Nin sare inader meesha baryo ma taalo. Sidi cada gude iyo buur madow ha u hadlin. Hadan u nahay muse abokor iyo muse ismacil anaga nooga baxa dhuloos iyo huwan period.
Magaaladu ma laydbay leedahay oo dariiqda ayaaa shidan? Maxaa khuraafaad lagu noolyahay. Adeer Ceerigaabo waaa lagu kala tagi hadii aan si miyir qabta loo wada yeelan. Beenbaad isku sheegaysaan.
Reer Somaliland waxaaba ceeb iyo doqoniimo inagu ah inaynu maanta
Cerigaabo ayaaynu ku dagalamayna xad keeni oo Yoocada ah.Huwanta iyo exdisaamta Somaliland ayaa ka dambayisa nimankani.
Ciidamada iyagaa lugah haya
Guul somaliland guul ciidamada qaranka somaliland guul
Guul JSL somaliland
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadii guryaha lagu dumiyo dib usoo noqon maayaan
Maayarku waa nin gaboobay yaan waxba laga qorin is Difaaca Reer Ceerigaabo
Beeni raad ma leh !
RRU wixii ku dhacay waa kuwii
Dabada jeediyey kkkkkkk
RRu maxaa Ku dhacay
Caqli idoor
Waxaa naxdin leh in nin cadow ah la sii daayo waana denbi weyn 60 maxbuus in madheero la keeno ayey ahayd
Guul iyo gobanimo jsl lkn
Barbari ninkii betray gubta
Meesha ay ka soo gelayaan ciidan ha la dhigo 👹
Haa waa runta mashalaay waxay dhahaan EX PRESIDENT muse Bixi iyo EX wisiir M.kaahin ayaa ka dambeeya colaada. Huwanta walaalanu nahayee daaya hhhhh
Nin sare inader meesha baryo ma taalo.
Sidi cada gude iyo buur madow ha u hadlin.
Hadan u nahay muse abokor iyo muse ismacil anaga nooga baxa dhuloos iyo huwan period.
Magaaladu ma laydbay leedahay oo dariiqda ayaaa shidan?
Maxaa khuraafaad lagu noolyahay.
Adeer Ceerigaabo waaa lagu kala tagi hadii aan si miyir qabta loo wada yeelan.
Beenbaad isku sheegaysaan.
Waa nafaqo isaaq alla maxay been iska dhaadhicinayaan kkkkkkk