Raacdaynta Taariikhda - Xasan Yuusuf Bullaale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 23

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 วันที่ผ่านมา

    Waa danbiilayaal badankoodu inladaldalo ayey astaahilaan saqajaamiinta

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 2 วันที่ผ่านมา +2

    professor maxaa kugu kalifey inaad waraysayid kuwa lacagta iyo derajada qof isaga oo kale ahi siiyey uyaqaan inay tahay wax wanaagsan

  • @rooble22
    @rooble22 2 วันที่ผ่านมา +1

    Fadlan qayb kale ka soo sameeya Xasan... oo waayihii Cigaal waxay kala muteen iyo waraysiyadii ee carta iyo imbegaatii ee uu ka sameeyayay xasan...ilaa waayihii kulmiye iyo siilaanyo dhacdooyin xiis badan ba ku duugaan xasan

  • @AhmedYusuf-g3j
    @AhmedYusuf-g3j วันที่ผ่านมา +1

    War ninkan 70 jir ayuu iila muuqdaaye bal adina ila eega

    • @togdheerburco1032
      @togdheerburco1032 วันที่ผ่านมา

      Waa Xasan siciid amba waan yaabay runtii

  • @xuseenxarbi4844
    @xuseenxarbi4844 2 วันที่ผ่านมา

    Cartan waxa isna waagaa wax ka qori jiray ilays snm information boobe yuusuf ducaale qori jireen

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 2 วันที่ผ่านมา +1

    professor ina yuusufow ma arkin oday aqoon durugsan mise adigaan waydiinin,waydiimaha?

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 วันที่ผ่านมา

    Maantay maxaad haysataa oo dawladnimo ah xoolayahow,
    Soow adinkoo wali daanyeer u,eg sow majoogtaan

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 วันที่ผ่านมา

    Filma qaadihii Abdirxmaan kuwandha

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 วันที่ผ่านมา

    Nac nacdii dalka lagu qaribay maxaa kadanbeeyey kkkk kkkk 700 tikniko ah in laga soo cararo iyo 500 askar kusheeg ah in lagu hayo meel bacad iyo dhado ah ahhhh ahhh yaab badanaa

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 2 วันที่ผ่านมา

    Jariirad maahan af soomaali maad tiraahdid dhawr war gudbiye ?

    • @suberh8985
      @suberh8985 วันที่ผ่านมา

      wargeys ayaa la odhanjiray 90kii. isagu waliba wuxuu tafatire ka ahaa wargeyskaa Jamhuuriya ee Hargeysa

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 วันที่ผ่านมา

    Malaa Editorkii jumhuuriya ma aha ninkani, waxba muu sheegine, haduu isagii yahay malaa waa hordhiciiye ku noqda hadalka si masuuliyad leh. Maya maya

  • @Qodax-x7i
    @Qodax-x7i 2 วันที่ผ่านมา

    Ma Hadhasgii Faqashta ayaad ahayd kkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdulazizAli-d7k
    @AbdulazizAli-d7k 2 วันที่ผ่านมา

    Waar ninyohow ilaahay ka baq oo beenta iska daa😇 Dawlad somaliyeed oo taa ka wacan Somali hore uma soo marin (marka lagu daro maamullada Somaliland-na kudar) dib inay inoo soo martana rajo lagama qabo.

    • @HarrisM-mz1vq
      @HarrisM-mz1vq 2 วันที่ผ่านมา

      Tii oo kale Illaahay naguma soo celiyo tii Afwayne oo kale. Belaayo aad malaha adigu ku macaashtay ayaad u ooyaysaa.

    • @AbdulazizAli-d7k
      @AbdulazizAli-d7k 2 วันที่ผ่านมา

      @@HarrisM-mz1vq adigu waxaan filayaa waxaad tahay dhallinyarta aan soo gaadhin ee loo sheeka-xumeeyey. Raggii dawladaas ay dagaalameen ayuun baa kuu sheekeeyey mar hadday sidaas tahayna walaal ogow rag hadduu dagaalamo waxa ugu horreeya ee dhintaa waa runta, markaa waxa laguu sheegay run ma wada aha ee adiga laftaadu naftaada ha caayin oo wax walba ha rumaysan.

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 2 วันที่ผ่านมา

      ​@HarrisM-mz1vq Dawladaa hore madaxda Somaliland soo maamushay ilaa kuwa hadda oo dhan baa ka soo macaashay. Ninkani Xiddig baa ka soo gaadhay isaga.

    • @AbdulazizAli-d7k
      @AbdulazizAli-d7k 2 วันที่ผ่านมา

      @@abdirahmandahirabtidon7702 aniga wax macaash ahi igama soo gaarin waddankana waaban ka maqnaa.

    • @HarrisM-mz1vq
      @HarrisM-mz1vq 2 วันที่ผ่านมา

      Aniga oo Muqdishu jooga oo over 20 years ah ayay duntay. Sida maanta Siiriyaanku dareemayaana waan dareemay. Sawirkii Afwayne ayaan ku istaagay.
      Diintana way u darnayd, dadkana way u darneyd. Waa run oo dad badan oo soomaali ah ayaa ku noolaa haba ugu badato reeraha mulkiilaha ka ahaaye.
      Gurigaygii iyo magaaladaydiibay gubtay oo Ethiopia loo qaxay. Waa run oo soomaalidu isku duruuf maaha oo ninkii maalintaa Mogadishu madax ku ahaa ee meesha uu doono iyo fiisaha uu doono qaadanayey igama yeelayo way xumayd.
      Waan ka xumahay hadaan wll qalbigaaga dhaawacayso burburkii Afwayne. Aniga wuu ii daraa kolay. Nin Somaliland joogaa haduu ka macaashay way jirtay, laakiin normal population ku wuu qaxay oo xeryaha qaxootiga ayuu xanuun iyo colaadi ku haysatay. Waxay nolol heleen maalintii Hawiye ka saaray Mogadishu Afwayne. Waxaan dhahaa Illaahaw u naxariiso Caydiid iyo intii la soctay.
      "Habartii docdeediyo
      Dagalkay ku noolayd
      Daruuruhu ka hooreen
      Dadka wada hel moodoo
      Daad wararac bay tidhi "
      Eesh Qiyasak

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 2 วันที่ผ่านมา

    Qof taariikh soo joogey oo 60kii iyo wixii ka horeyey garanaya raadi, waa maxay ciyaalkan dhowr iyo sideetankii ka hadlaya, taariikhda uu ogyahay maxay tahay? Kan waad ku ceebowday ee tirtir niyahow!