Mahadsanid walaal ilaahay ha inaga dhigo dhamaanteena kuwa ka wardoona ama ogaada akhristana buugan dunida la inoo soo racsiiyey inoo sheegaya sida dunidan loogu noo laan lahaa ama waxa dhaxyaalo isticmaali lahaa .
Walal dar ilaaahay baankuu jecelahay noloshaydana saamayn baad ku leedahay wanaaagaagana dadkaa ka markhaaatiya From mugadisho somalia 🙌 Walal xushmad kuu hayaa waan rajaynayaa inan is aragno
#markiiba, waan fahmay #tareenkas lama Garanayo cidladagasa💯 ma Garanayno goor aynu so fuulnay Mana garaneyno goor aynu ka degayno☝️ insha alla allow aanu Dhaman,tayo kala dagna camal saalixa waynu fahanay #dhaman,teen ayaan filaya tareenkas,🚉☝️🤲
Wllhi wanku tageeraa caqliga ala haku barakeeyo ee english English barnamijka ubadal kadib marlapaad zoo gali sii aan ugu soo dhawayno dad badan oo gaalo ah
Waxd u bayaanisay dadka aan nolsha aqon dhabta ah wxay thy nolshu iyo wx an u noolnahy iyo in ay thy nolshu safar safrkasna aad inta saranthy wx wlba kla kulmayso🤚 mahadsanid wll wx wx ku shega wx yar bad argta lkin wx wx ku siya wx bdn baad argta
Waa xaqiiq sarbeeban
Mahadsanid Adan wll
Anoon wali dhagaysan ayaan ogahay inay xikmad tahay ❤
M.a wll ilhy hka baalmariyo abaalkga maaha midaan gudikarno waad no indho furty qofkii chnelkn ku xdhan oo aan abaal kuuhyn majiro sharfi korkaaga ahto😢👏
Nio aadanow alle maskaxda hakuu barakeeyo
Waa xikmad ah made bay aadan khadar ali
Taariikhdu wy ku xusi doontaa zxp
Wu so turjumay Allah ha ka abaal mariyee
قال الله تعالي"اولم نعمركم ما يتذكر فيه من تذكر وجاءكم النذير فذوقو فما للظالمين من نصير" صدق الله العظيم
اللهم إنى اسألك حسن الخاتم🤲🤲😪
Aamiin
Masha alaah aqoonyahan somaliyed aadan khadar Cali
Mawle maanka ha Ku barakeeyo
Mudane Aadan Sahan Tusaale aad u dhamaystiran ayaad soo bandhigtee Kaliya Waxa inala da,ah inaan Wax ku qaadanob mahadsanid jaalle
#5:58 Alxamdulilah waan ogaa wax faahfaahin ah uma baahni
Sababta aan u fahmayna waa inaan Badanaa ufiirsado sida aadan Khadar uu wax usoo gudbiyo masha Allah
Wll adan manta codkaga musigi macanayn jiray lama socdo marka wlhi wax wayn aya ka dhiman barnamijka
Insha alh barnamijka xiga haka ilowin❣🙌
mashaa allah aadan sahan dhamaan tiin waan idiin salaamay. scw
*Qof walba maalinbuu Dhimanayaa, Ilaahay khaatimada khayr ha innooga dhigey*
Aadam sahan wllo wxaa thy walaal nolohsheena muhiim u ah waan kuu mahad celinaa mahadsanid👏
Abtio Waxn ahy new subscriber ad ban ula dhacy channel ka .
Saky ila io hdda 4pm ah wx kl m qabn wax bdn k faiday shukrn sxb❤👌
2years ayaan ku xidhnaa wll wax badan baan ka faa'iidnay
Waa wada taariikh iyo Cilmi
Mahadsanid walaal ilaahay ha inaga dhigo dhamaanteena kuwa ka wardoona ama ogaada akhristana buugan dunida la inoo soo racsiiyey inoo sheegaya sida dunidan loogu noo laan lahaa ama waxa dhaxyaalo isticmaali lahaa .
*Walaalo Aadan kutubtaa Carabiga ee aad akhrisato, Miyaad Soomaali innoogu turjuntid* Carabigu waa luuqad Weligeedba jirtey Faa'idadeeduna wey ka badantahay ta luuqadaha kale 100%.
Tusaale khayr leh waase cidi ku waana qadanaysa.
Thank you #Aadensahan
Alow xaqqa na garad sii mooganaan badan ayaa nagu jirta shukran AADAN Sahan
Mash Allah Masha allah wllhi waa.muuqaal xaaqiiqda daabanayo kuwo uu saamenayo waa kuwo caqliga usaa xiib ah cid waliba wadadee marto rabitaankeda ayeey ku qaatay
Walal dar ilaaahay baankuu jecelahay noloshaydana saamayn baad ku leedahay wanaaagaagana dadkaa ka markhaaatiya
From mugadisho somalia 🙌
Walal xushmad kuu hayaa waan rajaynayaa inan is aragno
Jazakallahu khyr
من يوتي الحكمة فقد وتي خيرا كيثرا 👏👏👏👏 adam ilhy ajar haku siiyo
Sahanka nin jiitay mnshallh ALLH yabaarak teacher
Masha Allah saaxiib
Asxaabta lake ii saara
👇👇
Masha Allah
Masha allh wall waxaathay shaqsi nolosha islamka muhiim u ah
Mansha allaha alle cimriga ha ku barkeeyo
Hadal Dhamaystiran
Alle Ha ku XafiDo Hana Ku Dhowro inzha Allah 🙏😘
Mansha allah alle garadka iyo caqliga ba ha ku siyaadiyo
الفكرة معقدة لكن مريحة لما تفهم
جزاك الله خيرا جزاء😍
Maansha allaah raxmaanku higsigaaga ha kuu rumeeyo wll
rabi haku sharfo sxp qli
waan kula socdaa run ahaan tiiina waxan kaa helay xog iyo maclumaad badan waxanan jeclan lahaa inaan kula kulmo waayo waxad ka mid thy dadka caqliga iyo cilmiga u sxp ka ah rabi haku sharfee
Bilawgi Ayan fahmay in ad kawado dunida sidan ku dhagesanaya malilkasta Ayan bartay cashiradada
Thanks bro
Kuwii like Ii saar DhiHi JireY maanTa Ma arkee 😂😂Farxadda Ciida Maa La TagTaY
Illaahey Hanaga qabto kuwaas waa nadhibeen
@@ayatollahcalisomali3832 😂😂😂😂✌🤲
#markiiba, waan fahmay #tareenkas lama Garanayo cidladagasa💯 ma Garanayno goor aynu so fuulnay Mana garaneyno goor aynu ka degayno☝️ insha alla allow aanu Dhaman,tayo kala dagna camal saalixa waynu fahanay #dhaman,teen ayaan filaya tareenkas,🚉☝️🤲
جزاك الله خير اخي
mnzha alH AaDaN KhaDer cali aqoonyahan somaliyet
Mnsha Allah allow naga yeel kuwii guuleyesta
Aadanow waxan ku doortay ina ka mid noqoto umada somaliyed ninka ubaadhi lahaay waxa jira, researcher man of somalia.
Masha allah like saar FADLAN and comment ❤❤❤❤❤❤💯💯
جزاك الله خيرا 🤩
Macalin Aadam illhay haku barekeyo waxa tahaY caqli kaape🥰🤲🏻☺️
Wcs warka wxn kusoo ganagabeeyay
Wadaad dhalinyaro ah oo xikmad ku wacdinaya
Aadan khadar cali❤❤❤❤❤
Mahadsanid walaal aadan wan ku taageeraa
جساك الله خير اخته ادم
Thanks wll adan........👏👏👏
Wallkay aadan aad ayan uga helaa mawduucyada soo jeedisid😘
Wax badan aan kaafaa iidnay run ahaantii jazaka Allah wll adan
ilahy ha ku barakeeyo wllkeyow
MSHA ALAH 😀😀😀✊✊
USTAAD
.
.
.......
.
.
Masha allah
Aqoon yahan aadan horayso sxp
Mahadsanid walaal جزاك الله خيرا
Asc,sahanka xogaha walahi,barnamijyo,qalbiga ku,dhaqajinaya ayad,nosogalisa channel ka aadban,kaga,mahad,celineyna 💯💯
Thanks pro 👍👍👍
Wlhy zxp waa sidaa alle intii Lunsan hasoo hadeeyo inta toosana alle janadiisa haku casuumo🤲
Masha Allah boowe جزاك الله خيرا يا أخي
M.a adanow Alle kuxifdiyo
Masha allah ilahey ajir haka siiyo
Mansha allah mufakar wll adan allah haku barakeeyo
Masha Allah Wll Wano Iyo Wax Sheeg Intan Ayaa Ugu Filn Qofkii Xaqiiqada Ubaahan Cid Is Indho Tiraysana Wa Yelkaded Ee alle Haku Barakeyo Maskaxdada Fiyobey Xikmadahas Diiniyan iyo Caqliyanba La Qateenka Ah Ay Kaso Fuleen Alle Haka Raali Ahado Wll #AADAM
Walal Adan horey usoco higsigaga Ilahey hakugarsiyo
walahi sxb aadan barnaamij yadaadu wax badan ayaan ka faaiday sxb
mashalah aqliga allaha ku daayo walale
aadan ALLE HAKU GARABAGALO.UMADA WACYIGEEDA SAAD UGA QEYBQAADANEYSO
Masha Allah Alle hakuxafido saxib
M.a runtii ma maqan wxn kuugu mhd celiyo 😱 keliya kuusoo duceyneyaa👍🤲wllky jzaa ka llaah kheyr
Keep going pro
Alle hanoo kaa xifido aaadan
Masha allah
Wcs Aadan sahan , waad nagala raagtay Muuqaladan .
Fiidiyowgii iigu saameenta badnaa wlhi si xigmadeeesan oo quruxdan ayaad waxnoo fahan siisay dambigaaga alle ha dhaafo
Ustaad aadam sahan 👑
jazakallH wll qliH❤
Alaha ku sharfo usataad
aadam sahan 👍❤Masha Allah
Aden sxb horey u soco
Mahadsanid wll Aadan shukran
Aden sahan allah ku daysto hana ina wada hanunshoo Cqli waa ku dhanyaay
Mzh Allah zxp aantagero buuxda uahy hore usoco zxp
Wllhi wanku tageeraa caqliga ala haku barakeeyo ee english English barnamijka ubadal kadib marlapaad zoo gali sii aan ugu soo dhawayno dad badan oo gaalo ah
Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo
Mahadsanid ustaad aadan
1:Waa nolosha tareenku
2waxa wax dilaya waa geerida
3:Kuwa wax u qabnyaya marka la suuxinyo waa dadka maydka asaya.
Marka lagala dago tarenka waad dhimy,waana geerida.
#Wasalamu #calaykum
الله يحفظك أخي
Jazakumul Allah qeer wlll
Adan sahan salaan gaara bro❤
M.a wll
Shukran.
Wacdi iya xikmad mashallah✔️🔰
Mansha allah wllo ilahay haka ajar siyo
1m subscribers ayaad istaahishaa walaal
Illahay aqliga hakuu daayo zxp wlhi dar alle ayaankuu jeclahay chanalkaaguna waakii ugu horeeyey een subscribe gareeyo illaa hadana waankugu xidhanahay macal tiktok kaala xidhanahay jigjiga ayaankaasoo salaamayaa aadan alle janada hanagukulan siiyo labadeenaba🤲
Mansha Allah hore uu soco
Wlaal adan sidee ku heli karnaa
Buuga kahadlaayo
(kalahaadkii muqdisho) pro muqaalkaan muqaalka xiga nooku soo jawaab
Adooo raali ah
Wax ads ah kuma xidhna miyaa mise anaan arag. Waa inuu Aadan ku xidhaa ads ileen wax qabadku qarash buu u baahan yahee. Jazaaka Allaahu khayran
Mahadsanid sxb lkn maalmahan wad yara caajistay
Waxd u bayaanisay dadka aan nolsha aqon dhabta ah wxay thy nolshu iyo wx an u noolnahy iyo in ay thy nolshu safar safrkasna aad inta saranthy wx wlba kla kulmayso🤚 mahadsanid wll wx wx ku shega wx yar bad argta lkin wx wx ku siya wx bdn baad argta
Mansha Allah wll
Asxby video yada qadhaadh iyo Antichristos taxanahas so fiirsada
waan dhamaystan ani
buuga antikrisosna sadex jeer ayaan dhameeyay
waad mahadsanty sxp
Imaan kaga iyo asxbtada Imaan hala ilaashado xumaanta halaga tago
Chanalkan muqal laso.dhigo aad dawan wu yaryahy thanks wll
Aad baa u mahadsantahay wll
Waxaan kaa codsanayaa inaad nala wadaagto sida ugu fudud ee vedio editing loo sameeyo inta u baahan like
Wllo youtube-ka lacag maa laga helaa
Mnsha allah mahadsanid
Mzha allh xikmad wax Ku ol ah jzkallh
M.a wan wada dhamestay muuqalkan
waxaan hubaa hadii uu muuqalkan AF English Ku bixi lahaa in gaalo badan ay muuqalkan Ku Soo islaami lahaayeen