Ibrahim Caydiid oo Al-xaqiiqa kaga hadlay dagaalka Jibuuti kusoo qaaday Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 128

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 17 วันที่ผ่านมา +12

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @hodanali285
    @hodanali285 18 วันที่ผ่านมา +16

    Ibrahim Cadydiiid inaadero Cadow kuma helo

    • @BoqoreHirsi
      @BoqoreHirsi 18 วันที่ผ่านมา +5

      Aamiin Yaa Rabbi

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 17 วันที่ผ่านมา +5

    Insha Allaah Guul, Midnimo iyo Horumar ayaan illaahay uga rajaynaya Jamhuuriyadda Baraysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland.

  • @yurub5288
    @yurub5288 18 วันที่ผ่านมา +8

    Somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 18 วันที่ผ่านมา +16

    Dawlada jabuti waligedba
    Cadawada jsl makala jarin

    • @user-lo4tm6vn5b
      @user-lo4tm6vn5b 18 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 18 วันที่ผ่านมา +6

    Ibrahim Calykdid geesi caqlibadan Allah ha ku xaafido my dear cousin
    اللهم انصر بلادنا وبلاد المسلمين وعليك أعدائنا واعداء دين يا رب العالمين
    اللهم امين يارب العالمين

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 18 วันที่ผ่านมา +22

    It's always great to hear from Ibrahim Caydiid and his fantastic team. We appreciate your time & analytical minds.

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 18 วันที่ผ่านมา +3

      That guy is a national treasure allahuma barik

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q 18 วันที่ผ่านมา +6

    Geesi guuul masha allah guuuuul soomaliland guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 18 วันที่ผ่านมา +9

    Alle haku xafiddo fidaareynka aammiin thanks mr ibrhm Cydiid Real somalilander 100% thanks

  • @user-kj8pz5fn4f
    @user-kj8pz5fn4f 17 วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤ Masha Allah Ibrahim ❤caydiid❤ ilaahey ha noo kaa ❤daayo❤ hill qaran❤ Ameeeeeeeeen ❤❤❤❤❤❤❤

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 18 วันที่ผ่านมา +6

    Maasha Allah Mujaahid Ibrahim Caydiid noolow wll Illaahay sida uu inoo balanqaaday in xaqiiqadu mar uun soo baxdo si kasta oo loo qariyo

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 17 วันที่ผ่านมา +5

    Guul iyo gobanimo Somaliland 🎉🎉🎉🎉

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 18 วันที่ผ่านมา +9

    Djibouti has been an adversary towards Somaliland since the beginning. During Somaliland's struggle and the genocide of Isaaq, Djibouti turned a blind eye and never assisted. It is time Somaliland treats Djibouti as enemies of the state. We should close all business and diplomatic relationship with Djibouti. Ismail Guled has made a new enemy. Guul Somaliland!

    • @makaahildheere
      @makaahildheere 17 วันที่ผ่านมา

      After the independence, the afar tribe were marginalised, treated as sub humans by the Ciise who consolidated their grip on power with the help of isaaq especially Us" habar awal, I also l believe the Ciise tribe financed and supported siyad bare military coup in 1969 thus installing him as a puppet to control Somalia detrimental of Berbera, and turn to local fishing port and it's somaliland turn to return the favour and install the righful inhabitants of Djibouti AFARS, and live in prosperity alongside Ethiopia and AfarLand, the Isaaq suffered a lot for the last 64 years and cos of the tragically importance of our Coastline and its time to stop to Ciise expansion in the region. Somaliland is a Power in East Africa

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 18 วันที่ผ่านมา +10

    Ibrahim Caydiid Allah haku xafido inader

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 18 วันที่ผ่านมา +7

    Thanks for both brothers

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 18 วันที่ผ่านมา +7

    Ibrahim caydiid Gulayso ❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 18 วันที่ผ่านมา +7

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤

  • @Xasmas
    @Xasmas 18 วันที่ผ่านมา +7

    Guul Gobanimo Somaliland ❤

  • @khadaarosanka3471
    @khadaarosanka3471 18 วันที่ผ่านมา +7

    Masha allh geesi qaaran

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 18 วันที่ผ่านมา +8

    Laxawla wala quta illabillah ilahay ha jebiyo cadowga somaliland

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 17 วันที่ผ่านมา +3

    Guul iyo gobanimo somaliland allaw dhawr allahuma ameen ❤❤❤❤❤❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 17 วันที่ผ่านมา +3

    MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH..

  • @user-cd9pb3dq7f
    @user-cd9pb3dq7f 18 วันที่ผ่านมา +4

    Dulmigu baniaadanka wuu indhatiraa oo dhago tiraa Jabouti waxa indho-tirrey dulmigii ay ka gashay reer Somaliland horreyso iyo dambaysaba, iyagaana isu dhamaynaya oo iska xidhaya macaamilkii itoobiya!!!!!

  • @nimaali1932
    @nimaali1932 17 วันที่ผ่านมา +2

    Hey S/land is hero you are that one hero too my dear Ibrahin

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f 17 วันที่ผ่านมา +2

    arsaaqada ilahay baa haya xaasid ma aflaxo guul somaliland

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 18 วันที่ผ่านมา +4

    Mj aadalaguuguyimaad
    Xaqiiqada

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 18 วันที่ผ่านมา +7

    Allahayow xasidnimo iyo dhibatada ay nagu hayaan ,naga qabo somaliland guul iyo gobonimo

  • @aminselmi8378
    @aminselmi8378 17 วันที่ผ่านมา

    ILl iyo Cawriba la’aaw my dear Ibraahim Aydiid.
    It is nice to hear your truthfulness ,informativeness and political guidance towards our dreams .
    May Allah protect you and your family my dear brother Ibrahim.
    May Allah protect our great and heroic president Mr Bixi and his political colleagues.
    May Allah safeguard our communities and guide them to the right path.
    May we as Somalilanders achieve our dreams as an independent,prosperous and internationally recognised Somaliland.
    May Allah destroy all those who hate to see our existence and happiness as an independent Somaliland.
    Ameen Ameen Ameen
    Insha’allaha

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 17 วันที่ผ่านมา +1

    SubxanaAllah ardaqada Allah aya haya wa maxay imaan la’antu

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 11 วันที่ผ่านมา +1

    Ma hungow do dacadi fadhiga halaga kaco faqashta isi soourursata ee gudaha iyo kadebedaba kadifaca dalka iyo dadka Allah ha xafido jamuriyada Somalilaan kanaxow naftawaa guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 18 วันที่ผ่านมา +2

    ISHIISA LAGA ARKAA USHIISA LAGU TUMAA ISAAQ ISAGAA HALKAA IS DHIGAY

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 17 วันที่ผ่านมา +1

    Dad waxa ugu liita Nin ka dhegeysanaya Nin kale guraygu ha dhisnaade gurigaaga dab ku qabo Runti wa arin Aakhir Zaman .
    Lakin dhaqanka Xaasidka iyo Keligii noolada ma guulaysto Insha'Allah Somaliland ayaa Guulaysan doonta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedowjama8447
    @mohamedowjama8447 17 วันที่ผ่านมา +1

    ASC INADER IBRAHIN CAYDID GUULEDOW ILAHAY HA NOO KAA XAFIDO RUNTAAN KUGU JECLADAY IYO WADAN JACALKAAGA WAAYO DADNTA GUUD BAAD TAADA KA HOREYSIISAY WAANA MID NAADIRA (good job indeed)

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 17 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XasanXuseen-ue1vs
    @XasanXuseen-ue1vs 17 วันที่ผ่านมา

    Asc ibrahim ala hakaa jasai siiyo sidad ugu foogantahay badbaadada s/land shabiga iyo dawladana caqliga ha usoo celiyo

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 17 วันที่ผ่านมา

    Mashalla
    We will

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 17 วันที่ผ่านมา

    Ilahay ha u gargaro soomaliland cadawgedana ha jabiyo aaaaaamiiiiiin

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 18 วันที่ผ่านมา +2

    Imaankuy beelay cumar geele Allah kusoo qabay

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 17 วันที่ผ่านมา +1

    Cadawga somaliland siday rabaan noqan mayso insha allaaah

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 17 วันที่ผ่านมา +1

    ETHIOPIA LAFTIGEEDA WAA LALA EOCODSIITAA IN AY JABUUTI HORTAAGAN TAHAY OO AY ABAABUL.WADO KA SOO HORJEEDA HESHIISKA SI ETHIOPIA CADAADIS U SAARTO ETHIOPIA

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 18 วันที่ผ่านมา +2

    Sax waa iin dadka la bararujiya ilahay isaga aya xaqa iyo badilka kala sara Ina guelleh batalna wa dhamadkisi waxa so socota ismaci mee sld weydi 😂.

  • @ihsaanahmed4430
    @ihsaanahmed4430 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ guuul usheeg

  • @abdicumar7625
    @abdicumar7625 17 วันที่ผ่านมา

    Alle haku xafiddo

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 17 วันที่ผ่านมา

    XAQAAGU HADAAD DOONAN WAYDO ISAGAA KU SOO DOONTA 😢
    INAGOON OGAYN ISAGAA INA SOO DOONTAY GUYS GET READY TO DEFEND TO OUR SELVES 💪🏾💪🏾

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 18 วันที่ผ่านมา +1

    DOWLADU WAA BILAA FICIL

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 17 วันที่ผ่านมา +1

    SHIR LAGA SOO ABAABULAY AYAA KA DHICI DOONA BOORAME MARKAA MAXAY DOWLADU KA JIRTAA????

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 17 วันที่ผ่านมา

    True

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 18 วันที่ผ่านมา +2

    Dalka sidan cadawgiisu u batty cirro taladiisa ma qaban karo

  • @shiinewaal516
    @shiinewaal516 17 วันที่ผ่านมา

    Good Djibouti

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 17 วันที่ผ่านมา

    And win

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @suleimanmohamoud5852
    @suleimanmohamoud5852 17 วันที่ผ่านมา

    Down with Ismail with Omar Gelle.

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Masha Allah Ibraahim Cayiid insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 guuuuuul Somailland guuuuuul 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 17 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah wax kast oo Somali ku dhacay Djabouti ayaa u sabab ah 40 sano 🥹😰😰😰

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 17 วันที่ผ่านมา

    God bless Somaliland

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 17 วันที่ผ่านมา

    Ibraahin caydiid haa noolada alle haa jaabiyo caadaw giisa waa geesiye

  • @ahmedmaxamed8093
    @ahmedmaxamed8093 17 วันที่ผ่านมา

    Guul

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 18 วันที่ผ่านมา +1

    WAA IN AYNU FAHANAA JABUUTI MA RABTO JIRITAANKA HORUMARKA SOMALIAND

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 17 วันที่ผ่านมา

    Mujaahid Ibraahim Caydiid muwaadin dhab ah oo dalkiisa Somaliland jecel alle ha ku xafido. Somaliland hanoolaato guul iyo gobonimo insha allah

  • @faarahhaaruun8285
    @faarahhaaruun8285 17 วันที่ผ่านมา

    Ibraahim aad baad u mahadsan tahay.sidaasay ahayd,wixii ka dhiman marbaan kula soo xidhiidhi mugdi kasaaristeeda .haddii Alle yidhaa.

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 17 วันที่ผ่านมา +1

    Djibouti waa cadawga 1aad ee somaliland

  • @cumarxussen2114
    @cumarxussen2114 18 วันที่ผ่านมา +1

    Saymo adag ayay maraysaa, halloo kaco Difaaca dalka.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 18 วันที่ผ่านมา +1

    Goor dhaweyd baa asxaabtay ku lahaa Heshiiskii xamar adisababa xusuusta ee jabouti Xasan guuled 1987th

  • @2am997
    @2am997 15 วันที่ผ่านมา

    Ibrahim Caydiid waa in wakhti laga siiyaa Idaacada Radio Hargeisa, qof kasta oo reer Somaliland ah ayaa u baahan wacyi gelintan.

  • @abdicumar7625
    @abdicumar7625 17 วันที่ผ่านมา

    Geesi

  • @user-us9to9yh2j
    @user-us9to9yh2j 17 วันที่ผ่านมา

    hablaha guryaha ka shaqeeya inta lararafo aya waliba faraxumena logudarijirey wakhtiga shekadu waxay ahad reer shiikhisaxaq iyo Somali ween oo lomakalahadhin reerkas absolutely soo sad

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 18 วันที่ผ่านมา

    Maantana u baahan in ummadeena sidaa loogu wacyigaliyo waxaan ku leeyahay Mujaahid Ibrahim Caydiid noolow Guuleyso Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 17 วันที่ผ่านมา

    Dawlada jabuuti waa cadaw so jireen ah

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤I

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 17 วันที่ผ่านมา

    Waxaa magaalada djabouti laga soo faraya dhallinyaro badan oo ka cararay dagaalada ka dhacay dlkan waxa lagu soo celiaya xadka dhamman waa lalaya.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mee wasiirkii war faafinta?????? Waa in uu saxaafada isugu yeeraa? Oo dadka la wacyi geliyaa saxaafadana shaqo laga qabtaa kuwa u adeegaya shisheeyaha😮

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 18 วันที่ผ่านมา

    MAYA DHIBAATO UMAYNAAN GAYSAN JABUUTI

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 17 วันที่ผ่านมา

    Anoo waxaan qabaan in isaaq horta heshiiyo kuna heshiiyo difaaca qaranimda

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 17 วันที่ผ่านมา

    Taariikhdu iyadaa dib isku qorta!

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 17 วันที่ผ่านมา

    Labadii qolo ee Jabuuti u afduubnaa; Itoobiya iyo Somaliland heshiiye ee bal aan eegno inay dabinnada Jabuuti doorkan ka guulaystaan. Somalia iyadu talo ma leh waqtigii Barre ilaa imika waa dhangad ay jabuuti ku garaacdo Somaliland, iyagana naf uma hayso ee way isticmaalaysaa uun.

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 2 วันที่ผ่านมา

    Geesi geesi dhalaye noolow

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 18 วันที่ผ่านมา

    Walina wll in waxbadan oo kale dahsoon yihiin oo sidani oo kale qaar hore iyo qaar imikaba socda ha noqdeen

  • @NimoMohamedhassan
    @NimoMohamedhassan 18 วันที่ผ่านมา

    Ibraahin ilaahay kaa hay cadawga

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 17 วันที่ผ่านมา

    Djibouti ma oga inay firdhiye iyo xasan sheekhba ay Al shabaab yihiin ciidanka farmaajo ee eretariya ku so wadaan Djibouti ee yaa u sheega oo ugu dhaarta.

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 16 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐖𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐮𝐮 𝐧𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐚𝐬𝐮 𝐪𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 17 วันที่ผ่านมา

    Reerka jabuuti kufsaday wawtogoodii waaaa dhamaaaday Canfar ayaaaa dalkoodiii jabuuti lagu wareejinayaaa dhawaan filo guulo waaweyn.

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 15 วันที่ผ่านมา

    Reerkan baroortoodu maa dhamaato miya yaaaahuuuu. Waa naa laayay waa nala xumeeyay waa nala kufsaday aqoonsi laguma heelo xoola tihinee

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 17 วันที่ผ่านมา

    Saxaafada sahan tv iyo hctv ayaa ino hadhay waxa kale waa khaayimiin

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 17 วันที่ผ่านมา

    Waxa ku dhacay madaxada reer jabouti iiaman la,aan dhulka waxa yaala uu ka badanyahaybaddamaha laakiin dadka madaxada reer jabouti ma aqavalayaan.

  • @MyMotherland999
    @MyMotherland999 18 วันที่ผ่านมา

    Difaac qaranbaa danguud u mudan.

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 17 วันที่ผ่านมา

    Waarunta dadka beesha Isaaq kasojeda waxa lodhibijiray ciidankii lowyocado jogay oo lanjiray 😢😢

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 18 วันที่ผ่านมา

    djoubti nabad bay ku noolayd, nabadda ay Somaliland abuurto awgeed. Lakin, laga bilaabo bishan. waa in aynu jabuuti ula dhaqnaa sidii cadawga dawlada! Ismail Guled waa inuusan waligiis nabad ku seexan. GUUL SOMALILAND! GUUL CIDANKA QARANKA!

  • @abdirahimaden
    @abdirahimaden 17 วันที่ผ่านมา

    Guusha s.l baa leh,ismaciil cumar geele illahay wuxu bixiyo ayuu ka dagaalamaya oo ah arin illahay aanu oggolayn, somaalinimadii djabouti ciddi u horeysa ee diiday weeye,Marka muj.ibràahimow ha u baqanin s.laan,heeshiska etobiya waa guusha s.laan.

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 17 วันที่ผ่านมา

    Maantana waxa kutagaya oomeesha carari doona ismacil cumar gele sidi siyad bare

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 17 วันที่ผ่านมา

    Xagii danbe ka xumaatay

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 17 วันที่ผ่านมา

    Siyaasiyiintii SL iyo dadkeedii maalqabeenka ahaa iyo saxaafadiiba waxa gacanta ku dhigay ismaciil calool baasaboorbuuna ku gumaystaa uu siiyey cid hadli karta oo Ka hor iman kartaana Ma jirto

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 17 วันที่ผ่านมา

    Farmaajoba waxii Djibouti kula colowdey waxuu ahaa heshiiskii Ethiopia ee afarta dekadood, Djibouti qofkii dekad heshiis iyo Ethiopia ka hadla dagaal ayey la galeyaan

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 17 วันที่ผ่านมา

    Xasan shaikh na cumar geele ayaa borogaraamiyay oo buxiyay

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 17 วันที่ผ่านมา

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @EmanAhmed-fk4cy
    @EmanAhmed-fk4cy 18 วันที่ผ่านมา

    💚🤍❤️

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 17 วันที่ผ่านมา

    🐟🐋🐳🦈🇸🇴💪🏽😅

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 17 วันที่ผ่านมา

    Jabouti wa cadawga kuwad ee halala galo dagaal

  • @OmaryIbrahimu-kz5ok
    @OmaryIbrahimu-kz5ok 17 วันที่ผ่านมา

    Ibrahim gujisoow gayiga ilaali

  • @abdicumar7625
    @abdicumar7625 17 วันที่ผ่านมา

    😅mahadsanid

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 18 วันที่ผ่านมา

    Su,aashu waxay tahay meel aan dowlada iyo shacabku aan midna u soo jeedin dagaalka iyo colaada intaa le'eg waxa heshiisyada iyo cadaawada loogu furayo isaaq maanta uma eka inay colaada debeda ka sheekeeyaane waxaa u eg inay gudohooda waxa ka dhacay ka wada hadlaan oo is badbaadiyaan intay ethiopia badd inay hesho ka fekerayaan