Raacdaynta Taariikhda - Aadan Baxnaan Xirsi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 28

  • @muzuuu123
    @muzuuu123 8 วันที่ผ่านมา

    Mashallah ❤❤❤❤

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 11 วันที่ผ่านมา +3

    From Texas ayaan kaa soo salaamayaa Adan Baxnaan. Aad iyo aad baan ugu farxay inaan ku arko oo. dhageysto wareysigan qiimaha badan. you were my Primary School principal - General Daa’uud Hargeisa. Allaha ku xafido! I’m very happy seeing you!

    • @galbeedqariye
      @galbeedqariye 10 วันที่ผ่านมา

      Xillima ayuu ahaa waqtigaasi ?

  • @hoodocaaqil9145
    @hoodocaaqil9145 6 วันที่ผ่านมา

    Adeer aadan baxnaan cimri dheer Alle hakusiyo, ayeydey Amina x.ducale liban alle haurxmdo

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 11 วันที่ผ่านมา +2

    My primary school principal- General Daa’uud Hargeisa S/Land. Allaha ku barakeeyo!!

  • @abdiali-ahmed8977
    @abdiali-ahmed8977 6 วันที่ผ่านมา

    Manshallah adeero Alle haku xafido sharaf bey ee tahay inaan dhageesto taariikhda reer xaaji baxnan

  • @museahmed5147
    @museahmed5147 10 วันที่ผ่านมา

    Adam baxnaan waa Nin aqoonyahan ah ok waxaan kawaramay mansha allaa

  • @adarkahin3533
    @adarkahin3533 10 วันที่ผ่านมา

    Adan Baxanan waa ehelu sharafki asal ah

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 9 วันที่ผ่านมา

    Markaan waan qiiroonayaa

  • @AbdulkadirAli-uj1nu
    @AbdulkadirAli-uj1nu 11 วันที่ผ่านมา

    Absolutely very interesting. Waa ragii hore. Waa nin dadka iyo taariikhda dalkaba yaqaan. Long live.

  • @cashuurcashuur3317
    @cashuurcashuur3317 12 วันที่ผ่านมา +2

    Dr adan baxnaan Xirsi Abyan waa hooyaday alayarxamu Adeerkeed Amina Ismail Hussein Magan abyan.alle caafimaad sareecana iyo cimri Dheere sii.

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 12 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaaahay cimriga ha u barakeeyo kelmadaa civil service ka ayaan ka iibsaday dawladi waxay ku dhisan tahay waa civil service wadamadan reer galbeedku hadii shanbilood ama ka badan xukuumad la'aan ahaadaan lama tebayo waayo hayda kasta waa dgisan yihiin oo civil service baa kala wada waxa la bedelaa uun waa wasiirka iyo agaasineyaal inta kale xeerar payroll ah baa lagu dhaqaa xaq xaquuq bay leeyihiin

  • @AhmedMaxamud-bp3ij
    @AhmedMaxamud-bp3ij 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waraysigii ugu qiimaha badnaa intaan ku taxnaa bartan

  • @luulamaxamed684
    @luulamaxamed684 11 วันที่ผ่านมา

    Imi kana reer reer baa laysu cunayaa

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 9 วันที่ผ่านมา

    Asc Maansha alaah waa dadkii dadkii hore ee sharafta lahaa adeer ama abti waan ooyayaa Markaan xusuusto
    Anigu ma garanayo carruurtaydu
    Waa qolyahayaga markaa waa kuwaa adeer abtiga yidhaahda

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 12 วันที่ผ่านมา +2

    Aadan Baxnan waa nin aad uqaaliya ah lakiin waa gaboobay.
    Waa maskaxdi Somaliland lahayd ee aan laga faaiidaysan

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 11 วันที่ผ่านมา

    Isaaqa kooga ugu aqoon badan wuxu qalbiga ayey goonigoosi ku yihiin.

    • @dhaqanemedianews1570
      @dhaqanemedianews1570 11 วันที่ผ่านมา

      BALSE ANAGU MA IS QARXINO LA SOCO ADOONYAHOW

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 12 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 12 วันที่ผ่านมา +1

    Bilaahi calaykum bookas xiliga uu soo baxayo nalasoo socodsiiya weliba Onlineshopska soo geliya sida amazon

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 11 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan wuxuu muujinaayaa qiimaha umada soomaaliyeed lahaayeen. Rabbiyoow umada tayadii ku soo celi!

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 12 วันที่ผ่านมา +1

    English iyo Arabic cilmi maaha

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 11 วันที่ผ่านมา

    Ninkan in uu qabilista yahay nin Somali oo kenya madax ka noqday ayuu sheegaya isaaq ciduu ka yahay uu leeyahay Adan Madoobe.

    • @AbokorAadan-e9d
      @AbokorAadan-e9d 8 วันที่ผ่านมา

      Oo hadu sheego qabalkiisa maxa qabyalade ee ku dhex jira ee xumana taariikh uun bu ka hadalaya mise adigaa xanuun isaaq nacaybi ku haya sxb qofkasta saw reer uun ma aha

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 12 วันที่ผ่านมา +1

    Odaygan waxbuu khaldayaa, iskuulkii Dhaymoole waxa la xidhay intaan Ina Cabdille Xasan dalkaba soo gelin, warkuu sheegay waa bentii kacaanku sameeyey

    • @abdiali-ahmed8977
      @abdiali-ahmed8977 6 วันที่ผ่านมา

      Aflagaada joojin qofweyn baad taher