GABDHAHA TEAM27 OO DOOQOODA SOO BANDHIGA QOFBAA CID RAACIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @mohamedhassanabikar7063
    @mohamedhassanabikar7063 9 หลายเดือนก่อน +191

    Waan kufarxay maqaamka Culimadeena gaarsiiyeen gabdhaheena 😊

  • @Mohaaabdalle
    @Mohaaabdalle 9 หลายเดือนก่อน +149

    Go'aanka shiikhyada way ku saxanyihiin.❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 9 หลายเดือนก่อน +173

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

    • @RudwaanIlkacase-yl6hl
      @RudwaanIlkacase-yl6hl 9 หลายเดือนก่อน +2

      Asad hagio zhp walhi wN ku tageraa cayna kuma qudho❤

    • @HipoAhmedsicid
      @HipoAhmedsicid 9 หลายเดือนก่อน +1

      Asc wankahely muuqalk

    • @Hamselion.8oi
      @Hamselion.8oi 9 หลายเดือนก่อน +2

      Yuutube Makuu Furaayi😂😢😂😢

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 9 หลายเดือนก่อน +52

    Sh Abdirashiid Wiilkiisa Ayaa Dhintay Ilaahey Naxariista Janaad Hasiiyo Sheekhana Qalpigiisa Allaha Uqawoojiyo😢🤲🤲

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 9 หลายเดือนก่อน +397

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢😢

    • @Hagio.channel
      @Hagio.channel 9 หลายเดือนก่อน +4

      ❤❤

    • @hamdimohamed2240
      @hamdimohamed2240 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw ❤️❤️ scw scw scw ❤️❤️❤️❤️ scw scw scw ❤️❤️❤️ scw scw scw ❤️

    • @MaryanMaryanxasan
      @MaryanMaryanxasan 9 หลายเดือนก่อน +3

      Salalaahu caleyhi wasallam

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 9 หลายเดือนก่อน +1

      Welcome back again guys keep going guys

    • @AamiinNuur-v1g
      @AamiinNuur-v1g 9 หลายเดือนก่อน +4

      scw

  • @AishaMahad-du3vw
    @AishaMahad-du3vw 9 หลายเดือนก่อน +141

    رحمة الله رحمة واسعة واسكنه الفردوس الأعلى اخونا شيخ عبدالحميد شيخ عبدالرشيد علي صوفي 😭😭

    • @munamohamed8663
      @munamohamed8663 9 หลายเดือนก่อน +3

      Amiin yaa Allah😢

    • @CalmArcticFox-qv4oc
      @CalmArcticFox-qv4oc 9 หลายเดือนก่อน +2

      Amin amin 🎉😢

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 9 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin ya Allah

    • @AminaFarah-gp7ep
      @AminaFarah-gp7ep 9 หลายเดือนก่อน

      Alle ha uu naxriisto😢😢😢😢

    • @Ayoushy
      @Ayoushy 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aaaamin ya allah

  • @khadarinhoofficial6568
    @khadarinhoofficial6568 9 หลายเดือนก่อน +78

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad❤

  • @Xati-ve3tg
    @Xati-ve3tg 9 หลายเดือนก่อน +45

    Sheikh Cabdirashid Cali suufi Samir iyo imaan rabbi haka siiyo geerida wilkiisa😥 We love the sheikkyada evenly MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤ illahow noo xifdi dhamaan culimadeena muslimiinta ah🤲

    • @MunaAli-dw2cs
      @MunaAli-dw2cs 9 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yaa rabi

    • @dahabaiman5151
      @dahabaiman5151 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ameen ya rabi 😊

    • @Ciseeya
      @Ciseeya 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin walaal 🥹

  • @QadarmuuseXasan-fm5sl
    @QadarmuuseXasan-fm5sl 9 หลายเดือนก่อน +113

    Inta quranka jecel oo fariinteyda arkeyso ha isoo raacdo plz😢

  • @sumeyaabass8886
    @sumeyaabass8886 9 หลายเดือนก่อน +97

    ManshaAllah thanks for the respect you have for our sheikhs ManshaAllah ManshaAllah

  • @Shujac
    @Shujac 9 หลายเดือนก่อน +104

    Cawa Jumco Wye Kusaliya Nabigena Maxamed Scw ❤️🤲🙏

  • @rumaanruun7400
    @rumaanruun7400 9 หลายเดือนก่อน +78

    The great of all time cristano Ronaldo🐐🇵🇹

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 9 หลายเดือนก่อน +44

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 9 หลายเดือนก่อน +29

    wll ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 9 หลายเดือนก่อน +9

    Mansha Allah Ruunti markay labad sheekh kala doran wayeen wan ilmeeyi alhamdulilah alle sharafta ha idiin ilasho my Team

  • @dagenmohamet9088
    @dagenmohamet9088 9 หลายเดือนก่อน +22

    Allah ha unaxriisto wiilka uu dhalay sheikha wayn sheikh abdirashied oo cawa ku geeriyaday dalka qatar Allah yarhama😭

    • @masbal9180
      @masbal9180 9 หลายเดือนก่อน

      marintasbaa

  • @cristiano.ronaldo-x5l
    @cristiano.ronaldo-x5l 9 หลายเดือนก่อน +46

    The best person ever is nabi mohamed❤😊

  • @dah988-n2x
    @dah988-n2x 9 หลายเดือนก่อน +82

    Ronaldo waa nin unaxariista musliminta. Nacebna yahuuda! Always Ronaldo❤❤❤

    • @Abdoftbll
      @Abdoftbll 9 หลายเดือนก่อน +8

      Ma waxaas darjiin lasoo fadhiisan kara😂

    • @zuhureyyyy
      @zuhureyyyy 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abdoftbll😂😂

    • @IfrahAden-
      @IfrahAden- 9 หลายเดือนก่อน +4

      Qof Ronaldo taageero oo caqli leh maba arag 💔😂

    • @rauufkhaliif4705
      @rauufkhaliif4705 9 หลายเดือนก่อน

      Naxris iyo banoni xa iska galy tli anka qofki na qiyma la jirna😂​@@Abdoftbll

    • @mohamedhassansaney2575
      @mohamedhassansaney2575 9 หลายเดือนก่อน +5

      Ronaldo dadka taageero waa naxariis badan yihiin halka kuwa Messi taageero ay yihiin wuxuush

  • @zamzamismaaciil8761
    @zamzamismaaciil8761 9 หลายเดือนก่อน +24

    Sheikh abdirashiid wiil uu dhalay ayaa cwa dhinteyy ilaahay haunaxariisto 😢

    • @inaxaajiaxmed9196
      @inaxaajiaxmed9196 9 หลายเดือนก่อน +3

      Allah yarahma 😢

    • @MabsudAbdirahman
      @MabsudAbdirahman 9 หลายเดือนก่อน +4

      Rabbi naxaristi janno haka waraabiyo 😢 sheekha iyo ehelka kalena samir iyo iiman saadiq ah alle haka siiyo🤲😭

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 9 หลายเดือนก่อน +33

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲

    • @MinhalOmar
      @MinhalOmar 9 หลายเดือนก่อน

      Amin

    • @AaltaroBoy
      @AaltaroBoy หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa allah🤲❤️

  • @Najax-n2h
    @Najax-n2h 9 หลายเดือนก่อน +46

    M.a guulaYso wll asad
    Hadan cabiro mugaaga
    Cumaamado aragtidaada
    Waxad tahay wall kartidiisa
    AY rabaan bulshadiisa oo dhami🎉
    Qalpigaagu yuu baran
    Qiiro aan dhaman
    Quluubtada ka ogow qaxarkiyo dhibaatada
    Dad haday ku taageeran
    Haka yeelin quudhsiga
    Sirta nolosha haw qubin
    Qayb qayb wax ugu sheg
    Waxan kuu qalmayn abid
    Haka qadan waligaa
    Waligaa qab waYnow
    Kor u qaad waxa tahay 😊
    Walal aan la wada haysanow hore u soco wana ku taggers pro gulayso adiga iyo team kaaga alah haydin dayo🎉❤

  • @najmoabdirahman5794
    @najmoabdirahman5794 9 หลายเดือนก่อน +85

    𝐀𝐲𝐲𝐲𝐲𝐲𝐲 𝐟𝐚𝐧𝐬 𝐑𝐨𝐧𝐚𝐝𝐥𝐨𝐨𝐨❤️💪🥰

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 9 หลายเดือนก่อน +26

    Asc walaalayaal 😢😢pls sheik cabdirashiid cali suufi wiilkiisii cabdixamiid ayaa ka dhintay maanta usoo duceeya in allaah qabriga u waasiciyo ayagana samir iyo iiimaan ka siiyo allahuma aamiiin😢😢😢😢

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 9 หลายเดือนก่อน +2

      Alle ha naxaresto sh qalbiga.ha u qabojiyo

    • @muzamilmaankamuzamilmaanka6048
      @muzamilmaankamuzamilmaanka6048 9 หลายเดือนก่อน +1

      Allhuma aamin

    • @Ikruuusha
      @Ikruuusha 9 หลายเดือนก่อน

      Aamiiin yaa rabi😢😢😢

    • @AaltaroBoy
      @AaltaroBoy หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa allah🤲❤️

  • @abdirahmanmanka6180
    @abdirahmanmanka6180 9 หลายเดือนก่อน +32

    always Cristiano is the best player in the world the goat🐐🇵🇹🇵🇹🇵🇹

  • @abdirahmanc.c.a9346
    @abdirahmanc.c.a9346 9 หลายเดือนก่อน +29

    Asad hagio ilaahay laxaadkaaga hakuu soo celiyo brother waxaad tahay shakhsi qalbi wanaagsan oo karti badan🎉

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 9 หลายเดือนก่อน +8

    Maya makaladoorteen culemada noosida sunihii Rasuulka iyo qolkii illaahay Allaha xifdiyo dhamaantood culemada aamiin yaaRabbi

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 9 หลายเดือนก่อน +12

    Maashaa Allah siday culimada u ixtiraameen waan ka helay ❤.
    Niyadaan ku hayey inaan la Kala dooran Karin runtii

  • @Naruura4
    @Naruura4 9 หลายเดือนก่อน +42

    Ugbaad is so beautifully ❤

  • @SihamCaday
    @SihamCaday 9 หลายเดือนก่อน +6

    Wiil uu dhalay sheekh Abdirashiid cali suufi ayaa geeriyooday haloo soo duceeyo dhamaan
    In Allah janatu firdawsa galiyo
    Allaw marti la jecelahay Ka dhig yaa rabi qabrigana u nuur

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 9 หลายเดือนก่อน +24

    Shiiq mustafa iyo Shiiq abdirashiid wlh aniba Kalama doorteen labadoodaba ilaahey dartiis aa u jeclahay ❤❤❤

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 9 หลายเดือนก่อน +30

    Allah is One propHett mohamed scw❤😊
    commingsoon 1.8m Asad keepgoing wasugi la.nahay farxadada talye

  • @qalidumar6908
    @qalidumar6908 9 หลายเดือนก่อน +9

    Shiiq cabdirishid wiilkisa dhintay allh haunaxariisto aamin

  • @Almaas-n3c
    @Almaas-n3c 9 หลายเดือนก่อน +84

    Allah is one ❤❤❤

  • @Yaana0k
    @Yaana0k 9 หลายเดือนก่อน +55

    Messiiii 🐐🫶
    Saalax sanaag❤
    Kiin Jaamac 🕊️🤍
    Raxma xasan❤
    Nadiira💚
    Hapoon
    Shaadiyo sharaf 🩷✨
    Guuled Simba🤎🫶🏼
    Asad hagio💛🕊️
    Suldan serar💚
    Lacag 💰😭😂

    • @maxamedabdirishiidcaaqilka3245
      @maxamedabdirishiidcaaqilka3245 9 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂ma Dooq Xumid

    • @SabaadXasan-oq1ol
      @SabaadXasan-oq1ol 9 หลายเดือนก่อน +1

      Shaq0h dheer gasheyy apayoh😂

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ina adeer unban ku odhan karaa😂😂

    • @Yaana0k
      @Yaana0k 9 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedabdirishiidcaaqilka3245 shaqadaada maaha ilmo ooyaaye🙄

    • @Yaana0k
      @Yaana0k 9 หลายเดือนก่อน

      @@SabaadXasan-oq1ol camal la'aan iga badatay😂😂

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel 9 หลายเดือนก่อน +5

    Sheikh abdurashiid sh cali suugi wiilkisa geeriyoday u duceeya allah u naxaristo iyaagana sabr jamil ah haka siyo rabbi

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 9 หลายเดือนก่อน +22

    Walahi gabdheehena waa wada gob gob dhashay messi hadaan taageero xata waxanku nacaay yhud nimadisa lkn crd 7 wanin muu minintaa garab tagaan oo ogoolen dulmiga reer galbeedka ❤crd legend waye

    • @mariamuse6223
      @mariamuse6223 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hhh sxb kubad miyaa laga hadlayey mise diin diinta hada wax ku😮

    • @BariisSamatar
      @BariisSamatar 9 หลายเดือนก่อน +1

      Kuma fahmine

    • @BariisSamatar
      @BariisSamatar 9 หลายเดือนก่อน

      Dinta hadaad waxku maxaad kawada

    • @mariamuse6223
      @mariamuse6223 9 หลายเดือนก่อน

      @@BariisSamatar diin hada wx ku qiimaynysid mahrezz mane ama mo salah baa goat ah mrkaas

    • @BariisSamatar
      @BariisSamatar 9 หลายเดือนก่อน

      Wa ruunta lkn saas kama wado cadeey jamka islamka majecla crdo messi Wa cunsuri anka wadaa abaayo lkn wadmahadsantahay

  • @MOHAMMEDBERBARA
    @MOHAMMEDBERBARA 9 หลายเดือนก่อน +29

    Waa team ķaa aan dhalinrada aakataageero❤asad horay usoco adi iyo team 27 madaxay iisaarantihiin awoowe😂

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 9 หลายเดือนก่อน +40

    Wow! Amazing team gabadho isn't eassy keep going brother 😂😂😂❤❤❤

  • @Safo________7
    @Safo________7 9 หลายเดือนก่อน +78

    The greatest of all time Cristiano Ronaldo 🐐🌍🫡

    • @Sacdiyo-fg9tx
      @Sacdiyo-fg9tx 9 หลายเดือนก่อน +1

      Siuuuuuuuu

  • @hassan_macruf
    @hassan_macruf 9 หลายเดือนก่อน +21

    Alla gabdhaheenu waxan ku dooraneyba waa caqliga ay raga qaar dheeryihiin❤ team CR7❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 9 หลายเดือนก่อน +56

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @ZamzamElmi-rb7bn
    @ZamzamElmi-rb7bn 9 หลายเดือนก่อน +2

    Team gabdho nasooo Badi qatar weye mida xushmud bay leeyihiin laba sheikh makala doorman karaan waa u siman yihiin wlhi ❤😊

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm 9 หลายเดือนก่อน +29

    Waw gabdhaha dhan iskudooq aanahay team cr7 gout gout dhalay❤💯💯❤❤

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 9 หลายเดือนก่อน +51

    Allah is one❤❤😢

    • @SafaAbyan
      @SafaAbyan 9 หลายเดือนก่อน

      👆

    • @AliAhmed-fg1zo
      @AliAhmed-fg1zo 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

  • @yaser452
    @yaser452 9 หลายเดือนก่อน +56

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين🤲

  • @samiyaosman6976
    @samiyaosman6976 9 หลายเดือนก่อน +14

    This time I'm watching is 2am from Toronto I'm so happy Asad thanks keep going 🎉🎉❤❤

  • @AminTorey
    @AminTorey 9 หลายเดือนก่อน +46

    My brother keep going always we are with you❤❤

    • @ganikeyf5389
      @ganikeyf5389 9 หลายเดือนก่อน

      Labada u dambeyso beentiin waaye😂😂

  • @Aftahino
    @Aftahino 9 หลายเดือนก่อน +5

    Mnsha AllaH Dadku Culimada wali way jecel Yihiin
    Waynu Fiicanahay Inta ayna aynu Dadka Diinta Ku suntan ixtiraamayno❤

  • @mohamed1212.
    @mohamed1212. 9 หลายเดือนก่อน +25

    Ku slai nabi muxamed scw❤

  • @HiboMaxamad-l5r
    @HiboMaxamad-l5r 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a gabdhaheena allh sharaftooda ha dhowro wllhi ugbaad wa gabar an allh dartiis u jeclahy alow janada nagu kulmi adunka intan jooganh itusi wa walsheyda an jeclhy alow idaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedliiban957
    @maxamedliiban957 9 หลายเดือนก่อน +69

    Team Ronaldo is muujiya ❤😂😂

    • @MunaHussein-mg1gj
      @MunaHussein-mg1gj 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waaa nakan🎉🎉❤❤😂😂

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 9 หลายเดือนก่อน +1

      Laba gaaloo abtirsiin gud boon maxan midna u gumsyn midna guusha usiin

  • @idilboulalehidilboulaleh3136
    @idilboulalehidilboulaleh3136 9 หลายเดือนก่อน +15

    Wooow esh ala challenge adaalad aaa keep going guys 🥰 habadaa danbe wa kosol amira iyo koko waxan rejeneye iney jogsadaan lacagtaa 😂 by the way our favorite singer awaleh aden daheyee. ❤️thx hablo qalbika niqa jecelnahay hadaan nahay reer jabuti 🇩🇯😘

  • @Apdifataaxaadam
    @Apdifataaxaadam 9 หลายเดือนก่อน +98

    𝗥𝗢𝗡𝗔𝗟𝗗𝗢 fans 𝙡𝙞𝙠𝙚 👍🐐🤴

  • @Jamaalkinboy
    @Jamaalkinboy 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad ﷺ ﷺ ☝️🕋♥️☝️

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 9 หลายเดือนก่อน +58

    ALLAH IS ONE ☝❤

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 9 หลายเดือนก่อน +20

    The greatest of all time Cristiano ronaldo 7 amazing player ❤🐐

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 9 หลายเดือนก่อน +32

    Allaah is one ☝️ ❤❤

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 หลายเดือนก่อน

    Msha Allah, Sh.Abdirashid and Sh.Mustafe🙏
    They made me feel happy for not to choose🙏

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 9 หลายเดือนก่อน +48

    Big legend always asad hajio 1.8m coming soon insha allah another's levels best challenges players football's i can't wait ❤👍👍💯😍😍❤⚽️⌛

    • @fatumoadan2058
      @fatumoadan2058 9 หลายเดือนก่อน

      Shiqyada waa dadka dinta noso garsiyey ilahey hano xafido lakin hadi mid ley dhihi lahay Shiq Abdirashid Ali sufu xafidulah ilahey Ajir haka siyo dacwada islamka uw garsiyey ❤

    • @fatumoadan2058
      @fatumoadan2058 9 หลายเดือนก่อน

      Shqi mistafe masha allah ilahey ha xafido asna

  • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
    @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 9 หลายเดือนก่อน +2

    Labada shiikh waan jeclhay lakin waxan dooran lahaa shiikh mustafe xaaji ismaaciil Haaruun ❤❤

  • @cabdiraxmaancali8043
    @cabdiraxmaancali8043 9 หลายเดือนก่อน +28

    Ku salli nebiga scw ❤❤

  • @iqramaxamed8668
    @iqramaxamed8668 9 หลายเดือนก่อน +19

    The real goat 🐐 magic messi 🐐 love you my goat 🐐

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahey ha unaxaristo amin dhaha dhamantin ❤😢 xalay uyu dhintey wilki sheik c/ abdirashid ali sufi 🤲💚😭 ilahey janadisa ha kucasumo

  • @Luulaxmed-r4f
    @Luulaxmed-r4f 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asadow waan ku taa geeraa🎉❤😊

  • @SaadiqBoy
    @SaadiqBoy 9 หลายเดือนก่อน +12

    Waxay ku dorteen ronaldo diintu udhaw yahy oo wuu qurux badan yahay😂😂😂😂women😂😂😂

  • @mulkizaylax9982
    @mulkizaylax9982 9 หลายเดือนก่อน +4

    sheikh c.rashiid wiilkisa dhintay😭😭😭allaha unaxaristo

  • @Zackcade-c8z
    @Zackcade-c8z 9 หลายเดือนก่อน +9

    Cayda iyo Amiira inay is jecel yihiin waad ku ogaanaysaa marka jalenjiga wiilasha la qabtay cayda gadaal buu maray hadana Amiira gadaal bay martay ❤😂

    • @haliimoxuseen5570
      @haliimoxuseen5570 9 หลายเดือนก่อน +5

      Kuma Jirin cayda mida kale amiira iyo koko gadaal waxa loo mariyay way dhaadheeryihiin😂

  • @deeqaibrahim8933
    @deeqaibrahim8933 9 หลายเดือนก่อน +10

    masha alaah gabdhaha waa saxsan yihiin 2 sheekh oo maqaam leh waa

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 หลายเดือนก่อน

    Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.8 million million million comin soon I.n

  • @QueenDheeman
    @QueenDheeman 9 หลายเดือนก่อน +27

    The great of all time cr7❤

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 9 หลายเดือนก่อน +8

    WaaW, wallahi Gabdhaheenu waa Dhiig miidhaN Anigu Anigo taageera Messi pllse Ronaldo Ayn ku taageerey Yuhuuda Naceybka uu u Hayo iyo caawintiisi wallaalaheena fallastiiN

  • @lamafilaan4509
    @lamafilaan4509 9 หลายเดือนก่อน +3

    Allah unaxariisto wiilkii sh cabdirashid amiin

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 9 หลายเดือนก่อน +28

    Amiiro qurux is not easy ❤

  • @IdilHoussein-qq3xo
    @IdilHoussein-qq3xo 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah foziyo dimple wan kuu wata from Djibouti sister 🎉🎉🎉🎉🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @SADAMABDIMOhamud
    @SADAMABDIMOhamud 9 หลายเดือนก่อน +7

    Koko iyo Amiira waa Ilove you Lacag😂😂😂

  • @nasramchannal
    @nasramchannal 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haunaxaristo qari abdi cabdixamid sh abdi Rashid sh Cali Sufi qabriga Allah haunuuriyo an uduceyni wllken

  • @Cristianoficail
    @Cristianoficail 9 หลายเดือนก่อน +6

    Team 27 gabdhahoda dhan waa wada Ronaldeysan yihiin 💯 Goat naldo 🐐💪

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha alahu amira cadey iyo koko iyo fosiyo iyo ugbad wanwata warun walahi shikh cabdirashid iyo shikh mustafa makaladhacan wanjeclo walahi alanodayo amin yarabi asd baramijkan wanjeclo ee sobadi hadan gabdha wilasha yutubarada kaladorto dheh asd wacodsi ani wiligey waxmakacodsanin

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 9 หลายเดือนก่อน +15

    Fans C.Ronaldo is not easy 🐐⚽️🇵🇹

  • @zuhraaahmad5124
    @zuhraaahmad5124 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto caawa wxaa dhintay shiikh Cabdirashiid cali suufi wiil uu dhalay oo ku dhinty qadar allaha u naxariisto qabrigna ha uwaasiciyo usooduceya wuxuu ahaa wiil yar oo qaaari ah 😢😢

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 9 หลายเดือนก่อน +5

    Wilasha gabdhaha ka xiso badnaa cawa keeg going guys 😊

  • @muparakahmed8148
    @muparakahmed8148 9 หลายเดือนก่อน +1

    I really like this girl's the way there respect sheikhs ..I appreciate 👏 to all

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 หลายเดือนก่อน +17

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @HiboMaxamad-l5r
    @HiboMaxamad-l5r 6 หลายเดือนก่อน

    Alow asad no dayso adiga dhibatada kabad badiyay wllhi allh qof ku xidhan marnh ma hungoobo asad wa wiil qiimo badan keep goin my bro ❤❤❤❤❤

  • @Rihameyy
    @Rihameyy 9 หลายเดือนก่อน +5

    G.O.A.T CR7 🇵🇹 🐐 ❤🔥

  • @AbshirocumargacalAbshiro
    @AbshirocumargacalAbshiro 5 หลายเดือนก่อน

    Runaaldo anan koo ujeedno mxaa kajarena miisi dadka runaaldo waa goad miisi soobuuqa❤❤❤❤❤

  • @Sagaldahir-d6s
    @Sagaldahir-d6s 9 หลายเดือนก่อน +44

    Finally part 2 is here 🙌

    • @Cayuush8606
      @Cayuush8606 9 หลายเดือนก่อน +2

      Yeah ❤

  • @ahmedyusufmohamud3932
    @ahmedyusufmohamud3932 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asad Aaaad Baaad u qaldan tahay 💯💯
    Kafiiirso waxyaabaha qaaar aad ku dhaqaaqaysid.
    #Culimada Gorgortan lagama galo, Qiyam kooda waa la ilaaaliyay Diinta baa ilaaalisay Adiga-na ilaaali.
    Mahadsanid!

  • @maftuuxyare4474
    @maftuuxyare4474 9 หลายเดือนก่อน +8

    Aniga ahaan shekhyada wan kala dooran lah
    Waxaan dooran laha shekh ali suufi sabatana waxaa weye
    Shekh ali suufi waaa qaari marka
    Shekh mustafa waa shekh weyn balse wax kasta waxaa Kawen quraaanka kariimka ilove you shekh mustafa ❤❤❤❤❤😢😢

  • @shukriabdiahmed-wx2zj
    @shukriabdiahmed-wx2zj 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a koko❤
    Haplaha dhan way ka dhex muuqata quruxdeedu🎉
    Igu salaan

    • @Hydramooon
      @Hydramooon 9 หลายเดือนก่อน

      Msha allah

  • @muniishmohamoud
    @muniishmohamoud 9 หลายเดือนก่อน +3

    Qofkiii ayaniita aado waaaa waa guul dareysanaah ar ayanitaaah😂😂😂😂

  • @abdallahussein279
    @abdallahussein279 9 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh tankiz for every all gril my foverati sheikh abdirashid and sheikh mustafa❤🎉😊

  • @deeqabile5756
    @deeqabile5756 9 หลายเดือนก่อน +31

    Like ii saar hadad nabiga jeceshay ❤

  • @abdinasirsharifhussein7370
    @abdinasirsharifhussein7370 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekhyada 2duba ma dhageysto
    Sheekh saalax macalin Cabdullahi Allah caafiyo iyo sheekh Maxamud Aw-cabdille cariif
    Sheekh Xuseen cali jabuuti

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 9 หลายเดือนก่อน +15

    Ilahey hadaa jeceshahay like saar❤

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh cbdirashiid cali suufi wiilkiisa geeriyooday aynu uwda duceeno inuu ilhy u nxariisto maqaaamkiisana janatul fardawsal aclaa rabi hka yeelo. Yaaa rabi amiiin

  • @CllaahiAlii-tj1sy
    @CllaahiAlii-tj1sy 9 หลายเดือนก่อน +32

    nabiga kusali please muqaal ka like saar❤❤❤❤❤❤❤

    • @Hawohud
      @Hawohud 9 หลายเดือนก่อน

      S.a.w❤

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah thnkas so much for the respect you have for our sheikhs and team 27 keep going . Lolz where's the money Ayanita

  • @ibrahimahmed749
    @ibrahimahmed749 9 หลายเดือนก่อน +7

    Legend Asad keep going whatching you since 2021❤❤

  • @queenhubi465
    @queenhubi465 6 หลายเดือนก่อน

    ku salin nabigena tha best person ever the most knowledge able and the most shine