Sadax gabdhood ee aan ugu jeclahay teamka koko amiira iyo fawsia gameka asadoo waxaad kuso kordhisaa part two inaad ka dhaafto ka faaideysiga qofkasta jaanis suaashiisa uun haloo siiyo hadii laga maarmi waayo nah ka faaideysiga timeka 15sec UGA dhig waayo mararka qaar qofkii uu jawaabta saxan sheegi rabaa timeka ku go 'i karaa barnaamijyadaada quruxda badan wlhi waxaan ka mid ahaa gabdhaha musalsalka jecel markaan channelkaada kuso biiray sidoo kale team 27 aaan ka mid noqday musalsal dhan waan nacay hore usoco pro❤
Koko wey saxan tahay wayo qish ayebi si dhibtay sharma boy naagtisa hadey dhahday waa ayado sheegtay oo kle walbo waxa fiicned inad ka bootiso suashas mid kle aad weydiso mardambe ha sameyn team koko is muujiya ❤
Albakri naagtiis aa Happy ninkeed aa Sharma boy naagtiis aa Dayax naagtiis aa Boqorada stylka ninkeed aa Balbalaarka ninkeed aa Wee iga qosliyeen asad iyo gabdhaha😂😂😂
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️❤
Scw ❤️❤️❤️❤️
Welcome back again guys keep going guys
Salalaahu calayhi wasalam
Scw
Fartun balbalarka ninked
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤❤
haa
fjfhjftigfyiff🎉🎉🎉
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤❤❤Igu La Sali 💙 ❤❤
Like Saara🤲❤
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw❤❤❤
Scw scw scw scw
Scw❤❤❤❤❤❤
Scw ❤❤❤
Sadax gabdhood ee aan ugu jeclahay teamka koko amiira iyo fawsia gameka asadoo waxaad kuso kordhisaa part two inaad ka dhaafto ka faaideysiga qofkasta jaanis suaashiisa uun haloo siiyo hadii laga maarmi waayo nah ka faaideysiga timeka 15sec UGA dhig waayo mararka qaar qofkii uu jawaabta saxan sheegi rabaa timeka ku go 'i karaa barnaamijyadaada quruxda badan wlhi waxaan ka mid ahaa gabdhaha musalsalka jecel markaan channelkaada kuso biiray sidoo kale team 27 aaan ka mid noqday musalsal dhan waan nacay hore usoco pro❤
😂❤😅❤😂❤😅❤😂❤😅❤😂❤😅 Oooooooooooooooo
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
الله أكبر ❤❤
Sharma boy😂😂😂
Scw scw ❤❤❤❤
Koko wey saxan tahay wayo qish ayebi si dhibtay sharma boy naagtisa hadey dhahday waa ayado sheegtay oo kle walbo waxa fiicned inad ka bootiso suashas mid kle aad weydiso mardambe ha sameyn team koko is muujiya ❤
Marar bdn ayey dhacdy taas dhibato neh malahn😂❤❤❤
It's so easy, no matter
@@nafisocabdi8798 easy xkey katahy
Iyado ay dadku wada mashquul sanyihiin hadana waxaa jira qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya❤😅❤
Wllal hadaa maqaylaan kugu akhriyaa😂
Mas alaah aboowe
SaaS waaye abayo❤❤❤
Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxamed {ﷺ♥️}
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed ❤🎉
❤
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM❤👑💚💫💚❤❤
صلي الله عليه وسلم
Amira koko fowsiya 3 gabar aan jeclhy iyo barnamij aan jeclhy ka bax cawa ❤🙋♀️
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw ❤️❤️❤️❤️
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM ❤👑💚💫💚❤❤
صلي الله عليه وسلم
scw scw scw
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰
Salalaahu caleyhi wasalam
I
Sharma boy
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara🤲🩷🥰❤️
😮😮😮😮
Scw
Really our ladies are very smart ❤❤ keep going sisters.
ALLAH IS ONE ❤☝️😢
Hfjig
Kkkkkkkkk Caawa Qosolka Iga Dhameeyseen Masha Allaah Fany Waaye Gabdhaha ❤❤❤
Allaah is One ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂 13:16
ةلشدز😊😊😅😮😢🎉🎉😂😂❤❤❤
Su aaLihii .ugu qosolaka badnaa
1 fosiya quraanjo miyaa qanintay😂😂😂
2 fosiya fanankii 😂koko fanakee😂😂😂
3 amiira happy ninkeeda albakeeri😂😂😂
😂😂😂
Koko kulaha fanaanke sharma boy naagtis sharma boy halgu qaba dadka dhan way kasayan wlhi koko waa funny😂😂😂
asad hagio this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝
Aniga adaa kuwataa horey usoco ❤❤❤
Asc koko mcnto wnku salamey wnku tageraa wllsha ayan ahy waxan jogaa somaliya iso xariri mcnt
War iyadii maahin ar somliyaaa😅😅😅😅
Aar kuwana daacad sanaa koko saxdii maahan copy
@@queenqueen2461tii saxda ma aha😂
Fawsiya part 2 hanaga so ilaawin😂😢waan jeclahay
Haaa walhi she's my favourite 😍
Saaid utaagera❤m.a
Haa faniskeeda ahay😅
Yees gabdhaha qofta ugu kowaad taageero waaye
Me too
Hadad qoralkayga amusnaan ku akhrinayso like hayla dhaafin 😂😢😢
Amiiro caadi ma aha saxibted ayey u hiilineysaa m.a❤❤❤❤❤
أيها الشعب صوماليون أنتم هل طيبون والله أنا حبكم في الله😢 يا الله أمن ديرهم في صومال 🇸🇴 ❤😢
وانا كمان بحبهم الله ❤❤
🥰🥰🥰
We love you to😍😘
Maaria
Lov u too sis😢❤
Kusali xabibkena muhammad scw hadad aràktit❤❤❤❤🎉😂😂😢😮😅😊
Kkkkkkk AMIIRA funny 😁 waaye Wlhi Afyaasha goormeen fiiriyaa kulahaa!
Team 27 hablahan ugu jecelhy fawsiya Coco Amiira❤️ Qosol miidhan Caawa😀😀😀😀
Hadii aad artiye magac Allah like 👍sare ❤
Albakri naagtiis aa
Happy ninkeed aa
Sharma boy naagtiis aa
Dayax naagtiis aa
Boqorada stylka ninkeed aa
Balbalaarka ninkeed aa
Wee iga qosliyeen asad iyo gabdhaha😂😂😂
Wlhi wa funny kuwani😂😂
Ku Sali Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad S.C.W❤🫶❤️🩹
Allaah is One
FOOTBALL2023❤
FOOTBALL2023 ❤ 10:54
My nom moum
Alle Wuu Naxriis Badan Yahay ❤
Ilaahay amarkii sadex dan gabdhood baan ugu jeclahay Waxa social media gabadh isticmaasha tolow ilamid matihiin?
Muqalkaan waqti baa galay dhalin yaro xaqiisa hala siiyo🙌🤧
Jecliyaa fwsia iny guulysto🎉😂😂😂😂
Wlhi Asad Hagio Waa Dowlad Caadiya
Legand Of all the time 👑✅️
DuNidaa asoomarin roox ka sharaf badan kana run badan xabiibkeena muxamed sallallaahu caleeyhi wasalam
Nabiga halagu saliyo scw
😂😂😂 Asad barnaamijkaan soo badi, it’s sooo funny 😄 😂😂
Aan kusalino xabiibkeena scw
Amiir way iga qoslisay walhi Albakeeri ku lahaa😂😂😂😂😂
NABIGEENA XABIBKENA SALALAHU CALEYHI WASALAAM ANKU SALINO ❤❤❤❤
Wllo ku sali nabigena scw 1 like plz
www Mcha Allah Guul Koko Qof Ugu Horeyey ahay Keep Going Asad Hagio ❤🎉
War asad qofta koko way sheegtay ee si dhibicda hadey ninkeeda dhahdo
Qosol iguma harin wlhi😅😅😅😅😅 asad next soo veli fawsia amiira kokoo😅
Aan badino saliga xabiìbkeena muxamed scw ❤❤❤❤❤❤❤
i love nabi muhamed (nnkh) adna
Waad soo gashee ku sali nabigeena mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ku sali xabiibkena scw scw ❤❤
Koko is not easy 😂😂😂 Sharma boy naagtiisa kulagaa😂😂😂
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤❤❤❤
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
My favourite youtber ❤these girls are funny 😄 we are waiting part 2😊
Legend Nimcaan Hilaac ayay garan waayeen 7:21❤Foosiya well
Koko iyo amiira funy waye wlh ilin iga imadey sidan u qoslayey😂😂😂😂😂
Fowsiyo dimple guuul❤❤❤❤❤msha alh
Magaca aya la raba malyun manka wad ku saxsaneyd fowsiyo
Mashaallah my team 27❤❤❤❤ Allaah ha iddin barakeyo❤❤❤❤
Waa jeclahay paysii 218 ila hada is ticmala ❤ paysii. Dag dag an ku jeclahay masha Alaha waa sax qaali xita
3gbdhood ee ugu smart saan team27😊qosol igu dishen waa fanankii fanankee😂😂😂😂
Gawadha eey sheegi waayeen naagta dheer oo lafta leh tiktok leyda eh masaxay😮😮😮
Magacs leska rabaa😂😂
My, brother asad xajiyow the one and only , somali TH-camr
Are you ready for this 😅😅😅😅
walaal Asad horo usoco waxaan rajaynaa inaagaarto hamigaaga insha Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
fanankiii wyeeeee fanankeeeeeeeeeeh inta ku qososhaYy😂😂😂😂
Wllhi 4jeer kabadan ku ceshty intaaas😂😂
😂😂😂 Walipa siday utidhi KOKO😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Koko qosal miran waye😂😂
Koko way saxantahay sharma boy hal naag ayuu qaba wllo qofku hadu sas u sheego waa inuu yesha wllo
Amiira funny waaye walhi 😂 qosol igu dishay caawa 😂
#Masha_allah,
BIG GAME,
Malaha qofkii afka #madoobaa hadaan isku dayo waxuu ahaa #Doni_B🎶🎧🎤,
#Qofkii_kale Waa soo saari waayey,
Haa indhaha iyo afka indhahaa sahlan,
Video qurux bdn waaye Thankz #zhp👍,
#Faiza👑
#Amira👑
#Koko 👑
🤝🤝🤝🤝🤝🤝.
asadkooo geedma oo afkaagh isku dil nosoo geli nh mar walbo kaa codsadaayer😢😢😢
Ku sali xabiibkena maxamed❤scw
walaahi fawsiyo qosolkay igadhamaysay 14:07 quraanjo maaqaniitay kulahaa😂😂 Noolow walaashay qaaliya.
😂😂
Big legend always asad hajio 😍💯👍❤
Hoyada silkeedi
Asad bowe sadaxdan le soceli wafani gabdahan koko amira fosiya pleas markale
Ku sali xabiibkeena Muhammed scw ❤
😂😂😂 amiira plz haka reebin barnaamijkasta wa funny wlhi 😂
Sadax gabdhood aan jeclahy ❤
Blz asad 2Melion garsiya waxyar ayaudhiman like sar qoralkan ❤❤❤🎉🤲🤲🤲🤲🇨🇦
KUSALI XAPIIPKEWNA NABI MOHAMED SCW❤❤❤
Swc
Inta ila nacban Naakata Baysii Lik e Saar😅😅😅
Aniga cml
Koko is so funny wlh 😂part 2 asadow so samee
Legand as always. Youre the best youtuber Ever. ❤👏👏👏
Amiira maanta qay asturantahay mashaa allah ♥
Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.5 million comin soon I.n
Team Arsenal ❤😂is muujiya like 👍 👌 saaara Community shield qaadeeneee
Saxan aa qaaden reer asmo yariisey 😂😂😂
@@Moha252official muhiimada waa in lasoo af jaray muna yariiseey
Amiira waxakurejen guul ❤🎉😊
❤❤❤❤❤
Koko is not easy 😊 walahi plus amira❤
Qofka magaciisa in lagartaa khasab maaha lkn tilmaam fiican oo lagu gasi karo hadii loshego waa sax asad.
Boqoradaayada Koko Yaan laga Xanaajin ❤😊
Waxaan kabaryayah aboowe asad waxaa kalagacisaa tiktok gaan galakacih waan kubaryayaah waxaan rabaa inaagakaciso cawa wakaa aniitaa waxaan kubaryayaah igalakacih tiktokgaan❤❤❤
Anig gabdhah ku hesad gemkan 😂😂funny waye 😂
Asad laakiin qufka ahuu seedo oo magaca liloo oo qofkale kafaadidees ooqofki noqodo qofki Horaa iskaleh
Waad samey seen maalin tayda 😅😂😂
this minute 14:05 really Qosol iguma harin😂😅😂 quraansho maa qaniintay kulahaaaa Dalnuurshe.😂😂😂👊🏼
Fowsiya Amira Coco Asad team 27 good job.
Amiira funny weeye 😂😂😂wllhi
Ku salli xabiibkeenna muxmaad kii adduunka ugu fiicnaa ❤scw🥰
Challenge gaan wiilasha wa loo qaban jiray lkn gabdhahaa ka xaraabo badan wa iga qosliyeen 😂😂
Huno asd waxanahay tagerahaga Waxn dhalay gabadh magac igu soobixi bls
Mansha Allah ❤❤❤keep going my brother
Amiira snot easy wye wllahi Albakeeri kulahaa😂😂
Qufta wan kusalamay
Amiira wixiiyoo la hor hayey maha.ku leedahy indho adayg😅😅
Kusali nabi geena suuban scw scw scw❤❤❤❤❤❤
Koko asad abti maa u tahay 🙂❤
Fawsiya is not easy ❤
😂😂😂😂😂😂😂