Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo booqday deegaan hoos taga Degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 18

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah dhul qurux badan oo qeeyraad ka buuxo illaahay nagu galaday allxamdullaah

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Mahadsanid Mudane Madaxweyne

  • @fosiyai5422
    @fosiyai5422 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah Guul❤ Allah ka Qabto Cadawag iyo ishaa Xasidka Allah ku Xafido Xassan sheeqo Allah ku siiyo Cimridheer iyo Cibaado sooban Allah Ameen ❤❤❤❤

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow arinta jubaland waysoo jiidantahay, isu soodhawee, dadkeena oo kayeel kuwii iscafiya kana heshiiya wixii lakala tabanayey..aamiin ya rabbi

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +3

      Abdi Y mohamed ducada aad ucducaysay dadkaga Allah noo aqbalo Aamiin yaarabi

    • @abdiy.mohamed7489
      @abdiy.mohamed7489 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumoabdi5595 aamiin ya rabbi.. waxaan jeclaan lahaa inay dadkeenu isfahmaan, isu tanaasulaan, wax isku ogolaadaan, kalashakiga iska daayaan iyo inaysan isu arkin cadow. Walaahi inaga dhan iska daaye meelkale jubaland oo dhan hal gobal ayaa kufilan laakiin awey caqligii.. umada xaga rabbi laga imtixaamay ayaan nahay, waxaan kabaqli inagoo wareerkan kujirno inaa aduunka larago..ilaahayow na bad baadi

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 ปีที่แล้ว

    Madaxweynaha Allaha Xafdiyo

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 ปีที่แล้ว

    Good support for president Hassan sh. .maxamed

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa madaxwene jecel dadkiisa iney isracan

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allha dhulkii waa naabad

  • @omarjeylan4113
    @omarjeylan4113 ปีที่แล้ว

    MAY ALLAH UNITE THE SOMALI PEOPLE TO BE ONE UNITED STRONG GREATER SOMALIA 🇸🇴💪🙏.

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 ปีที่แล้ว

    Aaway met hadlinee
    Mahad karataay may ka baqeen ilen jilib iyo jamame u jogaye

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 ปีที่แล้ว

    Meeqa Mdxweyne !?

  • @AL_shahada
    @AL_shahada ปีที่แล้ว

    Jid kii hargeyso inbadan dhiseysay hadana maxa kasocda hub malagu keena mase wadada basaborka neyrobi wayo madaxweynihi kahoreyay oo isla gobolkas oo kamaqan inlamarqati galiya inbadan jigjiga kalay al aqiir elatare calankeda lagutiriyay daqilka muran madaxweyne haduu kabadbaday resalwasarihi uudortay jubalen dani radiyo kenana wakugushubay madaxi kahoreyay weyislaqabqabteen

    • @lightningside45
      @lightningside45 ปีที่แล้ว +2

      Adi un ba isfahmesa...wxan afjini waye aad kuhadashey😂

    • @Kashi228
      @Kashi228 ปีที่แล้ว

      ​@@lightningside45 kkkkkk