6 WIIL VS 5 GABDHOOD || DOOORO QOFKAADA || CAAWA HAL QOF AYAA MESHA KUSO HARAY XANUUN WAYE WLH 😫

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 726,777

ความคิดเห็น • 280

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 5 หลายเดือนก่อน +57

    Cida quraanka jecel welcome ❤

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-5 5 หลายเดือนก่อน +46

    Caawa waa habeyn jimca ku sali rasuulke na myhamed scw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 5 หลายเดือนก่อน +45

    Allow ramadanka nabad io cadimad nagu gaarsii 🤲❤️😢

  • @ApdiRahmanJamaismail
    @ApdiRahmanJamaismail 5 หลายเดือนก่อน +37

    Cawa wa jimcee han kuwada salino NABI Muhammad N.NK❤SCW

    • @user-py9rs3pv4m
      @user-py9rs3pv4m 5 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @Adanhirrow
      @Adanhirrow 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

  • @abdulugaas4413
    @abdulugaas4413 5 หลายเดือนก่อน +22

    Saxiib yaxye barnaamijka waxan kudawana waa afka ali iyo miss buldhuq iyo kaydsane ilaahay amarkiis ar kuwana

  • @user-wh1mf7ch7c
    @user-wh1mf7ch7c 5 หลายเดือนก่อน +24

    Allow ramadanta caafimad nagu gaarzi inzhalaah❤😢

  • @ehluquraan859
    @ehluquraan859 5 หลายเดือนก่อน +13

    Laki iyo deeq waisku soo baxayan❤❤❤❤
    Dhuubo iyo jakarta
    Afka ali iyo buldhuq😂😂

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-5 5 หลายเดือนก่อน +7

    Iam somali boy give me one like plz😢

  • @user-br4ss2ro7n
    @user-br4ss2ro7n 5 หลายเดือนก่อน +6

    Yahye hunter ciyaarta lagal please 🙏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 หลายเดือนก่อน +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 5 หลายเดือนก่อน +9

    Ilaahey amarkiis afka iyo buldhuq waa jeclahay😂❤

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 5 หลายเดือนก่อน +7

    Marwo buldhuq iyo Afka cali waxa idinkaa dhexeyo wan fahmi la'ahay , waraa qoftan wey ku jeceshahe meel ha uga tagin o doqqon haku noqonin

  • @mustafecabdirashiid2518
    @mustafecabdirashiid2518 5 หลายเดือนก่อน +4

    KU SALIYA RASUULKA MAANRA WAA JIMCE SALALAAHU CALAYHI WASALAM

  • @tilly7322
    @tilly7322 5 หลายเดือนก่อน +6

    War mid kashamiir la dhaho oo shactiroola kuso arkay youtupka falembo iyo Afka cli...please ninkaas ha laso qabto wlhi waa talented..

  • @user-sr1so9nz9e
    @user-sr1so9nz9e 5 หลายเดือนก่อน +11

    Ku sali nabi maxamed❤❤

  • @aishaabdulaahi
    @aishaabdulaahi 5 หลายเดือนก่อน +13

    Qalajjiye iyo kaysane awaay hee uf

  • @Zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz1
    @Zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz1 5 หลายเดือนก่อน +13

    Qalajiye iyo keydsane la’aantood manuureyso

  • @alinuuribrahimyusufalinuur72
    @alinuuribrahimyusufalinuur72 5 หลายเดือนก่อน +3

    The one and only legendmada marwo buldhuq ❤❤😂😂😂iyo Afka cali the best ❤

  • @fatima20031
    @fatima20031 5 หลายเดือนก่อน +4

    Yaxye habeen ka qayb gal barnaamijka plz

  • @CashuuPea
    @CashuuPea 5 หลายเดือนก่อน +5

    Baliis jikarta markow qoslaayo makarofanka kaqada waa kula labonee blzz yahyow😂❤😢

  • @abdishakur3791
    @abdishakur3791 5 หลายเดือนก่อน +3

    Jakarta kabihii orodka EE lagu jimicsanayey ayuu style ahaan U wataa cajiib shiikhow 😂

  • @user-ie3to3fu8x
    @user-ie3to3fu8x 5 หลายเดือนก่อน +16

    Keydsanee😢😢😢😢😢

  • @user-ky7ru1rp7d
    @user-ky7ru1rp7d 5 หลายเดือนก่อน +5

    Yahya waa inaad gasho horyaalkan hal maalin

  • @user-vl8sc3xl7p
    @user-vl8sc3xl7p 5 หลายเดือนก่อน +2

    War legendki KEYDSANE ahaaa xaguu Ku danbeyay

  • @KingMudie1220
    @KingMudie1220 5 หลายเดือนก่อน +4

    Yahye please and please soo gal g🎉❤❤❤❤

  • @DiinleAli-dy9ho
    @DiinleAli-dy9ho 5 หลายเดือนก่อน +9

    KEDSANE AWAY

  • @AbdiOsman-rh6dk
    @AbdiOsman-rh6dk 5 หลายเดือนก่อน +10

    Afka Ali ❤❤

  • @CabdiFitaax-ow9zh
    @CabdiFitaax-ow9zh 5 หลายเดือนก่อน +9

    Yahy adiga soo samee😂

  • @user-pg1hm6dk9j
    @user-pg1hm6dk9j 5 หลายเดือนก่อน +3

    𝗕𝗮𝗹𝗮𝗹𝗮𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗵𝘆 𝘄𝗹𝗵𝗶❤❤❤😅

  • @babadebaba-pk1jr
    @babadebaba-pk1jr 5 หลายเดือนก่อน +3

    Afka cali hada legend tahay almaz doqon ha igu naqonin lagu dahay waxa laga wada yacni marak 2 qof isku soo harto aniga ii Doro lagawada adiga markada Wan ku dortay marka almaz ka hagar bax nh wraa fatale

    • @SafiyoCali-ws4qi
      @SafiyoCali-ws4qi 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😊

    • @babadebaba-pk1jr
      @babadebaba-pk1jr 5 หลายเดือนก่อน

      @@SafiyoCali-ws4qi hhhh saax maho

  • @user-xf7hv5fp7n
    @user-xf7hv5fp7n 5 หลายเดือนก่อน +3

    Where is kedsane

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 5 หลายเดือนก่อน +9

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @MariyaCadey
    @MariyaCadey 5 หลายเดือนก่อน +1

    Deeq Bari waa soo baxee legend❤

  • @Ccasiis10
    @Ccasiis10 5 หลายเดือนก่อน +4

    Keedsane haddii uu kamaqanyahay team ka qosol maleh

    • @LayloSaalax
      @LayloSaalax 5 หลายเดือนก่อน

      ᴍᴀ ɪʟᴀ ᴀʀɢᴛʏɴᴀ ᴍᴇʟ ᴋᴇʏᴅ sᴀɴᴇ ᴋᴜᴊɪʀɪɴ ɴᴀʜ ᴍᴀʟᴇʜ ❤😂😊

  • @Ustaadibrahim23
    @Ustaadibrahim23 5 หลายเดือนก่อน +3

    Xabiibkayna ku saliya❤❤❤

  • @user-ss3zs1bo3n
    @user-ss3zs1bo3n 5 หลายเดือนก่อน +2

    War shuluqu waba faanan be😊

  • @jeazyhanad961
    @jeazyhanad961 5 หลายเดือนก่อน +1

    Marwo bulduq iyo afka cali waa isku jeclahay wlahi❤😂😂😂

  • @user-xj6fv6xh4q
    @user-xj6fv6xh4q 5 หลายเดือนก่อน +5

    Keysane

  • @Museser7
    @Museser7 5 หลายเดือนก่อน +2

    Geel ya mali jiray ani le mahoooo😂

  • @user-hn2rv7kg1n
    @user-hn2rv7kg1n 5 หลายเดือนก่อน +1

    Zoo gal yahye hunter ❤😮

  • @CaliIbrahim-uv8js
    @CaliIbrahim-uv8js 5 หลายเดือนก่อน +16

    Afka Cali 😂😂best comedian

  • @AyaancismaanAskar
    @AyaancismaanAskar 2 หลายเดือนก่อน

    wallhi gabdhahan wey indhulayihiin asayga wiil kaqurxbada majogin mesha wallhi Ani sayga dooran lahaa❤❤

  • @user-oo5uh3tl5n
    @user-oo5uh3tl5n 5 หลายเดือนก่อน +2

    Soogal cabtan hantar🎉

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. 5 หลายเดือนก่อน +3

    Shulukh isn't easy 😂

  • @munamahamed5177
    @munamahamed5177 5 หลายเดือนก่อน +1

    Afka Cali Oo wali Qofka Oogu Horeeyo paxay Noqde Ma arag😂qajajac Luu Gala😮

  • @kaderomar806
    @kaderomar806 5 หลายเดือนก่อน +1

    Afka ali legend wlhi

  • @MohamadMuhammad-mj6gq
    @MohamadMuhammad-mj6gq 5 หลายเดือนก่อน

    Yahye hunter soogal barnaa mijka cidii is raaac San love

  • @anwaaranzar7627
    @anwaaranzar7627 5 หลายเดือนก่อน

    Keep going afkaa bro

  • @Mr_lii_king
    @Mr_lii_king 5 หลายเดือนก่อน +2

    Keyd sanne aaway nio yahye

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jakarta nin fudud weeyan buuq ,hadal uunbuu ku hayaana barnaamijka .

  • @aliabdullahiahmed7316
    @aliabdullahiahmed7316 5 หลายเดือนก่อน +2

    Next time yaxye wainad ciyarta gasho

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 5 หลายเดือนก่อน +4

    Afka Cali io buldhuq wx weyn ayaa ka dhaxeeya wxban dareemayaa😂❤

  • @user-bx8lv7yw4g
    @user-bx8lv7yw4g 5 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp. Yahye. Afka. CAli. Meeee

    • @suhurcaawil8777
      @suhurcaawil8777 5 หลายเดือนก่อน +2

      Wah sooka funanda jaalah aha xidhan😂😂

  • @Atikafaarah
    @Atikafaarah 5 หลายเดือนก่อน +2

    Keedsane hadii oow tiimka kama qanyahay khosol maleh😅

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxye barnamijkan adiga oo wada sxb kusoo dar kuwa Kale badi fikradaha Barnaamij sameynta adiga iyo Team Kaba si uusan u noqon mid kaliya Kaas oo keeni Kara in lagu caajiso hadii uu Hal Kaliya yahay.
    FG wuu qurux badan yahay Lkn haku ekaan mid kaliya.
    Tusaale Challenge
    Activities
    Sida Turubka
    Ciyaaraha Kala Duwan
    Mahadsanid sxb horey u soco Allah hakula garab galo

  • @Nada_115
    @Nada_115 5 หลายเดือนก่อน +3

    Keydsane aaway😭

  • @Donka1702
    @Donka1702 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ooyayae buushkaan mahee kabo kale ma lh miyaa😂😂😊

  • @user-bj4fq5rb2q
    @user-bj4fq5rb2q 5 หลายเดือนก่อน

    Maxakudhacay wllky yahy

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 5 หลายเดือนก่อน

    FAN'S YAHYE HANTER IS NOT EASY

  • @user-ym4bg6du4g
    @user-ym4bg6du4g 5 หลายเดือนก่อน

    waaaaaw wan ini wataa afka cali iyo marwo buldhuq iyo deeq bari lkn ketsane ayaa kamaqan

  • @user-in9km8oc1n
    @user-in9km8oc1n 5 หลายเดือนก่อน +2

    Keydsane iyo jakartaa isku balami

  • @Ahmed_-_Halista
    @Ahmed_-_Halista 5 หลายเดือนก่อน +2

    BUSLE 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-sl7is3id6x
    @user-sl7is3id6x 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxye anaa kucodeyey ee soo gal baramishka❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaraaOsman-rv6vb
    @SaraaOsman-rv6vb 5 หลายเดือนก่อน +2

    Keydsane 😂😂awy

  • @user-th7kd5bl7c
    @user-th7kd5bl7c 5 หลายเดือนก่อน

    Xaririnta keydsane u dhiib
    ayxye hunter team dhinac ka soo raac naxtinta ad markada aragtide😂

  • @khadroabdulle7662
    @khadroabdulle7662 5 หลายเดือนก่อน

    Jakarta dhaa,dhaaaaaan😅😅

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 5 หลายเดือนก่อน

    Jh marwo buldhuc io afka ali laantod vdieo eber wye😂😂😂wlhi wa nigu hesta hada idinku so biray vdieo bes le dawanoya kuwan noso badi hantarow hada legnd tahay hana kaso dagin buldhuq io afka ali kedsane bari plz so badi next bdieo ka sugena❤

  • @cabdallaccmn2256
    @cabdallaccmn2256 5 หลายเดือนก่อน +2

    Yaxye soo gal meesha

  • @user-fp2vf7zz9y
    @user-fp2vf7zz9y 5 หลายเดือนก่อน

    Seyga légende bro

  • @user-cc9cv3rq5i
    @user-cc9cv3rq5i 5 หลายเดือนก่อน +2

    War aaway qalajiye iyo kaysane

  • @user-px9kf2cx1x
    @user-px9kf2cx1x 5 หลายเดือนก่อน +1

    afka cali wan ku wataa lph mar walpa

  • @user-cc2mx3xd4n
    @user-cc2mx3xd4n 5 หลายเดือนก่อน +2

    Afka cali❤

  • @cabudi1779
    @cabudi1779 5 หลายเดือนก่อน

    Afka cali 😂😂 waa dhiblaw maahmah kuye waaba badalaa xariif lkin yahye hunter halagu daro shukaansiga

  • @hamdasulub6969
    @hamdasulub6969 5 หลายเดือนก่อน +2

    keydsane la aantii madhax

  • @AbdinuurXussein
    @AbdinuurXussein 5 หลายเดือนก่อน +2

    Yax ye sogal😂😂😂

  • @AbdiBashiir-tg8ie
    @AbdiBashiir-tg8ie 5 หลายเดือนก่อน

    Abalinka Cod ayuu leeyahey ♥️💪

  • @MusaGuhad-xt3pu
    @MusaGuhad-xt3pu 5 หลายเดือนก่อน

    Please yahya join the group at list one time

  • @user-ul9zg3cx4j
    @user-ul9zg3cx4j 5 หลายเดือนก่อน

    jakaarta wa legend ciyar io kftn bdn😂

  • @KhadaribraahinKhadaribraahin
    @KhadaribraahinKhadaribraahin 4 หลายเดือนก่อน

    Yahye hantar zogal.dorashada

  • @cishakur7867
    @cishakur7867 5 หลายเดือนก่อน

    Yahye waxaan bilaa keedsan marx wyr sxpow hakasootagin barnaamijyadan oo kle la isku qaxaayo😂😂

  • @user-vl8sc3xl7p
    @user-vl8sc3xl7p 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp Yaxye Hal habeen ka Soo muuqo mesha 🙏🙏

  • @mohamedabdullahi7983
    @mohamedabdullahi7983 5 หลายเดือนก่อน

    Zxbka afka Cali cawa hadu Haro asaga ogu foolxun😂😂

  • @7653eggghhrdhh
    @7653eggghhrdhh 5 หลายเดือนก่อน

    Keep going blala

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 5 หลายเดือนก่อน

    Barnaamij tar-tar heeso ahna oo rag iyo dumar ahna soo qabo oo codka lagu tar-tamayo oo raguna inta ugu codka fiican versus dumarka inta ugu fiicana sida rahmiyo barnaamiyada balaadhina .

  • @abdirahmansulubsheikh5932
    @abdirahmansulubsheikh5932 5 หลายเดือนก่อน

    Hameen danbe sxb yaxyow hameen danbe waad ku jirtaa

  • @mohamedaweys1208
    @mohamedaweys1208 5 หลายเดือนก่อน

    Keedsane aaway hee ii sheek bal fani weye hee

  • @user-tf1yb5zn7v
    @user-tf1yb5zn7v 5 หลายเดือนก่อน

    Yahye hunter halhaween

  • @user-pb1ug6on6w
    @user-pb1ug6on6w 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxye hunter hasoo galo

  • @shagtaofficial-66
    @shagtaofficial-66 5 หลายเดือนก่อน

    Yahye hunter kuso dara😂😂

  • @ABDULAHIABUKAR-wp5fw
    @ABDULAHIABUKAR-wp5fw 5 หลายเดือนก่อน

    AFKA CALI QURXIYAHA BARNAAMIJKA

  • @diriwadnekaape89
    @diriwadnekaape89 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxye ha ciyaaro🎉 kayd sane ha daadihiyo😅

  • @user-fp4jc7cc2z
    @user-fp4jc7cc2z 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxye soo gal zxp please barnaamijka

  • @hibosuldaan1252
    @hibosuldaan1252 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxye hunter adiga waye toogadad is keen

  • @user-rp4lz5qf5x
    @user-rp4lz5qf5x 5 หลายเดือนก่อน

    Yahye soo gal adigana

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 หลายเดือนก่อน

    Heestii ugu macaaneed barnaajka caawa la qaaday maajid balaala cod kugu duugan

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 5 หลายเดือนก่อน

    Waa habenkii uhuhoreysay balala Ladortay hambalyo zxb 😂😂

  • @hannanoor5681
    @hannanoor5681 5 หลายเดือนก่อน

    Keydsane Away horta ✌️

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. 5 หลายเดือนก่อน

    Plz isku soo dar yahye hunter 😂😂

  • @moofficial839
    @moofficial839 5 หลายเดือนก่อน

    Ku Dara Yaxye Hunter Ha Dareeme Dhibka Mesha Yale

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 5 หลายเดือนก่อน

    Jakarta bool Maa ka maqan mise anaa moodey😂