Daawo Xogo Cusub Kiiskii Ugu yaab Badnaa Aabe Reerkiiso Oodhan danbi Wayn Galiyey iyo waxa ku kalify

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @R-dy9zs
    @R-dy9zs 13 วันที่ผ่านมา +7

    Xabsi daa in halageeyo familkaan oo dhan hadii sifudud lagu si daayo marlabaad ayeey lashaqeynayaan kooxaha ahluu naar ta ah adunyada alaha ku cadaabo aqirana hahanama isha alaah alshawab yahuud waaye

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 8 วันที่ผ่านมา

    Waaa guul in lacagtaas gacanta loo galiyo dowalada

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 13 วันที่ผ่านมา +3

    Bal marku waxas oo lacag ah helay adliis muu baxasdo oo. Qaato lacagta haduu xaaran u badherdhay muu taajiro labaxsado waa talo xumo tii ugu xumeed yaab weeye

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 8 วันที่ผ่านมา

    Waxan aaminsanyahay Haddu
    u dhalan laha beesha Habargidir, sharciga shuute
    maqaban laheen,(bal iska daa
    inaxkamad lakeeno,nasiib daro
    Wuxu noqday nin koonfur u
    dhashay o laga Awood badan
    yahay,oo cidna difaacenin.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 7 วันที่ผ่านมา +1

    hhh dawadu isku sheeega maxay ka qabataa xamar waar dumarka iska siidaaaaaya

  • @farhia2984
    @farhia2984 10 วันที่ผ่านมา

    Qof maskina oo hantidiisa baahi u gatey ayuu lacagtooda baad uga qaadi jirey si dadka iyo dalka loo baa,biyo intaan danbiile arkaayey nin ka xun oo ka xaasidsan ma arag waaba sheydaan caadiya😢😢😢😢😢😢

  • @AbdiFarah-o6o
    @AbdiFarah-o6o 15 วันที่ผ่านมา +2

    Xamar

    • @AbdirahmanGarabey
      @AbdirahmanGarabey 12 วันที่ผ่านมา

      Xamar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanGarabey
      @AbdirahmanGarabey 12 วันที่ผ่านมา

      Xamar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @haboonadan
      @haboonadan 11 วันที่ผ่านมา

      Subhanallaah.

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 6 วันที่ผ่านมา

    Kandoqonwaaye

  • @JowharaXasan
    @JowharaXasan 9 วันที่ผ่านมา

    Inkaari kugu dhacday wuu galaaftay