abwan gama'diid oo ku biiray Al shabaab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 160

  • @WarsameCabdulaahi
    @WarsameCabdulaahi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi aad baa ugu faraxsahay in aan maanta argo abwaan cabdi waaxid oo kasoo hadlaya wilaayaadka allaah haxafido

  • @Mustaflacalla
    @Mustaflacalla 2 หลายเดือนก่อน +13

    Wallaahi aad ayaan ooga xumahy in maanta wixii lagusheegayay uu afkiisa kaqirto
    Abwaankan aad ayaan ujeclaa suugaantiisa gobonimo jacaylkiisa lkn marna ismalahayn halkaas & khawaarijtaas ayuu caagada udhaansan,!!
    Ilaaahyow ninkaas naar kabadbaadi🤲😪
    Mustafe warsame aoomali galbeed allahaa xoreeyee

    • @sharmarkeahmed2864
      @sharmarkeahmed2864 2 หลายเดือนก่อน +4

      Waxba ha ka nixin rag somaliyeed ayuu aaaday oo wallahi ka fcn muumulada dabadhilif ah qabyaalad iyo calamo xun ayaa somali ka jira

    • @saidhoussein4856
      @saidhoussein4856 2 หลายเดือนก่อน +2

      Maxaad uga naxday ? Ma kuwa dimiqraadiyada aaminsan ayaad tahay, QURANK jeelasha Lagu bahdilqyo, nabiga la caayayo, itaasi kuguma fila miyaa ? Goorma ayay dadka wararkii wax fahmayaa...... Xataa reer falastiin waa qaldaan yihiin , ayay odhanayaan..... Qalbigu haduu bukooda waa dhibaato

    • @CawalehAhmed
      @CawalehAhmed 2 หลายเดือนก่อน

      جح​@@saidhoussein4856

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@sharmarkeahmed2864Waraabayaal ayuu adey dheh, isna waraabe ayu noqdey.

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@saidhoussein4856Maxad qiil u haysataa dhiiga la qubayo, masaajidda lagu laynayo ummada, qof aan qaladkiisa arkin cid kale yusan eedeyn.

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waankaxumay neefoow 😢😢waxaadkaheshona aansugno ALLOOW soohadee aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii 😢😢😢

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      @@zainabdirir8818 CIDDII HABOWSAN ILAAHAY SWT HASOO HANUUNIYO , CIDDII JAHLI HAYO OO MIISAANKA XAQA IYO BAADILKA LAGU KALA GARTO KAMAQAN YAHAYNA ILAAHAY SWT HAFAHAMSIIYO

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalaah Abwaanka waan taageeri jiray Aad Ayaan uga xumahay In Dhiig muslim lagu tilmaamo jihaad

    • @muhsinabbaas
      @muhsinabbaas 2 หลายเดือนก่อน

      cilmiga mandiqa baro

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 2 หลายเดือนก่อน +1

    Innaalillaahu waa innaa illeyhi raajucuuun xasbiyalaahu waa nimcalwakiil Allaahu Akbar Allaahu Akbar 😢😢😢😢😢😢

  • @DeganSh
    @DeganSh 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahow khatumada khayr noogu danbaysii ma dad Muslimiin ah ayuu rabaa in uu ku jihaado walee jiho khaldan ayuu qaaday Ilaahay ha soo hadeeyo gabayadiisa ayaan jeclaa

    • @Hared-wc7xu
      @Hared-wc7xu 2 หลายเดือนก่อน

      Mayo balse warka wucadya kitaabka ale ninkatahay goormuumuslimnoqdi

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      Muslimnimadu sheegasho maaha ee waa ku dhaqanka diinta Islaamka

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน

      Muslim nimadiinu ma in masaajida dadka dukanaya mino loogu xiraa wejigiina naartu cuntay

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      Ka warran hadduu yahay masjidu-diraarkii ILAAHAY SWT QUR'AANKA ku sheegay ?
      Waa masjid gaalada iyo dhaqankeeda shaydaanka ah laga taageero sida dastuur iyo dimuqraadiyad, iskuxukunka shareecada Islaamkana laga minjaxaabiyo.
      Masjid noocaas ah iyo kuwa ku adeegta Islaamka iyo ehelkiisa kama tirsana.
      ILAAHAY SWT wax haku fahamsiiyo , oo hakaa daweeyo labada cudur oo dadka halaagtay oo xaqa ka indhatirtay ( qabyaalad iyo hunguri)

  • @CixaafidCilaahi
    @CixaafidCilaahi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Horta soomaalidu ma fahan sana gaal iyo wax khaldan toona waxaa lagu yidho alshabaaab ayaa wax dila

  • @AminoAbdirahman-s7i
    @AminoAbdirahman-s7i 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waligey abwanka manta kahor qof fcn otosan ayu uegyhy mashalah tabarakalaah ilhy hakuxifdiyo

  • @Jimale-q2i
    @Jimale-q2i 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa run soomaali in aysan taladeeda u madax bannaaneyn.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 หลายเดือนก่อน +1

    ABWAAN MAAHEE WAA DAMEER QAWAARIJAH .
    IDAACAD ISLAAMIYANA MAAHEE WAA IDAACAD QAWAARIJ JAHANAMO ILAAHAY IDINKU ARUURI

    • @asadyare6440
      @asadyare6440 2 หลายเดือนก่อน

      uf, jahanamo ujoogjanno waxa looga sheekeeyaahi waa khalad, wareysiga C Waaxid qofaan waxba ka faa'iidin shimbir ax haka faa'iido sida tukihii Qaabiil wax tusay.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 หลายเดือนก่อน

    JIHAADKA DHULKA SHACABKA SOOMAALIYEED
    LAGU GUMAADAYO WAA MIDKII AQAWAARIJTA UU NABIGEENA SUUBANAA SCW KU SHEEGAY INAAD QAWAARIJ KILAABU EHLU NAAR TIHIIN

  • @AbuAliAxmed-fv9ry
    @AbuAliAxmed-fv9ry 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jaahil diinta ka madhan weeye, in dhiig muslim la daadiyo oo dadka la qarxiyo ayaa diin ah miyaa, khaatumo xumo ayaa halkaa gaysey iyo inuu qayb ka noqdo dhiiga muslimka ah ee la daadinayo, ilaahay khaatumo xumo naguma dilo.
    Cabdiwaaxid gamadiid qiiro ayaa haysa lkn waa anbaday, alle haduu khayr kugu tala galay haku soo hadeeyo hadii kalena umada alle haku dhaafiyo.
    Aamin

    • @saidhoussein4856
      @saidhoussein4856 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbuAliAxmed-fv9ry Walee caqli xu midaa, mise iimaanka diinta islaamka ayaan qalbigaaga gelin, mise fulanimo ayaa nifaaq kugu noqotay. Xataa hadii aanad xiniinyo lahayn rag la iskaga celiyo, kaliya runta ayaa la sheegaa, gurigaagana waa la Iska fadhiyaan , laakiin arimaha diinta ee ragu isku Hayaan lama dhex galo. Hadii aanad sharciga islaamka, shareecada , xukunka aad ka jeceshahay NGO Iyo khaniisyada maxkamadaha Hargeisa looga dacwoodo, saaxiib isku diin ma tihidiin ninkani . Been yaan la isku sheegin oon la munaafaqayn nin waliba diintiisa daaacad hal U noqdo. Noocyadiinaas munaafiqiin ah gaalada dhabta ayaa dhaama oo warkoodu cad yahay. Somali muslin ah ayaan ahay, dimiqraadiyada Iyo xeerka ciqaabta Soomaaliyeed raali ayaan ka ahay Is ma qabato ee Kala saar. Kolay Xamaas Iyo Netanyahu, waxaa raacsantahay Netanyahu iyaguna waa argagixiso sow maaha ?

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 หลายเดือนก่อน

    Yaad Ku Jihaadaysa Ma Shacabka Islaamka Ah Ee Masakiinta Ee Burburka Iyo Gaajadu Hayso

  • @faclon.
    @faclon. 2 หลายเดือนก่อน +1

    🥰🥰🥰Mzha alh jihaadka si fcn uwada kuwa kle oo isaaqana dhexda ayey ku soo jiraane balanteenu waa in si fcn koonfurta soomalia diinta looga dhaqan galiyaa kafarada kafaradu dhashay ee badhyo culustaa

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 หลายเดือนก่อน

      Waad jiran tahay daawo raadso

    • @CASKA1212
      @CASKA1212 2 หลายเดือนก่อน

      Afkana Muslim baad ka thy magacana gaal😂

    • @Ahmedhalaneh
      @Ahmedhalaneh 2 หลายเดือนก่อน

      Konfurtu haa noolato

  • @CixaafidCilaahi
    @CixaafidCilaahi 2 หลายเดือนก่อน

    Ale hakuguuleeyo abwaan

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nabiga csw risaalada kahor waa la jeclaa laakiin markuu rasuul noqday ayaa kun cayood loo sameeyey
    Ninkan gabaydiisii hore komentiyada laga bixin jirey dhammaan waa ammaan iyo faanin laakiin hadda markuu gudbey ayaa la wada caayey.
    Dadka halkan ( comments ka) ka badhaacinayaana waa dad aan mabda' lahayn.

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi waahid waxa weydiyey sababto dhulka waqooyi ugu abuuriwaayey alshabab tankale konfurta dagaalka konfurta la raban xamar qarxa caruurta dumar dhiiga konfurta caban laakiin iskul abaarsame ma arko miya ?

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 2 หลายเดือนก่อน +5

    Abwaan cabdiwaaxid waa aqoonyahan iyo xakiim aqoon badan xanbaarsan ❤

  • @CixaafidCilaahi
    @CixaafidCilaahi 2 หลายเดือนก่อน

    Ale habarakeeyo abwaanka

  • @saciidxasancali2317
    @saciidxasancali2317 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muxuu yiri
    Koofurta jihaad Ayaan u imaaday !!!
    Yaab waaye

  • @barredoole7695
    @barredoole7695 2 หลายเดือนก่อน

    Wall waan ku salaamay bacdal salaam anaa kula garagaraysanyee xagee Baan kaa helaah lambarkaaga watsapku meeh

  • @DhuuhAbdillahi
    @DhuuhAbdillahi 2 หลายเดือนก่อน

    Maaha kani islaam ciidagale iyo isaaqtoona waa iimaan laawe waxaanu qawedey dadkiisa iimaankiisiina wuu iibsaday isha alah naartuu kuwaari doonaa haduu dhiig islaam ku taamayo

  • @abumuscab789
    @abumuscab789 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @DhuuhAbdillahi
    @DhuuhAbdillahi 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaanimadu sidaa maahee reermiyi jaahila aad awrlba ahayd

  • @MaxamudMaxamedCali-c7l
    @MaxamudMaxamedCali-c7l 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwan aad leedahay ayaa baabiiyey
    Islam oo dhan 3 towxiidle dhiig islaam banayste

  • @ShukriCali-t7e
    @ShukriCali-t7e 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan alle ha kusoohanuunsho

  • @CixaafidCilaahi
    @CixaafidCilaahi 2 หลายเดือนก่อน

    Ana waan tagayaa dagaal qabyaaladeed intaan kudhiman lahaa amisoon aan ladagaalamayo aan dhinto

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 2 หลายเดือนก่อน

    DAMEER WALBA O IIDOOR AH KAALE KOONFUR JIHAADKA KA JIRA O SOMALILAND ANAN KA JIRIN MAXAY TAHAY MEESHA KANIISADAHA KU YAALAN MUXUU UGU JIHAADI WAAYE

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 2 หลายเดือนก่อน

    Alle jihadku ma sidaas baa, subxaanalaah.
    C.waxidow inader nin lexejeclo kaa leh ayaan ahaye bal waxad ii sheegtaa ma ninka dadka somaliyed ee maxasta ah muqdisho 100, 100 ugu laynaya ayaa jihad wada.
    wll jihad dhabi wuxu ka jiraa Falastiin ee ama halkaa qabo ama ka toobad arinkaa.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ma alshabaab buu ugalay wallaahi waan iska garanaayay dad badan baa carari doona hadii cadaalad lawaayo p00

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 2 หลายเดือนก่อน

    Acuudi billaahi Mina sheydhaani rajiim..subhanallaah khaatumo xumo.orod hadaad jihad rabto oo dhab kaayahay aad yuhuuda xasuuqaysa dadkaas muslimiinta ee reer phalastine

  • @CaliClaahi-y5g
    @CaliClaahi-y5g หลายเดือนก่อน

    Laa ilaaha I'll a laah ayaa u dhaxaysa somalida iyo gaalada

  • @fuaadaadan9646
    @fuaadaadan9646 2 หลายเดือนก่อน

    DADKA SOMALIDA AHI WAA MUSLIMIIN LKN INTA KADHIMANI WAA IN DIINTA ISLAAMKA LAGU MAAMULA TAASNA WAXA HORTAAGAN GAALO IYO DAD MUNAFIQIIN AH OO ADUUNYO IYO MASKAB EEGANAYA AYAA HORTAAGAN ,MARKAA WAA IN KUWA GAALADA AH LALA DAGAALAMAA DADKA SOMALIYEEDNA LA WACYI GALIYAA

  • @Uztadabdi1011
    @Uztadabdi1011 2 หลายเดือนก่อน

    Wakhtigan la joogo way adagtahay in qof bini aadam ah la aamino 100% fadlan 50% ku noolow ha wada aaminin hana wada nicin
    Abwaan cwaaxid gamadiid wuu is caddeeyay inuu la fikir yahay
    Ururka ugus

  • @AbdirahmanMahad-hh3yf
    @AbdirahmanMahad-hh3yf 2 หลายเดือนก่อน

    Oo shabab ba so alqaacido ma xukumto oo niman aan somali ahayn amarkooda kama shaqeeyo

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muslim kuma jihaadaayo murtadka wee yaane
    Gaalada cadaan iyo madaw madax wixii sheegan
    Kuwaasay mindida marinayaan mahad Ilaahaye
    Minhaaj kii shareecada kadura iyo makhaaniinta
    Kuwaasay mindida marinayaan ee muslimka maahan
    Muslim hadaad gaal u taqaan murtad islaam diida
    Kaasaad muslim u taqaan adiyo mooryaanta

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 2 หลายเดือนก่อน

    War reerkiina lajihaad wuxu doqon Sanaa.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 หลายเดือนก่อน

    Tuug diidnta ku dhumanaya

  • @CMC760
    @CMC760 2 หลายเดือนก่อน

    Ooda cabdiwaaxidow inder miyaad is qarxin rabbtaaa😂😂😂

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma wuxuu ku negaadaa meesha qur'aanka dhulka lagu tuuray ee layidhi ilaahii aad caabudayseen halkan kama taliyo ee yidhi nebi muxammad csw hadduu halkan yimaaddo waanu silsiladayn lahayn (subxaan allaah). Waar Allaah ka cabsada

    • @DeganSh
      @DeganSh 2 หลายเดือนก่อน

      @@mdeeq1865 halkay ku taal meesha kufriga cadaysatay

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 2 หลายเดือนก่อน

    Alle Muslimiinta ha ka qabto inagana rer somalilandow inaga calaamadiya kaana dhibaato male kii is muujiyaba waa la calaamadeeyaa

  • @anabali8078
    @anabali8078 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wb mujaahid abdwaxid waad garan halka ragii dhahay nebi muhamed scw waan xiri lahayn iyo kitaabkan ayaa nawaalay , rabigaad caabudan kama shaqeeyo halkaan ragaa Ragaa ragaa mmmm

  • @abudarda00
    @abudarda00 2 หลายเดือนก่อน

    Jihaad haduu rabo mu aado Palestine. Maxa masakiinta ugu jihaadi. Ta kale dimoqradyadi haddu kaso horjeedo hargeisa laga xukumaa mu iyagu aado. Ciyaar ba socota

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani Waa Afmiishaar Xukun Doon Ah Muslim Dimuqraadi Ah iyo Muslim Khawaarij Ah Ayaa Somalia Isku Haysta Waxa Laysku Haystaana Diin Iyo Wadaniyad Ma Ahan Ee Waa Xukun

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga inuu yiraahdo gaalo iyo gaalo kal kaal ayaan ladagaalami uma diidani..laakiin gaalo kal kaal iyo kaniisadaba way joogaan wayna kuyaalaan kaniisado..war bahasha iga baandheeya nimanyahoow.

  • @farahosman920
    @farahosman920 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaad jihaad rabto maad ka soo biloowdid kuwaad sheegaysay ee nabiga scw iyo ilaahay iyi kitabkaba hortaada ku caayay abaarsana ka furan tahay jaamacda barwaaqana ka furan tahay.waxaagu waa koonfur la soo dagaale diin kaama ahan. Gurigaaga kaaga baahnaa inaad janada ka soo bilowdo waayo sadaqo gurigaagay ka bilaamataa.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaa rehee war mr Gamaadiidaw haisku kayqarxin

  • @ccs4129
    @ccs4129 2 หลายเดือนก่อน

    Oo ma dad muslimiin ah oo salaad kasoo baxay oo la isku qarxiyo majihaad

  • @hallad598
    @hallad598 2 หลายเดือนก่อน

    Reer Koonfuroow baraaruga oo hurdada ka kaca. Ninkan jihaad hadduu rabo muu Hargeysa ka bilaabo.

    • @faclon.
      @faclon. 2 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣ayadee dhag weyn caadiyad tihiin fahanoo somaliland faraha iskaga qaada wlhi beydan shabab danbe arkeyne

  • @abudarda00
    @abudarda00 2 หลายเดือนก่อน

    Aqoon diin inuu lahayn walle wey ka muuqataa hadalkiisa

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 หลายเดือนก่อน

    Doqon weeyi aan ilmaadeer ahayn, allaha u nsxatiistee dhowr jeer buu suldaan maxamed ka fur furay xadhig.
    Aqalkaagii naarta tagtey, alshabaab dad shiciba laysaa, ma gaalo la dagaalantaa, tuug ciyaalka qarax kusoo xidhee !!

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 2 หลายเดือนก่อน

    Alshabaab kuma jahaadaan gaalo lkn somalida muslimka ah ayay jahaad u yaqaanaan

  • @abdihamidsheikhjeylani8044
    @abdihamidsheikhjeylani8044 2 หลายเดือนก่อน

    War dhiiga walalka inaad daadiso maa jihaad ah subxanalah ma cibaadaa dhiiga walalka in aad daadiso

    • @muhsinabbaas
      @muhsinabbaas 2 หลายเดือนก่อน +1

      waa beentaa dhiiga xabashida ayaa u taqaanaa dhiig shacab

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    Laaxawla walaa quwata illaa bilaahi

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 หลายเดือนก่อน

    abwaan kani waxba kama oga haduu wax qaban ubad kooda abaarso dhigta duli Iyo dameero is wareysanaya malintii lagu qabto dhamacada lagu leefsiin idoor ma aado dhul darood haweye laleyn baay u soo baxan haweye ka xaaxabi dugaagas baad siyaad bare ka xureyseene

  • @yaroowabdi171
    @yaroowabdi171 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan maxaad jihaadka Hargeeysa uga billaabiweeysey ee ma in aad koofurta qarxiso ayaad u timid?

  • @naima5863
    @naima5863 2 หลายเดือนก่อน +1

    Diintii nabi maxamed been haka sheegan yaa dhigay idiin baneyay subxaana laah been badanaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    Meelay ku noolaadaan beywaayeen waxay alshabaab ugu galaayaan imisaa laxir xiraayay dhalinyaradaan

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 หลายเดือนก่อน

    Niyow wlhi hadaan reer Hargeysa nahay waan yaabaneyba anuu ragii dhamaa ee aan aqaaney ee weliba aadka u wanaagsanaa maxey 360degree markaliya fikirkoodii ugu rogeen ?

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaanku hawl ay ku fashilmeen masuuliyiinta Somaliland ayuu hayaa ilaahay ha la garab galo hawsha adag ee uu Somalia u tagay
    Daad hortii baa la iska moosaa

  • @abdifatahaden6414
    @abdifatahaden6414 2 หลายเดือนก่อน

    Ma waxaaaa ku jihaadeesaaa ciyaalka iyo hooyooyinka ma dhulka gaalada jihaad u aaadid

    • @muhsinabbaas
      @muhsinabbaas 2 หลายเดือนก่อน +1

      ethopia, ugandha, kenya, usa, midowga yurub miyaa ciyal somaliyeed ah

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 2 หลายเดือนก่อน

    Kama diid aw war fiicam maad sheegin adeer jihaadku wuxuu leeyahey shuruud iyo mabaadi waawayn dawaabid

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan mowqofkisa wa cadyahay .laakin cilmiga diinta islamka wa in la baraa afkaarrta iyo diinta

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka somalidu boqolkiiba boqol waa Muslim dawlada Somaliland na dawladeeda dastuurkeeda waxa asaas u ah wixii diinta kasoohorjeeda dastuur nooma aha dee lamagalaysiinkaro hadaad diinta inay umada kudhaqanto aad jeceshay wacdi waxii diinta kudhaqmin waano bay ubaahanyihiin hadaykaadhabtay inaad diinta lajeceshay umada inay kudhaqanto hishiiska ethopia haduu dhabyay sharciga islaamka iyo bulshada somali ba mabanaana se muuse doorashaduu kugalayaa bay ilatahay hadaanay falin ethopiaku

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 2 หลายเดือนก่อน

    Markii horeba ma dhagaysan jirin
    Intii umada uu isku qarxin lahaa ilahy ayaa shartiisa naga kaxeeyay
    Laakin somali gaalo maahee haduu jihaadku kadhab yahay may Ethiopia iyo kenya weeraraan intay masaakinta maalinkasta qarxinayaan

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nin rageed ina gama diid ama hakhaldanaado ama ha sax sanaado wuxu qaatay go aan😮

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 2 หลายเดือนก่อน

    Weligiiba wuxuu ahaa argagixiye wax uu hada kubiiray ma aha

  • @ibraahimdhegmahamoud4373
    @ibraahimdhegmahamoud4373 2 หลายเดือนก่อน

    Waaa laba nin oo alshabaab ah oo iswaraysanaya
    Aqoon daro badan ayaa ka muuqataa ninkaa.
    Intaas inuu aqoon dhaamo ayaa la moodayay.
    Allah xaqa haku tuso.

  • @maden7818
    @maden7818 2 หลายเดือนก่อน

    Mashruuca wahaabiyada khawaarijta arsenal waa ujeedo la rabo in soomaaliya amnigeeda khal khal la galiyo si aan loo soo saarin shidaalka soomaaliya waxaana dabada ka riixaya khaliijka carabta sahabtoo ah hadii soomaaliya shidaal loo soo saaro waxay isku heleysaa dekado u furan aduunka iyo suuq caalami ah ay shidaalka u dhoofiso, halka carabta wadadii shidaalka uu xuuti u xiranyahay.
    khawaarijta alshabaab waa cadowga ummadda soomaaliyeed oo caado ka dhigteen xasuuqa hooyooyinka soomaaliyeed iyo ilmahooda.
    Wahaabiyoow nacaladii Rabi idinku dhacdaye maad yuhuud lasoo dagaashaan mase yuhuudu waa walaalihiin??

  • @aabaayaabayruntii5559
    @aabaayaabayruntii5559 2 หลายเดือนก่อน

    Waar walaaloow Qaza u kac muqdisho albaab janada ahi kama furna.

  • @shaficihassan7558
    @shaficihassan7558 2 หลายเดือนก่อน

    Diinta alla kaa saar saa kaba baxdaye markii puntland ku qabanaysay in qudha lagaa jaro ayey ahayd hada iyo kow hadaaba unoqotay murtadnimo

  • @AbuAliAxmed-fv9ry
    @AbuAliAxmed-fv9ry 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliya dalalka shisheeye alshabaab baa sabab u ah in ay yimaadaan, taariikhdeeda waala hayaa, kuwaasaa dalka idiin dhaama, horor ayaad tihiin laynaya dadkoogii, waligeed alshabab gaal ay dileen lama sheegin, waxaa ay gumaadayaan waa dad muslimiina, ilaahay cudur idinku salid oo dhamaada

  • @عبداللهادمموسى-ر2ش
    @عبداللهادمموسى-ر2ش 2 หลายเดือนก่อน

    Waayahay abwaan waqooyi dimuquraadiyad loogama dhaqmo miyaa maxaad uladagaali weysay waxaad wadaan waa siyaasad iyo koofur yeynan amaan helin qraxyada aad usoorareysaan joojiya abwaanada somaalilaan dhiiga umada soomaaliyeed oo aad cabeysaan iskadaaya xukumada somaalilan diinta islaamka kuma dhaqanto xagaa aada hadaad run sheegeesaan waxaad wadaan waa lawada ogyahay sirdoono ayaad tihiin allaah ha idin qabto marka aan saas leeyahay wallaahi ma.ahan inaan dhibaato larabaa gobolada waqooyi lkn waa inay dadka wax fahmaan umada soomaaliyeed meel walba ay ku noolyihiin allaah ha xafido inta umada neceeb ubaabi.ineysa iyo kuwa qawaarijta ahba Allaah hanaga qabto

  • @SacadCabdirashiid-z6u
    @SacadCabdirashiid-z6u 2 หลายเดือนก่อน

    Waan ku raaci lahaa ee waad iga dhuumatay sxb 😢

  • @DubeCiise
    @DubeCiise 2 หลายเดือนก่อน

    Nacalaa sinjiyadaada ku taal hadaa cidku jihaadeeysiin kuwa meeeshaa ka timid jooga oo amxaarada iyo oromada wadanka kusoo hogaaminaa maaka qabatid cadaw duliya ayaatihiid masiiba ha idinku dhacdee

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar haddaad jihaadayso orod oo falastiin raac oo ku jihaad Yuhuudda.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      OO YUHUUDDA MUSLIMIINTA BARIGA DHEXE KU LAYNAYSANA AAD UDANQANAYSAA , YUHUUDDA SOOMAALIYA IYO GEESKA AFRIKANA KU LAYNAYSANA WAAD KU MASHXARADAYSAA , BAL ISQABADSII

    • @faclon.
      @faclon. 2 หลายเดือนก่อน +1

      shaqada jihaadka hala wado

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiis maxaa looxiray soo kibir looma xirin wakaas alshabaab u galay

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadi somalaia lahaysto waa hagaage xaafadiisii maxuu jihaadka uga soo bilaabi waayey galadu ma rer koofurka uun baa?

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      KOONFURTA SOO GAALADA IYO GAALA-RAACYADU KUMA BADNA ?

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      HALKAAN KOONFURTA AYAA GAALADA IYO CAWAANKEEDU KU BADAN YAHAY OO WAX KA QABASHADA 1AAD UBAAHAN

    • @Hared-wc7xu
      @Hared-wc7xu 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waxas caqligaabnimadaada wayo hadii gibiyariis kuguguxiri intees waxkalo kudiyaarsani

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      FAR SOOMAALIGA QORIDDIISA ISKA HAGAAJI , MACALLIN RAADSO , QORAALKAAGA WAXBA LAGAMA FAHMIKARO

    • @SuhaybSuhayb-g8n
      @SuhaybSuhayb-g8n 2 หลายเดือนก่อน

      Somaliland dawlad baa kajirta sirdonkeduna waa adagyahay wax qushaasha lagama rabo

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน

    Gumaysi asigaa hadda kujira hooyadii uma tegi karo iyo qaraabadiiba maxaw gumaysi kasheekeeyaa.waqooyiga soomaaliyeed culumo ka aqoonbadan waa joogaan hadaw wax tar hayo dadka maxaw uga soo cararay sacwada uga wadi waayay waliba duruusta.

  • @abuhamzaabuhamza8533
    @abuhamzaabuhamza8533 2 หลายเดือนก่อน

    Abu hamza

  • @SaynabAxmed-je1zi
    @SaynabAxmed-je1zi 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaa maxay nagu maamulaan alaylee idinkaa tii kululayd ku socda hadaan alle ha idin soo hadeeyo

  • @AbdillahiAbdourazakali
    @AbdillahiAbdourazakali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Falastiin muu tago , midda kale jihaadku waqooyigaba ma jiro
    Hargayssa sidii abu Jahal lagumo xukumo ????

    • @Charkherad
      @Charkherad 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂 maya wlaale 😅
      Hargeysa waa makka yar

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      MAAMULKA WAQOOYI KA JIRA DHOWR ARRIMOOD AYUU KU DHAAMAA MAAMULKA KOONFURTA KA JIRA :-
      1. DAMIIRKOODA ISLAAMNIMO WELI WAXBAA KA NOOL OO WAAKAAS CALANKOODA TOWXIIDKU KU YAAL
      2. CIIDAMO GAALA AH OO HUBAYSAN MAJOOGAAN , XALANE NA LOOGAMA TALIYO
      3. DHULKOODA WEY KA TALIYAAN MEESHA REER KOONFUREEDKA KUWA MAAMULKA SHEEGANAYA AYSAN MEELNA KA TALININ.
      SIDAAS DARAADEED KOONFURTA AYAA MUHIIM AH IN JIHAAD LOO HORMARIYO .

    • @AbdillahiAbdourazakali
      @AbdillahiAbdourazakali 2 หลายเดือนก่อน

      @@Charkherad malahaa wa runtaa ! Haddaa Booramana Wa Madiino yar kolkaas 🖕,
      Runta kahadal walaalnimo haday jirto , kuwa halkaa jabkooda iyo dhiigo iyo dilkooda iyo burburkooda iyo qaraxooda aw u Tagayo waa dad muslimiina ah oo nala walaal ah !

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 2 หลายเดือนก่อน

    Illahey hooya was

    • @UmuFaaduma-pj9hm
      @UmuFaaduma-pj9hm 2 หลายเดือนก่อน

      Qoraalkaag Dib u fiiri illaah miyaad cayneysaa.wa.gaalowday.ee.toobka keen

    • @ahmedahmed-yt4xf
      @ahmedahmed-yt4xf 2 หลายเดือนก่อน

      Qoraalkas is ka fiiri jog

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii ay jirto ooy run kaa tahay oo alle kugu og yahay jahaad iyo janaba waxaa kuugu dhawaa halkaa alle iyo rasuulka lagu aflagaadeeyey ee taagneeyd markii lagu soo daayeye maad ku shahiidid waa hadii ay ereygaad ku had layso dhab yahy allaahu akbar wa aclam

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน

    Gumaysi asigaa hadda kujira hooyadii uma tegi karo iyo qaraabadiiba maxaw gumaysi kasheekeeyaa.

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
    @MunocabdirashiidMunocabdirashi 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa diinta hala baro

  • @NuuhEidle
    @NuuhEidle 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaaad ku jihaadaysa ma dumarka iyo caruurta aad suuqa ku qarxinaysaaan war benaaalad tahaye wad shaqo tagtay wn eegaynaaaa halkaad ka dhacdo dhiiga islaamka

  • @NuuraIsmaaciil-it4uz
    @NuuraIsmaaciil-it4uz 2 หลายเดือนก่อน

    Haduu jihaadku kaa runyahay orad oo falastiin tag , imaanka alle kaa qaadye tuugyahow

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 2 หลายเดือนก่อน

    Yaad ku jahaadeysaa falastiin qabo jahadii baa kaa luntaye waad dawaqteye umada muslinka aha kaso nooqo waad marin habaabwedey

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 หลายเดือนก่อน

    Maatada laqarxinaayo iyo dhiiga shicibka muslimiinta ah ee ladaadinaayo kitaabkee baneeyey
    ????

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa jooga jigjiga ee abwaanada gamaadiid iyo Nageeye soomaagay awrkiraale yaashaa abey hoos jooga maxaad katiraaheed

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 2 หลายเดือนก่อน

      Gumaysiga nin kii diidan iyo gaalka dhaqan kiisa
      Khawaariij ayaa lagu ganoo lagu gud baayaaye
      Gaalo raaca iyo faasiqiyo garaca hoostaagan
      Gayigaba inay leeyihiin gaar ahaan moode
      Gafka nimanka naga wada geele gadayey ciideena
      Gurguurtiy shariif nalaku gamay gaalorac oodhan guul daraa ilaahay badiyo guban cadaab naara

  • @GuuledAakhiro
    @GuuledAakhiro 2 หลายเดือนก่อน

    NINKAAN WAXAA KUSOO ADKAADAY GUURKII HARGAYSA SIDAAS AYAAN HADALKIISA UFAHMAY

    • @rasheedgaraad6063
      @rasheedgaraad6063 2 หลายเดือนก่อน

      Wax kalaba noo sheeg. Taasi igama gadbin waayo intii gabdhuhu noo sheegi jireen inay raga ku jecel yihiin bas Alle isugu daray

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waxigmidmiiran

  • @CixaafidCilaahi
    @CixaafidCilaahi 2 หลายเดือนก่อน

    Bal haduu gaalo ugabyey maxaa loo xidhy ilaan muslim muucaayine

  • @CismaanDhogod
    @CismaanDhogod 2 หลายเดือนก่อน

    Ddd

  • @abudarda00
    @abudarda00 2 หลายเดือนก่อน

    Yu ku jihaadi ma soomali muslim ah. Marka horeyba wa lagu sheegey inuu ahaa. Ilaahay ha hanuuniyo. Waste of poet

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน

    Cibadada isqarxinta goormaad xamar iskula qarxindoontaa

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 2 หลายเดือนก่อน

    Balaayo kugu jihaaday falastiin tag

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    War wuxu idabdaranaa maxaad ka soo doontay maxay tahay maxaad ka soodoontay soo wadankii sii ma ah