Fariid Dhig badan manshallah family Riwayad baa Odin helay kkkkk ood Qorta la gasheen Duma iyo Xarago🙏👍..Hamdi oo dhan waa sidas wax yar oo dulmi ah ma karno--Alla Macan nin gabar Ku qeylinayaa ama u gacanqaday soo budeeyeey….😂😂😂 Kafiyow OG sidan gabdhaha yeelan baad nagu saxeysaa kaan prank people will take it’s your life ar adigana dhibkii oo qof baad Somali hadey kaar qaldan Noo heysaye ma nagu saxday😂😂😂 Best acting keep the great work All 💯👌
😂😂😂😂 aniga xataa san u xanaaqay waxaan moodey run laakiin daawada yaashu waa ogyihiin in uu yahay prank umu ahsab waa naag dhiigle see waaye ina adeerted ma horteda lagu dila nin sigtey manoola kafi waad sigatey maanta horey u socda dhamantii waxaan idiin rajeynaya nolol farxadle
Hasaley abyoy ninka wa ogadeen nagah wey dilaan kaaan maaaan iska fogaatay suu Taan u leyahay igu daram eryga Taan wa bahdil qofyhyb is nooley bahdilla ha qadan
Walhi wad sigatay kaafi 😢😂
Waad Igu Goobateen 😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂waad naga waasheen
@@UMUAhzabchannel1 wlshy adunka kugu jeclhy ilahay ha no ka dayo qof aad u wangzan dhiig Leh
Maashallah dhiigu biyo ma aha sister’s ee noolada adna kafi is ilaali❤❤❤
@@KafiAbdi. Markii hore ayaa lagaa shakisanaa hadana bad ayaa gashay balse waa sigatay
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw
Salalahu caleyhi wasalam
Scw scw scw
Scw scw scw scw
Umu ahzaab wllhia waa naag nool jir oo joog qali❤❤❤❤❤
Xaskada sharafteda kaftan makasho bahdilne kadaa gabadha uff 😮😮
Alla dhiiga dhiiga fiqiyada horteeda hadaa naag cumar maxamuda tahy laguguma hor xagan karo xitaa noolow ina deer❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fariid Dhig badan manshallah family Riwayad baa Odin helay kkkkk ood Qorta la gasheen Duma iyo Xarago🙏👍..Hamdi oo dhan waa sidas wax yar oo dulmi ah ma karno--Alla Macan nin gabar Ku qeylinayaa ama u gacanqaday soo budeeyeey….😂😂😂
Kafiyow OG sidan gabdhaha yeelan baad nagu saxeysaa kaan prank people will take it’s your life ar adigana dhibkii oo qof baad Somali hadey kaar qaldan Noo heysaye ma nagu saxday😂😂😂
Best acting keep the great work All 💯👌
Nag xamdi oo kale ha kaa ato hadii kale ha kaa dhimato walhi 😂😂
Hoyody xamdiyy poqortooyoh majeerteen umu axsaab Levo yuo maam mcn ❤❤❤
Xasaan iyo xamdi waa dad nol walhy 😂😂😂
Xamdi nag rageed dheh wan kuwataa wlh gesid ❤❤❤
naag dareed dheh
Umu axzaab naag rer mudug ah 😂 dhiig waa boqol walahi ❤
😢hogto ninku waa ku bahdlah prank Layne doqon yahay jugta danba ku kacada😂
😅😅😅😅😅😅xamdi say ucanjilaysan kahelay ninkayga iidaaya kulahaa
Alla team kafi hadan nahne cadi ubaaqne wlhiii😂😂😂😂😂😢
Masha Allah, Hamda waa farirad sidey Kafi ugaracday ❤ walahi reerkani waa reer dhiigleh
Dufaca gabdhaha❤
Xamdi waLaahy dhiig ayey Leedahay❤
😂😂😂😂 aniga xataa san u xanaaqay waxaan moodey run laakiin daawada yaashu waa ogyihiin in uu yahay prank umu ahsab waa naag dhiigle see waaye ina adeerted ma horteda lagu dila nin sigtey manoola kafi waad sigatey maanta horey u socda dhamantii waxaan idiin rajeynaya nolol farxadle
Ani diil io bahdil kaftan uma aqan dagaal lee ka xiiga mcneyy ma isku kiin dirayo lkn kan mnta prank wyeh bari ruun inow kaga dhigo ayaa macquul ah 🫥
Xamdi waa Libaxad❤ jah 😂😢
Naayaahee Alla gowraceenyahay gowsa weyn leh wax isku fal saan prank maahan waa bahdile😂
Hhhh alla tan umud maha balanta.ugu baxdee😂😂😂😂😂😂😂
Warya wilkaa kaa,qaleyaa Wad isuga ragteene 😊
Tii aba manta amusan sowte ku garaci jirty mnta mxa amusiyey hasal😂😂😂
Viva Hamdi and Hassan ...dila kafi gabada yu nagadilee from mj ...gabadena been been yu kudilaya uf
Kafi wucewowe wxn prank ueken ayu prank leyahy wx waceb hazalne doqon waye Mar walbo wey isbahdisha war iskuxishodha
No so badi ما شاء الله wan idinku heysta hawar yarahey iyo ina aderkey iyo dumashi xasan sido kale Tim noqda ❤
War waxaas wax lagu hadlo maaha barnki maaha gabadha dadbaa dhalee saas haula dhaqmin
Shartyda xamdiyy ma'am MCN ❤❤
Ok lkn anaga far aanootaagan haddaanahy from family H H ciidda waa insifiican looraali galiyaa
Uma axzab masha Allah waa naag nool naag mj ah is not easy ❤❤❤❤❤❤❤
Team 27 majogan halkan😂😂😂😂
Haa wxa I keenay la yaabanhay awal t27 wxn ahyn ma daawn jirin 😂
Wxakasta waxa igaga daran caawa ma inaan kulaseexaneeyn umaleeysa quf wax jecel baa dhiban wax baan soo xsuustay
Labo labo aya iga qabatay dumarnimadana hoos ayay u dhigtay
Hadu donto si runrun baa u disha ileen hadaba wan u jedna ixtiraam kama muqde
Waaa been ciyaal may na mooden😂 way isla ogyihin
xitaa hady islaogyihiin waa bahdil
Naag rer xirsi farah weeye umu ahsab dhiig bdn farax shirwacnimada qady😂❤
Waa runtaa😂
Xirsi faraxa darood miya
Abayo MJ wa mido nin dumsho u yah ba isgu tayan
Naa ninkaan ku adoon saday waxay akh😅
Aso prank waye leh ayaa ooyneysaa ciil hore ayaa ka nafiseysaa
Umu ahsab nag nool m.a❤🎉
Hasaley abyoy ninka wa ogadeen nagah wey dilaan kaaan maaaan iska fogaatay suu Taan u leyahay igu daram eryga Taan wa bahdil qofyhyb is nooley bahdilla ha qadan
Allah haku cafiyo
Og maxa mesha kenay marka
Walhi wan xanqsna wan qoslay 😂😂😂😂ruti
Waliga ha ka shakin naag reer hirsi ah😅
Show run run u dila gabadha waxan prank ka weyne
Xamdi qudheedaa wax og sidaan is idhi 😂
Sidaa buu mar kasta ii dilaa kulahaa subxanalaah
Jh dhiiigeyga biyo mahan umu hasab❤😢
Good job xamdiAnd Hassan❤❤❤❤❤
Kafi iyo hazal aniga prank giina wan ku haysta noosoo badiya 😂😂😂❤
😂😂😂
Umu ahzaab ❤❤❤❤❤
Heey afriko wiilka waad naga disheen 😮
Waxay ahaataba caawo waa sogatay is ilaali haday xataa horey gacan kaaga fakanjirtay hada kadib maya wardiyaha wareega baa kula socdo 😂
Waa sida saxda oow ula dhaqmo iyada lma ogon 😂😂
Naagtan doqonsana san ayu u gunystaa mar walba😢😂
Wlhi guumaysiga waad ku fiican tahay jilidiisa
Wllhi dharbaxadaas in ciyarciyar igu dheceen wah 😢😂
Alla tan waa dhaqo bala ku qaday naa ninku show bah dil bu kugu haya marksu prank ka dhigyaa naa ninka dil o runta usheg waxa jacayl mahe 😏😏
Walhi uma axsaab waa naag lagu tashankaro ❤😂😂
Hasal Raliyo waye ❤
Raliyo aa abaha cun😮😂
Ninkyga iidaaya 😂😂😂😂
Mj sister ❤❤❤
Dad goba weeye 2badan.❤❤❤
mashaAllh xamdi naag dhig le weye ❤❤❤❤
Daacad ayaan u qoslay 😅😅😅😅
Waxaan prank maaha waadba isla ogtihiine🏃😂
Xaskaga sharfta io ixtiram ka mudanthy waxn prn ma ah waxn wa dhaqan xumo
Hazaal plz and plz raali gali buuxdo ayaan ka rabnaa😢
Waa waxa runta ku sameyo😂😂
Ano og inay isla ogyihn ban ba xanqay wlhi 😂
M.a umu Axsab iyo Xasan soy waa dad gob ah wlhi
Hawada laguugubaaranaa kulahaa😂😂
Qofta miyaa ladili jiray😂
Reer kaafi shactaro 😂😂😂😂❤
Wallhi ku teh hasal wallahi dade waxba laehen bismillah kalam Ben ah laguma dharto 😮
Hduu rbo wuu dila 😂
naa ninka prnkigaa ha ka yeelin waa bahdile
Wee jeceshy dee 😂
Ninkan wen hada muxu kuhadlayaa yahuu
😢Waxan Brnki Ma Galo ish Bahdil Io Xushmad Daro
Umu nag nol wye❤😂
War xaskaga ha bahdilin bahalyohow dharani waxan Prank mahee 😡😡💔
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 caawa sidaan uqoslay
Kaafi no no kama yeelayno pro😢
Xamadi iyo xasan wan iska jecelahay walhi
Albaabka mar walbo adi le mu ku jaraa abyo timir laf baa ku jirto
War tan ma ahan baraaki😢😢 naag mj ralinimada ayaa keeenaya
Ralinimda sharfta noga qalisn sis 😏
Prank kama aha waa ka run ciil ba ka haya😂
Xassan soya nin qatar ayuu iska dhigaa caruurtiisa ha u tashto Lee oo xamar joogan
Ana la yaban
Xasan io umu ahzab dad adag❤❤❤
Na waxan waba doqon 😂 maxaa prnk ah dhigiiba nagu karay
Brank so badiya asxabeyy
Great😂
Show run run buy saas ugu dilaa 😂
Waa lakal shagiye
Hazaaleey habo ❤️
Maansha Allhaa Agbar maansha Alaah ❤️❤️❤️❤️ maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu 👍👍
Uff azam nag dhiigle ma ahaaan wlhi
Wlh waan yaabay kanaa uaqaanaa barang sax ah
Waxaan lees bahadilayo uf dhah😂
Xamdi dhiig bay ledahy wlhi 😂
Prankingaan waa ku qoslay. Wuxuu la mid yahay markii BigBro shubanka lagu riday
Mashalah. Xamdi. Waa. Gabar. Dhiigle
Xamdi qof dhiig leh
Umu axsab dhiig ayleedahy m.a boqortooyo kuma wayo mcto
Waxan hada prank miyaaa 😂😂😂
Ninkayga idaaya😂😂