SIDEE ISKU BARTEEN SHAADIYO SHARAF IYO SEYGEEDA CABDIFITAAX TRUE LOVE QISO DHAB AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • SIDEE ISKU BARTEEN SHAADIYO SHARAF IYO SEYGEEDA CABDIFITAAX TRUE LOVE QISO DHAB AH

ความคิดเห็น • 4.5K

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  4 ปีที่แล้ว +4311

    Inshaa Allah Muuqaalka Xiga waxaan idiin Soo Gudbin doonaa Qaabka aan isku Guursanay aniga & Xaajigayga Inta Sugeysa Farta Taaga Hee Waan Idiin Jeclahay Taageeryaashayda

  • @hanadtumey4306
    @hanadtumey4306 4 ปีที่แล้ว +281

    Laamano Walba o soomaliyeeD ama Muslima wa taagera
    Shadiya iyo Abdifitah isku waraH 🥰🥰🥰🥰

  • @dozzalmaanzahal6628
    @dozzalmaanzahal6628 4 ปีที่แล้ว +362

    Inta videoka iyagoo comentiga akhrinaaya dwanaya like dhac ku siiya 😂❤

  • @mohamedhassanjeilani2259
    @mohamedhassanjeilani2259 4 ปีที่แล้ว +109

    Alla hooyo qof shaadiyo oo kale u furfuran oo u qalbi nadiif ah ma heli karaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 4 ปีที่แล้ว +82

    Hadaan la samrin sad lama helaayo kow dheh, Jclka iga adkeeya shaadiyo Iyo Abdifatah reer weyn oo barwaaqoobo oo barakoobo allaha iniiga dhigo 😘😍

  • @faruuxayar2577
    @faruuxayar2577 4 ปีที่แล้ว +97

    M.a bal eega siday iskugu faraxsanyihiin isuna jecelyihiin masha aalh namiimiye ka nabad gala my couple🥰💋🌹

  • @emmyyyyusuf1662
    @emmyyyyusuf1662 4 ปีที่แล้ว +210

    ShaDiyo SharaF inta taagerto Like 😢😢

    • @munadaganmuna2711
      @munadaganmuna2711 4 ปีที่แล้ว +4

      kusare ana ii saar

    • @xidigtaqarniga7851
      @xidigtaqarniga7851 4 ปีที่แล้ว +1

      @@munadaganmuna2711 wll qali subscribe isaar

    • @fathiyahussain410
      @fathiyahussain410 4 ปีที่แล้ว

      Safiyo sharaf inta taagerto subscribe dhac ku sii 🌹🌹🌹

    • @aminaamina7648
      @aminaamina7648 4 ปีที่แล้ว

      Masha allaah ❤️ alle ha isku kiin daayo wan idiin ku faraxsn hy 💚

    • @sucadabdullahi894
      @sucadabdullahi894 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah wad I Ku soo baxaysin,

  • @sacdiyocumarcumar7522
    @sacdiyocumarcumar7522 3 ปีที่แล้ว +36

    Waan idinku cusbahy isoodhweye team shadiyo🤣🤣🤣🤣

  • @safiyadahir3299
    @safiyadahir3299 4 ปีที่แล้ว +123

    Rabiyow qof nollasha illafahmo calaf igu dar 🤲🤲aamiin

  • @FAAD21
    @FAAD21 4 ปีที่แล้ว +141

    Edebta iyo akhlaaqda idinka muuqata idinku hampliyena masha Allah

  • @madadaaloshidan5115
    @madadaaloshidan5115 4 ปีที่แล้ว +67

    4 Hours 60K WallHi Somalida Number 1 Ayaa Tahay M.a ❤❤ CK ÌYO Dirisle Been Ayaa Ladhahaa Hore Usoco M.a💖 Allaha Idin Sharfo Family Shaadiyo ÍYO Cabdifitax💖❤

  • @ayanmxumed8845
    @ayanmxumed8845 4 ปีที่แล้ว +24

    Hadii ay soomaali is dajin lahayd reer ma dumeen Allah ha isku kiin daayo aamiin

  • @elmanarab4034
    @elmanarab4034 4 ปีที่แล้ว +272

    Ahmadey waji yaa igula qoslay🤣🤣🤣🤣

    • @samsamdhuux4588
      @samsamdhuux4588 4 ปีที่แล้ว +3

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👏👍🥰

    • @ubahmohammed4981
      @ubahmohammed4981 4 ปีที่แล้ว +1

      Mnsha Allah shadiyo iyo cabdi fitaxaa waan idinku heestaa wlhi

    • @axmedcali8360
      @axmedcali8360 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤

    • @saskaxasan9156
      @saskaxasan9156 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 ปีที่แล้ว +52

    Beautiful family mashallah take my salam all the way from U.K. 💗😙😙please send your prayers to us we are struggling with coronavirus

  • @adanahabdi5760
    @adanahabdi5760 4 ปีที่แล้ว +81

    Qofki ugu horeyay ayan ahay inta iga dambeyso like iisaara waligey 10 xata magarin😂😂😂

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 ปีที่แล้ว

      Hhh xaad ka helee hadaan kuu saro

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 ปีที่แล้ว +1

      Adnah abdi 10 baa sheegee 1 xitaa kuuma quuro hhh iga kaftan wll

    • @adanahabdi5760
      @adanahabdi5760 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh kah iga raaysayee shaadiyo allaha gaarsiyo

  • @fatushey9695
    @fatushey9695 3 ปีที่แล้ว +5

    Damantoth somalii weyn ,🙏🙏🙏😭😭 isoduceyaaa Inu ilahii isiyo qofkaa an jclhy 😭🙏😭🙏🙏😭. Inu ilahii calaf igudaro

  • @yaxyebashiir1731
    @yaxyebashiir1731 4 ปีที่แล้ว +75

    Lamaanaha qarnigaa tihiin
    Isku waara abidkeen💟💟💟💟
    Shadiyo Like iisaar

    • @yaxyebashiir1731
      @yaxyebashiir1731 4 ปีที่แล้ว +3

      @@nalkadahir3604 wll wxaa fiican mar waliba dhanka positive in aad wx ka eegtid👍

    • @burhanhassan5134
      @burhanhassan5134 4 ปีที่แล้ว +2

      Shadiyay shiiqaal maatahay quruxnadnidaada kagartay

    • @MohamedHassan-rj6uz
      @MohamedHassan-rj6uz 4 ปีที่แล้ว

      The ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queen___juweria7083
    @queen___juweria7083 4 ปีที่แล้ว +166

    Hadaad iska jeceshy #shaadiYo
    Sheekadeda 😂💞
    #LIKE dhac dhac igu şii

    • @istahilabdi3402
      @istahilabdi3402 4 ปีที่แล้ว +1

      Shadiya waa qof farxaad badaan aniga xitaa wan jecelahay lkn ayantaan niinka ayaa dabaa iga galaay

    • @maanabdullahiahmed874
      @maanabdullahiahmed874 4 ปีที่แล้ว

      LIKE waan kuu saaray Juweeria
      Sheeko jecell xppti

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 4 ปีที่แล้ว

      Juweera beerlula walal mcn subscribe igu sharaf Allah ku sharfee fadlan

    • @queen___juweria7083
      @queen___juweria7083 4 ปีที่แล้ว

      @@shokanafilms6576 ok wll

    • @queen___juweria7083
      @queen___juweria7083 4 ปีที่แล้ว

      @@maanabdullahiahmed874 Haa Qaali isku midaa nhy 😂❤💘💞

  • @farxiyokaftan9466
    @farxiyokaftan9466 4 ปีที่แล้ว +45

    Aniga lawadaan waaba ku hestaay qosol miiran waaye wlhi ❤️😘dhex diina cadaw ilahe maso giliyo💕

  • @fardoowsaabdikhadir6684
    @fardoowsaabdikhadir6684 4 ปีที่แล้ว +27

    Mshllah runtii shaadiyo aqon uma lihi si waxan dareemayaa iney thy marwo aad u wngsn ilaahay ha idin barakeyo ilaahay danbigiina ha dhaafo aamin yaaa rabbii

  • @nimcoxuseen6021
    @nimcoxuseen6021 4 ปีที่แล้ว +88

    Shadiya alle haku daayo wlhi intad hadlaysen waan qoslayay form hargaysa idiinka so salamya 🤣🤣🤣

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 4 ปีที่แล้ว +1

      Nimco xuseen walal mcn quruxey subscribe igu sharaf Allah ku sharfee fadlan

    • @maryankulane7302
      @maryankulane7302 4 ปีที่แล้ว

      Shaadiyo salama umusha kush kush ayaa noqotay

    • @darishore814
      @darishore814 4 ปีที่แล้ว

      Ee maryaney salaanta shaadiyo maxaa banaankaas u dhigi weysay luuqaan aad lasoo gashay luuq dadoow waaye xaa dhacy ma coronovirus aad uga so carartay bananka 😂

  • @sukhrahaxmed2303
    @sukhrahaxmed2303 4 ปีที่แล้ว +48

    Shaadiya wlhi waa qof qalbi fiican oo aad u farxaamada mshaa allah

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +31

    TEAM SHAADIYA IYO C.FATAAX
    LAMANAHA QARNIGA SANADKAN❤🙏👪❤

    • @buraaqocqaadir6541
      @buraaqocqaadir6541 4 ปีที่แล้ว

      Noolada inta nolali. jirto❤️❤️❤️

  • @anabbundid
    @anabbundid 4 ปีที่แล้ว +58

    So cute may Allah keep u guys like this and protect your marriage from evil eyes I loved this video m.a i was smiling all the time and laughing so funny 😂 thanks for sharing ur story big luv btw love makes u do crazy things will iyo cano gabar iyo cano May ur love and marriage grow ilaa dhuqoow Dhiin😂😂

    • @ceblaabdulahi202
      @ceblaabdulahi202 2 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qadramahamud4651
    @qadramahamud4651 4 ปีที่แล้ว +37

    Shaadiya iyo cabdi fadax lamano aad isku fahmay masha'allah waxan sugaayay inta carurta iga sexaneyo si an idin fiirsado waxbadan baad iga qosliseen farxad ku waara ❤❤❤❤

  • @enghusseinhaamud6628
    @enghusseinhaamud6628 4 ปีที่แล้ว +114

    First view from Borama Reer Muqdizho Gob Gob dhashay

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 ปีที่แล้ว +31

    Shaadiyo Qoslay😂😂Waakugu hestaa wlhi Alle hakudhowro Adii iyo Seyga Farxad kunolada weligin Insha Allah ♥️♥️

  • @rosettekz3288
    @rosettekz3288 3 ปีที่แล้ว +28

    I love this couple. This is what I want too! 😍

  • @luulaahmed4144
    @luulaahmed4144 4 ปีที่แล้ว +137

    Xaasidiin unlike uma qalmaane kadaaya lamaanaha quruxda badan ❤️❤️❤️❤️😍😍😍

    • @sahrohuseyn8402
      @sahrohuseyn8402 4 ปีที่แล้ว +1

      Mshllh ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @farhiadahir271
      @farhiadahir271 4 ปีที่แล้ว +1

      Luula Aragsan waa dad aan farxada walalahod kaxun bisinka

    • @kaafiyoxaashi8790
      @kaafiyoxaashi8790 4 ปีที่แล้ว

      Waxaa laga yaabaa in ay aqoon u lahayn

    • @yaxyeibrahimkacab8375
      @yaxyeibrahimkacab8375 4 ปีที่แล้ว

      @@sahrohuseyn8402 sha

  • @jawharahassan6306
    @jawharahassan6306 4 ปีที่แล้ว +237

    669 ka qof ee saartay unlike waad ka xuntihiin farxada lamaanahan SOMALIYED

    • @weedhzame1513
      @weedhzame1513 4 ปีที่แล้ว +4

      Waxa dhacda wll inayna garanayn aqoon la aan katahy aar mayba like kuwadeen saan filayo😁😁😁😁😁

    • @kaafiyoxaashi8790
      @kaafiyoxaashi8790 4 ปีที่แล้ว

      Waxaa laga yaabaa in aysan aqoon uleheen

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 4 ปีที่แล้ว

      Jawhara Hassan Waa jalusiin 😁

    • @fahmoabdulkadir7929
      @fahmoabdulkadir7929 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxa waye naagihi dumashigen uxanqalyo tagaye iyo nimankii abayadena shaadiyo u xanqalyo tagaye waxne kama badali kraan 💕🌹🌹💕👈👆👌👋🌼

    • @queensiman1437
      @queensiman1437 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi ani hore uma aqon jirin 🤣🤣

  • @zeynabcabdirahim4690
    @zeynabcabdirahim4690 4 ปีที่แล้ว +56

    Inta axmadey wiji ku qosashay love dhc igu sii
    🤣🤣🤣

  • @kimudeadjudicator4573
    @kimudeadjudicator4573 4 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi hadaan firsan lahaa Markad sodigeysen manta Mel dheer aan jogi lahaa lakin anigo xaskeyga jecel ubahan aan kalatagney..😭😭😭. Wallahi wa ii cashar Inshaa Allah wad iguogtihin waxaa tihin dad aan jeclahay.❤️

  • @feisalfeizul9717
    @feisalfeizul9717 4 ปีที่แล้ว +52

    Marka aan isbaraneyne heer kulkaada suu ahaa kulahaa shadiya umadena maahan 😂😂😂😂

  • @fardowsainayusuf2474
    @fardowsainayusuf2474 4 ปีที่แล้ว +70

    Shadiya qofki la jogo .mobel iyo Tv uma bahna 😂😂 isku wara abid

  • @abdifataxmohamed5127
    @abdifataxmohamed5127 4 ปีที่แล้ว +44

    From Hargeisa, guuleysta wllhyga sharafta Leh. Jaceylka saxda ahi waa jaceylka ka dhexeeya labada qof ee reer wada dhisa.

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdifatax Mohamed
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

  • @kauzerkauzerina3327
    @kauzerkauzerina3327 4 ปีที่แล้ว +52

    14:07 jiiftayee🤣🤣 Wlhi Shadiyo waa Funny Ninkii ku haboonaana way heshay Illahay ha isku daayo

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 ปีที่แล้ว +51

    Hhhhhh Jacayl la is hormar-marayo o guul dhalay bu ahaa 😂 M.A Guurka xalasha ah wa khayr GULAYSTA O GUULEED DHALA. TRUE LOVE NEVER END❤

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว +1

      HaNa MoHa
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

  • @naftaweheluthy2836
    @naftaweheluthy2836 4 ปีที่แล้ว +48

    Darbiga ugu fadhiya sida birta astaan cml😂😂😂

  • @susum9099
    @susum9099 4 ปีที่แล้ว +64

    Ex Xaaji yurub geenyo inta wiilkan ku bartay Yurub Geenyo like aoo saar

    • @dekasabriye3725
      @dekasabriye3725 4 ปีที่แล้ว

      Princes amran abyo ninki yurub genyo miya

    • @teamdirisle2880
      @teamdirisle2880 4 ปีที่แล้ว

      @@dekasabriye3725 haa

    • @s..5631
      @s..5631 4 ปีที่แล้ว

      @@dekasabriye3725 haaa ex yurub geenyo

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว

      Princes amran
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

    • @drsamiishaquruxsan4036
      @drsamiishaquruxsan4036 4 ปีที่แล้ว +3

      naga Aamu yurub lahayne melay yurub jogin ha keenine

  • @muxudiinyare6281
    @muxudiinyare6281 4 ปีที่แล้ว +34

    faarax sinjiko & axmadey weji 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rinaadbintuahmed5177
    @rinaadbintuahmed5177 4 ปีที่แล้ว +39

    Xalay 3 mar ayaan so galay san u firiyo wlhi wn sugi waye 😂😂😂❤️shadiyo happy 💋

  • @luulnuur1596
    @luulnuur1596 4 ปีที่แล้ว +10

    Wwww masha allah queen and king noso badiya shekoyinkiina allow yanan weyn wijiyadina quruxda badan aamiin 💋💋💋❤️❤️❤️

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 ปีที่แล้ว +21

    Shadiyo iyo c/fitax wlhi wa iga qoslisen wlhi family qurux badan allaha idin xafido family qosol socda ah aya tihin 😂😂😂c/fitax noso wad mar wal bo I love lamanaha ❤️❤️❤️🥰🥰🥰👈

  • @highflyer215
    @highflyer215 3 ปีที่แล้ว +8

    Taloda uga dambaysa barnamijkan iga anfacday,🤣 funny couple, stay together guys.

  • @engwareergoye1125
    @engwareergoye1125 4 ปีที่แล้ว +42

    WALIGAY LABA QOF KUMA ODHAN ISKU WAARA LAAKIN IDINKU WAAD IGA QOSLISEEN FARXAD BAANAN KA HELAY MUUQALKIINAN MARKAA ISKU WAAR ILAA INTAY NOLOLI JIRTO❤

    • @monnaawad8549
      @monnaawad8549 4 ปีที่แล้ว +3

      Shaw xasida tahay 🤣🤣

    • @iqrawarsame930
      @iqrawarsame930 4 ปีที่แล้ว

      @@monnaawad8549 kkkkk

    • @zamzamsiciid4696
      @zamzamsiciid4696 4 ปีที่แล้ว +1

      Wooooow Masha Allaha ❤️❤️❤️❤️inolow Amiin

    • @KaderHussein
      @KaderHussein 4 ปีที่แล้ว

      Taaj film
      Awowgi lagub
      Cuqdada kugujirta mxy thy
      Dadka uducey

    • @lindhalifestyle9952
      @lindhalifestyle9952 4 ปีที่แล้ว

      dr

  • @kafeyaadbi3252
    @kafeyaadbi3252 4 ปีที่แล้ว +69

    Xaarku idinku qalacoy xasisana dadkan qoralka 10sac kahor inta kbaxshy like laimasin😏😏😏😠😏😏🙁🙁

  • @muuminaxirsi9679
    @muuminaxirsi9679 4 ปีที่แล้ว +67

    Shadiya hadalkeda dhanba qosala lamanahena farxd ku wara ❤😘

    • @kahamuqtar1840
      @kahamuqtar1840 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah Abdi fitax hadad la heshey shakiso wa is ku qalanta nicht masha allah

  • @zeinababdikarim5936
    @zeinababdikarim5936 4 ปีที่แล้ว +15

    Iskuwara inn Shaa Allah, I really support you guy big love💗💞

  • @fatumasaida4345
    @fatumasaida4345 4 ปีที่แล้ว +38

    Heesaha sidaan ayadba kaga nuureysaan best couple ilaah haidinbarakeyo Shadia and Abdifatax All the way from China 🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🙏🏿🙏🏿🙏🏿👍🏿🌹❤️❤️

    • @honey-mb7ye
      @honey-mb7ye 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh wakahelitan from China miyaa😆😆😆

    • @maryandahir9895
      @maryandahir9895 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah shaadiyo Abdifitah waan idin taagerna noosabadiya vedioyada waan sugi la.anahy adinko sheekeysanayo war aniga dad idin dawan xita waa ushega shaadiyo wlh waxkale kusoo baxday

    • @shushucalishushucali2462
      @shushucalishushucali2462 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh😜😜😜😜

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 ปีที่แล้ว +30

    Mansha allah boqorada quruxda muqdisho iyo saygeda boqorka coodka isne muqdishowan idiin salamayna ......Team shadiyo Garoowe😍😍😍❤❤❤👌

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว

      Queen Esra
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

    • @MohamedAli-wq5ro
      @MohamedAli-wq5ro 4 ปีที่แล้ว

      💏💏💏💏💏💏💏💏

  • @roodahaaji6946
    @roodahaaji6946 4 ปีที่แล้ว +39

    Faaaarax fariiiin🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂 inta ila aragty
    Like haigalapaqiiil
    Shaadiyo sharaf kal io laap
    Kutageersanhy💕💖💕

  • @zahraali5705
    @zahraali5705 4 ปีที่แล้ว +29

    Shadiyaaay waan iska kaa jeclahay runti abaya insh allah aroskeyga waad ii casuumantahay❤❤

  • @muniizaabdalla1190
    @muniizaabdalla1190 4 ปีที่แล้ว +43

    Farxadiina waa farxdeena ilahey ha idin siyaadsho xaasid alle ha idinka qabto

  • @quenaisha696
    @quenaisha696 4 ปีที่แล้ว +29

    Anoo dawanin baan commet bixinya🤣qosol wuu i danbeyaa wanba ogahy😆😆

  • @qalihajjiguled2230
    @qalihajjiguled2230 4 ปีที่แล้ว +35

    Qoska kasto odhisan wxu kudhisan yahy sabar iyo dulaaqaad allaha ino siyaadiyo dulqaadka idinka allaha idinka dhigo qos barkeysan oo wligood waada jira frxdiina allaha idin sii siyaadiyo wx idin dhibo iyo cadowba alle idima tuso

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว

      Qali Abdi Guled
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

  • @umuzuheyr7803
    @umuzuheyr7803 3 ปีที่แล้ว +1

    Qisadiina sanad kahor aan daawaday maantana waan daawanaya qosolka iga dhameysen qos qurux badan ayaa tihiin

  • @zafaanahaji6015
    @zafaanahaji6015 4 ปีที่แล้ว +24

    Ar shaadiyaa shadiya fiirsady mana qoslin been dheh😂😂😂😂😂❤

  • @bakiincade1378
    @bakiincade1378 4 ปีที่แล้ว +33

    Hhhh waisku sobaxesin 😂😅axmade waji iyo farax allah idin xafido 😅

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 4 ปีที่แล้ว +40

    Masha Allah qoys farxadeed Allah isku kiindaayo daayo ❤🌹❤🌹❤

  • @SUPERNAJMO
    @SUPERNAJMO 4 ปีที่แล้ว +61

    Walee xasuus igeliseen
    najmoooy wa idhibtey ayuu idhahi jirey zxpkyga naag xanaq bdn bn ahy wlhi 😑😑😑😑

  • @melaninqueen6891
    @melaninqueen6891 4 ปีที่แล้ว +31

    Axmadey waji kulaha 😂😂😂 lmano qosol badn isku frxsn masha Allah ❤️❤️❤️

  • @abdullahiali6118
    @abdullahiali6118 4 ปีที่แล้ว +10

    Fanaanadeyna iyo fanankeyna Labadiina Allaha Isku kiin barakeeyo Aayo Axmadey Waji iyo Abtigey Hore usocda nii leeyahay😍✌

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 4 ปีที่แล้ว +32

    Illahy haysku kiin daayoh dhexdina jeceyll waara allah haka yeeli shadiya iyo farxan love you

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว

      Nimco somalilander
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

  • @AliOsman-zj1md
    @AliOsman-zj1md 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah haidin deysto lamanaha aan jeclahy Isha xasidka Allow idinka dhowr😍🙏

  • @nihaanaabdalla8909
    @nihaanaabdalla8909 4 ปีที่แล้ว +65

    😂😂😂😂😂 Walee in ay runta fcn tahay shadiyoh dacad waye ani xata xanta shadiyoh c.fitax jeceshay wala socoday hambalyo my couple😍😍😍

    • @soonahaaji1324
      @soonahaaji1324 4 ปีที่แล้ว +3

      been mahin shadiyo wa qof runta ka hdleyso waxa arkayay dad dhahayo asiga i jcldy oo ayaga ki hormarayan

    • @hibaaqabdi9823
      @hibaaqabdi9823 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️🌹🌹💋💋

    • @riyaaqmacalin9525
      @riyaaqmacalin9525 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan idin jeclahay wlhi best couple sana kuficantihin no hees qaraxa miiran tihin wana si quruxbadnaten allah ha idin siyaadiyo

    • @cabdicumar5257
      @cabdicumar5257 2 ปีที่แล้ว

      @@riyaaqmacalin9525 0

  • @kekekekekrkrkrkrjfjrkrkrkr5998
    @kekekekekrkrkrkrjfjrkrkrkr5998 4 ปีที่แล้ว +4

    Maama alaha iskugiin daayo shaadiya maama aad ayaankuu jeclahay mabruuk wiilkaaga cimri iyo caagimaad alaha kuu siiyo maama aamiin maama alaha iskukiin daayo adiga iyo odagaaga aamiin maama scww

  • @mohalucky6666
    @mohalucky6666 4 ปีที่แล้ว +47

    Shaadiyo iyo fitaaxeeda lamane talent leh ayad tihiin xaqiiqatan hibooyin badana alle kugaladay markan kasoo tago waxqabadkiina quruxda badan otherwise waxan idinla wadagi lahaa madama ad noloshaba wadadagaysan lapadiinu inad youtupka magaciisana aad share garaysan even aapa kadhigtan shadiyo iyo fitaax officiall si'aan marwalba adinkoo isbar jooga u aragno farxadana idinla wadagno sigaran idin salamaya aad ban idin jeclhy wllYAL KuraaxeYsta waaYaHa Noloshiina Paece and Love

  • @naimaabdi2254
    @naimaabdi2254 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha ALLAH this couple is my role model

  • @msdiamondsomalilanders
    @msdiamondsomalilanders 4 ปีที่แล้ว +23

    Hhhhhh wlhi iga qosliseen .. qosol bad tihin 😂😂
    Alleh haysku kiin barakeeyo 😍😍 🙋

    • @xidigtaqarniga7851
      @xidigtaqarniga7851 4 ปีที่แล้ว

      Ms Diamond somalilanders huno subscribe isaar

  • @jannamohamed2253
    @jannamohamed2253 4 ปีที่แล้ว +28

    Alle saan u qoslay ma noole wllhi shaadiya qosol miiran waaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hijabi_girl1234
    @Hijabi_girl1234 4 ปีที่แล้ว +26

    Caadi ma tihid laba hdlka ku fcn oo funny tihiin masha allah shaadiyo mooto socotay maka dagtay ku yeh iidana ku teh adaa igu dhex jirtay

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว

      Amira Ahmed
      Waa jeclhy wlhi caadi maahan 😂😂

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 ปีที่แล้ว +22

    Masha’Allaah my favorite actress love ❤️ from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸 👍❤️❤️😆😆

    • @hamzeabokor7456
      @hamzeabokor7456 4 ปีที่แล้ว +1

      Big fan wllhi wlipa shaadiya saaid uGa qoslisay from somlia hargsya🇸🇴🍀

    • @ladanmohamed6850
      @ladanmohamed6850 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkk wlhi wa iga qosil seen ala idin xifdiyo my

  • @fatoumahassan838
    @fatoumahassan838 4 ปีที่แล้ว +23

    Mashllah yaa ila arkaya xajiga shadiyo inu qurxu lowo yahay❤

  • @Travelvsion
    @Travelvsion 4 ปีที่แล้ว +47

    Masha Allah wlhi wan qosle shadiyo wan ku xiranahy wali kama sobixin comenta kama so baxin 😂😂😂♥️♥️♥️👈

    • @musefarah2718
      @musefarah2718 4 ปีที่แล้ว +1

      Mash allah mash Allah mash Allah
      Waxaa mahad leh allah idin fahansiyey xaqa Allah ha idin ka dhigo kuwii isku wareen allah ha idin siyaadiyo caruuta Allah ha idin ka dhigo kuwa barakeysan

    • @MohamedAli-wq5ro
      @MohamedAli-wq5ro 4 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💥💥💥💥

  • @khadarkhalif1543
    @khadarkhalif1543 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Alle haidin xafitho!
    Walashey waxan ka codsanlaha in ad asturato gacmaha iyo mararka qor qorta alle haidinka rali noqdo waxan ku waninayo wa walaltinimo

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 4 ปีที่แล้ว +5

    Reer waliba Qof ayuu ku dhisan Mansha allaah Farxad Ku waara.. 🎻👏👏👏👏👏👏👏👏🎻 Hambalyo Hambalyo Hambalyo 👏👏👏👏👏👏.....

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 4 ปีที่แล้ว +128

    Shadiyo dar ilhy aa iska jecelhy 🤣🤣

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 4 ปีที่แล้ว +10

    🤣🤣🤣🤣🤣 Meeshaan qosol ayaa yaalo caadi matihiiin keep going Gurigiina iyo caruurtiina diinta islamka iyo raligelinta ilaah kugu dhaqma insha allah

  • @faadumomaxamad3396
    @faadumomaxamad3396 4 ปีที่แล้ว +79

    sadexeyaha iska ilaaliya shadiyo adigana sabar 🤣🤣🤣

  • @kaaha5916
    @kaaha5916 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnzhallah Alle haydin xifdiyo Qoyskiina Alle haka yeello mid waara😇🥰

  • @swtzuheyla6206
    @swtzuheyla6206 4 ปีที่แล้ว +15

    Walahi they are the funniest couples I came across 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @munaqurux1427
    @munaqurux1427 4 ปีที่แล้ว +12

    Lamaano an laga caajisen❤👌wxaan sugnaaba wa qeybtii kle E guurka insha allah horey u socda lmanaha farta io faraantiga❤❤🙏

  • @aminobotan1320
    @aminobotan1320 4 ปีที่แล้ว +47

    Shaadiyo adiga io seyagag Allah isku keena barakiyo abayo shekad noo Soo hadiya inash allah

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว

      Amino Botan
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

    • @fardowsgureymedia9435
      @fardowsgureymedia9435 4 ปีที่แล้ว

      UR SIDE Z o

    • @fardowsgureymedia9435
      @fardowsgureymedia9435 4 ปีที่แล้ว

      UR SIDE in ii c a are a

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkan cashir ayaa iiga muuqda raga marka ladaba cararo kuma danaynayaan lkn markaad qiimahaaga garatid kuna adkaysid ayey qiimahaaga garanayaan
    Any how qisadiina iyo kaftankiinaba waan ka helay

    • @xaarithcabdullaahi116
      @xaarithcabdullaahi116 2 ปีที่แล้ว +1

      Aado Weyn wLshey😌 Taas Anaa Rag U Ah Oo Kuu Og Aad Baad Ugu Saxan tahaY RunTii Raga Waxa AY JeceL Yihiin Waxa Ka qarsoon iYo Wxa Sida Fudud aYsan Ku aRag Ama AYsan Ku heLin
      inTa badan na Raga JaceyLKa Kuma Soo hOr maro Gbdhaha AYaa Wax hOr JecLaado ninKa gadaaL Un buu isKa dareemaa in Lasoo haYo!
      Si walbo Adiga Ahow mid qarsoon Si Laguu Soo RaadiYo🥰

  • @fartuunabdullahimohamed6003
    @fartuunabdullahimohamed6003 4 ปีที่แล้ว +20

    😂😂😂😂😂🤣🤣arshadiyaaa waan iskakaajeclhy wlhi 🌹💐💐❤️🙏masha allah iskuwaara adiga iyo duma cabdifatah

    • @xidigtaqarniga7851
      @xidigtaqarniga7851 4 ปีที่แล้ว

      Fartuun Abdullahi huno subscribe isaar adoo mahadsan

  • @sagalabdi2095
    @sagalabdi2095 4 ปีที่แล้ว +13

    Ala qosol bdnaaa labadaaan😂😂❤🌹😘keep going dadkeyga nolaada in bdn

  • @adarmohamed4209
    @adarmohamed4209 4 ปีที่แล้ว +32

    Labadii iskuwaarta allaha iidinksdhigo waadiskuqalantiin tuntii waadna iigaqosliseen runtii love u guys I'm happy for you good choice Abdi/fitaax

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว

      Adar Mohamed
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

  • @wiiloahmed2597
    @wiiloahmed2597 4 ปีที่แล้ว +23

    Walhi wan in jecelhy mashaa Allah ilaahey ha indayo ❤❤❤❤❤

  • @caaishazack7642
    @caaishazack7642 4 ปีที่แล้ว +11

    Axmed waji and salax carab 🤣🤣 shadiyo keep going
    Quruxey💋💋

  • @itsebyan
    @itsebyan 4 ปีที่แล้ว +11

    Markuu bilaabay ilaa intaa dhameenayay afkaan kala hayay hhhhhh thanks for sharing guys ❤

  • @alonegirl6746
    @alonegirl6746 4 ปีที่แล้ว +33

    Afka wan isku qaban wyy😂😂😂noolada intey nolol jirto m fmlly🥰❤

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 5 หลายเดือนก่อน

    WAXAAN.KU NOL AHEEY. DEGMADA MUULIID. EE
    KONFURTA DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️

  • @nalkabea3413
    @nalkabea3413 4 ปีที่แล้ว +36

    Mnsha Allah hory u socda ina adeer key iyo Dumashiden iyo wiilka eedada u ahay

  • @sumayahassan771
    @sumayahassan771 4 ปีที่แล้ว +71

    Lamanaha lamanashii dhan ceyrsaday♥️💯🙋‍♀️
    🤣🤣yaan Lii copyeen Somali Mohamed nacala qawadkine🤣

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 4 ปีที่แล้ว +1

      Jaa anaa ku copy yeey 😂

    • @sumayahassan771
      @sumayahassan771 4 ปีที่แล้ว

      @@khaledjr7661 kkkkkkkkkkkkkk

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว

      Sumaya Hassan
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 ปีที่แล้ว +29

    Wlhi si daacada iiga qosliseen allaha idiin xfdyo ❤❤❤❤

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Gacal
      th-cam.com/video/iNglbtkAQJI/w-d-xo.html
      👆🏼 PLEASE 👆🏼
      Subscribe Like Ilaah Dartiisa
      Usaar Shukran

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 ปีที่แล้ว +14

    So hilarious 😁😂 shadia sharf... Anyway beautiful and funny story ❤💋

  • @kawsarabokor3753
    @kawsarabokor3753 4 ปีที่แล้ว +22

    Shadiya walee waa qof nool gulaysta ❤❤❤👏👏👏👏👏👌👌

  • @safiyaabdirahman6048
    @safiyaabdirahman6048 4 ปีที่แล้ว +16

    Waa idiin jeclahay ❤️ shaadiya hadalkaaga qosol wlhi 😂😂😂😂 Maasha Allaah isku waara waligiin Insha Allaah ❤️❤️

  • @Diyaa88y
    @Diyaa88y 4 ปีที่แล้ว +39

    Tumin yahow😂😂💔wlhy labadaan waa jeclaaday mashaallh ❤️

    • @ayaanbashiir6121
      @ayaanbashiir6121 4 ปีที่แล้ว

      Shaadiyo anda clfataax labaa qof aan taageero isku waaraa abidkiin♥️♥️♥️

    • @bahjazheekh247
      @bahjazheekh247 4 ปีที่แล้ว

      Maasha allh isku waa faara

    • @abdiqanimahamuud2217
      @abdiqanimahamuud2217 4 ปีที่แล้ว

      M.a alaha isku kiin daayo wllyal🥰

  • @hodanabdi5592
    @hodanabdi5592 3 ปีที่แล้ว +8

    Love you shadiyo iyo Abdifatah my fav people ❤️❤️🥰🥰