Wa wax laga xumaado qof inta aad noloshiisa kuso biirto sida ku qadariyo qiimana ku yeelo aad abaalkisa ka dhigto lugooyadisa iyo niyad jabkiisa aaad ayan ula yaabay dadka daneestayasha sida fudud ay nolosheeena kuso galan wax ka naxris iyo been badan ma leh qamar we are with you ✊
Wan ku salamay sxb qamar suugaani .waa muscab bro , waxan kaa rabaa in aad hees iigu soo qaado xaskeyga, marka telephone number kaga ayan ubahanahay ama whatsapp keyga waakana igala soo xirirr please. Thanks in advance. +1 (619) 416-8023 Muscab bile
Maalintii xaskaygo oo laba gobal aan kala joogno kasoo tagayan ogaa dareenkaygu siduu ahaaye lamaane laba qaaradood kala tagaya alle haysku kiin soo celiyo idinko nabada wllky maxamed iyo xaaskiisa
Ninka chanalkiisa u celi dadku waa is guursadaa waana kala tagaan e Qamar uma qalmo in naagtuu uu furay kala wareegto chanalkiisa Don't trust a women..xatay haday xaaskaaga tahay
Waan Daremi Karaa marka lamanahagu kaa Dhofayo wlhi malintan oo kale waan Soo xasuusta malintii uu Xajigaygu iga soconayay Alle Ha Nabad keeno 3 years iga maqan YHY 🤲🤲🤲😭😭😭
Hesta waxan dawanaya isago imika rayaan bajaaj guursaday 😭😭😅
Anaa ila Mid thy balaayo 😂😂💔
Aniga waxa daawan hayaa Bedalka rayaan asiga oo suuqa ugu jira Legend Qamar oo iskaabula ah 😅
Waxan dawanaya rayaan Bajaj isago diray xataa😂
@@Weliwaqalsame 😂
Qamar SugaNi IsaGa Fanka YeeshaY WllhiY💖💖
Intii IguvRaacsan Love Ii Saara wlalyaaL♥️
Qamar boqorka fanka iyo xaaskiisa Nasiin boqorada quruxda.❤️
Sida uu Messi Kubada Cagta u Xoreystay ayaad FANKA SOOMALIYEED u xoreysatay LEGEND 🙏🖤🖤
Marka qof kaga kaa baxo waa xanuun 😭😭😭 jacayl dhoofay soo noqo adoo nabad ah nasiiin sooraan ❤️❤️❤️🙏🙏
Inaad Degto Beerka iyo Boguba Waa Meel Sokee Boos baan Kaa Siin lahaa Qalbiga Bashar Kuugu Jecel❤🔥
hEEs kazTa OO macaan wax ka maCaan Qur aanka aLeH🤲😂♥️
apwaan Qamarka
Hhhh waar xgeed ucalaacshy qamar maadla qabtay xabada hhhh
Ii Saar Subscribe
iya miyad lhysa qofta yakhyow
@@umalqueen1247 😁😁😁 Var Var Ninka naagta miyu la sii hayy
Wa wax laga xumaado qof inta aad noloshiisa kuso biirto sida ku qadariyo qiimana ku yeelo aad abaalkisa ka dhigto lugooyadisa iyo niyad jabkiisa aaad ayan ula yaabay dadka daneestayasha sida fudud ay nolosheeena kuso galan wax ka naxris iyo been badan ma leh qamar we are with you ✊
Dadka nocas adunka nla joga barashadooda shalay waye
Jacayl dhaxal gala wax dhaama lawaa Qamar io nasriin ❤️ from India 🇮🇳
Wadanka joogto sxbkeyga joogo ax😥😥😥😥 an kala badalano wll
😇
Alle hku soo dhaweeYo 👋✅ Sumayoh
@@abdikaniceero1141 amiin wllkey thanks 💕
wixii nabiga jacel love saar plz illhey dartiisa
Scw 💋🌹
?????
scw
Scw
Scw
Qamar suugani wlhy fanka isgaa caadi uyeeshay hestan waxan kasugaayey chanalkga sbbtoo ah wxn kliyoon rabay love inad iisarto qoralkeygana aragto ❤💯👌💥
Wan ku salamay sxb qamar suugaani .waa muscab bro , waxan kaa rabaa in aad hees iigu soo qaado xaskeyga, marka telephone number kaga ayan ubahanahay ama whatsapp keyga waakana igala soo xirirr please. Thanks in advance.
+1 (619) 416-8023
Muscab bile
Carwaalo
th-cam.com/video/uxuv4Ol37CI/w-d-xo.html
Anigu fanaan nimo u mahaayo
@@muscabbille6369 qamar
Inta xiriirka leh Allah ku irzaaqo farxad iyo nolol qanaaco 🥰
Intaan laheenin Allah u sahlo xiriir ay ku qancaan 💕
Lamanahaygii maxamed cabdi cabdilaahi bulxan Qamar suugani and Dumo nasiim 🌎🙏♥️ Become another time Insha Allah
Wee wee maxamed c karin calahi bulxan geedi cabsiiye faahiye gabdoon dhamal aadan mataan xusen abokor adaraxman muuse daauud garxajis isaaaq nin ilahay nin kadhigay❤❤❤
@@khalidmahad7796 inaaderkii inaad tahay wey cadahay. wa iga kaftan Noo qabyaalad zhp
@@mahadmohamedelmi7738 haaa suldaan😁
@@khalidmahad7796 ilaahyow tol la aan hna joojin waa mrkno kle 😭😂
Mansha alh
Maalintii xaskaygo oo laba gobal aan kala joogno kasoo tagayan ogaa dareenkaygu siduu ahaaye lamaane laba qaaradood kala tagaya alle haysku kiin soo celiyo idinko nabada wllky maxamed iyo xaaskiisa
Runtii wan daremi karaa lamaane kala maqan ani my hasband waxn kala jognaa laba qaradood Ale haysku kaya keeno runtii waa dareen xanuun bada 😪😪😓😭😭😰
@@marwadaboqorka9096 Sido kale Wll Ani Iyo xajigaygu labo dal Kala joogna Alle Ha Nabad keen
Dhbmlhn Maalin Baad Isku Imneysaaan Xaajigeyga Wu Soo Daaahay Anigana 🤣🤣🤣Aaan Iska Kiin Barejeyeee So Dhaqso Ku Dhaho Iskaaabulo 🤣
Raxmo Cabdi Weyna 😂😂 wa ikanaa xapipti
Bfih77
Allaha isku kiin daayo awlaad jacyl from garowe♥️😱👑👸
walaal Ii Saar Subscribe
Wll adigoo raaliyah #Subscribe ii saar wax dhib ah kugu ma hayso ana abaal ayaan kaaga hayaa 🙏
Reer garowe ducaunaya adiga kahor ma aan arkin 😏😁😁😁😁😁😁😁
CadeH
@@mohamedhassansaid99 😂😂😂😂😂😂😂😂
yaa ila arkay in xaaska qamar sugani u egtahay xaaska boqorka gambiska gabar maanyo misa wa indhaheyga
Waa runtaa
Ame wllo yihin 😂😂
Shaqoo iyo shuuquul iskumalaha naagtaan wa nag waji qoraan taas kalena waay ka waji baladhantahay iskuma eekaa leyskumana qaldii kaaro waad laweyday qiiyaasta mataqaniid
Abshir zaaid wxn is dhahyba boqorka gambiska malagaso tagay oo origiga maloo imaaday😹😂
@@sucdiahmed5370 mansha alllab
💜Single ka ila midkii indha hataagan waxazo jcylay arkaYasn ilene😋🙄
ELLEHEY Haji Qer qaboo Hakusiyoo Abayoo Bureqa Inshlh Bidnilahil Kareem 🤲🤲🤲🤲
@@FatimaZahra-bv7pv sasooo dan hauoynin abayooo Fatima zahraaà😭👏
Shaaruukhaan kaagi Allah kuukeeno subscribe iisaar
@Ilmoley Indho adag hhhhhhh ILMOLEY INDHO JILACSAN WANKUSALAMAY walaloo
@@FatimaZahra-bv7pv welcome Hghly abayoo Mcn
I am Ethiopian & I love somali music-qamar sugaani is ma favourite, any other somali music recommendation ?
sharma boy or guuleed simba
@@hamsemahmud8437💥 zhp walaasha igu darso😂❤
he is The best Melody He is Best Voice Qamar sugani I M ILOVE ETHIOPIAN SONGS
Gulled simba or suldan serar
@@abdullahimohamud6493 Lkn Qamar sugani ayaa Laga Hadlaya Mucjisada Fanka inaad Gulled simba miyaad suuq u Raadineysaa 🙃
Qamar heestani isagey ka hadleysa 😎 MozT Be puRe perzon❤
Wll adigoo raaliyah #Subscribe ii saar wax dhib ah kugu ma hayso ana abaal ayaan kaaga hayaa 🙏
Heesta mcnkeeda iyo dadkii iska lahaa sat ugu raaxaysanayaan ❤❤
Qamar iyo nasiin 👉loverska dadka hada jooga 🥰
way kala tageen 😭😭
Inay isku sooo baxayaan inta igu raacsan like me
I can't get bored to listen this song keep going 🙏💯
From mogadisho🇸🇴💓🇸🇴💓 fanan aan taagero🇸🇴💓🤩🤩
Waxaan blue kuwashaydiindiintu caabudaa American lawaayay qadaadway waa madhanyihiin nacadashu
@@aaminaahmed218 naa mirqaanland iska ahaw
@@abdilaahimahameabdi8717 qaniis wadaadwayn dhiladiikudhashaywas
💖💖💖💖💖💖💖
Alle haysu kiin daayo, awlaad jacayl bad tihiine
From nairobi
Inta Marka Nasiim Lafuray kadib Daawanaysa 👍
Father of love ❤❤ romantic hmalyo Al fanan qamar suugaani from south Africa Cape Town ✋
Father of love
Xanun badana marku qofkaga kaa tagayo allow isku nabad keen intii is jecel😢
Aamin jacaYlku waa Xanun Qarsoon💘💘
Maxaan tabaya qof iga maqan se xanuun weeye farxad ayaa alle ku badali
Aamiin
Aaamin aamin
Heestan si qaas u jeclahay 4 - december 2020 , qamar suugaani You did well.
Wooow naag walbo waa siday ninkeeda jaceel oga kensato keep going qamar sugani xasus ayaad nagalisay heesta dhamadkeeda Romantic an inaba cadi aheen ayaa meesha kumatasheen👌👌👌👌❤️❤️❤️❤️
Kalmadah Heestan ad ligeed like ayaad ledahay badaha iyo buurah ayaan ad ujecalahay madam ad heesta kuso qadatay qamarow hortaa hor alle saxib
Nlosheydiii 🅰️ Alle ban ka baryayaaa inuuu muraaadkeena ino rumeyo hppi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Odaga waa quruxsanayaa wuuna muujinaayaa jeceylka ee haloo saaro cimaamad wuu muteystay siduu ubaashaalshay Marwadiisa. Waxaanse ku dardaarmaa Nabadoonaan aheye in heestan miraha macaan iyo noloshoda dambe ay iskumid noqdaan oonan beri arkin Gabadhaas oo meelcidlaa looga dhaqaaqay Jaceylka maalgashatay!!
We love you 👍👍👍
heesta oon hore usoo bixin ayaa wngznan lahayd🥰🥰🥰🥰🥰
😍QFTN😍
Alle ha isku kiin daayo🥰🥰🥰
Qamar ka ninka fanka iska yeeshay wa bedelkii dhabta ahaa ee xasan aadan, maxamed mooge, tubeec, kuluc, cumar dhuule, cumar shooli, axmed mooge, salaad darbi intaasba isgaa isku ah
😀😀😀😀
Ninka ka daa ha waaline uu heeso wcnyee lkn ragga ma gaadhayee ma xasan aadan ayuu gaadhaya mise maxamed mooge mose kuluc
Wa ruun sida kale codkiisa haddaad doontaan wuu macaan yahay daha lakiin ragaas ma garaayo
Qamar siduu fanka usoogalaY jeceela igalaY waan iska ilmeeya marka aan heesihiisa dhageesto
I can never imagine my life without a man in it. Kaligey markan meel seexdo nooc nooc kale aan dareemaa anigu.Allow noodaa inta najecel.
First one ❤❤❤👍
I love couples 🥰💋
Masha Allah gabadhu waa qurixleey wlhi styl iyo qurux buubilaahey isagu daray Allah kuu deysto wll
😭😭😭😭😭😭inta jecel qu aan ka liketa
Mar hadaad daawatay heestaan adigoo single ah waa qasab in aad quraan saar dalbato anna liketa igu halleey
@@barafkashiilan3096 adaa ku jeclhy
Oh my gosh his voice is really good.
Keep going wll qamar heesaha adiga iyo deeqsan soo badiya 💯labadiina marka Isla qadesiin wanku raxestaa💯💯⏰ wqtgga Ka faidso pro
Wll adigoo raaliyah #Subscribe ii saar wax dhib ah kugu ma hayso ana abaal ayaan kaaga hayaa 🙏
Ka faidyso adigu intad ledahy hes bn ku raxysta subxn Allah
Markii aan jacayl dareemaba heestaan baan TH-cam Ka usoodoonta cawe halkan baan ahaa qar codka iyo rerkaba Alle haku barakeeyo. 🥰
Tolayeeey qurux bdanah mrky indho kujecel ku eeegyn
Sow
Jacaylkaygii horee ee bal ina keen luqeeni ...😅😆
instagram.com/mouktasimjimale/
😂😂😂☹
😪😪qofka wax jecel uunba dareenka qaba
@@muktasimjimale5959 manaa jacaylagi hore ag jabnay muxuu leeyhy ninku
2023 hadii soo booqatay heestaan adigoo xasuus ku jiro 😂❤❤
😂😂😂
Ninka chanalkiisa u celi dadku waa is guursadaa waana kala tagaan e
Qamar uma qalmo in naagtuu uu furay kala wareegto chanalkiisa
Don't trust a women..xatay haday xaaskaaga tahay
Ma shaa Allah my beautiful sister Nasiin & seedigeey Qamar 💓 May Allah forever bless your marriage with happiness and joy!
Aamiin aamiin yaa rabi 🤲💝
way kala tageen 😭😭😭
Qamarku Inu libaaxa fanka yahay yaa igu raacsan
Jaceyl dhaxal gala wax dhama lawaa🖖
Mashaallah boqor suugaani iyo marwadiisa allah idin siyaadiyo farxad ❤🙏
Qamar iyo marwadiisa naziin 🥰🥰guri kheer leh
😊😍ugbaad ka qariya inu qamar helay Dajiya Badna macn uga dhigay Burahan macadanuga dhigay qamar suugani 🤗 il xuni idimna argto
Waan Daremi Karaa marka lamanahagu kaa Dhofayo wlhi malintan oo kale waan Soo xasuusta malintii uu Xajigaygu iga soconayay Alle Ha Nabad keeno 3 years iga maqan YHY 🤲🤲🤲😭😭😭
Ducada hoyada marke kula jirto rux nafta ku ag dhiga dugsi ku noqon nolow walal cimri dheri iyo cadowgada oo jaba ilah kaga baryaaaa😅😅😅😅😅
Haween amaan jeclaaa raganu u ronaa oo amaani ogaaaa.♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Qamarooow heeeskan ciyalkeyga jecel Ane wan jecladay from denmark tagero yar yar ba ku joga 🤘🏽😂
Reer maglnimo iyo ilbaxa nimo uuda umada reer isaxaq 😎 allow i dhowar my home somlilnd waxa siisto majiiro 🥰
Naga daade waalo fanka xageed zero noga dhigtigtay somali odhanba ilbaxee 🤭 biloon Dartaa TH-cam steyl usaneeya hadba 🤫😀😀🤟🏻
Warunta ilbaxnimo xagkasta u daa duriyada ❤🤗
Mashallah Allah ha isku kiin daayo from Toronto 🇨🇦
Heesta kaliye ifadhida
Keep going qamarka maqalka cod badalashada 🔥🔥🔥
Hadii wadnahyga❤ bidix bogsimo laga dhigo miyaan la bakhaylilahaa sowmaan kuu baxsheen😭
Ooooooof caleeeg axyaa hees Qamar iyo xaaskiis ilahay ha iskuin daayo❤️❤️❤️❤️
Qamar sugani iyo nasiim wey iskuso baxayan jacaylkodana wa mid daacad ah mansha alah
Qamarka layabay👍💕
Inaad dagtay beerka iyo
Bugaba waa meel sukee
Boosbaan kasiinlahaa
Qalpiga bashar kuugu jecel
Wow ishcalaa hees
Wwwwwwww wah intan hestah kawato bah
Ereyada
Laxanka
CodKa
Music
Heelo
Karaama
Qamar
🔥🔥🔥
Waxan dhageysnaya
Kaligey habeninmo axad ah
Tarkhduna tahay 15/5/2022 sacduna tahy 9:00pm
Hbn tarikh wayn ah waye cawa
Wa hbnka doorashada madxwayne somalia
Waliba wareeg sadxaad la isla gaaray
Mudane HSM mdxwayne somalia so dhawaw aya leeyahy
Ayado wali lagu jira wareega sedexd ee codeynta 💪💪👍👍👍💥💥💥
Wa hees aad u mcn
Qamr suugani iyo dumshi nasriin
Nolol fcn iyo waqti bdn aya idin rajeynaa
Jacaylkii o abtirsanya ayaad tahay qamarka♥️
Qamarka Fanka🔥❣
Waxaaaasa kaaa fanaana wah waaah gacan u taagay ani
Wa hestan adunka ugu jclhy ❤️❤️✌️
Jaceyl dhaxal gla wax dhaama lwaa🥰Qamar & naziin🥀 WADA jirah abidkiin😍
Halka fanan aan Tageero weye wlhi nolow qamarka 🥰 alle ha isku kiin dayo lamaanahayga❤✌
I just came back to feel the lyrics 07/08/2021.
What a song!
This song it's talking deeply lovely
This singer is mucjisada fanka Soomaaliyeed noolow sxb Qamar Suugani
Masha allah wll mcn qamar sugaani isku waara keep going
Aw rabi ha isukiin daayo lamane aan aadu jeclahaay farxad & barwaqo kuwaara❤💋
Naag qurux badan weeeye nasiim walahi masha allah
Ugbaad se magaarto
fatima abdinour mxa ugbad kene doqisu khdle
@@fatimaabdinour2703 hhhhh intii la doona laga qurux badanyhy walahi ugbaaad
Mida kle kornaaged kab isma dheera horaa loodhahay
Wax looga ba'ayo ugbaad maleh sxipoy
Wakaaas farxad iskaga nool orgucu
@@noorcyuun9145 sanadkan dooq majiro ee waa interest
Mansha allah wll waxan alle idinka bara in aad ksku wartan rabina idinku arsaaqo owlaad saalixiina Aamiin
fananka fananinta qamar sugani keep going bather 🥰💯
Masha allah lamaanaha qarniga walaalkay qamar iyo dumah nasiim💝💘💓💕
Reer waqoyi jacayl bey barteen malmahaan masha Allah. Reer xamar umban ku ogeyn jacayle
Hhhh wllo waa laga siman yahay jacylka ok lama kala laha🤣🤣🤣
@@mahadobashir7419 wallee saas miya wa runtaa wll
Hestani dhufasha wadnaha ban daremay ilaa aan dhawr jeer jamirtay allah inta isjecelba haysku dayo inta sidaydo kale laga sii jeedo ilaahy hawso jedsho qofku jecelyahay🤲
Masha allah Gabadhu waa geenyo banan dagtay sawta wixii mesha jogayba shiikhisay .
isku waara frxd
Mansha alaaah ilduni idinma aragto indr qaaliya wardi iyo dumashiday nasiim hambalyo kun jeer 👑👑👑👑👑👑👑👑💝💝💝💌💌💌💌💌💌😍😍😍😍😍😍😍😍😍💌💌💌💌💌💌💌💌💌❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
Best Fanaan in the world 💥❤️
who still watching this song this song is one of my favorite song thanks qamar
Waan guursan lahaa lkn dhaqale igu filan ma haysto isoo duceeya😭😭
Illhy ha ku siiyo wllo lkin adunyo walahelaa wll mrka jcylka dacad ah aay ficn 🤗
Xoola xalaal ah Allah haku siiyoo oo aad ku dagto ...Aamiin
Oo yaad ka sugeysaa
@@abdiabshir1312 ALLAH ba laga suga arsaqada wllo
😂😂😂😂nio aftahan ayadan aheyn dumarka marka weyka tala ee mid aad isfahan radso
Wow 😳 Qamarku romantic Buu ku Biiray hore usoco legend baa Tahee
👌👌👌👌may you produce best children
Waaw Zhpky qamar suugaani iyo dumo nasiin abdilaahi iskuwaara ❤❤🔥🔥👏👏👏
Jacaylkina Ha waaro Hana noqda mid Qurux bdn 🙏 qamar suugaan io nasiin♥️♥️♥️♥️
Fanaanka 9-ka cod leh Qamar suugaani codkaaga boowe alle hakuu barakeeyo jacaylkuba shaw waa qofta labaad markaad hesho axyaa cod
Jiilka danbe hadaanu nahay dadkii hore waxooda meel baa iska dhigaynaa jiilkaan ayaa la jaanqaadaynaa maadaama aanu jaanis haysano
Taageero from Galkacyo
Legend is legend qamar sugani ❤❤
It is a song that touches the heart💔😭
Sugaanta soomaaliyeed qamarka tageero buuxda🖐
Alle haiskiin daayo isha nacabkana haidinka deeyro lamaane laiskuugu talagaley baa tihiin aad baad iskuugu qurux badantiin Masha Allah isku soo laabta idinkoo isu xiisa qaba o isku cafimad qaba
Walee labadan cadowgee iska jabiyeen ❤️😢
Dadka. Dawanaya. Inta. U. Qamar gursaday. Ka dip. Like. Dhac ku si👍👍👍🤩🥰
Lamanaha qarniGa♥️ NaziiM & Qamar💍 ul iyo diirked🙏🏻🌺💯
Qamar iyo nasiiiim ❤❤❤❤❤❤👍👍👍
Jaceyl dhaxal gala wax dhama la waa qamer Nd naziin ini jecliyaa alle ha izku kiin dayo
Honey yyty
Hees jacayl ah oo runa
Heestanoo kale ayaan u aqanaa Ani ra,yi ahaaan♥️♥️♥️♥️♥️✌️