10/09/2023 ban so boqdey this my favorite song 🎶 waliba anigo niyad jaban Qofkan jecladey aso ishegin iga tagay marku iga tahribay kadib rafad bdn kadib waliba lacag iyo nafba u huray marku meshu rabey tagay xita wu ilaway wanagaygi jaceylkygi naxaristan sin jiray marku ila jogay hadane kama xumi nolosha igama xumeso Faraxad haigu nolado aniguna wan nolan dona isaga la aanti 💔😢
Heestan wa dhageysta wlhi wa jecel socdo wiil wxa jira in badan isla socono asiga wadanka wa katagy 6 sano kadib anigina wadanka wakaso tagy labo qarad kala jogna walina wan xirirna walidkey wxe igu dhahen nina africa iga jiro haiso dhihin mid wadanka kula jogo radso anigana wa igu adagtahy adunka qof ad is fahmeysan we adagtay ina hesho aniga wa yabanahy noloshan dadka aya ka maqli jiray manta anige ihesata dadka qurbaha so aday ayago nolol ama xirir leh plz i cawa mxa arinkan ku xalin lahedeen talo isiya bal wallow taladi illahey mel ay talo anan wxba awodin bin adam nahay 😢😢😢😢😢😢
2015 kii an heestaas aad u jecla markas oo qiso jcyl igu dhcdy oo welito ex teydii balanta iga bxde💔 alxamdulilah finally wanka so bogsade xiliyadaas adka
22/10/2023 ban qorayaa aniga uu saxibkey sadax sana wada soconay hadrna is qabna uu maher igu dhacay lkn wale nasibka ii saceden uu an kulmen lkn dadka igu walen ninka kuma rawo iska fur maxu kugu iman waye lkn xuman igama maqno wa uu ii jecelyahay sharcigii ba laga heystaa ilah waxan ka baryay malin malmaha ka mid ah inu nabad igu keeno inshllah ano cafimad qaba iyo asago cafimad qaba ubadna hana kala seyo ugow inan ku jeclahy mar wey uu fududahy inan kulno ala agtisa waxba kama ahan mcn waxan ahan donaa mida ku sugaa ila mowdkaaa nacabka warkisa ha dhageysan plz😢🙏🙏🙏
Allah ha isku ka keno🤲🏿 walashia dadka warkoda dheg ha u dhigin insha allah wa guleysanesan🤲🏿🤎idinka halmel wada jogo wada faraxsan kuso noqon donta hesta qoral kle quurx badan na wano so qeresa🤲🏿❤️🩹 insha allah🫶🏽
Darenkega ma qiyasi karo💔😭qofka jecla wa wayey💔😭 sido kle midka i gursadeyy barer cat ayu igaga tagay💔 nolosheyda dhan wey burburtey rajo xita kama lihi hada ka dip iyo nolol cusub💔isasega igu dhacay wa amur iga weyn😭14/11/23😢
22/09/2023 jimce 11:07 PM ALLE way u fududahay mar inaynu kulaneee sidiibaan ayaankiyo calafka u sahwirayaa rabigay ma eexdee sidiibaan amaanada EEBE ugu kalsoonahay 😊
Axad waye mntaa 11:06 subax nima ah MARKA Ii imato mcn qoralkan wan kuntuse donA hadu mowdka nakala qarin inshllah 🤲allow cafimad bdn cimre dher uu cibada leh ku seee nin ka wngsn inan helayo uma hesti alla haku sharfo seda ii sharfaty inshllah amntada ila cimregeygaa inta ka dhiman wan tirena hadan dhaho ma so kobe karo qalbi wan ku jeclahy ugow Nurrki qalbiga❤😢🫂
Waxan soobooqday 9/1/2024 ❤ waa malin salasa ah ugu yaran waxan ku soo celcelshayday 6 jeer waxa qalpigayga kilkilaya nabsi jecal wiil aan ka tegay mudo sanad iyo afar bil ka hor ah baan dib u jeclaaday xuman igama tegin lkn caqabad igo xaal aduun oo aan marka ku jiray baa sababtay inaan dareemi waayo waxa ii wehel ah qoraalkii uu isoo qori jiray oo aan ila hada hayo waan wada xidhiidhna lkn waxba uma sheegan karo oo waan xumeeyay runtii Mohamed maxamuud iga rali noqo gcliye waxan ahy qof xun oo aan u qalmin in la cafiyo balse wn ku jeclhy aduunka iyowaxa saran adaan kugu jeclhy marka laga jimaado hooyaday waxad aheed qof ii nugul oo i daryerla balse aan haysan kari wayay Waxan qirayaa inaad gob thy yaqan sida dumarka lola dhaqmo oo aad boqor thy waxan rajeenaya qoraalkan inaan anoo laabtada ku jira aan ku tusi doono inshllh pis i cafi 😢😢😢😢😢😢
Wa hees aan aad uga helay anigo joogo goobta shaqada asxab badane ah ayuu iidaray wiil markas iga dhawa asxabta shaqada wiilkii hda wxa nahay dad is jecel isku meelna ka shaqeeya wixi malinka ka danbeyay heestaan xasuus bay iyeelaty waloow drenkeeda yahay mid cajiba oon la jecleysan karin hdana isa seega aad ban ugu baqdaa qof wlbo qof ku jeclahay rabi ha ku bego cid wlbo iga danbeysa dhageysigeda e so boqatana wn zalamayaa Wa hbeynimo isniina Tariiqduna wa 18 jun 2023 sacaduna wa 9:30 fiidnimo
Heesta wxn ku xasuustay inan intayy jcy igu abuurtayy oo hargeisa 3 sano ila joogtayy oo ka timi America oo aan Intayyy I tidhi wn ku dhoofinayaa ayaayy iga tagtay wxa ka soo wareegay ka dibna aan ku coyaarayy oo aan fahmi wayy ka diban wx fahmyyy ❤😭😭😭
axaxax adigoo jecel iyana ay ku jeceshahay xumaa marka aad isaseegtaan idinkoo hoosta iska raba : eed laygu dhaliiliyo danbi aniga oon galin ,dad ujeedo iga lihi dhibaato ay abuureen tii laygaga afduubee nala kala ir dheeyaay, allaw yay nagu dhicin
3/8/2024 7:13PM habeennimoo Isaseega nagu dhacay waa amuur inaga wayn😢 3bil oon kala maqnayn naftaan isjeclaanay ayaan heestaan dhagaysanayaa caawa waa amar alle kala taggeenna 😢💔 Jacaylkaygiyooow waxaad ahayd qof wanaagsan oon wakhti kulannay hadana kala tagnay waxaan rajaynayaa inaynu ishelno rabbi tas waxba lama ahee😢 Alle way u fududaysay mar inaynu kulanneee Sidii baaaan ayaankiyo calafka u sugaaayaa😭
U sheego wll😊 mrks hde kugu diidana waa kaas iska safari xoogaha niyada wey kuu qabobeysaa inta aad qalbiga ku qarsanesid , xasus io dhib unbey ku kenayan 😔 hdii eey ka aqbashan wa sidii la rby ilhy hakuu kaso ine ku aqbasho inshallah ❤
Wa habeen talaada taarikhdu tahay 26/8/2024. Saacaduna Waa 12:45pm Hestan waxay I taabatay si an qoraal lagu qeexi karin 😢 wa idin salaamay somalida iyo jiilka iga danbeeye hestan dhageysan doono ayagoo dareen ooyi dono 😢
February 2024 hadaad kadib dhagaysato Lille I saar
Waxan huba hestan miraheda mcn inad dip uso boqatay Wxn dhagaysanaya 5/7/2023 habeen khamis ah wan idin samalay somalida iga dambasay😢🥺👋
22/7/2023
23/7/2023
16/8/2023
3/9/2023 still have a history
5/9/2023
Waan hubaa heestan inay qalbigag taabaneeso gabadhaan ifka ugu jeclaa waxaa iigu wardamay say 2/16/2020 habeen nimo khamiis ah xligaas waxay kusugnayd magaalada jigjiga aniguna magaala muqshido ..ilaa hadana waan raadiniya
Alla xumaa markaad qof aad jeclayd aadan maanta geeri iyo midna aadanku hayn)❤
Insha allah waad heli
Isaseega inagu dhacay waa amuur inaga wayne ....😢😢😢😢 waxaa i haysata khilaaf noo dhaxeeya aniga iyo jcylkaygii waxaan idinka codsanayaa in aad isoo ducaysaan in uu alle naga dhexdaaro khilaafka na dhexyimid ....... ❤❤❤
Allah waxaan ka baryaa inaad isku wanagsanaatan oo dhexdiina wanag dhigo Insha Allah 😭🤲
Is fahan iyo wanaag dhaxdiina Alle hakeeno
After 4month Waxan rajaynaya in aad heshiiseenn😊
@@IidoahmedAhmedbro wali mey heshinin daris ayan nahay
Gabadhas nasiib bey ledhy sppto ah wxy heshay wiil daacad ujecel alle dhaxdina qilaafka haka saaro jaceylkinana ha waaro wllo😊❤😢
10/09/2023 ban so boqdey this my favorite song 🎶 waliba anigo niyad jaban Qofkan jecladey aso ishegin iga tagay marku iga tahribay kadib rafad bdn kadib waliba lacag iyo nafba u huray marku meshu rabey tagay xita wu ilaway wanagaygi jaceylkygi naxaristan sin jiray marku ila jogay hadane kama xumi nolosha igama xumeso Faraxad haigu nolado aniguna wan nolan dona isaga la aanti 💔😢
Sorry nolosha wax la arkeen mlhn 😢😢😢😢😢❤
Sorry abyoy 🥺💔
Sorry macanto
Sorry abaayo
@@AyuubIsmail-mz5kkxaqiiq 💯🤦♀️
14/11/2023 galab nimo 17:14 Baan soboqde hestaan
Waxa jeclahy wiil ilahey waxan kabarya unuu calaf ugu daro
Waxana rajenaa anago Isla wada jogno inaa soo
Soboqon dono❤️🩹
Qalbi hada halke wax idin marayan
29/12/2024 13:30 ayan soboqday heestan waxan jeclahay inan ❤
Waxan rajaynayaa inan sooboqdo ango wada jira insha allah ♥️
Heestan wa dhageysta wlhi wa jecel socdo wiil wxa jira in badan isla socono asiga wadanka wa katagy 6 sano kadib anigina wadanka wakaso tagy labo qarad kala jogna walina wan xirirna walidkey wxe igu dhahen nina africa iga jiro haiso dhihin mid wadanka kula jogo radso anigana wa igu adagtahy adunka qof ad is fahmeysan we adagtay ina hesho aniga wa yabanahy noloshan dadka aya ka maqli jiray manta anige ihesata dadka qurbaha so aday ayago nolol ama xirir leh plz i cawa mxa arinkan ku xalin lahedeen talo isiya bal wallow taladi illahey mel ay talo anan wxba awodin bin adam nahay 😢😢😢😢😢😢
Heestan isa seeg wax xasuus gooniya aniga ahaan wayo qofkaygii oo aduunka iigi jecla ayan kal tagnay angoo 5 sano wada jognay iima suurta galin naxriista iyo jaclkedii inan ka fidaysto lakii dib ayaan ka daremay ragoo ama dumaroow ogada qofkii ni jeclada wxa walbana darta uuga soo taga wayo way ku dabysa taasi hadn jeclayna wad jeclanaysa ugu dabynta wa iga hadal mur tile oon uso joogay qisadaa aaax yaa aax😢
2023 dhagaysana hestan wan jclhy 💔🥺
sedo kale e inte ka so qabtaa isheg
Sido kle
Aniko kale ayaa iska dhakeysana sxb keep going sxb
Mcaan walhydaHn❤
Ani hada kwrn 2025 losocda😢
Still lafoole yaa dhageysanayo 29/April 2023 please 🙏 like iisaar adiga♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Me❤❤
Waxaan jooga habeen safar baan ahay ani iyo saxiibkey waxaan ku raaxeysanaya heestan anoo gaarigeyga ka shitay 10/08/2023 old is gold 👌 ✨️
Wow hees iyo badh❤ Waxaan dhagaysan 15/7/2023❤
15/6/2024 habeen sabti ah oo ayayay ciid soo😊 galaysoh Ayaan dhegaysanayaa inta iga danaysa aad baan idiin salamayaa 🎉
Ax Ax 😭😭😭😭Yaa ila dareemaaya xanuunka qisada heesta laga sameeyay PLZ like
Geel Jire
Aniga aya ku ladarimayo waayo jacel aya ihayo inaa abati 😭😭
Anii
qisada heesta isheega zaxipayaal😢plz
Qisada heestaa "
Wiil iyo gabar is qabay baa laga sameeyey muday is qabeen aaadna way isku jeclaaayen wiil iyo odrisida ,lakin waxaba ubad ah maka helin muda dheeer bay isqabeeen ayago is jacel , markii dabe family soo dhex galay waaa lakala furay ayo is jacel 😢😢
Wiilkiii oo gabdh laga furay aaad ujecla baa loo sameyey heeestani waa qiso dhab ah oo xanuun badan 😢😢
waligay isman orana urkeygana kumey jirin xumeee oridaaade isasega nagu dhacay waa amuur inaga weeeyn,
inkasto dab iyo olal aqalkeeeni lagu shiday inkasto dhexdeeni buur adag ku xiranatay (oo lalajiiday familyka) misne anigu sidibaan kugu or fiyoobahay 😢😢😢
Axyaaa dareeeen😢
Whoever is listening 👂 this song in 2019? Must hit me in one like
It’s one of the few songs that will never get old
Heestan waxan dib usoo boqdat 20/5/2024 8:45 isoo duceeya walalayal in allah arimahayga ii fududeeyo🤲😢
2015 kii an heestaas aad u jecla markas oo qiso jcyl igu dhcdy oo welito ex teydii balanta iga bxde💔 alxamdulilah finally wanka so bogsade xiliyadaas adka
Wxn aahy mid ku. sugeysa pls so noqo intanana dhiman aduunyada lguma waree pls😭❤💔
😢😢
Weykana kuso noqdey😢😢❤
Jcylku ha waaro 😂❤
Indhahaygu sidiibay ilmada kuuqubayaan wllhi aadban kujecllhy geesigaygiyow lkn waad iga mranty pllse adigoo igatagybaan wli kujecllhy 2023/9/23 old is gold 😌😔
Hada xaladadu waa sidee abyp
Waxan dhageysanaya 4/12/23 waa haben aan daremayo jaceyl aad u daran ❤ iyo boholyaw aan u qabo ruxan jecla ❤💯
Yaa ila dageysanayo 2023😢❤😊
aniga lol😂
Hees i tabaty 2023
Anika sxb waliba 2 jeer ayaan ku soonoqday
Aniga
Hestan qisateda wiil iyo gabar aya isgursatay kadipna aaad ayay isku jeclayen muda 10sano ayay isqaben wax ubad ah meen helin kadip labatii family aya goaan ku garay in lakalgeyo😢 ayago aad isku jeclin aya qasab lagu kal furay 😢markasta way isxiri jiren midba kakale ayu ku ohayay Intii isjecel rabi haiskudayo❤😢
Inta kali jacelka ku ah na allaha u dhibyareyo 😢😢😢😢
Alle wy ufududahay mr inaynu kulane sidiiban ayaankiyo calafka usawiraya rabigay ma eexde sidiban amaanaada eebe ugu kalsoonahay😢😢
WaxaN booqday Hapeen arbaca Khamiis soo galayso
Waxaan Jooga xalane muqdisho
Xaqiiqatan Markaan heestan dhagaystay waxaa is badalan dhaamaaan dareemeahyga
Waxaan isu Moodey Abawaanki sameyyy inaan ahay xaqiidi waa heed xanbaarsan Macno badan❤❤
My favorite song still I'm listening 🎶 😌 anigo safar ku ah Djibouti 🇩🇯 emotional song wlhi better days are coming 🤲
Waxn dhagaysnaya galab isniina 23/01/2023 Hees io bar weeYE
Alleh way ufududahy Mar inaynu kulane
Sidii bn ayaankiYo Calafka usawiraya💏
RabbigaY ma Eexde sidiii bn amaanada Eebe igu kalsoonhy🥰
Nolow washy 🎉
@@caydaruuzmaxamed736thank you wll
🙌wallkay @@caydaruuzmaxamed736
Waxan jeclahy wiil askari oo kunol muqdisho 🥺🥺 waan isaso xiririn jirnay balse waqtigan imaso waco xita hadi an lahadlo fariintayda waqti dambu igaso jawaba Ana waxan jeclahy waqti walbo inan lahadlo balse ima surto galeyso 🥺🥺allow adan talo kusaartay 😭😭😭
awi
Qof wax jecel inad noqotto waa xanuun laakiin labo isjecel baa fiican. Talada aan ku Siinaayo waxay tahay illow, iska illow, calaf waa heli doontaa, runta aqbal walaashay haddii kale been bad dhibane u noqon doontaa.
Xasuus aan marnaba qalbigeyga ka go,ayn sahra raaliyadan jeclaa isaseega nagudhacay waa arin inagaweyn lkn waxaad ii ogaata inaan weli kujeclahy waxan rajo kaqabaa inaan dib umidowno 🥺
Bro 6 months aya kasowaregtaye dib ma isku heshen
8 months baa ka soo wareegtay mayas hesheen
😢
@@Ugaas_Abdikadir😢
Ubixii xasuuste ifka ugu jeclayee
SANADKA sii dhamanaya ee 2022 bishiisa 12 maalintisa 29 Qamiis ayaan dhageysan hayaa heesa xanuun badan marka laga dhageysanaayo alfanaan MAXAMED XASSAN xusin lafoole
Heestan markan dhagesto waxan so xasusta ani iyo xaskeyga malinki ani kaso tagii rabo Nairobi islii gariga ayan ugu darey wa hees agtey xusus ku lee
waxaan xasuustaaa inaan udiray Gacalisadaydiii oo aan heestaaan la wadaaagi jiray ilaa hadeerna ay tahay heesta favorite kayga ah maahan oo jaceylkayga lkin waa Hooyaday alxamdulillah alle waa igu simmay iigana dhigay marwadayda 😘
22/10/2023 ban qorayaa aniga uu saxibkey sadax sana wada soconay hadrna is qabna uu maher igu dhacay lkn wale nasibka ii saceden uu an kulmen lkn dadka igu walen ninka kuma rawo iska fur maxu kugu iman waye lkn xuman igama maqno wa uu ii jecelyahay sharcigii ba laga heystaa ilah waxan ka baryay malin malmaha ka mid ah inu nabad igu keeno inshllah ano cafimad qaba iyo asago cafimad qaba ubadna hana kala seyo ugow inan ku jeclahy mar wey uu fududahy inan kulno ala agtisa waxba kama ahan mcn waxan ahan donaa mida ku sugaa ila mowdkaaa nacabka warkisa ha dhageysan plz😢🙏🙏🙏
Allah ha isku ka keno🤲🏿 walashia dadka warkoda dheg ha u dhigin insha allah wa guleysanesan🤲🏿🤎idinka halmel wada jogo wada faraxsan kuso noqon donta hesta qoral kle quurx badan na wano so qeresa🤲🏿❤️🩹 insha allah🫶🏽
This my favorite song😭😭😭😭😭. “Isa seeega nagu dhacay
Waa amuur inaga weyn”
Ax ax wlhy waa hees aad moodo inuu fanaanku aniga uun isoo sameeyay wali kamaan daalin dhagasigeeda ax ax
Waligay ismaan odhan uurkaygana kuma jirin xumee ooridaade isaseega nagu dhacay waa amuur inaga wayne ...
Walaal ma nooshay
4/8/2023 habeen jimce ah baan dhagysanayaal 😢😢🥺🥺 isaseega nagu dhacay waa maar inaga wayn
Darenkega ma qiyasi karo💔😭qofka jecla wa wayey💔😭
sido kle midka i gursadeyy barer cat ayu igaga tagay💔
nolosheyda dhan wey burburtey rajo xita kama lihi hada ka dip iyo nolol cusub💔isasega igu dhacay wa amur iga weyn😭14/11/23😢
Still listening to this best song
26/12/2023 malintuna talaado weye magalada an joogo casumada garowe
Weli wan yarahy lkn waxan kaso jawabaya markan garo 40 sano 2040 insha allah hadi alle idmo
😂😂😂
3/6/2022/ dareen gaara weeye waxaana dareemi kara , qof , qofkuu jeclaa ka tagay oo ka fogaaday , sow waxaad weheshataaba colool adayg iyo xasuus hore uun maaha , talo ayaan markaa idin soo gudbinayaa intiina bed qabta ee u xiiso qabta xidhhidh iyo jacayl haween , qof walba ha aaminin hana rumaysan , hadii kale heer waxaad gaadhi doontaa ilowdo inaad qof ahayd
🥲
🥺
😢😭
2022 19 8 xanuunkii igaadhay Alle uun baa og wallahi daacadnimada badan dhaawac wayn bd kala kulmi
13/12/2023 isha allah markale ayaan so booqan
heestan waxay soo baxday 2013 waayo alla waqtigu dheereeyaa
10 sano kdip🎉😢
Heestan caawa waxaan xasuus ugu dhagiyaa noloshayda "daybo" inuu ilaahay naga dhowro waxkastoo dhib iyo dib u dhac ku noqonkara noloshayada.
Waxanbadan waan dhagaystay bal se cwaan soo booqday badwaynta caashaqa anigoo wxbadan Bugsooday 2019 ilaa 2024 ugu dambeen bugsooday Run ahaantee waxbadn waan isku dayay inaan bugsdo balse tariikhdaa buu alle qadaray axldulaah Forza cashaq❤😮
isi seega nagu dhacay waa amar inaga weyn heestan markan dhageysto waxan so xasuusta qoftii aan aduunka u jeclaa oo lagu yaacay :-):-)
hhhhhh
Liibaan al cadala kkkkkkkkk maskiin wlhi
dhib mlhn waa xal adonyo
Liibaan al cadala waan ka xumahay sxb in lagaaga yaaco
😂😂😂 hehe abowe an makugu yaca😂😂#kaftan
waaaaaaaaaaaaaaw waa hees cajiiba oo qalbiga iyo maskaxadba xasuus hore gelinaysa.
Isaseega inagu dhacay waa amuur inaga weyn........................
Waxan dhega san yaaa hees taa 2021kii ila 2024 dhegay san yaa ada ban u jeclhy ❤
Jacelka waa wax xanun badan wlhi waxana fahmi karaa qof waxjecel
Siham wa runta wllhi
22/09/2023 jimce 11:07 PM
ALLE way u fududahay
mar inaynu kulaneee
sidiibaan ayaankiyo
calafka u sahwirayaa
rabigay ma eexdee
sidiibaan amaanada
EEBE ugu kalsoonahay
😊
Axad waye mntaa 11:06 subax nima ah MARKA Ii imato mcn qoralkan wan kuntuse donA hadu mowdka nakala qarin inshllah 🤲allow cafimad bdn cimre dher uu cibada leh ku seee nin ka wngsn inan helayo uma hesti alla haku sharfo seda ii sharfaty inshllah amntada ila cimregeygaa inta ka dhiman wan tirena hadan dhaho ma so kobe karo qalbi wan ku jeclahy ugow Nurrki qalbiga❤😢🫂
😢😢
Isa seega nagu dhacey waa amaar inaga weyne 😢😢
Illhay ciyaalka hakula koriyo qali dumar😢
Walle walaga daba imid sanad kadib abow
😂😂
Adeer intana ma joogta
Haye inta majogtaa 😂😂😂
Dib ayaan Xasuus uu gaalee😫✌️👋
Wakujedaa walahi Allaha sahlo amuuraha
Wlhi best song qofki qisadan cml so martay ayunba garan kara xanunka qisada
Lafoole xoog baan uun jecel heesaha jacayl raabigey maa eexdee sidi baan amaanada eebee kugu kalsoonahay😍❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a still listening 🎧 to this old best song 27/11/2023❤
2/12/2023❤
Hees taa waxan dhegaya san yaaa 4 sano 2021 kii 2024 kii wan jeclhy xasus baya igu leedahaya
2022/12/16 hben jimco 12 habenimo ban dhagysanya hestan wlhi ilmo darted qorl wan quri waye 😭😭😭😭isa seega nagu dhacy waa amur inaga weyn ilhow qalbiga iga reeb waa awoodade😭😭😭😭🤲🤲🤲
Amiin yaa raabi Illhy qalbiga haku qabojiyo😢
@@ladanaliosman4300 amin wlo🥺
Kula dremaya abyo aniga sorry💔
SiDaaDo KaLe DhiPaBaHaY Wll AllE QaLpiGa Ha iNooGa ReePo
Waxaan dhagaysanayaa 2024🥺❤
Ya dhagaysanaya 2020 September 17 malin khamisa haben jimce so galayo sacaduna tahay 10:19 habeenimo
waaaaaaw wlh waa hees jceel dhabeh hadana xanuun iyo xasuus mudan
Waxan soobooqday 9/1/2024 ❤ waa malin salasa ah ugu yaran waxan ku soo celcelshayday 6 jeer waxa qalpigayga kilkilaya nabsi jecal wiil aan ka tegay mudo sanad iyo afar bil ka hor ah baan dib u jeclaaday xuman igama tegin lkn caqabad igo xaal aduun oo aan marka ku jiray baa sababtay inaan dareemi waayo waxa ii wehel ah qoraalkii uu isoo qori jiray oo aan ila hada hayo waan wada xidhiidhna lkn waxba uma sheegan karo oo waan xumeeyay runtii
Mohamed maxamuud iga rali noqo gcliye waxan ahy qof xun oo aan u qalmin in la cafiyo balse wn ku jeclhy aduunka iyowaxa saran adaan kugu jeclhy marka laga jimaado hooyaday waxad aheed qof ii nugul oo i daryerla balse aan haysan kari wayay
Waxan qirayaa inaad gob thy yaqan sida dumarka lola dhaqmo oo aad boqor thy waxan rajeenaya qoraalkan inaan anoo laabtada ku jira aan ku tusi doono inshllh pis i cafi 😢😢😢😢😢😢
Dadnimada la guuu sheegayaba waa inaad qirataaa qaladkaaga
Aaax xalaaal aayatahay nasab ah weliba ❤
Mhdsnd wll 🙏🙏
Wllo alle hyzku siin so celiyo
@@HibaaqAxmed-i3f
hibaaq kawrn hada xalked wax marinaysa wll alle ma ku fududeeyay
Yaa dhageysanaya 2020❤
Whenever im heartbroken or Whenever isku dhacdo 😢 kafuu,Aisha love u steal until my last breath 💔 ❤
lafoole hesihiisa waan jeclahay sigaray heestani itabataa🎵❤️
eed laygu dhaliliyo danbi anigoon galin.......
Mr kle io xsuustiii lafoole Allha wy u fududahayyy Mr inay na ku lunaaaa🥺💕
wa hesta an adunkani ugujeclahan nice song wow I like it
Masha allh waa hes iyo bar waxan dhagaysay 25/10/2023 subax 🥰
30/12/2024 aan dhegeysanaya I.a maalin Ani io xasskeyga hadda an jeclahay isla joogno soo boqan doona
Wa hees aan aad uga helay anigo joogo goobta shaqada asxab badane ah ayuu iidaray wiil markas iga dhawa asxabta shaqada wiilkii hda wxa nahay dad is jecel isku meelna ka shaqeeya wixi malinka ka danbeyay heestaan xasuus bay iyeelaty waloow drenkeeda yahay mid cajiba oon la jecleysan karin hdana isa seega aad ban ugu baqdaa qof wlbo qof ku jeclahay rabi ha ku bego cid wlbo iga danbeysa dhageysigeda e so boqatana wn zalamayaa
Wa hbeynimo isniina Tariiqduna wa 18 jun 2023 sacaduna wa 9:30 fiidnimo
Wiilka hal sano wada soconeyy caawa kla harnayyy😢 29/6/2024 i a ano jacylka ku qaby tirtirmy raba ina uso laabto 🎉
2023 bay qisadeeda si dhaba iiqabsatay heestan 😓
Heeskaan wlhi kama daaLo until 2015-2023❤
Walal wax laga daalo maaha maalin walba waan soo booqdaa halkan 🥹
Ma jiro qof aan u qalmin in lagu sooro, qalbi nadiif ah, qowl wanaagsan, qirasho habboon, nolol qurxoon, quud macaan, caraf qarsoon, qol habeysan iyo qanaaco ku filan.❣️
Dhabtuse waxa weeye, waxaa jira qof aan garan qiimaha loo hibeeyay, kana qoomameeya hadhoow.✍️
Heestan Waxn dhageysan hayaa malin jimca ah sacaduna tahay 5tii galabnimo😢
Isa Seega Nagu dhacay wa amuuur inaga weyn Qofkeygiiii😭2020 ma ilowin💔
25 2 2024 haben is niina waxana iso diry boqlrkygii ann jeclaa abdi ali❤❤❤❤ father of love❤❤❤💍💍💍😊
19/7/2024. Hwen sabti ah ayan dageysanihayaa waxaaa ila jogaa sxb + wll aan wax walba kawada shegysanihayaan wax walba nosomare lkn cavia sxb mar un waxan rajeyneyno wan heleynaa insha allh laki boi ❤❤❤😢
Insha allh manta waaa 14/10/2024 Monday sacada 12:46 pm video call daud
Heesta wxn ku xasuustay inan intayy jcy igu abuurtayy oo hargeisa 3 sano ila joogtayy oo ka timi America oo aan
Intayyy I tidhi wn ku dhoofinayaa ayaayy iga tagtay wxa ka soo wareegay ka dibna aan ku coyaarayy oo aan fahmi wayy ka diban wx fahmyyy ❤😭😭😭
Si Ban dhawac uahay waxan dhagesanay 3/7/2024😢
Ana ku lamida abayo💔💔💔😢😢
axaxax adigoo jecel iyana ay ku jeceshahay xumaa marka aad isaseegtaan idinkoo hoosta iska raba : eed laygu dhaliiliyo danbi aniga oon galin ,dad ujeedo iga lihi dhibaato ay abuureen tii laygaga afduubee nala kala ir dheeyaay,
allaw yay nagu dhicin
2013 ayaan dhageysan jirey lkn caawo oy tahey Aug 18 2024 ayaan dhageysanayaa
10 years later and still on fire❤❤❤❤
❤❤
Waxaan jeclaaday wiil ethiopian ah sanadki 2012ki lkn waalidkay ayaa i diidey ana ducaan qaatay lkn hada qalbigayga kama bixin
Hduu muslim ahaay in laguu diido ma eheen sory 🥺
7:2:2024 waaye heestan marka caaajisaanku tuurta waa heesaha loogu jecel yhy soomalida inta iga danbaysa salamay 👋👋🖐😂
Alle way u fududahay mar inaynu kulane
Sidii ban ayaankiyo calafka u sawirayaa
Rabigay ma eexdee sidii baan amaanada eebe ugu kalsoonhy.
💔😭
Ubaxi Xasuuste ifka igu jeclayey 😍🥰💕 2023 My Vibs
3/8/2024 7:13PM habeennimoo
Isaseega nagu dhacay waa amuur inaga wayn😢
3bil oon kala maqnayn naftaan isjeclaanay ayaan heestaan dhagaysanayaa caawa waa amar alle kala taggeenna 😢💔
Jacaylkaygiyooow waxaad ahayd qof wanaagsan oon wakhti kulannay hadana kala tagnay waxaan rajaynayaa inaynu ishelno rabbi tas waxba lama ahee😢
Alle way u fududaysay mar inaynu kulanneee
Sidii baaaan ayaankiyo calafka u sugaaayaa😭
2024😢 2😢11 Malin axada 10:46 barqo nimo 😢
Isa seega nagu dhacay waa amar inaga wayn😓Ax xasuus bay igu reebtaa Hestan markasta on dhagaysto😔jcyl Qofkuu kudhacay ba garan karo
Xasuus aan marnaba qalbigeyga ka go,ayn fardus apdirahman❤💋🥀 raaliyadan jeclaa isaseega nagudhacay waa arin inagaweyn Ikn waxaad ii ogaata inaan mar uun Dib u midobedono
wa kujeclahy waxan rajo kaqabaa inaan dib
umidowno
😭
😭😭😭
2024/11/04 teamka dhageestay hadaad iga sii dambeeso love ii saaar
weligey ismaan oran uurkeygan kuma aay jirin xumeey ooridaadee amarkaa Qornaaney isa sega nagu dhacay waa amuur inaga weynee Nice Song
Waxaan hubaa inaad heestan midhaha macaan inaad dib usoo milicsaty from 2010 TO 2024 maalin sabti ah
meeqa maanta ka dib dhagaysanaysa heestan qiirada ah
qof bn mudo ku dhawad 5 years jeclhy hadana uma shegan karo 😢
U sheego wll😊 mrks hde kugu diidana waa kaas iska safari xoogaha niyada wey kuu qabobeysaa inta aad qalbiga ku qarsanesid , xasus io dhib unbey ku kenayan 😔 hdii eey ka aqbashan wa sidii la rby ilhy hakuu kaso ine ku aqbasho inshallah ❤
Nacas nimo ayaa jirto
2021 ilaa iyo hada 2023 ah qofbaan jclhy walibo saaid xariirka dhangesa kama socdo aniga neh saaid ujclhy walina go,aan waka qadan la ahay😢😢😢😢
😶indhahaygu sidii bay ilmada kuugu qubayaaa😭
Friday *7 september 2018*
*7/9/2018* 🕝22:00 PM *Europe* habeen sabti ay soo galeysay
⏪4:05⏩
👇
😥😥😥😥
This my song favourite 😢🎉❤ 29/2/ 2024 pm
Wa habeen talaada taarikhdu tahay 26/8/2024. Saacaduna Waa 12:45pm Hestan waxay I taabatay si an qoraal lagu qeexi karin 😢 wa idin salaamay somalida iyo jiilka iga danbeeye hestan dhageysan doono ayagoo dareen ooyi dono 😢
Alla Maxay Heestani ka TurjumaYsaa Uurkutaallada ihaysata
Galab jimca ah 2024 bisha 9 tariqda 2 😂inta iga danbeyso wan salamy😂
Alla wey ufudu dahy mar un inaynu kullanee 🫂sidi baa ayaankiyoo calafka usawiraayaa rabigeey ma eeexdee sidii baa amaanada eebbe ugu kalsoonhy 🥺💔
rabigay ma exdee sidii baan Amanda eebe ugu kalsonahay
Ax ax ax ax hestan mel aan ogahay ayay igaga tala waxan ku xasusta qoftan dunida ugu jecla oo calaf nakala geyay ilahada sidii ayan u jecelahay ilahaw hayga qadin