Lafoole New Song 2013 CILAD LI,I KU NOOLOW Hees Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 601

  • @monakoreana
    @monakoreana 4 ปีที่แล้ว +90

    2020/4/12 waxan dhagaysanayaa heestan oo aan aad ujeclahay lafoole sacaduna waa 3:20 waxanan kusuganay Uganda arahan kampala
    Cilad li I kunolow lake isii hadad dawanayo 2020ga

    • @shafieabdi6675
      @shafieabdi6675 4 ปีที่แล้ว +3

      Kampala adaa I baday heskaas ayad i xasuusisay mrky so baxday adis ababa joogay .

    • @Adkaarta_kaasho
      @Adkaarta_kaasho 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidoo Kale Uganda ayan ku dhageysanayaa Habeenimo 12:16 😏😌😐

    • @imraanmotivation1558
      @imraanmotivation1558 3 ปีที่แล้ว

      @@shafieabdi6675 ¹²q

    • @ipraahimahmed1129
      @ipraahimahmed1129 2 ปีที่แล้ว

      Ma qayileesay ugandha iyo hestaan vaaar😀🙂🤣

    • @wacafkingwacaf3923
      @wacafkingwacaf3923 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @IsmailFarahAbdulaahiMacquul
    @IsmailFarahAbdulaahiMacquul 9 ปีที่แล้ว +94

    Nimaan qiimaheeeda garanaynin bay ag joogtaa kan qiimaheeda garanaayana wa is seegeen Aduunyooy xaalkaa ba'e

    • @mohamednor1764
      @mohamednor1764 6 ปีที่แล้ว +4

      Aad ayaan uga helaa heesaha lafoole

    • @fahanfilms9317
      @fahanfilms9317 6 ปีที่แล้ว +7

      Macquul Farah hadal nin wayn wan daremi kara darenka aad ka hadashy !!!!!!
      wlhi wa comenti igu horeyey en qof u qoro intan youtube isticmalayey waa hadal iso jiray khayr ayan ku rajayna sxb

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 4 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭😭😭waa runtaa wall 🤐🤐🤐

    • @kawsarkawsar6413
      @kawsarkawsar6413 4 ปีที่แล้ว +5

      Ismail farah wll hdlkgu wuu idmqy runtii noloshaa saa ka samysn qofna qofkiisa ma helo

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 4 ปีที่แล้ว +2

      @@kawsarkawsar6413 wloo kowsa qof qalbi leh

  • @abdiqaadirasker665
    @abdiqaadirasker665 2 ปีที่แล้ว +33

    Heestan waxAn kasoo maqlay wiil ciyaartooy ah oo ka qaadaya Tv ga MMTV wiilkas ayaa heestan isoo jeclaysiiyay caadi maaha
    Heestan waxan u hibeeyay xaaskayga qaaaliga N. A.I 😍🥰🥰🥰 Taariikhdu waa Feb 14 2022 7.55 PM

    • @ilhanabdi1468
      @ilhanabdi1468 2 ปีที่แล้ว +1

      Same wilkas aa hada kaso maqlay tiktok 1 hour dhagesanaye clip kisa oo bila music aha 😄 nice song.

    • @raaxoaxmed9611
      @raaxoaxmed9611 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi Sido kale wiil yar oo qadayo Ayan arka so arkay Lkn xasus gooni eh ayey igelisay

  • @nouranalka8120
    @nouranalka8120 2 ปีที่แล้ว +82

    Waa hees xasuus gooni igu leH waxan ku xasuusta wiiL an is jeclen Aya dhageysan jiray isagan ku bartay heeztan iLa iminka oo anu kal tagney waa dhageysta waan hees Dareen keda wat 🥺💔
    Waxan heestan dhageysan haben 1/2/2022
    Waxan jogah dhulkii hooyo
    calaF gabadhu ku raacsha cawiyo Ayaan leH cimir dheer ku waar ilaHay caruuriyo caafimad ku siyo ifka caniyo nabad cilad li ku nolowe♥️🥰
    Hadad iga danbeyso Love isaar 🥰

    • @jamacayanle6520
      @jamacayanle6520 2 ปีที่แล้ว

      lĺllķl

    • @Baariga
      @Baariga ปีที่แล้ว +3

      Adigana Qalbiga Allaha ku qabojiyo ○○○

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@BaarigaAamiin

  • @cadnaanjr5680
    @cadnaanjr5680 2 ปีที่แล้ว +39

    Heestaan maanta iigu horaysa dhagaysigeeda run ahaantii aadban uga helay waa hees dareen weyn xanbaarsan
    Taariikhda aan dhaqaysanayo waa 25/10/2022 Qof walba oo comment-gan arka wxan urajaynayaa Caafimaad iyo waliba Cimri dheer insha allHa🥰🥰🥰❤️❤️

    • @Nazer.moht404
      @Nazer.moht404 2 ปีที่แล้ว

      Sido kle wn ku rajeenaya cadnan

    • @mssdhuubohk7399
      @mssdhuubohk7399 ปีที่แล้ว

      7/2/2023 🥺

    • @cadnaanjr5680
      @cadnaanjr5680 ปีที่แล้ว

      Alxm caawana waan ku raxaysanayaa waliba anigoo Nabad qaba 03/8/2023

  • @aboubakermohamed4732
    @aboubakermohamed4732 5 ปีที่แล้ว +17

    Wakhtigu wa 12:06 PM 3/1/2020 wadanku wa France Gr Ahn Paris wx Yaabo badan Ban ku xasuusta heestan si gaarayna ii taabata waxaan dhagaysiin jiray gabadh aan jecla markan is khilaafno iyadna way jeclayd heestan oo markan maqashiiyo way iso noqon jirtay calafku wa cajiib caawase waa hooyo waanan kala dheer nahay si fudud kugu ilawi mayo qofan ogahy
    Legend Lafoole Keep Going😙

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 3 ปีที่แล้ว +70

    Heestan wax I baray odaygayga oo aanu caawa wada dhagaysanaynaa
    Waa hees mcn
    Habeenimo 11:12 pm
    16/1/2022
    Cawa oo aan aad ufaraxsahay baan dhagaysanayna
    Cilad li"i ku noolow ❤❤🤲❤🥰

  • @nuradiinfirdhiye8339
    @nuradiinfirdhiye8339 6 ปีที่แล้ว +81

    goorsheegtu waa 7:26pm
    dalku waa turkey
    gooptu waa ankara
    tarikhda 11:8:2018
    heesyo badh weeye heskani
    like saar wixi hda dawanaya

    • @xamsemaxamettchannel875
      @xamsemaxamettchannel875 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxa aan ku nooloahey wadanka jaouuti waa heez aad iyo aad umacan

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 4 ปีที่แล้ว +1

      Huuno ma ka soo tagty Turkey? Mise wali🤣🤣

    • @milgohodan7351
      @milgohodan7351 4 ปีที่แล้ว

      2021 wali ma joogta turki 🤣😅

  • @sacadmahmed9175
    @sacadmahmed9175 2 ปีที่แล้ว +7

    waa habeen taariikhdu xusi doonta
    waayo Qalbigaan ka daalay ilaahay waxan ka baryaa in wax waliba sidaan rabo iiga dhigo inzha’allah wlalkay ama walshay isoo ducee hadii aad qoralkayga aad aragtay 12;34 Monday

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว

      Alle waxaad jaceshahay haku siiyo

  • @adoontiialle1605
    @adoontiialle1605 4 ปีที่แล้ว +12

    13.6.2020 waa hees xasuus igu ah qofkastoo aqrisa qoraalkayga plz iisoo duceeya jacaylka ihaya inuu illahy iga masaxo 😥

    • @minhajyusuf7232
      @minhajyusuf7232 2 ปีที่แล้ว

      Sxp samir ayan kuleyahy waaa xaal adun mida dumar ogu jeclato cilad yarbaa idin kla fogayni

  • @hassanabdi2011
    @hassanabdi2011 5 ปีที่แล้ว +31

    1:00 habeenimo. 3.10.2019 goobtu waa Germany 🎻🔊🎵🥰 roobna noo da'ayo insha allah waqti kale ayaan xusuusan doonaa caawa

    • @caynaanmaxamed3735
      @caynaanmaxamed3735 3 ปีที่แล้ว +2

      10.October.2021 walhi saacadu 1:00 habenimo roobna wuu da,ayaa
      Muddo kadib laba jawi oo iskumida

    • @hassanabdi2011
      @hassanabdi2011 3 ปีที่แล้ว +1

      @@caynaanmaxamed3735. Sxp qali waad mahadsan tahay maadaama aad jawigaas 2 sano kadib isoo xasuusisay. Farxad iyo cimri dheer baan kuu rajaynayaa. 🥰🙏

    • @caynaanmaxamed3735
      @caynaanmaxamed3735 3 ปีที่แล้ว

      @@hassanabdi2011 sxb ciwan iisheg hankaala xidhiidho

    • @asmamursal7522
      @asmamursal7522 2 ปีที่แล้ว

      😥jawigaa iyo heestu way is leeyihiin

  • @faizabullay2330
    @faizabullay2330 4 ปีที่แล้ว +48

    Sacadu waa*12:50
    Date:18/4/2020
    Dalku waa dhulki hooyo
    *buhoodle*
    Alfanan lafoole
    Heesku waa *cilad li kunolow*Legen*
    *lafoole* 🔥🔥🙏❤

  • @ahmeddeeeq7820
    @ahmeddeeeq7820 7 ปีที่แล้ว +29

    Saacadu waa 9:38 habeenimo taarkiidhu waa 30 August 2017 goobtu waa hargeisa ayaaaselaam ❤👌

  • @nuuramaax8275
    @nuuramaax8275 3 ปีที่แล้ว +27

    Marki labaad aan heestan
    Dhagaysanayo 4:55 galapnimo 1/3/2022 maalin axada burco xasuus weyn
    Cimri dheer ku waaro illhay caruur iyo cafimad ku siiyo ifka caano iyo nabad cilad li ku noolow👑🤲

    • @cabdlleilkacase9605
      @cabdlleilkacase9605 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan anba maanta ku dhagysan iska burco

    • @nuuramaax8275
      @nuuramaax8275 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdlleilkacase9605 izku gopol nahay🥰

    • @abdiazizadam2010
      @abdiazizadam2010 2 ปีที่แล้ว

      @@nuuramaax8275nuura hlkana majoogtaa😅🤣🤩✋

    • @nuuramaax8275
      @nuuramaax8275 2 ปีที่แล้ว

      @@abdiazizadam2010 haayo haaye😁

    • @fiinjr3062
      @fiinjr3062 2 ปีที่แล้ว

      Anigu wxaan ku dhagayista waa lafihii hore ee fanka

  • @bigshowhassan6428
    @bigshowhassan6428 5 ปีที่แล้ว +27

    2020 Yaa illa dawanayo like Hada Commanti Aqrineso sxb 😂😩🤙

    • @adoontiialle1605
      @adoontiialle1605 4 ปีที่แล้ว

      Anaaa kula daawanaya 2020 .bisha lixaad 13 keeda habeen abti soo galayso

  • @husseinawjamafuturestars7798
    @husseinawjamafuturestars7798 3 ปีที่แล้ว +3

    01/30/21
    Nebraska, USA!
    Bal xusuus ha ii ahaato😂🙏

  • @mahamoudiabdirahmanhusein9569
    @mahamoudiabdirahmanhusein9569 2 ปีที่แล้ว +8

    22/2/2022😥❤ ayaan dhagaysanaya hesta waa maalin salaasa ah allow qof walpa qofku jecel yhy sii wa hees itabatay mar kastana wan dhagaysta❤❤❤

  • @abdisalammahdi3576
    @abdisalammahdi3576 6 ปีที่แล้ว +13

    Amintu Waa 11:20 Habeenimi Goobtu Waa Magaalada Kapfenberg Austria Heestuna Ciladli ku Noolow Best Of The Best Lafoole Legend

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestan waxaan ku xasuustaa wllkay marna zhpkay cadnaan cabdi suudi xareed oo mar walba dhagaysan jiray 2019 ayaa iskuugu kaaya danbaysay imika sweden ayuu ku sugan yahay xiligan aan heeska comentiga ka bixinayaana waa 12/9/2021 4:36 habenimo waxa ila jooga wllkay cadnaan wllkii sakariye cabdi suudi magalada hargeisa wllkay cadnaan waxan leyay cilad li,i ku noolow pro 😍

  • @abdikalikhassan2404
    @abdikalikhassan2404 4 ปีที่แล้ว +4

    Saacadu waa 7:15 bishuna waa 10 December 2020 sweden xasuustaada igama go'odo cimri dheer ku waarow ilaahay caruur iyo caafmad ku siiyo cilad li ku nolow 🥺💓

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 4 ปีที่แล้ว +8

    Goorsheegtu waa 00:03 habenimo shaqo Ayan ku jira Wadankuna waa Denmark magalada Frederikssund
    Best song ever
    28-01-2021

    • @zainabmursal2099
      @zainabmursal2099 3 ปีที่แล้ว

      2 /11/2021 wakhti tagayow salaama heart broken 💔

  • @Sancaani
    @Sancaani 5 ปีที่แล้ว +4

    Deeyo music maxad usoo qori waydeen laxanka iyo musikada cida samaysay waa muhiim in la xuso.

  • @apthiphatahzuudi1418
    @apthiphatahzuudi1418 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesaha lafoole anoo jaceyl weyn u haya . Wxa dhacday in qofka dunida u jeclahay heesta astamaheeda leedahay . Alle igama fogeeye . Adaan dunida ku jeclahay ((kaaba🥰🍁))

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 5 ปีที่แล้ว +11

    Wadanku waa Uk
    Taariiqdu waa 24 May 2019
    Saacadu waa 11:23
    Habeen ramadan ah
    Caawa oo dhan Legend Lafoole heesa hiisu wa iga ilmeysiinaayeen wlhy marmar baan usoo xiisaaa oon iskala ooyaaa wlhyyy axxx jacayl waa boog aan dhaymin😭

    • @hamdaqueen4813
      @hamdaqueen4813 4 ปีที่แล้ว +1

      Sanad kadip dhgayznaya hhhhh

    • @maamemo7277
      @maamemo7277 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxan filaya sanad ka bacdi ina heshey jcylkagi ama aad wli sidii tahy hada msagge kayga aragto

    • @maamemo7277
      @maamemo7277 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxan filaya sanad ka bacdi ina heshey jcylkagi ama aad wli sidii tahy hada msagge kayga aragto iso jawp

    • @leilamohamed9314
      @leilamohamed9314 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maamemo7277 walalo sideyda ayaan ahay 🙏

    • @maamemo7277
      @maamemo7277 3 ปีที่แล้ว +1

      @@leilamohamed9314 waxad iso jawaabtay 1 year ka dib hada inaga is wareysan meel an kala so xidhiidho ireeb wll

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 4 ปีที่แล้ว +9

    Heestan dhawar mara dhgastay maantay ayaan fahamay dhara ban ku dhaqnayay aad ban u taageerah la foole heesi hiisa 14:30 duhur nimco 2020/11 / 6 soomaali nugaal garwe ❤💋

  • @abdirahmancaddaawe5981
    @abdirahmancaddaawe5981 5 ปีที่แล้ว +14

    Saacadu waa 10:30 Pm dalka Malaysia 🇲🇾 Kuala Lumpur.
    Xasuus bay igu leedahay heestan
    Cimri dheer ku waar
    Cilad li’i ku noolow 🙏🙏🙏

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 2 ปีที่แล้ว +1

      2014 ayaan ku dhagaysan jiray Kuala Lumpur gaar ahaan Ideman Sutera

    • @hanadosman469
      @hanadosman469 2 ปีที่แล้ว

      Ana Kenya ku dhageysan jiire 2017

  • @Saamnoone
    @Saamnoone 3 ปีที่แล้ว +8

    Inaan ducadaa raaciyo mooye awood kale uma lihi maanta 😭
    Koox caruur aha ayay leedahay alle haw daayee 💔

  • @moshire9615
    @moshire9615 5 ปีที่แล้ว +8

    Goortu waa 7:13
    Goobtu waa Astana, Kazakhstan
    Taariikhdu 1December 2019
    Waxaanu wada Dhagaysanayna Saaxibaday
    Ibraahim Barbaraawi iyo Abdorahman Dhago
    Xusuus Walahi

    • @berberaawiofficial6828
      @berberaawiofficial6828 5 ปีที่แล้ว +1

      Habeen xusuus nagu reebay jab badan na qabsadey oo dhafar nagu dilay

  • @mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
    @mukhtarmohamedcolhayecilmi4365 2 ปีที่แล้ว +3

    Ah my dhiiga 2014 ayaan heestaan aad u dhagaysan jiray 8 sano ka hor ayaan xasuus galay bariiga 2014 jacayl aan caadi ahayn ayaan dareemayay imikana siido kalt oo jacayl cusub ayaan dareemaya. Talow aniigu ma jacayl ayan ka samaysanahy

  • @abdilahiaxmed6467
    @abdilahiaxmed6467 2 ปีที่แล้ว +3

    Saacad waa 2 -16 pm wxn joogaa borama waa mrkii igu horeysa een heestan dhageysto yadoo dhameystiran waa heesihii dawada noqon jiray 2022 sanadkii👏

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 2 ปีที่แล้ว +12

    *2022/1/30*
    *Goobti waa **#Uk** wakhtiguna waa **12:39** habeenimo* 😣
    *Wan u xiisey hadey surto gal tahay*
    💕💕💕💕
    *I miss her and can't forget her because* *she was best human 🥲 I wish her* *success here and after l'a*
    👍 #Like *Ku qabta cidii dawnysa*

  • @cabdiqanivarhanoz4745
    @cabdiqanivarhanoz4745 3 ปีที่แล้ว +3

    Goorsheegtu wa 10.55pm ma jiraa qof dawanaya 2021 heestan 😣😣😣

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 8 ปีที่แล้ว +3

    wallee may i martay mise wey i dhexmartay lafoole sxb ewelba amazing ayaan kugu ogaa lkn tani waaba daahir yaa shamis music laxan iyo codba wax ka dhiman ma jirto, waqtigayga ugu fiicnaana waa lasoo qaatay heestan hhhhhhh thanks sxb alfanaan MXXL

  • @nimcoabukar1265
    @nimcoabukar1265 8 ปีที่แล้ว +9

    fanaanka fanaanada lafoole alla maxaan wax dareemaa markaan heesahaga dhageysto

  • @Alone-fc6cs
    @Alone-fc6cs 4 ปีที่แล้ว +5

    30-09-2020 Amintu 4:11 galabnimo
    Goobtu wadankeeni hooyo Burtinle Nugaal puntland somalia Walhy lafoole waa Amazing Hees uu qaaday oo nuxr laheyn waayey

    • @Geel-Doon
      @Geel-Doon 2 ปีที่แล้ว

      Landhere geel jire geela wa kala jira wana wada jiraaye dagmadi see lagu yahay

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 8 หลายเดือนก่อน +1

    maalin axad ah taariikhda 15 \4\2024 saacadu 10:50 xasuus heestan aad iyo aad ayeey iitaabneeysaa

  • @abshirjibriil4559
    @abshirjibriil4559 7 ปีที่แล้ว +31

    heestan waa heesqaaliya runtii micnahedana waxa fahmaya qof nolosha waxyaabo kamida iska hilmaamay iskana samray

    • @leilamohamed9314
      @leilamohamed9314 5 ปีที่แล้ว +5

      Wlhyy waa iga ilmeeysiisay❤ wadnahaaga markaa dhiibto misana jacaylku ku sabarsiiyo adoo baraf ka qaboow booskiisana kuu banaanyahay ee aad tanaasul adigu qaadato wlhyy waa xanuun. Ilmo kulul oo dagdag ah kaaga soo daadanayaan😭 qof walbo ma dareemi karo wlhy.
      Illahow inta naf qeybsiga uu ka dhaxeeyo ee qeyrku iskigu jiro iswaafaji😭😭🙏🙏🙏

    • @xaydarofficial
      @xaydarofficial 4 ปีที่แล้ว +2

      Dadka wxn moodna inay afka ka hadlayaane wxa jira qaar caloosha kahadla ereyada aad qortay qofka qalbiga jilicsani uma adkaysanayo 😭😭

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 3 ปีที่แล้ว +55

    Alone with my room 21:48
    Listening this song reminds me my old girlfriend i hope she’ll came back one day ,she left my fault , such good girl 🎈

    • @alishafti5977
      @alishafti5977 2 ปีที่แล้ว +6

      Am like you bro, but for my case she was ajnabi (Italian). She trusted me while we were studying together in Italy and i was planning to leave from Italy to pursue life goals. I left the country that cold night and i didn't told her. Now i don't believe that she is going to trust me ever again. 😥

    • @rageeni2745
      @rageeni2745 2 ปีที่แล้ว

      @@alishafti5977 ithanks iiiu plz thanks bro bye bye bro buddy buddy thanks bye buddy bye bro buddy thanks bro bye bro buddy buddy thanks o ji ppww l oo p

    • @asmaidris7920
      @asmaidris7920 2 ปีที่แล้ว

      @@alishafti5977 litfjc)”@?

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +1

      ​​​​@@alishafti5977 xariir oo ka raali gali wixii dhacy, cafis waydiiso. Haday weli ku jeceshahayna guurso waa gabar. Gabar lama xumeeyo.ugu yaraan dhaqaalee oo lacag u dir iyo hadiyado.

  • @abdiqanifaysal9896
    @abdiqanifaysal9896 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan wxa igu horaysay maalintii 2aad ee Iidi ramadaan aniga iyo azxaptayda oo sheekh u iid tagnay wxn ahayn koox ka koobnayd 2nin iyo 3gabdhood gabadh kamida hablaha nala socday aya no gaysay ilaa an ku ceshceshanay mudo 5jeera ilaa hdana wan dhagaysta.
    Heart touching😢

  • @awalehbadhi1812
    @awalehbadhi1812 8 ปีที่แล้ว +6

    cidiyaha had iyo
    jeer aan cilaanka
    loowayn,,,,,,,,,,,,,,
    Alla yaa cisak
    Mr lafoole big xushmad.

  • @abdiwakilesmail1121
    @abdiwakilesmail1121 4 ปีที่แล้ว +4

    Goor sheegtu wa 10:32 habenimo
    Tarikhduna wa 17/09/2020
    Wana haben jimce so galayo
    Dalkuna wa canada
    Gaar ahan Toronto
    Lafoole wali nin ku dhadhaw Maso bixin iskada mid gaadhaba

  • @hassanabdullahi7348
    @hassanabdullahi7348 2 ปีที่แล้ว +3

    Goobtu Dhaka Bangladesh 🇧🇩
    31-01-2022 waqtigu 6:21 maqribnimo
    Maalinimo isniin eh
    Waqti qurux badan Danbigeena Allaha hadhaafo ❤️

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 2 ปีที่แล้ว +1

      Samir walal waa aduune Calaf baa sidaa yiri 🥺👋❤️

    • @hassanabdullahi7348
      @hassanabdullahi7348 2 ปีที่แล้ว

      @@niyaalshilall5914 heestaan wixii calafka ka xumaaday kaliya maa dhagaystaan 😂😂😂 ani waa hees aan caadi iskaga jeclahay

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanabdullahi7348 😂😂😂🙈 Astaqfirillaah ha i dhihinee meeshan lagama rabbo marka 🙄😅

    • @hassanabdullahi7348
      @hassanabdullahi7348 2 ปีที่แล้ว

      @@niyaalshilall5914 dadka loogu tala galay maaku jirtaa markaa adiga 😂😂😂

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanabdullahi7348Maya 😂🙈 lkn sabar siin ayaan u imid 😂😂🙈

  • @zirmohamedmounir7446
    @zirmohamedmounir7446 5 ปีที่แล้ว +6

    15/6/2019 saacadu waa 6:06 subaxnimo sabti ah waxan ku noolahay wadankayga hooyo hargeisa somaliland xafada 150 street waxan daawaday 8 heeso oo lafoole qaaday fanaan aan taagero

  • @haleelchannel6152
    @haleelchannel6152 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax aan qoro waan garanwaayay 😭 dareenka heestu tilmaamayso iyo kaan ku jiro sinaba waan u kala saari waayay , se Nolosha ayaa iska wejiyo badan Ilaahow qalbiga iiga reeb 🤲 Cilad li' ku nooloow..........

  • @ifrahitotoolmon477
    @ifrahitotoolmon477 4 ปีที่แล้ว +6

    Sacadu Waa 13:29 BisHu Waa 4/March/2020 MaLinTuna Waa arBaca CiLad Li i Ku NoLow 😭😭😭😭💔😭😭

  • @Zamiir_zanyare
    @Zamiir_zanyare 5 ปีที่แล้ว +10

    Sacadu waaa 3:11 habeenimo wadanku waa Garmany heestu waa ciladli hees dereen dhaba xambaaarsan wakhtigi wiilba nooc kuso mar like hadad micnaha heesta ila dareemayso 😪😪😪😪

  • @blackynajah2778
    @blackynajah2778 3 ปีที่แล้ว +2

    Saacadu 9:00 5/4/2021 habeenimo goobta magaadii jacaylka berbera Heestaan aadbaan u jeclahay walahi xasuus hore ayaan gala

  • @thecadnaan7291
    @thecadnaan7291 5 ปีที่แล้ว +5

    Goorshegtu waa 3:28
    Dadku was somaliland
    Magaladu waa hargeisa
    20/1/2020
    What asong igu qbo like hadad iga danbeyso thankz proud somali

    • @deeqaluula4665
      @deeqaluula4665 5 ปีที่แล้ว +1

      29/1/2020 ayaan dhegaysan❤

  • @shuiphsn1253
    @shuiphsn1253 4 ปีที่แล้ว +4

    goortuu waa 11:50pm habenimo waxaan jooga hargeisa 21/11/2020 sabti🥰❤️👏

  • @mustafeawad1587
    @mustafeawad1587 4 ปีที่แล้ว +8

    Hees ka mid ah heesaha aan ugu jecelay in badan ayaan dhigaystaa

  • @axmedyuusuf2998
    @axmedyuusuf2998 2 ปีที่แล้ว +2

    allah ha ibarakeyo xaskayga qaliga ah inta an hayna alle hasiyo mid barakaysan

  • @aizhanazer6458
    @aizhanazer6458 2 ปีที่แล้ว +1

    Hestaan waxan dhageysanaya 4:46 5my 2022 dalka Turkey hestan waa hes Darren goniya leH waxana nabarey wil an zaxibo nhy🙈💃😥😥💃♥️♥️♥️

  • @mohamedhaibe1819
    @mohamedhaibe1819 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa haben sabti sogelayso baskayga dhexdiisa sacaduna tahay 00:22am bilawga sanadka cusub the first freeday of 2022 xasuus dambe insha allah

  • @thanksari5947
    @thanksari5947 2 ปีที่แล้ว +30

    Who's listening this masterpiece song in 2022
    I felt sorry to my ex but I give her this song as an award💔💔💔

  • @sadakmohamud5676
    @sadakmohamud5676 2 ปีที่แล้ว +6

    Habeenima 4:00 ayaan ku dhageesanayaa Hotel Rays Boorama Dalxiis anigoo maanta so qaatay Xasuus ayaan galay Farxdi nolasheydaay Cilad Li' ku nooloow Waxaano sifa ah adigee kugu idlaadeen Nasiib wacanaa ku rajeynaa Naxariistaadi aa qof kale ka heli karin😭

  • @ahmedzaki6206
    @ahmedzaki6206 3 ปีที่แล้ว +15

    21/02/20 zaacadu waa 8:43 Maalintu waa Axad wadanku waa Hargysa Jacaylkii 3sano dhamaday 😭😭 Cimridheer kunoolow 🤲

    • @naruuracadey7798
      @naruuracadey7798 2 ปีที่แล้ว

      Inshllh wll ilaahy mid ka qurux badan ha ku siiyo

    • @asmamursal7522
      @asmamursal7522 2 ปีที่แล้ว

      Allah booga dhaya haku siiyo bro

  • @beerlula598
    @beerlula598 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxaa igu horeysay 2021
    Aniga oo markaa qof aan jeclaa is weynay gaadhi aan soo raacay ka baxaysay waa 2habeenimo
    Ifka caano iyo nabad cilad li'ii ku noolow wllkoyw😪💘

  • @maryanalinor4117
    @maryanalinor4117 2 ปีที่แล้ว +4

    Calaf nimuu ku racsha
    Cawo iyo nasiib leh
    Cimiri dheer ku waaro
    Ilahy caruuriyo
    Cafimaad ku siiyo
    Ifka caano iyo nabad
    Ilahy ku siiyo
    Cilad li ku nolw
    My favorite song

  • @osmanawmuuse6059
    @osmanawmuuse6059 9 ปีที่แล้ว +7

    One of my Favorite singer Lafoole heesba heestiisa kale ka macaan badan ilaahay Amarkiis

  • @mohmed143_
    @mohmed143_ ปีที่แล้ว +2

    Heeestan waxaan dhagaystay maallinkay sooo baxday illaaaa maanta. 10 sano ku dhawaaad umalaynayaa 😢😢😢😢😢 kama daaalo. ❤❤ igu qalliya cilad li ku noollow nolosha🎉🎉🎉

  • @suhaybgafaneh5687
    @suhaybgafaneh5687 5 ปีที่แล้ว +6

    28/7/2019 yaa dhagaysanaya
    heesaha Lafoole kama niyad jabo ❤

  • @maxamedcabdi6955
    @maxamedcabdi6955 2 ปีที่แล้ว +2

    5 3 2022 maalin axada saacada 9.04 PM waxaana joogaa Hargeysa garahaan beeraha taawarka saylada ka danbeeya waxaana sugayaa hablo waqti ayaan iskaga jiraa mcn ✌✌✌✌✌✌✌✌

  • @liibanbatuun2707
    @liibanbatuun2707 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaa hapen isniiin sooo galayso
    Goorzheeegtuna tahay 1:42 habeenimo
    Tariikhdu tahay 2/28/2022
    Hddiii mawdku I daaayo waa waqti aan xzuuuzan dooono inzhla
    Kuna dhgyzanyo hoygii fanka hargeysai
    Reer hargeysai is muujiya
    Somalia 🇸🇴

  • @gaabawofficialchanel9246
    @gaabawofficialchanel9246 3 ปีที่แล้ว +7

    Goobti Somaliland wanaga gabilay wana Arabsio stiudio Abso tariikhdu waa 1 jun 2021 habeen Arbaci so galayso

  • @assadluqmaan6187
    @assadluqmaan6187 2 ปีที่แล้ว +3

    Waqtiga aan hesstan dhageysanayo waa 03 : 41 pm 29 mar 2022 waad darremi karta xasus marku qofka gala 💖

  • @naimaabdirahman3506
    @naimaabdirahman3506 2 ปีที่แล้ว +3

    Goortu waa habenimo saacdu waa 7:51
    Haben tallada ah tariikhdu waa 1/11/2022
    Waxan ku sugnaahy dalkii hooyo
    Lafoole iyo hees xasuus khaas ah igu leh 😢

  • @XamseCabdi-gm9co
    @XamseCabdi-gm9co ปีที่แล้ว +1

    Markaan dhageesto waxAAN xasuustaa Qof aan jecel laa aan kirib uga tagaye❤❤ l miss you allah now😢😢

  • @yahyeismaciil6352
    @yahyeismaciil6352 ปีที่แล้ว +4

    Who is listening to this masterpiece in 2024🎉❤

    • @hibaaqabdi7795
      @hibaaqabdi7795 11 หลายเดือนก่อน +1

      Me 😭😢😢😢💔💔💔

  • @maxamedgaballaax3127
    @maxamedgaballaax3127 3 ปีที่แล้ว +2

    ifka caano iyo nabad
    cilad li ku noolow
    gobonnimo
    7:47 26/10/2021 hargeisa axmed guray
    baan ku dhagaysanayaa xusuus.

  • @bashiircabdilahi7761
    @bashiircabdilahi7761 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa habeen isniini soo galayso
    Saacaduna waa 10:44 pm berbera
    Caawaa iigu horaysa waxaanay ixasuusisey taariikh igu qaali ahahd

  • @faraxmohamed3180
    @faraxmohamed3180 2 ปีที่แล้ว +1

    Markaan tin iyo cidhib casaanka dheehdaba LA cajabey ilwaadey
    Calaf nimuu ku raaczha cawo iyo Ayaan lehe
    Axyaa my favorate song ❤😍
    20/3/2022
    17:05
    From hargeysa cadey

  • @jamacalinhajjiahmed8780
    @jamacalinhajjiahmed8780 2 ปีที่แล้ว +4

    Habeeen isniin ah Goorsheegtu sheegayso 3=40Am Taariikhdu Tahay
    14February 2022 Jooga Dalka Turkiga Gaar ahaaan Ankara
    Wakhti xusid mudan
    Fanaanka Keliya Si Khaasa Utageeero
    Legend lafoole 💪

  • @noramaane6644
    @noramaane6644 3 ปีที่แล้ว +4

    HEESTAAN MARKI AY SOO BAXAYSAY TURKEY AYAAN KU BARTAY WALLAHI🥺 ILLAA MAANTAN KAMA DAALO DHAGAYSIGEEDA❤️🥰🤩🙏🏾 LAFOOLE WAA FANAANKA KALIYA EE HEESIHIISA AYSAN KUJIRIN DAADIS DUMAR AMA EREYO XUN. IL XUN KUMA ARAGTO HALYEEYGEENA🙏🏾❤️

  • @somfootball6968
    @somfootball6968 6 ปีที่แล้ว +1

    yaa salaaam alaah yahdiik cod%100 laxan%100 music %100 markee qoftada kula jogto jawi dagana aa ku dhageesato nuuc kalaa noqeee

  • @caddekacadde3034
    @caddekacadde3034 5 ปีที่แล้ว +16

    Saacadu waa 5:00AM Goobtu waa south Africa magaalada Belville Waa hees iyo Bar xaqiiq qofki Fahmay uun baa dareemi karo like ta igu qabta inta iga danbeyso oo heestaan dareemi doonto

  • @ridwanmo2200
    @ridwanmo2200 2 ปีที่แล้ว +6

    Old is gold 🔥🔥Kampala uganda 🇺🇬

  • @suhaybgamer3014
    @suhaybgamer3014 4 ปีที่แล้ว +4

    Saacadu waa 3:10 am waa ani iyo sxbaday mustafe iyo apdirahman 26/05/20 waxaan ku wada mirqaaameynaa hargaisa alle maaalmo kale oo wcn hayna kulmiyo❤💖💯✅

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 5 ปีที่แล้ว +6

    goobtu waa xamar agagaarka haanta dheer saacadu waa 11:06 pm waa hees iga gadan inta qalbiga igala dareemaysaa like igu qabta

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 4 ปีที่แล้ว +4

    Waqti sheegtadu waa 7;53
    Goobtu waa galkio puntland somalia
    Habeen ramadaan 15 may 2020🤲😥😓

  • @abdirahmaanhasan7522
    @abdirahmaanhasan7522 2 ปีที่แล้ว +2

    Sanadku 2022
    Bishu 30:10:2022
    Saacadu, 21:46
    Qaarada yurub
    Gaar ahaan
    Jarmalka
    Legen. Lafoole 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 9 หลายเดือนก่อน

    Waa Ramadan o cawa 10 maraayo 20/3/2024 sacadu waa 19:39 goobtu wa Somalia gar ahan kismaayo cimri dheer ku waaro ifka caayo iyo nabad cilad la i ku noolow 😭😢

  • @mohamudabdi1627
    @mohamudabdi1627 5 ปีที่แล้ว +8

    Gooptu waa Turkey sacadu waa 22:39 pm heeso qimo io xasuus igu leh ciladle igu nolow qofan ogahashay circala hees like isara hadan tolnahay asxaapta sharaf igu nolada

    • @juleibibade
      @juleibibade 4 ปีที่แล้ว

      22:39 Hdiba Sacada Ay Sidan U Qormato Ma Alhn Wx La Dhaho Am Iyo Pm Wayo 13:00 Oo U Dhiganta Kowda Duhurnimo Wxi Ka Dambeya Wa Pm🙏🙏🙏

  • @madarahmed5667
    @madarahmed5667 2 ปีที่แล้ว +2

    Caw waa hapeen ciida aha tariikhudan waa 1/5/2022 bishu waa may hapeeniMo 8:53 waa hapeen ciida aha wxaan fadhiYaa 150 harGayza
    Caw wxaan soo xasuusTay jecelkii ciyaalNimo
    Wxaan leeyaHy cimari dheer ku waaro ilaay caruuriYo caafimaad ku ziiYo cild li ku noolaw 😪😪😪

  • @simanahmed9837
    @simanahmed9837 3 ปีที่แล้ว +2

    9.36pm habenimo sanku waa 2021bishu waa 8.14 guriga kaligy baa jooga heestana way igu socota ugma ducay kro qof kle lkn aniga dhankyga cidla idl ku nolow😥🥰

  • @Rehamdheman958
    @Rehamdheman958 ปีที่แล้ว +1

    waa haben xanun badan mcn mukhtar nolozhu kuma xumayso nolozhaydi 😢 2/07/2023 haben isnina time “8:44 haben cado ah 15ki carafo 🌙❤MR💋🩸🌹

  • @z.o.m5468
    @z.o.m5468 ปีที่แล้ว

    Heestan waxa ibrtay saxiibaday wlhi markasta oon hees qaraamiah aan maqlo ayadaan xasuustaa❤❤

  • @mohamedalaziimi6654
    @mohamedalaziimi6654 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhagaysnaya heestan subax 8:15 khamiis 15/June/2023 waa hees kamid culka heesaha soomaida hadaad commentgaygan aragtid like ku qabo

  • @GATEXsp
    @GATEXsp 5 ปีที่แล้ว +9

    Gorta waa 11:00habenimo
    Gobtuna waa Canada Ottawa
    Cimri dheer kuwaro cafimad ilahaaY kusiyo cilad lii kunolow

    • @khadrahassan5535
      @khadrahassan5535 4 ปีที่แล้ว

      Me too

    • @GATEXsp
      @GATEXsp 2 ปีที่แล้ว

      @The Boss lady abaayo wan ka xumahay halkan kala soo xidhidha

  • @omarkahin8962
    @omarkahin8962 ปีที่แล้ว +5

    Insha allah wan helidona gabadh leh dhaman astamaha heestani leedahay wxn kudhagaysanaya magalada adis ababa oon kawado master wxn dhagaystaa marmarkan casharada diyarsanayo ❤😊February 2023

    • @nimcodagannimcoosman336
      @nimcodagannimcoosman336 ปีที่แล้ว +1

      Hamigaaga nololeed allh haku fududeeyo after 9mths ayan boqday qoralakada hada nooshay cafimad kuwat hadi aad naga tagtayna eebe hakunaxariisto

    • @omarkahin8962
      @omarkahin8962 11 หลายเดือนก่อน +2

      Wll wan nolay mahad sanid wll wxn kuu rajeeyay nolol qurux badan cafimad qab iyo cimri dharar

    • @nimcodagannimcoosman336
      @nimcodagannimcoosman336 11 หลายเดือนก่อน

      @@omarkahin8962 mahadsanid wllkyw

    • @ladnaomarosman9196
      @ladnaomarosman9196 10 หลายเดือนก่อน +1

      After one year nabadi kor kaga ha ahaato mrwalba hamigagana alha ku rumeyo

    • @omarkahin8962
      @omarkahin8962 6 หลายเดือนก่อน

      @@ladnaomarosman9196 amiin wll sidokale guulyso insha allah.

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 ปีที่แล้ว +3

    22may/5/2002 Goor Habeenimo ah 1:30
    WllHy wan xasuuus Dhegaysanayaa
    inanYahy Cirko da,ay
    cosob so baxaa tahay
    My Ex Farxad ku nooLow meeshaD tagtaba❤🙏
    From Somaliland duriyadii🔥

  • @ibrahimmohamed3777
    @ibrahimmohamed3777 2 ปีที่แล้ว +8

    22-2-2022🔊🎶🎧 in belgium sacadu waa 1dii hbenimo legend lafole old song i love it👌✌

  • @khaalidsandahab4923
    @khaalidsandahab4923 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa habeen arbaca ah 23/3/2022
    Waxaan ahay dhagays taha ugu badan waa hees aad umacaan dadka qisadani oo kale ku dhacday waxan lee yahay ha isku mashquulin waxa calaf idin kale ka xeeyey ee samayso nolol kale oo farxadleh

  • @abdurashidali4133
    @abdurashidali4133 3 ปีที่แล้ว +1

    5:30 galabinmo waxan ku dhagaysanayaa hargysa xasuus ayeey i tahay heestan 😪
    💔😪 cimiragay intaan jiray calaamka ado kale habeen lama cawayn😪😪

  • @amineta9166
    @amineta9166 2 ปีที่แล้ว +2

    Sacadu waa 02:03 PM 1/1/2023 jawigu aad buu u macaan yahay sanad cusub iyo jawigoo shanqarla'a hadana dayax neylo qaad ah cirkuna curan yahay waxaan fadhinaa daarada gurigeena aniga iyo saaxibtey waxaa noo baxeysa our fav song cilad li'i .
    Qof walba xaaladihiisa nololeed buula daala dhacayaa waxaan ka sheekeysaneynaa waayaheeni nololeed iyo isbedeladooda marba heerka illahay nolosha haynoo qurxiyo farxadna haynoogu dhameeyo .
    heeskan waxaan kusoo xasuusan doona wallashey marna saxiibtey cawo insha allh wakhtiyo kuwan ka qurux badan ilaahay haynagu kulmiyo Gacalo🥺❤

  • @dunkadakeeiaali9518
    @dunkadakeeiaali9518 6 ปีที่แล้ว +2

    Saacadu waa 10:39:a.m./22 January/2019/from Saudi arabia / lafoole dambigeena alaha cafiyo wll

    • @khalidmoh871
      @khalidmoh871 4 ปีที่แล้ว

      Khaalid Mx fcb quruxey

  • @theunknownlover9691
    @theunknownlover9691 3 ปีที่แล้ว +5

    3;50 am waye saccadu earphone iyo qol mugdiya iyo heesaha lafoole, dareenkaas bal adba qiyaas 🥲 ilin baa indhahayga kutaagan
    inanyaheey cirkoo da'ay cosobb soo baxaa tahay
    cimri dheer kuwaaar ooo
    ilaaheey caruuur iyo
    caafimad kusii oo
    ifka caaana iyo nabbad
    cilad li'i kunooloow❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥
    KIFAAAX ELMI😭😭😭quruxdeed ibaa wali iii sawiran jah

    • @samaphale
      @samaphale 2 ปีที่แล้ว

      6 january

  • @niciimoshanle156
    @niciimoshanle156 3 ปีที่แล้ว +10

    Wadanku wa Uk 🇬🇧 saacadu waa 3:51 goor galab liiq ah waxaa heesta isoo direy oo ku xasuusta inan reer jig jiga ah mark heesta isoodiray ayaa igu danbeysay allaah adi inta ku sii aa iigu ducaysay

  • @hamdagoud9538
    @hamdagoud9538 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestan markaan dhagaytapa waxan la jeclada walshay aan aad ujecelahay alle ha iidaye

  • @jamacabdi7410
    @jamacabdi7410 2 ปีที่แล้ว +1

    Habeen arbaca 7 .3
    2022 .oo ay Goorsheegtu thy 23.30 waaa habeen xasuus igu leh -------' germany gaar ahaan dortmund

  • @rudwanmohamed6087
    @rudwanmohamed6087 2 ปีที่แล้ว +1

    20/02/2022 xasuus qaliya 01:24 ayaan dhageysanayaa anuga oo jga wadanka garmany gaar ahaan münchen hbn axda