Ku baro 40 Daqiiqo waxaad halsano ku baran lahayd !!! (Windows 10)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ค. 2024
  • #Muuqaalkani wuxuu kaa saacidaya inaad macliimaad dheeri ah ka hesho windows 10 kaasoo aad ku baran lahayd Mudo dheer iyadoo aad ku baraneysid Mudo daqiiqado ah waxaana kuusoo jeediyay Cabdiwali Maxamed Abubakar
    0:00 Daahfurka
    0:19 Horudhaca
    01:09 Start Menu
    04:05 Add Icon Your Desktop
    06:51 How To Change Desktop Wellpepar
    08:45 How to Change Profile Picture
    10:09 How to Create A Password Windows 10
    12:31 How To Uninstall Programs
    15:06 What is Windows setting And Control Pannal
    17:07 What Is File Explorer
    19:13 What Is Quick Access
    28:40 Task View
    30:03 Windows Specifications
    31:41 Send File Into Your Mobile
    37:34 Quick Search
    #Facebook_Page - / broproductionhd
    #Telegram Link :-t.me/broptofuction
    #Contact
    #WhatsApp - bit.ly/37gDlGN
    #WhatsApp - bit.ly/2rDqTlm
    th-cam.com/channels/dIf.html...

ความคิดเห็น • 110

  • @BROProductionTUT
    @BROProductionTUT  4 ปีที่แล้ว +30

    MAXAAD JECESHAHAY INAAN KUUSOO GUDBINO

    • @dalxamedia5769
      @dalxamedia5769 4 ปีที่แล้ว +1

      Macalin codsi waxad cashir nooga soo samaysaa sida nik collection ee photoshop loogu soo daro
      micnha colorka nik collection iyo sida loo isticmaala. Runtii wax badan ayaan kaa bartay allaha kaa ajar siiyo cilmiga aad nala wadaagaysid #MAHADSANID

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  4 ปีที่แล้ว +1

      @@dalxamedia5769 insha allaah walaal

    • @alaahirisky9008
      @alaahirisky9008 4 ปีที่แล้ว +1

      Zxp wxd inoo soo gubdisaa sidaad laptop fiican lagu doorto

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  4 ปีที่แล้ว

      @@alaahirisky9008 insha allaah walaal

    • @abdirahmaanziidii3275
      @abdirahmaanziidii3275 4 ปีที่แล้ว

      Sidee windows 10 ku helaa wuu iga dhacy asiga oo Free ah maheelaa Teeda kle mala suubin karaa Batteryga Laptop ka oo Down noqday

  • @ayanwadani5909
    @ayanwadani5909 2 ปีที่แล้ว +17

    Walaahay bilaahy aadbaad ii caawisay Allah hakaa farxiyo suu aalo badan aan ka badqan jiray in aan macalinka waydiiyo i fahan siisay Allah fahanka hakuu furo walaal waad iga farxisay thanks 10000 jeel thanks

  • @alisacuudi983
    @alisacuudi983 ปีที่แล้ว +1

    ManshAllah teacher wx badan Kaa faaiiday

  • @HooyoQaali-lg2ot
    @HooyoQaali-lg2ot 10 หลายเดือนก่อน +2

    dadkaan uu baraha bulshada ubaahanyehe 😊

  • @caawiye2468
    @caawiye2468 ปีที่แล้ว +1

    nin ayaa laga sheegay "Hal miyaan ku dhahaa mise hal ayaan ku siiyaa"
    macalin hal ayaan ku leeyahay meel walba oo aan tago waan kuu mahadcelin donaa sidaad iiga baahitirtay labtoobka iyo window10

  • @maxamadeycalimaxamadeycali9978
    @maxamadeycalimaxamadeycali9978 3 ปีที่แล้ว

    Thanks broh waxyaabo badan iga maqnaa ayaad igu soo kordhisey thanks broh

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  3 ปีที่แล้ว

      Insha'allaah Walaal Channalka la wadaag Asxaabta kale

  • @dahirabdi2758
    @dahirabdi2758 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah ustad Alla SW haku siyaadyo maskxda cimrigaga,cilmigaga

  • @saxansaxoproduction1396
    @saxansaxoproduction1396 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Ustaad Qof Aan Ku Faano Hambalyo Ustaad

  • @adennastehoilsan8912
    @adennastehoilsan8912 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah thanks huno qali

  • @maalinproduction2979
    @maalinproduction2979 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah bro

  • @ToosaneTechnical
    @ToosaneTechnical 4 ปีที่แล้ว +1

    Allh ku xifdiyo ustaaad

  • @abdinuurmohamed8904
    @abdinuurmohamed8904 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustad

  • @ahmedabukarmohamed8587
    @ahmedabukarmohamed8587 ปีที่แล้ว

    Alaah cilmigaaga kuubarakeeyo runtii wax badan ayaan kaa faa'iday

  • @queennaima1645
    @queennaima1645 2 ปีที่แล้ว

    Thanks alot bro

  • @mk_lover5739
    @mk_lover5739 4 ปีที่แล้ว

    Hooray uzoxo

  • @xasan4892
    @xasan4892 ปีที่แล้ว +1

    Macalin mahadsanid

  • @somaliok1035
    @somaliok1035 3 ปีที่แล้ว

    Keep going sxb

  • @saadoalihussein6757
    @saadoalihussein6757 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo wax badan baan kaa bartay caawa casharka koobaad oo kaliya

  • @fatimasaid6276
    @fatimasaid6276 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh faaido badn bn ka fahmey

  • @zakariyeyuusuf1887
    @zakariyeyuusuf1887 2 ปีที่แล้ว

    Waw! Sxb thnks

  • @ayuubalhusarichannaloffici8666
    @ayuubalhusarichannaloffici8666 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allh

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wllo

  • @eng.shucayb6039
    @eng.shucayb6039 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @dualeabdiwarsame9911
    @dualeabdiwarsame9911 ปีที่แล้ว

    Eber banan ku xaajood

  • @beerlulahasan9453
    @beerlulahasan9453 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid (😊

  • @cawilcadde3700
    @cawilcadde3700 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah shukran ustaad waxan ahay qof kucusub marka majiraan cashirada bilow ilaa dhammad aad duubtay

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Haa walaal Course cusub ayaa bilaabin rabo Insha'allaah,

  • @ayuubalhusarichannaloffici8666
    @ayuubalhusarichannaloffici8666 2 ปีที่แล้ว

    Maasha

  • @tusaalmedia2097
    @tusaalmedia2097 4 ปีที่แล้ว

    ustaad mac quul matahay inad ka hadasho barashada macbook apple wali qof ka hadashay wan wayay pleas mclin

  • @bashiirxirsi1314
    @bashiirxirsi1314 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid sxb qaali wakhtigaaga qiimahabadan eed noo hurtay alle ajar iyo xasanaad hakaasiiyo runti waan kafaaiiday oo waxan ahay arday kucusub computerka

  • @dahirabdi2758
    @dahirabdi2758 ปีที่แล้ว +1

    Top classic

  • @xaawoluul5920
    @xaawoluul5920 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah teacher waxan rawa in leyga cawiyo Infotech

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 ปีที่แล้ว

    Aad bad u mahadsantay sxb wan ka faa iiday casharadan alle misanka xasanadka hakugu daro

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. 2 ปีที่แล้ว +2

    Ust. Cashar igu adkaa baa kaa faaiday guleysa

  • @mariemoud5126
    @mariemoud5126 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh

  • @cabdisamadcabdulaahi2271
    @cabdisamadcabdulaahi2271 ปีที่แล้ว +1

    Sidee an ugu qadaa hadii uu iga sarmo video laptop shaashadisa ama iskarimka shaashada macalin

  • @amxareed9028
    @amxareed9028 2 ปีที่แล้ว +1

    ustaad waxad kasoo hadashaa qaabka ugu fudud ee keyboodhka qoraalka loogu bartoh mudo kooban waa codsi ustaad🙏

  • @MaliTrader1
    @MaliTrader1 4 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @hassansheekhbashirhaaji6153
    @hassansheekhbashirhaaji6153 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayaakalaah

  • @rothajimcle
    @rothajimcle ปีที่แล้ว

    Walhi mantaa iku horayso aan channel kaag arkay waxa fican waad soo galisaah halkaas ka sii wada bro

  • @mahamedmahamednasiib-od6cz
    @mahamedmahamednasiib-od6cz ปีที่แล้ว +2

    Asc wllkayga qaaliga ah waxaan ahay maxamad khaliif oo ka mid ah ardaydaada cusub waxaan kaa codsanayaa macalin in aad u dadaasho bulshada soomaliyeed macalin

  • @abdilasiizi1126
    @abdilasiizi1126 4 ปีที่แล้ว

    🔥❣️😍👍

  • @ISHAGanacsiga2023
    @ISHAGanacsiga2023 ปีที่แล้ว

    Asc ustad

  • @shabshablow4239
    @shabshablow4239 ปีที่แล้ว

    Asc sxb sare waxan isticmala hp windos 10 xoga cilad aya ihaysato e i cawi walal

  • @benrahmaaj2378
    @benrahmaaj2378 ปีที่แล้ว

    Mcalin log in-ka swrka inan sarto hdan rabo labada xaboba way iga xiran yihin

  • @ismailmohammedabdiqadir2481
    @ismailmohammedabdiqadir2481 4 ปีที่แล้ว

    Asc mcln wxn kuweydiyay ilaaa hada ma iisoo jwbn wxaaa waye computer sida looga shubto primer pro

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  4 ปีที่แล้ว

      Walaal waan ka soo diyaarineynaa waa inu su aalaha inoogu bataa mahan hal qof baahidiisa walaal

  • @updyhaji6686
    @updyhaji6686 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahad san thy

  • @saxansaxoproduction1396
    @saxansaxoproduction1396 4 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad Video Editing Pro Maahane Maxaa Kale Oo Aad isticmaashaa Ustaad No Faaideeh
    Mahadsanid Ustaad

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  4 ปีที่แล้ว +1

      Insha allaah waan idinla soo wadaageenaa qaabka aan u edit gareyno Cashirada

  • @sadaamciiltire180
    @sadaamciiltire180 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks pro🥰

  • @hodannuur8429
    @hodannuur8429 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wlo ani manta kugu sobiray

  • @mk_lover5739
    @mk_lover5739 4 ปีที่แล้ว

    Mazahalh

  • @haboonofficial3101
    @haboonofficial3101 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo qaybihii hore meyay Macnaha bilow Aan ubaahnay

  • @maxamedmuxumed8890
    @maxamedmuxumed8890 ปีที่แล้ว

    wll waxan rabay sida loo isticmalo lapton iPhone aan haystayo wan fahmi ware

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Walaal su'aashaada ma fahmin qoraalka soo sax mahadssnid

  • @xaawoluul5920
    @xaawoluul5920 ปีที่แล้ว +2

    English for computer users iga cawi techer

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Insha'allaah walaal rukumo channal ka iyo barteena Facebook ga

    • @xaawoluul5920
      @xaawoluul5920 ปีที่แล้ว

      Ok 👌

  • @kingzahha1907
    @kingzahha1907 3 ปีที่แล้ว

    Start menu maii shaqeynaayo maxaa kudhacay

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  3 ปีที่แล้ว +2

      Walaal isku dey inaad damiso computer-ka kadibna aad daarto si cilada ku haysto lo ogaado hadu ku toosi waayo markaas waxaa suura gal ah inay cilada tahay windows-kaaga
      Mahadsanid soo dhawoow

  • @nasiinhusein4784
    @nasiinhusein4784 ปีที่แล้ว +1

    Wll ani ima soo baxayo desktop

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Qaabka aan anaga marayno hadii aad marto waa ay kusoo baxaysaa walaal.

  • @mk_lover5739
    @mk_lover5739 4 ปีที่แล้ว

    Teacher

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 ปีที่แล้ว +1

    desktop icons maxay qabtaan wllo

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Waa shortcut kaasoo hadhow aadan gudaha ka doonaneynin oo ay banaanka ku taalo

  • @osmanbarrehussein3220
    @osmanbarrehussein3220 3 ปีที่แล้ว

    Maclin majira game luug tira galay keypord ka sida loo bosaya

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  3 ปีที่แล้ว

      Haaa walaal keyboad game aya la dhaha waxana jiro keyboad mouse pc laptop desktop heqdphone mixed iyo waxyabo badan kale

  • @maalinproduction2979
    @maalinproduction2979 4 ปีที่แล้ว

    Kulu socnaa

  • @hiddochannel9123
    @hiddochannel9123 2 ปีที่แล้ว

    Bluetooth qaabkee loo furaa

  • @hibaqmohamedyusuf3448
    @hibaqmohamedyusuf3448 2 ปีที่แล้ว +1

    Haldaqiiqo

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว

      Naga raali nopqo Hal daqiiqo maxaad ula jeedaa walaal !!

  • @omarsaalaxaxmedcali4552
    @omarsaalaxaxmedcali4552 2 ปีที่แล้ว

    waxaan rabaa sida looga soodagsado computer

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว

      Walaal computer lama soo dagsado ee waa lasoo iibsadaa walaal ee Windows ka la so dag

  • @mahamedabdirahman3486
    @mahamedabdirahman3486 2 ปีที่แล้ว

    Macalin desktop kuwaa madow
    Macalin nagacadee fadlan

  • @maalinproduction2979
    @maalinproduction2979 4 ปีที่แล้ว

    Ku taageer sanahay

  • @user-ww1sf9ir4q
    @user-ww1sf9ir4q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Casharo bilowa mala hayaa waa markii koobaad ee aan idin soo booqday mahad sanid

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  3 หลายเดือนก่อน

      Haa walaal nagala so hadal WhatsApp ka

  • @ahmedhazenadenmadar5857
    @ahmedhazenadenmadar5857 2 ปีที่แล้ว

    Ma muuqdo qoraalku

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว

      Mobile ayaad ka daawaneesaa walaal muuqaalkana high quality ka dhigo ama ka daawo laptop 💻 mahadsanid