MAALMAHAAN AYEEY JAANIS KUUGU JURTAA IN AAD UUR QAATID?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 85

  • @adigaisahaaw
    @adigaisahaaw  2 ปีที่แล้ว +4

    MAYMUUN CHANNELKEEDA: th-cam.com/channels/RFCa77YhmKHcl17sfhadow.html

    • @faadmamohamed7291
      @faadmamohamed7291 2 ปีที่แล้ว

      Asc naciimo abaayo nala soo wadaag sida ugu wanaagsan oo ilmaha loo kala korsado

    • @fardawsoaxmed1975
      @fardawsoaxmed1975 ปีที่แล้ว

      .

    • @anabm1955
      @anabm1955 ปีที่แล้ว

      Asalaamu calaykum abaayo khair Allaha kusiiyo wlhi wax yaabo badan oon aqoonin ayaan kaafaaiidaa masha Allah jazakumullahu Khair

  • @Nazlinazip1518
    @Nazlinazip1518 ปีที่แล้ว +7

    walalhey iso duceya kuli giin inan owlaad bariya cafimad qabta ilaah isiiyo 😊

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  ปีที่แล้ว +1

      Walaal Allaha kusiiyo caruur Dhayibiin ah!

  • @afrah515
    @afrah515 22 วันที่ผ่านมา

    Shugran habo mcn ❤ sida quruxda badan ee ad noo gu sharaxday

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 2 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah جزاك الله خير mahadsanid in badan walaalo
    anaa ugu horeeya caawa

  • @ayaancabdilaahi5580
    @ayaancabdilaahi5580 ปีที่แล้ว +3

    Azxpta qaaliga iso duceya inu illahay isiiyo Awlaad saalixa

  • @munaahmed6270
    @munaahmed6270 2 ปีที่แล้ว +3

    Walal matano waan jecelahaye ee bal igu so Duceeya kheyr qaba isha alaha

    • @ibtisamaibrahim8523
      @ibtisamaibrahim8523 2 ปีที่แล้ว

      Anigane kula.midan Aahay Allh Nokaso

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว

      Abayo matan bariyal ah Allah ku siiyo od nabad ku dhasho aamiin

  • @naciimo9623
    @naciimo9623 ปีที่แล้ว

    Masha allah Abaayo allah ku xifdiyo aduun iyo aaqiro numbar kaaga iso qar adiga raali ah

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah jasakalahu khery ilahey haku seyo kheyr

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr abayo

  • @raahoyusuf1780
    @raahoyusuf1780 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc walasheya qaali gabar walashe ah ayaa la qab muda shan sano ah lakin wali uur ma qadi maxa cawin karo adi mahasan xabibti

  • @hodofarxaan1149
    @hodofarxaan1149 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran jzka allah

  • @fartunfarah7629
    @fartunfarah7629 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo aad ayaad umahadsantahay sidad nogo dadaleyso shukran abayo illahay kheer hakusiyo Amiin waxaan rabaa in ku weydiyo ayaantaan waxaan isku arkey in Marko i imado marka 3 beri ihaayo marna 7 beri markaygii horena waxaan kujirey dadka 3 beri ah markaas seden usixikarana qebtaan katirsanahay ama uogan karaa adomahadsan abay

  • @user-xn9gk3nz9o
    @user-xn9gk3nz9o 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo setahay Ani mishii labo Mar iku dhac daa sas dhib miyaa

  • @aadanmaxamedaadan3867
    @aadanmaxamedaadan3867 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allh kher allh ku siyo

  • @SafiyoAadan-wl3nm
    @SafiyoAadan-wl3nm 8 หลายเดือนก่อน

    Allow nagu arazaq ubad qeer qaba 🤲🤲🤲

  • @user-hk2jx6oz8b
    @user-hk2jx6oz8b 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @zakariazaki5228
    @zakariazaki5228 ปีที่แล้ว +1

    Bisha hda dhamatay 14keda Igu dhacday gorme waye janiskeyga

  • @iqrocismaaniqrocisman8762
    @iqrocismaaniqrocisman8762 ปีที่แล้ว

    Masha Allah maamo Allah haku xafido

  • @nasrocabdimaxamud2030
    @nasrocabdimaxamud2030 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @barwaqoahmed5859
    @barwaqoahmed5859 8 หลายเดือนก่อน

    Jasaakallahu khayr Maamo❤

  • @nasraabdilaahi9371
    @nasraabdilaahi9371 2 ปีที่แล้ว

    mash allah mahadsanid

  • @LakiAbdirizak-zq1cy
    @LakiAbdirizak-zq1cy 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allaaaah❤

  • @ruungure7030
    @ruungure7030 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah abayo mahdsanid

  • @user-uq6eq5os3y
    @user-uq6eq5os3y 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allhaa abaayo

  • @user-qv6df2ts6p
    @user-qv6df2ts6p ปีที่แล้ว +1

    Wllo ekfanshika max daweya

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 8 หลายเดือนก่อน

      Byo mxa dremi jirty mxana ku dawaysy

  • @rasmihussain9083
    @rasmihussain9083 2 ปีที่แล้ว

    Abayo plz jawab isii anii Digaa four Malin ikasoconaa 21days max uikamaqnana plz waqtikee isdiyari as isojawab

  • @Fatuma-zl3tu
    @Fatuma-zl3tu 3 หลายเดือนก่อน

    Date 9 ayuigudacey hadana date 4 gorma ruxantey diyar taxa plz igasojawab😢

  • @QueenUmaymo
    @QueenUmaymo 7 หลายเดือนก่อน

    mnsh allh

  • @seynabxasan422
    @seynabxasan422 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @shugri1651
    @shugri1651 ปีที่แล้ว

    Mnsha all alaha ku xitiyo

  • @edgk5323
    @edgk5323 ปีที่แล้ว

    masha Allaha

  • @nastexonuur5270
    @nastexonuur5270 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc mcnto plz and plz telkaga isoo dir abayo

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  5 หลายเดือนก่อน

      +358 40 366 5082

  • @azuumfarah8681
    @azuumfarah8681 8 หลายเดือนก่อน

    Mashlh alayacisag maamaa❤❤❤

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 ปีที่แล้ว

    ASC abaayo naciima waan ku salaamey masha Allah🌹🌹🌹

  • @farhiyagutale3280
    @farhiyagutale3280 ปีที่แล้ว

    Maahaa alaah shugran

  • @saynabhassan5194
    @saynabhassan5194 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah Mashalaah abaayo

  • @huddamaxamedcali7827
    @huddamaxamedcali7827 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo hadey ugxanta dhimato caadada masii jiri kartaa?

  • @xaliimashekhnuur2600
    @xaliimashekhnuur2600 ปีที่แล้ว

    ABYo su,Al ayan rawaa inaan kuwediyo

  • @simaan8126
    @simaan8126 2 ปีที่แล้ว

    Jizakalah kheir abyo macan alha ku xafido amin 🌹🌹🌹🌹👍

  • @suleimanmao193
    @suleimanmao193 ปีที่แล้ว

    Abaayo Adiga is Ahaaw ii micney AdigooMahadsan

  • @anasmohaa1557
    @anasmohaa1557 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abayo

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 2 ปีที่แล้ว

    Illahay masgaxda hakudayo

  • @iqruushapdala6909
    @iqruushapdala6909 ปีที่แล้ว

    Mahadsanit xabiibiti fadoyinkada ani bisha gowdeda ayuu igu dhaca gorme I noqon karda janiskey adigo mahadsan iso jawab

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c 2 ปีที่แล้ว

    سبحان الله العظيم

  • @user-nn8nm6je8p
    @user-nn8nm6je8p ปีที่แล้ว

    wad mahadsantahay❤❤❤❤

  • @hoodoaadan17
    @hoodoaadan17 ปีที่แล้ว

    Misoprostol ma qaadan karta hooyo bilka hor dhicisay hadana aan Rabin in ay uur qaado

  • @xaliimoxuseen8216
    @xaliimoxuseen8216 ปีที่แล้ว

    Maama dhaqaatiirt omg3 aab loomo qoree waasee ma isticmaali karaan aabah

  • @Ruuuuneyyy
    @Ruuuuneyyy ปีที่แล้ว

    mashall

  • @suleimanmao193
    @suleimanmao193 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mam

  • @munaahmed6270
    @munaahmed6270 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo waan ku salamaya fsh iyo Ama maxey kala yihiin

  • @SulekhaAxmed-oz3ph
    @SulekhaAxmed-oz3ph 4 หลายเดือนก่อน

    Ugxanta maykadha maan karaa hooyada

  • @fatiafatiamoha7915
    @fatiafatiamoha7915 2 ปีที่แล้ว

    As abayo wanna leyqabaa 1onasano waking waxmadhalin iisoo duvet xabiiti

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 2 ปีที่แล้ว

    Cuuntoyinka inaad uur qado sahlay kasoo hadaal

  • @Amran218
    @Amran218 10 หลายเดือนก่อน

    Mamii kasohadal daa dalma goska .menopause age

  • @shabcanismacil4074
    @shabcanismacil4074 ปีที่แล้ว

    24 ama 23 kaso had mamo

  • @hareisonuur8927
    @hareisonuur8927 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo zaaki llaah

  • @raxmocismaansamatar3836
    @raxmocismaansamatar3836 ปีที่แล้ว

    Xage.lagaahelaa

  • @murayamoha9556
    @murayamoha9556 ปีที่แล้ว

    Waxyabaha ufn maxa hooyda urka cunaahan

  • @sabarinmaxamedcali5159
    @sabarinmaxamedcali5159 ปีที่แล้ว

    asc abayo waxaan kuwaydinaa naagta haday shahwadaba ayka imaan micnaha ninka biya waxay uga yimadaan 1daqiiqo marka naagta sidee uur ku qaadikartaa abaayo ka soohadal

    • @cabdimudcim3225
      @cabdimudcim3225 ปีที่แล้ว +1

      Wa kula qaba

    • @MuniishAbdi
      @MuniishAbdi 8 หลายเดือนก่อน

      Waa su aasha aan waxbdan is waydiiyo wlhy

  • @caashojaylani4670
    @caashojaylani4670 11 หลายเดือนก่อน

    abaayo cadad waxay igamaqan tahay sanad

  • @fatiiyou8006
    @fatiiyou8006 ปีที่แล้ว

    Maxaa sabababay in eey ugxaanta dilaacin

  • @culumoculumo484
    @culumoculumo484 ปีที่แล้ว

    27 bari ayeey igamaqnataa abaayo

    • @user-ky5kd3le8s
      @user-ky5kd3le8s 8 หลายเดือนก่อน

      Abayo marabo inaa hada uur sheeshto cunug 5 bil ii joogto diigna wuu igu Dacaa abyo see ku ogaanaa ugxaanta waqtigee soo xadireso😢

  • @nimofarah4742
    @nimofarah4742 ปีที่แล้ว

    wwwwwww

  • @suleimanmao193
    @suleimanmao193 ปีที่แล้ว

    Markay qaado uurka Sidee lagu gartaa maalmaha ugu yar ay leedahay uurka Mahadsanid

  • @abdiazizidiris1878
    @abdiazizidiris1878 ปีที่แล้ว

    25 malmod ayaay igamqnat cadadu malinte ogxanta laso day

    • @luulomar1467
      @luulomar1467 10 หลายเดือนก่อน

      Isku mid nahay abayo waxa weye 10,11,12,13,14,15,16,17,18 intaas Malin dhaaf udadaal

  • @salaadaliabdi8675
    @salaadaliabdi8675 ปีที่แล้ว

    Mara dhiga gaqabisto gidb meqbir ogxan

  • @munamohamoud-xg9br
    @munamohamoud-xg9br ปีที่แล้ว

    Meeqo biota ilmaha urka

  • @intisaarahmed5288
    @intisaarahmed5288 ปีที่แล้ว

    Mcney ma fahmoyi mxaa soo deg dega

  • @abshirohassan1604
    @abshirohassan1604 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah