ANIGA IYO CULUSOW XAQIIDA WAATAN BY SAMIRA SIMAN 🥰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 434

  • @muniitaismail3550
    @muniitaismail3550 8 วันที่ผ่านมา +213

    Aaway dumarland blz samiira anaga ayay garab nooga baahantahay ee aan kor u qaadno 200 iyo ka badan aan gaarsiino insha Allah abyo adigana markii la aadimayo ha Hadlin ee aamus ma fiicna in la Hadlo aadaanka dhageyso

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 8 วันที่ผ่านมา +1

      SAAX DIIYAAR INSHAA ALLAAH

    • @abbdll
      @abbdll 8 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@zamzam5255 kkk wixii dhib qaba ragga way tasgeeraan

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 8 วันที่ผ่านมา

      Naagtaan Soomaahan Naagtii Inta Ul Sooqaadatay Tiri Ila Dhac Ninkii Gaabnaa Ee Kuusnaa Ogolaatayna In Kaamirad Lagaduubo Oo Baraha Bulshadda Lasoo Dhigo? Soomaahan Naagtii Laheeyd Ninka Waa Innuu Xaaskiisa Gaaracaa Iyadana Ee Jilbaha Dhulka Dhigataa. Naagwalboo Isbahdisho Saasaa Udanbeeysa Oo Nin Yarroo Maalaayacni Ah Sharafteedda Iyo Naagnimadeedda Kuxad Gudubta. Dumarland Waxbo Tarimayaan Naag Iyadu Isbahdishay Oo Nin Caabud Aheeyd.

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 8 วันที่ผ่านมา +4

      Ilaahay islaamka haa idinka qabto. Dumarland maahee waa dulmiland . Waxan maqli jiray mudul gubtay mudul dhisan kama naxo. Waxad rabtin ina tii guri iyo reer dhaqanaysa aad bananka uga soo turtan oo nolosheeda eber ka soo saartan. Rufiyaanin aa tihin

    • @SidroQurux
      @SidroQurux 8 วันที่ผ่านมา +4

      Idinkana illhaay dumarka haydinka qabto dumarka cadowgooda tihiin hoyo walba dhibataysan ragbaa dhibaatada ugu wacan

  • @HalimoJaamac
    @HalimoJaamac 8 วันที่ผ่านมา +25

    Yutubkaaga markasta wax soo gali shaqayso samir tasbiixda badso dadaaal samee abayo ilaahay haku xifdiyo

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 6 วันที่ผ่านมา +5

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @fadumoashur4709
    @fadumoashur4709 6 วันที่ผ่านมา +2

    Dumarki somliyeee 85% 100 wa la furaay yaab 😢 carurta somaliyeed allah swt ha xifdhiyo amin amin

  • @Quiz.Challenger259
    @Quiz.Challenger259 8 วันที่ผ่านมา +55

    Wlahi mombasa ayan kulajoga manta like wansare marwalbana wanku sari qurux hor usoco

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 8 วันที่ผ่านมา +12

    ilaahaya khayara hakula kulumiyo furiinka iyo qabisitaba ilaahaa baneeye❤️❤️❤️

  • @santiyaajeylani
    @santiyaajeylani 8 วันที่ผ่านมา +77

    Markay hooyo dhimaday sow Kuma laheen anaa kuu joogo ar ninaa ar ninaa😢😢😢😢

  • @haninora533
    @haninora533 8 วันที่ผ่านมา +6

    😂😂😂
    Sameero wllo boqoljeer haduu ku furo oo boqoljeer kugu soo noqdo Aniga likta waa kuu saaaaaaaaraaaaaaaa🙏🏼

  • @hiliyecadeofficial.374
    @hiliyecadeofficial.374 8 วันที่ผ่านมา +4

    Nin iyo nag yutubar ah o isqawan lawaaa wlhi....waxan ka ahen ADNA masha Allah fmly

    • @zumayoxasan6333
      @zumayoxasan6333 8 วันที่ผ่านมา +1

      Adna saxaf Mayan cabdulahi maxamed casho ❤❤❤❤

  • @Asraabdulahi32
    @Asraabdulahi32 8 วันที่ผ่านมา +25

    Aamiin abyo adigana noloshaada ilaahey hakaaga dhigo mida ugu kheyrka badan aaqirana jannadii firdowsa

    • @XalimoMaxamed-y1n
      @XalimoMaxamed-y1n 8 วันที่ผ่านมา +1

      abayo horya usoco lkn waa ka xumahaya wll seeh kuu helaa dra ilhaya ayaan kujecalhay

  • @Amiraa202
    @Amiraa202 8 วันที่ผ่านมา +31

    Malinti balanti u qadayay iyo sanaa farax balayo haku aminto 😢😂😂😂

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 8 วันที่ผ่านมา +6

      Sorry wallahi ma,aragtay maalinkii uu baagta watay uu balaayo balaayo iskadhigaaye ar culusow waxfiican muusameynin gabadha hada dhaw ayaay geeriyootay hooyadeeda bal waxay aheed inuu dulqaato waxaandhaho magaranayee Allah macaaga hanoqdo abayo ❤

    • @2daysago_
      @2daysago_ 8 วันที่ผ่านมา +3

      Hadii la isfuro marwalbo ma faarax unbaa qalad leh....ar dumaraa. Idinka ma malaaig baa tihiin qalad magashaan miyaa

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 8 วันที่ผ่านมา

      @@2daysago_ maya walaal qalad waangalnaa laakin ninku waa qawaamka guriga dalqadana afkiisa kujirto waxaaloogabaahanyahay dulqaad sababtoo ah xadiithki rasuulka csw wuxuu ahaa haweenta waxaalaga abuuray feer qaloocan hadaa tiro toosina waadjabin jabintuna waa dalaaq ee ragoow dadaala caruuraha hadayacina kuwa lagatay kuwa kafiican madhaleysaan.

    • @AzmaCabdi-qi8ku
      @AzmaCabdi-qi8ku 8 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 8 วันที่ผ่านมา +40

    Wlley faduul ha igu ahaate culusow nin aan ku qalmin buu ahaaa adigu gabdh maskiina tahy lakiin isaga uma bogin ilmahagana alle hakula koriyo wayadaan faarax kheyrkiisa alle ha ina siiyo

    • @FatumaDek
      @FatumaDek 8 วันที่ผ่านมา +4

      Nayaahee 😳😳😳weyjeceshahaye maxaa uga caydey🤣

    • @nimco-o4c
      @nimco-o4c 8 วันที่ผ่านมา +2

      isaguba wa maskiine calafka dhamaaday

    • @foziyomaxamed1358
      @foziyomaxamed1358 8 วันที่ผ่านมา +2

      😂😂😂 wllhi anaa isdhihijiray lkn wankaxishonjiray runta fcnee Uma qalmin midkas majaha gaban 😮yac yac wey ilafogaatay yaah😂😂😂 sorry umadarsanesid wad kareysane Insha Allah xppti❤farax lodarsaday waligey maba arkin subxanallah❤❤❤❤😂😂😂

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 8 วันที่ผ่านมา

      Qumayo yaaaahuuuu

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@kenedidhadi8701mijo gaab calooleey ah waa isku hiiliyaaan noocaas baa ueeg thy koley balaayahee rafaadsani

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra 8 วันที่ผ่านมา +20

    Videoga inta dhamaysan waysay war jeceel ma imaatay commentiga oo dhakhso maku heshey warkii😅
    Lkn samiiray waan dhamaysaanaa muqaalka hhhh

    • @ToolmoonIbraahim
      @ToolmoonIbraahim 8 วันที่ผ่านมา +2

      Ani ano dawan ban dhexda ku dhuftay commentga soo galay warka asoo kulul aba arkay

    • @ayaanyuusuf4505
      @ayaanyuusuf4505 8 วันที่ผ่านมา +2

      Haa

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 8 วันที่ผ่านมา +15

    Bedel qeer qabo siz❤ Rabi garabkaaga hagalo Amiin ❤❤mcnto❤❤❤❤

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 8 วันที่ผ่านมา +16

    Abaayo wllhi wan kaxumahay calfka gu ekaa halkas ❤

  • @firdosasileban2111
    @firdosasileban2111 8 วันที่ผ่านมา +3

    Waa qadar waxkasta ee abaayo ilmaha alle hakula koriyo markastana waanku tageeraa❤

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 8 วันที่ผ่านมา +1

    Guul & horumar iyo farxad joogto ahi ilaahay hakusiiyo oo wax aad kufaraxdo mooyaane wax ku walbahaar geliya oo danbe alle kulama kulmiyo aamiin 🤲🍇☂️

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 8 วันที่ผ่านมา +5

    Kuma farxin lakin dhib majiro insha Alah ilahey hakula koriyo caruurta

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 8 วันที่ผ่านมา +26

    Walaashey waxaan ku dhihi lahaa horta runtii waan ka naxay furiinkiida qoys qurux badan ayaad eheedeen balse hadey dhacday inaad kalatak teen oo calafkii dhamaaday in aadan noqananin dadka qaar kood oo markey kala tagaan ninkooda caayaan ama ka sheekeeyaan koley sidaan kaa ar ko gabar wanaagsan ayaad tahay yaan shey daan laguugunoqon oo yaan laguugu dirin ilmahaaga aabahooda kuna ixtiraam ciyaalkaada wiligaana wax haka sheegin tan kale oon kuu sheegayaa inaadan kusoo qoranin singal mather uma fiicna kan dumar ahaan sharaftaada guuleyso samiira gabaraan jeclahay ayaatahay sida walaashey ayaana kuu waaninayaa guuleyso❤

    • @qamarcantoob2965
      @qamarcantoob2965 7 วันที่ผ่านมา

      Behind the camera 📷 waxa lasameeya kama war lihin sw maaha mrka sacada yar waalamuujin kraa wx wlba allha lakoriyo awlaada wx kloon iraahda gran maaye

  • @seynabsiman8209
    @seynabsiman8209 8 วันที่ผ่านมา +4

    Badel kheer qabo abaayo insha allah nolosha kuma xumeyso❤

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahey haku La koriyo dhiiga caruurta don't worry 😢😢😢

  • @fatmaabdiosman4297
    @fatmaabdiosman4297 8 วันที่ผ่านมา +43

    Samiiradeena 200k ku tuura nasab hada tihiin 🎉😊

  • @MalyunMohammad
    @MalyunMohammad 8 วันที่ผ่านมา +2

    Allh xbibti Ilahi hakufudeyo

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 8 วันที่ผ่านมา +14

    Lkn samiiray talo ayaan kusiinayaaa calafku wuu dhamaadaa sax
    Caruurta iyo aabahood isku ilaali
    Ukaalay dheh aabo la aan yay dareemin isku wad week maalin ukaalay dheh hoo booqdo ❤

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 8 วันที่ผ่านมา +2

    Wan ka xumahay inad kala tag taan adiga iyo abukar culusow lkn wa qadar alle allah haku xafido adiga iyo caruurtada keep going dumar land samiiro siman kor halo qado abyo noloshu kuma xumayso ❤❤❤❤

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 8 วันที่ผ่านมา +3

    Arintan haday runtahay oo prank ahayn qof walba hortiisa khayr adna ilmahaaga korso oo hooyo adag noqo
    Guurna haku dagdagin
    Calofku waa dhamaadaa dhib malaham sis horay usoco

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wcksm walasheen bedel kheir qabo allah haku siiyo awladana allaah hakula koriyo waxkastoo jeceshahay allaah haku siiyo dhibmalaha waligeed baa la kala tagi jiray noloshooda hore uwado guuleyso abaayo Insha Allaah kheir xabiibti

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 8 วันที่ผ่านมา +10

    WUXUU ILLAAHAAY KU WOREEY AYAA MAREESA

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah ha ku barakeeyo insha Allah ❤❤🎉🎉

  • @asmacumarcraxmaan2313
    @asmacumarcraxmaan2313 8 วันที่ผ่านมา +3

    Wlhi wa naxay 😢marna qadarta alle wa aaminay 😢dad an isla jeclaa aya aheedeen calf waa kaas 😢

  • @cabdidheere-i1z
    @cabdidheere-i1z 8 วันที่ผ่านมา +1

    M.a Samiira Siman Guleyso Abyo🥰

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic 8 วันที่ผ่านมา +28

    Noloshu nin lee maha keepgoing abyo❤

  • @ibtisamqueenofficial9471
    @ibtisamqueenofficial9471 8 วันที่ผ่านมา +8

    Samiroy abukar wakala tagten lkn noloshda dambe ka fakar nin ku qalmo oo shaqeysto oo wax ku tarayo iska gurso ok hdne xarifkle oo adilee wax kasugayo afarihisa kabax

  • @foozmuqtaar8502
    @foozmuqtaar8502 8 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo gabar kasta Muslim nolosoha Allah u qurxiyo sida qeyrka ugu jiro Allah u waafijiyo abay strong mom ku qor single mom nin radis lagu malaynaa

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 8 วันที่ผ่านมา +1

    Qali Allah ha ku lagooriyo carurta quruxda badan dhaxda xiro gabar nol noqo rabiy ha idin xafido wana ku sarey scb iyo lk

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo วันที่ผ่านมา

    Wlhi waka xumahay dadala sameya insha allha abayo ❤

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 8 วันที่ผ่านมา +22

    WAAN KA XUMAHAY ABAAYO INAA KALA TAKAN LKN QATARDA ALLEY AYAA QORAN ❤❤❤❤ HORMAR WACAN ABAAYO

  • @somali816
    @somali816 2 วันที่ผ่านมา

    Samira horay u soco abyo garab Kaga nahay

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 8 วันที่ผ่านมา

    Waanka xumahay wllo allah awlaada haku lakoriyo ducada badso wllo
    Ismaalahay markay hooyo dhimatay wuu cidlayn doonaa lkn calafkaa dhamaaday allah sawj wanaagsan hakugu arsaaqo ❤❤
    Guurkale oo khayr badan baan kuu rajaynayaa

  • @ashoshuebmuse3039
    @ashoshuebmuse3039 8 วันที่ผ่านมา +1

    Calafkiina intaas ku ekaa badal kheer qabo abayo owlaadana illahay hakula koriyo

  • @IdilCabdulahi-n2e
    @IdilCabdulahi-n2e 8 วันที่ผ่านมา +11

    Wan kaxumahay walal Farhad kunolow wa xadar rabi

  • @nasraali8311
    @nasraali8311 8 วันที่ผ่านมา +3

    Waa qadar ale lkn walaahi waan naxay ilaahay garabkaaga hagalo qaali ❤❤❤

  • @mushtaaq2088
    @mushtaaq2088 5 วันที่ผ่านมา

    Brnk waaaaye aqwaan waan fahme

  • @canabaafi7753
    @canabaafi7753 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan layabay dadka caanka ah badana way kala tagan tolow maxaa sababo calafka dhamaday unban maqla abayo ilmaha allaha kula koriyo

  • @siman_mohamad
    @siman_mohamad 8 วันที่ผ่านมา +67

    Nin ficn o lcg hesto o shaqesnyo illhy haku siyo walaley😢

    • @siradm
      @siradm 8 วันที่ผ่านมา +7

      Culusow ma shaqaysto yaa ku dhahay adiga? Xad gudubka waa laga fiican yahay

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 8 วันที่ผ่านมา +2

      Nin fiican oo lacag leh oo shaqeysta allaha ku siiyo

    • @siman_mohamad
      @siman_mohamad 8 วันที่ผ่านมา +7

      @@siradm edb drnthy ma'na iga maqashy ma shaqesto culisow gabdha ma kga ducen kro mia🙄

    • @ruweydadahir2230
      @ruweydadahir2230 8 วันที่ผ่านมา

      @@siman_mohamad😂😂😊

    • @Haffyy
      @Haffyy 8 วันที่ผ่านมา +5

      @@siradmrunta miya dideysa culusow xafadu dhax jifa samira dhimatay wax walbana ayada qabsato

  • @fardowsalajecley7567
    @fardowsalajecley7567 8 วันที่ผ่านมา +1

    Abyo mcn dadko dhan aya kukacayo kor lagu qada inta codsaty kbdn lagu garsina I.a wa laga farxin dona I.a❤

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 8 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah koleyba anigu kuma farxi kal tahiin aad iyo aad ayaan uga xumahey insha allah kal tagiatiin allahumaa amiin wadajirkiina iyo waan jo9giin iyo faraxadiina ayaan markasto jecel insha allah qeyr ayeey ku dhamaaneysaa koleyba kuma faraxsani kal dagiina abaayo

  • @SidroQurux
    @SidroQurux 8 วันที่ผ่านมา

    Xbbti ciyalka ale hakula koriyo ilahay idankiis dhib maarkaysid❤❤❤❤❤❤

  • @Sakhiyacaalinchannel
    @Sakhiyacaalinchannel 8 วันที่ผ่านมา

    Awalba kaas kuuma qalmeen lkn awlaad ayuu illahay kaa siiyay alxm alle hakula koriyo qaali❤

  • @samiiramohumed5359
    @samiiramohumed5359 8 วันที่ผ่านมา +4

    Sorry wll samiira aduunkaba sida iska ah markaa wll qaali Ilahay labadaa gabdhood hakulo koriyo ❤❤❤

  • @caashomaxamuud6703
    @caashomaxamuud6703 8 วันที่ผ่านมา +3

    Caw aniga ku horeya hore u soco qurux badan

  • @amalabdullahi772
    @amalabdullahi772 8 วันที่ผ่านมา +3

    Wlhi xabibti hadalkas wan kanaxay 😢 sorry abayo Alle hakula koriyo ubadka insha Allah

  • @muniramohamed4265
    @muniramohamed4265 8 วันที่ผ่านมา +3

    xbbty marki la adinka yeeraye videoga pause plz..

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 8 วันที่ผ่านมา +50

    اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد ❤❤❤

    • @NimcoNuur-t7i
      @NimcoNuur-t7i 7 วันที่ผ่านมา

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @HdgDheg
      @HdgDheg 7 วันที่ผ่านมา

      صل الله عليه وسلم

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 8 วันที่ผ่านมา +2

    Bisinka illaahoow dhaxdiina maslaxo qeyr qabto dhig

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 8 วันที่ผ่านมา +3

    ILMAAHAA ILLAAHEEY HAA KULAA QORIIYO

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 5 วันที่ผ่านมา +1

    Asc samiiro waan ku taageer waxaan ahay hooyo soomaaliyeed waa iga talo ha aamin naag naagah soomaaliyeed ayaga cadaw isku ah oo qaarkood nolosh kuuma ogola dantaad ka fakar oo noloshada hore u wado oo diinta ku dadaal barasheed iyo ku camal fal sorry samiiro siman

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 8 วันที่ผ่านมา +34

    Samiirooy hadaa kaa yeelo saas qosolkaada kadareemay 😂😂😂😂 prank weeye

    • @saynabmusse8568
      @saynabmusse8568 8 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

    • @asmacumarcraxmaan2313
      @asmacumarcraxmaan2313 8 วันที่ผ่านมา +5

      Qosolka dabecadeda waye lkn 😂

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 7 วันที่ผ่านมา +2

      Xaqiiqda Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa ayaa og Laakiin Samiira qof lafuray uma eka. Waxaase ayaandarra ah in views laga raadiyo wax aan jirin, Subxaanallaah.

  • @AmaaniMahamed
    @AmaaniMahamed 4 วันที่ผ่านมา

    Naa wllayaal anigu kalataga kamaxuaado ee lkn caruurtan unaxaaa Ilmuhu hooyo iyo aabe wayubahan yihiin 😢😢 gabadhii kaligeed ilmo makorinkarto caruurta kalajaadkiina mafiicna ilahy inta reeraha leh reerahooda haw adkeeyo inta tiikaladhamatayna rabihayskusoceliyo oo bagooda burcad hayskumariyo

  • @Far.xiya_
    @Far.xiya_ 7 วันที่ผ่านมา

    Waa ku saarey sister noloshu haku qurxoonato hoyo adag noqo

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 8 วันที่ผ่านมา +1

    Illaaheey haku barakeeyo Aamiin

  • @shuay0987
    @shuay0987 8 วันที่ผ่านมา +2

    Anigaa badalayaa booskaas yeeeeees jaaanis waa number kaa waa helaya . Soo dhaweeya nolosha cusub😂😊😊

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 8 วันที่ผ่านมา

    Maashallah hooyo Allah ha ku barakeeyo aakhiro

  • @DeeqoXassan2000
    @DeeqoXassan2000 8 วันที่ผ่านมา

    Abaayo waan kaxumahay kala tagiina waan kanaxay laakiin furiinka qadar xaga rabi kaaoran ciyaalka allaha kula koriyo ❤❤❤❤

  • @FardowsoheydarNur-lu8qt
    @FardowsoheydarNur-lu8qt 8 วันที่ผ่านมา +1

    Abyo alle hakuula goriyo caruurta iisha allah

  • @sahraqueenshoppinguk8699
    @sahraqueenshoppinguk8699 8 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going, sister don’t give up

  • @riyaaqmohammed8530
    @riyaaqmohammed8530 5 วันที่ผ่านมา

    Walahi waan kaxumahay rerkaadumay sorry wll hore usoco❤❤❤🎉🎉

  • @siradm
    @siradm 8 วันที่ผ่านมา

    Waxaas haku soo qorin, Ilaahay qofwalba horteeda khayr ha ka siiyo.

  • @abdullahiissack6788
    @abdullahiissack6788 7 วันที่ผ่านมา

    Samira qurux

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 8 วันที่ผ่านมา

    Abayo allah kheyrka ha ku waafajiyo waa guuleysanee insha allah hore usoco❤

  • @fali8070
    @fali8070 7 วันที่ผ่านมา

    Abaayo kuma qasbanid su’aalka kastoo lagu weydiiyo in aad ka jawaabtid ee private yeelo sheekadaana meeshan ugu har haddii aad inlaguugu soo yaaca aad rabtidna waa mid kale waano ayeey iga tahay hadii aad dhibsatayna iga raali ohoow❤wax walbo allaha kuu fududeeyo

  • @savageking1913
    @savageking1913 8 วันที่ผ่านมา

    Msha allah abaayo horey u soco aduunkaba sidaas ah

  • @khadijaahmed1504
    @khadijaahmed1504 8 วันที่ผ่านมา

    Habaryar ilmaha korso ayagaa ku anfici insha Allah ❤❤❤❤

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 8 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ku barakeeyo aakhiro iyo aduunba

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waaba gabar dabeecad fiican muxuu u furay
    Balaaya caqli garbanzo war gabdhaha Haku ciyaarina😊

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x 8 วันที่ผ่านมา +1

      Gabdhaha fcn oo masakiinta lee ayaa furtaan hhh😢

  • @MadinaaliAli-b5z
    @MadinaaliAli-b5z 8 วันที่ผ่านมา

    Allah ha kula koriyo ilmaha abaayo
    Midka kheir badan neeh allah ha ku sahlo abaayo mcn

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 6 วันที่ผ่านมา

    Guul bankurajeynaa abaayo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 วันที่ผ่านมา +1

    Manshaallah samiira siman waa khadat lakin dadaalka ma reebana ilahay ha u gargaro xabibti single mothers ma tihid gabdhaha ku joogo single hal qof waaye mana tihid subxanallah istaqfurulla

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 8 วันที่ผ่านมา

    Abaayo ilahay owladada hakula kooriyo insha alah farxaad ku rajeyna insha alah

  • @nabiha3315
    @nabiha3315 8 วันที่ผ่านมา

    Horay u soco qaaliyay ubadka allaah ku xafido kula koriyo

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 8 วันที่ผ่านมา +1

    Dhimale abayo kalatagu waxal somali dhan furowlee yanagu habaray culusow nawaxanleyahay ilmahaga wXkakorso oohanoqon nimanka somaliyed ooilmahoda dayaca anokaxun kalatagina 😢😢😢😢😢

  • @hannaupdy9529
    @hannaupdy9529 8 วันที่ผ่านมา

    Waanka maxay wlhi abaayo mcnto 🥹 hortaa kheyr, gadaashaa kheyr inshaaAllh

  • @HodanDaahir-j6b
    @HodanDaahir-j6b 8 วันที่ผ่านมา

    Samiiro wax walbo wacalf calfkinibainta kueka wllo hormar samey oolada allah hakula kuriyo❤❤

  • @zainaamohamed1585
    @zainaamohamed1585 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ma Kala tagteen bisinka wlh nibanka yaab leeyihiin gabartaan waa u soo sabartey ninka

  • @xawoibrahim5274
    @xawoibrahim5274 8 วันที่ผ่านมา

    Abaayo horey u soco gabdha allah kula koriyo you tube kiliya ha ekeenin shaweeso bisnis xitaa sameyso ❤

  • @ZakiyaMohamed-tq9gk
    @ZakiyaMohamed-tq9gk 8 วันที่ผ่านมา +6

    Samiro simna fmlly wa ka xumahay hdlkan ina maqlo balse qadarta allah aa qadaro allah garabka ha noqdo abyo rabi mel kher qabto kula kulmiyo amiin yaa rabi🤲🏻😘 insha allah xaramka kaga so duceyna abyo wa ku jeclhy wlhi walashey mcn insha allah guuleso ina faraxsanow mr wlbo🫶🏻🤲🏻🤲🏻

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 8 วันที่ผ่านมา +39

    Gabdho nin itin furay haku noqonina wasidi fartuun happy

    • @IlhanAbdi-bj7cm
      @IlhanAbdi-bj7cm 8 วันที่ผ่านมา +1

      Been maha

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 8 วันที่ผ่านมา +2

      Furiinka badan ma fiicna ilma kala abana ma fiicna Kan guurso kan guurso ka duceyso marka hore

    • @edebsanmohamed5036
      @edebsanmohamed5036 8 วันที่ผ่านมา +1

      Walahi been maha coz wixi lagu Kala tagay uun aya mesha yala

    • @habibamuse-z2z
      @habibamuse-z2z 8 วันที่ผ่านมา +2

      Wallahi Waqtiga unbaa isbadalee qofku isma badalo bal markadhamba kasidaran because gocasho madaynaysid

    • @FatumaDek
      @FatumaDek 8 วันที่ผ่านมา +1

      Sixun kujoog sodonguursataa dhaanta🎉

  • @AnabAbdinasir
    @AnabAbdinasir 7 วันที่ผ่านมา

    Amiin 🤲 🤲

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 6 วันที่ผ่านมา

    AscAbaayo waa arin aan ficnen lakiin
    wax kasto waa.qoral bari
    intaas inaa islanolataan ayaa qorneed
    horey usoco carurtana allaha kula koriyo

  • @isteelkaaxmed-qq6pg
    @isteelkaaxmed-qq6pg 8 วันที่ผ่านมา +6

    Lkn asaga janalkiisa iyada codkeeda ku jira prnk maa nagu sameyneysa samiira

    • @queenayaanita8809
      @queenayaanita8809 8 วันที่ผ่านมา +1

      Ilmo isku dhalen wacdi wey isla shaqenayan lee❤

  • @saynabmusse8568
    @saynabmusse8568 8 วันที่ผ่านมา +1

    Bisinka wanaxay 😢😮

  • @NagadAhmedali
    @NagadAhmedali 8 วันที่ผ่านมา

    Abaayo allaha ku siiyo waxad jecashaya faraxada waa faraxadayada allaha ka faraxiiyo qaliye ❤

  • @AmaalAxmed-dr8nq
    @AmaalAxmed-dr8nq 8 วันที่ผ่านมา

    Wanka xumhy 😢lkin pranki ila yhyba😅bal kheyr alle hka dhigo

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 8 วันที่ผ่านมา +1

    Inaa lilaah

  • @ZahraRuuja
    @ZahraRuuja 7 วันที่ผ่านมา

    iaamina wa barank

  • @kaafiyakaafiya-zg3fc
    @kaafiyakaafiya-zg3fc 8 วันที่ผ่านมา

    wlhy warkii iigu Naxdinta badnaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 8 วันที่ผ่านมา

    Runti waan ka naxay kala tagiina lkn dumarland iyo naagahaan daalimiinta ah warkooda ha dhageysanin hore usoco nolosha maalinba waa cayn samir allana talo saaro

  • @bintuyuusuf8484
    @bintuyuusuf8484 8 วันที่ผ่านมา

    walahi waka xumahay abyo balse waa qadar eebe waan idin jeclaa

  • @munacabdalla4625
    @munacabdalla4625 8 วันที่ผ่านมา

    Sister hore u soco samiiro qurux abaayo

  • @Quen_saraa
    @Quen_saraa 8 วันที่ผ่านมา

    Keep going samiiro qurux😊