Deg deg Siro La Fashiliyay Iyo Mucaaradka Somaliland Iyo Ethiopia Oo War Ka Soo Sartay Shirkii Igad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 241

  • @hargeysanews9066
    @hargeysanews9066  9 หลายเดือนก่อน +14

    Dood Iyo Falanqeyn Layaab Leh Fogeeya Oo Share Iyo Like Badan Saara Mahadsanid

    • @yasminahmed6195
      @yasminahmed6195 9 หลายเดือนก่อน

      Fahaad waa siyasi ee cuuqdad maa qabo adiiga cuuqdad garxajiisba ku haaysa guula lahuma gadho quudad walalka haku daalin reerxamar magadhiide

  • @jmo4410
    @jmo4410 9 หลายเดือนก่อน +11

    The agreement between Ethiopia & Somaliland has exposed the enemies within our country, but, their days are numbered, and can not harm the Somaliland.. viva Somaliland

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 9 หลายเดือนก่อน +7

    Guul Somaliland and Ethiopia ✊🏽✊🏽

    • @khadramohamoud4422
      @khadramohamoud4422 9 หลายเดือนก่อน

      Itobiya dhulboob weeyaan dhulka ciisena lama siinayo

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 9 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah
    Guuuul Somaliland and Ethiopia 🇪🇹 💖 ❤️

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 9 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia danteedeey wadataa iyadoo Bad idin weeydiisan ayee idin aqoonsankartee ceeyriinka yee idinku cunin ee ha soo dhaweeysanina annagaa walaalihiina ee noo soo noqda

    • @abdifataahdeyibseid3269
      @abdifataahdeyibseid3269 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@barnialisalah5647 waxa caruurta yar yar uga sheeke

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ninkaas ayaa runta sheegay siro badan ayay ka hayaan raganimana illaahay umuu dhalin dhiigna maleh

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ciro waa neef. Waa sac ciyaya macaac macaac

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 9 หลายเดือนก่อน +7

    nin laga ridan karo kan wax u dhiibtaa kaliita colaadani rag badan bay ina bartay ceeb ceeb

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน +4

    CIRO ISAGAA KA XUN FAQASHTA BLACK MAIL BADAN AYAA CIRO LAGA HAYAA

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 9 หลายเดือนก่อน +5

    Cirro waa siyaasigii xamar inoo soo dirtay.sidaa u garta.

  • @YuusufcarrCeelabe
    @YuusufcarrCeelabe 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sland guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 9 หลายเดือนก่อน +3

    Guuuuul somaliland ha guulaysato waxay la aamuseen daarood iyaga ama hawiye ayay adeegsanayan iyagu se darod cadho iyo ciil ayay isla cunayaan

  • @zamzammohamed9313
    @zamzammohamed9313 9 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah guulaysta dadkaygii.❤❤❤❤❤

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 9 หลายเดือนก่อน +4

    Illaahayoow Umaddeyda Illaahayoow Xaqa Ku Toosi Reer Somaliland na Illaahayoow Cadowgeedana Illaahayoow Jabi Somaliland Dhabaddii intii Inaga Dhinneyd Ee Saxda Ahaa Ayey Maanta Qaadey Waaney Guuleysaneynaa Isha Allaahu Aamin Aamin Aamin

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 9 หลายเดือนก่อน +4

    WADANI CIIDNA COD SEEN MEEYSO AMA HAA WASHO AMAA MARYAHA TUURA NO VOTE WADANI

    • @aml3782
      @aml3782 9 หลายเดือนก่อน

      Codka madaa kamasuulah oromo raacyahay

    • @khadraomer6956
      @khadraomer6956 9 หลายเดือนก่อน

      @@aml3782 oo yaad codka ka doonaysaa ma xasan sheikh iyo xulafadiisa mise rer somaliland war runtii la arag aabe muuse💪💪💪💚🤍❤️

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤💚⭐️✅😀alle hakubarkeyo ishaalaha

  • @Heromanwy8my
    @Heromanwy8my 9 หลายเดือนก่อน

    Go forward you are real citizens of somalilanders my Allah keeps you all

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hurumaka jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪

  • @yaasiinabdi5212
    @yaasiinabdi5212 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah guul soomaaliland iyo Itoobiya cadawga soomaaliland Alle ha jabiyo soomaaliland guul iyo gobanimo masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪

  • @drs.yusrabile6023
    @drs.yusrabile6023 9 หลายเดือนก่อน

    Somaliland guul iyo gobonimo geeshayagow guuleysta aamin yaaribi ❤

  • @XiisIbraahim-q3d
    @XiisIbraahim-q3d 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Somaliland guul guul gobanimo somaliland guuul gobanimo somaliland guuul gobanimo ❤❤❤❤❤

  • @faisalfarah6551
    @faisalfarah6551 9 หลายเดือนก่อน +2

    Yeah yeah my friend

  • @kaysehassan6854
    @kaysehassan6854 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhuuni qaatayaal ilaahay ummadda wuu idinka qaban insha allaah

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 9 หลายเดือนก่อน +4

    To be honest on this matter of time Somaliland need a strong leader and we don’t have that except muuse biixi so we should keep him till we reach our goals viva Somaliland ✊🏽✊🏽♥️

    • @yasinkibonye8098
      @yasinkibonye8098 9 หลายเดือนก่อน +2

      That is very true and i agree with you. Musa is needed for the next 5 years to stabilize SL then when things get order then we can give chance to Harhajis, as of now if any one comes to power will undo all the progress done muse especially recognition, no any other person can fit muse shoes as strong leader.

    • @malyunismail7313
      @malyunismail7313 9 หลายเดือนก่อน

      absolutely you’re right we been waiting this for so long and we finally close to getting there,✊🏽🥰

    • @SiciidMaxamed-eq7hu
      @SiciidMaxamed-eq7hu 8 หลายเดือนก่อน

      ❤😂😢🎉😅😮😮😅😅😊😊

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ruun badna 😮😮😮 love you somalilander kaa xaladha xassan coofle muse baa maalnale kuu shidey Iyo xamse marxum dhafoore weeyne 😂😂🇮🇷💪🏼🇧🇴🇮🇷💪🏼🇧🇴🇮🇷💪🏼🇧🇴🇮🇷💪🏼🇧🇴🇮🇷💪🏼🇧🇴🇮🇷💪🏼🇧🇴🇮🇷

  • @AhmedFaarax-x9t
    @AhmedFaarax-x9t 9 หลายเดือนก่อน +3

    ina xaashi iyo ciro iyo qaarkale oo barlanka ah waxabuba xamar ayaa laga isticmala

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 9 หลายเดือนก่อน +6

    NO VOTE for CIRO and the others followers. Somaliland people sees what is going on and will not tolerate. Ciro went to the Cimra with the enemies, so if that is not an indication that he isn't with us, i don't what is.

    • @ibrahimismail1113
      @ibrahimismail1113 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ciro you will reap what you saw. You will harvest whah you saw. Somalilanders are aware of your moves.

    • @Positive-Energy-Vibes
      @Positive-Energy-Vibes 9 หลายเดือนก่อน +1

      Cirro is the ENEMY of STATE
      TOP FAQASH 🖕TOP FAQASH

    • @yasinkibonye8098
      @yasinkibonye8098 8 หลายเดือนก่อน

      Yes bro No vote for ciro he will take back SL back to Mogadishu. We must ensure muse come back otherwise we are back to square zero.

  • @ziyaadaxmad4398
    @ziyaadaxmad4398 9 หลายเดือนก่อน

    mansha Allah Guuul iyo gobanimo Somaliland watasi xaqiqbo

  • @Noobify101
    @Noobify101 9 หลายเดือนก่อน +3

    Xisbiga wadani waxa laga hayaa waynaa

  • @xaqaqyoutub
    @xaqaqyoutub 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allaah guuulyo soomalilnd

  • @CabdikariinGardaf
    @CabdikariinGardaf 9 หลายเดือนก่อน +3

    Guruunjaw kuwaa mucaaradka ah ee aan difaacaynin Dagaalka Somaliland lagu soo qaaday waxaan u malaynayaa in Siro badan oo khatar ah laga duubay la B M gareeyay

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 9 หลายเดือนก่อน

    Aslcaleykum maansha alaah Maansha alaah Maansha alaah Maansha alaah alxamdu lilaa guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta Mudane Mdxw Muuse biixi cabdi xildiid guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 9 หลายเดือนก่อน

    Ethiopian plan will backfire and unite somalia. Allah save somalia.

  • @FoosiyaCadaani
    @FoosiyaCadaani 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliland. guuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 9 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland Guul iyo gobanimo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alijama3401
    @alijama3401 9 หลายเดือนก่อน +2

    CIRO WUU HURDAA EE WAANU SOO KICINAYNAA

  • @MaxamedMuuse-m2j
    @MaxamedMuuse-m2j 9 หลายเดือนก่อน

    Masham allah halkan waxa ku kulmay duriyadi xalasha ahad

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 9 หลายเดือนก่อน +2

    Abdirahman ciro waa asaasaq walhii uma qalmo jagadaa uu hayo iyo musuuliyada xilkaasi uu leeyahay runtii ay agreet bro
    Waa sagagar dalkaaga wax uqabo ama iskaga tag somaliland midkle maxay dowladu u jarilaadahay xodhiidhka somalia maxaa ka qaldan dowlada somaliland ❤

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 9 หลายเดือนก่อน +2

    CADAWOOW HADEY KUDIBTEY U DHIMO GUUSHA SOMALILAND BAA LAHEYD OO LEH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gushing lasugayey wey timi kii kahadhaa wuu khasaaray Guul ku waar dalkegoow🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤dadkeygoow 😊😊😊❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน +2

    ILAAHEY WADANI UMA QORIN INUU SOMALILAND XUKUMO ILAAHEY WAXBA NOOGUMA DHIIBO BAL MAANTA BUUR HA FUULAAN LOOMA AAMINI KARO WADANKA SOMALILAND

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤guul somaalilnd guul🎉🎉🎉

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mr. Cirro is my cousin. However, i don't support anyone who is against the existence of Somaliland. I urge all the positive thinking Somalilanders to prepare themselves to fight for our Motherland Somaliland and let everyone forget about tribalism and Nepotism among ourselves.

    • @yasinkibonye8098
      @yasinkibonye8098 8 หลายเดือนก่อน

      Very true bro ciro is No vote otherwise he will sale SL to Mogadishu. SL need a strong leader like muse.

    • @yasinkibonye8098
      @yasinkibonye8098 8 หลายเดือนก่อน

      Very true bro ciro is No vote otherwise he will sale SL to Mogadishu. SL need a strong leader like muse.

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 9 หลายเดือนก่อน +4

    Sir wayn ba Laga haya Ciro maalin UU dalka difaaco Iska daayoo 18 may kama qayb galo ,dalkan inuu kursiga ugu sareeya fadhiiso Ayu donaya bal adba yaaab

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wadani waa Faqash! And the good thing is they never gonna win a election in Somaliand!
    Amba buur fuula amba Huwan uu fataala!!!
    Somalilanders are Awake!

  • @Opp_Man
    @Opp_Man 9 หลายเดือนก่อน

    Very good program thank you boss

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 9 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland Somalilanderoow raac dalkaaga hadiikale waxaad noqoneysaa qudhaanjo luntay israaca oo cirka farxadiina haleydinka maqlo soowada baxa Allaa kaasareysiiyey cadawgii wallaalkaa ahaa hadana nolol kaa hor joogey ee ba aaga hurdada uga sootoosa Waa Guul waa Guul Qaran ee kaca haleydin Arkel ❤❤❤❤❤❤❤lululululululuuuuuuu🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 9 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal wuu u dagaalamayaa qadiyadda Somaliland
    Layskuma jiro ayaandaradu waa xisbiga Wadani siyaasiyiinta ina Xaashi iyo intii dalka liqay, ictisaam, saxaafad, intaba cadawga somaliland baa maalgaliya. Waynuse ka guulaysan insha Allah
    Cabdillahi dahab iyo cabdillahi darawal uun baa ka soo baxay xisbiyadii

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha jaabiyo cadowga somaliland guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul iyo gobanimo kanaxow naftawa cadowga somaliland cagta hostisa in sha Allah guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul 💚 🤍 ❤ 🖤 Allah ha inga qabto cadowga somaliland iyo tugta u adegasa waxaba inga qade mayana hadhage afwena faqasha argagaxiso Dalemine munafiqe xasidena jealous people iyo QDW munafiqe xasidena waligeba ha iska hadlan cadowga somaliland iyo tuga shilomo lagu so ziye ineya qaranka somaliland waxa Yerevan waxab ingama qadeyan guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul ciro dhukura iyo mahamude xashi xirse gaba i isma dhaman dhamantoda wa isku mide cadowga somaliland cagta hostisa in sha

  • @mukhtaarmaxamed2679
    @mukhtaarmaxamed2679 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run midhkasi

  • @AxmadXasan-w2p
    @AxmadXasan-w2p 9 หลายเดือนก่อน +2

    Emartku wuu ku balan qaaday in uu jabuuti Allbabada isugu laabo. In Ethiopia 100% Berbera kalla soo degto Arintaasi ogolaanshaheedu waa kii ay Emartku uga caawiyeen Abiye ahmed. Lkn Ethiopiana Saldhig Badeed la siiyo. Heshiiskina waa fulay. Look igad.

  • @iali8540
    @iali8540 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cirro iyo inta taageersane waxay u adeegayaan danaha cadowga..

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wadanka idinkaa la idika bad badinayaa oo no wado Ethiopia mucaradka waa wadaniyaal

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 9 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan Duruje wuxuu kudhawaaqay natiijadii doorashada hordheceedii, oo Run ah

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 8 หลายเดือนก่อน

    Sland cadow badan beyledahay gudo iyodibadaba❤❤❤

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers well come beside us somaliya waa cadowga somaliland

  • @ahmedhassan625
    @ahmedhassan625 9 หลายเดือนก่อน +1

    Guul you girls

    • @ahmedhassan625
      @ahmedhassan625 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hablo wanaagsan guul

  • @ibrahimiwarsame6950
    @ibrahimiwarsame6950 9 หลายเดือนก่อน

    Me too waxaa lashubayey irirsamaale aniga way i gali wayday mana aaminsani

  • @CabdikariinGardaf
    @CabdikariinGardaf 9 หลายเดือนก่อน

    C/raxmaan ciro waa kii lumay ee cidii danaynaysaa ha raadiyaan Buuraha Gacan libaax iyo buuraha goda

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 8 หลายเดือนก่อน

    Gull sland❤❤❤

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 8 หลายเดือนก่อน

    We have been waiting you
    Well done.

  • @Invincible-nw3xp
    @Invincible-nw3xp 9 หลายเดือนก่อน

    He is right

  • @HappyForestBridge-yy2kd
    @HappyForestBridge-yy2kd 9 หลายเดือนก่อน +1

    Guuul

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py 9 หลายเดือนก่อน +3

    Dir somaliland heeso suere ❤

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 9 หลายเดือนก่อน

    Siir baay kahaayn mucaaridka Somalilland,mahadli karayaan ninka Feysal Cali Wareba aaya Niin waddaniah

  • @KhalidMohamed-y3f
    @KhalidMohamed-y3f 9 หลายเดือนก่อน

    Garxajisnimo 🦁🚬

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 9 หลายเดือนก่อน

    Faysal bes❤❤❤❤❤

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 8 หลายเดือนก่อน

    That is the main point of the message do it again and again.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 8 หลายเดือนก่อน

    YES CIRO WAX WALABA WUU SAMEEYAY IDINKUNA WAD KA DARNAYDEN OO WATAAD ASKARTA XABDA LA DHACADAY SHAACABKI BUURTANA TAASA KEENAY INAKASTO KHALAD AHAYD URUURDII SOO CELIYA HADII KALE KULIGIN WADANI IYO KULMIYE FARTA DHEXDA KA QAANIINAYSAN FAYSAL BAANA QADNAYA WALIDIINA WANU NACANAY

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py 9 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaliland

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 9 หลายเดือนก่อน +1

    Inantaasi run bay sheegtay waa dad aan beenta ka korin oo iska qaata laakiin dadku ma qaldanee siyaasigooda ayaan korinin oo markasa ku beera nugayl waanse dadaalaynaa waynaynu soo celinaynaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 9 หลายเดือนก่อน

    GUUUUUL BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT GUUUUUUL CAALAMIYA

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 9 หลายเดือนก่อน

      Waan lasoconaa cadawga wayda

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 9 หลายเดือนก่อน

      Soomaliland guuuuuuul

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o 9 หลายเดือนก่อน

    This lady words 99: correct and sensible dint

  • @JamacfanaxJamacfanax-yv3ue
    @JamacfanaxJamacfanax-yv3ue 9 หลายเดือนก่อน

    Munaafaqadii waydhamaatay ee joojiya doqoniimada

  • @makahily5859
    @makahily5859 9 หลายเดือนก่อน

    That is true darood waxay kabaqayaan Ethopia. Hawiye inama diidana ee shaqaalihii Ismacil cumar. Daarood waa cadowga koowad ee afkii baa juiqda gabay

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 9 หลายเดือนก่อน +1

    Haha haha waar Heegow maanta waa laydin bartay Heego majority waa Oromo ino sheegatay issaq waa oromoda gudaha Asala weeye
    Waa la Bartay Dib laysgu gaban maayo 😅😅

  • @maxamedmuuse2026
    @maxamedmuuse2026 9 หลายเดือนก่อน

    Arinkaasi waa mid fiirsi mudan in ladaraaseeyo sababaha mucaaridku iga aamusay hadalada miqdisho kasocda.

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 9 หลายเดือนก่อน

    Darood is not going to talk about Ethiopia .don’t think that they are caring about somaliland

  • @kaysehassan6854
    @kaysehassan6854 9 หลายเดือนก่อน

    Qudhmiye ama kulmiye waa khasaare waxay marayaan meel ilaahay ka shifay

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 3 หลายเดือนก่อน

      Kulmiye wareeriso ayay kugu ridayaan hadaad iswaashana maroorisaa kuu taal

  • @CabdikariinGardaf
    @CabdikariinGardaf 9 หลายเดือนก่อน

    Ciro kursiga madaxwayne nimada so.aliland quus buu ka joogaa ,waxaanu galay fashil siyaasadeed isaga,xirsi,iyo maxamuud xaashiba

  • @Sirad47
    @Sirad47 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gobanimo ma jirto waxay ogyahayihiin in aanay waxba ka qabankarayn.
    Hawiye waa dad lagu guurayo, qadaadawayn waxba ma fahmayaan, iyagaa lagu dhahayaa mudaharaada ,yaacyaaca ,Calanka taàktaaga.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 9 หลายเดือนก่อน

      Qalanjooy dhahayaada inaga daa iyagaa lagu odhanayaa dheh. Hadaanad kuwii ku koray ahayn oo taasi waa caadi laakiin qofaan waligii koonfur arag baa odhanaya, la dhahaa aan dhahay iwm

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 9 หลายเดือนก่อน

    dadku laba uun bay maanta ukala bixi ama mucaarad ama muxaafid nin doonaya qaran madaxbanaan oo dhisan oo adduunka ka dhex muuqda oo ubadka dhalanaya dhaxal u reebaya iyo nin isha falataysa oo halkanna leh ku qabso ku qadi mayside qabiilna daba gelinaya oo maxasta iyo waxmagaradka waalaya halkaa laynaga soo atagayayana rajo ka qabo inuu berri meel ka qabto oo jeebkiisa u doodaya horaa loo yidhi rag calooshii la ciyaar iyo ciil kama koraa u daran laakiin shacabka iyagay taladu ka go daa ee waa inay indhaha furaan oo qabiil intay iska daayaan ay eegaan kani muxuu qarankayga uqaban karana somaliland guul iyo gobonimo insha allah♥♥♥

  • @yasinkibonye8098
    @yasinkibonye8098 9 หลายเดือนก่อน

    Muse wax dama hada lamahayo, hadii muse kadego shekadu meshaas ayay kudhamatey.

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waar muuse ayaynu 4 sano kle ugu daraynaa ninka hadalana jeelka ayaynu galinaynaa hadii uu hadli waayo isaga ayay u taal walhii

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 9 หลายเดือนก่อน +2

    malaha kuwii loosoo tababaray kufsiga ee eriteria ayaa gacanta ku dhigay garanmayno

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o 9 หลายเดือนก่อน

    95% of somaliland people r new generation that is they r not proud like the old generation

  • @CabdikariinGardaf
    @CabdikariinGardaf 9 หลายเดือนก่อน +1

    Video yo siro ah ayaa laga hayaa ragaa oo ma hadlikaraan

  • @abdikhadardheeg3343
    @abdikhadardheeg3343 9 หลายเดือนก่อน

    Wll wxn joga magalada jigjiga kuwa reebadiyaha ayaa kushekaysanaya mucaaridka ayaan xoojineyna siay ukacan oodalku khalkhal ugalo

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 9 หลายเดือนก่อน

    Laakiin hadda maxaa keenay hadalkan Mucaaridka laga hadlo. Salaadba wakhtigeeda la tukadaa ma waxbaa soo kordhay aanan la socon.

  • @aliabdalla4509
    @aliabdalla4509 9 หลายเดือนก่อน

    Marka la'aqoosado Somaliland, Somalia waxay ku noqonaysaa maxmiyad UNta. Hawiye taas ayuu ka ooyeyaa, Daaroodna wuu ogalyahay.

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 8 หลายเดือนก่อน

    Internal division is the main reason.

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 9 หลายเดือนก่อน

    Wadani horta Codka ma wuxuu ka Rabaa Reer Somaliland mise Reer Somaliya.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 9 หลายเดือนก่อน

    Guruuje maalintii ninka ragga ahi ismuujin jiray buu is muujiyay Hanoolaado Guruuje biyihii Hargeisa lagu anqariyay ku banaane ha hanoolaado

  • @zamzammohamed9313
    @zamzammohamed9313 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 9 หลายเดือนก่อน

    Maanta sidaa u hadal laakiin maalin kale garan doontaan

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o 9 หลายเดือนก่อน

    Dolbahnti of lasanood r better than Hawe tribe and government of somalia Dolbahnti r not jalysis against somaliland

  • @kaysehassan6854
    @kaysehassan6854 9 หลายเดือนก่อน

    Ama qayli qasab ayaan kursiga kaaga dejin reer caraacas cidh iyo magac midna ma lihidin

  • @hashigelle7597
    @hashigelle7597 9 หลายเดือนก่อน

    Cireo madaxweynaha ku xigewnka Hasaan sh inuu noqdo buu rajaynayaa

  • @sunari8818
    @sunari8818 9 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waligiin ma heleysaan ictiraah ha isdaalinina

  • @rahmaomar5447
    @rahmaomar5447 9 หลายเดือนก่อน

    Wadani matuhunbaa kujira in ay cadawga lasafanyihiin faysal ayaa iskuwada dhaama oo kajaanis fiican

  • @Hussein-cz6zy
    @Hussein-cz6zy 9 หลายเดือนก่อน

    Because they have something on them they can't talk 😢