Ibraahim Caydiid Oo Soo Helay Madaxweyne Cirro Meeshuu joogo iyo Ujeeddada Safarka Qarsoodiga Ah
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- Ibraahim Caydiid Oo Fashiliyey Safarka Madaxweyne Cirro iyo Cibaarooyinka Ku Duugan
Ku Soo Dhawoow Wararka Geeska Oo Ah Isha Wararka Geeska Io Caalamka, Sido kale soo bandhigista iyo daah ka Qaadista Xaqiiqda Wararka. Muuqaalada gaarka ah, oo kooxdayada saxaafadu u heellan ee baadhista ayaa si qoto dheer u baadha sheekooyinka qaabeeya adduunka inagu xeeran. Sido kale waxanu markasta diyaar u nahay Si aanu u soo jiidano markaan soo bandhigno Wararka Xaqiiqada Ah Ee qarsoon, oo aan Soo Bandhigno aragtiyo ujeedo leh iyo wararka ugu xasaasisan ee ka dhaca geeska africa. Iyadoo tobanaan sano oo waayo-aragnimo iyo khabiirka ah, u leenahay, Wararka ku salaysan arimaha bulshada, siyaasada iyo Ganacsiga, Sido kale waxanu baaris qotodheer iyo hubin dhab ah, ku baahina wararka anu bulshada u bandhigayno, Wararka Geeska
🥱🥱🥱🥱🥱🥱🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭😴😴😴😴
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ibrahim caydiid geesi qaran kugu maalay
Reer Baadiye
Geesi Aragti Dheer, Allah yaxfidag, hore usoco.
Allow sahal amouraha adaa no aqoonee
Ina ceeydid
Sac magaalo
waliba nimaankaa xildhibaanada markay wajaale soo gaadheen ee ay Ethiopia xadhiisa joogaan, meeshaasi ayey ku xanibnayeen 2 saac. wax tixgalina lama siin xildhibanadaa, goor danbe ayey u imaadeen niman gaadhi qabaala wata iyo mid kale, sharaftoodaba xagaas ayaa lagu siidiley
Ibrahim Caydiid iyo Madaxweyne Cirro wajiyadooda ayaa shakhsiyadooda kala sheegaya. Sannadkam muraaradilaaca siyaasadeed dad badan buu galaafanayaa? Calancasna 2dii fashil eei hore kana mawraacay?
Ibrahin caydiid waa shabaab,wuxuu sidaa u leeyahay wuu gaajoonayaa,.
Allaha ku caafiyo 😢😢😢😢😢
Dhila kudhashay
Xaaar weyne😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Fataal
Xildhibanadii abed ugu jahil sanaa ama ugu ciyaalsana ayaa meesha inoo fadhiya ,
Kolay kulmiye wax u tari mayside iska ahow mucaaradkaa inta ciro xukunka haysto waxaad doonaysaa dadkii igu sawirta ahaaye
Sheydaan kabir weeyan ninkani.
Waryaa waxbaa fashilmay ninkii mouse bad buu Galaye ninyahaw runta sheeg
madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland guul iyo gobonimo madaxwayne waxaay walaqeen xukumadii hore inaga baandhee
Abid ma dhiicin kan ko kale
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxa laga qaattey 60.0 million oo doollars oo xaqul qallamka lagu qaattey dekedda berbera.
2.0. Siiraanyo kooxdiisii waxay qaadattey 30.0 million oo doollars.
3.0. Xasan sheekh maxamuud isaguna wuxuu qaattey 30.0 million oo doollars.
4.0. Haddaba dekedda berbera waxa dhacday oo qaadattey dawladda tuugada ah ee UAE/DP world waana tuug.
Muse u ooyo Muse ma so noqoneeyee qui la shaqaynaysaa Ciro eecaduu ha noqon laxdii garawga li hadlay waxba ma ogide Bernat Isla waa lagu haddii ad cada un waydo
Ibiraahin caydiid ciruu kuwaashay baastarka qabyaaldiista ahi war dhih magaca ciro baastar dhintay basd tahay saqajaan baad tahay foqonyohow xoolahi kabtiisa ma gaadhid ciro ina dhilo saqajaan fataal 😂😂😂😂😂
Caada qaate Ibrahim duffle af nijaasle calool baahanay ma cuntaad rabtaa. Cudur ciro la yidhaahado ayaa ku haha ee ha laaga dabiibo
Duuflle kaso walli halkii miyaad la joogtaa oohinta heego
😂😂😂😂kani waa iska hadle hhhh
Waxa layir lacagtii dawladaii hore ayaa loo haystaa waxaa la yirbado iyodhul laiibiyry imaaraad ayaa loo haystaa , hadan madaxweynii hor ayaa loo yeedhay imaaraad xoolerdii ayey rabtaa war jiraaba cakaaruu iman
Kan ma lacagtii uu beenta ku qaadan jirey iyo tolka caay baa laga jaray miyaa ??
Haye duffle soo daa
Merceneur malade voyoux
Tik toker buu ku danbeeyey lbraahim . Im so sorry
Caada qaate
Waar bal malaha waa jaaniskii aqoonsiga oo albaabka inooga soo galee hadii la qabto wasiir bayle oo lawaydiiyo lacagtii uu barigii dawlada imaaradka carabta ka xidhay ee uu kaga xidhay dawlada somaliland iyo calankeenii aynu aqoonsiga caalamku iyo dawlada ingiisku inagu aqoonsatay hadii lagu haysto ilayn waa nin reer somaliland u dhashaye hadii ay dawladeena inoo aqoonsadaan oo ay calankeenaa inoosoo celinayaana waa inaynu lacagtaa ka bixinaa oo ay dawlada imaaraadkuna ay inoo aqoonsadaan dawladeena iyo calankeena hadii kale ay iska fogeeyaan wasiir bayle iyo lacagahaa uu dawladaha kasoo dhacayna ay kala xisaabtamaan dawladaa somalia oo isaguna u xidhnaado!!?
Oo adan faarx sowmha ninka abiyi ahmed ku xiga md itobiya ina qiimeyn weyday tidhahdid mise adigu reiasal wasaraha itoobiya kligisba dal ahn kuu ictiraafsanod kuseexata ibraahi caydiidow hdaba kasi reerka ciise ee uu yhy ka sakow wxuu matalaa ama ninka 2aad ka yhy dalka itoobiya iyo dawladiisa wxuu kuyeelana itoobiya ku yeeshay ama hku sharfo ama qiimeynwaayo blse anaa besha ciise ah shacabna ka ah kuna ictiraafsan kuuna aqoonsan kulana jecel somaliland oo qaran caalamku idaylkii aqoonsnyhyo calankedu ka taaganyhy qaramada midoobay nqono
Beenaale beenaale saqajaan usgagyow caloosha weyni jooji dacaayada raqiiska ah xaasid 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
War waxba ma tihide iska amus cadowga somaliland baad tahay to low yuu wax u sheegaya qofka xanun sanaya cudur ciro layidhahdo baa haya
Kan caydiid lagu sheegayaa ma nin waalan baa ciise ma xeerkooda ayuu ku haystaa soomalia inay degaan oo somali yihiin oo afsomali ku hadlaan miyaanu ogayn ma waxuu rabaa inay yidhaahdaan abagaadhe baanu nahay war ciise waa dad somali bayuura abagaadhena maaha xeerkoodana iyagaa leh ee snm ma laha maxaad ka rabtaa waad waalan tahaye
Kkkkkk
Waaryaahe Kani waada MATG=CIIDAGALE mala-awaalkiisa hunguri daydaga ah wallee wuu Eedi, Qadhmuun Ibraham. Sirta Dibloomaasiyada Soo Baro, Hawsha TRUMP ayaa Adeer wata waana Halkudhig America and Somaliland FIRST.
Goormaad dal aheeyd qabiil yar oo habro ah
Ayaad tahay adigu?! Ma meeqaamkii Muuse SL geeyay mid ka liita ayey gaadhi kartaa??
Waar xishooda! Meesha ay SL joogto Muusaa dhigay ee isaga waraysta.
Bilbuu joogay ee maxaa bil lagu baddalii karaa bill?! Bal waxaa ku hadlaysaan is dhegaysta?!
Dibjir is uruursadayoo ku xoomaya dowladda cusub. Sidii dhurwaaga marba dhinac ka hudhaya.
duufka Iska Bii Nacasow daba dhilif waynbaa thye
😂😂😂😂😂alxaqaqa.beenle.warkagu
Waa.beentaagan
War.awalba.maamulgoboleed.baad.ahaydeen.dowlad.madaxbanaan.waa.tan.calanka.buluuga.5xidig.
Puntland iyo juboland oo maamul goboladee ah ,ayaan xamar laga maamulen 😂😂
Waar S/land waa dawlad Calanle adigu hadad tahy maul gabaleed waxaba kumaysid ibraahin nacas wuudhacay muuse Solabanmayo ka sheeke baxasad kii aad kagabaxdy hargaysa beenale ayaad thay mala amuskaa kuurona kadhinta te kahadh walada cusub way daroorto way dasaa ee imo daydayow haygadidinin diyarad Ciro loosodiry ayaad kaxunty beenta jooji.😂😂😂😂.
Ibrahim fataal baad tahay waa aad liinta ku soo cabtaa mandheera.
Beenaale ilmo xaaraan oo been badan,kuwa kuugu sheega siyaasi weyn wey ku lugoynayan.
Cacle
Ethiopia waa dal aanu jaar nahay hhhhh Ethiopia Soomáaliya ayee jaar la tahay maamul goboleed waashay ayaa tahay cidna ictiraafsaneeyn. Intaas liq sidii kiniini awoowga la naar idoor ictiraaf ayaad ku waalateen qabiil argagixisada taageero qaacinul wadan ah galay faldambiyeed dagaal Maxabiistooda lagu hayo Laascanood aqoonsi sugayo waa waa ri ku xiran wadada Treinka maro.
Asc
Waar xishooda oo ka dadka ka daa beenta
Waxa tahay nin aan illahay aqoonin beenta waa xaran waxa tahay gudooniye gobaledaw ee labo gudoot ha no kala amaanin hurguri ayw maskiin
Ware muuse madaxwene ma axeyn tuug tuug dhalay yu axaa muuse jaahil muuse dhibjir
Qof weynoo laga roone ah badhbaa xamda ah ,
Waa runtii ,maxa madaxweynaha somaliland u diiday han iyo kolsoon uu ku qabo dadkiisa iyo dalkiisa ,
Waar waxba lagaa aqbalimaayo ina dhilo
BEEN BADANAA
Xoolo dhama
Waa qof weyn oo been uun ku waramaya magaciisu ninkan hadlaya waa mr fake news
Sakhraan ina dhilo
Beenaale! Dayuus!
Nin ku dhaama haw dardaar werin orodoo shaqayso
Muuse blown usheq muuse sabaya muuse baaxane away 😢😢😢 waad bugtaa muuse shacab ki ba nacaay muuse blown ya jaahil oo dhibjira kudafad bulaacad
Runta Miya ku dhibtey sxb, iska liq Ibrahim Caydid kabihisa magadhide.
imaraad mal gashi maha wa gumeysi during yahow
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤