Khaasaraha Ba’an ee Ka Dhashay Dagaalka Dawacalay Xaalada adag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 92

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 6 วันที่ผ่านมา

    guuuuuuuuuuuuuuulesty daarrrrrrrod guuuuul ogaden guuuuuul ssc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anuujyahya9239
    @anuujyahya9239 4 วันที่ผ่านมา +1

    Dawacly dadki laha joga hda

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 7 วันที่ผ่านมา +7

    😭💔 Wiilashii Somaliyed Qaluubtuda aye badeleen Cadowga sii ay isku Baabiyan 😭💔😠 WAA SIDA DOLOW Waxas Waxa ka Faiideytey Waa Cadowga umada somaliyed 😭👍🇸🇴

  • @MohamedAbdiHassan-j5e
    @MohamedAbdiHassan-j5e 7 วันที่ผ่านมา +5

    Xalada dacawaley wey ka duwan tahy xalada Somalia balse waxad mooda in beelaha lagu so dhex dhuumanayo

  • @abdibashiir3748
    @abdibashiir3748 7 วันที่ผ่านมา +2

    Dadkaan somalida layiraahdo half qarniga soo socda waxay noqonayaan kuwo dalka Somalia ka tirtirma ama ka dhamaada waa saasha jirta waayo ayaga ayaa is dhamaynaya si fudud caqli iyo garasho kala celisana ma hayaan cid kala dhexgashana ayana ma hayaan waana sida ay rabaan kuwa la deriska ah iyo kuwa ay diin la sheeganayaan.iyo kuwa sii fog fog intaba ,marka allah u naxariisto

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 7 วันที่ผ่านมา +6

    Xaashiyoow sikale bay wax u jiraan tani waxay ahayd ciyaar Abiya axmad dheelayay muhiimaduna waxay ahayd in meleteriga itoobiya🇪🇹
    Xadka tagaan ugana siigudbaan badda cas ciyaartu waa dhamaad 🤨
    Dal.baow 🇸🇴 yaa ku leh 😢

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 7 วันที่ผ่านมา

      Taas Ma Qabo Waxaa Umaleenaa In Rajiimkii Hore ee Muse Juudan uu Ka Shaqeenayo In Ninka hada Madaxweynaha u Ah uu ku Xumeenayo si Goobkaste Ay Fitno Uga Kacdo oo uu Fashilmo

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 7 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 7 วันที่ผ่านมา

    guuuul liyuu geesi libaxyo cagtamariya cadawga guuul insha allah 🤲🤲🤲🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲💪💪💪💪🦁🦁🦁🇬🇶🇬🇶🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪🦁🦁🔥🔥🔥👍👍♥️🙏✌️

  • @Maxamedjaamac-u1i
    @Maxamedjaamac-u1i 7 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa rabi soomali usahal

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wll xaashi dadka inta hartay ha la baadiyo soomaali gees ka gees dagaala kasocda, fadlan culima iyo wax garadkaba nabad halagu baaqo

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk 7 วันที่ผ่านมา +3

    weligiinba cadaawad iyo isir nacayb ayaad nagu hayseene isasooraaca waanan ka jawaabidoonaa inshalah

    • @latifsaid1282
      @latifsaid1282 6 วันที่ผ่านมา

      Afxumo iyo itaal yaran makala daysan waxad 2023 samaynaysay maxay ahayena? Majacayl bay ahayena? Cuqdada walaydinku dhalaa dee

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 7 วันที่ผ่านมา

    Bismillaahi please hubso warka aad faafineysid subhanallaah.

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 7 วันที่ผ่านมา +1

    Somalida waxa heesta waa dulmiga ay ka galeen ninka daacada u ahaa ee hal dabaq ka dhisanin xoolaha qaranka,oo iskooladki iyo jaamacadihi farii lacag la aan ka dhigey,caruurta 4jirka ahna waxbarasho loo diri jirey ayaa ladulmiyey dal iyo dadna dhisey,😭😭😭😭😭😭😭

  • @mawliidismail148
    @mawliidismail148 7 วันที่ผ่านมา +3

    Wariye darood

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 7 วันที่ผ่านมา +4

    Suleiman Hashi.
    Ani aragtideeyda, waxaay ila tahay in sirdoonka itoobiya ka dambeeyaan arintan. Ayagoo doonayaan in aay ka dhigtaan Sabab aay ciiddankooda gudaha ugalaan ilaa badda laga gaaro.
    Baafa zone ayaan amnigeena ka suganeeynaa ayaay ku soo gelayaan, ka Dibna isku bilaarinayaan.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 7 วันที่ผ่านมา

      Oo Somalia iyo Ethopia Wey ka Heshiiyen Marka Dhul Somaliyed Ma Imaan karto oromo

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allah kala qawoojiyo

  • @DayibHasan-y6g
    @DayibHasan-y6g 7 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ka yaab arab weeye oo ogadeen shaadh dawladed u soo gashaday nin ilaahay ka baqaad iska dhigtaa lakiin ma tihid

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta 7 วันที่ผ่านมา +1

    Alle Hakala qaboojiyo dadka Soomaaliyeed ee isku Shufbeelay meelwalba oo gayiga kamida.

  • @NaasirCabdilaahi-ny9fo
    @NaasirCabdilaahi-ny9fo 7 วันที่ผ่านมา +2

    Anigoo.jooga.magalada.boorama.waxaan.ka.xumahay.dagalka.kasocoda.deegaanka.somali.galbeed.waa.inay.dadka.soomaliyee

  • @AyanleOmar-z7g
    @AyanleOmar-z7g 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dagaalkan waxaa kadanbeeya dawlada Ethiopia dds iyo somaliya way hurdaan somaliland qaabqabiil
    Ayaa arinta loo tusay

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 7 วันที่ผ่านมา +1

    Assalaama Calaykum walaalaha soomaaliyeed waxaan dhageystey cod si qarsoon looga duubey Ismaaciil Cumar Geelle, muddo kahor dagaalkii Laascaanood, codkaas oo Ismaaciil Cumar uu leeyahay waa in Soomaaliya iyo soomaali oo dhan colaadu isqabsataa. Marka colaadaan soomaali dhexdeeda ee meel walba kaholcaya, soow lama oran karo waa mashruuc shisheeyaha kadambeeyo, Ismaaciil Cumar, Emirates, Ingiriiska iyo Ethiopia.

  • @MaxamadIndhocol
    @MaxamadIndhocol 4 วันที่ผ่านมา

    Siyaasada abii axmad aaba waxay tah in meezha bada uu karabo dadka soomaaliyeed oodagan iyo kuwa kilinka zhanaad in uu isnacsiiyo si wax kastaa u hagaagaan

  • @AbdalaAnshur
    @AbdalaAnshur 7 วันที่ผ่านมา

    Xabashida ayaa doonaysa inay xadka tagto si ay badda cas ugaarto waa nasiib xumo in wilal soomaaliyed dhintaan

  • @abakanaana9824
    @abakanaana9824 7 วันที่ผ่านมา

    Soomalida Allah aya dastur iso dajiyay lkn waxey ka dorteen mid gaal

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw 7 วันที่ผ่านมา

    Dadkaan waa in ay nidaamka u hogaansamaan hadii kale ha u guuraan Gobalada waqooyi.sababoo ah ma dhacayso in hub lagu wato DDS

  • @abdirahmaan5664
    @abdirahmaan5664 7 วันที่ผ่านมา

    Daarood waa darood waar iska badheedh

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 6 วันที่ผ่านมา

    Deegaanka Dacawaalay waxa kusoo duulay kooxo araggaixiso ah oo dabka saaray ku dhawad 35 askari ka dob na maydkoodii iaku sawiray lkn se waa lasoo afjaray

  • @khaderabdi575
    @khaderabdi575 7 วันที่ผ่านมา

    Dagaalku waxuu ka bilow day Dil loogaystay Hogaanka Nabad galiyada Dagmada yoocale Ooy jaar yihiin Dagmada xarshin Ooykamid tahay Dacawalay Liyuuga ayaa halkaas utagay hawlgal nabadayn labada deegan Dacawalay iyo degmada yoocale Kadib jabhada argagixisada ah ee qabilaysan ayaa soo werartay ciidanka deeganka

  • @AhmedSalebaaan
    @AhmedSalebaaan 7 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahante laan gab ciilan😂😂

  • @Ilka--case
    @Ilka--case 6 วันที่ผ่านมา

    Wllhi wanaagiiibay jabene waxay ka hellan Bay leyihin wllhi wan wantii Bay uga baxen 16 qof oo aan wax isku Nay ba ku jira

  • @Cfataax-v3k
    @Cfataax-v3k 7 วันที่ผ่านมา

    Haashiyoow sidaan arko waad daar-ood hadleysaa laakiin waxan aad sheegasaa xaqiiqada sal iyo raad kuma laha nin yohow isbarax waxba ha is qarine

  • @Xamse-co1wm
    @Xamse-co1wm 7 วันที่ผ่านมา +1

    جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎

  • @MIRATHNOOR
    @MIRATHNOOR 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ceerigaabo kawaran xaashiyoow

  • @GololMudug
    @GololMudug 7 วันที่ผ่านมา

    Sida Daarood isugu habarwacanayo Horta Dir iyo hawiye uma habarwacan karaan miyaa sadex jiho ayay Isaaq furin uga fureen ayagoo itobiya wata mudug iyo Galgaduud surre iyo sacad bay ku weerareen.

  • @MohamedBade-i5j
    @MohamedBade-i5j 7 วันที่ผ่านมา

    War waxan kofiyada waynleh naga horqaad waa hurdaye

  • @MahamedaminSharif-z9q
    @MahamedaminSharif-z9q 7 วันที่ผ่านมา

    10ka sanadood ee marka laga bilaabo 2025 ilaa 2035 dadka soomaliyeed 3meelod markii loo qaybiyo 2meelod ayaa ka kabixidoona saxada calamka waayo sida muuqata intaan cidkale soogaadhin soomali iyadii ayaa isdhamaynaysa wax yaabaha an aad uga galiilyooday naxdinta iyo xanuunkana igu beertay waa sida ay isula dhaqmayaan baraha bulshada iyo social mediahana ay isugu muujinayaan siday isugalayaan iyo caalamkana u tusayaan inayna soomali kali naxin isuna nixin ee ay iyagu is cunayaan

  • @DayibHasan-y6g
    @DayibHasan-y6g 7 วันที่ผ่านมา

    Xaashoow walaahi hadii somaliland isaaq laalaabo oo laysku dareero in aanad ku adkanayn oo laascanodaa la degan yahay la degananeyn iyo buuhoodle

  • @cqaadiralshaami7284
    @cqaadiralshaami7284 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wa bal garacan eeg maleeshiyaadku waa kuwee ma shacba dawladooda laynayso ayaa maleeshiyaada somaliland nacaybka ayaa kugu dhex baqtiyy

    • @kabdi2408
      @kabdi2408 7 วันที่ผ่านมา +1

      iidoorow jabo dhimo Allah kuma rabee dhimo daarood kuma rabee dhimo dhebigaa laguu qori dhulkana waa lagaa rari dhamac baa lagugu shindi dhunkaal baana lagu siin who think you are adeero

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@kabdi2408new policie alle ha madhiyo uf waligood ayay gabdhahooda kufasan jireen oo ay cuni jereen ma cida kale ayay uga raynyaan

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 7 วันที่ผ่านมา

    Beentii,oo kor ,ukacday ayaa qaybka ah mushaakilka,aan xalka lahayn

  • @sadiqsulub6148
    @sadiqsulub6148 6 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂Ceerigabo lagu fashilmey

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 7 วันที่ผ่านมา

    WAX ARGAGIXISO LAYIDHAAHI MAJIRO EE CIIDANKA LIYUU BOOLISKU OO OGAADEEN AH AYAA LAYNAYA BEESHA ARAB OO BEESHA REER ISAAQ EE OGAADEEN DAWLADA DEEGAANKU U HIILINAYSO BEESHA ARAB DEEGAANKII AY WELIGOODBA DEGANAYD AYAA OGAADEEN OO REER ISAAQ AHI KU SOO WEERARAY CIIDANKII LIYUU BOOLISKA EE QABOOJIN LAHAA QABANALAHAA BEELAHA CIDII QALDAN AYAA LA SAFTAY BEESHA OGAADEEN EE REER ISAAQ CADAALAD DARADA OGAADEEN WAXAY KEENI DOONTAA BEELAHA LAWEERARAY INAY HIILWAYDIISTAAN DAWLADA DHEXE EE ITOOBIYA DHULKAANA LAGU SOO HOGAAMIYO DAD AAN SOOMAALI AHAYN OO MARKA HORABA DOONAYEY INAY SOOMAALIDA ISKA SOORIIXAAN HADAANAY MAAMULKA MUSTAFE CAGJAR DEGDEG HAWSHAA U XALIN, ERGOOYINKA AYLAAYEEN LIYUU BOOLISKU WAA BEESHA ARAB IYO BEELAHA WALAALO HOOD AH OO ERGO AH, WAXAA OO KALE WAA WAX DHAQAN SOOMAALIDA KA BAXSAN WAXANA KU DHAQAAQAY BEESHA OGAADEEN WAXAN LEEYAHAY XISHOODA OGAADEENOOW.

  • @shixisixaaqsaleban2596
    @shixisixaaqsaleban2596 7 วันที่ผ่านมา +3

    Ey ey dhalaybaad tahay oo qabyaali ah

    • @KhalifaCali
      @KhalifaCali 7 วันที่ผ่านมา +1

      Haa walahi markii uu maqlay dadkii ayaa lajabiyay

    • @shaficiaxmed9769
      @shaficiaxmed9769 7 วันที่ผ่านมา

      Haa wllhy qabyaali weeye beenale ah

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 7 วันที่ผ่านมา

      Waad khasaartey meesha maada
      Leh SNM iyo shbbka walahalaagi oo lagu Celin waxay ahayeen xaaraanta
      OO Tuugoyow urey
      Cadawga cagta lamarin nijasta

  • @QaliifSibriye
    @QaliifSibriye 6 วันที่ผ่านมา

    Wlle soomaliya ceel ayey ku dhacday askarti XDS Aya aano khabiil logu layay ceel baraf goblka shabelada dhaxe soo ban dhik wll

  • @Khaalidibraahim-m3e
    @Khaalidibraahim-m3e 7 วันที่ผ่านมา

    Iska barta birta nool liyuu bolis 😂😂😂😂

  • @AxmedCabdicali-g5z
    @AxmedCabdicali-g5z 7 วันที่ผ่านมา +1

    War anagu isaaq hadan nahay wan isnaqana waxad tihin e imikay ino bilabantaye wa waxad ka heshin adayl dhaqamed ayad laysene

    • @latifsaid1282
      @latifsaid1282 6 วันที่ผ่านมา

      Afxumo iyo itaal yaran badhaq nugayl hadad waxiska celinaysid yaa gacmaha ku hayaa dee waxiska celi buuq iyo qaylo iyo cuqdad aan dhamanun baad haysan bilaa tayo bila talo iska yaac

  • @mhamedshucayp2076
    @mhamedshucayp2076 7 วันที่ผ่านมา

    2:02 drood gaaalo yar yar beentii oo cgale

  • @mhamedshucayp2076
    @mhamedshucayp2076 7 วันที่ผ่านมา

    Doroood waxani waa qorshahiina ee lkiin waaad kujabaysan

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 7 วันที่ผ่านมา +4

    Hadan wariye dhulmahante rumaysto 🫣

    • @MaanJamac-i8e
      @MaanJamac-i8e 7 วันที่ผ่านมา

      Sxb mid aan kuwaydiiyo isaaq miyaa tahay wallo😂

    • @abdifatahrashiid3011
      @abdifatahrashiid3011 7 วันที่ผ่านมา

      @@MaanJamac-i8ehaa 😂

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 7 วันที่ผ่านมา

      Maxaad qaadikarta Waad hungoowdey
      Tuugadii waxaba kudhacey
      Aawey dirta sheegeyen kadifaaca
      Cadawga snm kasoo afjara Nijaasta

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 7 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂💪🇸🇴💙🇸🇴🤍💙🇸🇴🤍💙🇸🇴

    • @seed3966
      @seed3966 7 วันที่ผ่านมา +2

      🇸🇴🌎🇸🇴 war somalaay mid noqda oo nabada kudadaala cidii fitno walle iska qabta hoow hoow hoow

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 7 วันที่ผ่านมา

    Bro this is worst news ever wallahi Somalia meelwalba dagalbay iskula jirta wamaxay waxan

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 7 วันที่ผ่านมา

    Kkk kulahaa mid aan warkiisa la rumaysan karin

  • @mhamedshucayp2076
    @mhamedshucayp2076 7 วันที่ผ่านมา

    5:52 waar way kajeraariyeen intay dumarki iyo ciyaalki

  • @hassanjama2798
    @hassanjama2798 7 วันที่ผ่านมา

    Wll waad garanaasaa laakiin waa ku kuu hilinay markaadtie yaa daaroodeey
    Waxaadtahay nin qabyaalad qaadatay

  • @AfrikankaMadow
    @AfrikankaMadow 6 วันที่ผ่านมา

    Itopiya Aya ka danbaysa

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 7 วันที่ผ่านมา

    NEW POLICE ALLE HA MADHIYO

  • @yusfcaliyusf-e2k
    @yusfcaliyusf-e2k 7 วันที่ผ่านมา

    Arinka argagixisada ku sheegayaan masuuliyiinta dds been ayaa laga sheegayaa because waxaa arinkaas lagu dabakhayaa shacabka bir magooydada ku laayeen liyuu booliska ee calooshood u shaqeestayaasha loo adeegsanaya arima qabaaiilka iyadoo liyuu booliska ka kooban yahiin qabaaiilka degan dds lakiin arinkaas masii socanayo

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 7 วันที่ผ่านมา +2

    Asc adeer isaaq dulmi iyo gardaro ayey jawaan kabuuxsadeen caruurtii laascaanood iyo birimagaydadii dhulbahante ay si madaxa usooduubteen oo laayeeb ogow dulmigaasi inaan looga hadhi doonin isaaq waxaana kadhigi doonaa laangaab laangaab dhalay waa waajib inla laayo oo cagta lamariyo isaaq oo dhan lana laayo kuwa shiiqyada sheegta
    Waa in layska dhiciyaa daaroodow hororka isaaqa ah ee nacaybku kabuuxo waxaa daarood yahay dad sharaf badan oo aan aqoon dulmi iyo gardaro oo ah qabiilka keliya ee u taagan masuuliyada dadka soomaaliyeed oo dadkii wadanka soo.aaliyeed ka ilaalin jirey shisheeye hada waan kabaydhnay waataa badii itoibiya lasiiyey dhib naguma ahan in itoo iyo qaadato bada iyo dadkaba caano hakadhamaan

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 7 วันที่ผ่านมา

    Garguurte baa dalka horjooge u ah dagaal sokeeyana ma dhicin?

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 7 วันที่ผ่านมา

    Ogadeenba dulaan ku haya isaaqa

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 7 วันที่ผ่านมา

      Waa debiga aadgasheen. ee aadqil
      Usaneynyeysid wixii Isaaqu
      Kuhayeen laascaanod iyo dagaalkii
      Ceerigaabo Ayaa ogaadeeniya
      Kabilaaben SNM waa xaaraanta soomaaliya dagaalkula lajira
      WAA cadowga iskaceliya xaaranta
      Alshabaabka ah kadifaaca dalka
      Luyuu police 🚨 dawlada deeganka
      Cadawga snm kasoo afjara weerar ka wadan daaliminta

  • @CabdiYuusuf-z7y
    @CabdiYuusuf-z7y 6 วันที่ผ่านมา

    Darod wan cunay😂

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 7 วันที่ผ่านมา

    Hurifadhi war mahaysaan ee iska dhaafa dadkaan waashay oo dalkooda iibinaya isaaq oo dhan iyo xasanba waa isku raaceen in bada lasiiyo itoopia adi maxaa kudabadhigay waaba aragtaaye dhulka daarood cidina kuma xadgudbi karto inaguna cidsiin mayno waana difaacanaynaa itoobiyana waa iska dhicinaynaa haday dhulkeena kuxadgudubto hargaysa itoobiyaa lahaan jirtey oromaa iskaleh iyaguna waa rabaan oo waa walaalahoode idinka qaska joojiya haqaataannhargaysa berbera ilaa xadka jabuuti haqaateen somalida waalan edeb hayeelato

  • @SuldaanHaaji
    @SuldaanHaaji 7 วันที่ผ่านมา

    Sxb xaashiyow xogta sugan soo raadso ama annagaa heynee waxey dileen hogaankii nabadgelyada degmada yoocaale iyadoo saasi jirto ayey haddana ciidan lababada bulsho ee isku dhacey kala ilaalinaya loo geeyey ayey xasuuqeen hiraab hore iyagoo xittaa xubnaha taranka ka gooyey.ciidan deegaanku sareynta sharciga eyey soo celinyaaan ee bulsho ma xasuuqayaan.

  • @SuldaanSulcayn-v5o
    @SuldaanSulcayn-v5o 7 วันที่ผ่านมา

    Wariye daarod

  • @samsamcali-w3t
    @samsamcali-w3t 7 วันที่ผ่านมา

    xaashiyoow inan guumeed beenaale qabyaali hooyadaa siilka xun kawas wariye beenaale

  • @MohamedFagadhe-z9u
    @MohamedFagadhe-z9u 6 วันที่ผ่านมา

    Munaafaq ayaa tahay qabiilayate ah lkn xaqiiqda indhaha Lama qaban karo

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 7 วันที่ผ่านมา

    Sirdoonka itoobiya maahan dagaalkaan. Ee isaaq oo kibrey ayaa wada dagaalka itoobiya bada cas waxaa siiyey isaaq anaguna waan kutaageeraynaa inay.qaataan.bada.hargaysa iyo berbera ethiopia qaata oo imaada.cidi idankama hortaagnee hada waa fursade berbera qaata iÿadaan kharash idiinka baxayn

    • @Fagaare1
      @Fagaare1 7 วันที่ผ่านมา +1

      Miyaad ilowday saacan inaad adoon tahay

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 7 วันที่ผ่านมา

    Walee waayaab soomali maxaa helay

  • @cabdifataax6287
    @cabdifataax6287 7 วันที่ผ่านมา

    Beenale weeye Kani waana dhulmahante