้ว +25

    Hadii uu khair inoogu jiro Allaha inoogu guuleyo

  • @siciidgeelle9791
    @siciidgeelle9791 2 ปีที่แล้ว +35

    ALLE ha inagu guuleeyo inshaAllah Soo duceeya

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 ปีที่แล้ว +4

    2023 ilaa 2024 inch alh dadka kuguulayista alh inaga dhigo somaliyaye ❤❤

  • @fahmi431
    @fahmi431 2 ปีที่แล้ว +7

    waxan rajaynaya insha allh inaan helo qof walba soomali ah oo raba insha allh waan urajayana alleh haynagu guuleyo

  • @faxdimohamud3601
    @faxdimohamud3601 2 ปีที่แล้ว +82

    Allow naku guleey dhaman inti niyada ku heyso 🤲🤲

  • @HamdiChakour-dr3tz
    @HamdiChakour-dr3tz 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hadii ad dawatay 2024 like soo dheeh

  • @Kiddreamtv
    @Kiddreamtv 2 ปีที่แล้ว +15

    Horta ilaahey hanagu wada guuleeyo
    Inaan guulesan doono ayaa niyada ku haaya
    Ee wareysigeyga isku diyaariya
    8month- 1year kadib( yaa rabi ilaaheyow ii rumeey riyadeyda)

  • @dhehabeautychannel1103
    @dhehabeautychannel1103 2 ปีที่แล้ว +11

    Hamblyo stepki kowaad sawirki waan diyariyay alxamdulilh 🤲 inti ilamid ah alha idin fududeyo dhmntiin

    • @nayram11
      @nayram11 2 ปีที่แล้ว

      Wlshey ani swrka maba ii dagaayo markaan download ku dhufto maxaa iga qaldan bal igu caawi

    • @dhehabeautychannel1103
      @dhehabeautychannel1103 2 ปีที่แล้ว

      @@nayram11 abayo sawirka maso gashay horta

  • @HamseAbdi-n9y
    @HamseAbdi-n9y 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah zxp aqoona ayada leedahay zxp sida aada dadka u waraysto Alle haku xiftiyo ku sali nabiga Mohamed Wsc million times

  • @cabdicasiisbashiir7333
    @cabdicasiisbashiir7333 2 ปีที่แล้ว +17

    ad iyo ad bad umadsan tahay wll shaciye adiga iyo Abdifitax sida adugu hagar baxayso dadka somaliyed 🙏

  • @SahraCabdi-h3j
    @SahraCabdi-h3j 3 หลายเดือนก่อน

    5 Nov 2024 mnta xarystay ilahy haygu guleyo anyone inti xaraysatay❤

  • @ahmedcrisaaq8973
    @ahmedcrisaaq8973 2 ปีที่แล้ว +8

    Shaciyow sxp aad ban kugu madcelinayaa suaalaha ugu habon ayad weydisay ee mahadsanid sxp sare 👏

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 2 ปีที่แล้ว +15

    Allow Riyadeeda ii Rumay sanadkaan in aan helo io inta qof oo xareesaty amiin 🥺🤲🥰🤲

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 2 ปีที่แล้ว +22

    Ilahow noo sakhir anagana🥰🥺🤲🏽🤲🏽

  • @ayaaninaugaasofficial7995
    @ayaaninaugaasofficial7995 2 ปีที่แล้ว +8

    ilahay hanagu guuleyo aniga iyo dadka kale ee walaladay ah🤲🤲🤲🤲🤩

  • @YOUWILLNEVER
    @YOUWILLNEVER 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilahay hanagu guuleeyo aamiin🤲🤲

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 2 ปีที่แล้ว +19

    🙏 I'm so glad to life in America 🇺🇸
    Good wishes

    • @Xaajcali2
      @Xaajcali2 2 ปีที่แล้ว +1

      Wat is so special in living in America

  • @hmadaqaali7806
    @hmadaqaali7806 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilahay ha ino wada fududeeyo insha,allah weynu heli haduu eebe ogolaado

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 2 ปีที่แล้ว +1

    Manzha Allah ❤️ keep going 💙🇺🇸
    Inzha Allah guul baan uwada rajaynayaa somali dhamaan wll 😊✏️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว

    Hadal afka kasoo baxo waxaa uwngsan saliga nabiga
    😰❤🌹Hadad aragto magaca Nebigena muhammed scw scw
    Like saar
    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedshiqahmednuur1239
    @ahmedshiqahmednuur1239 2 ปีที่แล้ว +5

    Aamiin yaa rabbi hadeyba qayr nootahay alle naguma dhibo oo hannoo saqiro insha,allaah

  • @yahyecadaani7063
    @yahyecadaani7063 ปีที่แล้ว +1

    ilahay waxab ka baryaya inu igu guleysiyo riyadeydane ii rumeeyo aamin yaa Allaah

  • @abdisetarmahamed8027
    @abdisetarmahamed8027 2 ปีที่แล้ว

    Msh allah abdifetah wax badan ayu fahfahiyay sabbtana uu lahaa shaciye alle haydin barakeyo labadinaba iyo intii kale umadda somaliyed wax qabadkeda jecel

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going and let our people know this change

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +2

    Brothers this is very important for our people

  • @duniyobadalaanod9686
    @duniyobadalaanod9686 2 ปีที่แล้ว +12

    Alha nagu guulayo waxn Raba inan xaraysto sanadkaan😢🤲🤲

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad baad u mahadsan tihiin shaaciye iyo guutaale runtii waxyaabo badan oo dadka xiisaynaya /danaynaya Dv lottery has ayaad noo sharaxdeen jazaakalaah kheyr allah adin xafido zxp yaal allah waxan ka baryayaa inuu inagu guuleeyo dhmntenba inta ku rajo wayn waa galab jimce ah oo samadu furan tahay wakhtiyada ducada allah aqbalo aamiinta Raaciya

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you brothers again

  • @AbdinurSharif-Ans22
    @AbdinurSharif-Ans22 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wll shaciye sida ugu wangsan ee loo buxiyo dv noso sheeg

  • @Fandaam_maxamud
    @Fandaam_maxamud 2 ปีที่แล้ว +5

    ilahayow igu guule aniga intii somaliyede ila mida aamin dhaha walalayal🥰♥️🙏

  • @mahadcabdisalaan4774
    @mahadcabdisalaan4774 2 ปีที่แล้ว +6

    Rabi waxan ka baryaya in uu igu guuleyo wana dadalaya

  • @baaricunugeey1462
    @baaricunugeey1462 2 ปีที่แล้ว +12

    Mr shaaciye horta mahadsanid
    Su'aaalo badan oo muhiim eh inoo weeydii walaal kaas sida:-
    1)CASE NUMBER KIISII?
    2)INTERVIEW TURJUMAAN MUU QABSADAY?
    3)BACHELOR DEGREE JAMACADISA
    SOMALIYA MIYAA?
    4)SHAQO MAXUU QORTAY?
    5)SU'AALAHA INTERVIEW LAWEEY DIIYAY MAXEY AHAAYEEN?
    shantaas waaa noo muhiim please ama noo weeydii ama video nooga soo duub walaal walal keen waxbadan wuu ka hadlay lakiin kuwaan baaa muhiim noo ah hanoo soo raaciyo hadeey Somalinimo jirto dee😁😁😁.

    • @ubaxali529
      @ubaxali529 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad baa lagu bahnthy sualah

    • @baaricunugeey1462
      @baaricunugeey1462 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ubaxali529 Mr shaaciye waxan fillaa inuu noo maqanyahay.

    • @baaricunugeey1462
      @baaricunugeey1462 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Dhambaal55 thanks bro insha'allah waxaan sugnaaba waa jawaabihii iyo Mr shaaciye.

  • @yahyaalihirsi9913
    @yahyaalihirsi9913 2 ปีที่แล้ว +5

    Safaaradee ugu fiican wakhtigan oo domectiga soomalida aqoonsan oo aan diideen

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว +4

    Guutaale io shaaciye wa mhadsnthin sida qruxda bdan aad nogu sharxden DV lottery snadkii horaa xresty ima soo bxin snadkn wxa rjeynaa inaa ku guleysto i.a♥️🙏

    • @zakariyaabdullaahi6459
      @zakariyaabdullaahi6459 2 ปีที่แล้ว

      Ana maad ii xareysida ma aqaanee

    • @cxaafidyuusuf1845
      @cxaafidyuusuf1845 2 ปีที่แล้ว

      Pls Date 2005 baan ka dhigtay marka wax mayga khaldamayaan

    • @quen7688
      @quen7688 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cxaafidyuusuf1845 18sana wax kawen aya laraba bro

    • @cxaafidyuusuf1845
      @cxaafidyuusuf1845 2 ปีที่แล้ว

      @@quen7688 saas miyaa 😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdinaasirbarre3005
    @abdinaasirbarre3005 2 ปีที่แล้ว +5

    Allow sanadkaan dhamaan noo soo fududeey 🥺🥺🥰

  • @MohavicOfficial
    @MohavicOfficial 2 ปีที่แล้ว +8

    I.a bisha shanaad oo jawaabta soo bixi doonto wkuso laaban doonaa comment tigaan anoo guuleysta ah i.a😊❤

    • @ahmedadan9586
      @ahmedadan9586 2 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah wan wada guleysan dona🥰

    • @cxaafidyuusuf1845
      @cxaafidyuusuf1845 2 ปีที่แล้ว

      Pls Date 2005 baan ka dhigtay marka wax mayga khaldamayaan

    • @hamdisagal8177
      @hamdisagal8177 2 ปีที่แล้ว

      Heshay

  • @mohameddacwi
    @mohameddacwi 2 ปีที่แล้ว +6

    Sanadkaan waa sanadkii 3aad oo xiriira iyo sanadkii afraad aan xaraynayo kuwii hore ma helin lkn Allah swt waxba kuma aha inuu sanadkaan igu guuleeyo insha allah allow igu guulee aniga iyo inta ila xaraysatay aamiin yaa allah

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin zxp qof walbo Allah u sahlo dhamateena inta qof oo muraad leh I.n amiin 🥺🤲🤲 Ani sandkan wa sanadka igu horeeya aan xareesto Allow na wada guleey dhamteena 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @xamdacarab3155
      @xamdacarab3155 2 ปีที่แล้ว

      Alle haku fududeeyo wllo

  • @abdinasirmharbi6091
    @abdinasirmharbi6091 2 ปีที่แล้ว +3

    Wadmahadsantihiin
    Sido kle moha tnks ninka vediogan iso share-gareyay👍

  • @abdullyarechannel9128
    @abdullyarechannel9128 2 ปีที่แล้ว +1

    mashallahh wll shaciye appreciated for de explanations

  • @ismailmohammett3880
    @ismailmohammett3880 2 ปีที่แล้ว +6

    useful information to be honest

  • @Amino321
    @Amino321 2 ปีที่แล้ว +10

    Ilahow iso saar sanadkan 🤲

    • @quruxdiqarsonayd9286
      @quruxdiqarsonayd9286 2 ปีที่แล้ว

      WALalo ma igu cawin karta xagad ka xaraysatay ana aan ku nasiib sade 🙏

    • @Amino321
      @Amino321 2 ปีที่แล้ว

      @@quruxdiqarsonayd9286 wllo kenya

  • @cabdisalaan9300
    @cabdisalaan9300 2 ปีที่แล้ว +6

    Insha allh rajo weyn ayaan dareemayaa sanadkan insha allh guul dhamaanteenba

  • @peacecomputer2861
    @peacecomputer2861 2 ปีที่แล้ว

    thanks shaaciye channel TH-cam & abdi fatah gutale

  • @abdourahmanahmedhoussein5841
    @abdourahmanahmedhoussein5841 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks walaal shaaciyeone show ✋✋✋

  • @aamina864
    @aamina864 2 ปีที่แล้ว +4

    Insha allh ilahey hanagu guuleeyo wali ma xareesan lakiin mar dhaw inaa xareesta rabaaaa I.a🥺

    • @queenamoornth8845
      @queenamoornth8845 2 ปีที่แล้ว

      Abaa see loo xareesta 😢

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว

      @@queenamoornth8845
      Yuutuubka kabaar abaayo oonlayn baa lagu xarareeyaa

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 2 ปีที่แล้ว

      @@queenamoornth8845 wllo abdalla muhya wiilkaas ka daawo

  • @Caasho-y7v
    @Caasho-y7v 2 ปีที่แล้ว +4

    الهم صلي على محمد ❤❤❤

  • @manaljamacmanaljamac4324
    @manaljamacmanaljamac4324 ปีที่แล้ว +1

    Asc wall Dv Lottery markaa hoore hata ku xaraay sadi High school oo been ah madhibada wll xirfad shaqo hadana ah dhoow maqashan garta xiirfad shaqo😮

  • @fatinibrahim6000
    @fatinibrahim6000 2 ปีที่แล้ว +3

    Shaaciye thanks, but waxa inoo weydiin laheyd documents like certificate sidaw ka yeeley,midaas baa dood badan ka tagan,thanks dadalkaga

  • @Sarmaan3813
    @Sarmaan3813 ปีที่แล้ว

    Shukran bal no qof sonaliland ku nool kawaran shahadida waxbarashada iyo is ku xidhka fadaralka dhanka shahadada

  • @abdirahmanyarechannel5117
    @abdirahmanyarechannel5117 ปีที่แล้ว +3

    IlahoW lacagtAs isii waxAn ka baqii inaan sanadkAn helo Dv lottery lkn 😢😢 Aan lacagtAs waYo Sawabto Eh waxAn kadashey Rer sAwooL eeh😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmedsheikh4405
    @ahmedsheikh4405 ปีที่แล้ว

    Mr shaaciye waxaad kasoo hadashaa dadka mareykan kutaga invitation letter gaar ahaan B1 and B2, fursadaha kale ee usiifuran markey tagaan USA. Jwb

  • @liibaanhasan4071
    @liibaanhasan4071 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha inagu guuleyo isha allh amiin soo qor

    • @asiafarah5782
      @asiafarah5782 5 หลายเดือนก่อน

      Amin ya rabi

  • @hafsadahirabdullahi4514
    @hafsadahirabdullahi4514 2 ปีที่แล้ว +7

    insha Allah dhamanteen wan kuwada guleysanena insha Allah

  • @SakariaMoha
    @SakariaMoha ปีที่แล้ว

    Ilaahaw,naguguulay anega,iyowallaaladay🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sharifmohamedjimale5164
    @sharifmohamedjimale5164 2 ปีที่แล้ว +2

    Wilka la wareysanayo aad baan ugu mahadcelinayaa qaabka ama wayga uu
    u hadlaayo waxaan leyahy mahadsanid.

  • @SamiaaHMED-b3
    @SamiaaHMED-b3 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahow naguguule 😢😢😢 team 2024 😢🤲🤲🤲🤲

    • @MaaliRecap
      @MaaliRecap 9 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @abdirashidaliarale1964
    @abdirashidaliarale1964 2 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta shaaciyeone show Ku xiran waqti ayaa la idinku bixiyey shaciye waa youtuberka kaliya ee runta Ka hadal mar walba shere iyo like yaanla ilobin si dad badan ugaaro

  • @CabdikariimCabdullaahicabdi
    @CabdikariimCabdullaahicabdi 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha nagu wada guuleeya

  • @dr.abdalle199
    @dr.abdalle199 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal markaan ayaa igu horeysay ee aan xareesto hadane maku bararugin Confirmation code ka wan xareystay lkn ma helin codeka sidee ku helikaraa hadaan ku celiyeyne woow iga didayaa taasi iga caawi mahadsanid walal

  • @axmedmaxamud7624
    @axmedmaxamud7624 2 ปีที่แล้ว

    Walaal Aniga sanadkaan aaigu diman iskuulka shaado dugsiga sarre waan heystaa walaal shahaadada f4 oky

  • @Som-pirate
    @Som-pirate 2 ปีที่แล้ว +4

    War ninyow somalidu wadan gaalo jecelaa guys anna jooga sanad ma joogteen wax fiican ku ducaysta wadinkii na in ilaahay idin hagaajiyo

    • @Rawdia_
      @Rawdia_ 2 ปีที่แล้ว +1

      Oo hadaba adi maxa ku dhigay wadamada islamed maad wadan kaga kuso labatid😂😂 somalidan dhib badna adigi ba wadanka joogin asa dadka ledahay wadankin jooga

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 2 ปีที่แล้ว +5

    Shaaciyow kaso hadal xalada married case faahfaahin kasu gaynaa insha allaah interview kooda siduu noqonaa Insha allaah

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Sxb✊

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia 🇸🇴 ❤️👍💯

  • @guuleedabdi812
    @guuleedabdi812 2 ปีที่แล้ว +5

    ilaahay noo fududeeyo ifka iyo aakhiraba

  • @hamzacadde1933
    @hamzacadde1933 2 ปีที่แล้ว +11

    Wa ku mahadasan tahay sida aad ino cawineyso (Jassaka Allah). itaad kadib waxa rabay inaa ku weydiiyo 1 su'aal.
    1. Hadii qof waalid ah, uu ku xareysto intaas oo caruur ah, ayaa ii joogto; caruurtuna ay si gaar ah u xareysteen dhamantoodan selected helaan ama qaar iyaga ha mid ah selected helaan, aabaha ama hooyada walidnimo ku xareystay lana u golaaday dhib miyey ku keeneysaa kala xareystaas walidka iyo caruurta? Jwb insha allah.

  • @fjbpenegah4328
    @fjbpenegah4328 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaal shaaciye aadba umaahadsantahay adiga iyo abdifataxba
    Su,aalban qaba wlal
    Waxayna tahay ani hadah somaliland baan ku nolahay shahaado dugsi sare waan haysta ee maku xeraysan kara walaal
    Mise mid somalia ah unba lugu xerayn kara
    Mahadsanid wlal❤

    • @lamahureofficial8919
      @lamahureofficial8919 2 ปีที่แล้ว

      Soo badalo

    • @dhehabeautychannel1103
      @dhehabeautychannel1103 2 ปีที่แล้ว

      Mya wad ku xresan kartaa walalo waxba habadalin

    • @YOUWILLNEVER
      @YOUWILLNEVER 2 ปีที่แล้ว

      WLL aniga xata kula mid baan ahay shahaado somaliland ah oo dugsi sare ban haysta mxaa xal ah oo malagu xareeysan kara

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 2 ปีที่แล้ว +1

      inaad soo bedelato bay noqonaysa o aad qof xamar tagaya u dhiibato kadibna uu kuso bedelo

    • @fjbpenegah4328
      @fjbpenegah4328 2 ปีที่แล้ว

      @@jeeni-goroyo5354 mahadsanid wlal

  • @Caska.Vlog2
    @Caska.Vlog2 2 ปีที่แล้ว +13

    Haduu qofku schoolka secondaryga weli ka bixin oo uu dhigto muu xaraysnkara mise waa inuu secondary qalanjabiyo suashas khasa rabay inaan ku weydiiyo

    • @Mohammed-cv1gc
      @Mohammed-cv1gc 2 ปีที่แล้ว +1

      haa Walal wuxu dorana High school No degree

    • @abdimalikakofficial1289
      @abdimalikakofficial1289 2 ปีที่แล้ว

      @@Mohammed-cv1gc zxb adi hore maa uxarwsathy uu gulesatet plz iga so jwb ani sanadkan ina xaresto aa rbaa lkn ma aqan sida loo xareyo qof I xareso neh mahesti adi makasee sida loo xaresto😢🙏🙏🙏

    • @Mohammed-cv1gc
      @Mohammed-cv1gc 2 ปีที่แล้ว

      @@abdimalikakofficial1289 haaa wa aqana Sida lo xareysto wena fududahay TH-cam ku qor Sida lo xareysto Dv lottery af Somali wad Ka hela Somali Badan Aya sharaxeysa kaliye waxa Sameyan la same sxb Kadib adiga Gacantada Ku xareysan Kara sxb Qof Uma Bahnid Sxb

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 ปีที่แล้ว

      Fasalkaa tahay ku xiran tahay

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 ปีที่แล้ว

      @@abdimalikakofficial1289 secondary ma dhamaysay

  • @ibrahimhusseinomar680
    @ibrahimhusseinomar680 2 ปีที่แล้ว

    It's was wonderfully interview...and i like it..

  • @libanmohamad-cj6kg
    @libanmohamad-cj6kg ปีที่แล้ว

    Maash alaah aniga waan helay waxaan ku weeydii hadan ku xareey singal hana gursayday

  • @mustafesaidahmed7839
    @mustafesaidahmed7839 2 ปีที่แล้ว

    Alllh ha no salhiro hdii kheyr nagu jiro aaamin

  • @YOUWILLNEVER
    @YOUWILLNEVER 2 ปีที่แล้ว

    PRO SHAHAADO SOMALILAND AYAAN HAYSTAA CAADI SOOW MAAHA OO DUGSI SARE AH

    • @Captain_Mohamen
      @Captain_Mohamen 2 ปีที่แล้ว

      Waa caadi dad ku baxay ayaan garanayaa

  • @Hermanosadik
    @Hermanosadik 2 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabey shahaadada maanul goboleedyada kawarama iyaga maqaadanayaan tusaale shahaadada puntland ee waxbarashada dugsi sare iyaga mayeelayaan mise waa shahaadada federaalka oo kaliya waxay yeelayaan taas caqabad manoqon kartaa guys cidii aqoon ule iisoo jawaaba please😪

  • @Khalit_Muuze12
    @Khalit_Muuze12 2 ปีที่แล้ว +1

    Su’aal baan k soo waydiiyaye massengerka ee iga soo jawaab shaaciye pls

  • @ayanleahmed5128
    @ayanleahmed5128 2 ปีที่แล้ว

    wwwww shaaciye one show waxan ku idhi ma waxa lagu dhaha abdisalan man shallah

  • @mohamedyacquub2973
    @mohamedyacquub2973 2 ปีที่แล้ว +1

    Talo muhiim ah,suaalaha sii qoro jaanis sii qofka si uu u hadlo

  • @naimaahmed8985
    @naimaahmed8985 2 ปีที่แล้ว

    Guuulayso edo mcn Abdifitah

  • @Zakariyeclrixmaan
    @Zakariyeclrixmaan 4 หลายเดือนก่อน

    xiliga aan dhashay lottery ga iska khalday maxaa xal ah hadaa marka la ii yeero safarada ma dhihi karaa gacanta iga dhacday ma dhihi karaa oo dib maka sixi karaa

  • @amiracumar4337
    @amiracumar4337 2 ปีที่แล้ว

    Wall waxa ahy hooyo hysta carur ma carurtna sawiradoda miya leyga rapaa plz ii faiideya walalyl

  • @faraxxamsecabdi6950
    @faraxxamsecabdi6950 2 ปีที่แล้ว +1

    wll wuxu izo Qorey zawirka your photo must be a square picture between 600x600 and 1200×1200 pixels maxa zameeyaah wlloH

  • @jabradaaud378
    @jabradaaud378 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid shaaciye

  • @ibrahimmacalin5833
    @ibrahimmacalin5833 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 ปีที่แล้ว

    Aniga jabuuti joogq wlhi qofkii u bahan soo dhawayin aniga soo dhawayin o ilaa joogya qofkii nasib u yeesha 2023 xirayistaye fecbka Mmali osman iga helayisan walalnimad io cawinad wayi wangsn aniga use qofna ima joogo hadan hele lah qof marakayinka jooga o wlalnimo igusoo dhaweya waa u ducayin laha wadan aan laguu joogin markad tagto waa dhibe qofkii hilow fb igala soo xirira

  • @sahramm9170
    @sahramm9170 2 ปีที่แล้ว +1

    walal qali linkga lottery noo soo dhig adoo mahadsan🥺🙌

  • @farxaanaxmed8387
    @farxaanaxmed8387 ปีที่แล้ว

    saxiib shaaciye waxaad noo sheegtaa qaabka kala horaynta ee kees nambarka waa noocee

  • @TeamGboy
    @TeamGboy 2 ปีที่แล้ว

    Ustaadow shaaciyow waxan karaba ninkan hadad taqanid inad iwaydiso asagoo India joga sidukuxaraystay

  • @reddevilman7192
    @reddevilman7192 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan waa layqaan reer hindiya buu ahaa waliba Tamil Nadu lkn wuu qarsaday inuu ku guuleystay dadkii dhan buu ka qarsaday sidi in laga xoogayo 😂

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 ปีที่แล้ว +2

      Guul inad gadhid hadad rabtid waa laa qarsada

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว

    Thank you brothers

  • @zakiseraofficial3124
    @zakiseraofficial3124 2 ปีที่แล้ว +1

    wlloh shaaciye. aniga oo kaligay xareystay. hooyaday iyo apahay kala gaar ma ula xareysan karaana aniga oo game ciyaaraya

  • @arwahabdi6470
    @arwahabdi6470 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc mr shaciye waxan rabaa inaan kuweydiyo hadii uu Process kowad lay aqbalo, Process labat muxuu noqon karaaa ?

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว

    Somalia need to take advantage

  • @zacadmohamed0673
    @zacadmohamed0673 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abdifatah guutale

  • @samirzain7212
    @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว

    Niyow waxaa jiro wiil wllky ah oo may 2021 usoobaxay sidaas ee tahayna muubixin mxa sababay?