Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka Soomaaliyeed u jeediyey farriin hambalyo ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 206

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 2 วันที่ผ่านมา +5

    Guul mudane madaxweyne hore u soco shacaka somalia wa ku garabtaagan yahay 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️

    • @mauktarmahamed6834
      @mauktarmahamed6834 2 วันที่ผ่านมา +1

      Xananabin shacabka somaliyed ayaakugarabtagan xadhixin abgaal ayaa kugarabtaagan dhex shacab somaliyeed kute

    • @mohammedjama129
      @mohammedjama129 2 วันที่ผ่านมา +1

      Qof garabtaagan malahan. Tuug Somalida magarab istaagto qof qiyaanoo qaran sameyay magarab istaageeno. Adigay kugu egyahay

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 2 วันที่ผ่านมา +5

    🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉bismilaah xafudu Laaha ilahwo cimri dheer ioy cibdo Allaha hakusiiyo mudane Xassan shiikh xafudu guuleso 🎉

    • @abdirizakali3252
      @abdirizakali3252 2 วันที่ผ่านมา

      Qabil maad Ku tagee dhiloy 😅tuug tuug dhalay weeye xasan shikh 😅

    • @halimaahmed2179
      @halimaahmed2179 2 วันที่ผ่านมา

      @@abdirizakali3252adigu ma qabiil baad ku diiday horumarka uu dalka u hayo wa sida qorax aan cidi qarin karin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา

      Kurigaan security council Dawladii hore ayaa dhaqmeyse Xilga kaliya ayaa dhimana
      Dalkii loo dhiibay xakee Ku dambeeyey waa Kala dhaqaaqay

  • @AxmedCabdi-g7t
    @AxmedCabdi-g7t 2 วันที่ผ่านมา +15

    waa guushii maxamed claahi farmaajo.madaxweynaha quluubta umada soomaaliyeed

    • @Wiil7waal
      @Wiil7waal 2 วันที่ผ่านมา +3

      Farmaajo wadankan wxa keenay sheekh shariif oo raisal wasare ka dhigay wuxuu aha qaxooti 40 sano ku nool maraykan
      Hortiis ayay dowladnimada rag so dhiseen oo casimada muqdisho dhiigooda u hureen oo magac dowalada so celiyeen
      War Farmaajo gobolkiis gedo xitaa buundo maleh isagana turkey ayuu raxeystaa wilkiisa ayuu 1 milyan dollar aroos ugu dhigay halka gedo abaar logu dhimanayo
      Waxaas hanaguso dhisin xamar wuxuu u yimid mushaar marku xilka dhamesytay wuu cararay qurbe joog baahan weye

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา

      Markaan arkay waxaan is iri war cusub oo wax Ku ool leh ayuu odeygu wada Mise waaba kursigi
      Security council ee dhowr Sano Ka hor la dhameeyey ee waqtigeesi la sugayey
      Cadhuuftaydi ayaan Gadaal u liqay

    • @Wiil7waal
      @Wiil7waal 2 วันที่ผ่านมา

      @@batulasmail8261 2015 aya laso bilaabay farmaajo maba joogin dalkaan ee iska naso dadka fadhiya UN ka dhamaantod waxa shaqada geyay xasan sheekh 2013 kii

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 2 วันที่ผ่านมา +11

    Farmaajo Aya liibinta iskale. Mashaaa Allah Tabarakallah Farmajo again❤❤❤❤👏👏

    • @Wiil7waal
      @Wiil7waal 2 วันที่ผ่านมา +3

      Farmaajo wadankan wxa keenay sheekh shariif oo raisal wasare ka dhigay wuxuu aha qaxooti 40 sano ku nool maraykan
      Hortiis ayay dowladnimada rag so dhiseen oo casimada muqdisho dhiigooda u hureen oo magac dowalada so celiyeen
      War Farmaajo gobolkiis gedo xitaa buundo maleh isagana turkey ayuu raxeystaa wilkiisa ayuu 1 milyan dollar aroos ugu dhigay halka gedo abaar logu dhimanayo
      Waxaas hanaguso dhisin xamar wuxuu u yimid mushaar marku xilka dhamesytay wuu cararay qurbe joog baahan weye

    • @zuhurzeyn2376
      @zuhurzeyn2376 2 วันที่ผ่านมา +2

      @ gushaan Farmaajo Ya iskale. Libiintisa siyaaa. Mashaa Allah viva Farmajo❤️❤️❤️Guul.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา +1

      Waa run kursiga security council
      Waxaa soo dhamaysay Dawladii Farmaajo waxaa la sugayey Markuu dhaqan Galayo.
      Madaxweynuhu
      Markuu yiri bishaaran wadaan dhagaha ayaan soo raariciyey
      oo waxaan is iri
      Jaha wareerki uu
      Dalka ku jiray ayuu xalayey
      Mise waaba wixii aan horay u ogaa
      Cadhuuteydi ayaan dib u liqay

    • @zuhurzeyn2376
      @zuhurzeyn2376 2 วันที่ผ่านมา +1

      @ 😂😂viva Farmaajo ma oraan kaarna ❤️

    • @adenali6060
      @adenali6060 2 วันที่ผ่านมา

      DHIIGA DAROODKU WAA CAJIIB 😂😂😂😂

  • @luulsharaf.2808
    @luulsharaf.2808 2 วันที่ผ่านมา +2

    HAMBALYO HAMBALYO soomaliya

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y 2 วันที่ผ่านมา +1

    Taariikhda ayaa xusi doonto hoosha aay soomaaliya u qabteen madaxweeyne xshm birima maneestar xamza wasiirka arrimaha dibada fiqi ninka u fadhiya united nationka soomaaliyashafle baale dalkii eyaa marlabaad nooleeyseen vivo soomaaliya❤❤❤❤

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mudane xasan shiikh xafidu allaha aaamiin mara walaba ❤❤❤❤

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul mudane madaxweyne markale dorasgada kuguuleyso❤❤❤❤❤

  • @YaddaPower
    @YaddaPower 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo madaxwayne warkaagaa jira

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 2 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali guuli guuli ❤

  • @mohamedmohamed-qi4bv
    @mohamedmohamed-qi4bv 2 วันที่ผ่านมา +3

    dal xureye hurey u soco libaaxa Africa

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan xumoow wadadii farmaajo lee heesaa, waaba kasii dareehoosaa adi
    Somaaliya dhiiqo sii galisihoosaa qabyaalada qaybi aa kuwadaa, aryaa naga qabtoo kan iyo kuwa beeso lee raadihooya dad waa dhamaadeen

  • @luulsharaf.2808
    @luulsharaf.2808 2 วันที่ผ่านมา +1

    In shaa Allaah.

  • @luulsharaf.2808
    @luulsharaf.2808 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mudane MADAXWAYNE xasan sheikh maxmuud noolow soomaliya waligaa madaxwayne u ahaaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @keyfbarre3788
    @keyfbarre3788 2 วันที่ผ่านมา +5

    Allaha u naxariisto Abdirashid Ali Sharmarke ama Farmajo guusha waa guul Somaliyeed. Siyasada waa silsilad qabil shaqa kuma laha ee ilaaho raga iyo haweenka garaad ku yar yahay caqli u yeel. ❤

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 2 วันที่ผ่านมา

      Failed soomalia italiya destroyed

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan munafaq 😢😢😢😢

  • @Ahmedisse77
    @Ahmedisse77 2 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂 Gabadha aya geesan rabta si aad olaa digasho siyaasiyiinta Soomaliyeed beenale guusha farmaajo aya leh ee Adiga ma keenin Somalia president Hassan dhiiqo thief's beenale family goverment qabiilada Manta dagaalamaya adiga ka danbeeya OO lacag ku bixiya iman laawe Xasan tuug

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +2

    kuwu kugu aad madaxweynaha u ahayd oo calanka buluugga lagu xusaaqay iyo midnimada soomali udhiig baxay soo adigi kahiiliyay ee caalamka taasa kahoreysa

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 วันที่ผ่านมา +1

    Farmajo horumarka wadanka usoo xerayey tuug aan sharafleh amani mayno Hasan sheikh sharaf ma leh dadka waa ibsaday ilahay umadda Somaliayed haka gadho

    • @Wiil7waal
      @Wiil7waal 2 วันที่ผ่านมา

      Farmaajo wadankan wxa keenay sheekh shariif oo raisal wasare ka dhigay wuxuu aha qaxooti 40 sano ku nool maraykan
      Hortiis ayay dowladnimada rag so dhiseen oo casimada muqdisho dhiigooda u hureen oo magac dowalada so celiyeen
      War Farmaajo gobolkiis gedo xitaa buundo maleh isagana turkey ayuu raxeystaa wilkiisa ayuu 1 milyan dollar aroos ugu dhigay halka gedo abaar logu dhimanayo
      Waxaas hanaguso dhisin xamar wuxuu u yimid mushaar marku xilka dhamesytay wuu cararay qurbe joog baahan weye
      Warmoog ayq tahay

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 วันที่ผ่านมา

    ❤ Guleyso Madaxweynaha Umada Somaliyed & Dowlada Somaliyed ❤ Allah Ha Jabsho Dadka Ciilan & Cadowga Umada Somaliyed Aamiin Aamiin Aamiin Cawa Waa Jimcee Yaa Jabi CADOWGA UMADA SOMALIYED

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 2 วันที่ผ่านมา

    Horay usoco mudane madaxwayne allaha kuxifdiyo
    aan ixtiraamno madaxda waayo ileen rabigeen ayaa inoo doortaye dadkeena somaaliyeed waxan leeyahay midkasta oo dalkeena rabi inooga dhigo madax waxaan kutaageeraa qabiil lakiin haduu xunyahay iyo haadii kaleba hadaan isgarabtaagno waan guulaysansaynaa hadii kalena marwalba waa inoo guuldaro uun ibsha,allah waan guulaysanaynaa

  • @Mohamedisaaq-x4f
    @Mohamedisaaq-x4f 2 วันที่ผ่านมา

    Gul gul gul madaxweyne ilahe haku fududeyo wana icawi garab isi shib Haiga dhihin🎉

  • @abdibotan5805
    @abdibotan5805 2 วันที่ผ่านมา +8

    MUNAAFUQ hal mar ma sheegin dagaalka alqaacida buuraha PUNTLAND ee dagaalka lagu la jiro

    • @mohamedgutaale9139
      @mohamedgutaale9139 2 วันที่ผ่านมา

      So this tiri puntland xiriirkii ayaan u jarnay dowlada dhaxe maxay tahay hambalyada😅

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 วันที่ผ่านมา

    Madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed dadka af lagaadeynayo ma ahan Soomaali waa in aad ogaataan waa dad,bartay afsoomaaliga ee aad,ku qal damaysaan marna haku dayanina dadka xun hadalka wanaagsan waa sadaqo Madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed waxa uu qabtay bur burkii dalkeena ka,dib ma lahan madaxwayne qabtay ilaa madaxwayne Xasan Sheekh xafidu Allah ayaa qabtay oo maanta wax la taaban karo u qabtay saaxadii siyaasa deedna ku soo celiyey dalkeena aan mudo sheer ka maqneyn iyo in uu madaxwayne Xasan Sheekh uu noo soo saaray ceelasha batroolka iyo macdanta dalkeena ka buuxdo oo aan ka mid noqonayno dalalka aduunka ee barwaaqo sooranka ah 10 dal ee ugu horeeyo ayuu dalkeena Soomaaliyeed ka mid noqday ee aduunka kugu qanisan Emaaradka anaga dalkeena Soomaaliyeed ayaa ka qanisan ma malayn kartiin laakiin waa xaqiiqo. Marka madaxwayne Xasan Sheekh is not easy wow maanshaa allaah madaxwayne ilaahay haku xafido caafimaad iyo cimri dheerna ilaahay haku siiyo aamiin. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hasan SheikhI ilahay uma haka qabto tuug itoobiya wadankaya hana bixin badaya tuugyahow

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mogadishu government not somali government

  • @عبدالرحمنداروت
    @عبدالرحمنداروت 2 วันที่ผ่านมา

    Qaramada midoobay maxaa naga galay dadkii soomaaliyeed ayaa islaynyo m.xasanow dadka maad heshiisiisid intii aad xilka qabaty intee xorysay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @safiyaali2641
    @safiyaali2641 2 วันที่ผ่านมา

    Mashallah guuulyso gaseyga dalkow xasan sheikh walalkay

  • @Junanilll
    @Junanilll 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mudane Qabri qote

  • @Mahad-b3l
    @Mahad-b3l 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan dhiiqo waa kadaab ilaahow kaqabto umadda soomaaliyeed

    • @joyaiyc
      @joyaiyc 2 วันที่ผ่านมา

      hoyadaa muukudhiiqestay uraaye hhh caay hadee waxbadalee aqriso isk askamadhaqdayehey

  • @NothingButDaTruthh
    @NothingButDaTruthh 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wax macno ah ma leh, waxaad tahay dawlad fashilantay oo aan wax veto awood ah lahayn 😂😂😂. Ma joojin kartaan aqoonsiga Somaliland, insha Allah !

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 2 วันที่ผ่านมา

      Riyo😂 ku jirtaan wax go id ah majiridoonta waligeed meesha iska joogo

    • @NothingButDaTruthh
      @NothingButDaTruthh 2 วันที่ผ่านมา

      @ 2025 Waynu arki doonnaa, Ha ooyin markaas kadib 😂😂

  • @KhadarCabdinasir-l9g
    @KhadarCabdinasir-l9g วันที่ผ่านมา

    Wcs sheekh xasan mayeyna haboonayn kolka hore inaad fiiriso hoostaada ood xaliso waxyaalah yaryar ee dalka gudahiisa xali

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 2 วันที่ผ่านมา

    Maxaa garabsiinee umad adaaba dadkaada dulmineysaye Subxanallah 😥

  • @MahamedDaauud-n8s
    @MahamedDaauud-n8s 2 วันที่ผ่านมา

    Waa sax mundane mw xshm intaasba umada soomaaliyeed waa ay kugu waafasantahay lkn furaha midnimada adiguu gacanta kuugu jiraa ee midee maamulada koonfurta Dalka ka Dhisan ee aad shallay taageereysey maantana aad riixaysid mundane Madaxwayne Intaa inaga sax inshallah

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 2 วันที่ผ่านมา +9

    Hus tuug tuug dhalay war somaali wexeeda u soo celi walaahi xabsi baad ku gelidoontaa hantada somaliyeed ood shaqada ka dhigatay ood boobeyso--Eedaysanow waa lagu ogyahay waana lagu abaalmarin

    • @joyaiyc
      @joyaiyc 2 วันที่ผ่านมา

      sharmuutadiikudhashaywase hoyadaa mooboobay xaaraan xaaraan dhashay

    • @FartunMahamed-f4n
      @FartunMahamed-f4n 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@joyaiycwll maxaa kuku dcy ninkan mdxa wynaha ayu dalilay

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 2 วันที่ผ่านมา

      Sax

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 วันที่ผ่านมา

      Aabihiis maxaa ku caydey

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 2 วันที่ผ่านมา

      Orom aa tahay ada lagu so qabana I.a Mar daw tuugvyaho

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 วันที่ผ่านมา +2

    Madaxweyne Hassan allow ku xafido allow ku dhowr allow cimridheer iyo cqfimaad ku sii xafadullah Dalxureeye❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 วันที่ผ่านมา

    WELI MIRIHII FARMAAJO AYAD GURANAYSA
    X.MUNAAFAQOW

  • @naalayeaadam2909
    @naalayeaadam2909 2 วันที่ผ่านมา +4

    Farmasjaa arontaas noosii sheegay xil wareejintiisii, markaa war laqabaa xiisa malehe. Adigu wax aad qabatay noo sheeg. Fadlan hadal maran oo faaruq waa laga daaley xasanoow.

  • @MaajidCabdi-x9s
    @MaajidCabdi-x9s 2 วันที่ผ่านมา +1

    Amus doqon yahow barka ah

  • @sujeinvestorslmt8559
    @sujeinvestorslmt8559 2 วันที่ผ่านมา +2

    Well said mudane mw

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan aad ugu qanacsanahay guulaha waa weyn ee wax ku oolka ah ee dowladeenu gaartey, nooloow mudane madaxweyne, mudane madaxweyne kudar dariska edebta daran in aad foocisid! Nabadeey

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 2 วันที่ผ่านมา

    REERKOOW NUHNUH
    HADAL MAAHEE
    FARMAAJO GALBAY EE
    XASAN SHEKH MAQLO
    XASAN AA AH MADAXWEYNAHA SOMALIYA

  • @SalimYusuf-r2w
    @SalimYusuf-r2w 2 วันที่ผ่านมา

    Dalxorooye ❤❤❤❤❤ ku soco

  • @adenali6060
    @adenali6060 2 วันที่ผ่านมา

    GUUULSO MADAX WAYNE🎉

  • @yasiralio3891
    @yasiralio3891 2 วันที่ผ่านมา

    Mudane madaxweyne Hassanow wadanka wixii kasocda war makaheysaa

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xassan biiq😂😂ceeb ma dareemayo,wax laga yaqyaqsooda aya tehay 😂😂 xassan biiq😂😂

  • @keyfbarre3788
    @keyfbarre3788 2 วันที่ผ่านมา

    Bismilaahi maa shaa'allah ilaah ha ku xafido Dr. Hassan, waxaan rajeynaa guusha iyo magaca Somalia ilaah kor ha u qaado. Cadawga ilaah ha ka qabto wadanka khaas ahaan kuwa ka dhashay ama wata magaca Somali. Cadawga kuu dhow ayaa ka xun kan aan Somaliga runta aheyn.

  • @husseinyoutubeofficial4008
    @husseinyoutubeofficial4008 2 วันที่ผ่านมา +6

    Xasan dhuleste ya rabo salantada sheydanyahow

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 2 วันที่ผ่านมา

      Qalbiga😂 adiga ka wasaqeysan tahay

  • @MuhidinAdan
    @MuhidinAdan 2 วันที่ผ่านมา

    Ilahayow Kan wajigeyga Shaafi

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 2 วันที่ผ่านมา +3

    Miskiin rag raga ayaa kasoo shaqeeyey, adigu waxaa ku suntantahay boob,musuqmaasuq, iyo qabiileyste.
    Yaab waaye in kan oo kale magaca soomaaliyeed ku hadlo.
    Askartii somalia, danyartii ayuu ku istaagay.

  • @AhmedabdullahiAhmmedarr
    @AhmedabdullahiAhmmedarr 2 วันที่ผ่านมา

    Somaliyei hadadrabtan dowlad hadaan udawnahai qabyalada nagadaya walalayal ilahayow somaliya oonabad ah rabiyow natus❤

  • @hashiade7767
    @hashiade7767 2 วันที่ผ่านมา

    Intaaa adi jogto murug moyee farxadi nomataal xasanow

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dalka GUDIHIISA IYO QABYAALADDA?

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 2 วันที่ผ่านมา

    WAA FARAXADA LAGU FARXO LAKIIN MA AHAN WAXAA AAD ADIGA KASOO SHAQEYEYE. ADIGA XAKAAGA WAA KUULDARO WIXII AAD HOREY U SAMEYSAY

  • @cabdullaahiaxmed4280
    @cabdullaahiaxmed4280 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan dhimirka buu ka xanuunsanayaa baan maqalnay

  • @hassanweli22
    @hassanweli22 2 วันที่ผ่านมา

    Hassan dhiiqo mushkilad aan adiga aheyn umada somaliyed ma leh Allaha umada ku dhaafiyo

  • @Abubakar-w3j2h
    @Abubakar-w3j2h 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guushan ha shegan xasan dawadhilif waxa iska leh xurmadle mudane farmaajo

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh kismaayo & Jubbaland yaad dib ugu celin oo leh. Yaa leh buu kuu sheegay sh calawajiis?

    • @AbdiYu-s7i
      @AbdiYu-s7i วันที่ผ่านมา

      Majerteen
      Marexaan
      Ogaden
      Ba leh Jubaland
      Haduu xassan biiq yimaado wala xiraya odayga

  • @YahyaAhmed-yl6ul
    @YahyaAhmed-yl6ul 2 วันที่ผ่านมา

    Somalia halonatoo 🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️ AMIIN allahu Akbar 🇸🇴

  • @mohamedmohamed-qi4bv
    @mohamedmohamed-qi4bv 2 วันที่ผ่านมา

    dal xureye Modane xasan shekh Maxamud

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan culusow xasan tuug xasan xoolo nacayb badan ayuu uqabaa qabiilada soomaalida

  • @husseindhicis4410
    @husseindhicis4410 2 วันที่ผ่านมา

    Mudane madaxweyne marka hore hoos u eeg muwadininta somaliyed ee malin kasta kuhor oyiso xafiska kada
    Marka taas lahelo inagala hadal arin kusab San caalam kale

  • @hashiade7767
    @hashiade7767 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xasanow waxaan ku aamina markaan arko ado kahadlayo dhulka danta guud inta kahoraysa waxaad rabto sheeg

  • @AllexMaurice
    @AllexMaurice 2 วันที่ผ่านมา

    CADOWGA WAA ETHIOPIA EE DALKA KA SAAR

  • @SaadaqCabdicusmaan
    @SaadaqCabdicusmaan 2 วันที่ผ่านมา

    Waaku mahadsantahay dowlada guulaha see hoysay hoos a ufiiriso dowlada shacabkeda ee xaalada xun ku jirto

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 2 วันที่ผ่านมา

    Xitaa ma uusan diyaarsaneyn oo wuxuu u muuqdaa mid wareersan. Dhammaan guuldarrooyinkiisii ​​dhawaa wuxuu isku dayaa inuu tan ku qariyo.

  • @cabdullaahiaxmed4280
    @cabdullaahiaxmed4280 2 วันที่ผ่านมา

    Wax qabadkii ma wuxuu noqday,
    Gabadhaydaan shaqo u helay.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +1

    saxan wuxu kuqosla maaweelada uu u sheegayo dadka soomaliyed baan is idhi kkkkkkkk

  • @cabdullaahiaxmed4280
    @cabdullaahiaxmed4280 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ma tegi kartid
    Puntland
    Jubba land
    Gobolada waqooyi
    Khaatumo
    Koofur galbeed
    Yaad madaxweyne u tahay ?
    Xagee ku qaban doorasho ?

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 2 วันที่ผ่านมา

    Madaxweynaha marko Ee Ee dhahaayo dhuul ayuufakiroya inteekabilowdaa ayuu isleeyahay

  • @AbdiNasir-b2d
    @AbdiNasir-b2d 2 วันที่ผ่านมา

    Saakey adigaa dulman dhulboobe allah waxaan ka baryaa in wajigaada umada somaliya ka horleexiyo

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 วันที่ผ่านมา

    Adigu madan samaynin dad adigu ka sharaf badan ayaa samayey adigu itoobiya baxaya hana siin xogaa lacag haka qadan

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา +3

    Sida asagoo wax cusub noo wado
    Ayuu isa soo maqiiqay
    War tan waan ogeyn Ragii kaa horeeyey ayaa salaxaye
    Waxaan kaa sugaynay xal
    Jaha wareerka uu dalku ku jiro
    Arintii Bada iyo Itoobiya xagay ku dambeeysay taas ayaan kaa sugeynaye
    Illaahow noo gargaar

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 2 วันที่ผ่านมา

    mahadsanid mudane

  • @CabdalaGidirow
    @CabdalaGidirow 2 วันที่ผ่านมา

    Yuuw lahadlayaa ma isagaa islahadlaya mise wuuwriyoonayaa nabada uuwkahadlayo xagee taalaa yaamunaafaq

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 2 วันที่ผ่านมา

    Hambalyada ciidanka itobiya in ay baxayaan kuma darin dalkeena kuwii damcay miyaa noo joogaya qalad hadaaba ku jirtaa mudane naga saar itoobiya

  • @AbdishakoorAbdulaahi-x4b
    @AbdishakoorAbdulaahi-x4b 2 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne caalam shisheye nala tartansiina plse fiirin mayo maatada ladhacayo xmr

  • @golahanabaddachannel6386
    @golahanabaddachannel6386 2 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah hambalyo iyo guul soomaaliya

  • @cabdifarey2562
    @cabdifarey2562 2 วันที่ผ่านมา

    😊😊😊😊balayo kusalanto howshas horaa Logaso shaqeye wana mirihi farmajo e wax cusub laimow waxad ku mashqushay boob hantada somali ladahay dhunta hakaga istagto waxad umada kaxaday

  • @omarbilesharif2446
    @omarbilesharif2446 2 วันที่ผ่านมา

    wan ku farxsanhy in soomaaliya caalamka wax laqeyb sato lkn waxa run ah adga hormarka ina lidi ku tahay tuug ina thy oo dhiiga shacbka soomaliyeed macaash ka raadiya hubka ka iibiya qabailka si ay isugu laayaan dhulka danta guud gata
    inta yar aa joogtay wadanka waxa ka dhigtay mid xaraash ah suuqyada callam lagu kala iibsado
    alle waxa ka barya inuu xaqa ku gard siiyo

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 2 วันที่ผ่านมา

    Cod fiitow ayaa meesha ka shaqeeya fiitowga amaa la qiibsanayaa 5qaaradood laga dhigayaa

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkii xaafadiisa hagaajiya ayaa cid kale wax tara. Ka warran dulmiga aad ku samanayso dadka yaa kaa qaban?

  • @cabdullaahiaxmed4280
    @cabdullaahiaxmed4280 2 วันที่ผ่านมา

    Dalkuu sheegayo xagee ku yaal? Qabyadii burburinta buu wadaa

  • @الأميرالسلطان-و3ح
    @الأميرالسلطان-و3ح 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dal xoreeye madaxwayne Xasan Sheekh waa geesi geesi dhalay cadowga Soomaaliyeed uu ka baqaayo meelna naga saaray❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา

      Muxuu Xoreeyey tuulooyinkii ay beeshiisa degantahay ayuu Ciidamadii ku halaagay
      illa hadana wax la taaban Karo oo uu Ka qabtay ma jirte
      Dagaal Qabiil iyo dhu Xaraash ayuu ku jiraaye

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 2 วันที่ผ่านมา

    Guul Dowlada Soomaaliya

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 2 วันที่ผ่านมา

    Haye hanaceweyninhee dhuul hakaraadsanin adi maxishoneysid

  • @awilxaajimaxmed4211
    @awilxaajimaxmed4211 2 วันที่ผ่านมา

    Duf kubax xasan gurgurte

  • @SuleimandaudAdan
    @SuleimandaudAdan 2 วันที่ผ่านมา

    Waxas wax bo maso kordhiyan mudane madax weyne.

  • @abdulkadirmkomwa739
    @abdulkadirmkomwa739 2 วันที่ผ่านมา

    Waxba ma soo kordhineyso qaramada aad shegeyso intad qaburaha gadaneyso.

  • @bima9383
    @bima9383 2 วันที่ผ่านมา

    Inan kursi ku fadhisano wax matareyse Mw dadka bahan dhalinta shakho laanta iyo colada sokeye waxkakhabo fadlan

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 วันที่ผ่านมา

    Tuug yahow itoobiya badaya hana siinin

  • @Mohamad-x6i
    @Mohamad-x6i 2 วันที่ผ่านมา

    XASAN AYAXXOOW CAANAHA NIN SOO LISAY LA'OGYAH NIN DOONA HASIDO GUUSHA AAD KA SHEE KEYNAYSO NINKI KASHAQEEYEY HADAADAN XUSIN WAXAA KAA MUUQATA CIILQAB KU SALAYSAN 35 SANO QALFOOF LADIR

  • @pipipkan2880
    @pipipkan2880 2 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa wax ka fahmay???

  • @robleh-s9x
    @robleh-s9x 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ xassan mw guul gul

  • @Cabdijibaarmo
    @Cabdijibaarmo 2 วันที่ผ่านมา

    Masuuliyada dalkaaga gudo aduun waxba kama ogide caydha uun kasaar dadkaaga

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 วันที่ผ่านมา

    Arimaha gudaha ayaad ku guuldareysatey ee musuqa la dagaalan oo keen waxqabad haddii kale war macaan cidi kaa dhageysan meyso.

  • @mohamedbudul6916
    @mohamedbudul6916 2 วันที่ผ่านมา

    Qabuurihii la faagaayey ma la daayey

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 2 วันที่ผ่านมา

    5000 o askeri oo erteriya tababartay. Wad kala dirtay se shabab ula dirirree. Ciidanki waxad ku dhamaysay ceel dheer iyo shabelada dhexe. Iyo raskamboni