MW HASSAN SHEIKH WAA U ISCASILAY LAKIIN MUXUU UJEEDA MW HASSAN SHEIKH OO U WATA ILEEN HASSAN SHEIKH CADOW BAA WATAY. WLHU CAACLA WA CAACLAM.ALLAH KHAIR HAKA DHIGO AMIN YA RABBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADUUD
Waxeyna ku dagen ikraan dahlil Ila hadana xaqethi wax ka hadla was la layahay xasan munafaqnadhulki dowlada iyo qaburixi ayu ku mush qulsanyahay we labatha min waa daneysayal dandotha moye wax kale Kama shaqeyaan
نعم يوجدخين اي واحد يتعامل مع اتوبيا خاين
Masha allah viva md.farmaajo and may allah protecting you and will back soon or later to Somalian nation.🤲🏻❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤👍👍
Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤
Xasan shikh maha nin dalka iyo dadka daacad u ah, Illahay hana dhaafiyo oo ha noogu bedelo madaxweyne wadani ah oo Dadkiisa iyo Dalkiisa jecel oo si hufan wax ugu Qabta Allahumaa Aamiin
Hassan iyo dawladisu
waa ayax gaajeysan o
ilaahey somali ku imt-
ixaaney. Farmajo wax
dhaamma ma haynee
Rabbiyow somali bad-
baadi adaa awood lehe. Amiin.
❤❤❤❤farmaajoow halkii ad nagaadhsiisay iyo maanta kkkk soonoqo naftayadaan kuuhureynaaye😂😂
Hanoolaado farmaajo aamiin
Farmaajo wuxuu ahaa wadani daacad u,ah dalkiisa iyo dadkiisa balse soomaalaay qabiil baad ku doorateen manexe daneyste ah intaasi waayo aragnimo haydiinku filaato qabiil inaanu macna ulahayn bulshada soomaaliyeed
Waa mar hore
MW HASSAN SHEIKH WAA U ISCASILAY LAKIIN MUXUU UJEEDA MW HASSAN SHEIKH OO U WATA ILEEN HASSAN SHEIKH CADOW BAA WATAY. WLHU CAACLA WA CAACLAM.ALLAH KHAIR HAKA DHIGO AMIN YA RABBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADUUD
Soo noqo farmaajo
Cade you re know the true and hasan sh.doesn't care Somalian nation
War kan alaha ha naga wabto
Farmajo wuxuu ahaa qabileyste kumana so labanayo filatha was dug qain ah oo daha hostisa wax ka mamulaya asaga iyo dhig ya cabki Fahad Yasin
Idinku soo jeeda aaad riyootan
Farmajo anaga sheeq yuu naiskagen dhigin waa qain asaga iyo Fahad Yasin waa alshabab
Waxeyna ku dagen ikraan dahlil Ila hadana xaqethi wax ka hadla was la layahay xasan munafaqnadhulki dowlada iyo qaburixi ayu ku mush qulsanyahay we labatha min waa daneysayal dandotha moye wax kale Kama shaqeyaan
Hadii maanta wax damiirleeh ay ku jiiran oo aan qabyaaladu ka maqaantahaay somalidu way arkaayan sidaay wax u socdaan sidaas darteed waxa loo bahan yahaay in shaacabwaynaha somaliyeed gaar ahan shaacabwaynaha rer muqdisho siyaasiyiinta somaliyeed waa in ay iska indho tiiran wixii qabyaalad ah ok qaranku sidu uu jiiri lahaa dhamaantood tageeran oo xassan xaraash iska hoor leexiiyan yagaa oon qooryo iyo huub miidna qadanayna oo kaliyaa iskugu baaqa banaanbaxyo lagaga so hoor jeedo dawlaad isku sheegan ba'abiiyay qananiimadii ee qabyaalada iyo hantii boobku joogtada nooqday ay isku dhaafinayaan ay so diyaariyaan yaaga oo hoormood u yihiin siyaasiyiinta aqoonyahaanka iyo hooyoyiinka iyo dhalin yaaradu isku baaqa bananbaxyo salami ah oon raabshado iyo dhiibato waxaan ay sidaa ugu dag dag badan u so diyaariyaan oo dhamaan dawlaad isku sheegan amiinsan dhaaca iyo qabyaalada iyo dhawrtadaa iyo dadka somaliyeed oo qiimihiisi iyo shaarafdii ay ku lahaayd adunyaada oo dhuulka lala jaaray oo magacii somaliyeed in aw ba'abo in yaari ka hadhsantahay sidaas darteed dhamaanteen waa in la ogaado oo loo diyaar garoobo in la badbaadiyo dhamaanteen magaceeni oo meesha laga saaro dawlada xassan xaraash iyo barlabanka huunguriigoda kaliya meesha uu fadhiiya ee fikiirkoodu yahaay imiisa ayaan heelana hadii anu u coodayno ba'aba ah magaca somaliyeed jeebkayaga imiisa dollar baa ku dhacaaya fikiirkoodu yahay meesha hala dhaafiyo dhamaantood bal sii baaqiiga dadka somaliyeed iyo dalkaa somaliyeed lo badba'adiiyo waa billahi tawfiiq
Farmaajo beel ku soo noqon maayo
😢😢farmaajo waa marexan ogaw
Fiqi baa badali doona xasan dhiiqo