Sh mustafe x. Ismaaciil haaruun alle cilimiga iyo caafimadkaba ha ku barakeeyo waa shiikha kaliya aan ku daydo wax badan oo hanuunana sababtiisa alle iigu sahlay ❤❤❤❤❤❤😢
Ilaahay ayaa ka abaal marin dacwada iyo Kheyr oo ina soo gaadhsiiyo insha Allah. Taas ayuuna ka jecel yahay wax walba oo adiunka saaran. Allah kuligeen janatul fardawsa A’calaa ha inagu kulan siiyo. 🤲🏾
9:24 ciraaq , lubnaan , sudaan , suuriya, soomaaliya , libiyaa, intaan waa inta lagu tashtay in lagu duulo waxayna ka mid yihiin jaamacada carabta 26/12/2024 waxaa soo baxay wadamada ugu musuqmaasuqa badan jaamacada carabta waxaa ka muuqda lixdaan wadan ee aan kor ku xusay waxaana ugu horeeya soomaaliya somaliyana waad arkaysaan maanta meesha ay ku sii socoto , qofka camoolkaa xitaa fikirkiisu uma ogolaanayo inuuu meel aan jid ka jirin cagta saaro horfiiq shisheeye ayaa ayaa anagana na hugaansha
Qofka ay ugu qorantahay geesi1 maxaad u caynaysaa culumada iyo gaar ahaanba wadaadka kolley waan ku arkaa qof hagaagsan matihid haddaadan ku qancin xaqa ha dhegaysan hana ku aflagaadoon qofna ee dadntaada ka raaco
Xirashada dharka micno ma badalo lkn adiga waxad la saftahay kuwa dunida ula so istaagay dawada banaysta o raga ha is fuulan carab anshax iyo akhlaaq ba Laga dhaxlay lkn kuwa aad adiga afkaar ahaan ku tiirsantahay ansax ahaan heerkoda waad aragta wa iyaga meelaha laso istaagay raga ha is fuulan dumarkana ha is fuulan dadku xolo iyo xayawano ha noqdeen o wa iyagaasi eeyaha isku badalay waxa ka dhashayna waa inay is daldalaan inleen ruux ahaan Baad u jabteen ee
Jaamacda iyo schoolka iyo waxa aan bartay oo dhan waxaa iiga faaido badan hal. Muxaadaro oo aan shekh mustafa ka dhageystay allah ha xafido❤
Wlhy waa runtaa
Waxba lagama barto jamacad iyo school ee aan diinteena barano
@@SakariyeMfaarax-c3w mashaallah sax weyan aakhiro waxa kusugaya inad barato ka fiican
Aad iyi aad 👍
Tarbiyada school zero miyaa
﴿وَلا تَهِنوا وَلا تَحزَنوا وَأَنتُمُ الأَعلَونَ إِن كُنتُم مُؤمِنينَإِن يَمسَسكُم قَرحٌ فَقَد مَسَّ القَومَ قَرحٌ مِثلُهُ وَتِلكَ الأَيّامُ نُداوِلُها بَينَ النّاسِ وَلِيَعلَمَ اللَّهُ الَّذينَ ءامَنوا وَيَتَّخِذَ مِنكُم شُهَداءَ وَاللَّهُ لا يُحِبُّ الظّٰلِمينَ﴾ [آل عمران: 139 - 140]
❤
Mararka qarkood waxad iska dhihi saxabadii Nabiga lajoogay Salallahu caleyhi wasalamhadii aad iska noqon lahayd markad aragtiid dadkii oo ka mid noqodid dadkii Muslimta ahaa ee ku shihiday dagaladii Badar iyo uxud ILLAHAYow dambikeeni ayaa baday ee noo dambe dhaaf
Maasha Allaah, way mahadsan yihiin guud ahaan culimada ka hadashay kulan diiimeedka.
Si gaar ah ayaan ugu mahad celinayaa Sh Mustafe oo ka qayb qaatay kalimaad jeedinta waana sugaayay muxaadaradiisa uu halkaa ka jeediyay. Allaah ka ajar siiyo isaga iyo walaalaha inoo soo gudbinayay oo dhan.
Suuriyo gaalada dhan indhha kuheyso illahey haka badbadiyo waa rajada muslimiinta dhan maanta joogto hadii dimishiq xaroowday waxaa laga yabaa in dowlad islaamiya dhismato allaha lagarabgalo dowlada hada heyso oo kumeelgaarka ah❤
اللهم انصر الاسلام واعز المسلمين وارفع بفضلك راية الحق والدين.🤲☪️
Sh mustafe x. Ismaaciil haaruun alle cilimiga iyo caafimadkaba ha ku barakeeyo waa shiikha kaliya aan ku daydo wax badan oo hanuunana sababtiisa alle iigu sahlay ❤❤❤❤❤❤😢
Somaaliyey ilaashada sh mustafa wlhi wa pearl. Allah hanoo daayo.
Sheekh mustafe ilahay hanoo barkeeyo iyo Culmadeena oo dhan Aamiin❤❤
Shiikh mustafe ALLE ha ku barakeeyo shiikh soomaaliyeed iyo dhamaan islaamka
Mustafe muxaadirooyinkiisii aqoonta, taariikhda, wacyiga, iyo xogaha xanbaarsanaa in uu soo ceshaa waa guul wayn oo usoo hoyatay cid walba oo si dhow ugu xidhan. Wacdi iyo waano wadaad kasta waa laga helaa waana innagu badan yihiin, se midda aynu u oommanahay waa aqoontan iyo warbixinahan dahabiga ah ee ay naadirka tahay in la helaa. Maamuus ballaadhan.❤
Shiikh mustafe xaaji ismaaciil haruun macalinkayga Nolosha alaha barakeeyo hantida ugu wayn ay haysto umada soomaliyeed kaw ka yahy alaha noo xifdiyo
Shiiqa allah barakeyo oo waxan kujeclahy mabdii'da asaasiga marnaba kuma qaldo dhacdoyinka calamka kadhaca allow nolashada dhan kubarakey❤
Mashallah Alle ha ku dhowro shiiku
Asalaamu calaykum Ilaahay janatul fardowsa hakaa waraabiyo Sheekh mustafa aduunkana Khayr ku noolow iyo barwaaqo Amin waan jiriiricooday afkaaga caano Lagu qabay iyo samsamka maca iyo janadii casbahs janada Amin
Sheekhan sida u jecelhy Allah ku jecelaado sheekh mustsge xaji❤❤
يا حي ياقيوم برحمتك نستغيث فرج عن اخواننا في غزة.🤲
Angoo dhan dheh not only gaza
@@Yahyeabdullahi-ev2gl runtaa
mansha allah sheekh mustafa allah barakeeyo
Shiiq musdhafe xaaji illaahay cimrigaaga ha dherewyo maskaxdaada iyo jirkaaga allaaha kuu barakeeyo maxbadan ayaad Nofaa ideysay insha allaah waan guleysan Doonaa ❤❤❤❤
Jazakallah sheekh ❤
Masha allah sheekh mustafe qof ummada wax badan ku kordhiyay muddo 30 sano ku dhaw.
جزاكم الله خيرا وأحسن الله إليكم
Ilahey haku barakeeyo Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun from Jabuuti aqoonta iyo xogta waa nadiir ina laga helo jamaacada
Allah haku barakeeyo, sh. Mustafa
فضيلة الوالد الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون ❤
Aabaha miya zxp
Masha Allh sheikhuna Sheikh mustafa hagi ismail harun
Illahay ha Xifdiyo waxa uu ka mid yahay Dadka Illahy siiyay Aragtida iyo Quwada Hadalka .
Amn yarabi
Illah habarakeyo sheikh mustafa iyo culumadha islamka oo dhan ❤
Masha Allah sheikh mustafe hadii uu umad kle kadhalanlahaa meel sare ayaa lagarsiinlahaa xarumo waweyna waa logu magacdarinlahaa.
Lkn Somali qabyaalad badan ayow ka dhashay oo markiiba qofka qiimokasta oo uu leeyahay firineysa meel dhow oo ah waa rerma qofkani waxkasta uu xambarsanyahay inta iska tuuran.
Ilaahay ayaa ka abaal marin dacwada iyo Kheyr oo ina soo gaadhsiiyo insha Allah. Taas ayuuna ka jecel yahay wax walba oo adiunka saaran. Allah kuligeen janatul fardawsa A’calaa ha inagu kulan siiyo. 🤲🏾
Sh mustafe ❤
بارك الله فيك 🎉🎉🎉
cajiib jazaakallah khyer ALLAH xifdiyo sheekha
Waxaan kugu mahadnaqno manaqaano sheikhunaa rabbi jannadiisa haku geeyo aduunkana hakugu xafido.❤
musbaar 🗡️Ayaa boqortooyo dumiyay
ilahayow asbaabta noo toosi AAN gulaysanee
🤲🤲🤲
Love sheikh mustafa allah yaxafdak❤
Ilahey haku barakeeeyo Shiikh dhalinyaroy Faaideysata.
Sheikh mustafa illaahey haku barakeeyo❤
Msha allaaah sheekh mustafa xaji ismaciil haruun xfduhullaah ❤❤❤❤❤❤❤
Mashaallah tabarakallah Allah xifdiyo culimadeena Aamin aamin
صلوا علي الحبيب.❤
اللهم صل وسلم عليه❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الرحمن زادك الله علما وعملا صالحا
Mashaa Allah barakallah sheakh Mustafe
Masha Allh shekha Allaha khayr ku abal mariyo , waxoga qalbigi holcayay hadda qabaw bu daremaya
Allow ku barakee!
Masha Allah, sheikh jazakallahu khair. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah. Jazakum Allah khair Sheekh Mustafe Ismaciil Haruun❤
Khudbad kamacna badan waxa
Celmibaaris iyo buugag lasoo
Saaray 50kii sano ee lasoo dhaafay
Shiiq mustafa allow kuxafid
Waa maktabad nool oo guureysa
Asc wr wb jazaakalaahu khyer
Ilaah haa barakeyo sh mustafe
Mashaaa allaaah jazaakallaahu kheyran shiikhunaa kariim
Mansha allah allah habarakeyo sh muustafe
Mufakirka iyo Daaciga ay heystaan Muslimiinta Soomaliyeed ❤.
القدس لنا بإذن الله.❤
جزاك الله خيرا ياشيخنا الفاضل
Jazakallaah
Jazakallah sheikh mustapha mansha Allah.
جزآك الله خير الجزآء
Mashaallhah, Allah yubaariik
More like 👍
Sheekh mustafe ❤
ماشاءالله تبارك الله
Sheikh mustafe hajii ismail xafiduu Allah
Masha allah shekh Mustafa
Culimada ilaahey hainoo.hifdiyo
Philosophy dhakestiran waye Allah barakeyo
Masha allah sheikh mustafa maa hogaamiyaha dalka noqdo?
Masha Allah
Macha allah
SUBXAANA LAHAA YAA U SHEEGA SOOMAALIDA MADAXWAYNAHA ISKU HAYSATA
Masha allh
sheekhaan Musafte ayana usoo aaday janalkaan, waa Sheekh SOOMAALI DHAB AH ,shaqo na kuma lahan Wahaabiyada .. ilaahay ha xafido
Msha allaah waa sheesh daacad ah oo xaqa cadeya oo runtaka hadla
Yarabi imadeena ugargaar
Waxaanad iskuul iyo jaamacad ka batan ayaa ka baranaysaa muxaadirada shiikh mustafe.
Wcs mashall
Ooo hindia yay guumaysanaysa pleas halay shego😢🥺
Wallahi waa runti
TH-cam ka 1m an gaarsino wlalayal
M.a
9:24
ciraaq , lubnaan , sudaan , suuriya, soomaaliya , libiyaa, intaan waa inta lagu tashtay in lagu duulo waxayna ka mid yihiin jaamacada carabta
26/12/2024 waxaa soo baxay wadamada ugu musuqmaasuqa badan jaamacada carabta waxaa ka muuqda lixdaan wadan ee aan kor ku xusay waxaana ugu horeeya soomaaliya
somaliyana waad arkaysaan maanta meesha ay ku sii socoto , qofka camoolkaa xitaa fikirkiisu uma ogolaanayo inuuu meel aan jid ka jirin cagta saaro
horfiiq shisheeye ayaa ayaa anagana na hugaansha
Salaf Media Shekha Mic Fiican Udhiibi Laheden 2024 Iyo codka Qaabkaan Ah walaga Fiican Yahay
Nasiib badana reer kenya uu marti u yahay sh mustafa iyo Dr zakir raagi raagi aha
❤
Somali muslimiinta ma midbaa
أسد السنة
background Inaad saas ka dhigtaan maficneen Dad kuwareerayo ayaa iska jiri kara Fadlan halaga daayo
Mash Allah dartiisa u share gareey oo walaalaha badan gaarsii ku salli xabiibkeen Mohamed sallaahu calayhi wasalam ❤
Muxadarada waxeey uga ciyareeen quality ga waxeey ku dubeen camera 🎥 laga tagay
Qofka ay ugu qorantahay geesi1 maxaad u caynaysaa culumada iyo gaar ahaanba wadaadka kolley waan ku arkaa qof hagaagsan matihid haddaadan ku qancin xaqa ha dhegaysan hana ku aflagaadoon qofna ee dadntaada ka raaco
Mahadsnidiin, lkn codka hagaajiya. Waxaa isticmashaan camerada microphone keda
Muxaadaradan xilimaad ka duubay?!
Somaliland haday arinkaas fahmi lahaayeen lee😢
Adinku maad fahantaan oo wada joogtaan shan maamul goboleee baadtihiine
الا انبأ ك مثل خبير
Cida soo qaban qaabiso Sanad walba kulankan Culumada aya u madooda ay u baraarujiyaan
Alle waxaan uuga baryaya Ajar inuu Aĺle ka siiyo
Sheikh mustafe somalia rajo haka sugin amisom tu ilaaliso kuwasi xata inaad la fadhiisto maha wlhi akhas somali ninka rajo ka sugayaa isgaba waalan wlhi labalabadooda qadaadwanta heeryadu saarantahay
Somali hadal uun Sodon sano
Sheekhow kaa hadal xssuuqa kuu socda beesha isaaq ee dacawaley ee dds
Eey eey dhalay ee carabta maskaxda ka dhaqday, cambuur laxirto iyo madaxa koofi lasaarto waa raadka ay doqomada carbeed laga soo gaaray 😂😂😂
Xirashada dharka micno ma badalo lkn adiga waxad la saftahay kuwa dunida ula so istaagay dawada banaysta o raga ha is fuulan carab anshax iyo akhlaaq ba Laga dhaxlay lkn kuwa aad adiga afkaar ahaan ku tiirsantahay ansax ahaan heerkoda waad aragta wa iyaga meelaha laso istaagay raga ha is fuulan dumarkana ha is fuulan dadku xolo iyo xayawano ha noqdeen o wa iyagaasi eeyaha isku badalay waxa ka dhashayna waa inay is daldalaan inleen ruux ahaan Baad u jabteen ee
War isku xishoo arimaga laka hadlayo War arimo muslin hadan racing yaa ku qasabay awalba meesha ku keeney
muxaadaradii shiikha 40ka daqiiqo jeediyay hadii aadan waxba ka faa'idin oo aad dharkiisa un ku mashquulasaneeda dhibka ku hesyta mayara Qolada uu ilaahay qalbiga daboolay baa ku jirta ee ilaahay usoo laabo intay nafi kugu jirto!
Qofkan oo kle looma jawaabo culimada wax ka shegaya waa sirdoonka gaalada iyo shiico is wadata
Neef baa tahay Culimada Afka kala bax
Alaahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu
Masha Allah